Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Abby Ahmed

0
Sunday July 27, 2025 - 18:51:06 in Wararka by
  • Visits: 199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Abby Ahmed

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Itoobiya kaga qeyb-galaya Shirweynaha Qaramada Midoobey ee Sugnaanta Cuntada Adduunka ayaa halkaas kulan soo dhaweyn ah kula qaatay Ra'iisul Wasaaraha Itoobiy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Itoobiya kaga qeyb-galaya Shirweynaha Qaramada Midoobey ee Sugnaanta Cuntada Adduunka ayaa halkaas kulan soo dhaweyn ah kula qaatay Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abby Ahmed. Labada hoggaamiye ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo xaaladda gobolka, waxayna hoosta ka xariiqeen mudnaanta ay leedahay in wadajir looga wada shaqeeyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada oo khatar ku ah jiritaanka iyo horumarka shucuubta Gobolka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip