Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada oo Booqday Maktabadda Degmada Garbahaarey

0
Thursday January 02, 2025 - 14:30:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 71
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada oo Booqday Maktabadda Degmada Garbahaarey

    Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Cabdirashiid Maxamed Ducaale oo Booqday Maktabadda Degmada Garbahaarey. Garbahaarey, Gobolka Gedo – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha, iyo Tacliinta Sar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Cabdirashiid Maxamed Ducaale oo Booqday Maktabadda Degmada Garbahaarey. Garbahaarey, Gobolka Gedo – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha, iyo Tacliinta Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa booqday maktabadda ugu weyn degmada Garbahaarey. Booqashadan ayaa ahayd mid muhiim ah oo qeyb ka ah dedaalka lagu xoojinayo tayada waxbarashada iyo dhaqanka akhriska ee dalka. Wasiirka ayaa ku ammaanay bulshada degmada Garbahaarey dadaalka ay ku bixiyeen kobcinta akhriska iyo kor u qaadista fursadaha waxbarasho, isagoo sheegay in maktabaddu tahay il muhiim ah oo gacan ka geysan karta kobcinta aqoonta ardayda iyo bulshada inteeda kale.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip