Madaxweynaha Tanzania oo aqoonsiga danjire ka guddoontay safiirka Soomaaliya
dalka Tanzania Dr. Samia Suluhu Hassan, ayaa warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo si rasmi ah uga guddoontay safiirka Soomaaliya ee dalkaasi Ilyaas Cali Xasan, isagoo xusay in halkaasi ay uga bilaabaneyso safarka shaqao cusub oo kana kashaqeeyo kor u qaadista xiriirka wanaagsan ee labada dal.
"Sidoo kale waxaa sharaf ii ah in aan dalkeyga Somalia ku matalo Tanzania oo aad Muhiim ugu ah xiriirka nagala dhaxeeyo Dalalka gobolka iyadoona ay xarun u tahay Bulshada Bariga Africa".ayuu yiri Danjire Ilyaas Cali Xasan.
Wuxuu u mahadceliyay Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Hassan Sheikh Mohamud fursad uu siiyey ee ah in Soomaaliya ku matalo fagaariyaasha adduunka sidoo kale madaxdii iyo saxiibadii kale ee iyagana gacanta ka geystey in xilkaas culus la ii igmado waan u mahadnaqayaa". Ayuu hadalkiisa ku soo geba bebeeyay danjire Ilyaas.
Madaxweynaha Tanzania oo aqoonsiga danjire ka guddoontay safiirka Soomaaliya
dalka Tanzania Dr. Samia Suluhu Hassan, ayaa warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo si rasmi ah uga guddoontay safiirka Soomaaliya ee dalkaasi Ilyaas Cali Xasan, isagoo xusay in halkaasi ay uga bilaabaneyso safarka shaqao cusub oo kana kashaqeeyo kor u qaad