Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay madaxda Turkiye

0
Friday November 22, 2024 - 18:39:24 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 82
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay madaxda Turkiye

    Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Madaxweyne ku xigeenka dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Türkiye Mudane Cevdet Yılmaz ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga ku yeeshay kulan xasaasi ah oo ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Madaxweyne ku xigeenka dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Türkiye Mudane Cevdet Yılmaz ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga ku yeeshay kulan xasaasi ah oo ku saabsanaa sii ambaqaadidda xiriirka so jireenka ah ee labada dal. Kulankaasi oo ahaa mid miro dhal ah,waxaa looga hadlayay iskaashiga labada dal ee dhinacyada difaaca, la-dagaallaanka argagixisada, horumarka xiriirka ganacsi iyo sidoo kale dadaalada wadajirka ah ee dhanka tamarta ah. Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Dowlada iyo shacabka aan Walaalaha nahay ee Turkiga kaga mahadceliyey taageerada hagar la'aanta ah ee ay la garab taaganyihiin Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip