Madaxweynaha Angola oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya

0
Friday November 15, 2024 - 12:50:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 82
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Angola oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya

    Madaxweynaha Dalka Angola João Manuel Gonçalves Lourenço ayaa warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Isaaq,kaas oo fadhigiisu noqon doono caasimadda Luanda ee dalkaasi. Kulankii qaabilaadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dalka Angola João Manuel Gonçalves Lourenço ayaa warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Isaaq,kaas oo fadhigiisu noqon doono caasimadda Luanda ee dalkaasi. Kulankii qaabilaadda kadib waxaa labada dhinac ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka labada dal,gaar ahaan arrimaha siyaasadda,dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada. Safiirka cusub ee Soomaaliya waxaa mudadii ay socotay xafladda gudbinta waraaqaha aqoonsiga uu sallaan uu ka sidday madaxweyne Xasan Sheekh uu gaarsiiyay madaxweynaha Angola João Lourenço. Safiika Soomaaliya Maxamed Sheekh Isaa ayaa lafilayaa in saacadaha soo socda uu la kulmo jaaliyadda Soomalida ee ku dhaqan dalkaasi si uu ugu gudbiyo waxqabadka dowladda iyo horumaradii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip