Maxkamadda sare oo go'aan ka gaartay kiiskii Sayid Cali

0
Wednesday September 18, 2024 - 23:29:31 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 139
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda sare oo go'aan ka gaartay kiiskii Sayid Cali

    Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go'aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da'uud, kadib markii ay si qoto dheer u dhageysatay cabashadiisa isla markaana ay daraaseeysay d

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go'aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da'uud, kadib markii ay si qoto dheer u dhageysatay cabashadiisa isla markaana ay daraaseeysay doodda Jawaabta Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka. Maxkamada sare waxay diidday cabashada eedaysanaha, kuna raacday xukunka Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ee soo baxay 15/05/2024. Eedaysanaha ayaa qirtay inuu si kas ah shidaal ugu gubay ooridiisa, Marxuumad Luul Cabdicasiis Maxamed, taas oo dhaawaceedii sababay dhimashadeeda. Go'aankan cadaaladdu waa mid caddeynaya ku dhaqanka sharciyada iyo ilaalinta cadaaladda ee Soomaaliya.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip