![](https://mogtimes.com/uploads/mogtimes_bnr.jpg)
Halkan ka aqriso wararka wargeyska mogdishutimes
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay madaxweyne kuxigeenada Jubaland iyo Galmudug
Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid oo uu Weheliye Madaxweyne ku Xigeenka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Adan Iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada Labada Aqal ee Barlamanka Fadraalka Somalia ayaa kulan la qatay Madaxweynaha JFS Mudane Dr Hassan Shiekh Maxamuud.
Kulankaan ayaa waxaa looga wada hadlay Xaalada guud ee Dalka ,Arimaha Dastuurka ,Doorashoyinka iyo la dagaalanka Argagixisada .
Dhanka kale Madaxweyne JFS Mudane Dr Hassan Shiekh Maxamuud ayaa Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Jubbaland ku amanay horumarka ay ka sameeyeen Dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab iyo Dowlad dhiska.
Wasiirka maaliyadda oo khudbad ka jeediyey madasha xirfadlayaasha Soonaaliyeed ee Maraykanka
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa khudbad
muhiim ah ka jeediyay
Halkan ka aqriso wararka wargeyska mogdishutimes
.