Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka oo guddoomiyay shirka isku dubarridka barnaamijka xasilinta

0
Sunday July 28, 2024 - 22:35:59 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 181
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka oo guddoomiyay shirka isku dubarridka barnaamijka xasilinta

    Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shirka isku dubarridka barnaamijka xasilinta. Shirkan oo loo ga arrinsanayo horumarradii la ga sameeyey barnaamijka xasilinta ee dawlad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shirka isku dubarridka barnaamijka xasilinta. Shirkan oo loo ga arrinsanayo horumarradii la ga sameeyey barnaamijka xasilinta ee dawladdu hoggaamiso, kaas oo la gu gaarsiiyo adeegyada bulshada, maamul-dhiska, iyo amniga iyo caddaaladda deegaannadii dhowaan la ga xoreeyey argaggixisada. Shirkan ayaa sida oo kale la gu falanqeynayaa u tabaabushaysiga wejiga labaad ee hawlgallada dib-u-xoreynta ee ka socda qaybo ka mid ah dalka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip