Imaaraadka Carabta oo xarunta bixinta dal ku galka Visaha ka furtay Muqdisho
Danjiraha dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta Axmed Jumca Rumeythi ayaa furay xarunta bixinta dal ku galka taas wixii maanta ka dambeeya muwaadiniinta Soomaaliyeed ay ka qaadan doonaan visaha.
Danjiraha ayaa sheegay in furitaanka xaruntan ay kamid ka tahay xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.
Imaaraadka Carabta oo xarunta bixinta dal ku galka Visaha ka furtay Muqdisho
Danjiraha dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta Axmed Jumca Rumeythi ayaa furay xarunta bixinta dal ku galka taas wixii maanta ka dambeeya muwaadiniinta Soomaaliyeed ay ka qaadan doonaan visaha. Danjiraha ayaa sheegay in furitaanka xaruntan ay ka