HALKAAN KA ARISO WARARKA WARGEYSKA MOGTMES 23-7-2024

0
Tuesday July 23, 2024 - 08:06:21 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 135
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA ARISO WARARKA WARGEYSKA MOGTMES 23-7-2024

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bogaadiyey ciidankii shalay jabka gaarsiiyey Al-shabaab

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xa san Sheekh Maxamuud ayaa bogaadi yey sida nafhornimada leh ee Ciidama da Qalabka Sida ay u wajaheen argagi xisada soo weerartay deegannada Buulo-Xaaji iyo Harboolle, isagoo til maamay in guushan ay ka marqaati kacayso tayada iyo awoodda Ciidama da Xoogga Soomaaliyeed iyo dadaalka ay dowladdu ku bixinayso dib u dhis kooda.

Madaxweynaha ayaa Shacabka Soo maaliyeed, gaar ahaan reer Jubbaland ugu hambalyeeyey guushan taariikhiga ah ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo Dara awiishta Jubbaland, waxa uuna adke eyey muhiimadda ay leedahay in loo midoobo sidii dalka looga xoreyn lahaa argagixisada.

"shalay jabka weyn ee Al-shabaab la gu gaarsiiyey deegaannada Buulo-xa aji iyo Harboole ee Jubbaland waa calaamad muujinaysa in gabbalkoodu uu dhacay, geesiyaasha Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeedna ay awood u leeyihiin in ay ka xoreeyaan deegaan kasta oo ay ku dhuumaaley sanayaan”.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxa muud ayaa xusay in wadashaqeynta ciidamada iyo bulshada ay aasaas u tahay xaqiijinta amniga iyo ka hortagga dhagarta argagixisada, sidaas awgeed waxa uu adkeeyey in dhammaan sha cabka Soomaaliyeed ay la shaqeeyaa n hay’adaha ammaanka.

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo daah furay Shirweynaha Qurbajoogta Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xa msa Cabdi Barre ayaa magaalada Do ha ee dalka Qatar ka daah-furay Shir weynaha Qurbajoogta Soomaaliyeed oo ay ka soo qeybgaleen in ka badan 250 qofood.

Halkudhigga Shirweynahan ee sana dkaan ayaa ah "Jihaynta awoodda Qur bajoogta Soomaaliyeed si loo gaaro Soomaaliya bilan oo barwaaqo”.

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo halkasi ka hadlay ayaa sheegay horumarka dalka, iyo midnimada Qurba-joogta Soomaaliyeed ku leeyihiin dowladnim ada Soomaaliya.

Shirweynahan oo ay soo qaban qaa bisay wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS ayaa xooga lagu saarayaa kaa linta muhiimka ah Qurba-joogta iyo ji heynta awoodooda maadaama ay door muhiim ah ku leeyihiin horumarka dal ka.

Guddoomiye kuxigeenka labaad BJF oo soo dhaweeyay guddoo miyaha baarlamaanka Urur Gobolee dka Bulshada Bariga Afrika

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka BJFS Mudane Cabd ullaahi Cumar Abshirow oo ay wehli yaan xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee baarlamaanka dalka ayaa garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cabdulle kusoo dhoweeyay wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha baarla maanka Urur Goboleedka Bulshada Bariga Afrika Joseph NTAKIRUTIMA NA iyo wafdi uu hogaaminayo oo maa nta soo gaaray Magaaladda Muqdisho ee caasimadda Dalka.

Habdhowraha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka dalka Senator Zam zam Cabdullaahi ayaa xubnaha wafdi ga ee ka socday baarlamaanka urur goboleedka bulshada bariga Afrika kusoo dhoweysay Magaaladda Muqdis ho.

Intaasi ka dib guddoomiyaha baarla maanka ee Urur Goboleedka Bulshada Bariga Afrika Joseph NTAKIRUTIMA NA oo gudaha garoonka warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in uu ku faraxsanahay imaanshihiisa Soomaal iya isaga iyo wafdigiisa,mudada uu joogana uu kulamo la qaadan doono guddoonka baarlamaanka iyo xildhibaa nadda labada Aqal.

Guddoomiye kuxigeeenka labaad ee golaha shacabka BJFS Mudane Cab dullaahi Cumar Abshirow oo guddoomi yaha baarlamaanka Urur Goboleedka Bulshada Bariga Afrika Joseph NTAKI RUTIMANA iyo wafdigiisa kusoo dho weeyay dalka ayaa sheegay in ay cas uumad rasmi ah ka heleen guddoonka baarlamaanka dalka.

Sidoo kale Guddoomiye kuxigeeen ka labaad ee golaha shacabka BJFS ayaa sheegey in baarlamaanka Soo maaliya uu ku guda jiro xulista xub naha Soomaaliya ku matali doona Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Bulsha da Bariga Joseph NTAKIRUTIMANA waxaa safarkiisa ku wehliya Xildhibaan Iman Falhada Dekow,John N. Mutega oo ah habdhowre kuxigeenka Baarla maanka bulshada Bariga Afrika iyo Ni codemus Ajak oo ka tirsan qeybta xiri irka dadweynana.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo geesi yada xoogga Dalka ugu hambal yeeyay jabka xooggan ay gaarsii yeen Al-shabaab

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa u hambalyee yay geesiyada Xoogga Dalka iyo Da raawiishta Jubbaland kuwaas oo jab xooggan gaarsiiyay Khawaarijtii isku dayday in ay soo weerarto fariisimaha ciidanka.

"Waxaan hambalyo u dirayaa Ciid ammada Geesiyasha Qaranka iyo ku wa Darawiishta jubbaland oo shalay jabiyay Al-shabaab weerarkii fulaynima da ahaa ee ay soo qaadeen”

"Casharka ay ciidamadeenu u dhige en maleeshiyaadkii Al-shabaab ahaa ee saakay waabarigii weerarka kusoo qaaday degaannada Buulo-Xaaji Harb oole iyo Miido ee Gobolka Jubbada hoose waxa ay muujineysaa sida ay mujaahidiinteennu uga adkadeen khaw aarijta naflacaarig ah” ayuu yiri Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre

Wasiirka xanaanada xoolaha dowladda FS oo shir caalami ah uga qaybagalay Talyaaniga

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Was aaradda Xanaanada Xoolaha Dhirt ai yo Daaqa dowladda FS Xasan Xuseen Maxamed ayaa ka qeybgalay shirka 27-aad ee guddiga Keymaha iyo asb uuca Keymaha aduunka oo lagu qab tay magaalada Rome ee dalka Talya aniga.

Wasiir Xasan Xuseen Maxamed oo ka mid ahaa masuuliyiinta shirka lagu casuumay sanadkan ayaa khudbad uu jeediyay, waxaa uu kaga hadlay xaa ladda keymaha Soomaaliya iyo sidii wax looga qaba laha caqabadaha hey sta.

Shirka 27-aad ee guddiga keymaha oo lagu qabtay xarunta Hey’adda FAO, waxaa sidoo kale ka qeybgalay Wasii rada Dhirta iyo Keymaha u qaabilsan qaar ka mid ah wadamada aduunka, iyo ururo calami ah.

Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu soo dhaweeyay Degmada Cali-Gaduud

Maamulka, dhaqanka, wax-garadka, haweenka, kooxaha hiddaha iyo dhaqa nka, iyo bulshada degmada Cali Gadu ud ayaa galabta si wadajir ah u soo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe).

Arrintan ayaa qeyb ka ah socdaal uu ku dardargelinayay Madaxweynaha Hir shabeelle mashaariicda sii dhammaa neyso iyo kuwa cusub ee laga wado degmooyinka qaar.

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa sid oo kale kulan bulsho la qaatay shaca bka degmada Cali Gaduud.

"Waan ka mahadcelinayaa soo dha weynta aan lagu kala maqneyn. Far xad weyn ayay ii tahay xorreyntii kadd ib inaan imaado Cali Gaduud oo deg mo ah.”

Degmada Cali Gaduud ayaa ka mid ah degmooyinka awoodda looga saa ray Al-shabaab haddana waxa ay cag ta saartay waddada horumarka.

Wasiirka Cadaaladda oo daah furay kulan looga hadlayo maqaamka caasimadda

Kulan howleedka maqaamka caasi madda ee hanaanka dib-u-eegista Das tuurka oo ay soo qaban qaabisay was aaradda cadaaladda iyo Arrimaha Das tuurka XFS ayaa si qota dheer looga hadlayaa maqaamka caasimadda iyo xulashooyinka caasimadeed ee miiska saaran ee loo kala doorayo si loogu xulo nuuca ugu haboon,ka qeyb gala yaasha ayaa doodo ka yeelanaya dham maan noocyada xulasho, si ay isugu raacaan hal xulasho oo ay uga taliyaan inuu noqdo maqaamka caasi madda.

Furitaanka kulanka waxaa ka qeyb ga lay wasiiru dowlaha wasaaradda Cada aladda iyo Arrimaha Dastuurka, Marwo Muumino Sheekh Cumar, xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda, Feysal Aa dan Xasan, guddoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasadda gobalka Ban aadir, mudane Maxamed Axmed Diir iye (Yabooh), la taliyaha madaxwe ynaha ee arrimaha dastuurka, Dr, Xu seen Sheekh Maxamuud, guddoo miyaha bulshada rayidka ah, Cusmaan Muxidiin Macallim (Shaatax), iyo ma s’uuliyiin kale.

Dhammaan mas’uuliyiinta ka hadlay furitaanka kulanka ayaa si isku mid ah usoo dhaweeyay dadaalka ay wasa aradda cadaaladda iyo arrimaha das tuurka ay hormuudka u tahay ee lagu karaarinayo in dastuurka dalka lagu cadeeyo maqaamka caasimadda Mu qdisho oo arrintiisu xilli dheer soo taag neyd.

Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Madaxa Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga Md. Shariif iyo madaxa jaa macadda Cilmi baarista ee ku dhe xtaalla isbitalka Recep Tayyip Erdogan.

Kulankaan ayaa ahaa mid hay’adda Bisha Cas ay kaga jawaabtay codsi Hay’adda SoDMA ay ku dalbaneysay in gargaarka deg degga ah la baro sha qaalaha SoDMA gaar ahaan shaq aalaha Xarunta gurmadka deg degga ah ee NEOC.

Madaxa hay’adda Bisha Cas ee Tur kiga ayaa sheegay iney diyaar u yihiin in tababar la siiyo shaqaalaha SoDMA tababarkaas oo lagu qaban doono xarunta Jaamacadda ee ku dhextaala isbitaal Digfeer.

Sidoo kale Madaxa Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga ayaa sheegay in ay di yaar u yihiin in dalka ay keenaan garg aar binii’aadannimo kaas oo loogu tala galay in wax looga qabto musiibo oyinkii ka dhashay fatahaadaha dalka.

Ciidanka Xoogga oo fashiliyay wee rar ay khawaarijtu Ku dooneysay in ay ku qaadaan deegaan hoostaga Afmadoow

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa saaka fashiliyay weerar fuleynimo ah oo ay Khawaarijtu ku dooneysay in ay ku qaa daan deegaanka Harboole ee deg mada Afmadoow ee Gobolka Jubbada Hoose. Al-shabaab ayaa halkaas lagu gaarsiiyay khasaare lixaad leh welina geesiyaasha Qaranka ay sii baacsana ya firxadka howdka ku cararay.

Deegaanka Harboole oo ah meesha uu weerarka ka dhacay ayaa u dhexee yo degmada Afmadow iyo deegaanka Janaay Cabdalle, waxaana marta wad do muhiim u ah oo isku xirta gobolka Jubbada Hoose iyo gobolka Jubbada Dhexe, halkaas oo maalmo kahor laga fara maroojiyay Al-shabaab.

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland ayaa sidoo kale saakay fas hiliyay weerar fuleynimo ah oo ay Kha waarijtu ku soo qaadeen deegaanka Buulo-Xaaji ee gobolka Jubada hoose, iyadoo halkaasi Al-shabaab lagu gaarsiiyay khasaare lixaad leh.

La soco Faah-faahinta oo dhameysti ran dhawaan Inshaa’Allah.

Wasiir Cali Balcad :Shirweynahan waxaa looga hadlayaa sidii loo mideyn lahaa awooda Qurbajoogta Soomaaliyeed

Wasiiru dowlaha wasaaradda Arrim aha dibadda XFS Cali Balcad ayaa faah faahin ka bixiyay shirka Qurba-jooga Soomaaliyeed oo shalay Doha uu ka furay Ra’iisula wasaaraha XFS.

Wasiir Cali Balcada ayaa sheegay in shirka oo socon doono mudda seddax cisha ah looga hadli doono sidii loo mi deen lahaa Qurba-joogta leyskuna xiri lahaa iyaga iyo dowladda.

Wasiir Cali Balcad " Shirweynahan waxaa looga hadlayaa sidii loo mideyn lahaa awooda Qurbajoogta Soomaali yeed”.

Wasiirka ayaa sheegay in shirkan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha dibadda iyo oo kaashaneysa dhigeeda Qatar inta u socda lagu soo bandhigi doono barnaamijya kala duw an oo ka hadlaya caqabadaha heysta Qurba-joogta iyo sidii looga gudbi lahaa,ka faa’ideysaga hormarada kala duwan ee dalka ka socda.

Waxaa shirka ka qeyb galayo wasiirka Arrimaha dibadda, wasiirka Waxbara shada iyo Qurba joog ka kala timid meela kala duwan oo caalamka ah.

 

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka dooday hubka sharcida wadanka soo gala

Xildhibanada ayaa min toban daqii qo ka hadlayay ajandaha doodda oo ku saabsaneyd arrinta hubka. Sidoo ka le xildhibaanada waxay ka hadleen in la cadeeyo cidda hubka laheyd.

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaal iya, Cali Yuusuf Cali Xoosh, oo ka mid ahaa xildhibanada ka hadlay doodda ayaa sheegay in dalka meel kasta ay hub ka soo galaan.

"hubka wadankan meel katsa waa ka soo galaa, xeebaha ayuu ka soo galaa, cid kasta ayaa haysata, shalay wax laysku eedeeyo ama qof lagu eedeeyo ma ahan”

Sidoo kale wuxuu sheegay in dowl adda ay la socotay hubkaas inta uusan dalka soo gelin kaddibna ay ka hortag tay.

"dowladda waa maqashay markay, maqashayna hubkaas waa ka hortag tay”

Xildhibaan Cabdinuur ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga warsugo guddiyada amniga waxay ka soo saa raan.

"guddi amni ayaa jira oo aan ka mid ahay, guddiga baarlamaan oo guddoo miyaha magacaabay ayaa jira, wasiir ka amniga iyo guddi kale ayaa jira iya ga aan ka warsugno cidda iska leh iyo hubkaas sida uu u yimid”

Xildhibaan Cabdinuur ayaa sheegay in aan loo baahneyn in la siyaasadee dayo maadama uu xadaka dalka dheer yahay oo aysan jirin cid ilaalisa. Dood da hubka ee barlamaanka ayaa soo gabogaboobin shalay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kulan La Yeeshay Amiirka Dalka Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaali ya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalka aan wal aalaha nahay ee Qatar, Ra’iisul Wasa are, Shiikh Maxamed Bin Cabdiraxm aan Al-Thaani.

Labada Ra’iisul Wasaare ayaa kula nkooda kaga wada hadlay xoojinta xir iirka u dhaxeeya labada dal iyo shacab ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Qatar – iyo sidii loo adkeyn lahaa iskaa shiga dhinacyada amniga, ganacsiga, waxbarashada iyo horumarinta arrim aha bulshada, iyadoo la isku fahmay dhammaan qodobada laga wada had lay.

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa uga mahadceliyay dowladda Qatar taagee rada ay siiso Soomaaliya, iyadoo dhi naca kalena Ra’iisul Wasaaraha Qatar uu xaqiijiyay in dowladdda Qatar ay mar walba garab taagan tahay Soo maaliya.

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay dagaal beeleedyada ka socda Gobolada dalka

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa si kulul uga hadlay dagaal Beeleed yada ka socda qaar kamid ah gobola da dalka Soomaaliya, kaas oo u dha xeeya maleeshiyo Beeleedyada wada dega Gobolada dalka.

Deni oo hadal ka jeedinayay Magaal ada Garoowe ayaa sheegay in xukunk a dalka aan lagu gaari Karin in dhiig la daadiyo, taas bedelkeedana looga baa hana yahay dadka kunool Koonfurta Soomaaliya iyo Somaliland inay nabad ku wda noolaadan.

" Xukunka waxaa lagu koraa cod, wa xaana la soo bandhigaa aragtida siyaa sadeed, dadka isku diraya qabaa’ilada ee dadka isku diraayo wadadaas wad do sax maahane waxan ugu baaqe eynaa inay kasoo laabtaan, Dadka Soomaaliyeed cid caburin karto maji rto” ayuu yiri Madaxweyne Deno.

Madaxda Dalka Soomaaliya ayuu ugu baaqay inay talada dadka u daay aan, sidoo kalena Madaxda Somalil and looga baahan yahay inay doora sho sax ah qabtaan, sidoo kalena ays an ka Shaqeyn dhul Ballaarsi.

Hadalka Madaxweynaha Puntland ayaa kusoo aadaya xilli meelo badan oo kamid ah dalka ay kajiraan colaad beeleedyo, kuwaas oo qaarkood xal laga gaaray halka qaar ay weli soc daan, kuwaas oo geystay khasaaro isu gu jira dhimasho iyo dhaawac

Al-shabaab oo lagu xasuuqay Jubbada Hoose Hub badanna looga furtay

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Jub baland ayaa saakay afka ciida u daray khawaarijtii soo weerartay deegaan nada Buulo-Xaaji iyo Harboole ee gob olka Jubada hoose, iyadoo halkaas lagu gaarsiiyay khasaare xooggan.

Wasiir Kuxigeenka wasaaradda War faafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-ca daala ayaa sheegay in khawaarijtii soo weerartay deegaannada Buulo-Xaaji iyo Harboole ee Jubbaland lagu gaars iiyay khasaare xooggan.

"Khawaarijtii saaka soo weerartay goobihii laga xoreeyay ee Jubbada Hoose waxeey la kulantay guul-darro aad u waawayn, Ciidanka Qaranka ee Xoogga iyo Jubbaland waa mahad sanyihiin, alle ayaa mahadsan” ayuu yiri Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala.

Meydadka Al-shabaab oo tiro beel ah aya daadsan dhulka, waxaana hal kaas loogu furtay hub fara badan, sida ka muuqato muuqaallada iyo sawirra da hordhaca ah ee laga soo qaaday ha lkaas ayaa muujinaya Meydad daads an halkaas oo aan xisaab lahayn, sid oo kale hub farabadan ayaa iyana qey b ah.

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Ju bbaland ayaa dhawaan deegaanno far abadan Al-shabaab kaga saaray hal kaas, iyadoo dhawaan la furay wadada isku xirta degmooyinka Kismaayo iyo Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose.

Maxaas : Nin dhalinyaro ah oo dil bareer ah u geystay Aabaha dhalay Xaaskiisa

Galinkii dambe ee shalay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dhacdo ay si weyn uga argaga xeen dadka ku nool magaaladaas, ka dib markii nin dhalinyaro aha uu ku di lay halkaas aabaha dhalay Xaaskiisa.

Aabaha la dilay oo ahaa shaqsi caan ka ahaa magaalada Maxaas iyo nawaa xigeeda ayaa lagu magacaabi jiray Cabdi Maxamuud Siyaad.

Ninka dilka u geystay aabaha dhalay xaaskiisa ayaa magaciisa lagu sheeg ay Cabdi Maxamed Xuseen Afweeyne, lamana soo warin sababta rasmiga ah ee ka dambeysa dilka uu u geystay ninkaan sodogiisa.

Dhacdaan waxaa si weyn u hadal haayo dadka ku nool degmada Max aas oo si weyn arintan uga argagaxay, waxaana dilkaan uu qeyb la noqonaya dilalka naxdinta badan ee mudooyinkii dambe kusoo kordhaayay gudaha dalka.

 

Xal laga gaaray dagaal Beeleed kajira degaano katirsan Gobolka Hiiraan

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hir-Shabeelle Muuse Sala ad wehliye oo ay wehliyaan wasiir dowl aha Cadaalada iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka Gobalka Hiiraan oo safar shaqo ku Joogay Degmada Feer-feer Soomaaliya si xal rasmi ah loogu helo Colaad beeleed waayahaan ka taagneyd deegaan-ka Midaas oo xal hordhac ah laga gaaray si loo helo Jawi nabadeed oo xasilooni leh, lag una xaqiijiyo Arimaha nabada Dadka deegaanka.

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan oo ka duulayo Istiraa-tijiyadda nabadda ee qorshaha xafiiska Maamulka Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabelle ayaa odayaasha dhaqan-ka kula Dardaar may xaqiijinta nabad-galyada deegaan ka Wadajirka Ummadda iyo nabad ku wada noolasho.

Ugu dambeeyn guddoomiyaha gobal ka hiiraan ayaa Odayaasha hor dhigay in maamulka Gobalka Hiiraan aysan raali ka noqon karin colaad beeleed la gu Burburiyo nolasha aadanaha isa goo xusay in Alle Loo laabto lagana shaqeeyo nabada umaada.

Maamulka Gobolka Hiiraan waxaa ka go’an Xaqiijinta iyo xal ka gaarista dhibaatooyinka Bulshada aay qabaan si loo helo hirgelinta Sareeynta sharci ga helida xasilooni iyo amni ay kuwada jiraan bulshooyinka gobalka hiiraan.

Weerar lagu qaaday Saldhigyo kuyaalla Gobolka Jubbada Hoose iyo dagaal xoogan oo ka dhacay

Faah faahino dheeraad ah ayaa wa xaa ay kasoo baxayaan weerar saaka Waaberihii hore Xubno katirsan Al-Sha baab ay ku qaadeen Saddex Saldhig oo Ciidamada xoogga dalka Soomaa liyeed iyo kuwa Jubbaland ku leeyihiin degaano katirsan Gobolka Jubbada Hoose.

Weerarada ayaa waxaa ay ka kala dhaceen degaannada Biilo-Xaaji oo Bilo ka hor laga saaray Al-Shabaab, de gaannada Harboole iyo Midow oo hoos taga degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xooganaa oo leysku adeegaday Gubka noocyadiisa kala duwan.

Saraakiil katirsan Ciidamada Jubbal and ayaa waxaa ay sheegeen inay ka hortageen weerarada ay Al-Shabaab kusoo qaadeen Saldhigyada Ciidama da xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ee Gobolak Jubbada Hoose, isla mar kaana khasaaro xoogana ay ku gaar siiyeen.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay shee geen in meelaha qaarkood weli laga maqlayo dhawaqa rasaasta ay isku adeegsanayaan labada dhinac, hayee shee weli aysan cadeyn Karin khasaa raha ka dhashay dagaallada.

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degaannada lagu dagaala may ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan inay halkaasi ku wajahan yihiin Ciidamo katirsan kuwa xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland, kuw aas oo qeyb ka noqonaya howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Joe Biden oo Si Rasmi ah u Shaa ciyey Inuusan Xilka Madaxweyne nimada u Tartami Doonin Doora shadda Soo Socota

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa shalay si rasmi ah u shaaciyey in uusan xilka madaxweyne nimada u tartami doonin ee doorasha dda dalka ka dhici doonta bisha novem ber ee soo socota.

Madaxwyne Joe Biden ayaa in Mud do ah laga codsaneyey in uu arrinka shaaciyey kaddib markii culeyso kala duwan uga yimaadeen xubnaha xisbi ga dimuqraadiga ee uu ka tirsanyahay iyo khaladaad dhowr ah oo uu galay iyo weji gabixii ama ceebtii uu kala soo kulmey dooddii dhexmartey isaga iyo Donald Trump.

Madaxweyne Joe Biden ayaa sidoo kale galay khaladaad dhowr ah xilli uu shir jaraa’id ku qabtey aqalka ee looga taliyo dalka Mareykanka taasoo shaki gelisey awooddiisa in uu dalka sii maamuli karo Balse Joe Biden ayaa isagu sheegay Marka laga tago inuu san tartarkan ka qeyb galidoonin in uu weli awooddo in uu xilka si hufan u sii wado tan iyo xilliga uu xilkiisu ku eg yahay.

Hadalkan ka soo yeedhey madaxwy ne Biden ayaa ahaa mid ay in muddo ah sugayeen mas’uuliyiinta xisbiga di muqraadiga ee ka tirantahay.

Xubnaha xisbiga dimuqraadiga ayaa looga fadhiyaa in ay soo xulaan mush arrax beddeli doona Joe Biden ee loola nka adag la geli doonaa Donald Trump oo isagu si rasmi ah u noqdey musha rrax xisbiga Jamhuuriga ee doorash adda dhici doonta bish November ee soo socota.

Haddaba labada musharax ee ugu cad cad lana filayo in ay Joe Biden bed deli doonaan ayaa kala ah guddoomiy aha gobolka California Gavin Newsom iyo haweeneyda hadda ah madaxwey ne ku xigeenka dalka ee Kamala Ha rris.

Balse waxaa ka sugaaba waa mid labadaas noqda musharraxa xisbiga dimuqraadiga ee wejihi doona Donald Trump oo carcartiisu aad u soo bada tey tan iyo markii uu ka badbaadey shir qoolkii lagu dooneyey in lagu khaa rajiyo ee ka dhacay magaalada Bustler ee gobolka Pennsylvania ee dalka Ma reykanka…

Maxkamad ku taal Imaaraatka Carabta ayaa xukuntay 57 Bangladesh u dhalatay

Saddax ka mid ah dadka la soo taa gay maxkamadda oo aan magacooda la sheegin ayaa lagu xukumay xabsi d aa’in "kaddib markii ay rabshado ka kic iyeen wadooyin ku yaal Imaaraatka Ca rabta Jimcihii”.

53 kale ayaa lagu xukumay 10 sano iyadoo hal qofna lagu xukumay 11 sano.

In dibadbax laga dhigo Imaaraatka Carabta waa sharcidarro. Ajnabiga dalka ku nool waa 90%. Bangladesh dadka ka soo jeedo waxay ka jiraan kaalinta saddaxaad shisheeyaha dalka ku nool.

Dadka la xukumay ayaa ku doodaya in ujeedka isku-imaatinkooda uusan aheyn in ay dambi geystaan, cadeym aha la keenayna aysan aheyn kuwa ku filan.

Bangladesh waxaa ka dhacay diba baxyo looga horjeedo qoondada shaqa da ee dowladda.

Wadanka waxaa hoggaamiya Sheik h Hasina oo 15 sano wadanka ka ahe yd raysalwasaare

 

Ilhaan Cumar oo ka hadashay go'aanka Biden uu tartanka doorashada kaga haray

Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Kongreska Mareykanka ayaa bogaad isay go’aanka madaxweyne Biden uu kaga haray tartanka doorashada ee dhacaysa Nufeembar.

Waxay tiri: "Waxaan uga mahadceli nayaa sanoooyinkii uu u shaqeeyay waddankeenna,”.

Waxay sheegtay in ay ku faraxsanta hay inuu Biden taageeray Kamala Harris si ay noqoto musharraxa xisbiga Dimuqraadiga, iyadoo intaa ku dartay in ay ka adkaan doonto ninka la tartamaya ee Donald Trump.

Sida qaar ka mid ah hoggaamiyaasha caalamka uga falceliyeen go'aanka Biden

Qaar ka mid ah falcelintii hoggaami yaasha dunida ee go’aanka Biden.

Ka hor booqashadiisa Mareykanka Talaadada, raysal Wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay inuu Biden uga mahadcelin doono wax walba oo uu u qabtay Israa'iil.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Jarma lka Annalena Baerbock ayaa sheegtay in go'aanka Biden uu muujinayo "inuu diyaar u yahay inuu danaha dalkiisa ka hormariyo tiisa"

Madaxwaynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay "taageerada aan kala go'a lahayn ee Biden ee dagaalka Ukraine"

Raysal wasaaraha Ireland wuxuu uga mahadceliyey Biden "hoggaamintii sa caalamiga ah iyo saaxiibtinimadiisa"

Raysal wasaaraha Japan Fumio Kishi da ayaa isna sheegay inuu ixtiraamayo go'aanka Biden ee uu kaga tagayo shaqada wuxuuna carrabka ku adkee yay isbaheysiga labada dal.

Wasiir sheegay in guusha doorashada aysan ku xirneyn cododka balse ay ku xiran tahay kuwa tirinaya

Wasiirka gaadiidka Tanzania, Nape Nnauye, ayaa xilka laga qaaday kadd ib markii si weyn looga carooday hadal uu ku leeyahay in doorashada lagu shuban karo.

Mr Nnauye ayaa laga duubay muu qaal 15-kii bishan July. Wuxuu ku she egay muuqaalka in xildhibanada xisbi giisa uu ka caawin karo in ay ku guul eystaan doorashada 2025-ka.

Wuxuu sheegay in cododka la dhii bto aysan doorashada muhiim u aheyn ee ay ku xiran tahay qofka tiranayo ee ku dhawaaqaya natiijada

Muqaalkaas ayaa si weyn looga carooday balse Mr. Nnauye oo ka had lay ayaa sheegay in uu ku kaftamayay.

Madaxweyne Samia Suluhu Hassan ayaa xilka ka qaaday Axadii taas oo qeyb ka aheyd isku shaandheyn balaar an. Sababta ay xilka uga qaaday ma sheegin.

Muuqaalka waxaa laga duubay Mr Nnauye oo booqanayay magaalada Bu koba. Wuxuu sheegay in uu ku fiican yahay khiyaanada doorashada. Wuxu una yiri in ay jiraan habab badan oo doorashada loogu guuleysto, waxaana ka mid ah hab sharic ah, mid qeyb sha ricadarro ka ah iyo mid sharcidrro ah.

Walaac ayaa laga muujiyay kaddib markii gaari gaddoomay laga xaday sun kiimiko ah

Dowladda Kenya ayaa ka codsatay dadka in la soo helo sun halis ah oo laga bililiqeystay gaari xamuul ah oo ku rogmaday meel u dhow magaalada Nairobi.

Siyaanid Soodiyom waa walax halis ah oo oo lagu dhiman karo hadii aad cunto ama aad neef ahaan u qaadato, xitaa hadii ay wax yar tahay. Mas’ uuliyiinta caafimaadka ayaa ka digay suntaas iyagoo sheegay in ay sidoo kale khatar ku tahay deegaanka.

Ma ahan wax dhaca in la bililiqeysto gawaarida xamuulka kaddib marka uu shil dhaco. Gaariga xamuulka ayaa rog maday sabtigii, dhowr ka mid ah walx ahaas kiimikada ayey qaateen dad goobta ku soo orday.

Shilka ayaa ka dhacay 35 km meel u jirta magaalada Nairobi. Ma cadda wa xa keenay in gaariga uu gaddoomo. Mas’uuliyiinta ma faahfaahin xaaladda darawalka

Israel ayaa u diyaargaroobeysa howlgal weyn ay ka fuliso Khan Yunis

Ciidamada Israel ayaa u sheegay Falastiiniyiinta in ay ka guuraan bariga xaafadaha Khan Yunis ee koonfurta Gaza kaddibna ay aadaan dhinaca Al-Mawasi. Waxay isu diyaarinayaan ciid anka in ay qaadaan wax ay ku tilmaa meen weerarkii ugu weynaa iyagoo ka jawaabaya dhaqdhaqaaqyada ciidan ee goobtaas laga fuliyay.

Hadal ay soo saareen ciidamada ay ey ku sheegeen in gantaallo laga soo riday halkaas ay ku dhaceen Israel. Goobtaas waxay ka mid tahay meela ha bani’aadannimada ee Israel sheeg tay in ay rayidka tagaan.

Arintan ayaa ku soo aaday sida Israel ay sheegtay markii ay heleen xo g ku saabsan in Xamaas ay kaabayaal ka sameysatay goobtaas. Sidoo kale Israel waxay sheegtay in ay Xamaas ay shacabka ku dhex dhuumanayaan.

Wakaaladda wararka Falastiin, WAF A, ayaa sheegtay in isla markii ay ciida mada soo saareen digniinta ay bilaab een duqeyn xoog leh, mana siin waqti ay rayidka isugu diyaariyaan in ay bax aan taasna waxay keentay dhimas hada ugu yaraan 27 qof iyo dhaawac badan.

Daqiiqadihii koobnaa ee Kamala Harrisa ay qabatay awoodda madaxweynaha

Haddii Kamala Harris ay ku guuley sato in xisbiga Dimuquraadiga ah ay xushaan in ay noqoto murashaxa u tartamaya doorashada Nufeembar, oo ay ku guuleysato xilka, waxay noqon doontaa haweeneydii ugu horreysay ee abid ku guulaysata tartanka dooras hada ee dal weynaha Mareykanka.

Balse ma noqon doonto markii ugu horreysay ee ay qabato awoodda ma daxweynaha.

sanadkii 2021-kii mar Joe Biden la marinayay baaritaan caafimaad, ayay daqiiqada kooban haysay awoodda Aqalka Cad ee Mareykanka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip