Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo kulan la qaatay mas'uuliyiin ka socday Xafiiska UNDP Soomaaliya
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim oo uu wehliyo Wasiir-dowlaha, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa kulan wax ku ool ah maanta la yeeshay mas'uuliyiin sare oo ka socday Xafiiska UNDP Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Wakiilka Joogtada ah, Mudane Lionel Laurens.
Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray dhowr arrimood oo muhiim ah oo ay ka mid tahay xoojinta iskaashiga ka dhaxeeeya Wasaardda iyo Hey'ada UNDP Soomaaliya, iyo horumarinta warbixinta Tusaha Saboolnimada ee qeybaheeda kala Duwan Multidimensional Poverty Index (MPI), Sido kale kor u qaadista xog ururinta, beegsiga dadaallada dhimista faqriga, iyo horumarinta mustaqbal waara.
Kulanka waxa uu ka dhacay xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee magaalada Muqdisho.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo kulan la qaatay mas'uuliyiin ka socday Xafiiska UNDP Soomaaliya
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim oo uu wehliyo Wasiir-dowlaha, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa kulan wax ku ool ah maanta la yeeshay mas'uuliyiin sare oo ka