Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo loo doortay madaxa Ergadda Afrika ee Nairobi

0
Sunday June 09, 2024 - 18:40:39 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 343
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo loo doortay madaxa Ergadda Afrika ee Nairobi

    Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya, isla markaana ah Wakiilka Joogtada ah ee UNON, UNEP & UN-Habitat, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa loo doortay in uu noqdo Guddoomiyaha Wakiilada Joogtada ah ee dalalka Afrika (Africa Group) ee fa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya, isla markaana ah Wakiilka Joogtada ah ee UNON, UNEP & UN-Habitat, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa loo doortay in uu noqdo Guddoomiyaha Wakiilada Joogtada ah ee dalalka Afrika (Africa Group) ee fadhigoodu yahay magaalada Nairobi. Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle iyo howlwadeenada Safaaradda Soomaaliya ee Kenya ayaa hoggaamin doona qorshe howleedka wadamada ku bahoobay Africa Group, iyadoo Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi ay hoggaan u noqon doonto kooxda Africa. Danjire Jabriil ayaa uga mahadceliyay dalalka Africa Group kalsoonida ay u muujiyeen dalka Soomaaliya, gaar ahaan hoggaanka Safaraadda Soomaaliya, isagoo balan qaaday in uu si buuxda ula shaqeyn doono wakiillada dalalka Afrika.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip