Nin dil ka geystay degmada Deyniile oo la baadi goobayo

0
Wednesday April 17, 2024 - 13:03:41 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 97
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin dil ka geystay degmada Deyniile oo la baadi goobayo

    Gudoomiye Kuuxigeenka Amniga Degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho Cali Cabdi Faarax oo weriyayaasha la hadlayay ayaa sheegay in ciidamada amaanku ay baadi goobayaan nin ku eedeysan dilka labo qof oo ehel ahaa oo lagu dilay degmada Deeyniile ee gobo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Kuuxigeenka Amniga Degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho Cali Cabdi Faarax oo weriyayaasha la hadlayay ayaa sheegay in ciidamada amaanku ay baadi goobayaan nin ku eedeysan dilka labo qof oo ehel ahaa oo lagu dilay degmada Deeyniile ee gobolka Banaadir. Waxa degmada Deyniile lagu dilay labo marxuum, Allaha u naxariisto, aad iyo aad ayaan uga xunnahay, waxayna ahayd dhacdo ka dhalatay muran dhul oo maalmahanba taagnaa" ayuu yiri gudoomiye Cali. Sidoo lale Gudoomiye Cali Cabdi Faarax ayaa sheegay in ay ku raad joogaan eedeysanaha, isla markaana ay ku rajo weyn yihiin in gacanta lagu soo dhigo,l ana horgeeyo caddaaladda. Iyadoo , xaalada Magaalada Muqdisho ay degan tahay ayaa dhibaca kale waxaa jira dillal ka dhacaya Xaafadaha Muqdisho inkastoo Hay'adaha Amniga ay wadaan dadaalo looga hortagayo dilalkaasi.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip