Fadhiga 1aad ee Dacwadda Eedaysane Sayid Cali oo lasoo gabagabeeyay

0
Wednesday February 21, 2024 - 10:08:04 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 329
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadhiga 1aad ee Dacwadda Eedaysane Sayid Cali oo lasoo gabagabeeyay

    Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo gabagabeysay fadhiga 1aad ee dhageysiga dacwadda loo haysto eedaysane Sayid Cali Macalin Daa'uud oo loo haysto inuu gubay Xaaskiisa oo Xaamilo ahayd. Fadhiga 1aad ee Maxkamadda ayaa maanta la keenay dhinac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo gabagabeysay fadhiga 1aad ee dhageysiga dacwadda loo haysto eedaysane Sayid Cali Macalin Daa'uud oo loo haysto inuu gubay Xaaskiisa oo Xaamilo ahayd. Fadhiga 1aad ee Maxkamadda ayaa maanta la keenay dhinacyada dacwaddu ay quseysay, waxaana ku sugnaa fadhiga maxkamadda ehelada marxuumadda, kuwaasi oo horay u dalbaday inay doonayaan in caddaalad ay u helaan marxuumad Luul Cabdicasiis oo wali maydkeedii uu jiro faranjiyeer. Sidoo kale waxaa Maxkamdda la keenay maanta caruurtii ay dhashay Marxuumadda, kuwaasi oo maxkamdda ka hor-sheegay wixii ay arkeen markii hooyadood falka lagula kacayay. Maxkamadda ayaa ballamisay fadhiga kale ee xiga, waxaana dhinacyada la siiyay fursad ay kusoo dhameystiraan caddeymaha iyo marqaatiyaasha harsan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip