HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 23-KA JANNAAYO 2023-KKAA

0
Tuesday January 23, 2024 - 08:29:31 in Wararka by MOGTIMES ONLINE
  • Visits: 204
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 23-KA JANNAAYO 2023-KKAA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Oo Ka Dagay Magaalada Doxa Ee Dalka Qatar

adaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar.

Madaxweynaha ayaa kulan ku saabsan xiriirka labo geesoodka ah iyo fursadaha lagu sii horumarin karo iskaashiga Soomaaliya iyo Qatar waxa uu la qaadan doonaa Amiirka dalka Qatar Amiir Tamiim Binu Xamad.

Soomaaliya iyo Qatar ayaa wadaaga iskaashi walaalnimo iyo xiriir dhow oo salka ku haya danaha wadajirka ah ee ay wadaagaan Labada dal iyo sooyaalka Labada Shacab.

Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaa liya oo ansixiyay xisaab xirka Sanad Maaliya deedka 2022

Xilldhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Dorraad yeeshay kulan wada jir ah kaas oo ay shir guddoo misay guddoomiye

ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sac diya Yaasiin Xaaji Samatar, waxaana goobjoog ka ahaa Gu ddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha iyo Guddoomiye ku xigeennada Aqalka Sare.

Kulanka Dorraad ayaa ahaa ajandihiisa ka doodista xisaab xirka sanad maaliy eedka 2022-ka, taas oo ay soo gudbisay Wasaaradda Maali yadda Soomaaliya, iyadoo xildhibaannada laba da Aqal ay dood ka yeesheen.

Xildhibaannada labada Aqal ee Baarla maanka Soomaaliya ayaa ugu dambeen Dorraad meel mariyey xisaab xirka sanad maaliyeedka 2022-ka, guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka oo kulanka shir guddoomisay ayaa shee gtay 177 Xildhibaan ay ogal ugu code ysay, waxaana diiday hal mudan halka uu ka aamusay hal Xildhibaan.

Farmaajo iyo Xasan Sheekh oo ku kulm ay Qatar kana wada-hadlay arrimo xasaasi ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka

SoomaaliyaXasan Sheekh Maxamuud Ayaa Kula Kulmay Magaalad aDoha ee dalka

Qatar Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdull aahi Farmaajo.

Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Xasan Sheekh ayaa ka wada hadlay xaaladda dalka iyo duruufaha ku xeeran oo ay ugu weyntahay xiis adda Itoobiya.

Madaxweynaha ayaa dul istaagay guulaha wax-ku-oolka ah ee dowladdu ay ka xaqiijisay dagaalka ka dhanka ah argagixi sada ee dalka ka socta tan iyo markii uu xukunka yimid Xasan Sheekh. Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Farmaajo uga war bixiyey ka mirdh alinta dad aal adii deynta cafinta iyo qaadista cunaqa bat eynta hubka oo shaqadoodu socotay intii Far maajo uu joogay xafiiska.

Xasan Sheekh ammaanay sida shac abka,

masuuliyiinta iyo madaxda Soo maaliyeed kuwii hore iyo haddaba ay ugu midoobeen difaaca ma daxbannaanida, mid nimada iyo wadajirka Soo maaliya, shacab iyo dhulba.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Dorraad gaaray magaa lada Dooxa ee dalka Qatar, wuxuuna halk aas Habeen hore halkaas kula kulmay Farmaajo oo muddoyinkaan ku sugnaa dalka Qatar.

Madaxweynaha ayaa kulan ku saabsan xiri irka labo geesoodka ah iyo fursadaha lagu sii hor umarin karo iskaashiga Soomaa liya iyo Qatar waxa uu la qaadan doonaa Amiirka dalka Qatar Amiir Tamiim Binu Xamad.

Soomaaliya iyo Qatar ayaa wadaaga iskaashi walaalnimo iyo xiriir dhow oo salka ku haya dan aha wadajirka ah ee ay wad aagaan Labada dal iyo sooyaalka Labada Shacab.

Xamse Barre oo guddoomay shahaado sharaf uu ku mutaystay shaqo uu qabtay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qara mada Midoobay u qaa bilsan dhanka taag eerada howlgallada Mr. Atul Khare oo ay ka wada hadleen xoojinta

Taageerada ay Q.M siiso Soomaaliya

Kulankan dhax maray Ra’isul Wasa are Xa mse Barre iyo Atul Khare ayaa diiradda lagu saa ray arrimaha amniga, siyaasadda iyo xoojinta taageerada ay Qaramada Midoobay siiso Dowl adda iyo Shacabka Soomaaliyeed.

Labada masuul ayaa isla soo qaaday sidii Qar amada Midoobay u xoojin lahayd qorshaha lagu xaqiijinayo in ciidanka Soomaaliya ay si buuxda ula wareegaan mas’uuliyadaha amniga dhamma adka sanadkan 2024.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa Ku-xigeenka Xogha yaha Guud ka guddoomay shaha ado sharaf uu ku mutaystay ka shaqeynta nabadda iyo xasi lloonida dalka, ayaa uga mahadceliyey Q.M. taag eeradooda ku aad dan madaxbannaanida, gobon nimada iyo midnimada Soomaaliya.

Wasiir Cali Balcad oo sheegay heshiis ka ay wada gaareen Soomaaliya & Ma sar in loo badali doona ficil

Kusimaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Xuk uumadda Federaalka Soomaaliya Cali Balcad oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ka warbi xiyay booqasho oyinka, kulamada iyo dad daala da diblomaasiyad eed ee madaxda Qaranku wa ddo tan iyo 1-dii bish aan oo uu soo if baxay dam aca gurracan ee Ethiopia.

Wasiirk Balcad ayaa sheegay in dowladda ay billawaday dagaal diblomaas iyadeed ee looga hor tagayo damaca gurr acan ee Itoobiya ee Bad da Soomaaliya, kaas uu ku sheegay in uu ahaa dagaal aan la’isku qaadan qori.

Waxa uu intaa ku dara yn heshiiskan uu ka khatar badan yahay Al-Shabaab uuna yahay xadgudub si bareer ah loogu soo xadg udbay qaranimada iyo Madaxb annaanida umma adda Soomaalieed.

Kusimaha Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Cali Balcad "Al-Shabaab waxa ay wax u dhimeen amniga iyo qaab nololeedk eena, laakiin waxaba uma dhimin qaran imadeena iyo Midnimadeena, balsa heshii skaan waxa uu waxa u dhimay qaranni mada iyo wajirkeenna.” Kusimaha Wasiirka Arrimaha Dibadda

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali

Balcad ayaa tilmaamay in dalka shirkii Dalka Uganda ka qabsoomay ee isugu yimadeen mad axda dalalka dhexdhex aadka ah oo looga hadl ay xadgudubka Itoobiya ay Soomaaliya.

Dhanka kale Kusimaha Wasiirka Arrim aha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Balcad ayaa sheegay in dowladda Masar ay si buuxda u garab taagan tahay, isaga oo xusay heshiiska ay wada gaareen Soomaaliya iyo Mas ar in loo badali doona ficil

SHEEKH SHARIIF oo digniin culus ka soo saaray wax ka beddelka dastuur ka dalka

Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay wax ka beddelka dastuurka ayaa dowladda uga digay inay xilligaan xasa asiga ah isku deydo meel-marintiisa.

Shariif ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in arrimaha wax ka beddelka Das tuurka loo raaco hab raaca uu tilmaamayo Dastuurka kumeel-gaarka ah, si looga fogaado buu yiri khilaaf cusub iyo kala aragti fogaansho uusan dalku marxaladdaan qaadi karin.

"Dowladda, waxaan kula talinaynaa in ay ku mashquulaan arrimaha horu-tabinta u leh danaha Qaranka Soomaaliyeed, waqtigaan la joogana u ga shaqeeyaan si taxaddar leh,” ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay in Dorraad ay jirto fursad weyn oo dadka Soomaaliyeed dib loo gu mideyn karo meel kasta oo ay joogaan, ayna tahay in laga ilaaliyo wax kasta oo keeni kara khilaaf.

"Dowladdu waa inay qaaddo tallaab ooyin u dhigma waxa ka socda gob alka oo lagu xaqiijina ayo bad-qabka madax bannaanida iyo wadajirka Ummadda Soomaaliyeed,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay madaxweyne Shariif.

Hoos ka aqriso qoraalka

Waxaan markhati maddoonta ah in dalkeenna uu maraayo marxalad adag, kuna jiro xaalad xas aasi ah oo u baahan midnimo iyo wada tashi si loo waajaho xaaladda adag.

Waxaan si dhaw ula soconnaa khtaraha ku xeeran dadka Somaaaliyeed oo Dorraad u baa han in laga ilaaliyo wax kasta oo keeni kara khil aaf, Dorraad waa fursad dadka Soomaaliyeed dib loogu mideyn karo meel kasta oo ay joogaan.

Waxaa habboon in arrimaha wax ka beddelka Dastuurka loo raaco hab raaca uu tilmaamayo Dastuurka kumeel gaarka ah, waqtina la siiyo wadatashiga iyo ra’yi aruurinta arrimaha wax ka beddelka Dastuurka, si looga fogaado khilaaf cus ub iyo kala aragti fogaansho uusan dalku marxa laddaan qaadi karin.

Dowladda, waxaan kula talinaynaa in ay ku ma shquulaan arrimaha horu-tabinta u leh danaha Qaranka Soomaaliyeed, waqtigaan la joogana uga shaqeeyaan si taxaddar leh.

Sidoo kale, Dowladdu waa inay qaaddo tallaa booyin u dhigma waxa ka socda gobalka oo lagu xaqiijinaayo bad-qabka madax bannaanida iyo wadajirka Umma dda Soomaaliyeed.

Ugu dambayn, sidi aan horey u ballan qaad nay waxaan diyaar u nahay inaan dowladda kala shaqayno difaaca dalka.


Farmaajo oo si adag uga hadlay qorshe la xariira wax ka badalka Dastuurka

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Ma xamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa qor aal uu soo dhigay bartiisa Face book ku sheegay inuu ka walaacsan yahay qorshaha wax ka bada lka Dastuurka.

Farmaajo ayaa sheegay inaan loo baahneyn xiligaan dib u soo celinta dooda la xariirta wax ka badalka Dastuurka oo u tilmaam ay iney keeni karto qalalaase siya asadeed oo wax u dhimi kara midnimada sha cabka Soomaaliyeed ay kaga hortagayaan dam aca cadawgooda.

"Iyadoo aan ognahay khatarta jiritaan ee Dorraad ku xeeran dadka iyo dalka Soom aaliye ed, Annagoo ka duulayna sida shaca bka iyo M adaxda Soomaaliyeed ay ugu midoobeen difaaca midnimadooda iyo madaxbannaanidooda, me elna ay isaga dhigeen arrimaha khilaafka gudah a, mucaarad iyo muxaafidna ay arrinkan ku ga rab taagan yihiin Madaxweynaha iyo goleyaasha dowladda" ayuu yiri Farmaajo.

Madaxweynahii hore Maxamed Cabdulla ahi Farmaajo ayaa ugu baaqay madaxda sare ee dowladda Fedaraalka in dadka Soomaaliyeed ay u jiheyan sidii ay u difaaci lahayeen midnimada iyo qaranimada dalka.

"Marxaladdan xasaasiga ah ee aynu ku jirno ma xamili karo dalkeennu in la abuuro khilaaf si yaasadeed iyo kala qeybin bulsho, sidaas awg eed waxaan ugu baaqaynaa Madaxweyne Xasan Sheekh, gudoonka Labada Aqal ee Baarlama anka Federaalka Soomaaliya iyo Xukuumadda in ay midee yaan cududda iyo caqliga dadka Soo ma aliyeed sidii loo difaaci lahaa midnimada, gob animada iyo qarannimada dalkeenna" ayuu yiri Madaxweyne hore Maxamed Cabd ullaahi Farm aajo.

Warkaan kasoo yeeray madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kusoo beegmaya, iyadoo warar soo baxaya ay sheegayaan in maalm aha soo aadan la horgeeyo Baarlamaanka Soomaaliya dood la xariirta wax ka badalka Dastuurka.

Cali Guudlaawe Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Garowe

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirs habeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu h ogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe ee caasimada Puntland ha lkaasoo uu uga qeybgalayo Caleema-saarka Ma daxwey naha Puntland ee dhawaan marlabaad la soo doortayAdaxweyne

Cali Guudlaawe ayaa wax aa garoonka diyaarad aha ee General Maxamed Ab shir ee magaalada Garowe ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Puntland Sa ciid Cabdullaahi Deni, Golayaasha Dowladda Puntland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Sidoo kale waxaa magaalada Garowe gaar ay Madaxweyne Ku-xigeenka Galmu dug Cali Daahir Ciid iyo wafdi uu hogga aminayo ayaa sid oo kale gaaray magaalada Garowe iyagoo ka q eybgalaya Caleemas aarka Madaxweynaha Pun tland oo dhaca ysa 25 January 2024.

Wufuud kala duwan oo ka kala socota do wlad goboleedyada dalka, dowlada federa alka iyo qeybaha bulshada ayaa lagu wadaa inay gaa raan magaalada Garoowe si ay uga qeyb galaan caleemo saarka Deni

Dowladda Soomaaliya oo beesha Caal amka uga mahad celisay garab istaaga ay u muujiyeen

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo

dhoweyneysaa taageerada dal alka caalamka ay ku ta ageereen qadiyad da Soom aaliya ee dhowrista Madaxba

naanideeda, qaranimada iyo midnimada dhuleed Waxay si gaar ah Dowladda Federaa lka Sooma aliya u xuseysaa dadaaladii ugu dambeeyay ee diblomaasiyadeed ee uu horkacayey Madaxw ey naha Jamhuuriyad da Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay ka mid ah aa yeen Shir Madaxeedkii aan caadiga ahayn ee Urur Goboleedka IGAD, Shir Ma daxee dka Wad damada Dhexdhexaadka ah, kulankii Ergeyga Gaarka ah ee Marey kanka u qaabilsan Geeska Afrika iyo socd aalkii miradhalka ahaa ee Madax weynaha uu ku tegay Qaahira, kulanna kula yee shay Madaxweyne Abdel Fattah El Sisi.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxam uud oo ka hadley kulanka uu la yeeshay Madaxweyne El Sisi ayaa sheegay in Soomaaliya iyo Masar ay yihiin xulufo iyo wallaalo soo jireen ah oo mar ka sta ka wada shaqeeya sidii ay u abuuri lahaay een mustaqbal ifaya iyo horumar waara , si gaar ahna diiradda loo saarayo xoojinta xiriirka diblum aasiyadeed, amni iyo siyaasadeed ee labada dal.

Madaxweynaha Masar oo Isna ka hadlayay kulanka uu la yeeshay Madaxwe ynaha Soomaali ya ayaa ka hadley saa maynta amni, dhaqan-dha qaale iyo siyaas adeed ee uu gobolka ku yeelan ayo xad-gudubka dowladda Ethio pia ee ka dhanka ah midnimada iyo madax-bannaanida dhuleed ee Soomaaliya, isaga oo sheegay in ay san indhaha ka fiirsanayn xadgudubkaas, maada ama ay Soomaaliya iyo Masar yihiin labo dal oo wallaalo ah, kana wada tirsan Jaamacadda Carabta iyo Midowga Afrika .

Tallaabada gurracan ee ay qaaddey Ethiopia ee ay ku faragelinayso qarani mada Soomaaliya ayaa loo arkaa mid si ula kac ah lagu wiiqayo guulaha iyo horu marka ay Soomaaliya ka samey say dag aalka ka dhanka ah argagixisada, dhan ka kalena ay Ethiopia khatar ku gelinayso amni ga gobolka iyo kan caalamka intaba.

Ciidamo reer Miyi ah oo xoog kula wareegay Matabaan iyo maamulkii oo isaga baxay

Ciidan gadoodsan ayaa Dorraad la wareegay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, wax aana hakad gashay shaqadii maamulka degm ada iyo hey’adaha samafalka ee ka sha qeeya Matabaan.

Ciidamo aad u hubey san oo ka yimid deegaa nada Miyiga ah ee har eeraha ka xiga Matabaan ayaa Dorraady barqadii gud aha u galay magaalada, waxayna la wareeg een saldhigga booliska, xarunta degmada iyo koont aroolada laga soo galo magaalada.

Ciidamadaan ka soo jeeda dadka reer miyiga ah ee ku nool deegaanada Matabaan hoos taga ayaa ka gadooday hanaanka loo qeybiyey kaarar ay ku soo dhacaan lacago gargaar ah bil kasta, kararkaas waxaa bixiya hey’adaha samafalka, waxaana qeybiya maamulka degmada.

Sidoo kale xafiisyo ay Matabaan ku leeyihiin qaar ka mid ah hey’adaha samafalka ayey la war eegeen ciidamadaan, mana jirin wax iska caabin ah oo ay kala kulmeen ciidamada ammaanka oo isaga baxay magaalada.

Goobaha ay shaqooyinkii ka socday hakiyeen ciidamada gadoodsan waxaa ka mid ah isbita alka guud ee degmada, waxaana xaaladaan aad uga walaacsan dadka ku nool degmada Mata baan oo kol sii horeysay la hoos geeyey HirShab eelle.

Guddoomiyaha degmada Matabaan oo ka daahay inuu xaliyo arrintaan ayaa Dorraad ilaa Habeen hore wada dadaalo lagu qancinayo ciidamada gadoodsan ee ka soo jeeda dadka reer miyiga ah.

Odayaal uu soo diray guddoomiyaha degmada ayaa Habeen hore qeyb qeyb ula kulmaya ragga hogg aaminaya ciidamada gadoodsan ee la wareegay magaalada, si tabashadooda looga qanciyo deg madana loogu celiyo gacanta maamulka.

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan oo markii hore hoos tegi jirtay Galmudug ayaa dhaw aan la hoos geeyey HirShabeelle, waxaana todd obaadkii hore booqasho ku yimid guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdullahi Ufurow.

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo taba bar u soo xiray cutubyo katirsan ciidan ka ilaalada madaxtooyada Hirshabeelle

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Hirsh abeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Dorraad tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee madaxtooyada Dowlada Gobo leeska Hirshab eelle oo mud do tababar uga socday Caasimada Jowhar.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in ciidank aan daraawiishta ah ay u diyaarsan yihiin adkey nta amniga caasimada, Mada xtooyada sidoo ka lana ay ka qeyb qaadan doonaan wajiga labaad ee howlgalada lagu ciribtirayo kooxda khawa arijta ah

Soomaalida G/Minnesota oo ku dhawa aqay in ay qabanayaan dibadbax ball aaran oo looga soo horjeedo damaca Itoobiya

Somaalida ku nool Gobolka Minnesota ee dalka Marekanka ayaa ku dhawaaqay in ay qabanayaan dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo damaca Itoobiya ee Badda iyo Dhulka Soomaaliyeed.

Jaaliyadda Soomaaliya ee Gobolka Minnesota oo kulan isugu yimid ayaa sheegay in maalinta Ji mca ah ay qaban doonaan dibadbax ballaaran oo ay ku muujin doonaan sida uga soo horjedaan damaca gurracay Itoobiya ee Badda Soomaliya.

Qaar kamid ah Soomaalida Minnesota oo la hadl ay Warbaahintaa ayaa sheegay in.ay marna aqa bli doonon in taako kamid ah dhulka iyo Badda Soomaaliya Itoobiya ku soo xadgudub to,dowl adana iyo ku garab taaganyihiin go’aanka adag ee ka qaadatay damaca liito ee Itoobiya.

"Waxaan u taaganahnay midnimada iyo jiritaanka ummadda soomaaliyeed iyo sidii aan u muujin lahayn isku duubni soomaali meel walbo oo ay joogto” sidaa waxa jiri mid kamid Soomaalida ku nool Gobolka Minnesota Tan iyo horaantii bishaan markii Addis Abba heshiis beenaad ay kuwada saxiid een Ra’iisul wasaraha Itoobiya iyo Mada xweynaha waqtigiisu dhamaaday Muusa Biixi waxa isa soo taray sida soomaali meel walba oo ay joogta u muujiyeen in aan lagu soo xadgudbi karin.qarannimada iyo jirit aanka ummadda Soomaaliyeed,


Warbaahinta Caalamka oo siyaabo kala duwan uga hadlay kulankii Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Masar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fede raalka Soomaaliya Md.e Xas an Sheekh Maxam uud iyo Madaxwey naha Jamhuuriy adda aan walaa laha nahay ee Masar, Mudane Cabdulfataax Al- Sisi, ayaa kulan ay ku yeeshe en Magaalada Qaah ira,kadib qabtay shir jaraa’id oo ay kaga wada had leen sidii kor loogu qaadi lahaa xiriirka lab ada dal iyo xaaladaha gobolka Md. Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa carrabka ku adkeeyay rabitaanka xooggan ee Soomaaliya ee ku aadd an inay Masar kala shaqeyso sidii ammaanka loo xoojin lahaa, gaar ahaan xilligan oo ay jiro damac gurracan oo Soomaaliya kaga imaanaya Itoo biya, isagoo intaas ku daray in Iskaashiga Masar iyo Soomaaliya ee dhinac kasta uusan aheyn mid khatar ku ah waddan kale.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa yiri isagoo ka hadlaya heshiiska Itoobiya iyo Maamulka go bolada Waqooyi Somaliland, "Ma ogolaanayno in dhulalkeenna uu qabsado dal kale oo ay ku jirto Itoobiya.

Dhinaca kale Madaxweynaha Masar Abdel Fattah El-Sisi waxa uu sheegay in Masar aysan ogolaan doonin wax dhibaato ah oo soo wajaha Soomaaliya iyo amnigeeda, isagoo intaa raaci yay in dalkiisa uu diidan yahay in la faragaliyo arrimaha Soomaaliya.

"ma ogolaan doono in loo hanjabo walaal ahe en Soomaaliya, markastana waxaan diyaar u na hay in aan garab istaagno wal aalaheen’ayuu yiri madaxw ey naha Masar.

Warbaahinta Carabta iyo Caalamka ayaa iftiimiyay kulankii Madaxweynaha Ja mhuuriya dda iyo Sisi ee ku saabsanaa dii dmada farage linta arrimaha Sooma aliya.

Dhinaca Masaarida Akhbar Al-Youm

portay, waxa ay boggeeda ku daabacday

shirkii miro dhalka ahaa ee dhex maray madax weynayaasha Jamhuuriyadda Fed eraalka Soo maaliya iyo Masar,iya doo ciw aankeedu ahaa: "Madaxweyne Sisi: Soomaaliya waa waddan Carbeed … Ma yeeli doono. cid kasta in ay kha tar geliso ama ay amnigeeda wax u dhinto”.

Russia Today ayaa ciwaan uga dhigay "Al-Sisi: Masar ma ogolaan doonto wax kasta oo kha tar ku ah Soomaaliya iyo amnigeeda”.

Russia Today, oo soo xiganaysa had alka Madaxweyne Sisi, ayaa yidhi: "Masar way diiday in la farageliyo arrimaha Soom aaliya.

Channel-ka Al-Hurra ayaa boggiisa Internet-ka ku daabacay kulanka Xasan Sheekh Maxam uud iyo Cabdifataax El-Sisi oo ciwaankiisu ahaa: "Bayaankii Masar ugu adkaa”…Fariinta Al-Sisi ee Itoobiya ka dib heshiiskii "Somaliland”.

Madaxweynaha Masar ayaa intaa ku daray: "Fariinta aan u dirayo Itoobiya waa… in ay isku daydo in ay ku boodo dhul ay isku daydo in ay maamusho, ma jirto cid ku heshiin doonta arri ntaas”, isaga oo intaa ku daray in iskaashiga dhin aca horumarka uu yahay istaraatiijiyad wana agsan.Telefishanka France 24 ayaa cinwaa nki isa ku qoray: "Sisi waxa uu ku nuuxn uux saday diidma da Masar ee ku xadgud ubka madax-bannaanida Soomaaliya iya da oo uu jiro muran dhuleed oo u dhex eeya Muqdisho iyo Itoobiya.”

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan xarunta ECES (European Centre for Electoral Support).

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federa alka iyo

Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi

ayaa Dorraad xafiiskiisa kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan xarunta ECES (European Centre for Electoral Support).

Mas’uuliyiintan oo ay ka mid ahaayeen; Fabio Bargiacchi oo ah aasaasaha iyo madaxa xarunta, kuxigeenkiisa Filiberto Ceriani Segrebondi iyo Julia Onnasch ayaa ugu horreyn Wasiirka Arrim aha Gudaha mudane Axmed Fiqi u sharaxay howlaha doorashada la xiriira ee ay xaruntooda ka qabatay dalal badan oo dunida ah, iyaga intaa raaciyay in ay daneynayaan doorashada Soomaaliya ee xisbiyada badan, oo leh heerarka kala duwan.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallin Fiqi oo kulanka ka hadlay ayaa dulmar guud ku sameeyay qorshaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ee la xiriira doorashooyinka goleyaasha deegaanka, doorashada heer dowlad goboleed iyo midda heer federaal iyo how laha ay wadaan hey’adaha kala duwan ee federaalka ah ee lagu gaari lahaa.

Kulanka oo sidoo kale ay qeyb ka aha ayeen hey’adda IIDA ayaa lagu falanqe eyay doorashada iyo arrimaha la xiriira.

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Jubbada Hoose

Ciidama Dadowladda Fedaraalka Soomaaliya

oo kaashanaya ciidanka Cirka ee dowladda

Mareykanka ayaa howl gal Qorsheysan

oo lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shab

aab ka fuliyay Jubbada

Hoose.

War kooban oo lagu baahiyay warbaa hinta dolwadda Soomaaliya ayaa lagu she egay in howlgalka uu ka dhacay deegaan 45KM dhanka Waqooyi beri ka beegan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Howlgalka ayaa la tilmaamay in lagu dilay afar xubnood oo ka mid ah Ururka Al-shabaab oo isku aruursanaayay goobta ciida madu beegsadeen.

Majirto wax khasaare ah oo kasoo gaaray dadka Shacabka ah howlgalkaan lagu bartilma ameedsaday xubnaha Shabaab ka tirsan ee ka dhacay Jubbada Hoose. Ciidamada xoogga da lka Soomaaliya oo kaa shanaya kuwa dadka dee gaanka iyo saaxiibada caalamka ayaa ku howlan howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta Sooma aliya.

Booliska Muqdisho oo soo qabtay nin dil & dhaawac u geystay labo arday

Ciidanka Booliiska Muqdi sho ayaa sheegay in ey qabt een nin ku eedaysan dil iyo dhaawac loo gaystay 2 arday oo ka dhacay degmada Waa beri.

"Eedeysanaha ayaa hada ku jira gacanta Ciidanka Booliis ka,waxaa na socda baaritaan” ayaa lagu yiri qoraal kooban oo ka soo baxay Booliska. Lagu ma sheegin qoraalka maga ca wiilkan iyo faa hfaahin la xiriirta sida uu u dha cay falka dilka iyo dhaawaca ah ee lagu eedeyey

"Waxaa la horgeyn doonaa Maxkamadda awo oda u leh” ayaa lagu soo gebagebeeyey qoraalka ka soo baxay taliska ciidanka Booliska Soomaal iyeed

Jubbaland oo xariga ka jartay Mashruuc weyn oo laga hirgeliyey Kismaayo

Madaxweyne ku xigeenka Labaad ee Dowl adda Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Max amuud ayaa daah-furay guryaha xalka waara oo laga hirgaliyay degaanka Luglow ee Waqooyiga magaalada Kisma ayo.

Madaxweyne ku xigeenka oo ay wehelin aya an wasiiro ka tirsan dowladda Jubbal and, Hay’ adaha mashruuca guryaha xalka waara ah hirg aliyay iyo Guddoomiya Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa si guud u soo kormeeray guryahan oo dib u dajin loogu same eyay barakacayaal laga soo kala xulay Kaama mka Waqooyiga magaalada Kisma ayo kuwaa soo dhan 138 qoys.

Guryahan xalka waara oo ay hirgaliyeen Hay’adaha UNHCR iyo NRC ayaa looga gol leey ahay dadka danyarta ah ee ay abaaraha iyo Fata haadaha isku biirsadeen in looga saaro xaaladda adag ee hoy xumada ah taas oo muddaba haysatay.

Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland (JUCRI) ayaa door muhiim ka qaad atay in guryahan dib u dajin loogu sameeyo dad ka danyarta ah ee xaaladaha adag deegaanad oodi uga soo barakacay.

Qomiyadda Amxaarada oo ka hor timid damaca qalafsan ee Abiy Axmed

Shacabka Amxaarada dalka Itoobiya ayaa ka hor yimid damaca qalafsan ee Abiya Axmed ee ku wajahan dhulka Soomaal iyeed. Qaar ka mid ah sha cabka Amxaarada dal ka Itoobiya oo ka hadlay he shiis bee naadkii dhexmar ay Abiy Axmed iyo Muuse Buxi ayaa ku tilmaameen inuu ah aa mid qar iskatuurka isla markaana aan laga fiirsan.

Waxay sheegayn Shacabka Amxaara da in sha cabka Soomaaliyeed ay ku garabtaagan yihiin in ay ilaashadaan midn imada iyo madaxbanaanida dhuleed ee jamhuuriyadda Soomaaliya.

Qomiyadda Amxaarada oo soo saaray bayaan kooban ayey Dowladooda ugu ba aqeyn inay la ma taabtaan tahay Ixtiraam ka darisnimo oo saldhig u ah nabad galyada iyo hormarka labada dal.

Ugu dembayntii Qowmiyadda Amxaar ada ayaa Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya iyo madxda dowladiisa u soo jeediyey in ay ka fogaandaan wax waliba oo dhawaaci kara, darisnimada sida farag alinta dal mada xbanaan.

Hadalkaan ka soo yeeray Qomiyadda Amx aarada ayaa ku soo aadaya xilli Ra’iisul Wasaa raha dalka Itoobiya uusan xiriir wanaagsan kala dhaxeenin, iyada oo 70% maamulka Amxaarada uu gacanta ugu jira Qomiyadda kuwaas oo iska diiday hoggaamin xumadiisa ee uu ku hayo dadkiisa.

MUXUU YAHAY XEERKA MURANKA DHALIYAY EE MADAXWEYNE BIIXI UU DIB UGU CELIYAY GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND?

Madaxweynaha J/goonni isu taaggeeda ku dha waaqday ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa Dorraad G/Guurtida dib ugu celiyay xeerarka doora sho oyinka oo ay hore goleyaasha wakiillada iyo guurtidu u meelmariyeen.

Madaxweynaha ayaa soo celintiisa ku sababeeyay in qoraal ay Golaha Guu rtidu u soo direen oo ay kaga co dsadeen in uu usoo celiyo.

Tallaabadan ayaa dib usoo noolaysay khilaafkii doorashooyinka ee u dhexeeyay xukuumadda iyo mucaaradka.

Kahor inta uusan Madaxweyne Biixi xeerkan ku soo celin Golaha Guurtida, cabashada way taagn eyd, iyadoo mucaaradku ay hore u qabeen dareen ah in madaxweynuhu uu xeerkan dib usoo celin doo no. Mucaaradka Somaliland ayaa arrintan ku tilma amay "mid looga gol leeyahay in doorashada looga meereysto”.

Feysal Cali Waraabe, guddoomiyaha xisbiga UCID oo BBC-da la hadlay kahor inta aysan soo bi xin warqadda madaxweynaha, ayaa sheegay in xeerar kan ay u ekyihiin kuwo ay dad soo abaabuleen.

Khilaaf

Wuxuu sheegay inay tah ay in wax la isla oggol ya hay la keeno si looga ba aqsado khilaaf kale oo do orashada ka dhasha.

"Haatan muran uma baahnin ee madaxweynuhu ficilka ha iska daayo,” ayuu yiri.

Feysal ayaa sheegay inuu jiro dareen ah in mada xweynuhu dib usoo celin doono xeerka sida dhac day, wuxuuna carrabka ku adkeeyay in haatan ay san xisbiyada mucaaradku u baahneyn is qabqabsi iyo muran kale oo doorashada ku aaddan.

Dhanka kale, xisbiga isna mucaaradka ah ee Wa ddani ayaa si adag uga soo horjeestay soo celinta uu Madaxweyne Biixi xeerka doorashooyinka dib u gu celiyay Golaha Guurtida. Afhayeenka xisbiga Wa ddani, Maxamed Faa rax,oo shir jaraa’id qabtay ay aa sheegay inay Dorraad dhacday wax aan dhicin 32 sano oo ay Somaliland jirtay.

"In xeer madaxweynuhu u gudbiyo gole guurti, waxay ku tuseysaa halka uu dalkeen na Dorraad ma rayo. Ma dhayalsaneyno xisbi ahaan jawaab degd eg ah ayaan ka bixin doonnaa,” ayuu yiri. Gole

Golaha Guuritda Somaliland

Xeerarkan doorashooyinka oo ah labo ayaa horeba u jiray, balse dhowaan ayaa lagu sameeyay wax ka beddel si loo waafa jiyo dhexdhex aadintii odayaasha Somaliland ay u sameeyeen axsaa bta mucaaradka iyo dowladda.

Sababta isbeddelka loogu sameeyay ayaa lagu sheegay in looga gol lahaa xalli nta khilaafka daba dheeraaday ee doorash ooyinka, waxyaabaha ugu waaweyn ee lagu kordhiyayna waxaa ka mid ah in isku mar la qabto doorashooyinka axsaabta iyo tan madaxweynaha.

In muddo ah ayay mucaaradka iyo mux aafidku isku heysteen tan soo hormareysa labada doora sho. Madaxweynaha ayaa bishii Oktoobar ee san adkii hore Golaha Wakiillada u gudbiyay warqad uu kaga codsanayo in la is waafaq ijiyo so jeeidnta od ayaasha iyo xeerarka doorashooyinka.

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa iyaga oo ka duulaya qodobka isasaarka laba da doorasho ee ku yimid xalka odayaasha dib uga fadhiistay si xeer ay uga dhigaan heshiiskaas la isku wada afgartay.

Ka dib xeerarkaas doorashada oo ay ku saleey een isfahamka mucaaradka iyo xuku umadda ayaa markii ay meel mariyeen horraantii bishan January, waxa ay u gudbiyeen golaha guurtida oo sida shar cigu dhigayo iyaguna xaq u leh in ay ka fadhiistaan, ka dibna ay aqbalaan ama wax ka beddel ay ku sa meeyaan. Golaha Guurtida ayaa iyaguna wax ka beddel kale ku sameeyay isla bishanna waxay dib u gu celiyeen Golaha Wakiillada. Golaha Wakii llada oo qoonsaday wax ka beddelkaas ayaa 18-kii bish an toos ugu gudbiyay madax weynaha. Sida das tuurka Somaliland uu dhigayo, madax wey naha ayaa wuxuu heystay muddo 21 maalmo od ah oo uu ku dhaqan-geliyo amaba uu dib ugu ce liyo Golaha Wakiillada. Somaliland Qoraalka sawirka,

Golaha Wakiillada oo ansixinaya xeerarkan

Golaha Guurtida ayaa la sheegay inay kadib war qad u qoreen Madaxw eyne Biixi kana codsade en in inta uusan saxiixin uu dib ugu soo celiyo iy aga, codsigaas oo Dorraad uu fuliyay madaxweyn uhu. Sababta keentay in labada gole ay isku cel celi yaan xeerkan ayaa ah inay ku jiraan qodobbo dheer aad ah, oo mucaaradka iyo dowladduba uu mid wal ba gaar u daneynayo. Golaha Guurtida ayaa ku doodaya in sharcigu dhigayo in haddii wax ka beddelka ay sameeyeen ay aqbali waayaan wakiilladu ay waajib tahay in iyaga lagu soo celiyo.

Golaha Wakiillada ayaa iyaguna ku doodaya in guurtida mar haddii ay hal mar u gudbiyeen aanay jirin shaqo xeerkaa ugu hadhsan.

Qodob dastuurka ka mid ah ayay labada goleba u daliishanayaan habka ay xeerarka iskugu soo celi yaan, balse qodobkaas ayay qoloba si gaar ah u tafsiiranaysaa.

Waxaana suurto gal ah in arrintani ku danbeyso tafsiir sharci oo laga dalbado maxkamadda, madd aama murankani salka ku hayo faham qodob sharci.

Golaha Wakiilladu maxay ku doodayaan?

Somaliland

Mubaarik Cabdi Ismaaciil, qare enka Golaha Wakiilla da ku metal aya xeerkan Golaha Wakiill ada So maliland ayaa iyagu xeerark an doo rashooyin ka ee dib loogu soo celi yay Golaha Guurtida u arka tallaa bo sharciga baalmarsan.

Mubaarik Cabdi Ismaaciil, oo ah qareenka Gola ha Wakiillada ku metalaya xeerkan oo BBC-da la ha dlay ayaa sheegay xeerkan uu soo maray heerar kala duwan.

"Sharciga ayuu baalmarsan yahay waxa uu sam eeyay madaxweynaha. Waa markii ugu horreysay ee ay Somaliland arrintan ka dhacdo,” ayuu yiri.

Labada gole ee xeer-dejinta ayuu sheegay ina ysan Dorraad billaabmin oo ay jireen muddo 20 sa no ah.

"Dastuurka Somaliland wuxuu jiray 20 sano, mud dadaas waxay Somaliland samey satay 107 xeer, mana jirin mid lasoo celiyay. Madaxweynuhu wuxuu qaaday jiho cusub waxaana uu sameeyay tafsiir cusub oo isaga u gaar ah,” ayuu yiri.

XIGASHO:-BBC

Xog: Dowladda Itoobiya oo ciidamo hor leh oo diyaarado wata soo gelisay Soomaaliya

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga hel ayaa dhaq-dhaqaaqyo ay Itoobiya ka billowday qay bo kamid ah gobolka Gedo, taas oo la xiriirta xiisa dda dibloma asiyadeed ee kala dhexeysa Soomaa liya, kana dhalatay heshi iska badda.

Wararka aan heleyno ayaa shee gaya in ciidam adii ugu badnaa ay saaadihii ugu dambeeyay kasoo gu dbeen xadka uu gobolka Gedo la wadaago Itoobiya, kuw aas oo dhaq-dhaqaaqyo horleh ka bila abay dee gaano iyo degmooyin ka tirsan gobolkaasi.

Mid kamid ah waxgaradka deegaanka oo lagu magacaabo Maxamed Aadan Rukoow ayaa Sh abelle TV u sheegay in ciidamadaas aysan ahayn kuwii horay u joogay gobolka Gedo. "Walaal ciidam adii ugu badnaa oo Itoobiyaan ahaa ayaa saacadihii u damb eeyay waxa ay kasoo talaabeen xuduuda Soomaaliya iyo Itoobiya ay wadaagaan, gaar ahaan degmada Doolow ee gobolka Gedo” ay uu ku yiri wareysi uu bixiyay Siyaasi Maxamed Aadan Ruk oow. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in ciidamadaan ay aad u qalabeysan yihiin, isla markaana ay wataan diyaarado Helico ptero ah, sida uu hadalka uu dhig ay. "Ciidamada oo wata gaadiidka daga alka iyo hu bka culus sidoo kalena wata Helicoptero waxay ka soo qul-qulay aan buun dada u dhexeyso Doolow Ito obiya iyo Doolow Soo maaliya, ayaga oo usoo gudb aya dhanka Soomaa liya” ayuu had lakiisa sii raac iyay. Rukoow ayaa si doo kale xus ay in ciidam adaas ay isku sii fidyeen gobolka intiisa kale, taas oo cabsi ku beertay dadka dee gaanka.

"Waxaa isku fidiyeen ciidamadaan laba waddo oo mid ay aado dhinaca Luuq, tan kalena Geed-weyne iyo nawaaxiga garoonka diyaaradaha ee Doolow” ayuu mar kale yiri. Sidoo kale wuxuu yiri "Ciidamad an cusub waa kuwo ka tiro badan kuwii horay usoo gudbi jiray, waxaana loo aaneynaa xiisadda u dhex eyso labada dal”.

Dhaq-dhaqaaqyadan ayaa kusoo aadayo, aya da oo haatan ay si weyn isku hayaan dowladaha So omaaliya iyo Itoo biya kadib markii uu khilaaf ka dha shay heshiiska badda .xigasho:-caasimadda .net

QM oo farogelisay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Anto nio Guterres ayaa war cusub kasoo saaray xiisadda dibomaa siyadeed ee haatan u dhexeyso dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya, taas oo ka dhalatay he shiiska badda ee Addis Ababa.

Antonio Guterres ayaa ku booriyay labada wadd an inay si dajiyaan , isla markaana ay furaan wada-hadal lagu qaboojinayo xiisadda dhexdooda ah. Xoghayaha guud ee QM ayaa sidoo kale sheegay inay lama taabtaan ah madax bannaanida dhuleed ee Soom aaliya, ayna tah ay maba adi’da caala miga ah iyo darisni mada.

"Mar walba waxaa na haga ma baadi’deenna, mabaadi’deen na waxay la xirii raan midnimada, iyo madax-ba nna anida dhuleed ee dalalka ay Soo maaliya ku jirto,” ayuu yiri.

Sidoo kale wuxuu rajo wanaagsan ka muujiyay inay wadahadal ku dhammaan doonto xiisadda, si looga baaqsado dag aal ka qarxa gobolka.

"Waxaan rajeyneynaa in wadahadal looga gudbo xaaladda taagan,” ayuu mar kale ku yiri shir-jaraa’id oo uu ku qabtay shirka G77 iyo Shiinaha ee magaal ada Kampala.

Guterres ayaa xusay sidoo kale inay muhiim tah ay in la dhowro baaqyada kala duwan oo ay hormu udka ka yihiin Mareykanka, Shiinaha, Midowga Yur ub, Midowga Afrika iyo Jaamacadda Carabta ee ku aaddan in la ixtiraamo madax-bannaanida Soomaa liya. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo ay ci rka isku sii shareereyo xiisadda badda ee u dhex eysa Soomaaliya iyo Itoobiya, kana dhalatay heshiis Muuse Biixi iyo Abiy Axmed.

Xamaas oo faahfaahin ka bixisay tirada dadka ku dhintay duqeymaha iyo weerarada Israa’iil

In ka badan 25,000 oo qof oo Fala stiiniyiin ah ayaa ku dhintay weerar ada iyo duqey ma ha Israa’iil ee Qasa sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamu sho.

Waxay sheegtay wasa araddu in 178 qof ay geeriyoodeen 24-kii saa cadood ee la soo dhaa fay, taas oo ka dhigeysa maal mihii ugu dhima shada badnaa tan iyo markii uu dagaalku bilowday.

Iyadoo dagaalku sii socdo ayaa raysal wasaaraha Israa’iil Benjamin Neta nyahu waxaa uu ka horyimid qorshaha lagu abuurayo dowlad Falastiiniyiintu ay leeyihiin oo Israa’iil la siman six al loo gaaro .

Arrintaan waxaa soo jeediyay dhowr dal oo sheegay in ay u arkaan xal lagu joojin karo dagaa lka iyo colaadda Qasa. Weerarada iyo duqeymaha Israa’iil ayaa bilowday toddobadii Oktoobar kadib markii Xamaas ay weerar gantaallo loo adeegsaday ku qaadday Koonfurta Israa’iil kaas oo ay ku dhinte

en 1,300 oo qof kuna afduubteen 240.

Ethiopia oo ka jawaabtay hanjabaadii uu jeediyey Siisi

Dowladda Ethiopia ayaa markii u horeysay ka ha dashay digniintii uu Dorraad u diray madax weyn aha Masar Cabdulfataax Al-Siisi, taasi oo uu ku sheeg ay in Soomaaliya ay difaacayaan, haddii ay Itoob iya ka laaban weydo xad-gud ubka ay ku kacday

Redwan Hussein oo ah La-taliyaha Amm aan ka ee Ra’ii sul Wa saare Abiy Ahmed ay aasi aan toos aheyn uga jawaabay hadalka Al-Sii si, isagoo sheegay in Masar ay Soomaaliya jac eyl u hayn, ayna arrintaan iskugu soo tuurtay ca daawada kala dhaxeysa Ethiopia, sida uu had alka u dhigay.

Tallaabadan ayuu ku tilmaamay mid aan u adee gayn amniga iyo xasiloonida Soomaaliya, isagoo ku af gobaadsaday in xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya uu yahay mid sii xoogaysanaya, "Ma siirkeenu waa mid isku xiran oo aan la kala maarmin.”

"Heshiiska is-afgarad ee Somaliland aan la saxii xanay waa heshiis iskaashi iyo wax wada qabsi oo Ethiopia u sahlaya inay hesho badda marka loo ee go dhinaca ganacsiga,” ayuu yiri Redwan oo hoos u dhigaya xad-gudubka ay ku kacday dowladdiisa.

Waxa uu intaas kusii daray "Dalalka qaark ood oo aan Soomaaliya wax badan ka taageerin intii ay jirtay baahi weyn ayaa isku dayaya inay is ku muu jiyaan inay yihiin saaxiibo dhab ah, laak iin waxaa cad in waxa ku kalifaya in aysan ahayn Soomaaliya balse ay tahay cadaawada u qabaan Itoobiya.”

Dowladda Masar ayaa si weyn garab istaag ugu muujisay Soomaaliya kadib xad-gudubka Ito obiya, oo ah cadowga koowaad ee Masar. Mada xweyne Cabdu lfataax Al-Siisi ayaa Dorraad luuqa dii ugu adk eyd kula hadlay xukuumadda Abiy, isagoo digniin u muuqatay kama damb eysna u diray.

Al-Siisi ayaa waxa uu sheegay in ays an indh aha ka fiirsanayn xad-gudubkaas, isagoo Itoob iya ugu goodiyay in Soom aaliya ay la dagaal gali doo naan haddii aysan ka laaban heshiis beena adkii Addis Ababa.

"Masar ma ogolaan doonta inay cidna hand ado Soomaaliya, ama ay waxyeele yso amnig eeda. Awo odda Masar yaan la tijaabin oo la han dadin walaa lahood, gaar ahaan dalalka walaa laha ah ee naga co dsada in aan garab istaag no,” ayuu yiri madaxw eyne Al-Siisi oo uu barbar taagan yahay madaxw eyne Xasan Sheekh.

Cudur halis ah oo ka dilaacay Gaza iyo Qaram ada Midoobay oo digniin ka bixisay

Caabuqa Cagaarshowga noociisa halista ah ee A ayaa ku batay magaalada Gaza sababtoo ah ciriiri, biyo nadiif ah oo aan jirin iyo nadaafad xumo sida ay sheegtay Hay’adda Gargaarka Qaramada Midoobay (UNRWA) iyadoo soo xigan eysa Wasaaradda Caafimaadka ee Gaza.

UNRWA waxay sheegtay in kiisaska la tuhun san yahay ay kordheen 16 jeer bishan Janaayo in ka badan dhammaan bishii Nofambar ee sann adkii hore. "Kumanaan barakacayaal ah ayaa wadaaga musqulaha iyo meelaha qubey ska” ayaa lagu yiri qoraalka UNRWA. Madaxa WHO ayaa usbuucii hore sheegay in 24 kiis oo Cagaarshowga A ah oo Gaza lagu xaqiijiyay xirm ooyinka baaritaanka wuxuuna ka digay "xaala daha nololeed ee ka baxsan bini’aad antinimada ay gacan ka geysanayaan faafita anka cudurka.

"Awoodda lagu ogaan karo cudurrada ayaa weli ah mid xaddidan. Ma jiro shaybaar shaqayn aya. Awoodda wax ka qabashada ayaa sidoo ka le ah mid xaddidan,” ayuu yiri Agaasimaha guud ee WHO Tedros Ghebreyesus.

Ilaa usbuucii hore, wax dhimasho ah lagama soo sheegin Gaza oo ka timid Cagaarshowga A, sida ay sheegtay WHO, laakiin dhowr kun oo qof oo cagaarshow qaba ayaa la diiwaangeliyay "w axaa loo maleynayaa inuu sidoo kale sabab u ya hay Cagaarshowga A,” ayuu yiri Ghebreyusus

josep Borrell "Xalka waa in la helo dowl ad ka barbar dhalata Israel”

Ka dib markii Raysal Wasaaraha Israel, Benj amin Netanyahu uu Habeen hore ku celiyay in inta uu xafiiska joogo aanu aqbali doonin dhismaha dow lad ay Falastiiniyi intu leeyihiin ayaa waxaa dhal leeceeyay Madaxa Siyaasadda Arrimaha Dibad da ee Midowga Yurub, Josep Borrell, kaas oo mar kale sheegay in loo baahan yahay xal aan ahayn mid militari.

Waxa uu sheegay in qaabka ay Israel u waja heyso dagaalka ka dhanka ah Ururka Xamaas uu yahay mid abuuraya sida uu yiri naceyb jiilalka soo socda ah.

Josep Borrell oo Dorraad ka hadlayay Magaal ada Brussels, ka hor wada hadalo gooni gooni ah oo Wasiirada Arrimaha Dibadda Midowga Yurub ay la leeyihiin Wasiirka cusub ee Arrimaha Diba dda Israel, ninka lagu magacaabo Israel Katz iyo diblomaasiga ugu sarreya Falastiiniyiinta, Riyad Al-Maliki ayaa sheegay in nabadda iyo xasilloo nida aan lagu dhisi karin in cudud ciidan la adeeg sado.

"Qorshaha Israel ee lagu burburinayo Xamaas ma ahan mid shaqeynaya.” Ayuu yiri Madaxa Siy aasadda Arrimaha Dibadda ee Midowga Yurub oo intaasi ku daray "Nabadda la doonayo laguma dhisi karo qaab militari oo keliya.”

Josep Borrell ayaa hoosta ka xariiqay in xalka laba dowladood oo deris ah looga gudbi karo colaadda muddada dheer ka dhex taagan Israel iyo Falastiiniyiinta.

Borrell ayaa adkeeyay warka ka soo yeeray Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, Antó nio Guterres ee ku aaddan inaanan la aqbali karin tallaabada ay Israel ku diidan tahay Dowlad nimada Falastiiniyiinta.

"Waxa aan rabno in aan samayno waa in aan dhisno xal laba dal ah. Markaa aan ka hadalno.” Ayuu yiri Borrell oo hadalkiisa ku xoojiyay in ay aragti raqiis ah tahay in lagu fekero in shacabka Falastiiniyiinta laga raro guryahooda.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Jarmalka, haw eeneyda lagu magacaabo Annalena Baerbock ayaa taageertay warka Borrell, iyadoo sheegtay in xalka laba dal oo deris ah uu yahay kan keliya ee lagaga gudbi karo colaadda ku soo noq noqotay Bariga Dhexe.

"Xalkan waxa uu ogolanaya nabad ku wada noolaanshaha ee Israel iyo Falas tiin.” Ayay tiri Annalena Baerbock, Wasiir ka Arrimaha Dibadda Jarmalka. Waxa kaloo ay tiri "Dhammaan kuwa diidan xalka laba dowladood, ma aysan keenin xal kale oo ka bedelan.”

Annalena Baerbock oo walaac ka muujisay duqaymaha baahsan ee ka sii socda Marinka Gaza ayaa ku baaqday in arrimo bani’aadanti nimo awgeed loo joojiyo colaadda, si xaaladda bani’aadanti nimo ee colaadda ka dhalatay wax looga qabto.

Midowga Yurub iyo Mareykanka ayaa ka shaqeynaya dhismaha dowlad ka mada xbanna an Israel oo Falastiiniyiinta ay leeyihiin.

Sacuudiga oo sheegay inaysan wax xiriir ah la yeelan doonin Israel, illaa hal shuruud

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheeg tay inaanay xiriir caadi ah la yeelan doonin Israel, illaa iyo inta ay Tel Aviv ka aqbaleyso dowlad ay shacabka Falastiiniy iinta leeyihiin

Riyadh ayaa Tel Aviv u soo bandhigtay inay aqbasho xalka laba dal oo deris ah, nabadna ku wada nool.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacuudiga, Faisal bin Farhan Al-Saud ayaa sheegay inuusan jiri doonin xiriir caadi ah oo ay yeeshaan labada dhinac, iyadoo aan xal loo helin Dowladnimada Falastiiniyiinta.

"Waxaa loo baahan yahay in la helo waddo lagu heli karo dowlad la aamini karo oo Falastiini ah, ka hor inta aan xiriir caadi ah la yeelan Isra el.” Ayuu yiri Wasiirka.

Wasiirka oo CNN la hadlay ayaa yiri "Taasi waa habka keliya ee aan ku heli doono faa’iid ada, sababtoo ah waxaan u baahanahay xasill ooni, xasillooniduna waxay ku imanaysaa marka la xalliyo arrinta Falastiin.”

Ka hor weerarkii Xamaas ay 7-dii October ka gaysatay dhulka ay Israel maamusho, Mareyka nka ayaa waday dadaalo uu isugu soo dhaweyn ayo labada dhinac.

Sacuudiga ayaa bartamihii bishii October sha aciyay inay hakiyeen wada hadaladii ku saabsa naa, sidii loo caadiyeyn lahaa xiriirka Israel.

Sacuudiga oo ah dalka ay ku daba feelaan wadamada Islaamka, maadaama ay ku yaallaan goobaha ugu barakeysan ee Islaamka ayaan ebid aqoonsan Dowladnimada Israel.

Sacuudiga ayaan sidoo kale qayb ka ahayn heshiiskii Abraham ee Mareykanka uu sanadkii 2020 ku dhexdhexaadiyay Israel iyo dalalka Emirate-ka Carabta iyo Bahrain oo ka tirsan Khal iijka. Dalalka Suudaan iyo Morocco ayaa sidoo kale xilligaasi xiriir la sameystay Israel.

Si kastaba ha-ahaatee weerarkii lama fillaanka ahaa Xamaas ee ay 7-dii October ku qaadday Israel ayaa la tilmaamaa in uu carqala deeyay dadaaladii uu Mareykanka garwadeenka ka ahaa ee markii ugu horreysay Washington ay xiriir rasmi ah uga dhex dhalin lahayd Sacuudiga iyo Israel.

Xoogaga Xamaas ayaa weerarka qaaday, xilli la hadalhayay in Sacuudigu uu fuuli doono, waxa lagu sheegay tareenka xiriir hagaajinta, isagoo markaasi raacaya waddadii ay raaceen Emirate-ka Carabta iyo Bahrain ee ay heshiiska nabadda kula galeen Israel.

Sacuudiga ayuu hadda mowqifkiisu yahay in heshiis kasta oo lala galo Israel lagu saleeyo dhismaha Dowladda Falastiin.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip