HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 7-DA JANNAAYO 2024-KA

0
Sunday January 07, 2024 - 08:41:31 in Wararka by
  • Visits: 414
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 7-DA JANNAAYO 2024-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxii xay sharciga burinta is afgarad ka Itoobiya iyo maamulka Somaliland

Madaxweynaha JFS Md. Xasan Sheekh Maxa muud ayaa saxii xay sharciga Baarlamaanka Feder aal ka Soomaaliya ee burinta is-afgaradka dowlad da Itoobiya iyo Maamulka Soo maaliland, kaas oo ay ansixiyeen Xil dhibaannada Labada Aqal ee Baarla maanka Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa ku amma anay wakiilada shacab ka Soomaa liyeed ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare doorka taariikhiga ah ee ay ka qaateen difaaca dhaxalka jiilasha Soomaaliyeed iyo madaxbannaanida dalka.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in sharcigan uu yahay mowqifka rasmiga ah ee Jam huuriya dda Federaalka Soomaaliya, farriin adagna u yahay cid kasta oo naawilaysa in ay boobto dhulka, badda iyo hawada shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa shacabka iyo masuuliyiinta Soomaaliyeed ugu baaqay in xoojiyaan midnimadooda marxaladdan taariikhiga ah, ayna kala saaraan arrimaha siyaasadeed ee la ga heshiin karo & arrimaha masiiriga ah ee taab an aya musta qbalka ubadkeenna iyo jiritaank ee nna.

Taliye Suul-nuug oo lagu dilay dagaal ka dhacay MUDUG

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Shalay ciidam ada Xoogga dalka oo ka ashan aya dadka deegaanka iyo Al-Shabaab ku dhex-maray koonf urta gobolka Mu dug ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Gal muudg.

Dagaalka ayaa waxaa lagu soo war ramayaa inuu xoogiisa uu ka dhacay deega anka Jeex-jeexa, ha lka as oo ay saldhigyo ku leey ihiin xubna ha kooxda Al-Shabaab.

Wararka ayaa sheegaya in daga alkan uu gays tay khasaare xoog leh oo soo kala gaaray labada dhinac, waxaa na weli xaaladdu ay tahay mid aad u kacsan. Dadka ku dhintay dagaalkan waxaa kamid ah taliyihii guutada 18-aad ee ciidamada Gorgor, Cabdi Maxamed Suul-nuug, kaas oo hoggaamina yay dagaalka lagu qaaday Al-Shabaab.

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa innoo she egay in taliyaha uu markii hore soo gaaray dhaaw ac, kadibna uu u geeriyooday mar dambe rasaastii haleeshay.

Suul-nuug ayaa muddo ku sugnaa furimaha dag aalka, wuxuuna wax ka xoreeyay deegaano badan, sida deg mada Aadan Yabaal iyo magaalooyink kale oo ku yaalla gobollada dhexe.

Sidoo kale waxaa dagaalkan oo Shalay hore ay qaadeen ciidamada huwanta, soona gaaray illaa du hurkii ayaa waxaa barbar socday duqey mo ay fulin ayaan diyaarado dagaal. saraakiil ka tirsan milatar iga Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay cagta mariyeen difaacyadii Al-Shabaab, uuna weli dagaa lka ka socdo aagga deegaanka Jeex-Jeexa

Mudug ayaa waxaa maalmihii u dambeeyay ka socday howlgallo ball aaran oo ay iska kaashanaya an ciidam ada Xoogga dalka, kuwa Galmudug iyo dadka deegaanka.

R/Wasaaraha XFS oo ka tacsiy eeyey geer ida Abaandulihii Guutada 18-aad ee GorGor

R/Wasaaraha XFS Md. Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qara abada iyo ummadda Soomaaliy eed ee uu ka baxay Alle ha u naxar iistee marxuum Cabdi Maxamed Shiikh Xas an (Suulnuug) Abaand ulihii Guu tada 18-aad ee Go rGor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaali yeed oo Shalay ku shahiiday dagaalka xaqa ah ee lagu ciribt irayo Khawaarijta

R/Wasaaraha ayaa ku tilmaamay Mar xuumka Halyay u soo adeegay Qaranka Soomaaliye ed, isagoo xusay door kii muhiimka ahaa uu ku lahaa ciribtirka kooxaha Khawaarijta ah, taas oo tusaale wanaagsan u ah dadkaaga iyo dalkaaga oo aad naftaada u hurto. "Innaa Lillaahi Wa Innaa Ile yhi Raajicuun, runtii waa geeri murugo leh, Alle ha u naxariistee Marxu um Cabdi Maxamed Shiikh Xasan (Suulnuug) oo ahaa Abaanduulihii Guutada 18-aad ee GorGor, kaas oo ahaa Halyay si daacadn imo iyo geesinimo leh ugu soo adeegay Qaranka Soomaaliyeed, isla markaana kaalin wax ku ool ah ka soo qaatay dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Kawaarijta ah”.

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa Marxuumka Alle uga baryey in uu hoygiisa ka yeelo Jann atul Fardo wsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, qaraab ada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliy eed ee uu ka geeriyoodey, isaga oo dalkiisa ka difaacaya cadowga argagaixisada ah ee ku soo duulay.

Xasan Sheekh oo shaaciyey doorkii Geelle ee shirkii DF iyo Somaliland

Madaxweynaya Soomaaliya Xasan Sheekh Ma xamuud ayaa shaaciyey doorkii uu madaxwey naha Jabuuti ku lahaa wadahadal ladii dalkiisa ay ku yee sheen Soomaaliya iyo Somaliland.

Xasan Sheekh ayaa cad eeyey in madaxwe ynaha Jabuuti Ismaaciil Cum ar Ge elle uusan same ynin habaya raatee wax far ogelin ah, isa goo uga mahad celiy ey doo rkiisa gogosha.

"Odageena Ismaaciil Cu mar Geelle wax uu nagu dar saday iyo waxuu naga bi’iyey ma jirine, gogol ayuu noo dhigay, kadibna fur sad ayuu nasiiyey, war bal wadahadla ayuu na yiri, ma mudna hadallada dadka qaar ay Shalay meel aha ka sheegsheegayaan, wa xa ba nooma dhibin Ismaaciil,” ayuu yiri.

Dad badan ayaa maalmihii lasoo dhaafay warba ahinta ka sheegay in Xasan Sheekh iyo Ismaaciil Cumar Geelle ay Muuse Biixi la ogaayeen heshiiska uu ku soo saxiixay Addis Ababa, iyagoo u sababeyn aya in maalin ka hor markii uu heshiiskaasi dhacay ay ku shireen dalka Jabuuti.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in caalamka ay ka jirto shur uuc lagu wada dhaqmo, balse wax yaa baha la iska warsado ama la isisiiyo uusan dhul ku jirin, "Ninkii xoog wax ku raadinaa waa gooni, laakiin dunida dhul ka isma weydiisto,” ayuu yiri. Madaxweynaha ayaa dadka Sooma aliye ed ka codsaday inay ka gudbaan kala shakiga iyo cabsida ay iska qab aan, "xukunkiina cid boobi karta ma jirto Soomaali mar hore ayey isisoo tijaabisay ee danihiina u midooba walaalayaal,” ayuu yiri Xasan Sheekh.

Madaxweynaha ayaa soo hadal qaaday dalalka taageeray Soomaaliya iyo kuwa la tuhmayo inay Itoobiya ku taageerayaan damaceeda, wuxuuna u gu horeyn u mahad celiyey dowlad aha taageeray Soomaaliya, isagoo ballan qaaday in dadka Soom aaliyeed ay gudi doonaan abaalkii la gashto.

"Dowladaha weli aamusan ee meel aha ku gamb anaya waxaan leeyahay walaalayaal, Soomaaliya unbaa isku xumaa kartaane, dal kale dhulkeena ma sii kartaan, kumana taageeri kart aan, dhulkaan Soomaaliya waligeed waa la haaneysaa, cid xoog uga qaada kartana ma jirto,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Xasan Sheekh.Ugu dambeyntii madaxweyan aha ayaa dadka Soomaaliyeed ugu baaqay midnim o iyo wadajir, "cabsida aan kala qabno aan meesha ka saarno wa laal ayaal, waan wada dhalanay, waxaba na iskama aanaan bi’in dhul, dhalasho, dha qan iyo diin ayaan naga dhexe eya walaalay aal,” ayuu yiri Xasan Sheekh.

Ra’iisul Wasaarihii hore XFS Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray SONNA

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda Federa alka Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geedi ay aa qoraal uu soo dhigay bartiisa gaarka ah ee facb ook hambalyo ku aaddan sanad guurada 60-aad ee SONNA u diray madaxda wasaaradda Warf aafinta iyo shaqaalaha Wakaaladda Wararka Qar anka Soomaaliyeed. Qoraalka mudane Cali Maxamed Geedi ee uu soo dhigay bartiisa aya a sidan ahaa:-

"HAMBALYO XUSKA SANNADGUURADA 60AAD EE WAKAALADDA WARARKA QARANKA SOOMAALIYEED (SONNA) 5ta JANNAAYO 2024

Waxaan hambalyo kal iyo laab ah u dirayaa dha maan madaxda iyo hawlwadeennada Wakaaladda SONNA iyo guud ahaan Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxi iska ee Xukuumadda JFS, xuska sanna dguurada 60aad ee ka soo wareega tay aasaaskii wakaaladda awgiis.

SONNA baal dahab ah ayay kaga jirtaa taariik hda warbaahinka qaranka Soomaaliyeed waxaana lagu xusuustaa sida ay wararka iyo macluumaadka guulaha dowladda u gaarsiin jirtay una gaarsiiso bulshadeenna goor iyo goob kasta.

Wakaaladda iyo madaxdeeda waan uga mahad celinayaa adeegyada hufan oo ay u hayaan dowla dda iyo shacabka Soomaaliyeed, waxaana u rajena yaa horumar iyo baraare iyo in ay sannadkan kiisa kale ku gaaraan nabad iyo caafimaad”.

Odowaa oo runta u sheegay reer Somaliland, kadib heshiiskii Addis Ababa

Xil.Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odow aa) oo kamid ah Golaha Shacabka Soomaa liya ayaa si adag uga hadlay heshiiskii badda ee Somaliland iyo Itoobiya, kaas oo dhaliyay xiisad u dhexeysa Muqd isho iyo Addis Ababa.

Xil. Odowaa ayaa runta u sheegay reer Soma liland, wuxuuna shee gay in waligeed ay iyaga difa aci jireen badda asii, maada ama ay iyaga ku nool yihiin dhulka asi, haddana laga rabo inay ilaa shadaan, haddii ay gar ab istaag u baahan yihii na la taageeri doono. "Dadka deggan Somalila nd dhulk aas iyag a wa ligood difaaci jiray ann aga had dii aan nahay DFS ama dadka halkan deggan wax allaala waxa ay inn ooga baahan yihiin inaan la gar ab istaa naa la rabaa ma ogiye difaaca xuduu daha dhulkaas inta ay nol osha soo jirtay iyaga ayaa ku noolaa, dif aacooda iyagaa lahaa” ayuu yiri Xil. Od owaa. Si doo kale wa xa uu soo hadal qaa day arri nta aqoon siga ee badda looga beddashay Somali land, taas oo uu tilmaamay in aysan ahayn arrin suuragl ah.

"Reer Somaliland dhulkooda iyagaa iska leh, haddii ay aqoonsi helaayaan haddii ay heleynina sid eedaba kuma jiro wax la yiraahdo qayb kamid ah dhulka isii aan ku aqoonsadee” ayuu mar kale yiri xildhibaanka oo la hadlayay Wariyeyaasha Muq disho.Xil.Odawaa oo oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri "Arrintaas waxaan is leeyahay runtii Muuse wuu ku fududaaday, laakiin dadka reer Somal iland dad xig mad badan oo caqli badanaa ku ognahay deeg aan kaasna iyagaa uga dambey naa oo aan rabnaa inaan ka dhageysano”

Waxaa kale uu hoosta ka xariiqay in dama ca Itoobiya ee ku aadan dhul ka Soomaaliya uu walg iisa soo jiray, balse loo baahan yahay in laga hor tego. Ugu dambeyn wuxuu Itoobiya xasuusiyay dar is wanaagga iyo inay ilaaliso xeerarka caalamiga ah, gaar ahaan heshiiskii Midowga Afrika iyo kan Q My. "Waxaan ka war haynaa damacii Itoobiya ma dhamaanin boqolaal sano ayuu soo jiray, waxaan codsan lahayn D/Itoobiya heshiiskii African Union, Qm & adduunka la’is kula aqoonsaday &xuduudaha

inay ixtiraa mto” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Sii-hayaha Wasiirka Arrimaha dibe da oo su’aalo laga weydiiyey khilaaf ka Somalia & Itoobiya

Shalay oo ay taariikhdu tahay 06/01/2024, wax aa Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Har geysa kulan ku yeeshay Guddiga Arrimaha Dibadda Iskaashiga Caalamiga ee Golaha Shacabka BJFS iyo W/Dowlaha W.Arimaha dibada ahna Ku-simaha W/W. Arimaha Dibadda Md .Cali cumar (Ba lcad) Oo ay wahlinayeen W/ku-xigeenka W/ Md/ Isxaaq Mohamuud Mursal & Xoghayaha Joogtada ee W/ Arimaha Dibadda XFS & Khuburo iyo agaa sim ayaal ka tirsan Wasaaradda.

Kulanka waxaa Shir Gudoominayay Gudoom iye ku-xigeenka Guddiga xil.Aweys Hussein Mo’alin iyo Xoghay aha Guddiga Xil.Sayid Ali Isak Moham ed Yonis waxa goob joog aha xubnaha Guddiga.

Ajendaha kulanka ayaa ahaa Kadoo dista Heshiis Beenaadkii ay Dowlada Ethiopa laga shay Maamul ka Soomaali land.

Xubnaha guddiga oo door kooda ku aadan Hish iis beenaadkaasi ayaa wasaaradda ushee gay mow qifkooda ah in taako kamid ah dhulka Sooma aliya aan gorgortan laga galin ayago ona su.aalo kawaye eydiiyay ka wasaarad ahaan tilaabooyinka ay qaad een iyo sababah uu wali Dalka u ujoogo Safiirka ethiopa. Wasiir Dowlaha iyo wasiir ku-xigeenka w/arimaha dibadda ayaa mid mid ugu jawaabay wa ydiima ha Guddoonka iyo xubn aha Guddiga ayag oona faahfaahiyay dhamaan su.aalihii lawe ydiiyay.

Ugudambeyntii guddoomiye ku xigeenka gudiga ayaa soo xiray kul anka Shalay

Ciyaaraha Maamul goboleedyada iyo Gobo lka Banaadir oo si KMG ah loo hakiyay

Ciyaaraha dowlad goboleedyada iyo maamulka G/Banaadir ee ka socday M/ Muqdisho aya a si KMG ah loo hakiyay, kaddib go’aan ka soo bax ay xiriirka kubadda cagta ee Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay xiriirka kuba dda cagta ayaa muddo hal maalin ah lagu hakiyay ciyaartii dhax mari lah eyd G/Banaadir iyo Galmudug, wax aana ciyaartaasi la ciyaari doonaa maalinta Isniinta ah.

Ciyaartan dib loo dhigay ayaa ima aneysa xilli xir iirka kubadda cagta gobolka Banaadir diideen in ay ciyaaraan kulanka ay la ballan-san yihiin Galmudug, iyaga ka carreysan dhibcihii laga qaaday ciyaartii Hirshabelle la ciyaareen ee ku dhammaatay rabsh ada.

XIRIIRKA KUBADDA CAGTA SOOMAALIYA {SFF}

XG/1732/2024

SOMALI FOOTBALL FEDERAT ION Ku: Dhamaan Kooxaha Xulalka Maa mul goboleedyada iyo G/Banaadir

=Mogadishu

Og: Gudiga Tartamada XSKC

-Mogadishu =Mogadishu

Og: Gudiga Ashaxa iyo Adaabta XSKC

=Mogadishu

Og: Gudiga Garsoorka XSKC

Og: Gudiga Farasamadda XSKC

=Mogadishu

Og: Wasaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha DF

Og: Gudomiyaha XSKC

=Mogadishu =Mogadishu SOMALIA

Ujeedo: Hakin Cayaaraha Maamul Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir

Waxaan si xushmad leh idiin kaaga mahad celiney naa ka qeybgalka Tartanka Maamul Goboleedyada iyo G/Banaadir iyo horumarinta kubadda cagta somaliya guud ahaan.

Hadaba, Waxaan idinku wargalinay naa in lahak iyay Cayaaraha Maamul Goboleedyada iyo G/Bana adir oo dib loo dhigay mudda hal maalin ah, iyadoo la ciyaari doono 8st January 2024 waxaan la idinla soo wadaagi doono jadwalka ciyaaraha tartanka Maamul gobolee dyadda iyo Gobolka Banaadir ee sananadkaan 2023.

Sidaas darteeda waxaan ku rajaweyna hay in aad sidi aan horay idinkaaga baranay aad usoo diyaar garoobi doontaan. Mahadsanidiin.

Xiriika Kubadda Cagta Somaliyeed

TBALL FEDER

Yusuf Mohudin Ahmed Xoghayaha Guud SFF

Somali Football Federation Address: KM5. Afgoye road,Hodan district Mog adishu-Somalia Tell: +252 (61)7995553 /Fax:+252-1600601/Email:-Admin@ footballsomalia.so/info@footballsomalia.so/website:www.footballsomalia.so

Jabuuti oo War yaab leh ka soo saartay gardar ada Itoobiya kula kacday Somalia

Dowlada Jabuuti ayaa si lama filaan ah uga had ashay heshiiska Dow lada Itoobiya la gashay Som alilad oo shacabka Soomaaliyeed iyo saaxiib ada Somalia intooda badan si adag uga falceliyeen.

Heshiiskan ayaa dhiga ya in Itoobiya ay Somalil and u aqoonsato dal ka madax banaan Somalia, ta as bedelkee dna laga kire eyo dhul badeedka Soma liland qeyb ka mid ah.

Daa’uud Xummad oo ah afhayee nka aqlabiy adda ee madaxtooyada Jabuuti oo la hadlay warba ahinta RFI ee laga leeyahay Faransiiska ayaa sheegay inay doonayaan inay doorko oda diblomaa siyadeed ay ka cayaar aan arrintan.

"Marka hore, Jamhuuriyadda Jabuu ti wax ay ka xun tahay xiisad dheeraadda ah gaar ahaan man daq ada Geeska Afrika oo horay u soo martay xiis ado soo noq-noqday, mushkila dda Soomaalida iyo tan Soomaaliyeedna waxay qusaysaa Soomaalida oo keliya. Ann agu kuma faragelin arrima hooda gu daha,” ay uu Daa’uud Xumad u sheegay warbaah inta RFI.

"Waxa aan daacad ka nahay ballanqaad keena diblomaasiyadeed ee mabaadii’da aasaasiga ah ee quseeya caddaaladda iyo nabadda gobolka geeska afrika.” ayuu intaas ku daray.

"Jamhuuriyadda Jabuuti waxay soo jeedinay saa in si Soomalinimo oo qoysnimo loo dhame eyo mus hkilada, waa taladayada,” ayuu yiri Daa’uud.

"Hadda waxa aan hayna madaxni mada meert ada ee urur goboleedka IGAD gaar aha an Jabuuti oo khibrad u leh arrinta. Dalka Jabu uti waxaa uu ho rey dhex dhexaadin ka sameey ay oo uu u kala dab qaaday dhibaatada Suud aan ka dibna Somaliya iyo So maliland. Dalka Jabuuti waxa uu diyaar u yahay inuu khibrad iisa u soo ban dhigo cidda ay khu sayso,” ayuu intaas ku daray Daa’uud Humma. Tal aabada Itoobiya ayaa waxaa ka hor yimid dalalka Mareykanka, Yurub, Turkiga, Carabta iyo qaar ka mid ah dalalka Afrika, iyadoo Jabuuti la filayey iney qaadato mowqif adag oo ay ku taageereyso midni mada Soma lia taa soo aan dhicin.

Arrimo badan oo la qariyay iyo ‘khiy aano uu ku kacay’ Muuse BIIXI oo la shaaciyay

Siyaasiga caanka ah ee Cabdir axmaan Cabdishakuur Warsame, ahna xildhibaan ka tir san Golaha Shacabka ayaa ka falceliyay wareysi cusub oo uu bixiyay Lataliyaha amniga Qaranka ee Itoobiya, Redwan Hussein, kaas oo si faahfaahsan uga hadlay heshiiska Addis Ababa ee u dhexeeyay maa mulka Somaliland iyo Itoobiya. CC/shakuur oo qoraal soo saaray ayaa sheegay inuu daawaday wareysiga ninkaas oo laga sii baahiyay Telefishenka Dowla dda Itoobiya, wuxuuna sheegay inuu soo koobay 5 qodob oo muhiim ah, kuna aadan heshiiska badda ee ay la galeen Somaliland. Xildhibaanka ayaa qiray inuu Redwan Hussein bannaanka soo dhigay arrimo qarsoonaa oo ku aadan heshii skaasi, gaar ahaan badda ay la waree geyso dowladda Itoobiya.Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu ku kacay khiyaano qaran oo weyn, sida uu hadalka u dhigay.

"Halkan waxaa ku cad in Muuse Biixi uu ku kac ay khiyaano qaran. Weli fursad ayuu haystaa kaga laaban karo is-fagaradka, haddii kale waa in Baar lamaanka Somaliland uu danbi khiy aano ah ku soo oogo (impeach), xilka na ka qaado.” ayuu qoraalka ku yiri Warsame.

Hoos ka akhriso qoraalka oo dham meysti ran iyo arrimaha la qariyay + ‘khiyaanada uu ku kacay’ Muuse Biixi.

Lataliyaha amniga Qaranka ee Itoo biya, Red wan Hussein oo wareysi siiyay Telefishen ka Dowla dda Itoobiya ayaa sheegay shan qoddob oo muhiim ah,kuwaas oo kala ah-:

1- In Muuse Biixi ay kula heshiiyeen dhulka( La ga bilaabo xadka Itoobiya ee xuduudda dhulka ilaa inta ku aadan badda) taas oo ka duwan wixii uu shee gay Muuse Biixi oo ahayd in badda oo keliya ka kireyeen.

2- In aqoonsi u raadinta Somaliland laga wadah adli doona oo keliya marka ay Somaliland saxiixdo heshiiska bixin ta dhulka iyo badda.

3- In an weli laga heshiinin saami ga Somaliland laga siinayo shirkadda diyaarada ha ee Ethiopia airli ne. 4- In sidookale aanan laga heshiinin lacagta lagu kireynayo dhulka iyo badda.

5- In ay doorteen dhanka Lughaye, 20 kilomitir na ay ka badan karto dhulka ay rabaan. Wuxuu int aa raaciy ay in tareen iyo waddo laami ah ay ka dhisi doonaan badda ilaa xadka Itoo biya.

Halkan waxaa ku cad in Muuse Biixi uu ku kac ay khiyaano qaran. Weli fursad ayuu haystaa kaga laaban karo is-fagaradka, haddii kale waa in Baarla maanka Somaliland uu danbi khiyaano ah ku soo oogo (impeach), xilkana ka qaado.

Sacuudi Carabiya oo soo farogeli say xiisadda ka dhex oogan Somalia iyo Itoobiya

Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ay aa Shalay toos usoo fara gelisay xiisadda dibloma asiyasade ed ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoo biya, taas oo ka dhalatay heshiis kii ay xukuumada Addis Aba ba la gashay maamulka Somaliland. Safiirka Riyad u jooga Muqdisho Axm ed Bin Maxamed Al-Mawlid oo la kulmay ra’iisul wa saare Xamza ayaa u caddeeyay mowqifka dowladd iisa, wuxuuna sheegay inay lama taabtaan tahay madax bannaanida dhuleed ee Soomaaliya, ayna garab taagan yihiin.

Dhankiisa ra’iisul wasaare Xamza oo madasha ka hadlay ayaa D/Sacuudi Carabiya uga m ahadcel iyay taageeradeeda& garab istaagga ilaali nta madax-banaannida, gobannim ada iyo midnim ada dhuleed iyo shacab JFS Intaas kadib 2da mas’uul ayaa ka wada-hadlay arrimo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka iskaashi ee u dhexeeya labada dal iyo fur sadaha maalgashi ee jira maadaama dalkeena laga cafiyay deyntii.

Danjire Axmed Al-Mawlid ayaa shaaca ka qaad ay in ay dowladda Sacuudigu ay diyaar u tahay furs adaha maalgashi ee ka jira Soomaaliy, iyo taagee ridda DFS ee dhinacyada mashaariicda kala duwan ee horumarineed oo dalka laga hirgel iyo, isagoo si gaar ah u ballanqaaday ay ka qaybqaadan doonaan xasillinta.

Horay Madaxweynayaasha Masar, Turki ga, Qat ar iyo madaxweyne ku xigeenka Midowga Yurub ay uu taleefo onka kula xiriiray madaxweyne Xasan Sh.saacadihii lasoo dhaafay, dhamaantood waxay Soomaaliya ku taag eereen mowqifka adag oo ay ka istaagtay xadgudubka Itoobiya.

Si kastaba, heshiiska magaalada Addis Ababa ku dhex-maray maa mul ka Somaliland iyo Itoobiya ayaa dhaliy ay caro xoogan iyo cambaareyn caal ami ah, maadaama uu xadgudub ku yahay qaranim ada iyo madax ban naanida JFS

W/Arrimaha Gudaha XFS oo G/Shacabka horg eeyay Hindise sharciyeedka Ilaalinta & Taaku laynta Barakacayaasha

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federa alka iyo Dib u heshiisiinta XFS Md. Axmed Macalin Fiqi ayaa Shalay horgeeyey Golaha Shacabka ee BFS Hindise Sharciyeed ka Ila alinta Iyo Taakulaynta Baraka cayaasha.

Md. Axmed Macalin Fiqi, W/ Arrimaha Gud aha ee Sooma aliya ayaa ugu horreyn u mahadceliyay guddoonka iyo Xildhibaannada BFS isaga oo sidoo kale akh riyay Cutubyada iyo Qodobada uu ka kooban yahay Hinside Sharciyeedka Ilaalinta Iyo Taakulaynta Bar ak acayaasha.

Hindise Sharcciyeedkan oo lagu magacaabo "Hindise-Sharciyeedka Sharciga Ilaalinta & taaku la ynta Barakacayaasha ee 2023”, Wuxuu ka koo ban yahay 12 Cutub iyo 30 qodob oo ku qoran 30 bog, waxaa uuna Md.Fiqi oo ka hadlayay ahmiyadd iisa ka yiri " in Muwaadiniintaas Barakacayaasha ah;

(A). Laga ilaaliyo in ay la kumaan wax xad gudub ah ee kasoo horjeeda Xuquuqdooda asaasiga ah ee ku xusan Cutubka 2aad ee Dastuurka kmg.

(B). Laga badbaadiyo falalka danbi ay u geeysan ayaa kooxaha wax ma garadka ah oo ka tirsan bulshada.

(C). Loo helo barnaamijyo iyo mashaariic lagu taakuleeyo oo noloshooda lagu horuma riyo isla markaana loogu helo xal waara, sida in dib loogu nooleeyo deegaannadoodii hore ama dib u dejin loo gu sameeyo goobaha ay u barakeceen iyo wixii kaleba.

(D). Iyo in Iskaashi caalami ah laga yeesho guud ahaan sidii barakacayaasha loogu heli lahaa mash aariic iyo barnaamijyo loogu samee ynaayo xal waara sida: dib u dejin, dib u deegaamayn iwm. Iyo

(E). Waxaa muhiim ah in laga hortago bar akaca iyo sababaha keeni kara oo uu sharcigu si cad u tilmaamayo

Ugu Dambayn, Wasiir Fiqi ayaa Xildhibaa nnna da ka codsaday iyaga oo tixgelinaya duruufaha jira oo ay ka mid yihiin; baahida wayn ee Hay’adda Qa xootiga Iyo Barakacayaa sha u qabto Sharci ay ku maamusho Barakaca yaasha Dalka Soomaaliya, musiibooyinka, in dad la eg 3.8 Milyan oo qof ay Shalay gurya hooda ka barakceen, gacansiiinta lo ola diyaar yahay, kuwa soo gurya noqonaya iyo arr mo kale in ay ka gutaan waajibaadka dastuuriga ah oo ay ansixiyaan.

Hindise Sharciyeedkan ay soo gudbisay Wasaa radka ayaa waxaa ay golaha wasiirrada ee XFS ansixiyeen 27 Oct 2023.

DOWLADDA OO XALAY SHAACISAY IN DUQEYN LAGU LA AYAY SARAAKIIL IYO XUBNO BADAN OO KATIRSAN AL SHABAAB

Taliska Ciidamada Xooga dalka Soomaaliy eed oo kaashanaya saaxiib ada caalamiga ah ayaa Xa lay Duqeymo dhanka cirka ah ku dilay 26 xubn ood oo mid ka mid ah uu ahaa horjoogihii kooxdaasi.

War kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in howlgalkaan ayaa Xalay laga fuliyay meel u dhaw Deegaanka Jeex-jeex Ee G /Mudug oo kooxdaan ay ka qoteen godad, waxayna si doo kale ay isku ilaalinayeen dhul kayma ah, Shalay ilaa Xalay waxaa dultaag naa diyaaradaha dagaa lka. Xalay ayaa diyaa radu duqeysay iyagoo godad ka ka soobaxay maadaama ilaa Shalay ay Isku qar inayeen dhulka ka hoos, sida warka dowladda lagu sheegay.

CiidamadaXDS iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa laba jibaaray howlgallada dhulka iyo cirka ah, waxa ana Shalay Howlgalkii dagaal Ee ka dhacay Mudug kooxda Al Shabaab la sheegay in looga dilay in ka badan 50 ruux oo malee shiyaad ah, waxaana laga weeraray dhulka iyo dusha sare.

Sidoo kale Duqeynta ayaa lagu bur buriyey ga ari Deyno ah oo ay la Socdeen Horjogayaal iyo da gaalama yaal ka tirsan Khawaarijta Dowladda ayaa sheegtay in maalmaha soo aadan la soo afjari doono Howlgalka ka socda G/M udug, gabi ahaan Al Shabaablaga suuli doono Go obaha ay ka qote en godadka ay gabaadka moodeen.

Diiwaan gelinta musharaxiinta Mada xweynaha Puntland oo Garoowe ka socota

Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa noqday Mu sharrixii u horreeyey oo guddiga doorash ada B/Pu ntland ka qaata shahaadada Mu shar raxa Madaxw eynaha. Mu shar axiinta kale ee illaa hadda is diiwaan geliyey ayaa waxaa ka mid ah Ca bdiweli Maxamed Cali Gaas, Xasan Shire Abgaal iyo qaar kale.

Diiwaan gelinta musharaxiinta ayaa ka socota xarunta guddiga doorasho oyinka B/Puntland ee M/ Garowe iyadoo la filayo iney musharaxiin kale isdiiw aan geli yaan.

Musharaxa Madaxweynaha ayaa laga rabaa inuu bixiyo lacagta diiwaan gelinta oo dhan $30Kun oo doollar, sidoo kale mush araxa madaxweyne kux igeenka ayaa isna laga doonayaa $15Kun oo doollarWaxaa mudada diiwaangelintu soc onayso ay tahay labo berri oo kala (5-6) Janaayo/2024 sida uu sheegay guddiga doorashada, saaca do kooban ayaana ka haray mudada kama dambe ysta ah ee diiwaan gelinta.

Doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa la filayaa iney dhacdo 8da bishan Jana ayo oo ku be egan Isniinta soo aadan, waxaana M/Garowe ka soc da olole xoogan iyo kala jiidasho ay musharaxii ntu ugu jiraan Xil dhibaanada wax dooranaya.

Dowladaha Talyaaniga iyo Holand oo ka hadlay khilaafka Itoobiya & Somalia

Dowladaha Talyaaniga iyo Holand ayaa siyaabo kala gooni ah uga hadlay heshiiska xad gudubka ah ee itoobiya la gashay Somal iland. Safaaradda Tal yaaniga ee Soomaaliya oo barteeda X (Twitter-kii hore) ku tixraacday ba aqii M/Yurub ee ku aadanaa khilaafka Itoobiya iyo Soomaaliya.

"Talyaaniga waxay la wadaagt aa baaqa M/Yurub ee taageerada buuxda ee midnima da, madax ba nnaa nida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya”. ayaa lagu yiri war ka soo ba xay safaarada talyaaniga

Dalka Holand/Netherland ayaa sidaas si la mid ah bartiisa X ku muujiyey mowqifkiisa dal ahaaneed ee ku aaddan arrinkan.

"Netherland waxay ku biiraysaa Saaxiibada caal amiga ah si aan u xaqiijino in aan si buuxda u taage ers annahay midnimada, mada xbanaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soom aali ya”.ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay dowlada Talyaaniga.

Talaabada Itoobiya ayaa waxaa horey uga hor yimid dalalka Mareyk anka, Yurub, Turkiga, Carabta iyo qaar ka mid ah dalalka Afrika, iyadoo Jab uuti la filayey iney qaadato mowqif adag oo ay ku taageere yso midnimada Somalia taasoo aan dhicin.

Liiska Musharaxiinta u taagan xilka madax tinimo ee Puntland oo la shaaciyay (Magac yada)

Guddiga doorashada Madaxweynaha Punt land & kuxigee nkiisa ayaa Shalay shaaciyay liiska ras miga ah ee musharrixiinta xilka Mada xweynaha & Madaxweyne ku xigeenka Puntl and. Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu shaaciyay liiska rasmiga ah ee musharrixiinta buuxiyay shuruudaha ay gaara yaan 11 mush arax Madaxweyne iyo 11 musharax Madaxw eyne ku xigeenka .

Dhammaan musharrixiinta Xilka Madaxwe ynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka ayaa lagu wargeliyay in ay Axadda berri ah oo ku beegan 7 Jan 2024 hor yimaadaan Baarlamanka si ay Hadal-jeedinta u sameeyaan.GOLAHA WAKIILADA

Guddiga Doorashada Madaxweynaha & Mada xweyne Ku xigeenka

Ref: GDM&MK/DPL/002/2024

Sabti, 6th Janaayo, 2024

مجلس النواب

Ku:- Musharixiinta Madaxweynaha & Madaxweyne ku xigeenka DPL

Garoowe

Og: Dhammaan Xubnaha Golaha Wakiillada DPL Garoowe

Og:- Guddoonka Golaha Wakiilladda

Garoowe

Ujeeddo:- Liiska Rasmiga ah ee Musharixiinta Madaxweynaha & Mada xweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland

GUDDIGA DOORASHADA MADAX WEYNA HA & MADAXWEYNE KU XIGEENKU:

MARKUU ARKAY:- Dastuurka DPL Qodobadiisa 64-aad & 78-aad

MARKUU ARKAY:- Xeerhoosaadka Golaha Wak iillada DPL Qodobadiisa 3-aad & 37-and

MARKUU ARKAY:- Qoraalka Summadiisu XGGW /DPL/002/2024 ee magacaabida Gudd iga tahay ku saabsanayd Doorashada Madax weyna ha & Mada xweyne ku xigeenka DPL

MARKUU ARKAY: Habraaca Doorashada Mada xweynaha Madaxwe yne ku xigeenka DPL &

WUXUU SOO SAARAY:

Liiska Rasmiga ah ee Musharixiinta Madax weyn aha & Madaxweyne ku xigeenka Dawla dda Puntl and, kuwaas oo buuxiyey dhammaan shuruudihii lo oga baahnaa, waana sidan:

B. Musharixiinta Xilka Madaxweyn aha Dawladda Puntland

1. Dr. Guuleed Saalax Barre

2. Amb. Axmed Ciise Cawad

3. Adam Shiikhdoon Cali

4. Xasan Shire Cabdi

5. Axmed Siciid Aw-Nuur

6. Gen. Asad Cismaan Cabdullaahi

7. Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed (Faroole)

8. Mursal Aadan Sheekh-doon

9. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas

10. Abshir Cumar Jaamac (Huruuse)

11. Saciid Cabdullaahi Deni

T. Musharixiinta Xilka Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland

1. Cali Cumar Caarshe

2. Eng. Maxamuud Axmed Xasan

3. C/fataax M/mud,X.Cumar Camay

4. Faarax Cabdi Dhalac

5. Jaamac C/hi Maxamed (Caydiid)

6. Jaamac Faarax Xasan

7. Daahir Maxamuud Muuse

8. Ilyaas Cismaan Lugatoor

9. Faarax Cawad Jaamac

10.C/raxman M/xmud M/xed (Dhoore)

11. Cabdisalaam Bashiir Cabdisalaam

Waxaa dhammaan musharrixiinta kor ku xusan lagu wargelinayaa in ay u soo diyaar garoob aan hadal jeedinta musharrixiinta oo ku astay san Axad, 7th Janaayo, 2024 iyo doorashada Madax weynaha iyo Madaxwe ynaha oo ku astaysan 8th Janaayo, 2024.

Wada Shaqayn Wacan

Xildhibaan Cabdiweli Yuusuf Warsame

Guddoomiyaha Gudiga Doorashada

Madaxweynaha & Madaxweyne ku xigeenka DPL


Aqlabiyadda Xildhibaannada Baarla manka Somaliland oo War ka soo saaray heshiiskii Itoobiya

War-Murtiyeedka ay soo saareen Isbaheys iga Aqlabiyadda Xildhibaan nada Golaha Wakiillada Somaliland; 1-In ay xildhibaanadani u midoobaan waajib gudashadooda dast uuri ga ah si loo gaadho himilooyinka qarankan ee kala ah: Aqoonsi, hor umar, iyo nabad.

2-In ay xoojiyaan la-xisaabtanka Waaxda Fulinta oo ku dhereran xadka iyo baaxadda Dastuurka iyo xeerarka dhaqan-galka ah iyagoo si gaar ah xooga u saaraya dhinacyada arrimaha nabadgelyada iyo difaaca, doorasho oyinka, heshiisyada iyo is-afgara dyada caalamiga ah, iyo maamulka maaliy adda iyo ilaalinta hantida Qaranka. 3-In ay xaqiijiyaan hirgelinta heshiis kii soo afmeeray m urankii doorasho oyinka isla markaana hubiyaan in Doo rashooyinkii Madax tooyada iyo Urur ada Siya asadda ee ku muda ysnaa Bisha 11aad ee 2024 ay ku qabsoo ma an wakhtigoodii

4-In arrinta Gobolka Sool lagu soo dab aallo wada hadal, nabad iyo hannaan siyaasi ah.

Ugu dambayn:

1-Dalka JSL waxa uu leedahay hayado Dast uuriya oo ku yimid doorasho shacab, waxaa nan halkan ku can baaraynaynaa farge linta joogtada ee Dawlada Somaliya.

2-Xildhibaanada Aqlabiyadda Gola ha Wakiil adu waxay go,aansade en in qaraar gole lagu soo saaro jawa abta ku haboon siyaasaddaa guracan ee Som alia kula dhaqanto Soomaal iland.

3-Waxay ka sugayaan Madaxwe ynaha JSL in, si waafaqsan Qod.53aad, Faq. 3aad, ee Dastuurka, uu Golaha Wakii lada degdeg usoo gaadhsiiyo he shiisy ada iyo is-afgaradyada uu saxeexay ee aan weli Goluhu ansixin, gaar aha an is-afgaradkii Itoob iya ee dhawaan dha cay.

Xildhibaanada Aqlabiyadda Golaha Waki iladu waxay Eebbe uga baryayaan umadda reer Somalil and guul iyo gobonimo, ifka korki isa iyo aakhir aba.ALLAA MAHAD LEH

CABDIRAXMAAN MUXUDIIN DHALOWEYN ‘GEESI KU DAYASHO MUDAN’ (WARBIXIN)

Inta aannu gudagalin xogta warbixinta aann mar ka hore dulmarno taariikhda iyo soogaalka Degm ada Ceeldheer, Madaxdii gumaystihii Talyaaniga ayaa ku booriyay in dadkii ku noolaa Mareeg ay ka guuraan kuwaas oo marka laga reebo Talyaaniga isugu jiray Hindi, Carab iyo beelo kale oo soomaa liyeed,

Hindidii iyo Carabtii ayaa u hayaameen magaaloy inka Cadale, Xamar iyo Baraawe halka reer Mare egii asalka ahaana ay u soo baqooleen dhinaca deegaanka Ceeldheer oo xiligaas ahaa meel ay ku yaaleen Ceelal oo kaliya, Sida ay sheegayaan dadka yaqaan taariikhda degmada Ceel-Dheer.

Magaalada Mareeg oo aheyd saldhigii sedexaad ee maamulkii Talyaaniga dalka Soomaaliya ku lahaa ayaa aheyd magaalo leh daaro qadiimi ah cimrigoo dana lagu qiyaasay ilaa afar boqol oo sanadood & kuwo talyaanigu dhisay kuwa as oo intooda badan weli ka taagan halkaas, waloow qaark ood aad u gaboobeen hadda na waxaa weli bed qaba sida, Gurigii Shadoor warsame cali oo aad Caan u aga ahaa Magaalada Mareeg iyo Masaajidkii Sh. Da’ud Culusoow, Saldhigii booliska, Xabsigi, Musawac, Xafiisyo, iyo guryo fara badan, Magaaladan oo ah mid ku dheresan xeebta Mareeg ayaa weli waxaa ku dhaqan dad u badan kaluu maysato & xoolo dhaqatada asalka ah.

1959kii waxaa sii xoogeystay dadaalkii lagu doo nayo in Ceel-Dheer laga dhigo Degmo, Cali Gedi Shadoor & wax garad kale, dadaalkaasi oo markii dambe lagu guuleystay ayaa waxyaa bihii suurto galiyay waxa ka mid ahaa iyada oo dadka ku dha qan halkaasi ay tiro ahaan u qalmayeen in ay hela an maamul degmo iyo weliba mashaariic ay ka mid ahaayeen Saldhig Boolis, Guriga Gudoomiyaha, Xabsiga, Cisbitaalka iyo xarumo kale oo uu maal geliy ganacsade weyn AUN Cali Gedi Shadoor, 196 0-dii waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay degma nim ada Degmada Ceeldheer, taasi oo in muddo ah ay wadeen waxgaradka degmada oo ay hogaamin ayeen Allaha u raxmadee, Geedi Shadoor & rag kale.

Madaxdii Soomaaliyeed ee booqashada ku tag tay Degmada Ceel-Dheer waxaa kale oo ka mid ahaa Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, oo xiligaa isna Ra’iisul Wasa are ahaa, Sidoo kalane waxaa labo jeer booqasho ku tagay Madaweynihii Hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre ee mu dada 21ksano ka talinayay dalka Soomaaliya, SIYA ASADDA. sanadka 1954 dii ka hor waxaa dalka Soomaa liya ka jiray maamulkii Talya aniga ahaa ee A.F.I.S ( Adminstrizione Fuduciario Italiano Della Somalo) Maamulkaas ajnabiga ah waxaa la shaq ayn jiray Niman Soomaaliyeed oo loo yaqiin (Con siglio Teretoriale) degmo kastana waxay ku lahaan jirtay wakiil waxaana Ceeldheer wakiil uga ahaa Md Cusmaan Xaaji Maxamed Afrax. Xilgaas oo siyaasiy iinta Sooma alyeed u kala qabsanaayeen labo xisbi oo waaweyn kuwaas oo kala ahaa Lego oo doona ysay in dalku helo madaxbanaani & Pro Italian oo u ololeyn jirtay in uu sii jiro maamulka Talyaaniga ahaa ayaa waxaa xusid mudan in dhamaan siyaasiy iinta Ceel dheer ay ahaayeen Lego.

Haatan aan gudagalo xogta warbix inta, Geesigii khaarijiyay Bashiir Ciidle oo ahaa Ninkii har iyo ha been laga joogi waayay deegannada bariga Galgad uud iyo koofurta Gobolka Mudug ee dhiigga Musl imka baneeys tay, qof kale maahan ee Mujaahid Cabdiraxman Muxudiin Dhal aoweyn, waxa uu sam eeyay taariikh aan horay uga dhicin dalka intiisa ka le, waxa uuna90-KM masa afo dhan oo ka soo bila abatay Deegaanka Hulcaduur oo Degmada Ceel dheer ka tirsan ilaa Deegaanka Galdhabo oo isna ka tirsan Degmada Xarardheere hoos takta ee Gob olka Mudug ayuu kaligiis inta baxay ku soo toogtay horjoogihii ka tiranaa Kooxda Khawa arijta ah ee Al-shaab, islamarka ana u qaabilsanaa dhibaateynta dadka Deegaankaasi, bal eeg Wiikaasi gee sinimad iisa markuu dilay ayuu hadana ka soo qaateen, ka na soo furtay qoray noociisu yahay Ak47 ah iyo Qas nadishiisiiba.

Dadka deegaanka oo Wakaaladda Wararka ee SONNA la hadashay ayaa sheegay in Dhagarqab ihii Bashiir Ciidle uu dilku uu ka dhacay deegaan la gu magacaabo tore-boore oo u dhow Tuulada Gald gabo oo ka tirsan Deg mada Xarardheere ee Gobo lka Mudug, waxaana waqti Casir liiq ah oo markaasi meeshaasi lagu aasay Allaa ha u naxariistee Marxu umad Axado Xasan dilix ayuu Geesi Cadiraxmaan Muxudiin Dhaloweyn oo la soo baxay Bistoolad Jeegada uga dhuftay Dhaqar qabe Horjooge Bashiir Ciidle, kadib dilka ayaa ka soo qaatay Qorigiisii oo ahaa nooca loo yaqaan AK47 ah iyo Qasanadihi isiiba, wuxuuna ku soo laabtay Degmada Ceeldheer isagoo nabad qaba, waxay Dadka Deegaanka ayaa Wakaaladda Wararaka ee SONNA u sheegay in Kooxda Khaw aarijta ah ee uu ka tirsanaa ay Maalin dambe qaateen Meydka Bashiir Ciidle, waxaana la gu aasay meel u dhaxeysa Deegaannada dhalwo iyo jowle oo labaduba ka tirsan Degmada Xarardhe ere.

Degmada Ceeldheer ayaa Geesi Cabdiraxmaan Muxudiin si mug iyo miisaan leh waxaa ugu soo dhawe eyay General Cali Caraaye Caddow ‘Gacma dulle’ iyo Saraakiil ka tirsan kuwa deegaanka iyo kuwa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. "Walla ahi Walalkeeyow waxaad mudan tahay taallo qaran iyo billad geesi haddad inta tagtay deegaanka Gal dhabo ku so cibadeysaty Khawaarijkii ugu weynaa ee shacabka deegaannadaasi dhiba tada ku hayay, Ummada Soomaaliy eed duco iyo darajo Rabbi ha kugu galado, Geesi qaran taariikhda ayaa ku xusi doonta”, sidaasina waxaa yiri Wiil dhallinyaro ah oo degan Degmada Ceeldheer, kaasi oo u adeysan waaye waxa uu ku hayay Dhagarqabe Bashiir Ciidle.

Dhaqarqabe Bashiir Ciidle iyo Khaw aarij kale waxa ay laba todobaad ka hor ku dileen deegaanka Howdleey oo ka tirsan Degmada Ceeldheer 4 Wiil oo uu ka mid ahaa mid ay dhagar qab aha Walaalo ahaayeen, wuxuu ahaa mid ku dhibaateeya magaca Koo xda Khawaarijta ah.

Shirib:

~Bahalkii bulsho qaad ahaay

Waxaa bireeyay Wiil barbaar

~Beesheyda joogto boos mareeg

Baashaalya dhaclo woow bilaash.

Dhinaca kale Haweenka ka soo jee da Deg mooyin Ceeldheer iyo Xarar dheere ayaa deeq isu gu jirta Saad & Xoolo nool ku Wareejiyay Ciidam ada Qaranka & kuwa dib u xoreeynta Deeg anka ee ku sugan Degmada Ceeldhe er, iyagoo ugu talaga lay inay u muuji yaan Ciidamadaasi is-barbar istaag iyo dhiirigalin, islamrkaana ay diyaar ugu yihiin wax walba oo lagu xoojinayo dagaalka lagula jiro kooxda Argagixi sada ah ee Al-shabaab.

Sidoo kale Xildhibaan Yaasin Far eey oo ka mid ah Xildhibaanada Baarl ama anka Jamhuuriyadda Fderaalka Soo maaliya ayaa Deeq Xool nool ah gaarsiiyay Ciidanka Xooga Dalka iyo kuwa Xaq u dirirka Deegaanka ee ku sugan Dagmada Ceeldh eer ee Goba lka Galgaduud, isagoo ugu talagalay in uu ku barbar istaago dagalka xaqa ah ee ay kula jiraan Kooxda Khawaarijta ah, waxaana dhammaan deeqahaasi guddoomay Gen, Cali caraaye Caddow, mahacelin ballaaranna u jeediyay Haweenkii iy mas’uulkii soo dhiibay deeqdaan wax ku oolka ah, isagoo xusay inay wax ka tari doonto moraalka ciidamada Qalabka Sida. By :-Ruush Abdullahi

XIGASHO:-SONNA.SO

Banaanbax looga soo horjeedo damaca Itoobiya ee Badda Soomaaliya oo ka dhac ay M/Burco

Kumannaan shacab ah oo ka careysan damaca D/Ethiopia ee Badda Soomaaliya ayaa màanta isugu soo baxay M/Burco ee xarunta Gobolka Tog dheerShacabka Burco oo ka careysan heshiis be naadka is afgaradka ee ma daxweynaha waqtigiisa dha maaday ee Muuse Biixi Ca bdi iyo R/w//ha Itoo biya Ab iy Ahmed Ali ayaa isugu soo baxay waddoo yinka M/Burco, kuw aas oo si weyn uga soo horje ystay damac gurracan ee Itoobiya ku doonee yso badda soomaaliya.

Ka qeybgalayaasha banaanbaxa ayaa muuji yay dareenkooda ku aadan sida ay uga soo horjeedaan isku daygaasi,iyagoo sheegay in aysan aqbali doonin in taaka kamid ah dhulka iyo badda soomaal iya midnaba aan la siin karinItoobiya.

Maal mihii la soo dhaafay waxaa ka dhacay guud ahaan dalka dibad baxyo waa-weyn oo looga soo horjeeda heshiis benaadka Itoobiya ay la gashay Somaliland,waxena shacabku mujiyeen sida aan marnaba loo aqbali karin ku xadgudubka qarannima da ummadda Soomaa liyeed.

Wasiirka G/dhigga Somaliya oo Shacabka Som aliyeed kaga tacsiyadeysay Geerida abaan duuli hii guutada 18-aad ee Gorgor

Wasaaradda W/G/dhigga ee XFS Md.C/dir Maxamed Nu ur ayaa Shacabka Somaliyeed kaga tacsiy adeysay geerida abaanduulihii guutada 18-aad ee gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka Somaliy eed G/le Cabdi Maxamed Suulnuug oo Shalay ku shahiiday dagaal ka dhacay gobolka Mudug.

Wasiirka ayaa qoraal ka soo baxay ku yiri "Wa xaan Shacabka Soomaaliyeed la wadaageynaa in uu Shahiidey Shalay walaalke ena G/le Cabdi Max amed Suulnuug oo ahaa Abaanduulihii guutada 18a ad ee GorGor ee CXDS. waxaan u tacsiy ad eyne ynaa Ehelk iisa, CXDS iyo Dhammaan Shacab ka Soomaa liyeed, waxaan shahiidka Ilaahey SW uga barineynaa inuu Janadii Firdowso ka wara abiyo.”

AUN G//le Cabdi Maxamed Suulnuug ayaa u ge eriyooday dhaa wac ka soo gaaray dagaal ay ciida madda dowladda oo kaashanaya ciidan ka daraawii shta Galmudug ay kaga sife ynayeen khawaarijta deegaano yar oo ay ku dhuumaaleysanayaan G/Mudug. Waxaana Dagaalkaan oo uu hoggaamin aayey Taliye suulnuuge maalmihii dambe lagu xorre eyay deegaano badan oo ay shacaka dhibaate ynayeen cadawga khawaarijta.

AUN Taliye suulnuuge waxaa uu ku suntanaa ge esinnimo, waxaana lagu xusuusan doonaa sidii uu naftiisa ugu soo huray difaaca dalka iyo shacaka ee ay khawaarijtu dhibaata da ku hay een. Waxaana uu u taagna inuu ka xorreynta khawaarijta ee dalka.

Itoobiya Oo Ku Adkeysatay Dhaqan Galka Heshiiskii Bada Ee Somaliland

D/Itoobiya ayaa mar kale Shalay difaacday Is-fa garadka ay la gashay Somaliland ee sida xooggan ay uga hortimid dowladda federaalka Soomaaliya.

Is-afgaradkan ayey Somalila nd ku sheegtay inay marin-bad eed 20 km ah kaga kiraynayso Itoobiya muddo 50 sano ah, hal ka Itoobiya ay Somailand "u fidinayso aqoonsi.”

Redwan Hussain, oo ah la-taliyaha amniga qaranka ee ra’iisul wasaaraha Itoo biya Abiy Ahmed Ali, ayaa wareysi gaar ah oo uu Shalay siiyey warbaahinta dowladda ee Ethio pian Broadcasting Corporation (EBC) waxa uu ku she egay in falcelinta [caalamiga ah] ee ka dhalatay is-afagaradka "aysan aheyn wax ays an fileyn.”

Redwan ayaa difaacay go’aanka ay Itoob iya is-afgaradka kula saxiixatay Somali land.

Waxa uu ku dooday in "inkasta oo Somalil and aysan helin aqoonsi buuxa, ay horey he shiisyo ula saxiixatay dalal kala duwan, oo ay ku jiraan he shiisyo horumarin dekado.”

Waxa uu tixraacay heshiiskii la saxiixay 2017, ee Itoobiya, Shirkadda dekadaha Dubai ee DP Wo rld iyo Maamulka Dekadaha Somal iland ee la xirii ray Dekadda Berbera.

Si kastaba, DFS ayaa is-afgaradka ku tilmaa mtay "da an-daansi” ay Itoobiya ugu xadgudbe yso madax-banaanida Soomaaliya, waxayna ka cods atay QM & M/Afrika inay kulamo deg deg ah ka yeeshaan arrintan.

Xasan Sheekh oo Dorraad salaaddii Jimc aha kadib khubad ka jeediyey Masaajidka Ma daxtooya da, ayaa sheegey in dhulka Sooma aliya "aanan lagu bedelan karin dano gaaban.”

Lloyd Austin oo galay xaalad adag lana dhigay maalmo Isbitaal qeybta xaalada deg dega

Xoghayaha Difaaca ee dalka Maraykanka, Lloyd James Austin ayaa la sheegay in lagu baxnaaniyo Isbita alka Milliteriga ee The Walter Reed National Hospital ee Gobalka Mary land, oo Jiho ahaan dhanka W/Galb eed ka xiga magaallada Washin gton DC.

Barta Internetka ee Telefish inka NBC News waxa uu ka soo xigtay 2 Sarkaal oo ka tirsan Maamulka Maraykanka inuu Xo ghaye Lloyd Austin la dhigay Isbitaalka, isagoo Qeybta Dary eelka Khaaska ee Intensive Care Unit (ICU) ku jiray muddo Afar maalmood ah.

Isniintii hore oo ay taariikhdu ahayd Kowda Jan uary ayaa la dhigay Isbitaalka, kadib, markii uu cab asho xanuun ka keenay Habra aca Daawo oyin loo qoray oo u socday, iyadoo Qaliin lagu sameeyey.

Xoghayah Warfaafinta ee Waaxda Difaaca Maraykanka ee The Pentagon, Sareeye Gaas Pat Ryder ayaa waxa uu Habeen hore oo Jimco ahayd si rasmi ah u shaaciyey in Lloyd Austin well ku jiro Isbitaalka Milliteri ee The Walter Reed National Medical Center. Isbitaalka la dhigay Lloyd Austin oo 70 jir ayaa waxay ku soo beegantay Xilli ay Xiis ado Colaadeed ka aloos an yihiin Mandiqada Bariga Dhexe, kadib, Dagaalka XAMAAS iyo Israel.

Tan iyo inta uu ka soo bogsanayo Lloyd Austin waxaa Hawlaha Wasaara dda Difaaca Maraykanka sii rasmi ahaan u wadi doonta Ku-Xigeenkiisa, Kathleen Anne Holland Hicks.

Si kaataba, Khamiistii la soo dhaafay, Madaxw eyne Joe Biden iyo Xoghaye Lloyd Austin waxay bi xiyeen Amarkii Duqeynta ee lagu dilay Taliye Mal eeshiyo taabacsan dowla dda Iran oo ku sugnaa Ca asimada dalka Iraq ee Bagdad.Dowladda Iraq wax ay cambaaray say Dilka asi, iyadoo Guddi u xil saartay Qor shaha Deg dega ee ciiddanka Caalam iga ee Isbahaysiga Milliteri ee Maraykanka uga wada huleeli lahaa yeen gudaha dalkaasi

.W/T Ustaad Nuradin Abukar.

Mid ka mid ah Maxaabiistii Israa’iil looga heystay Gaza oo geeriyooday

Mid kale oo ka mid ah israaiiliyiintii lagu haystay M/Gaza ayaa dhintay sida uu sheegay ururka la hay stayaasha iyo dadka la la’yahay ee Israel. Koo xda ayaa ku dhawaaqday geerida Tamir Adar oo 38 jir ahaa, iyadoo aan faahfaahin dheeraad ah laga bixin hase ahaatee wararka qaar ayaa sheegaya inuu ku baxay duqey maha Israel.

Adar waxa uu ahaa jiilka 3 aad ee ku noolaa degaanka kibbutz ee koonfurta Israa’iil oo ilaa 40 qof laga afduubay 7dii Oktoobar.Waxaa lagu tilmaamay inuu aha ay aabbe leh 2 caruur ah oo yaryar iyo Xaas. Ayeeyadiis, Yafa, oo sidoo kale la afduubay 7-dii October, ayaa noqotay mid ka mid ah la-haystaya asha sida weyn loo aqoonsan karo, waa 85 jir ka mid ahayd kooxdii ugu horreysay ee la haystaya ashii la sii daayay intii lagu jiray xabbad joojin mud do gaaban socotay oo dhex martay Israa’iil iyo Xa maas bishii November.

Ka hor inta aan la shaacin geerida wiilke eda Tamir Jimcihii, D/Israa’iil waxay rumays nayd in 132 la haystayaal laga soo bilaabo 7dii Oktoobar lagu haysto Gaza, kuwaasoo 108 ka mid ah loo male ynayo inay nool yihiin. Tirada dadka la qafaashay 7-dii October oo Isra a’iil ay aaminsan tahay in ay dhinteen oo weli lagu hayo Qaza ayaa ah 25 qof, sida uu xafiiska Ra’iis al Wasaare Benjamin Netany ahu sheegay.

Trump oo qarka u saaran in laga reebo doora shada Mareykanka ee sanadkan

Maxkamada sare ee Mareykanka ayaa sheegtay inay dhageysan doonto dacwad taariikhi ah oo lagu go’aamin doono in Donald Trump uu u tartami karo madaxtinimada dalka Mareykan ka iyo in kale.

Garsoorayaasha ayaa isku raacay in la qaado racfaanka Mr. Trump ee ka dhanka ah go’aanka Colorado ee looga saarayo doorasha da 2024 ee gobolkaas. Kiiska ayaa la dhageys an doonaa bisha Febraa yo, waxaana xukunka uu ka dhaqan geli doonaa dalka oo dhan.

Caqabadaha dhanka sharciga ah waxay ku xiran yihiin in wax ka beddel ka dastuurka ee xilligii daga alladii sokeeye uu Mr Trump ka dhigayo mid aan u qalmin inuu isu soo shar axo.Dacwooyin ka socda gobolo badan ayaa doo naya in Trump loo diido doorashada, iyaga oo ku andacoonaya in uu ku lug lahaa kacdo onno rabsh ado ka dhacay dhismaha dawlad da ee Capitol saddex sano ka hor.

Wararkii u dambeeyey dagaalka milateriga Israa’iil iyo Xoogaga

Weerar dhanka cirka ah oo ay Israa’iil qaaday ayaa lagu dilay ugu yaraan 18 qof oo Falastiin iyiin ah ka dib markii ay duqeyn la beegsatay guri ku yaal M/Khan Younis ee koonfurta Qaza.

3 qof ayaa lagu dilay dhowr kalena waa lagu dhaaw acay weerar kale ay Israa’iil ku qaadday guri ku yaalla M/Deir el-Balah ee Qaza barta maha dhulka Falastiin. Iska horimaadyo ba’an ayaa laga soo sheegay M/Nablus ee daanta galbeed ee la heysto iyo xerada qaxo otiga Shu’fat ee la heysto ee Bariga Quddus iyadoo ay socdaan duullaanno ay ciidama da Israa’iil ku qaadeen.

Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in ay duqaymo xagga cirka ah, taangiyada iyo madaafiicda ku gara ac een bartilm aameedy ada Xisbullah ee koonfurta Lubnaan Jimcihii. Ugu yaraan 22,600 oo qof ayaa lagu dilay 57,910 kalena waa lagu dhaawacay wee ra rrada Israa’iil ee Gaza tan iyo 7-dii Oktoobar.

Xerada qaxootiga ee Jabalia ee waqo oyiga Gaza ayaa waxaa buux dhaafi yay daadad ka dib markii roo bab mahiigaan ah ay ka da’een, sidoo kalena ay xiran yihiin adeegyadii dowladda hoose. Biyaha wasaqda ah ayaa ku qulqulaya xerada, oo hoy u ah kumannaan qof, taasoo keentay cabsi laga qabo cudurrada faafa.

Q/Midoobay ayaa sheegtay in Gaza ay noqot ay mid aan la degi karin ka dib saddex bilood oo dag aal ah. Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maray kanka Antony Blinken ayaa ku sugan dalka Turkiga halkaasoo la filayo inuu madaxw eyne Recep Tayyip Erdogan kala hadlo dagaa lka Gaza. Blinken waxa kale oo uu booqan doo naa dhawr wadan oo kale oo Bariga Dhexe ka hor inta aanu aadin Israel iyo Daanta Galbeed ee la haysto toddobaadka soo socda.

Qoysaska lix qof oo lagu qabtay weerarkii Xam aas ee 7-dii October ayaa gaaray dalka Qatar si ay ra’iisul wasaaraha dalkaas ugala hadlaan dadaalla da lagu sii daayo maxaabiista harsan.

Rwanda, Chad iyo Jamhuuriya dda Dimu qra adiga ah ee Congo (DRC) waxay si cad u beeniye en inay wax wada xaajood ah la galee n Israa’iil oo ku saabsan barakicinta Fala stiiniyiinta ee Gaza ee

dalalkooda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip