
HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 16-KA DICEMBAR 2023-KA
Md .Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya saxiixa Heshiiskii ku biiritaanka Daladda Bulshada Bariga Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soo maaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu ho ggaaminayo oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa dalka Mareykanka
ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa dalka Uganda uga qeyb g eli doona munaasa bad, si rasmi ah loo gu saxiixayo ka mid noqoshada Soomaaliya ee Dalladda Bulsh ada Bariga Afrika oo dhawaan ay ku biirtay.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soo maaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa in uu khudbad dheer ka jeediyo muna asaba dda, taas oo uu uga mahad celin doono Madaxda dalalka ku jira Dalladda Bulsh ada Bariga Afrika.
Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa in ta uu ku sugan yahay dalka Uganda wa xaa uu la ku lmi doonaa Madaxweynaha dalka as iyo Madaxda kale ee ka qeyb galeysa munaa sabadda.
Gud. Baarlamaanka oo ka hadlay arimaha wax ka badalka Dastuurka.
Gudoomiyaba Baarlamaanka Soomaaliya ahna ku simaha Madaxweynaha Soomaaliya Aadan Mado obe ayaa ka hadlay arimaha Dastuurka iyo wax ka badalkiisa xili uu ka qeybgalaa yay Xaflad Shirkada Hormuud soo qaban qaabisay.
"Dastuurku maaha wax ko ox gaar ah leedahaye ,waa das tuur umadeed,waxaan sameyn doonnaa dhageysi dadweyne,Dalku inuu kala.shaki ka baxaan rabn aa”ayuu yiri Gudoomiye Adan Madobe
Hadaba faahfaahinta hadalada Gudoomiyaha ka daawo muuqaal uu soo diyaariyay Tv-ga Universal
Madaxweyne Deni iyo Senator Faroole oo ka shiray khilaafka doorashada Puntland
Waxaa saacadihii la soo dhaafay kulan gaar ah ku yeeshay Magaalada Garoowe ee Xarunta Gob olka Nugaal madaxweynaha mud do xileedkiisa dha maadka yahay ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni & Madaxwey nihii hore ee Puntland Senator Cabdiraxmaan Faroole.
Kulanka ayaa labada dhinac waxaa ay uga hadleen xaaladaha Guud ee Puntland, mur anka la xir iira doorashada ee weli ka taagan degaannada maamulka Puntland iyo arrimo kale.
Madaxweynihii hore ee Puntland Senator Cabd irax maan Faroole ayaa ka dalbaday Madaxweyne Sac iid Cabdullaahi Deni in uu xal u raadiyo dhameynta khilaafka yare e weli kajira doorashada, isla marka ana wada-hadallo uu la furo siyaasiyiinta mucaa radka Puntland.
madaxweynaha muddo xileedkiisa dhama adka yahay ee Puntland Saciid C/hi Deni ayaa wararka aan helnay waxaa ay sheegayaan in uu dhankiisa aqbalay go’aanka uu u soo jediy ay Senator Cabdir axmaan Faroole.
Wararka kale aan heleyno ayaa waxaa ay shee gayaan in qaar kamid ah Isimada dhaq anka Punt land dhankooda ay wadaan dadaalo ku aadan sidii doorashada Madaxweynaha & Madaxweyne kuxige enka Puntland iyo tan Xildhibaannada ay si wanaa gsan oo lagu wada qanacsan yahay u dhici laheyd.
Dhowrkii Bilood ee la soo dhaafay ayaa waxaa muran uu ka taagan yahay doorashada Pun tland kadib markii Madaxweyne Saciid C/hi Deni uu sheeg ay in uu qabanayo doorasho qof iyo cod ah, hayeeshee siyaasiyiinta mucaarad ka ay sheegeen uu uga gol leeyahay muddo kororsi uu ameysanayo. Soomaaliya oo dib u hanatay xuquuqdeedii baa hinta Dayax gacmeedka Isgaarsiinta
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa ku guulaysatay soocelinta xaqa ay Soomaaliya u leed ahay in ay hesho khayraadka meeraha dayax-gacm eedka baahinta isgaarsiinta. Guu shan, oo tilmaama ysa dhammaadka geeddi -socod adag oo socday muddo sanad ah,si waafaqsan ujeeddooyinka qaraar ka 559 ee Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) waxa ay horumar u tahay dhinaca isgaarsiinta dalka.
Magaalada Dubai oo uu ka soconayo Shirweyn aha Isgaarsiinta Raadiyaha Adduunka waxaa toddob aadkan lagu qabtay munaasabad loogu dabbaaldag ayo guusha ay 31 dal oo Afrikaan ah ka gaareen inay dib u hantaan kheyraadkooda dayax-gacmeed ka ee ay hore u haysteen shirkado iyo dalal kale, iyadoo Soo maaliya ka mid tahay dalakii ku guuleysa tay inay dib ula wareegaan khey raadkooda dhin aca isgaarsiinta dayaxgacmeedka.
"Ballanqaadkii iyo dadaalkii aan kala go’a lahayn ee aan sameynay sanadkii la soo dhaaf ay ayaa ku soo dhammaaday guushan, taasoo muujineysa sida aan ugu heellan nahay horum arinta isku-xirka iyo ka abayaasha teknoolaji yada dalka,” ayuu yiri Maaree yaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Md. Mustafa Yasiin Sheekh.
Guushani ayaa horseedeysa in horumar dheeri ah laga gaaro dhinaca isgaarsiinta dayax-gacmeed ka, waxayna suurtogelineysaa in dayax-gacmeedka looga faa’iideysto sidii isgaarsiinta loo gaarsiin lahaa dalka oo dhan. Waxay sidoo kale u gogol xaaraysaa xoojinta iskaashiga caalamiga ah ee isgaarsiinta, gaar ahaan dalalka Afrika. Soocelinta kheyraadka dayax-gacmeedka waxay horumar weyn ku soo kor dhin doontaa qeybaha isgaarsiinta, warbaa hinta, iyo guud ahaan dhaqaalaha dalka.
"Waxaan soo dhoweynayaa guusha dalke enu ka gaaray soocelinta kheyraadka baahinta ee dayax gacmeedka isgaarsiinta. Waxaana ku ammaanayaa hay’adda iyo kooxdii ka shaqeysayba guushan taar iikhiga ah iyo inaan ka mid noqonno 31ka dal ee Afr ika ee ka soo gudbay halbeegyadii la asteeyay,” ay uu yiri Wasiirka Isgaarsiinta & Teknoolijiyadd Soo maaliya, Mudane Jaamac Xasan Khaliif.
Guushan laga gaaray baahinta isgaarsiinta daya xgacmeedka ayaa ka dhigan waa cusub oo u baryay adeegyada ku shaqeeya isgaarsiinta iyo teknolojiya da, taas oo saameyn toos ah ku yeelan doonta gee di-socodka horum arka qaranka.
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay kiiska shilka ee uu ku lug leeyahay wiilkiisa
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Max amuud ayaa sheegay in wiilkiisa uusan ka soo cara rin dalka Turkiga, kaddib markii shil geystay dhima sho uu ku galay magaalada Istanbul, waxaana uu intaa ku daray in uu wiilkiisa kula taliyay in uu dib ugu laabto oo uu isku soo taa go maxkamad.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi siinayay wakaaladda wararka ee AP ayaa u sheegay in wiilkiisa oo 40 jir ah, oo dhaqtar ah uu muddo ma almo ah kusii sugnaa goobta uu shilku ka dhacay ee magaalada Istanbul.
"Wuxuu ahaa shil. Muu cararin, ee waxa uu u qabsaday qareen u doodaya,” ayuu yidhi Madaxwe ynaha oo intaas ku daray in aanu jirin wax amar ah oo lagu xirayo wiilkiisa.
Wuxuu sheegay madaxweynuhu wiilkiisu inuu ganacsi ku leeyahay dalka Turkiga.
"Waxaan kala hadlayaa inuu dib ugu laabto oo uu horyimaado maxkamadda. Laakiin wiilkayga waa nin weyn, "go'aankiisana isaga ayaa iska leh - laakiin taladaas ayaan siinayaa," ayuu raaciyay. Madax weynaha ayaa u tacsiyeeyay qoyska Gocer.
"Waxaan rabaa inaan fursadan uga faa'iida ysto inaan tacsi u diro qoyska Gocer, oo aanan garanayn si aan ula xiriiro. Waxaan la wadaa gayaa murugada geerida wiilkooda.
"Waxaan sameyn doonaa wax walba oo aan awo odo si aan u xaqiijiyo in wiilkeyga uu ixtiraamo sharc iga Turkiga, uuna hor istaago maxkamadaha dalka Turkiga," ayuu yiri madaxweynaha Soomaaliya oo wareysigaas ku sheegay xarunta Qaramada Midoo bay, halkaas oo uu kusoo bandhigay qorshaha amni ee dowladdiisa.
Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa ugu dambayn sheegay inuu Turkigu yahay dal walaal la ah Soom aaliya, islamarkaana uu ixtiraameyo shuruucda iyo caddaaladda iyo nidaamka garsoor ee dalkaas.
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka qeyb galay shir Xasaasi ah oo ka dhacay Riyadh
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Ibrah im sheekh Muxudiin ayaa magaaalada Riyadh ee Boqortooyada Sacuudiga kaga qeyb-galay shirka ta liyayaasha ciidamada militariga ee isbaheysiga dala lka islaamka ee la dagaalanka argagixisada oo soomaaliya xubin ka tahay.
Shirkan ayaa diirada lagu saaray qorshaha fog ee la dagaalanka argagixisada, waxaana kasoo qe yb galay shirka dowladaha xub naha ka ah Isbahaysiga Isla amka ee la dagaalkanka argag axisada iyo dowladaha taag eera.
Shirkan ayaa u ahaa mid muhiim u ah dalkeena Soomaaliya, waxuuna ku soo dhammaaday shirkan guul iyo in Soomaaliya laga taageero la dagaalanka argagaxisada iyo ciribtirayo fikirka argagixisada
Dhanka kale Taliye Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa Sacuudi kulan duceedyo kula qaatay taliyaaha ciidanka xoogga ee dalalka Sacuudiga, Kenya, Jabuuti, iyo Xogayaha guud ee Isbahaysiga islaam ka, waxa uuna ugu warbixiyey guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab.
Isbaheysiga dalalka islaamka ee la dagaalanka argagixisada ayaa la asaasay sannadkii 2015 waxa ana ku mideysan 45 dowladood oo Soomaaliya ka mid tahay, argagaxisada ayaana meelaha dhibka ku hayaan waxaa ugu horeysa Soomaaliya. ay ku xooggan yihiin.
Xasan Sheekh oo kulan miro-dhal ah la qaa tay Victoria Nuland iyo Samantha Power
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan She ekh Maxamuud oo kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka ee magaalada Washington, ku sim aha Xoghayaha Difaaca dalkaas Marwo Victoria Nuland.
Xasan Sheekh ayaa kala had lay Victoria Nuland xoojinta xiriirka iskaashiga labada dal ee dhinacyada amniga, la dagaallanka argagi xisada, kor u qaadista taagee rada Mareyk anka ee dib u habaynta hay’adaha amn iga Sooma aliya iyo ka jawaabidda xaaladda bini’aa dantin imo ee ka dhashay isbaddalka cimilada.
Dhanka kale, Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Garga arka Maray kanka (USAID) Danjire Samantha Power ayaa la wa daagay saamaynta taaban ee ka dhalatay Roobka Dayrta ee sida xad dha afka ah uga da’ay dalka.
Waxa uuna muujiyay muhiimadda kordhi nta taageerada dowladda Mareykanka ee Soo maaliya ee arrimaha dowlad-dhiska, wax ka qabashada saa maynta isbaddalka cimmil ada iyo horumarinta kaab ayaasha nolosha bul shada.
Abwaankii waynaa ee Hurre Walanwal oo Burco ku geeriyooday
Abwaan Cismaan Ibraahin Warsame (Hurre Wal anwal) oo kamid ahaa bahda suuggaanl ayda Soo maaliyeed ayaa ku geeriyooday mag aalada Burco isaga oo 75 jir ah.
Abwaan Hurre oo ay walaalo ay ahaay een Abwaankii Wayn aa ee Maxamed Ibra hin Wars ame Hadra awi oo 18, 8, 2022 Hargaysa ku geeriyo oday, waxa uu sannadkii 1948 ku dhashay maga alada Caynaba gudaheeda, halkaasi oo uu ku nolaa ilaan10 jirkiisii, intaa kadibna waxa uu u wareegay nolosha miyiga iyo xoolo raacatonnimo.
Mar uu waraysi siiyay Muuq-baahiyaha Xukuum ada Somaliland, waxa uu sheegay in uu barbaarnim adisii ku qaatay agagaarka Ceel ka Ballidhiig iyo Buu hoodle, isaga oo sheeg ay in uu tirinta suuggaanta bilaabay isaga oo 9 jir ah.
Abwaanka ayaa ku caanbaxay heesaha jiibta iyo jaanta leh, ee Soomaalidu badiba caanka ku tahay, xiligii uu yara waxa uu shee gay in heesaha loo ade egsan jiray haasaawaha hablaha iyo in mararka qaar qabiiladu isku dacaayadeeyaan ama isku amaann aan.
Waxa uu dhallinyaronimadiisii kamid ahaa dhall inyaro reer miyi ah oo ay dadku ku naana ysi jireen Orgi-naagood kuwaasi oo u banbaxay tumista ciya araha dhaqanka iyo heesaha, isla markaana habeen walba u socdaali jiray reera ha ay ku tuhmaan in ay hablo joogaan iyaga oo hees ka dul tuman jiray, hablahana heeso jiib iyo jaan leh kula haasaawi jiray haddii ay usoo baxaaan.
"Waxan ahaa geel raac iyo orgi-naagood ciya arta uun tuma oo habeenbaa meesha laga tumayo uun taga" Ayuu Abwaan Hurre Walan wal ku shee gay waraysiga uu siiyay Muuq-baahiyaha Xukuum ada Somaliland.
Hurre waxa uu caanbaxay ka dib hees ay gago ci yaareed iskugu tiriyeen gabadh iyaduna suggaan ya han ah oo la yidhaaCambaro Nuux Maxamed oo re er Buuhoodle ah dhamaadkii lixdamaadkii.
"Wakhtiga heestaasi aniga iyo Cambaro na dhex martay 1967 ayay ahayd, Cambaro qurux da waxay kaga qaalisanayd, waxay ahayd gab adh han wayn, Cambaro ninka ay la hadasha awr ayuu qali jiray habeenkii, waxay ahayd gabadh xikmad badan, wa xay ahayd 17 jir ana 19 jir baan ahaa" ayuu Hurre ka sheegay goob fagaare ah sannadkii 2011.
Abwaanka ayaa intii uu nolaa doorwayn ka qaat ay horumarinta Suggaanta Soomaaliyeed, isaga oo dhiirigalin jiray ciyaaraha kala duwan ee murtida leh
DFS oo sheegtay inay mamnuuc tahay in Dalka la soo geliyo Fikir Shiici ah
Soomaaliya ayaa daboolka ka qaaday inay dalka mamnuuc ka tahay in la soo geliyo fikira shiicada.
Wasiir ku xigeenka Awqaafta Xukuumada Soomaa liya Saalax Shariif oo khudbad jimcaadkii Dorraad ka hadlaayay Masaajidka ayaa arintaan ka dhawaajiy ay.
Waxaa Soomaaliya ka ma mnuuc ah in la soo galiyo Fikir Shiici ah "ayuu yiri Wasiir ku xi geenka
Masuulkaan wuxuu intaasi ku daray inay Dowladu talaabo ka qaadi doonto cid kasta oo ay ku cadaato talaabo nuucaasi ah. "ma ogilin wax kasta oo lagu kala qeyb inaayo dadkeena oo hada duruufo nool,walaalayaal ma wax aan aqbaleynaa fikir shiico in dalkeena la soo geliyo waa maya”ayuu mar kale yiri wasiirka
Wasiir Saalax wuxuu carabka ku dhuftay inay jiraan kooxo isku dayay falkaani isagoona ku celc eli yay in Dowladu gacan adag ku qaban doonto kooxahaasi.
"dowalda Somalia way ka go’an tahay arintaasi ,kooxdii isku daydana ,bentooda ha ahaato ama kis yara oo lacaga haka been sheegaan ama runtooda ha ahaato oo ha cadeystaan,waxaan ku qaban gacan adag hadii Alle idmo”ayuu mar kale yiri Wasiir Saalax Shariif.
Soomaaliya iyo Jarmalka oo kala saxiixday Mash ruuc lagu maalagalinayo ilaaha wax-soo-saarka ee dalka
Waxaa Iska kaashanaya barnaamijkan dowlaha Soomaliya oo ku matalayso Hay’adda Gargaara iyo jarmalka oo ka wakil ah Banigga horumarinta (KWF), iyada oo hadafka laga leeyahay ay tahay sidii loo kobcin lahaa awooda bankiyadda Soomaaliyeed in qeyb weyn ka qaataan horumairnta bulshada qeyba heeda kala duwan, waxuuna mashruuca kor u qaada yaa Qeybo kala duwan sida beeraha, -xoolaha, kaluumaysiga, Waxbarashada, Caaf imaadka iyo Dalxiiska,
Madasha waxaa ka qeyb-galay Maxaxda DFS, Bankigg-yada dalka iyo masuu’alayiin kale. Heshii skan ay wada gaareen Gargaara iyo iyo KWF waxa uu ahniyadd u leeyahay bulshada nugal si kor loogu qaado dhaqaalahooda.
Guddoomiyaha Hay’adda Gargaara Suleym aan Cabdil Ducaale ayaa warbaahinta u faahfa ahiyay muhiimada ay mashriicda maalgalinta dalkeennu u leedadahay.
"Ujeedada laga leeyahay barnaamijkan waa in awoodiinna kartidiinna iyo Aqoontiinna xaga lacag bixinta ay kor u kacdo si aad ugu dhiirataan,tiina aad heysataan ee dheeraadka ah ee tan kabadan inaad bixisaan iyada naftirkeda aad maalgalin ku same ysaan, waxaan idin sheegayaa dalka waa dal faqri ah shaqo la’aan baa jirta dhibaatooyinka ugu waa weyn ee xitaa nabadgalyada Dorraad dhaawa caya waxaa kamid ah dhaqaale xumida iyo shaqo la’aanta dhalinyarada” Ayuu sheegay Dr Suilayman
Agaasimha Guud ee Hay’adda Istaatiskada Qar anka Sharmaake Maxamed ayaa ayaa sheegay in waddanka fursado badan tan ka ballaaran ay wadda kusoo jiraan tasoo mudna an siinayso horumarka bul shada iyo shaqa Abuurka.
"Sharaf gaar ayey ii tahay inaan goobjoog aha ado oo aan ka soo qeybgalo xafladan lagu saxiixayo heshiiska (KWF)lala galay tani waxay mudnaan siineysaa horumarka bulshada iyo kobaca shaqo abuurka, ka Hey’add ahaan wad shaqeynta ayaan la yeelan doonaa Gargaara ” ayuu yari Mudane Sharmake.
Guddoomiyaha Midowga Bangiyada Soomaaliya (SBA) Md.Shirwac ayaa dhankiisa soo dhaweeyay daddaalka dowladda Sooma aliya, gaar ahaan Hay’adda Gargaara iyo dowladda KWF ee Jarmalka , wuxuuna tilmayay in howlaha socda ay ka turm ayso soo nool aynta hay’addaha Dhaqaalaha dalka sida Bangiyada.
Waxaan balanqaadeynaa wada shaqeynta dhan keenna laga filaayo,waxaan rajeyneynaa inaan ka soo bixi doono,Gargaarana naguma cusbo waan la shaqeynaa ee kaliya waxaa cusub qeybtaan kale (KWF) waxuuna heshii skan ku soo aaday waqti munaasib ah oo deyn cafinta loo dabaaldagayo, Insha Allah gacanta waan furi doonnaa dadbadan ayaa ka faa’idey san doono oo shaqo abuur heli doono.” Ayuu hoosta ka xariiqay Shirwac.
Hay’adda Gargaara Lt, oo isku xirta hay’add aha maalgalinta, dowladda iyo Aduunka ayaa waddo daddaalo lagu horumarinayo bulshada qeybaha muhiim u ah adeegyada buslahda.
Mashruucaan ay kala saxiixdeen dowladda Soomaaliya iyo Jarmalka waaa ku baxay 17.7 million oo Euro ah.
Xukun adag oo lagu riday Masuul hore lagu helay in Al Shabaab la shaqeenayay
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soo maaliya ayaa Dorraad xukun adag oo xabsi ah ku riday guddoomiye kuxigeenkii hore ee arrimaha bulshada ee degmooyinka Hodan iyo Xamarweyne Abuukar Salaad Maxamuud oo lagu helay in Al Shabaab la shaqeeyay.
Abuukar Salaad Maxamuud ayaa lagu soo eed eyay in uu ka tirsan yahay kooxda Al Shabaab uuna u qaabilsanaa dhoofinta iyo soo celinta xubno ka tirsan Al Shabaab, gaar ahaan kuwa dhaawaca ah ama xanuunsan.
Xeer Ilaalinta maxkamadda ayaa sheegtay in Abuukar sanadkii 2021 ka deegaanka Ugunji ee Sh /Hoose ah iska xaadiriyay si u bilaabo xiriirka Al Sha baab, isagoo maraya horjooge ay qaraabo ahaayeen oo Al Shabaab ka tirsan oo lagu magaca abo Cabdullahi Ibraahim.
Garsoorka Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo waqti ku filan siisay dhinacyada dacwadda ayaa ugu dambayn Dorraad ku xukuntay, Abuukar Salaad Maxamuud shan sanno oo xabsi ciidan ah.
Puntland iyo Khaatuma oo laga reebay tartanka Kubadda Cagta G/Banaadir iyo D/Goboleedyada
Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Soo maaliya iyo Xiriirka Kubadda Cagta ayaa wadajir u shaaciyey waqtiga rasmiga ah ee la qaban doono tartanka Kubadda Cagta Gobolka Banaadir iyo Maa mul Goboleedyada 2023-ka.
Sidoo kale waxaa kullankan lagu shaaciyey tir ada kooxaha Rasmiga ah ee tartanka ka qeyb gale ysa, waxaana kullankan kasoo qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xildhibaan Maxamed Barre Maxa muud Gudoom iyaha Xiriirka Ser Kubbadda Ca gta Mudane Cali Cabdi Maxamed ” Cali Shiino” iyo Gudoomiyaasha ciyaaraha maamul Gobol eedyada.Ugu horeyn waxaa kullanka lagu shaaciyey in tartanka Kubbadda Cagta Gobolka Banaadir iyo Ma amul Goboleedyada si rasmi ah loo qa bto 29-ka bi shan oo ku beegan maalin jimco ah, iyada oo tart anka lagu ciyaari doono Muq disho.
Tartanka waxaa ka qeyb galaya kooxaha Gobol ka Banaadir, Hirshabelle, Koonfur Galb eed, Galm udug iyo Jubbaland, waxaana laga reebay Maamul ka cusub ee Khaatuma iyo Dowlad Goboleedka Puntland.
Sidoo kale waxaa la kordhiyey tirada ciyaartoo yda kooxaha oo markii hore ahayd 22 ciyaartooyda, sanadkan waxaa la dhigay 25 ciyaartooy, waxaana xusid mudan in weli dowladda Soomaaliya aysan sirasmi ah u faah faahin sababta Maamulka cusub
ee Khaatuma iyo Puntland looga reebay tartanka.
Laba jid gooyo oo uu DENI u dhigay Xasan Sheekh oo la jiiray iyo xujo weyn oo hortaalla
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hal sano iyo lix bilood jooga xafiiska. Tan iyo markii uu dib ugu soo laabtay maamulka Villa Somalia ma uu san helin wada-shaqeynta maamulka Puntland oo waxaa dagaal aan qarsooneyn ku qaaday Saciid Cabdullaahi Deni.
Deni iyo Xasan ayaa isku khilaafay qoondada kursiga ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. Puntland ayaa dagaal rasmi ah iclaamisay markii uu Xasan Sheekh joogay xafiiska dhowr billood.
Waxay ka baxday shirarkii Golaha Wadatashiga Qaran, waxay muddo kadibna ku dhawaaqday inay cilaaqaadkii u jartay dowladda federaalka Soomaal iya, waxayna wasiiradeeda ka joojisay dhamaan howlihii wada-jirka ahaa ee dowladda federaalka ah iyo maamul goboleedyada iyo inay sidoo kale wa siiradeedu tagaan magaalada Muqdisho.
Shaqooyinka wada-jirka ah, gaar ahaan kuwa la xiriiray arrimaha maaliyadda, kheyraad wadaaga iyo amniga ayaa muhiim u ahaa barnaamijka deyn-cafinta iyo in la qaado cuna-qabateynta hubka, maa daama marwalba reer galbeedku adkeynayeen muhi imada jiritaanka wada-shaqeyn laba heer dowladeed ah iyo xasilooni siyaasadeed, si loo gaaro dhamey stirka labadaasi arrimood.
Saciid Deni iyo maamulkiisa si cad ayay u sheeg een inay diidam yihiin in qodobadaasi hadda la dhameystiro illaa laga xalinayo tabashooyinkooda, waxaana Xasan Sheekh u dhigeen dhowr jidgooyo oo dib loogu dhigayo arrimahaan, laakiin Xasan She ekh ayaa qaaday olole ay Puntland ka maqan tahay si uu u dhameystiro qabyadii uu ka tegay shan sano kahor.
Waxaa la sheega inuu wakiiladda beesha caala mka ku qanciyay in uusan khilaafka aheyn mid dowl adda dhexe iyo Puntland ah, balse uu yahay arrimo shaqsi ah, taasi oo lumisay dareenkii uu Deni ka fila ayay inay beesha caalamka siiso diidmadiisa.
Waxay ahaayeen laba arrimood oo waaweyn, waxaa la aaminsan yahay in haddii diidmada Saciid Deni suuq ka heli laheyd dhanka beesha caalamka, inuu markaas Xasan Sheekh ku qasbanaan lahaa inuu raadiyo Deni, laakiin Xasan Sheekh oo laba jeer madaxweyne noqday kana macaamil iyo cilaaqaad badan dhamaan siyaasiyiinta kale ee Soomaalida oo aan iyagu fursad intaas le’eg helin ayaa jiidhay dham aan isbaarooyinkii uu Deni u dhigay, wuxuuna 1-dii bishaan xaqiijiyay in dalka laga qaado cuna-qabate yntii hubka ee saarneyd 31 sano, markalena wuxuu habeen hore ku guuleystay in Soomaaliya laga cafiyo deyn dhameyd ku dhowaad 5 bilyan oo dol larka Mareykanka, taasi oo Soomaaliya lagu lahaa tan iyo markii ay qaadatay xornimada.
Sida ay iskugu aaday Xasan Sheekh ma farxad gelinayso Saciid Deni, oo malaha u muuqda in wa ayo-aragnimo iyo baaxadda cilaaqaadka loo shee gtay. Weli xiriirka dowladda federaalka ah iyo maa mulka Saciid Deni ma hagaagsana.
Laakiin wax walba oo wada-jir ku xirnaa ayuu Xasan Sheekh sidoodii u wata, wuxuuna keenay guu llo wax ku ool. Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu kal xukunkiisi hore ahaa nin lagu cabsiiyo tabashada maamul gaar ah, laakiin wuxuu hadda la yimid dab eecad taas ka duwan.
Wuxuu dhinaca kale dhulka isku dhigay afarta ma amul goboleed ee kale, si uu qabyadiisa u dha meystiro. Qoddobka saddexaad ee hadda diirada u saaran madaxweyne Xasan Sheekh waa inuu dhameystiro dastuurka. Saciid Deni meel adag ayuu iyadana ka taagan yahay oo waa diiday sida uu Xasan Sheekh u wado howshaas. Laakiin in midda an looga adkaan karo Deni iyo inkale waxaa ka hore ysa doorashada Puntland oo uu Saciid Deni dha waan ku dhawaaqay inay dhac eyso 8-da Janaayo ee 2024.
Cutubyada ugu horeeya ee doodda dastuurka Soomaaliya ayaa baarlamaanka la horgeyn doona badhtamaha bisha Janaayo. Natiijada madaxtinim ada doorashada Puntland iyo doodda dastuurka waa laba xaaladood oo marna is riixaya, marna isku xiran
Maxay kula tahay adiga?
XIGASHO:-CAASIMADDA.NET
Erdogan oo Biden kala hadlay joojinta Dagaalka Gaza
Madaxweynaha Dalka Turkiga Erdogan ayaa qa dka Taleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Marey kanka Biden,isagoo kala hadlay arin ku saabsan dagaalka Gaza.
Erogan ayaa u sheegay in Madaxweynaha Marey kanka inay mas’uuliyad taariikhi ah ka saaran tahay in xabad joojin laga gaaro Gaza
Intii lagu guda jiray wicitaanka uu la yeeshay mad axweynaha Marey kanka Biden,
Madaxweynaha Turkiga wux uu xusay in xabbad joojin la gaari karo haddii Marey kanka uu kala laa bto taageerada shuruud la’aanta ah ee Israa’iil. Erdogan ayaa sidoo kale uga digay Biden in dag aalka Israel uu yeelan karo cawaaqib xun oo caalami ah.
Saddex qof oo isku qoys ahaa oo ku dhintay qarax "Nin Ugaas ayaa ka mid ah”
Inta la xaqiijiyay saddex qof ayaa ku dhintay, sad dex kalena way ku dhaawacmeen, ka dib markii uu qarax haleelay gaari ay la socdeen dad rayid ah.
Gaariga ayaa ku safrayay waddada xiriirisa Deg mooyinka Dhadhaab iyo Garissa ee Gobolka Waqo oyi Bari Kenya, gaar ahaan inta u dhaxeyso deeg aanada Bogyar iyo Dam Ege.
Gaarigan oo noociisu uu ahaa Land Cruiser ayaa haleelay qarax lagu aas ay waddada dhinacee da, sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka.
Saddexda qof ee qaraxa ku dhintay oo isku qoys ahaa ayaa waxaa ka mid ah Ugaas Amiin Ugaas Xasan, kaas oo si weyn looga yaqaanay Gobolka Waqooyi Bari. Ugaaska ayaana ka mid ahaa Oda yaasha Dhaqanka ee Soomaalida Kenya.
Labada qof ee kale ee qaraxa ku naf waayay ayaa lagu kala sheegay nin ay Ugaaska walaalo yih iin iyo wiil uu Ugaaska dhalay, oo darawal ka ahaa gaariga, laguna magacaabi jiray Fu’aad Farey.
Ma jirto cid sheegatay masuuliyadda qaraxan, ba lse waxaa si dhow loola xiriirinaya maleeshiyada Al Shabaab.Shabaabka ayaa marar badan Gobolka Soomaalida ka gaystay qaraxyo ay dad fara-badan ku dhinteen.
Wasiirka Difaaca Kenya iyo Culimada Mandheera maxay isku haystaan?
Wasiirka Difaaca Kenya Aa dan Barre Ducaalle ayaa maalmo ka hor Mandheera ka sheegay hadal ka careysiiyay Culumaa ’udiinka Ahlu suna wal-jameca kaasoo keenay hadal heyn badan oo dhanka baraha bulshada iyo warbaahinta Kenya. Culumaau’duunka Suufiyada ama Ahlu suna ayaa ka dalbaday Wasiir Aadan Ba rre Ducaale inuu raali gelin ka bixiyo hadalka ay ka caroodeen. Wasiirkaan ayaa mar uu ka qeyglayay furitaanka Masjid cusub oo laga hirgeliyay Mandheera wuxuu ka yiri Masaajidka maamulkiisa yaan loo dhiigin Suufiyada iyo Takfiirka. Ugu danb eyn Wasiirka ayaa garowday qaladka ka dhacay aq bayna inuu raali gelin ka bixiyo,wuxuuna si cad raali gelin uga bixiyay warkaasi gafka ahaa ee ka dhacay.
Israa’iil oo sheegtay in dagaalka ay kula jirto Xamaas uu socon karo dhowr bilood
Wasiirka Difaaca Israa’iil Yoav Gallant ayaa u she egay la taliye Jake Sullivan oo ka socda marey kan ka in milatariga Israa’iil ay u baahan yihiin wax ka badan dhowr bilood si ay uga adkaadaan ururka Xa maas oo illaa hadda dagaallo culus ka wada aag agga ay ka imaanayaan weerarada ciidamada Isra a’iil.
Wasiirka ayaa intaa ku daray in dagaalada ay ka wadaan Gaza ay qaadan doonaan waqti dhe er,iIn kas ta Maraykanka uu Israa’iil cadaa dis ku saar ayo in muddo gaaban ay ku soo afjaraan dagaalka.
"Madaxweyne Biden ayaa doonaya in Israa’iil ay diiradda saarto sida loo badbaadiyo nol osha dadka rayidka ah” sidaasi waxaa yiri la taliye Jake Sullivan oo la kulmay r/wasaare Netanyahu.
Dhinaca kale ciidamada Israa’iil ayaa saac adihii u dambeeyay weeraro ka geystay Jenin iyo deeg aanno kale oo ka tirsan Marinka Gaza ,halkaas oo ay ku dileen 11 Falastiiniyiin ah.
Ugu yaraan 18,787 falastiiniyiin ah ayaa lagu dil ay weerarrada Israel tan iyo 7-dii Oktoo bar.
MSF: "Askarta Israa’iil ayaa Isbitaalka Jenin ku dhex dilay ilmo aan hubaysnayn”
Hay’adda samafalka ee Dhakhaatiirta aan xudu uda lahayn ee MSF ayaa sheegtay in ciidamada Isra a’iil ay qof aan hubeysneyn ku dileen Isbitaal ku yaa lla magaalada Jenin ee daanta galbeed ee la haysto, halkaas oo ciidamada Israa’iil ay wadeen hawlgal muddo ka badan laba maalmood.
Iyadoo la hadlaysay Al Jazeera, isuduwaha MSF Irene Huertas Martin ayaa ka warantay shilkii ka dhacay Isbitaalka Khalil Suleymaan:
"Caruurtu way ciyaarayeen, dhagxaanna way tuurayeen. Waxaan isku daynay inaan maareyno [xa aladda] sababtoo ah waxaan ogeyn in tani ay dhib aato noqon karto, laakiin marnaba kuma fikirin inay toogtaan ilmaha sababtoo ah wuxuu ku ciyaarayay gudaha dhismaha isbitaalka.”
Martin waxa kale oo uu tilmaamay in askarta Isr aa’iil ay toddobaadyadii la soo dhaafay si joogto ah uga joojinayeen bukaannada in ay helaan daawa ynta iyo sidoo kale in ay amar ku siiyaan shaqaala ha caafimaadka iyo darawallada in ay ka soo saar aan ambalaasyada.
Dhinaca kale, Ra’iisul Wasaaraha Spain ayaa ku celiyay baaq xabbad joojin ah oo ka soo baxay shir madaxeedka Midowga Yurub
Pedro Sanchez ayaa sheegay inuu rajeynayo in dalalka xubnaha ka ah ururka ay heshiis ka gaari do onaan xaaladda Gaza, wuxuuna ku celceliyay in Sp ain ay taageerto xabbad-joojin.
"Xabbad joojintu waa inay albaabada u furto diblomaasiyadda iyo xaqiijinta xal laba dawladood ah,” ayuu ka sheegay shir-madaxeedka Midowga Yurub ee Brussels. Ra’iisul wasaaraha ayaa marar badan ku baaqay xabbad joojin joogto ah, lana joo
jiyo dilalka ka socda Gaza.
MAXAY JABUUTI KA DOONEEN BO QOLAAL KUN OO ITOOBIYAAN AH?
JABUUTI Qoraalka sawirka,Sida Jabuuti ay u caawisay Afrikaanka kale Itoobiyaan bad an ayaa nolol u raads ada waddanka xeebta leh ee Jabuuti, iyaga oo qaarkood ka haka day safar halis ahaa oo ay ku tagi lahaayeen wadamada Bariga Dhexe.
Sidoo kale qaxooti ka soo cararay dalka Yemen oo ay dagaallo ka socd aan, askar dalal kala duwan ka timid oo xerooyinkooda millatari ay ku yaallaan, darawallada gaadiidka xamuulka qa ada, Aasiyaan dhisme ku jira iyo kuwo kale, ayay Jabuuti ku soo dhaweysay dalkeeda.
Jabuuti oo ah dalka keliya ee laga ga hadlo Far ansiiska ee Geeska Afrika, waxa ku xeeran wadamo luqadda Ingir iisiga u isticmaala luqadda shaq ada ama waxbarashada.
Aqoonyahankeeda ayaa sheegay in dalka Jab uuti oo ay ku xeeran yihiin dalalka Geeska Afrika ee ay colaaduhu aafeeyeen.
Sidaas darteed, waxaa jira tiro badan oo muha ajiriin ah oo Itoobiyaan iyo Eriteriyaan ah.
Gezashew Ghoshu, oo ah diblomaasi sare oo ka tirsan safaara dda Itoobiya ee Jabuuti, ayaa sheegay in tirada dadka Itoobiya ee ku nool dalkaas lagu qiyaaso 150,000 ilaa 200,000 oo qof.
Qaar ka mid ah aqoonyahannada reer Jabuuti ayaa tirada u arka in inta asi ay ka badantahay.
Inta badan muwaadiniinta dalkaas ayaa ku nool caasimadda Jabuuti. Marka laga reebo, Cali Sabeh, Dikil, Tajuura, Carta iyo Obok waa gobolla deeda.
Dalkan oo ah marin laga soo galo Itoobiya oo aan bad lahayn, ayaa waxaa ku nool tiro badan oo Itoobiyaan ah oo aan sharci haysan.
Ato Cali ayaa yiri "waa wadan ku haboon in bul shadeena ay ku nool aato”. "Gaar ahaan dadka ku nool bariga iyo waqooyi bari waxay Jabuuti u arkaan gurigooda labaad."
Waxa uu intaasi ku daray "Waa wadan wanaags an in laga shaqeeyo hadii si sharci ah lagu soo galo oo aad shaqeyso”. "Dad badan oo naga mid ah ayaa halkan ku koray oo ka shaqeeya”.
JabuutiMuwaadiniinta aan sharciga lahayn
Itoobiyaanku waxay u hayaamaan jihooyin kala duwan si ay nolol dhaan ta tan dalkooda u helaan iyagoo sii maraya saddex waddan oo jaar ah.
Suudaan ayay uga sii gudbeen Liibiya iyo Yurub, Kenya oo ay u sii gud been Koonfur Afrika iyo Jabu uti oo ay uga sii gudbeen Bariga Dhexe.
Dhanka kale, Ato Gezachew, oo ah dublamaasi u dhashay dalka Itoobiya, ayaa sheegay in inkastoo Itoobiyaanku dhowr sano ku noolaayeen Jabuuti, ha ddana ay ku adag tahay in ay helaan sharci degg enaansho.
Taasi waxay ku adkaysay inay carr uurtooda u diraan goobaha waxbar ashada.
Dowladda Jabuuti ayaa si bilaash ah ku siisay dhul dhan 4 hektar si ay iskuul ugu furaan jaaliyadda Itoobiya, waxa ana ay ku uruurinayaan lacag ay ku bilaabaan dhismaha oo ah 5 milyan oo dollar.
Sarifle - Haweenka Soomaaliyeed ee lacagaha sarifa
Waxa la arkayaa iyaga oo ku fadhiya kuraas caag ah oo boorsooyinkooda waaweyn ay ka ag muuqdaan, iyagoo ku teedsan hareeraha waddooyinka ciriiriga ah ee Jabuuti.Waxay ay halkaas ku sugaan mac miil kasta oo doonaya in uu lacag badasho, dadka deegaankuna waxay u yaqaaniin Sarifileyaal.
Lacagta waddamo badan ayaa lagu arki karaa boorsadooda ama laga heli karaa sarrifkooda, sida Doolarka, Euro, Pound, Faran Jabuuti, Birta Itoobiya, wm. Luuqad ahaan waxa ay isku day aan Amxaari aan badneyn iyo Ingiriis aan badneyn. Laakiin waxay door bidaan Af-sooma ali ama Fara nsiis, oo ah afafka hooyo. Ma cadda sababta ay haweenku u yih iin kuwa kaliya ee lacagaha qalaad ku sarrifa Jabuuti. Itoobiyaan ku hadla lix luqadood
Iyadoo Jabuuti looga hadlo luuqaddii ay ka dhaxleen gumeystihii Faransiiska, hadana waxaa jira dad badan oo ah muwaadiniin oo ku hadla Carabiga.
Dadkii hore ee dalka, Soomaali iyo Canfar, waxay leeyihiin afkooda hooyo. Waxay ku hadlaan af-soomaali iyo af-cafar.
Faris hooyadii iyo aabbihii waa Ito obiyaan. Waa lidiintiisa ayuu ka maqlay halka uu asal ahaan kasoo jeedo laakiin weligiis Itoobiya cag ma dhigin.
Wuxuu ku hadlaa Soomaali, Carabi, Faransiis, iyo Ingiriis.
Intaas oo dhan marka aan ka hadl eyno waxa uu sheegay in uu ka bartay bulshada uu la nool yahay iyo qaar uu dugsi ka bartay.
Faadumo, oo ka shaqeysa qaybta soo dhawe ynta ee hoteel, waxay sidoo kale si fiican ugu hada shaa luqadda Ingiriiska. Waqtigan xaadirka ah, wax aa muhiim ah in lagu hadlo Ingiriisiga si loo soo dha weeyo loona martigeliyo ma rtida ka socota wada mada Galbeedka ama kuwa aan Faransiiska ku hadlin. Waxay xustay in Ingiriisku yahay lu qadda diblomaasi yadda, ganacsiga, difaaca, socdaalka, warbaahinta, filima da iyo internetka.
JabuutiQoraalka sawirka,
Rootiga Itoobiya ee Jabuuti
Jabuuti waxaa ku yaal maqaayado waaweyn oo badan oo ay Xabashidu leedahay.
Huteelada Minilik iyo La fontaine waxay ku yaala an bartamaha magaa lada.
"Tani waa Jabuuti," Farris ayaa leh, isaga oo farta ku fiiqay aagga ay hotee ladu ku yaaliin.
In ka badan 600 oo kun oo qof ayaa ku nool mag aalada caasimadda ah ee Jabuuti oo keliya. Tani waa in ka badan kala bar tirada guud ee dadw eynaha dalka.
Rootiga ayaa lagu iibiyaa waddoo yinka Jabuuti qiimo dhan 100 Faran.
Foox, qaxwo cayriin ah iyo mid la shiilay, iyo uu nsi ayaa si joogto ah loogu heli karaa halkaas oo ay Itoobi yaanku la la jaan qaadeen qaxootiga Yemen.
Jabuuti ayaa korontadeeda ka hesha dalka Itoob iya, balse dadka ku nool dalkaasi ayaa weli ka caban aya qiimaha qaaliga ah.
JabuutiQoraalka sawirka, Jabuuti
Jabuuti waxa ay ka soo dhoofisaa qaadka, khuda arta iyo dalagga qaar ee Itoobiya.
Inkasta oo ay Jabu uti yar tahay, haddana waa dal muhiim u ah go bolka. Dhanka waqooyi waxaa dega canfar, dhanka koo nfureedna waxaa jooga Soomaali.
Labadan qoomiyad ayaa sidoo kale ku nool wa damo kale oo jaar ah oo ay ku jirto Itoobiya.
Muddo 24 sano ah ayaa laga joogaa markii uu tal ada dalka qabtay madaxw eynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle oo ku dhashay dalka Itoobiya.
Xisbiyada Mucaaridka ah ee ka hawlgala dalka ayaa Madaxweynaha ku eedeyay inuu ku shubtay doora shada. Ma jirto warbaahin gaar loo leeya hay oo Jabuuti ka jirta marka laga reebo warba ahinta dowladda. Waxaa sidoo kale xanibaad lagu soo rogay bara ha bulshada kadib colaa da u dhaxaysa Canfarta iyo Soom aalida. Saldhigga ugu weyn ee Maraykanku ku leeyahay Afrika waxa uu ku yaallaa Jabuuti.
Japan ayaa sidoo kale saldhig millat ari ka sa meysatay meel ka baxsan dalkeeda markii ugu ho reysay tan iyo dagaalkii labaad ee aduunka, waana Jabuuti halka ay ka dhigatay saldhigga.
Shiinaha ayaa sidoo kale saldhig milatari ka furt ay. Talyaaniga, Isbaani shka, Jarmalka, Faransiis ka ayaa sidoo kale ku leh saldhigyo ciidan
.+ `XIGASHO:-BBC
RUTO oo ku dhowaaqay in Kenya la tegi karo Visa la’aan
Madaxweynaha Dowladda Kenya William Ruto ay aa ku dhawaaqay in dalkiisu qaadday shuruudihii dal-ku-galka ee dhammaan dadka ajaanibka ah ee dalka Kenya imanaya.
Ruto ayaa sheegay in tallaabad ani ay dhiiri-gelin doonto isu soc odka dadka iyo bad eecadaha xorta ah, ayna Kenya u fureyso fursado badan oo gana csi.
Madaxweynaha Kenya ayaa arrinta an uga dhaw aaqay munaa sabadda xuska sanad-guuradii 60-aad ee maalinta xoriyadda dalka Kenya, waxayna si rasmi ah u dhaqan-geli doonta horraanta bisha Janu ary ee 2024-ka.
"Waxaa meesha ka bixi doonta dhibaatadii ay markii hore dadka imaanaya Kenya ama usoo sa fraya ay ku qabi jireen inay soo dalbadaan dal ku gal ka dalka Kenya,” ayuu yiri Ruto oo gebi ahaanba qaaday shuruudihii dal-ku-galka Kenya.
Tallaabadan ayaa waxaa si weyn usoo dhaweey ay siyaasiyiinta Kenya, waxayna u arkaan tallaabada ay Kenya ku qaaday shuruudihii soo dalbashada dal-ku-galkeeda ay u horseedi karto fursado kala duwan oo dhanka horumarka ah.
"Waa arrin cusub oo hore u jirin, aad ayay dadka ugu adkaan jirtay in la helo Visa lagu soo galo dalka Kenya. Tan aad ayay u fiicnaan doonta oo waxay ba din doonta dadka dalxiiska waddanka kusoo gali la haa iyo wixii ganacsi iyo si walba uga faa’iidi lahaa imaanshaha waddankaan,” ayuu yiri Maxamed Simba oo kamid ah siyaasiyiinta Kenya.
Simba ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in arrintaan Kenya u horseedi karto in dalalka kalena ay sidan oo kale sameeyaan, oo muwaadiniinta Ken ya ay u fasixi karaan in Visa la’aan ku aadi karaan dalalkooda.
Qorshahan ay Kenya ku laashay shuruudihii dal-ku-galka ee dhammaan dadka ajaanibka ah ee dalka Kenya imanaya ayaa waxaa ka dhalan doona tallaa booyin cusub oo ay mari doonaan marka dadka ka soo degaan garoomada dalka Kenya.
Kenya ayaa sidoo kale shaacisay inay diyaarisay qalab casri ah oo lagu hubinayo dhamaan dadka u soo safraya Kenya ama soo galaya, si arrintaan dha qan-gal u noqoto, sida uu sheegay madaxweynaha dalka Kenya William Ruto.
Baarlamaanka Yurub oo cambaareeyay raritaan ka dadka Maasai
Baarlamaanka Yurub ayaa cambaareeyay barak icinta lagu hayo dadka asal ahaan ka soo jeeda qow miyada Maasai ee Tanzaaniya iyadoo lagu sab abeeyay in lagu ilaalinayo de egaanka. Qaraarkan ayaa yi mid kadib isku dayo ay mas’u uliyiintu ku doonayeen in dad ka Maa sai ay ka saaraan aagagga iyo agagaarka beer ta qaranka ee caanka ah ee Serengeti.
Midowga Yurub wuxuu sheegay in xuquuq da asaliga ahi ay tahay qayb aan laga gorgo rtami karin oo ka mid ah hindise kasta oo lagu ilaalinayo
deegaanka.Dowladda Tanzania ayaa beenisay in ay si xoog ah uga rartay dadka reer Maasai, waxa yna sheeg tay in ay si iskood ah u guureen
MARYAN: "RAGGA I SHUKAANSADA WAXAY IGU DHAHAAN WAAD QURUX BADAN TAHAY LAAKIIN KUGUMA SOO DHIIRRAN KARNO"
GarkaQoraalka sawirka, Maryan waxay shee gtay inay ku faanto garkeeda,Article inform ation,uthor,Fatuma Maalim
Role,Weriye Sare, 13 Disembar 2023
Markaad ka duwan tahay bulshada aad ku dhex no oshahay ma aha xaalad sahlan, waxaana kula soo gudboonaan kara caqabado badan.
Balse Maryan Yuusuf Nuur, oo leh gar, ayaa BBC-da u sheegtay: "waan isku kalsoona hay waana jeclahay nafteyda."
Gabadhan 32 jirka ah oo baraha bulshada ku ist icmaasha Ruun Raalliyo, ma qariso garkeeda me el walba oo ay aadeyso, iyo haddii ay bulshada ku dhex jirtaba. Sidoo kale waxay muuqaallo soo dhi gtaa barteeda TikTok oo ay dad badan ku xiran yihiin.
"Dadku si kale ayay ii eegaan wayna dareem aan inaan ka duwanahay. Qaar baa igu yiraa hda maad garka iska xiirtid,” ayay tiri Maryan.
Magaalada Muqdisho oo ay ku nooshahay Maryan kama baqdo inay dhex marto waddoo yinka magaalada iyadoo aan wadan indho-shareer amaba aan garkeeda qarin.
Goormee ayay isku aragtay garka?
Garka Xaaladdu caadi ayay ahayd, waxayna ahayd gab ar yar oo qurux badan oo no losheeda si caadi ah u wad ata, balse mar qura ayay I sku aragtay isbeddelkan.


0 



HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 16-KA DICEMBAR 2023-KA
....