
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 9-KA NOVEMBAR 2023-KA
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo ku baaqay in la xoojiyo dadaada gurmadka fatahaadaha
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Md.Saa lax Axmed Jaamac iyo Xildhibaano ka tirsan go laha shacabka Baarlamanka JFS ayaa Dorraad boo qasho ku tagay xarunta Qaran ee hawl gallada gurmadka deg-degga ah (NEOC) ee ha y’adda maareynta musiibooyinka.
Ra’iisul waaare Saalax ayaa kormeeray si da ay hawsha gurmadka u socto, isaga oo boo qday qaybaha kala duwan ee xarunta NEOC , waxaana xaruntaan soo dhaweeyn ugu same eyey guddoomiyaha hay’adda Maare ynta Mus iibooyinka Mudane Maxqmuud Macalim Cabb dulle.
Ra’iisulwasaare ku xigeenka ayaa soo korm eeray qaybaha kal duwan ee ka koobantay xar unta Qaran ee haw lgalada gurmadka degdega ee NEOC oo ay ka shaqeeynayaan howlwadee nada kal duwan ee hay’adda SoDMA.
Ra’iisul wsaaraha ayaa warbixinna da ugu danbeeyay ka dhageeystay aga asinka xarunta NEOC, saamaynta ka dhalatay fatahaado iyo roobab xoog leh oo ka da’ay gobollada dalka oo marba markii ka danbeeysa sii siyaadeeyso saameeynta uu yeelanayo xaaladda roobab da’ay.
Hay’adda SoDMA ayaa diyaarisay Shan Doomood oo qayb ka noqon doo na gurmadka Dadka ku xaniman Fata haada, duuman kan ayaa la gaarsiin doonaa deegaanada ugu nugul ay Fatahaada saameeysay.
Mudane Saalax ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan ganacsatada inay taageeraan dadka Soomaaliyeed ee dhibku ga aray ee ku nool gobollada Gedo, Bakool, Baay iyo qabyo kamid ah gobolada kale ee dalka.
Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS ayaa she egay in baahi weyn Dorraad loo qabo ganacsat ada diyaradaha, loona baahanyahay in gurmad kaan ka qayb qataan.
Danjire Tarsan oo Muddo xileedkiisa dham maaday iyo Sagootin loo sameeyay
Safiirkii dowladda federaalka Soom aaliya u joogay magaalada Nai robi ee caasimadda da lka Kenya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa dhamees tay muddo ileedkiisa, waxa ana loo sam eeyay munaasab ad kooban oo la gu sagootinayay.
Munaasabada sagootinta ah ee loo sam eeyay Danjire Tarsan waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin katirsan dowla dda Kenya, shaq aalaha safaara da iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay, kuwaa oo aad ula dhacsanaa shaqa dii uu hayay Danjiraha inta uu joogay.
Xoghayaha Golaha Wasiirada ee Arrimaha Dibadda Kenya Dr. Abraham Korir Sing’Oei, oo munaasabada sagoo tinta ka qeyb galay ayaa ku tilmaamay Danjire Tarsan inuu ahaa nin aad ugu ololeeya nabadda iyo xasilloonida Bariga Afrika iyo Geeska Afrika, wuxuuna ku amm aanay wax qabadkiisa ku aaddan horumarinta xiriirka Kenya iyo Soomaaliya.
Danjire, Tarsan oo munaasabadda ka had lay ayaa sheegay in uu aad ugu mahad celin ayo dowladda Kenya sida diirran ee ay u soo dhaweysay iyo taageerada hagar la’aanta ah ee ay la garab istaagtay muddadii uu xilka hay ay, waxa kale oo uu aad ugu mahad naqay asx aabtiisa iyo hawl-wadeenadiisa shacabka iyo dedaalka ay muujiyeen.
Duqii hore ee Muqdisho ayaa loo magacaab ay in uu noqdo danjiraha Soomaaliya u jooga dalka Kenya sanandkii 2018-kii, waxa uuna mu ddo shan sanno ahaa danjiraha Soo
maaliya u fadhiyay magaalada Nairobi.
Cali Jayte oo hal arrin kala hadlay Qoor Qoor
Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan gaar ah oo ay Dhuusamareeb ku yeesheen madaxw eynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo Cali Jayte Cis maan oo dhawaan uun loo magacaa bay u qay bsanaha madaxweynaha dow lada Soomaaliya ee ciidanka macaw iisleyda Soomaaliya.
Kulankan ayaa yimid kadib markii safar dhi naca dhulka ah uu Dhuusama reeb ku gaaray hoggaamiye Cali Jayte oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay kulamo ka waday halkaasi.
Qoor Qoor ayaa ninkan ku qaabilay qasriga madaxtooyada maamul gobol eedkaGalmudug, waxayna ka wad-hadleen hal arrin oo ah la dagaallanka kooxda Al-Shabaab.
Madaxweynaha ayaa ku amaanay hoggaa miyahan doorkiisa ku aadan dagaalka kooxda Al-Al-Shababa, gaar ahaan sidii uu kooxda uga saaray bariga gobolka Hiiraan.
Sidoo kale waxa ay labada mas’uul isla soo qaadeen arrimo ku aadan sidii loo xoreyn lahaa deegaanada haatan ka maqan gacanta dowla dda ee ku yaa lla Galgaduud iyo Mudug.
Dhankiisa, Cali Jayte Cismaan oo madasha ka hadlay ayaa ka mahad celiyay soo dhawe ynta loo sameeyay, wuxuuna sheegay inuu ka qayb-qaad an doono dagaalka Galmudug.
Gobollada Dhexe ayaa waxaa haat an ka so cnaya howlgallo culus oo ay iska kaashanaya an ciidamada Xoogg dalka iyo kuwa dadka dee gaanka ee loo yaqaano Macawiisleyda, kauwas oo ay guullo waa weyn kasoo hoyeen cii danka huwanta ee la dagaalamaya Al-Shabaab.
Maxkamadda Racfaanka Gobolka oo la hor geeyay mas’uuliyiin loo haysto musuq
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa Dorraad la horgeeyay mas’uuliyiin loo hay sto musuq-maasuq, gaar ahaan xatooyo xoolo dadweyne, kuwaas oo ay horay usoo xukuntay Maxkamadda Gobolka Banaadir. Mas’uuliyiinta ay bilaabatay dhageysiga dacwaddooda ayaa ka kala tirsan wasaaradda shaqaada iyo arrima ha bulshada xukuumadda Soomaaliya, wasaa radda maaliyadda, bangiga dhexe iyo hay’adda socdaalka iyo Jinsi yadaha DFS
Dhammaan eedeysanayaasha la horgeeyay Maxkamadda Racfaanka Gobolka ayaa waxaa weli ku dhagan xeer ilaalinta qaranka oo kusoo oogtay xatooyo xoolo dadweyne.
Qaarkood eedeysanayaashan ayay sii dey say Maxkamadda gobolka Bana adir, laakiin waxaa ka horyimid xukun kaas xeer ilaalinta, ayadoo mar kale isla kiiskan Dorraad laga furay Maxkam adda Racfaanka, si ugu dambeyn lo oga saaro go’aan rasmi ah.
Mas’uuliyiinta la amray in lasii daayay wax aa kamid ah Cabdullaahi Suldaan iyo Maxa med Cadde Mukhtaar oo labaduba ah agaasim eyaashii hore ee wasaarada shaqada, waxayna hadda mar kale wajahayaan eed ay garwadeen ka tahay xeer ilaalinta guud ee qaranka.
Sarkaal ka socday xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa ka hadlay sababaha ay dooda uga keen een xukunkii Maxkamadda Gobolka Banaadir, wuxuuna yiri "Xukunkii kas oo baxay Maxkamada Gobolka Banaadir waxa uu baalmarsan yahay Sharciga iyo Cadaa ladda”.
Dhankooda qareenada difaacayay eedeysa nayaasha ayaa sidoo kale fadhiga maxkamad da kusoo bandhigay difaacooda, iyaga oo ka horyimid qaabka ay wax u waddo xeer ilaalintu.
"Shaki qof laguma xukumo xeerkaa qabo” ayuu ku dooday Abuukaate Cabd ullaahi Dud aaye oo u doodaya eedeys anayaasha la horg eeyay Maxkamadda Racfaanka G/Banaadir.
Si kastaba, maxkamadeynta saraak iishaan ayaa qaadatay muddo dheer, waxaana doodd eeda ay dadweynaha Soomaaliyeed kala socd een war baahinta, balse waxaa haatan go’aan ka u dambeeya laga war sugayaa Maxk amad da Racfaanka Gobolka Banaadir.
Shirka arrimaha qaab-dhismeedka Boo liska oo maalintii 2-aad galay
waxaa maalintii 2-aad galay shirkii arrimaha Boliiska ee qaab-dhismeedka amniga Qaranka, kaas oo dowladaha xubnaha ka ah dowlada fed eraalka ah ay ku qeybsadaan 40-kun oo Boli iska dalka ah.
Shirka waxaa Dorraad ka soo qeyb galay wsi irada wasaaradaha amniga, maaliyada, talisya da Boliiska iyo la taliyaaysha amaanka mada xweynaya asha dowlad goboleedyada. Waxaa sidoo kale la isweydaarsaday afkaar aha iyo talooyin la xariira cadadka qeybsiga, tayeeynta ciidanka iyo dada alada dalka looga xoreynayo Khawa arijta.
Ugu danbeyn waxaa shirkaan la soo gabaga beyndoonaa maalinta barri ah, waxaana laga soo saaridoonaa war-murtiyeey ku saabsan wa xa lagu heshiiyay iyo sida lagu hirgalindoono. Mahadsanidiin
.
Senator Fartaag oo war culus ka soo saaray xaaladda Jubbaland
Senator Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fart aag oo ka tirsan Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya oo shir jar aa,id qabtay ayaa war bixin ka soo saa ray xaaladda uu dalka ka gey stay roobka deyrta ee da’ aya Senatorka ayaa si ga ar ah uga warb ixiyey xaa ladda ka taagan deeg aanada uu metelo ee Jub baland, gaar ahaan gobolka Gedo oo khasaare lixaad leh uu sanadkaan roobku ka geystay.
Wuxuu sheegay in xaaladda Elnino oo ho ray looga digay ay ku dhufatay dadkiisa reer Gedo, wuxuuna farriin u diray DF, M/mulka Jub baland iyo deeq bixiyaasha caalamka.
Wabiyada Jubba iyo Daawo, ayuu sheegay inay fatahaad aan horay loo arag ka geysteen degmooyinka ay mar aan ee gobolka Gedo.
"Waxaa ugu daran xaaladda heysa ta dadka ku nool degmada Doolow oo labada webi ay maraan kuna fataheen, guud ahaan Doolow wa xaa qaaday biyaha daadka ah oo magaaladu waa buuxsantay, dadkii ku noolaana waa ku ce ytoobeen, galigood ayey biyaha dhex taagtaa gan yihiin,” ayuu yiri Senator Fartaag.
Sidoo kale Fartaag wuxuu mid mid u dul ista agay xaaladda ka taagan degm ooyinka kale ee gobolkaas iyo khasaa raha uu roobku ka ge ystay, sida Luuq, Baardheere iyo Buurdhuubo oo wabiga Jubba uu wada maro.
Sidoo kale Senator Fartaag ayaa ka hadlay xaaladda adag ee ka taagan magaalooyin ay ugu waaweyn Jilib iyo Bu’aale oo ka tirsan gob olka Jubbada Dhexe, halkaas oo aysan jirin cid gargaar gaarsii karta, maadaama ay maamu sho Khawaarijta Al-Shabaab.
Deegaanka Goobweyn ee gobolka Jubbada Hoose oo wabiga Jubba uu ku dhamaado ayuu Senator Fartaag shee gay in fatahaad lixaad leh oo sanad kaan wabigu ka geystay, sidoo ka le deegaano kale oo ka tirsan gobolk aas ayey daadadku ku rogmad een oo dadkii deganaa ay ka barakaceen.
Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka oo soo xiraay wadatashi ku saabsan xeer-nidaamiyahasharciyada hay’adda
Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliyeed mudne Axmed Si ciid Maxamed ayaa Dorraad u soo xiray Madaxda sare iyo Saraakiisha xirfadlay aasha ee hay’ adda Socdaalka iyo Jinsiy adda Sooma aliyeed kulan wadatashi ah oo ku saabsanaa ka tala bixinta xeer- nidaam iyayaa sha lagu dhaqayo sharciyada dhaqangalka ah ee hay’adda, kaas oo uga socday mudo 4-ma almood ah magaalada Muqdisho.
Agaasimaha guud ayaa ugu horeyn ku ama anay Madaxda Sare iyo Saraakiisha xirfadlaya asha ah ee hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed, doodaha waxgalka ah ee ay mudada 4-ta maalmood ah ka yeesheen soo sa arista xeer nidaamiy ayaal lagu dhaqo sharci yada dhaqan galka ah ee hay’adda, wuxuuna kula dardaarmay Saraakiisha in xeerarka leysla gartay ee ka soo baxay madashan, iney muh iim tahay in lala wada ago Saraakiisha kale ee aan fursaddan la siin ee ku sugan xarumaha sh aqada. Gabagabadii, Agaasimaha guud ee hay’adda mudane Axmed Siciid Maxa med iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan hay’adda socdaal ka iyo jinsiyadda ayaa halkaa ku gudoon siiyay shahaado sharaf qaar ka mid ah Saraakiishii ka qeyb qaadatay aqoon isweydaardiga, wuxuuna ku soo dhamaaday kulanku jawi aad u wanaa gsan.
Barakacii ugu xoogana oo ka socda Xaafad aha M/ Baledweyne
Qoysaskii ugu badnaa ayaa ayaa dhowrkii saacadood ee lasoo dhaafay ka barakacay xaa fadaha magaalada Baledweyne ee xarnta gob olka Hiiraan, kuwaas oo ka cabsi qaba inuu fat ahaad sameeyo Wabiga Shabeelle oo dhexm ara gudaha Baledweyne.
Xaafadaha Xaawo Taako, Bundaweyne iyo Kooshin ayaa ah xaafadaha ugu badan ee sida weyn looga barakacay, waxaana la arkayay qoysaskii dagana xaafadahaasi oo u bara kacaya goobo kala duwan oo aysan gaari karin biyaha wabiga Shabeelle.
Dadka ayaa intooda badan u barakacaya Xaafada Ceel jaalle ee duleedka M/ Baledwey ne iyo goobaha kale ee taaga ah oo aysan biya ha gali karin ee ku yaala gudaha magaalada Baledweyne.
Cabsida barakacaan ayaa timid kadib markii ay si weyn u soo kordheen biyaha uu wado Wa biga, islamarkaana roobab xoogan oo mahiig aan ay ka da'ayeen saacadahii lasoo dhaafay M/Baledweyne iyo deegaa nada ku dhadhaw.
Shan bilood ayaa laga jooga fataha adii uu sanadkaan gudahiisa wabiga Shabeelle ka sam eeyay gudaha magaalada Baledweyne ee xar unta G/Hiiraan, waxaana haatan markale dad ka ku dhaqan xaafadaha Baledweyne ay ka bar akacaan cabsi la xariirta inuu mar labaad ku fat aho xaafadaha Baledweyne sanad gudahiisa.
Roobab u qaab ekaa kuwii Gobolada oo Dor raad ka da’ay Muqdisho
Roobab waa weyn ayaa Dorraad ka da’ay qa ar ka mida Degmooyinka Muq disho kuwaasoo u qaab ekaa kuwii Gobolada ka da’ayay.
Roobabka Dorraad waxay sababeen biya sida wabigii ah oo laa miyada harq iyay iya doo meelaha qaar ay adkeyd in la bad baadiyo qofkii biyuhu jiitaan.
wararka qaar ayaa sheegaya in dad Xalay la baafinaayo kuwaasoo looga shakisan yahay in biyaha ay qaadeen inkastoo war sugan aan la heyn ilaa iminka.
Meelaha uu Dorraad roobkaani aadka saam eynta ugu yeeshay waxaa ka mid ah Degmoo yinka Howlwaaag iyo Hod an gaar ahaan naw aaxiga suuqa baka araha oo dad badan Rabi suurtageliyay in la bad baadiyo markii biyuhu qadeen islamarkaana ay koontaroolka lumiy een. Inta u dhexeysa isgoysyada Dabka iyo Bak aaraha ayaa dad badan biyaha laga soo dhex qabtay,iyadoo biyuhu xo wligooda u daadagayeen dhanka isgoy ska dabka xili naw aaxiga iskuulka dha gaxtuur dhowr qof lagu ba dbaadiyay markii biyuhu ka soo dafeen dhanka ishoyska Bakaaraha.
Si kastaba waxaa Alle mahadiis ah inaaney jirin war sheegaya in dad ku dhinteen rokbabka sidaas u xoogga naa.
Laba wiil Soomaali ah oo Xalay la gu dilay Dalka Koonfur Afrika
Waxaa sii kordhaya dhalinyarada Soomaal iyeed ee lagu dilaayo Dalka Koonfur frika xili sa nad kasta dhamaa dkiisa ay aad u kordaan uga arsiga lagu hayo Soomaalida.
Laba wiil oo sooma ali ah ayaa Xalay la soo sheegayaa in lagu dilay deeganka Phillipi oo hoos taga Magaa lada Cabe-Town.
Labada marxuum oo magacyadooda lagu ka la sheegay Maxamed Muxudiin Dhukul iyo Yuu suf Maxamed Taakow ayaa lagu dhex dilay goo btooda ganasi.
Kooxaha Burcad Koonfur Afrikanka ayaa di lka kadib waxay qaatee wixii hanti dhex yiilay tu kaankaasi waana hadafkoodii koowaad.
Sida horaba loogu yaqaan Booliiska dalkaasi ayaa raali uga ah burcada dalkaasi inay ajaan ibta dhacaan oo dilaan waxaana suuratgal ah in siyaa sada dalkaasi ay ku dhisan tahay faq uuqa ajaanibta iyo ineysan waxba ka soo qaadin.
Dhanka kale dilalka oo maalmihii ugu danbe eyay laba laba loo leynayay soomaalida ayaa waxaa ay ku soo aadeysaa xili wafdi ka titsan Xukuum ada Soomaaliya dalkaasi u joogaan sidii ay dalkaasi ugala hadli lahaayeen in shac abka Soomaalida meel laga aaro burcada koon fur afrikaanka ah ee leynaya balse waxaa muu qanaya inay sii bataanbe.
Waddamada G7 oo taageeray in la hakiyo dagaalka iyo duqeymaha ka socda Gaza
Magaalada Gaza ee dhulka Falastiin waxaa muddo bil ka badan ka socda duqeymo culus iyo dagaal toos ah, waxaana magaaladaasi ku daatay dhiig badan oo dad shacab ah, kuwaa oo aysan jirin cid ay wax ka Dorraad sadeen.
Dedaalo badan oo lagu do onay in lagu joojiyo dagaalka magaalada Gaza si gar gaar bini’aadannimo magaalada loo gee yo ayaa horey u fashilmay, waxaana xabbad joojinta diiday oo shuruudo adagna ku xirtay Isreal.
Wadamada ku horumaray warshad aha ee loo so gaabiyo G7 oo ay ku jiraan Mareykanka iyo UK ayaa goor dhow soo saaray bayaan, ka as oo ay ku taageerayaan in la hakiyo dagaalka si gargaar loo gaarsiiyo Qasa.
Wasiirrada arrimaha dibedda ee waddam ada G7 oo kulan kuleh maga alada Tokyo ee dalka Japan, ayaa sidoo kale la sheegay inay tix gelina yaan xuquuqda Israel ee is difaacidda sida uu qabo ‘shariga caalamiga ah.
Dagaalka iyo duqeymaha ku socda M/Gaza
ayaa galaaftay nolo sha dad ka badan 10-kun oo qof shac ab Falastiiniyiin ah ,dadkaasi ay xa suu qeen ciidaada Isreal ayaa u badan carruur iyo haween.
Ciidanka xoogga dalka oo maalintii labaad gurmad ka wada Baydhabo
Qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga dalka So omaaliyeed ayaa maalantii 2-aad gurmad ugu sameynaya shacabka ay saameeyeen roob abkii ka da’ay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay.
Gaadiidka waaweyn ee Ciidamada ayaa dadka jilicsan ka daad-gureeyay goobaha biyuhu ku rogma deen ee Magaalada, waxaana muuqanaya sa ameynta xooggan ee roobku ku yee shay maga alada Baydhabo oo xaafado badan biyuhu fariisteen.M/Baydhabo ayaa ka mid ah mee laha ay sida xooggan u saame eyeen roobabka daadadka wata ee ka da’ay qeybo ka mid ah dalka Sooma aliya.
Maamulka Khaatumo oo Eedeyn u jeediyay Muuse Biixi Baaqna u diray beesha Caalamka
War saxaafadeed kasoo baxay maamulka Khaatumo SSC ayaa lagu eedeyay maamulka Somaliland uu hogaamiyo madaxweyne Muuse Biixi, waxa ayna Khaatumo ku eedeeyeen maa mulka Somaliland in colaad ka hurinayaan dee gaannada maamulko oda.
Khaatumo warka kasoo baxay ayaa lagu sheegay in Dorraad ciidamada Somal iland weerar kusoo qaaday deeganada Buqdharkayn iyo Yeyle , waxa ayna sheegeen in deegaanna daasi Dorraad iyo Dor raad ciidamada Somaliland ku dileen dad badan oo reer miyi’ ah.
Warka kasoo baxay Khaatumo ayaa lagu ogaysiiyay Beesha Caalamka in ay diyaar u yihi in nabad kula noolaan shaha deriskooda, islam arkaana aannu u hoggaan samayno xeerarka caalamiga ah iyo go’aammada Golaha Amma anka Qaramada Midoobay.
Halkan ka Akhriso War saxaafadeed ka kasoo baxay Khaatumo
Maamulka SSC-Khaatumo wuxuu si dhaw ula socdaa go’aammada colaad eed ee ka imaa naya maamulka Soma liland, kuwaas oo ku h awlan in ay colaad qabiil iyo dagaal beeleedyo ka abaabuulaan beelaha deggan deega amma daas.
Maamulka Muuse Biixi wuxuu Dorraad wee rar kusoo qaaday deeganada Bu qdharkayn il aa Yeyle oo isku jirta masaafo dhan 8 Kilom eter. Deegaann adaas oo Dorraadna ay ciidda mmada Soomaalilaan ku laayeen dad reer miyi ah kuwo kalena ku dhaawaceen. Weerarka Dor raad ayay malayshiyaadku ku laayeen dad reer miyi ah kuwo kalena ku barakiciyeen.
Ciiddammada difaaca maamulka SSC-KHA ATUMO oo heegan buuxa ku jiray ayaa ka jaw aabay weerarkaa fulay nimada ah iyagoona is ka caabbiyey malayshiyaadka maamulka Somaliland. Maamulku wuxuu ogaysiinayaa Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Beesha Caalamka, in Muuse Biixi uu ka dhabaynayo ballan qaadkii colaad ka hurin deegaannada oodwadaagta ah, taasoo keenaysa dhimasho, burbur, iyo qaxinta bulshada oodwadaagta ah.Haddaba, Maamulka SSC-Khaat umo isaga oo gudanaya waajibaadka iyo masuuliyadda ka saaran shacab kiisa iyo deegaankiisa wuxuu ca ddayna yaa in uu si dhab ah u qaadanayo col aad hurinta ay Somaliland waddo si dhawna uu ula socdo dhaqdhaqaaq kasta oo ay Somal iland damacsan tahay.
Sidoo kale Maamulka SSC-Khaatu mo wu xuu ogaysiinayaa Beesha Caal amka in ay diy aar u yihiin nabad kula noolaanshaha derisk ooda, islamark aana aannu u hoggaan sama yno xee rarka caalamiga ah iyo go’aammada Golaha Ammaanka Q/Midoobay.
Ugu dambayn, Maamulka SSC-Khaatumo waxuu mar labaad hoosta ka xarriiqayaa in ay u diyaarsanyihiin difaa ca iyo ilaalinta nafta, dhulka iyo shar afta deegaannada SSC-Khaa tumo oo idil, weerar kasta oo ka yimaadda Muu se Biixina ay ka dhalan doonto caw aaqib aan la mahadin, kuwaas oo uu masuuliyaddeeda qaadayo Muuse Biixi iyo kooxdiisa.
Gabar Soomaaliyeed oo Maraykanka ka noqotay duq magaalo
Naadiya Cabdirizaaq Maxamed ayaa ku guu leysatay kursiga golaha deegaa nka ee Magaa lada St Louis Park, ee gobolka Minnesota, iya doo noqoneysa duqa magaalad aas.
Naadiya Cabdiriz aaq oo ah qofkii ugu horre eyay ee Muslim, Sooma ali iyo ee kasoo jeeda bulshada Madow ayaa tartan qof iyo cod ah ka ga guuleysatay Dale Anderson oo ah bare ka tir san Jaamacadda Minnesota, iyada oo heshay in ka badan 58% codadkii la tiriyay.
Naadiya ayaa sheegtay in ay wax ka qaban doonto kirada guryaha oo qaali ah dadkana ay san awoodin in ay iibsadaan , waxanay xustay in ay wax ka qaban doonto dhibaatooyinka hay sta dhallinyada Soomaaliyeed ee halk aas ku nool.
Deeqa Dhalac ayaa 2012-kii noqotay gab adhii ugu horreysay ee Soomaali ah oo Mar aykanka ka noqota duq magaalo, kadib markii golaha deegaanka magaalada South Portland ee gobolka Maine ay u xusheen inay qabato xil kaa, balse Naadiya ayaa ayaa lagu doortay qof iyo cod.
Wakiillada Mareykanka oo Camaare eyay ga badh Falastiin oo iyaga ka tirsan.
Gabadha kaliya ee faastiin ah ee ku jirta Aq alka Wakiilada Mareykanka ayaa la soo shee gayaa inay Cambaa reyn iyo hanjabaad kala ku lantay ba arlamaanka ay ka tirsan tahay ee Mar eykanka kadib hadalo la xiriira daga alka Gaza oo ay ku taageertay shacabka falastin.
Gabadhaaan asal ahaan ka soo jeeda Fal astiin laguna magacaabo Rashida Tlaib ayaa ka tirsan Xisbiga Dimuqra adiga ah ee Mare ykanka waxaana saac adihii ugu danbeeyay warbaa hinta dunida qabsaday go’aan ka Aqalka waki ilada Mareykan ka. 234 xild ibaan ayaa u codeeyay mooshinka lagu camba areynayo Rashida Tlaib halka ay ka diideen 188 xildhibaan,waxaana codeyntani timid kadib markii xildhibaano ka tirsan dimuquraadiga ay ku biireen kuwa jamhuuriga oo soo jeediyay in gabadhaan asalkeedu yahay faastiiniga la cambaareeyo.
Haweeneydaan oo mudo sedex mudo xileed ka tirsan aqalka wakiilada Mareykanka ayaa waxaa loo colaadinayaa fikirka ay mudaba ka qabtay dagaalka bariga dhexe ee u dhexeeyay Isra’iil iyo Xamaas.Go’aanka cmbaareynta ayaa hal talaabo u jirta in xildhibaanada gabi ahaa nba laga saaro aqalka wakiilada Mareykanka.
Xildhibaanada ka danbeeya mooshinka lagu cambaareeyay gabadhaan ayaa si cad saxaa fada ugu sheegay in Gabadhaan lidi ku tahay saaxiibka ugu weyn mareykanka ee Israa’iil.
Musharax Nasri Warsame oo looga adka aday Doorasho ka dhacday dalka Mareykanka
Doorashada Kursiga xaafada 10-aad ee go laha deegaanka Minneapolis ee dalka Mar eykanka ayaa soo dhamma atay, waxaana doo rashada kursigaasi looga adkaay musharax So omaaliyeed oo si weyn loo saadaalinayay in uu soo bixi doono.
Natiijada doorashada kursi gan ayaana ahaa mid si weyn loo wada sugayay, waxaana dad badan filayeen in doora shada kursiga xaafada 10-aad uu ku soo bixi doono musharaxa Soomaal iy eed Nasri Warsame oo olole xooggan u galay doorashada kursigan.
Doorashada waxaa ugu dambeyn ku guulee satay gabar asalkeedu Hindi yahay oo lagu magacaabo Aisha Chughtail, gabadhan ayaana heshay codadkii ugu badnaa ee la dhiibtay, wa xa uuna galay kaalinta saddexaad musharax Nasri Warsame.
Musharax Nasri Warsame ayaa cadaadis badan kala kulmay siyaasiyiin Soomaali Marey kan ah iyo dad kale oo Soomaaliyeed oo qabiil ahaan uga hiiliyay, waxa uuna mushara xan ga lay maalmihii lasoo dhaafay olole xooggan ,ink astoo uusan hadda guuleysan.
Itoobiyaan lagu dilay deegaan ka tirsan Punt land iyo Faah Faahino kasoo baxaya
Wararka ka imaanaya deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Dorraad hal kaasi lagu dilay labo nin oo kasoo jeeda qowm iyada Oromada ee dalka Itoobiya, halka kuwa kalana lagu dhaawacay.
Sida aan wararka ku hel nay dilka ragan kasoo jeeda qowmiyada Oroma da Itoo biya ayaa ka dhashay muran dhax maray Itoobiyaanka iyo rag kale oo Soomaali ah oo kasoo jeeda deega anka Milxo ee gobolka Sanaag.
Labada ruux ee ku dhaawacantay gacan ka hadalka dhax maray ragga Itoobiyaanka iyo ku wa Soomaalida ayaa mid kamid ah kasoo jee daa Oro mada, halka midka kalana uu uu yah ay Soomaali deegaanka kasoo jeeda.
Faah faahin badan lagama bixin sababta ke entay isku dhacan sababay khasaaraha isugu jira dhimashada iyo dhaawaca, mana jiro wax war ah oo maamulka deegaanka iyo kan Punt land kasoo saaray falkan Dorraad dhacay.
‘SIDA AAN KUSOO NOOLAADAY AYAY I WEYDIIYAAN’: FANAANADII WAAYAHA CUSUB EE GEERIDEEDA LA FAAFIYAY OOBBC LA HADASHAY
Muddo ka badan shan iyo toban sano ayaa lagu tirinayay inay geer iyootay Mulki Buraale, oo ah gabadh heesaa ah, oo ka tirsanyd kooxdii Waayaha Cusub ee hormuudka mar u ahayd fanka casriga ah ee Soomaalida.
Markii ugu horreysay muddo ka badan shan iyo to ban sano ayay Mulki ka had ashay warka faafay ee geerideeda la xid hiidha, iyada oo wareysi ay BBC Somali sii say kusoo afmeertay ka aamusnaanta ‘geerideeda’ muddo dheer kadib.
Kooxdan Waayaha Cusub ayaa soo caan baxay sanadihii 2007dii iyaga oo qaa day heeso loo tumay qaab casri ah oo laga soo horjeeday ciidamada Itoobiya ee taageeray dowladdii Cabdulaahi Yuusuf ee ku duulay Soomaaliya, iyada oo markii dambe na qaaday heeso faafay oo lagaga soo horeeday kooxda Al-Shabaab, oo xilligaas bilow ahayd.
Kooxda oo ka koobneyd 11 qof ayaa ka dhex dhalatay xaafada Islii ee dadyowga kale ku tilmaamaan inay tahay ‘Muqdisho Yar’ xilli Itoobiy aanka iyo Al-Shabaab aan waxba laga sheegi karin, iyaga oo qaaday heeso ay kooxda Al-Shabaab aad u dhibsatay, kuwaas oo la xidhiidhey in uu ka dambeeyay go’aanka kooxda hubeysan uga mabnuucday Soom aaliya dhegey siga heesaha.
Mulki Maxamed Buraale, waxay ka mid ahayd gabdhihii ugu horre eyay ee qeyb ka noqdah heesaha kooxda Waayaha Cusub, oo ay dadka qaarna xilligaas u arkayeen in aysan la jaan-qaadeynin nooca fanka qad iimiga ah ee ay Soomaalidu qabitantay.
Laakiin geerideeda ayaa bulshada Soomaalida, gees ka gees, uga dhex faaftay 15kii sano ee kahor, iyada oo ay dad badan u tacsiyeeyeen, xilli ay weli nooshahay.
Siyaabo kala duwan ayaa loo tebiyay geerideeda iyo waxa sababay. Waxaa ka mid ahayd inay dabaq iska soo tuurtay, oo jaceyl isu-dishay, iyo in gabadh kale oo kooxda kala tirsaneyd ay bakeeri dhalo ah u shii day oo u qooshtay, oo ay sidaas u dhimatay.
Sida geerideeda loo faafiyay iyada oo nool iyo wixii ay ka tiri
Mulki Buraale Qoraalka sawirka,
Mulki Buraale waxaa geeri lagu tirinayay muddo ka badan 15 sano
Warka geerideedu waxa uu faafay xilli ay yar yihiin saameynta internetka iyo baraha bulshada ee Soomaalida Do rraad. Waa weli xitaa uu koobnaa jirita anka iyo faafida wararka been-abuurka ah ee Soomaalida dhexdeeda marka loo eego heerka uu Dorraad gaadhsii san yahay.
"Aniga geeridayda hal nooc kuma maqal, oo boqol si ayaa loo sheegay,” ayay tiri Mulki.
"Dad waxay dhaheen fanaankii Wa ayaha Cusub ee Digriyow ayay jecleyd oo dabaq ayay iska soo tuurtay. Kuwa kale waxay dhaheen Falis ayaa bakeeri dhalo ah u shiiday, halka kuwa kale ay sheegeen in aan u geeriyooday kansar,” ayay ku dartay Mulki. Dhammaan sheekooyinkaas ayay ku tilmaamtay kuwa aysan waxba ka jirin.
"Aniga waan noolahay Alxamdullilaahi. Erag soo ma nooli,” ayay tiri iyada oo rajo ka qabta in dadku ku qancaan oo rumeeyaan inay nooshay kadib marka ay arkaan wareysigeeda BBC.
Mar keliya ayaa si kedis ah loogu baraarugay Mulki-dii Waayaha Cusub ee Soomaalidu geerida xanuunka leh ku tiriyeen shan iyo toban sano kahor. Waa iyada oo TikTok iska dhex mushaaxeysa, weli iyada oo muuqaal la duubeysa heesaaga weyn ee Waayaha Cusub, Falis Cabdi, oo ahayd gabadha lagu eedeeyay inay Mulki bakeeri dhalo ah u qooshtay. Waxa uu ahaa muuqaal kooban oo ay Falis dadka ugu shee geysay inay Mulki nooshahay iyo cinwaan cusub oo ay ka sameystay TikTok.
MulkiQoraalka sawirka,
Mulki waxay ka mid ahayd fanaaniinta Waayaha Cusub
Laakiin, ilaa iyo hadda lama ogaan qofkii ugu horreeyay ee faafiyay warkan iyo danta uu ka lahaa.
"Falis oo qaati ka taagan warka faafay ee geerideyda iyo daacayada ayaa igu qalqaalisay in aan Internetka soo galo,” ayay BBC u sheegtay Mulki oo Shan iyo todobaad sano kahor lagu baraarugay mar keliya inay nooshay. Muuqaalkaas kooban ee dur ba deg deg u faafay, iyada oo boggeeda na lagu harqiyay farriimo iyo weydiiyo la xidhiidha inay dhab ahaantii tahay ‘Mulkdii geeriyootay iyo sida ay usoo noolaatay’ markale.
"Dadku weli way rumeysan waayeen in aan noolahay, oo waxay iga dalbanayeen in aan muuqaal toos ah soo galo si ay u hubiyaan in aan noolahay, oo aan ahay Mulki da dhabta ah.” Ma ahan dadka Internetka ku jira oo keliya, laakiin xitaa Soomaalida ay magaalada wada degan yihiin ayaa ku dhibay weydiimo la xidhiidha sida ay dib ugu soo noolaatay, iyo su’aalo la xidhiidha geerideedii mar la faafiyay.
"Xitaa xafladaha iyo aroosyada Soomaalida aan magaalada wada deganahay ayaa dhib ku qabaa. Anniga oo nool ayay shaki i geliyaan, oo xafladaha aroosyada igu weydiiyaan sida ‘Soo ma tihid gabadhii dhima tay?. Sidee dib ugu soo noolaatay,” ayay tiri Mulki oo dhowr iyo tobankii sano ee u dambeeysay ku nooleed dalka Sweden.
Maxay uga aamusneyd ‘geerideeda iyo tacsiyadaha’ loo diray shan iyo tobankii sano ee u dambeeyay?
Warka faafay ee geerideeda waxa uu kusoo beegmay markii ay Kenya uga guurtay dalka Sweden, iyada oo dadkii ku xidhinaa Waayaha Cusub ay hal mar ka waayeen saaxada war iyo wacaal la’aan. Laakiin Mulki waxay markaas isaga mashquushay nolosheeda cusub ee qurbaha, iyada oo waxbarasho iyo shaqo ka bilowday dalkii cusubaa ee ay tagtay.
"Shan iyo tobankaas sano waan maqlayay, waana arkayay dhimashad eyda iyo tacsida la ii dirayo. Waxaan se islahaa dadka way iska ogaan doonaan runta, ama way iska hilmaamayaan beenta,” ayay tiri Mulki. Waxay intaas raacisay in dadku weli aamisan yihiin inay geeriyootay, oo ay joogta heer uusan qofna ka aaminin inay nooshahay. Hadda, waxay dooneysa in ay beenta faaftay ka dabo tagto oo ay afka soo qabato, la na aamino inay nooshahay, oo aysan marna geeriyoon. XIGASHO:-BBC
Anwar Ibrahim oo si adag u diiday qorshe ka dhan ah Xamaas ay wadaan reer Galbeedka
Ra’isul Wasaaraha Malaysia Anwar Ibrahim ayaa sheegay in Malay sia aysan aqbali doonin cunaqabateyn hal dhinac ah, sida uu qabo hin dise sharciyeedka Mareykanka ee lagu beegsanayo taageerayaasha ajnabiga ah ee Xamaas iyo koox aha hubeysan ee Falastiin.
"Waxaan aqoonsannahay kaliya go’aamada Gola ha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee loo arko mid dhinacyo badan leh,” ayuu ra’iisul wasaaraha dalka Malaysia u she egay baarlamaanka.
Anwar ayaa sheegay in Malaysia ay si dhow ula socon doonto horu marka sharcigan, saameyntiisana ay ku xiran tahay taageero kasta oo la hubo oo loo fidiyo kooxda Xamaas ama kooxda kale ee Islamik Jihaad ee Falastiin ka jira.
Ra’iisal wasaaraha Malaysia ayaa iskadiiday cadaadis reer Galb eedka saareen, waxa uuna muujiyay sida uu u taageersan yahay qadiy ada reer Falastiin una garab taagan yahay dadka Falastiin ee xurnimada u dagaallamaya.
Dalka Malaysiya oo ay u badan yihiin Muslimiinta ayaa sidoo kale mu ddo dheer taageertay qadiyadda Falastiin, iyadoo u ololayn jirtay in la he lo xal laba dawladood ah, waxa ayna shacabka dalkaasi dhigeen dibad baxyo looga soo horjeedo xasuuqa ka socda Gaza.
SIDA FEERYAHAN RAMLA CALI DIB UGU SOO DHACSATAY SUUNKA FEERKA EE HOREY LOOGA QAADAY
RAMLA IYO GUZMAN
Gabadha Soomaalida ah ee haysata jins iyadad Ingiriiska Ramla Cali ayaa soo ceshatay Suun xagga feerka ah oo ay lumisay sann adkan gudihiisa ka dib markii ay ka badisay Alejandra Guzman oo u dhalatay Mex ico. Cayaarta oo ka dhacday Mont em carlo ayaa Ra mla oo 34 jir ayh waxay dib u soo ceshatay suunka WBA interco nrinental, kaas oo ay lumisay bishii Juun, wax aana garsoorayaasha ay kala siiyeen 96-94.
Ramla waxay sheegtay in aysan hurdo see xan habeenkii cayaarta ka horreysay. "Xillig aygii caadada ayaa ii billowday Dorraad, tamar teydana way yarayd” ayey tiri.
Ramla oo sagaal goor guulaysatay marna la ga guulay stay muddadaii ay feerka ku jirtay ay aa ayadoo yar la ge eyey Britain, halka as oo ay ka billowday cayaaraha.
Waxay sheegtay in ay danaynaysay in gab adhan ay mar labaad la cayaarto. "Aniga ayaa codsaday mar labaad in cayaar isku laabasho ah aan la cayaaro, waxaanan doonayey in aan wax uun xaqiijiyo – taasoo ah in aan feeryaha nad ahay, waxaanan dareemayaa in aan taas sameeyey Xalay” ayey tiri.
Billowgii cayaarta ayey sheegtay inay si qun yar ah ku billoday.
Guzman oo 26 jir ah ayaa weerarka ku bill oday Ramla, waxayna Ramla iska ilaalinaysay gacanteeda bidixda taaasoo ahayd tii 5 bilood ka hor ay kaga guulaysatay.
RamlaWareeggii labaad iyo kii seddexaad waxay Ramla la heshay laba midi goo xoog leh.
Guzman sidaa kuma quusan ee feer ay garka kala heshay (Upper cut) wareeggii lixaad, laakin Ramla degdeg auyey uga soo kabsatay, waxa yna dhowr feer oo is daba joog ah la heshay wareeggii todobaad.
Sidaa ayey ku sii wadday, halka Guzman ay raadinaysay inay mar kaliya dhulka feer la dhi gto (Knock out), waxayna Rmla isku dayeysay inay fogaato inay soo gaarto ga canta Guzman, maadaama feer keeda bidixda uu kulul yahay, gaar ahaanna waxay taxaddar ka badisay labadii wareeg ee u dambeeyey.
Ninka dhiirrigaliyaha u ahaa Ramla, Eddie Hearn, wuxuu ku tilmaamay cayaarta "ama sa mee ama jab” oo si kale marka loo yiraahdo noqonaysa "ama guulayso ama guul darrayso”.
Wuxuu intaa ku sii daray in Ramla ay u sii dhawaanayso jaa’isadaha caalamiga ah , gaar ahaanna inay horyaalnimada WBA kula feert anto Mayerlin Rivas oo u dhalatay Venezuela, iyo gabadha reer Mexico ee Erika Criz Hern an dez oo cayaari doonta dabaya aqada Bi shan.
Ramla oo Time ka soo muuqatay
Ramla oo magaceeda buuxa uu yahay Ra mla Siciid Axmed Cali waxay ka soo muuqatay majaladda Time oo u soo xulatay inay ka mid noqoto mid ka mid ah 12ka gabdhood ee sanandka 2023. Waxay kaloo noqotay Gaba dhii ugu horraysay ee Soomaail ah ee ka qayb gasha cayaaraha Ololbikada, waxayna noqotay gabadhii ugu horraysay ee dalkeeda u soo hoysa billad dahab ah xagga feerka.
Waxay iminka Ramla Cali danjire sharafeed u tahay UNICEF, Siro Hotels, Cartier, iyo Chri stian Dior.Waa gabadhii ugu horraysay ee taariikhd cay aarta feerka si rasmi ah cayaar ugu dheeshay boqortooyada Sacuudii Caraa biya. Markii ay 12 jir ahayd ayey reerkeedu qax oo ti ahaan ugu guureen England ayagoo sii mar ay Kenya, waxayna feerka billowday aya doo ku ray ah, markasoo ay doonaysay inay miidsaan is ku yarayso.
Waxay ka mid ahayd 15 dumar ah oo bishii Si teembar 2019 ka soo muuqday majaladda Brit ish Vogue, majalladaasoo ay tifaftirayaasheeda ka mid ahayd Meghan Markle oo ah Duchess of Sussex. XIGASHO:-BBC
ABIY OO LAGA CABSI QABO INUU DAGAAL AFARAAD KA BILAABO BADDA SOOMAALIYA MARTA
Dalka Itoobiya ayaa si weyn looga hadal hay aa dagaal cusub, kaasoo noqon doona kii 4aad ee uu qaado Ra’iisul Wasa are Abiy Axmed oo muddo 5 sano ah xafiiska jooga.
Abaabulka ciidan iyo soo ii bsashada hub ayaa loo ark aa in qeyb ka tahay damaca Abiy uu ku doona yo helitaanka dakad ku taalla Badda Cas. Abiy Axmed oo sanadkii 2019-kii ku guuleeys tay abaalmarinta nabadda ee Nobel Peace Pr ize, taas oo uu ku muteysatay soo afjariddii dag aalkii Itoobiya ay kula jirtay waddanka ay daris ka yihiin ee Eritrea.
Bartilmaameedka ugu weyn ee Itoobiya ayaa ah dekedda Casab ee Badda Cas ee Eritrea, taas oo ka mid ahayd Itoobiya ka hor xorrnim adii Eritrea in ka badan 30 sano ka hor.
Tan iyo sanadkii 1998-kii dagaalkii Itoobiya iyo Ereteriya kadib, xiligaas oo la xiray xuddu udka 2da dal u dhaxeeya, dekadda Casab wa xay ahayd mid daHabeen horesatay oo aan la isticmaalin, halka ganacsiga Itoobiya uu u ware egay dalka ay jaarka yihiin ee Jabuuti.
Dad badan oo Itoobiyaan ah iyo kuwa dalal ka dariska ah ayaa u arka hadal dhawaan ka soo baxaya ra’iisul wasaraaha Itoobiya Abiy Axmed in uu ahaa hanjabaad iyo in uu doonayo inuu awoodd isticmaalo si Itoobiya ay dakad u hesho. Abiy Axmed oo dhawaan la hadlay ciid amo ka tirsan kuwa qalabka sida ee Itoobiya ay aa si cad u beeniyay inuu doonayo inuu ku duu lo Eritrea, waxa ana uu yir "Itoobiya waligeed kuma soo duulin dal kale, mustaqba lkana ma sameyn doonto.” Waxa uu sidoo kale ku ba aqay wadahadal iyo shir-madaxeed degdeg ah oo ay yeeshaan urur goboleedka IGAD, oo ay ku mideysan yihiin siddeed waddan oo ku yaal waqooyi-bari Afrika. Bishii Luulyo, Abiy wuxuu si cad u soo bandhigay arrinta ku saabsan heli taanka Itoobiya ee badda.
Waxaa uu sheegay in Itoobiya ay tahay dal ka ugu dadka badan adduunka ee aan lahayn wax bad ah, ayna ku nool yihiin 125 milyan oo qof. Helitaanka badda ayuu Abiy Axmed tilmaa may in ay ahayd mudnaanta 1aad ee boqo rrat ooyadii Itoobiya, gaar ahaan Xayle Salaase oo xukumayay 1930 ilaa 1974kii.
Isaga oo soo xiganaya Janaraal caan ah, Qarnigii 19-aad, waxaa uu Abiy sheegay in Bad da Cas ay tahay xuduudda dabiiciga ah ee Itoo biya Qaar ka mid dadka Itoobiya ayaa hadalka ra’Iisul wasaraaha u arka mid uu taageero siy aasadeed kaga raadinayo gudaha waddankiisa
Waxaa uu baaq u diray siyaasiyiinta kasoo jeeda qowmiyadda Amxaarada oo u ololeeya Itoobiya oo ah hal dal oo awood badan.
Qowmiyadda Amxaarada iyo Abiya ayaa si yaasadda ahaan kala fogaaday markii uu san ad ka hor heshiisa nabadeed la gaaray jabhad da TPLF ee waqooyiga Itoobiya, kaddib dagaal sokeeye oo uu dhiig badan ku daatay.
Bishii April ayuu bilaabay hawlgal milatari oo uu hub ka dhigis ugu samaynayo maleeshiyaad ka Axmaarada, kuwaas oo ka barbar dagaalla maya ciidanka Itoobiya dagaalkii kooxda TPLF.
Abiy ma dakadda uu awoodda ku qabsaday ayuu rabaa inuu dhaxal ahaan dalkiisa uga ta go? Hadalka Abiy ayaa waxaa kale oo lagu ma cneeyay inuu qeyb ka yahay qorshe uu doona yo, kaas oo ah in dhaxal ahaan uu uga tago da kadda Itoobiya, uuna awoodda isticmaalo, hadii wadahadal uu guul darraysto.
Biyo xireenka Itoobiya ee wabiga Niil ee loo gu talagalay inuu dhaliyo koronto ku filan itoobi ya, ayna u dhoofin karto waddamada deriska ah ayaa ka mid ah waxyabaha uu hirgaliyay in ta uu xafiiska joogay balse muranka badan abuuray. Dalalka deriska la ah Itoobiya ayaa ku gacan sayray hadalka Ra’iisul wasaaraha It oobiya. waxaana ka mid ah dalalka walaaca ka muujiayay Jabuuti, Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland, Soomaaliya iyo Kenya.
Ciidanka Itoobiya ayaa saddexdii dagaal ee ugu dambeeyay ee ay galeen ku guuldarrestay, waxaana kii koowaad oo ah kii ay kaga soo horj eedeen Ciidanka Xoraynta Oromada, oo aan welina dhammaanin.
Dagaalkii labaad waxaa ciidanka Itoobiya ay ku wajaheen Jabhadda Xoreynta Shacabka Ti gray (TPLF) ayada oo markii danbe hal sano ka hor xabad joojin lagu dhammeeyay.
Ciidanka Itoobiya waxaa la sheegay in daga alkii TPLF ay kaga dhinteen askar u dhaxeeysa 260,000 ilaa 520,000 oo askari halka 374,000 kalena ay ku dhaawacmeen.
Dagaalka saddexaad ee ay galeen ciidanka Itoobiya waa kan hadda socada ee ka dhanka ah maleeshiya adka Axmaarada kaas oo bila awday bishii April, askar badan ayaa dowladda looga dilay howagalkaas.
Wararka qaar ayaa sheegayaan in Eritrea ay hubaynayso maleeshiyaadka Amxaarada ee loo yaqaanno Fano.
Suurta-galinimada ah inay dagaal Itoobiya ku qaaddo dalalka dariska la ah, ayaa abuuri kara xasilooni darro gobalka ah, iyadoo uu bil oowday loollan cusub oo dhanka hubka ah, It oobiya ayaa soo iibsatay hub badan, sidoo kale Ereteriya iyo Jabuuti ayay u badan tahay inay ku dayan doonaan, xaaladda Soomaaliya ayaa laga yaabaa in ay kasiii dari karto
.Source BBC.
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 9-KA NOVEMBAR 2023-KA
..