
HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 22-KA LUULYO 2023-KA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka had lay geerida Xildhibaan Jubba
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ay aa tacsi u diray qoyska, qara abada iyo guud ah aan shacabka Sooma aliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxam ed Cumar (Jubba) oo kamid ahaa xubnaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee JFS.
Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuum Ca bdir axmaan Maxam ed Cumar uu ahaa nin dhallinyara oo door firfi rcoon ku dhex lahaa
Xildhibaannada go la ha Shacabka ee Baarlamaanka Ja mhuuriyadda Fede raal ka Soomaaliya, isagoo Alle uga bar yy Marxuumka inuu hoygiisa ka dhigo jannatul fardowsa Samir iyo iim aanna uu ka siiyo qoyskiisa iyo guud ahaan umm adda Sooma aliyeed ee uu ka baxay.
Golaha Wasiirada oo warbixino ka dhageystay Wasiirada Gaashaandhigga & Amniga
Raysal Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ay aa Shalay shir guddoomiyay Shir ka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada, oo diiradda lagu saaray am niga dalka iyo Dib-u-habaynta Hannaanka & Maam ulka Dowladnimada casriga ah.
Golaha ayaa warbix ino la xiriira arrimaha am niga iyo hawlgala dalka ka socda ka dhageystay Wasiirada Gaashaandh igga, Cabdiqaadir Maxa med Nuur (Jaamac) iyo Amniga Gudaha Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe).
"Golaha ayaa bogaadiyay guulaha wax ku ool ka ah ee ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka gaareen dagaalka lagu la jiro Khawaarijta, iyada oo jab xoogan lagu gaarsiiyay argagixisada hawlg alo qorshey san iyo dagaalo guulo laga gaaray oo laga fuliyay qaar ka mid ah gobolada dalka.” Ayaa lagu yiri qoraal lagu daabacay bogga Xafiiska Ra ysal Wasaaraha.
Qoraalka ayaa lagu sheegay "Sidoo kale Golaha Wasiirada ayaa loo soo bandhigay Habka Maarey nta Waxqabadka & Adeegsii nta Bulshada oo wax badan ku soo kordhin doona Is bedelka Qaybaha Dowladda, sida Hoggaaminta toosan, Maamul-Wa naagga iyo Hirgelinta Istiraatijiyadaha u horseedi kara Soomaaliya Horumar Dhaqan-Dhaqaale oo degdeg ah.”
Shirka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiira da Maaliyadda, Biixi Imaan Cige iyo Shaqada & Arr imaha Bulshada Maxamed Cilmi Ibraahim oo dhaw aan xilka la wareegay.
Sheekh Aadan Madoobe oo ka tacsiyee yay ge erida Allaha u naxariistee Xildhib aan Cabdirax man Maxamed Cumar
Guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarla maanka JFS Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ta csi tiiraanyo leh u di ray ehelka iyo dha mmaan um mad da Soomaaliyeed, isa goo uga tacsiyeey ey geerida ku timid Allaha u naxariistee Xildhibaan Cabdiraxman Ma xamed Cumar (Jubba) oo ku geeriyooday magal ada Nairobi ee dalka Kenya.
"Waxaan xanuunka iyo murugada la qaybsa nayaa qoyska, ehelada iyo dham maan Ummadda Soomaaliyeed geer ida ku timid Allaha u naxar iistee Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Cumar (Jubba) oo ku geeriyooday M/Nairobi ee dalka Ke nya.” ayuu yiri Sheekh Aadan Madoobe.
Guddoomiyaha ayaa Alle uga baryey marxuu mka inuu jannadiisa Firdowsa ka wara abiyo sa mir iyo iimaanna uu ka siiyo qoysk iisa, xildhibaannada Golaha Shacabka iyo guud ahaan Ummadda Soo maaliyeed.
Duqa Muqdisho oo la kulmay Lionel Laurens
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md.Yuusuf Xuseen Jimcaale (Maddaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xa mar ku qaabilay Wakiilka Hay'adda Qaramada Mid oobay u qaabilsan Barnaamijyada Horumarinta (UNDP) ee Soomaaliya Lionel Laurens.
Kulan ka an oo uu goobjo og ka ahaa Guddoomiye Kux igeenka Amniga iyo Siyaasa dda Gobolka Banaadir Md. Maxamed Axmed Diiriye (Ya booh) ayaa loogu hadlay dar-dar gelinta Mashaar iicda Horumarineed oo ay Hey'adda UNDP ka ta ageerto Dowladda Hoose ee Xamar iyo sidii loo abuuri lahaa barnaamijyo cusub oo lagu gaari karo Qorshayaasha Hortabinta u leh Maamulka G/Ban aadir oo ay ugu horeyso, dib-u-dhiska kaabayaa sha, horumarinta xirfad aha iyo aqoonta Howlwa deenada iyo taaba gelinta doorashooyinka Golay aasha Deeg aanka.
Duqa Magaalada Muqdisho ayaa hoos ta ka xariiqay in fulinta Barnaamijka Siyaas adda loo dhan yahay oo ay ugu horeyso Awood siinta Hawe enka, Xalinta Khilaafaad ka iyo Doorashooyinka Golayaasha Deega anka ay horseed u noqon doonto ka dhabe ynta Hiigsiga iyo Qorshaha DFS ee ah in dalka uu ka dhaco doorasho qof iyo cod.
Jabuuti iyo Soomaaliya oo iska kaasha naya qorsheynta iyo maalgashiga
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horuma rinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Max amuud C. Sh. Faarax (Beenebeene) oo safar shaqo ku jooga dal ka Jabuuti, ayaa kulan la yeeshay Wasiirka dhaqaa laha iyo maaliyadda ee dalkaasi, Ilyas M. Dawaale.
Labada dhinac ayaa isweydaars aday dadaalka loogu jiro sidii loo gaari lahaa horumar dhaqan-dha qaale kaasoo horseedi kara xal kama danbeys ah, iyagoo sidoo kale ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ku qotoma walaaltinimo iyo wax wada-qabsi.
Wasiir Maxamuud Beenebeene ayaa uga m ahadceliyay Wasiirka Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Jabuuti,Ilyas M. Dawaleh soo dhaweynta uu u fid iyay isaga iyo wafdigiisa.
"Ciidamada Hiil qaran baan Shalay waxaan ku soo kordhinay xiriir dhanka dhaqaalaha iyo maal gashiga,” ayuu yiri wasiirka qorshaynta Soomaal iya, Mr Been ebeene.
Wasiirka maaliyadda iyo dhaqaalaha Jab uuti Ily aas Muuse Dawaale ayaa sheegay inay ka wada hadleen sidii Soomaaliya loo ga caawin lahaa, taag eerada dadka ku nool meelaha laga xorreeyay koo xda Alshabaab.
Ilyaas Dawaale wuxuu sheegay inay ka shaqey nayaan sidii Soomaaliya ugusoo la aban lahayd ka alintii ay ku lahayd man diqada bariga Afrika.
Wuxuu dowladda Soomaaliya ku amm aan ay dagaalka ay kula jiraan Alshabaab.
Maxkamadda gobolka Banaadir oo dhegaysat ay dacwadda 4 kamid ah dadkii loo haystay musuq maasuqa
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Shalay bil owday dhegaysiga dacwado ka dhan ah afar sar kaal oo ka tirsanaa hay’adda Socdaalka iyo Jinsiy adaha, oo lagu eedeeyay musuq maasuq iyo xatooyo dadweyne. Afarta Eedeysane oo Maxka madda la horkeenay ayaa kala ah, C/llaahi Maxam uud Cosoble, Cumar Macalin Nuur, Saabir Xa san Cabdinuur iyo Aadan Maxamed Cabdi.
Cumar Macalin Nuur oo ah eedeysanaha 1aad, ayaa lagu eedeeyay inuu lunsa day lacag dhan, ku dhawaad 7 Milyan oo Dollar, Lacagtaas, oo ahayd hanti dadweyne iyo dakhli dowladeed oo uu masu ul ka ahaa.
Eedeysanaha 2aad, C/llaahi Maxamuud Coso ble, waxaa lagu eedeeyay inuu lunsad ay lacag dhan ($560,500) shan boqol iyo lixdan kun iyo shan boqol oo dollar. Waxaa loo haystaa inuu duk umen tiyo been abuur ah ku qaatay lacago dowlad eed.
Eedeysanaha 3aad, Saabir Xasan Cabdi Nuur, waxaa loo haystaa lunsashada hanti dadweyne iyo dakhli dowladeed oo uu masu ul ka ahaa, oo gaarayay, ($482, 730) Afar boqol siddeetan iyo labo kun, todobo boqol iyo soddon dollar. Lunsashada dhaqa alaha an waxay maxkamaddu sheegtay inuu u ma ray warqado been abuur ah.
Eedeysanaha 4aad, Aadan Maxamed Cabdi, waxay maxkamaddu ku eedeysay inuu lunsaday lacag dhan ($88,640) siddeedan iyo siddeed kun iyo lix boqol iyo afartan dollar, lacagtaas oo uu ku lunsaday isagoo isticmaalayay warqado lacag qaba sho iyo shaabado been abuur ah.
Qareenada u dooddaya eedeysanaya asha, ayaa sheegay in ay sharciga baalma rsan yihiin qaar kamid ah eedeymaha loo soo jeediyay eedeysanayaasha ay difaacay aan.
Dhegaysiga doodda dadka loo haysto musuq maasuqa ayaa sii socon doonta, iy adoo sidoo kale la dhegaysan doona eed eysanayaasha kale ee musuqa ku eede ysayn.
Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatayXoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horu marinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Md. Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene ayaa kulan wax ku wax ku ool ah kula qaa tay magaalada Jabuuti, Xo ghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD, Md. Dr Workneh.
Kulanka ayaa looga hadl ay xoojinta iska ashiga ku sa absan barnaamijyada horu marineed kuwaasoo gacan ka geysanaya horumar dha qan-dhaqaale, iyo sidoo kale kor u qaadista iska ashiga lababda dhinac.
Wasiir Maxamuud Cabdiraxmaan Bee nebeene ayaa uga mahadceliyay Urur Goboleed ka IGAD taageeradda ay mar walbo la garab taaganyihiin Shacabka Soo maaliyeed.
Wasaaradda Howlaha guud oo wadda Qorshe Warshado looga dhisayo meelo ka baxsan magaalada Muqdisho
Wasiirka wasaaradda howlaha guud & dib u
dhis ka iyo guriyeynta Soomaa liya
ayaa sheegay in ay wa ddaan
qorshayaal looga dhis ayo Warshado meelo ka bax san caasimada Muq disho.
Wasaaradda howlaha guud ayaa wa dda istaatijiy cad oo ay ku doonayso in ay ku hirgaliso xaruumo loogu tala galay in laga dhiso Warsha do wax soo saar oo u yeesho dalka.
Ergayga Madaxweynaha JFS ee Arrima ha Somaliland oo la kulmay Ururada Bulshada iyo odoyaal kale
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Cabdik ariim Xuseen Guuleed ayaa kulamo wadatashi ah la qaatay qaar ka mid ah Ururada Bulshada Ra yidka iyo Odayaasha Dhaqanka ee ka soo jeeda deegaanada D/G/Koofur galbeed.
Kulankaasi waxaa dhinacyadii ka qeybgalay ay isku dhaafsadeen tallooyin ku saabsan habka sooy aalka wadahadallada iyo muhiimadda ay ugu fadhi yaan Umadda Soomaaliyeed.
Ergayga ayaa xubnahaasi ka dhageys tay arragtida iyo fik radaha ay ka qabaan dib u bill aabidda hanaanka Wadahalka DFS iyo Somaliland iyo hanna anka ugu haboon ee loo mari karo.
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Md. Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa ururada bulshada iyo odoya asha dhaqanka uga warbixiyay sida ay lagama ma armaanka u tahay hirgalinta qorshaha wadahalla da DFS iyo maamulka Somaliland.
Madaxda Warfaafinta XFS "waxaa naga go’an in aan xoojinno doorka aqooneed ee saxaafiyi inta
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaaf inta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Cabdullaahi Xayir Ducaalle ayaa soo xiray tababar aqoo nkororsi ah oo loo qabtay 30 gabdhood oo saxafiyiin ah oo ka hawlgala hay’ adaha War baahinta gaarka ah iyo ururada saxaa fadda.
"ka wasaarad ahaan waxa an rabnaa in tababarka gabdh aha aan sii wadno waxaan na gaarsiin doonaa dhammaan xarumaha dowlad goboleedyada "ayuu yiri Agaa sima ha Guud ee Warfaafinta.
Md. Cabdullaahi Xayir Ducaalle ,waxa uu kula dardaarmay gabdhaha saxaf iyiinta ah ee ka faa’I idaystay tababarka in ay dha qan galiyaan waxyaa bihii ay ka faa’iideyste en tababarkaasi aqoon-isw eydaarsuga ah.
Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha iyo tababar ada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaq anka iyo Dalx iiska Soomaaliya Marwo Fartuun Axmed Xasan ay aa sheegtay in u jeedka tababarka uu ahaa xooj inta doorka dumarka ee maamulka Warbaahinta.
Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaar adda Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska XFS, waxa uu socday muddo 3 cisho ah,iyadoo ka qeyb galayaasha ay halkaasi kuqaateen casharro la xir iiray habka maam ulka hay’adaha warbaahinta, gaar ahaan xal u helidda caqabadaha iyo fursada ha gabdh aha ee hay’adaha warbaahinta
Wareysi: Maxaa ku qornaa warqaddii uu CC Shakuur u diray madaxweyne Xasan?
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishak uur, sidoo kalena ah ergeyga madaxweyna ha ee arrimaha abaaraha ayaa dhawaan qo raal u direy madaxw eyne Xasan Sheekh Ma xamuud.
Warqaddaas ayaa waxa uu kaga hadley talloo yin ku aadan arrimo dhowra oo ay ka mid yihiin han aanka doorashada, dastuurka iyo siyaasad loo dhan yahay.
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishak uur Wars ame oo la hadlay VOA ayaa faah-faahin ka bixiyay waxa ku qornaa warqad aasi, isaga oo sheegay in madaxweynaha uu la wadaagay in nidaamkii ku soo baxay heshiiskii u dambeeyay ee Golaha Wad at ashiga Qaran uusan waaqici ku dhisneyn.
"Madaxweynaha waxaa la wadaagay in nidaa mka hadda uusan dalkaan u saalix aheyn, waxaa ka hadlay in laba xisbi iyo dastuurka la beddelo iyo weliba in mashaar iicdaas waa weyn oo dhan aan lagu fulin kar in afar sano,” ayuu yiri Xildhib aan Cabdi raxmaan Cabdish akuur.
Sidoo kale waxa uu sheegay in qoraal kaas uu madaxweynaha kula wadaagay in madax gobole edyada oo badankooda uu muddo xileedkooda dhamaaday ama gabaabsi yahay aysan laheyn sharciyad ay uga go’aan gaari karaan masiirka dal ka. "Dadka kala heshiinaya arrintaas in iyaga la ftooda ee dowlad uu muddo xileed koodii dhamaa day oo aysan laheyn sharc iyad iyo amaanad ay dal masiirkii ku gooy aan aysan laheyn.”
Waxa uu intaas sii raaciyay "Waxaa aam insa nahay in waxaan niyad wanaag ka tahay madaxw eynaha oo ay ka tahay in dal kaan hore loo dhaqa ajiyo. Arrintaan waxay u baahan tahay dood adag oo furan oo saraaxa ah oo dadka ka baxsan siyaa siy iinta ah ee khubarada ah ee dastuurka iyo sharciga yaqaan la keeno.”
Xildhibaanka ayaa ka dhawaajiyay in ma daxw eynaha uu qaatay qaar kamid ah tallo oyinka u jee diyay, taasi oo aheyd in uu la fariisto saamileyda si yaasadda, oo uu dad ka talo galiyo oo uu la ta shado, taasi oo uu dhawaan sameeyay madaxw eyne Xasan Sheekh.
"Tallooyinka qaar ee aan siiyayna waa fuliyay, waa ku mahadsan yahay madaxwe ynaha,” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdisha kuur oo wareysi siiyay VOA.
Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in dowladd a Xasan ay xoogga saarto oo hirge liso nidaamka xisbiyada oo kal xukunkiisi hore sharci la xiriira la ansixiyay, lagana dhigo tiro wadar-ogol ah, ka dibna la qabto doorasho qof iyo cod ah haddii laga gaaro.
"Waa in xisbiyadii la furaa oo waxaa laga dhigi karaa 10 sida Turki oo kale ama waa la kordhin ka raa ama laga yareyn karaa, waa in dadkii Baarlam anka ee Xildhibaanna da lagu qasbaa in xisbiyada galaan, oo doo rasho qof iyo cod ah ama doorasho toos ah waa in la qabtaa middii laga gaari karo.”
Digniin kasoo baxday Dowladda Soomaaliya ( Warsaxaafadeed)
Hay’adaha qaran ee kala ah Isgaarsiinta iyo Ta yodhowrka ayaa Shalay ku wargeli yay dhammaan shirkadaha isgaarsiinta iyo internetka inaan dalka la soo gelin karin qalab isgaarsiineed ama teknoloji yadeed oo aan haysan oggolaanshaha Hay’adda Isga arsiinta Qaranka (HIQ) iyo Hay’adda Tayo rdhowrka Soomaaliyeed (HTS).
Ogeysiiska, oo waafaqsan qoddobka 59-aad ee Sharciga Is gaarsiinta, waxa uu xoo gga saarayaa muhiimadda ay lee dahay in loo hoggaansamo xee rarkan si loo xaqiijiyo suuq caddaalad ah oo lagu tartamo, loona ilaaliyo macaamiisha iyo shacabka Soomaa liyeed.
Warkan ayaa soo baxay kadib markii labada ha’adood ay si wadajir ah u qabt een munaasabad ay ku kala saxiixanayeen isfargarad ay labada dhi nac isaga kaashan ayaan sidii loo xaqiijin lahaa ta yada qalabka isgaarsiinta iyo teknolojiyada. Wax aa muna asabadda goobjoog ka ahaa Mudane Xus een Culusow, wasiir ku-xigeenka Wasaarad da Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada. Isafgarad kan wax aa HIQ u saxiixay Maareeyaha Gu ud, Md. Mustafa Yaasin Sheikh, halka HTQ ay u saxiixday Maareey aha Guud, Marwo Xaawo Xasan.
"Dhammaan qalabka isgaarsiinta – iyad oon loo fiirin meesha uu ka yimid – waa inay maraan nid aamka oggolaanshaha looga baahan yahay ee Ha y’adda,” ayuu yiri Md Mustafa Yaasiin Sheekh, Ma areeyaha Gu ud ee HIQ. Nidaamkan ‘Hubinta Qal abka (Type Approval)’ wuxuu hubinayaa in qalab ku buuxiyo heerarka loo baahan ya hay oo ah in aanu keenin khatarro caafi maad oo suurtagal ah ama inuu shucaac ku furo adeeg-bixiyeyaasha kale.”
Ogeysiiskan wuxuu sidoo kale intaas ku dara yaa in qalab kasta oo isgaarsiineed oo hadda la ist icmaalo, oo aan wali HIQ rukh sad ka helin, ay tah ay in si degdeg ah loogu soo gudbiyo si shahaada da oggalaanshaha loo helo. Ku-guuldarreysiga in loo hggaans amo nidaamkan waxa ay jebinaysaa sharc iga, waxayna sababi kartaa carqalad weyn oo ku timaadda guud ahaan kaabayaasha isgaars iinta.
"Waxaa muhiim ah in la fahmo in qalab kasta oo isgaarsiineed oo ay maalgeliyaan shirkadaha Isg aarsiinta iyaga oo aan og golaansho sax ah ka ha ysan Hay’adda loo aqoonsan doono sharci darro,” ayuu yiri Md Mustafa Yaasiin, Maareeyaha Guud ee HIQ. "Hay’addu waxay qaadi doontaa tallaa boo yinka lagama-maarmaanka ah si loo hubiyo u-hog gaansanaanta, oo ay ku jiri karaan ganaaxyo, iyo xitaa kala-noqoshada rukhsadda, marka loo arko inay habboon tahay.”
Shirkadaha isgaarsiinta waxaa sidoo kale lagu wargelinayaa in HIQ aysan mas’u ul ka noqon doo nin wixii khasaaro ah oo ka yimaada isticmaalka sharcidarrada ah ee qalabka aan la fasixin, oo ay ku jiraan tekno olajiyadda cusub, sida 5G. Waa ma s’uuliy adda shirkadaha Isgaarsiinta iney u hog ga ansamaan heerarka iyo tilmaamaha la an sixiyay si loo ilaaliyo hufaanta iyo xasill oonida shabakadda isgaarsiinta.
HIQ waxay ku dhiirrigelinaysaa dham maan shi rkadaha isgaarsiinta ee shatiga leh inay dib u eeg aan agabkood isgaarsiinta oo ay billaabaan tallaab ooyinka lagama-maa rmaanka ah si loo hubiyo u hoggaan sanaanta shuruudaha sharciyada.
Puntland oo ku eedeysay dowladda fed eralka inay SSC ku cadaadinayso inay la heshiiyaan Somaliland
Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamu ud Cey diid Dirir ayaa ku eedeeyay DFS in ay reer SSC ku cadaadinayso inay la heshii yaan Somaliland.
Wasiirka warfaafinta wuxuu sheegay in ay taageersan yihiin hadalkii uu sheegay Ga raad Jaamac Garaad Cali, kaasoo ahaa in DFS ay raali uga tahay Somai land duul laanka ay ku hayso mag aalada Laasca anood.
Wuxuu sheegay madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud inuu indhaha caalamka kasii jeedinayo xaaladda cakiran ee ka taagan magaalada Laa scaanood, isagoo sheegay taas beddelkeed inuu ku mashqu ulsan yahay inuu wada hadalo la bilow do Somaliland.
"Barnaamijka uu Xasan wato, waa in gaar loo jaro SSC. Senatoradii yimid magaa lada Garowe waxay sheegeen in barasaab loosoo magacaabid oono marka la xoreeyo SSC.” ayuu yiri wasiir Caydiid.
Hadalka wasiirka ayaa kusoo beegmay maalin kadib markii golaha sare ee Khaat uma ay raali galin ka bixiyeen hadalkii Gar aad Jaamac Garaad Cali. Iyagoo sheegay, DFS wax tarmooyee in ay san dhibaato ku haynin shacabka reer SSC.
Arrimaha Guudlaawe lagu haysto kadib safar kii Xasan Sheekh (4 qodob xasaasi ah)
Dood xooggan oo la xiriirta xaaladda amni, dhaq aale, horumar iyo midnimo ee maamulka Hir Sha beelle ayaa qabsatay warbaahinta saacadihii lasoo dhaafay kadib markii uu madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud kasoo laabtay garoonka diyaaradaha ee M/Jowhar, sababo amni lala xiriiriyay.
Inkasta oo aanay cadeyn in qo rshaha madaxweynaha uu ahaa inuu magaalada galo ama inuu garoonka kula soo kulmo mad axda maamulka iyo saraakiil ciidan, haddana wax aa deg deg u billowday guux ku saabsan in Cali Gu udlaawe uu la lumay hoggaankii maamulka.
Dadka HirShabeelle kasoo jeeda waxay dare emayaan in loolankii maamul-goboleedyada looga adkaaday oo ay yihiin maamulka hadda ugu dam beeya dalka.
HirShabeelle waxaa la aas-aasay 2016-kii, ink asta oo xagga jiritaanka uu HirShabeelle yahay ma amul-goboleedkii u dambeeyay ee la dhisay, hadd ana wax badan kama uusan dambeynin Gal mudugtii Cadaado lagu aas-aasay 2015.
Haddaba, Maxaa lagu haysta Cali Guudlaawe?
Cali ayaa waxaa lagu qiimeynaya waxa uu ka qabtay afartaan arrimood;
1. Amniga
In madaxweyne Xasan Sheekh uu Jowhar diya arad ku tago, in uusan gudaha magaalada aadin sababo la xijinayo dhanka amniga iyo isbaaroo yinka daadsan deegaanada HirShabeelle, waxay dhamaan bixinayaan in uusan jirin amni, ciidan mid eysan iyo shaqo uu maamulka dhankaas ka qabtay mudaddii uu xilka hayay Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe.
2. Isku haynta maamulka
Midnimada HirShabeelle ayaa geed ka laad la ada, Hiiraan ayaa weli buuq ka taagan yahay, in kasta oo buuqa reer Hiiraan jiray Cali Guudlaawe kahor, haddana hadda waxay gaartay in la isku dayo in maamulkii mid kale laga agdhiso.
Heerkaan oo kale xaalka midnimadu ma gaarin intii ay jirtay xurguftaan ayay leeyihiin dadka ku doo daya in uusan Cali waxba ka qaban midnimada iyo isku haynta maamul ka HirShabeelle.
3. Horumarka maamulka iyo mashaarii cda
Midda saddexaad ee Cali Guudlaawe lagu haysto waa horumarinta hay’adaha dowla dda, dhismayaa sha iyo mashaariicda.
Dadka waxay ku doodayaan in uusan Cali ka tag eyn wax weyn oo laga dhaxlo. HirShabeelle waxaa deris la ah Galmudug iyo Koonfur Galbeed.
Dadka kasoo jeeda HirShabeelle waxay cabir ka qaadanayaan xaaladda Galmudug iyo Koonfur Galbeed, halkaasi oo laga hirgeliyay mashaariic ba dan labadii sano ee u dambeysay.
Cali Guudlaawe arrintaana si weyn ayaa loogu haysta, welina dadkiisa uma sharaxin sababta uu wax mashaariic horumarineed ah iyo dhismayaal u heli waayay maamulku.
4. Heerka siyaasadda federaalka iyo wada-shaqeynta
Siyaasiyiinta heer federaal ee kasoo jeeda HirSh abeelle ayaa cilaaqaad weyn iyo kaalin talo wada ag ah la laheyn hoggaanka maamulkooda.
Is-diidid aan sababteedu cadeyn ayaa muuqata, meesha Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Puntland siyaasiyiinta heer federaal ay safka hore ka taagan yihiin u adeegida maamulkooda, wax ku leeyihiin tallada, sidoo kalena ay u ololeeyaan horumarinta maamulladooda.
Afartaan arrimood ayaa kamid ah waxya abaha lagu haysto hoggaamiyaha HirShabe elle, Cali C/hi Xuseen Guudlaawe Xigasho:caasimadda.net
Ciidamada dowladda ee ku sugan Gal cad oo lagu wareejiyay xoolo lagu dhii ragalinayo
Ciidamada xoogga dalka ee ku sugan furima ha hore ee dagaalka ayaa Shalay lagu xoolo nool oo lagu dhiiragalinayo oo ka timid haweenka Soom aaliyeed.
Muno C/qaadir Hoo leey oo mid ah Hawe nka Soomaaliyeed ay aa xoollo lagu dhiir igel inayo ku wareejisay Ciida nka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sug an Magaalada Madaga waa ee G/ Galgaduud.
Muno oo deegaan ahaan ka soo jeedaa degm ooyinka Galcad, Ceeldheere iyo Xaradheere ayaa Shalay 20 neef oo ido ah ku wareejisay Ciidanka xoogga dalka ee ku jira furimaha hore dagaalka ee magaalada Masagawaa ee Gobolka Galgaduud.
Saraakiisha Ciidanka xoogga dalka ayaa uga mahadceliyay garab istaaga ay u muujisay Ciidam ada utaagan difaaca dalka
Maamulka Hir-Shabeelle oo billaabay dhex-dhexaadinta Beelaha ku dagaalamay Shabeel laha Dhexe
Guddiga dhexdhexaadinta ka wada deegaan ada colaada ka jirta ee u dhaxeeyso degmooyinka Cadale iyo raagaceele ayaa Shalay si gaar gaar ah ula kulm ay odayaasha dhaqanka ee 2 da deg mo. Guddigaan ee uu madax weynaha Hirshebel le u xil saaray xalinta xasarada ka Jirta deegaana da as ayaa Shalay booqday degmooyinka Cadale iyo raagaceele waxeeyna ugu horeyn ugu baaqe en beelaha ineey xabad joojin sameeyaan gogol naba deed isugu yimaadaan si xal waara looga gaaro .
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle Abdi Dahir Gure Karoore ayaa sheegay in ay dadaalo kawadaan He shiisiinta Bulshada walaalaha ah ee ay khilaafyada yar yari ku dhex marayaan dhuldaaqsimeedka ay wada dagaaan.
Baarlamaanka Puntland oo dib u dhigay wax ka beddelka qodobada dastuurka ee uu muran ku ka taagan yahay
Baarlamaanka Puntland ayaa dib u dhigay wax ka beddelka qodobo kamid ah dastuurka, si xal loogu helo khilaafka siyaasadeed ee ka jira doorashada.
Khamiistii oo ku ekayd muddadii bisha ahayd ee ay socotay wacyi galinta wax ka beddelka qodobo kamid ah dastuurka, ayuu baarlamaanka ajendihi isa ka saaray meel marinta qodobada laga beddela yo dast uurka.
Golaha baarlamaanka dhexd iisa, ayaa si weyn isugu khila afsan in dastuurka wax laga beddelo, iyagoo sheegay ina y taasi horseedayso khilaafka iyo burbur.
Qaar kamid ah isimada Puntland ee Garo we ku sugan ayaa madaxweyne Deni iyo guddoomiyaha baarlamaanka kala hadlay in aanay wax tallaabo ah qaadin, inta ay xal u raadinayaan khilaafka ka taagan doora shada.
Ciidamada kasoo horjeeda wax ka bedd elka dastuurka ayaa todobaadkan sheegay inay dagaal ka xigaan haddii uu baarlama anku isku dayo in dastuurka wax laga bed delo.
Xildhibaanada taageersan in dastuurka wax laga beddelo, ayaa soo jeediyay in si Kmg shaqoo yinka baarlamaanka loo ware ejiyo maagalada Qar dho, iyagoo walaac ka muujiyay xaaladda amni ee Garowe.
Dowladda oo sheegtay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno katirsan Al-Shabaab
Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal xoogan waxaa saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen degaano katirs an gobolka Baay, halkaas oo ay ku sugna ayeen Xubno kamid Ururka Al-Shabaab.
Howlgalka ayaa sigaar ah waxaa ay Ciidamada uga fuliyeen deegaanka Jame eco ee Gobolka Baay, halkaas oo sida ay sheegeen Saraakiih sa Ciidamada ahayd goob ay doonayeen inay ku cuna qabateey aan Shacabka ku nool Gobalkaasi Baay.
Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka Soomaa liyeed qeybta 60aad ayaa sheegay in howlgalka la gu dilay 15 katirsan Al-Shabaab, sidoo kalena lagu fasaxay gaadii dkii dadwaynaha ee ay halkaas ku xanib een.
Sidoo kale Saraakiisha Ciidamada wax aa ay hadalkooda intaasi kudareen in gow lgallada ay noqon doonaan kuwo sii socda ilaa iyo inta cunaq abateynta ay saareen Al-Shabaab laga qaadayo M/ Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.
Waa hawlgalkii labaad oo ciidanka xoogga dalka muddo 24 saac gudahood ka sameeyaan wadad aan isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo gaar ahaan inta u dhaxaysa Leego iyo Buurhakaba, halkaas oo Al-Shabaab ay isku dayaysay in ay ku xanibaan gaadiidka dadwaynaha ay galaya M/Baydhabo.
Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa degaano iyo degmooyin katirsan Gobolada dalka Somaal iya, waxaa ka dhacayay howlgallo xoogan oo ay ful inayeen Ciidama da dowladda, waxaana howlgalla daas ay dowladddu sheegtay in lagu dilay Xubno badan oo katirsan Al-Shabaab
Golaha sare ee SSC-Khaatumo oo raali galin ka bixiyay hadal lagu dhalleeceey ay dowladda Soomaaliya
Golaha sare ee SSC-Khaatumo ayaa raali galin ka bixiyay hadal lagu dhalleecaynayay DFS, oo uu dhawaan saxaafadda uu kasii daayay Gara ad Jaamac Garaad Cali.
Bayaan kooban oo kasoo baxay golaha sare ee SSC-Khaatumo, ayaa lagu sheegay, in dowladda federalka laga raali galiyay hadalkii ahaa inay So maliland heshiis kula tahay duqaynta ay ka geys anayso magaa lada Laascaanood.
Golaha sare ee SSC-Khaatumo wuxuu sheegay in Dowladda looga baahan yahay in aanay simin iy aga oo ka shaqeynaya midnimada Soomaaliya iyo Somaliland oo u taagan gooni isu taag
Waxay Dowladda uga mahad celiyeen taageera da ku aaddan soo dhowaynta iyo daryeelka dadkii ku dhaawacmay dagaalada Laascaanood.
Dhawaan ayay ahayd markii Garaad Jaamac Garaad Cali uu ku eedeeyay DFSa inay Somalil and raali uga tahay duqeymaha lagu garaacayo shacab ka Laascaanood.
Garaad Jaamac wuxuu sheegay in DFS ay xaqi rsan tahay dhibaatada loo gaytay shacabka SSC, ayna hortaagan tahay in caalamka uu cuna qabat ayn saaro Somaliland.
MUXUU YAHAY ERAYGA KU QORAN BAASABOORKA SOOMAALIYA EE SH.UMAL DOODDU KA KEENAY?
"Bal waxaad is weydiisaan dowladda Soomaa liya iyo Soomaali, meesha ‘sex’ maxay uga guur een oo ay ‘Gender’ u qaat een,” su’aashan waxaa dad uu ka hor hadl ayey usoo bandhigay Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo dood ka qaba eray bix inta ‘gender’ oo ku qoran baasaboorka Sooma ali ga.
Baasaboorrada ay dowladu hu u samee yaan muwaadinii ntooda si ay ugu safraan iyo aq oonsiyada ayaa waxaa ku qoran eray bixinno lagu aqoonsado xogta qofka wa ta, sida taariikhda dhalashada iyo halka uu ku dha shay qofku.
Xogtu waxay gaar u tahay qofka wata aq oonsi ga lamana turjumo, balse tusmooyin ka sida era yada ‘magaca’, "taariikhda dhala shada’ iyo ‘halka laga bixiyey’ aqoonsiga ay aa lagu turjumaa luuqad kale oo badanaa ah mid ama qaar ka mid ah kuwa caalamiga ah sida Carabiga iyo Ingiriiska.
Baasaboorka Soomaaligu wuxuu ka mid yahay kuwa eray bixintooda lagu turjumo laba luuqadood oo aan af Soomaaliga ah ayn, kuwaas oo kala ah Carabi iyo Ingiriis.
Haddaba waxaa muran dhaliyey turjuma da afka Ingiriiska ee lagu turjumay eray ka mid ah kuwa ku qoran baasaboorka soom aaliga, waana erayga "jinsiga” oo loola jee do lab ama dheddig midka uu yahay qofka wata aqoonsiga.
Sheekha ayaa ku tilmaamay wax laga fiic an ya hay xulushada ereygaan marka loo dhaqan ahaa.
Aqoonsiyada la midka ah kan Soomaa liga ee lagu turjumo afka Ingiriiska iyo xitaa kuwa asal ahaan Ingiriisku u yahay afkooda hooyo, waxaa erayga jinsiga qofka ku qoran baasabooro badan oo Afrikan, Yurub iyo wadamo muslim ah ereyga ‘sex’ halka kan Soomaaliga uu ku qoran yahay ‘gender’.
Muxuu yahay farqiga u dhexeeya labada eray?
Sida ku cad qaamuusyada afka Ingiriiska iyo si doo kale eray bixinnada dowladda ingir iiska, eray ga ‘sex’ wuxuu tusmeynayaa kala duwanaanshaha jinsiga abuurka alle oo ku salaysan xubnaha tar anka ee qofka iyo tus mada hidde sidaha oo afka sayniska loo gu yeero (Chromosomes) taas oo ka dhigan in qofka uu noqon karo oo kaliya laba ama dhe ddig, inkasta oo ay jirto xaalad kale oo qofka laga wada helayo xubiniha jirka ee u gaarka ahaa labka iyo sidoo kale kuwii dheddigga.
Halka erayga ‘Gender’ uusan ku koobna yn jinsi ga abuurka alle oo kaliya ee sidoo kale uu fursad siinayo qofku siduu isku arko, laba, dhadiga ma int aa wax dhaafsiisan, wa ana tan halka doodu ka dhalatay.
Qeexitaankan waxaan kasoo xigannay qaamuu syada afka Ingiriiska iyo sidoo kale eray bixinnada dowladda Ingiriiska oo iyadu muhiimad gooni ah siisay kala soocidda mi cnaha labada eray maada ama erayga ‘gen der’ uu aqoonsanayo jinsiyo dhe eri ka ah lab iyo dheddig ama waxa uu qofku isu aqoon sanayahy iyo sidoo kale waxa bulshadu u aqoonsan tahay.
Waxaa soo baxay dad su’aal geliyey hab oonaa nta eraygaas ee in uu ku qornaado baasaboorka Soomaaliga ah isaga oo leh micno ka duwan kan ‘sex’, waxaana u damb eeyay Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo bar aha bulshada lagu arkay isaga oo dhaleec aynaya dowladda Soomaaliya kuna ee deynaya inay u gogol xaareyso aqbalaadda wax ay diideen "dalal aan muslimiin ahayn”.
Xulashada eray bixinta Maxaa loogu doortay eraygan in lagu qoro baasaboorka Soomaaliga ah?
Waxaa sannadkii 2016 goob fagaare ah lagu weydiiyay su’aashan madaxweyne Xa san Sheekh Maxamuud oo markaasna ahaa madaxweynaha Soomaaliya, wuxuu se ku jawaabay, "aniga laba dooda kee doo ranaysaa haddii lay oran lahaa kalmadda gender-ka ayaan dooran laha kalmadda kale maba doorteen,” ayuu yiri madaxwey ne xas an Sheekh oo qoslaya.
Waxaa xusid mudan in aysan eraygan baasab oorkooda u isticmaalin qaar kamid ah dalalka afka Ingiriisku u yahay kan kow aad sida Boqortooyada Ingiriiska, Maraykan ka Canada Autralia iyo Newze alnd, waxa yna dhamaan baasaboorradooda u isticm aalaan erayga ‘sex’.
Sidoo kale dalalka Islaamka iyo kuwa Afrika ayaa iyaguna isticmaala erayga ‘sex’ oo aan istic maalin ‘gender’ sida soomaalida marka ay eray bix innada ku turjumayaan af ka Ingiriiska.
Si kastaba ha ahatee baasaboorka So omaa liga ayaa sameynayey kor u kac dhan ka dalalka lagu safri karo dal-kugal la’aan iyo sidoo kale isaga oo hantay dalal cusub oo aqoonsada.
Soomaaliya ayaa qiimeyntii u dambeys ay ee awoodda baasaboorada kaga jirta kaalinta sagaa shan iyo sagaalad taas oo muujineysa in baasabo or Soomaaliga uu sare uga soo kacay maaddaam aa uu sanna dkii hore ku jiray kaalinta 103.
Dhanka kale Baasaboor Soomaaliga ay aa wax aa lagu booqan karaa 35 dal oo uu qofka baasa boor Soomaaliga wata uu Visa ku qaadanayo gar oonkooda halka markii hore ahayd 25 dal.
Waxaa ka hooseeya shan waddan oo ka la ah Yemen, Pakistan, Suuriya, Ciraaq iyo Afghanistan.
Si guud baasaboor Soomaaliga ayaa ka mid ah kuwa ugu daciifsan caalamka, sida lagu muujiyay xogta sanadlaha ah ee ay soo saareen Passport Index iyo Henley oo ah shirkad kale oo qiimeysa sharciyada socdaalka.
Soomaaliya ayaa bilihii lasoo dhaafay xoojisay dadaalka ay ugu jirto ku biiritaanka waddamada xubnaha ka ah ururka Bariga Afrika ee magaciisa loo soo gaabiyo EAC, arrintaas oo haddii ay hirg asho suurtagal ka dhigi kara inuu xoogeysto baasa boorka Soo maaliya.
Waxaa jira dalal kale oo ay Soomaalida si fud ud uga heli karaan oggolaanshaha gel itaanka, ka hor inta aysan safrin, kuwaasoo ay ka mid yihiin Angola iyo Sri Lanka. Isha: BBC
XASAN SHEEKH IYO MADAXWEYNAYAASHA KALE EE SHAQAALEYSIIYAY CARUURTOODA
Xasan Sheekh iyo gabadhiisa
XIGASHADA SAWIRKA,GOOGLE
Maalmihii la soo dhaafay waxaa hadal hayn dhali yay qaar kamid ah masu uliyiinta DFoo warbaahin ta ka qirtay in ay shaqa aleysiin doonaan qarabadooda.Balse taas waxaa ka horeysay in mada xweyn aha qarnka uu shaqaaleysiiyay inan tiisa, oo iyana hadal hayn badan dhalisay.
Hadaba waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doonaa qaar kamid ah madaxda caalamka ee sha qaaleysiiyay ubadkooda.
Maxaa ka jira in xubno baarlamaan ay dalbad een in caasimadda laga raro Gar owe?
Xasan Sheekh MaxamuudWaxaa hadal hayn ba raha bulshada ka dhaliyay gabar uu dhalay mada xweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh taas oo ku magacaaban xilka la taliyaha madaxwey naha qar anka. Gabadhaan ayaa lagu magacabaa Jihaan Xasan Sheekh Maxamuud, iyada oo safarro kala duwan oo uu kamid yahay shir kii Ururuka Jaama cadda Carabta u raacday madaxweynaha.
Dhanka kale Jihaan ayaa ka soo muuqa tay sha ashadaha iyada oo sawiro kala duwan ku wehlisa aabaheed marar kala duwan oo madaxweyne Xas an Sheekh uu kulamo lalahaa masuuliyiin kale oo caalami ah. Waxaa kamid ahaa shir uu New York u tagay madaxweynuhu bilowgii sanadkaan.
Mar arrintaan wax laga weydiiyay mada xeynu hu wuxuu yir: 'Caruurta ay dhaleen madaxda dawla ddu xaqooda muwaadinn imo kuma waynayaan in ay waalidkood madax yihiin'.
Trump and Ivank Dondald Trumo
Madaxweynihii hore ee Mar aykanka Donald Trump ayaa isna kamid ah madaxda shaq aaleysiiyay caruurooda.
Gabadhiisa Ivank Trump ayaa u ahayd la taliye iyada oo ku lamaaneyd la taliyihii sare ee madaxwe ynaha Maraykanka Jared Kushne.
Ivank ayaa isaga tagtay sanadkii 2017 kii markii abaaheed xilka madaxweynenimo ku guuleystay shaqo ay horay uga haysay shirkad uu aabeheed lahaa, si ay la taliye sare uga noqo madaxtooyadii aabaheed ka talinayay.
Balse markii uu dhamaaday waqtigii Trump Ivanka sidaas ayay shaqadeedii ku dhamaatay.
Denis Sassou-Nguesso iyo wiilkiisa
XIGASHADA SAWIRKA,GOOGLE
Denis Sassou-Nguesso
Madaxweynaha Jamhuuriyad da Congo-Braz zavill, Denis Sa ssou-Nguesso ayaa wiil kiisa u magacaabay xil wasiirnimo, taas oo sababtay in wa rbaahinta waddankaasi ay si wayn u hada lhayso.
Sanadii 2021 kii ayuu wiilkiisa u mgac aabay xilkaan.
Madaxweynahanm oo waddankiisa ka soo qab tay xilal kala duwan inta aan shan sano aka hor loo dooran xilka madaxweyne ayaa dadku arkeen in uu ka daalay shaq ada, maadaamu uu yahay 77 jir 41 sano maamulka dalka ku soo jiray.
Inkasta oo aan la hubin wiilkaan in uu la wareegi doono kursiga aabihiis, hadana tani waxay xaqiiji neysaa in Congo ay kamid noqotay dhibatada ma amul ee sii kordhaysa ee ka jira wadamada Afrika.
Sidoo kale madaxweynaha waddanka dariska ay yihiin ee Gabon, oo lagu magac aabo Ali Bongo Ondimba ayaa isna ah wii lka Omar Bongo oo ahaa madaxweyinihii hore ee waddankaas oo xukunka hayay laga soo bilaabo 1967 dii ilaa 20019 kii, hal ka madaxweynaha Jamhuuriyadda dim uquraadi ga ah ee Congo Joseph kabila uu xilka kala wareeg ay aabihiis Laurent-Désiré oo shirqool lagu dilay sa nadkii 2001 isaga oo madaxwweyne ah.
Inkasta oo dad badan hadal hayaan arrinka shaqaaleysiinta caruurta ee mada xda Soomaal ida, ayaa hadana dad sharciy ada wadamada u dhuun daloola waxay qab aan in shaqaalaha rayi dka ah ee joogtada ah iyo kuwa shaqooyinka gaar ka ah u haya madaxda ay kala duwan yihiin. Farq iga ayaa ah in shaqalaha ay qaataan madax weyna yaashu ay shaqada ugu dambeyso marka uu dham aado muddo xileedka
Mada xweynaha.Xigasho:-bbc
Uhuru Kenyatta Oo Ku Eedeeyay Dowla da Kenya Inay Weerar Ku Yihiin Ammaanka Qoyskiisa
PMadaxweynihii hore ee Kenya Uhuru Kenyatta ayaa wacad ku maray inuu qoys kiisa u dagaalami do ono weerarada kaga imaanaya dhanka dowladda Ke nya.
Tani waxay ka dambeysay ka dib markii tobaneeyo askari oo booliis ah ay weerar een guriga wiilkiisa ugu weyn, Jomo Kenya tta oo ku yaala Karen, Nairobi sababo aan la garanayn.
Madaxweynihii hore ee Kenya ayaa sheegay in cii damadii weeraray guriga wiilk iisa ay wateen baabuur leh taarikadadalka Suudaan.
"Aniga sida ay ila tahay, Booliisku ma isticmaalaan taariko qalaad, warqad waa ran ayay wataan, kiisko oda ayay soo bandhi gaan, waxayna soo saaraan wa aran u ogola anaya waxay rabaan, aniga oo xafiiska joo ga ayaan ku iri wiilkeyga albaabka ha furin, hadda waan joogaa haddana way baxeen.” Ayuu yiri Uhuru.
"Markii aan Madaxweynaha ahaa, wax aan difaac ay dalkayga. Waxaan ahay nin hawlgab ah, qoyskey ga ayaan ilaalinayaa,” ayuu sii raaciyay Kenyatta.
Qudbad toos ah oo uu ka jeediyay guriga wiil kiisa ayuu Uhuru ku cambaareeyay wee raradii lagu qaad ay qoyskiisa isagoo u shee gay madaxweyne William Ruto inuu u yima ado halkii uu ka daba tagi lahaa car uurtiisa, hooyadii iyo qoyskiisa guud ahaan.
"Xaqiiqda ah inaan aamusay macnahe edu maaha inaan cabsanayo, ii kaalay ha ddii aad aniga i dooney so,” Uhuru ayaa yiri isagoo ulajeedo madaxweynaha haatan talada dalka Kenya haya ee Ruto.
Waxa uu sheegay in dowladdu ay cabsi gelineyso qoyskiisa sabab la’aan isagoo sheegay in madaxwey ne Ruto uu ka dambeeyo arrimahaas.
Uhuru oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in dho wrkii maalmood ee la soo dhaafay dib loogala laabtay xubnihii amma anka hooyadiis, oo ah marwadii hore ee Madaxweynaha Mama Ngina Kenyatta, falk aas oo uu ku tilmaamay mid shaki dhalinaya.
Waxa uu hadalkiisa Kenyatta ku beeniy ay shee gashada ah in uu ka dambeeyay dibadbaxy adii ay dhawaan sameeyeen isba heysiga Azimo la Umoja ee uu hoggaamiyo Raila Odinga.
"Ma igu aragtay dhacdooyinkan? Miyaad aragt ay anigoo ka hadlaya dhacdooyinkan? ayuu yiri .
Arrintan ayaa timid kadib markii madaxw eyne R uto iyo ku xigeenkiisa Rigathi Gachagua oo ay wehliy aan siyaasiyiin kale oo ka soo jeeda Kenya Kwanza ay ku eedeeyeen Kenyatta inuu kafaalo qaaday dibad baxyada Azimio.
Israa’iil oo go’aan cusub ka soo saartay Muslimi inta haysta dhalashada Maray kanka
Israa’iil ayaa sheegtay inay u oggolaanayso dham maan muwaadiniinta Maraykanka ah, oo ay ku jiraan Falastiiniyiinta haysta dhalashada Maraykanku inay si fudud ugu safri karaan Israa’iil iyaga oo adeegsanaya garoomada caalamiga ah.
Arrintan ayaa daba socota, de daalka ay Israa’iil ku doonayso si dii muwaadiniinta dalkeedu ay u heli lahaayeen adeega Visa la’ aanta ee Maraykanka.
Illaa 40 dal ayaa Maraykanku u ogolyahay inay dal kiisa ugu safraan Visa la’aan, kuwaas oo ay ku jiraan dalal ku yaalla Yurub iyo qaaradda Asia.
Hase ahaatee codsiga Israa’iil ayaa si weyn loo hor-istaagayey iyada oo dawladda Maraykanku ay ka dalbanaysay in Israa’iil ay si siman ula dhaqanto muw aadiniinta haysta dhalashada Maraykanka, oo ay ku ji raan kuwa asal ahaan ka soo jeeda Falastiin, kuwaas oo Israa’iil ay ka hor istaagto inay dalkaas ka galaan garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Ben-Gurion ee Israa’iil.
Xubnaha doonaya inay u safraan Daanta Galbeed ee la haysto iyo marinka Qaza aya a ka soo gala xudu udaha Jordan iyo Masar. Muwaadiniinta kale ee Mara ykanka ah ee asal ahaan ka soo jeeda dalalka ca rabta ama dalalka Muslinka ah ama kuwa sida weyn u dhaleeceeya siyaasadaha Israa’iil ayaa sheegay in ay la kulmaan xannibaado kala duwan.
Afhayeen u hadlay wasaaradda arrim aha debed da ee Maraykanka ayaa sheegay inaanay dawladda Maraykanku kormeerayn oo keliya dhaqan-gelinta siyaasadahan, hase ahaatee ay si dhow isha ugu ha ynay aan sida rasmi ahaan loogu hoggaansamo siy aasadahan, taas oo gogosha u xaadhaysa in bisha September go’aan laga gaadho in Israa’iil loo ogol aado in muwaadiniinteedu ay Maraykanka ku iman karaan Visa la’aan iyo inkale..
Dowladda Ciraaq oo dalkeeda ka ceyris ay Safiirkii u fadhiyay Sweden
Dowladda Iraq ayaa Khamiistii dalkeeda ka eriday, danijirihii Sweden u fadhiyay Baghdad, tallabadaasi oo ah mid ay ku gud bineyso farriin ay uga cabaneyso fal qorshe ysan oo lagu rabo in lagu gubo kitaabka Qu r’aanka Kariimka ah gudaha magaalada Stocklom ee caasimadda Sweden.
Wakaaladda wararka Ciraaq oo soo xigenaysa bayaan rasmi ah oo ka soo baxay dowladda, ayaa ku war rantay in xukuum adda Baghdad ay sidoo kale u yeeratay danjiraha u fa dhiya Sweden.
Dibad-baxayaal kasoo horjeeda Islaamk a oo uu ku jiro nin muhaajir ah oo asal ahaa n kasoo jeedo Cir aq ayay ciidanka booliska Sweden u oggolaadeen in ay Musxafka Shariifka ah ku gubi karaan bannaanka hore ee Safaaradda Ciraq ee magaalada Stoc klom.
Ninkan Ciraaqiga ah ayaa bishi June, kitaabka Qur’aanka ku hor gubay masaajid ku yaalla caasi madda Sweden.
Dhanka kale dibadbaxayaal ka careysan ficilka la gu gubay looguna xeed-xeedanayo in mar kale lagu gubo Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah, ayaa Khami istii mudaaharaad rabshado watay ka hor dhigay xar unta safaaradda Sweden ee magaalada Baghdad. Wasiirka Arrimaha Dibadda Sweden ayaa sheegay in aysan wax dhibaato ah soo gaarin howlwadeenka iyo diblamaasiyiinta Sweden ee Baghdad.
Wasiirka arrimaha dibedda SHIINAHA oo la la’yahay
Wasiirka arrimaha dibedda Shiinaha Qin Gang ay aa la la’yahay ayada oo aan fag aare lagu arag muddo ka badan saddex 7baad, inkasta jadwalka diblomaas iyeed ee Beijing ay ka buuxaan kulamo heer sare ah.
Maqnaanshaha daba dheeraaday ee Qin ayaa ab uuray xan badan oo ku saabsan halka uu jiro, wuxuu na mar kale tooshka ku ifiyey dhaqanka mugdiga bad an ee Xisbiga Shuuciga ah (CCP) ee Shiinaha.
Goormaa u dambeysay oo la arkay Qin?
Qin laguma arag fagaare tan iyo June 25, markaasi oo uu wada-hadallo la ye eshay dhiggiisa dalalka Ruushka, Vie tnam iyo Sri Lanka.
Muuqaalkii ugu dambeeyey ee Qin ee warbaahinta dowladda ayaa ahaa kulan uu la qaatay wasiir ku-xig eenka arrimaha dibed da Ruushka Andrey Rudenko, kaasi oo booqday Beijing wax ka yar 48 saac kadib kacdoonkii ay sameeyeen kooxda Wagner.
Wixii markaas ka dambeeyey, Qin oo wasiirka arrimaha dibedda loo magacaabay December, ayaa ka maqnaa kulamo diblom aasiyadeed oo heer sare ah oo ka dhacay Beijing.
Qin ayaa lagu waday inuu la kulmo mada xa siya asadda arrimaha dibedda Midowga Yurub Josep Bor rell 4-tii July, hase yeeshee saraakiisha Midowga Yur ub ayaa ku dho waaqay in China ay baajisay wada-hadal lada sharaxaad la’aan, ayada oo maalmo kahor un soo sheegtay.
Qin ayaa kadib ku guul-darreystay inuu ka qeyb galo kulamo si aad ah isha loogu hayey oo uu la yee lan lahaa xoghayaha ma aliyadda Mareykanka Janet Yellen iyo erge yga cimilada u qaabilsan Mareykanka John Kerry.Intii uu socday kulanka wasiirada arrima ha dibe dda ururka dalalka koonfur bari Asia ee ASE AN ee Jakarta ka dhacay 7baadkii tegay, China ayaa waxaa matalay Wang Yi, oo xilka wasiirka arrimaha dibedda kaga hor reeyey Qin, balse uga darajo sarreeyaa xisbiga CCP.
Wasaaradda arrimaha dibedda Shiinaha ayaa xill igaas sheegtay in maqnaanshaha Qin ay ugu wacan tahay "sababo caafima ad” hase yeeshee sharaxaad daas ayaa la ga reebay qoraalka rasmiga ah.
Wixii markaas ka dambeeyey saraakii sha Shiin aha ayaa ka leex-leexanayey su’a alo la xiriira caafi maadka Qin iyo halka uu ka baxay.
Daah-furnaan la’aanta Beijing ayaa abu urtay xan badan oo ka taagan gudaha iyo dibedda Shiinaha, oo ay ku jiraan warar she egaya in Qin ay isku dhaceen hoggaanka Shiinaha.
Si kastaba Qin ayaa weli wuxuu webs ite-ka was aaradda arrimaha dibedda ugu qoran yahay inuu yah ay wasiirka arrimaha dibedda.
Waa maxay asalka Qin?
Qin, oo ah diblomaasi rug caddaa ah, ayaa muddo loo arkay inuu aad ugu dhow yahay madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, islamarkaana xiddig soo kacaya ka yahay xisbiga CCP.
57 jirkan kasoo jeeda gobolka Tianjin ay aa u shaq eynayey dowladda Shiinaha tan iyo 1980-maadkii, isa ga oo badanaa qaban jiray doorar la xiriira arrimaha dibedda.
Ka hor inta aan loo magacaabin wasiirka arrimaha dibedda, Qin wuxuu soo qabtay xilal kala duwan oo diblimaasi, oo ay ku jiraan wasiir ku-xigeenka arrimah a dibedda, afhayeenka wasaaradda arrimaha dibed da iyo xilal kala duwan oo uu ka qabtay safaaradda China ee UK.
Qin waxa kale oo uu madax ka ahaa waa xda hab-maamuuska 2014-2017, isaga oo u xil saarnaa qab anqaabada socdaallada Xi ee dibadda iyo in uu aad u gu dhow yahay hoggaamiyaha Shiinaha.
Dhawaan, Qin waxa uu 11 bilood safiir ka ahaa Mar aykanka, halkaas oo magacaabis tiisa si weyn loogu fasiray calaamad muuji naysa in Xi uu laba jibaaray diblomaasiya dda "dagaal-yahan”.
Intee in le’eg ayaysan caadi aheyn waayitaanka Qin?
Caadi ma ahan in dadka darajada sare ee
Shiinaha la waayo muddo dheer iyada oo aan sharraxaad laga bixin, in kas
HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 22-KA LUULYO 2023-KA
..