HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 20-KA LUULYO 2023-KA

0
Thursday July 20, 2023 - 09:40:30 in Wararka by
  • Visits: 458
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 20-KA LUULYO 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne XASAN oo magacaabay guddoo miyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sh eekh Maxamuud ayaa goordho weyd waxa uu Cab diraxmaan Maxamed Cabdillaahi mar labaad u ma gacaabay guddoomiye Bankiga Dhexe ee Sooma aliya.

Magacaabistan ayaa lagu shaaciyay war-saxa afadeed kasoo baxay Bankiga Dhexe, kaasi oo la gu baahiyay barta Bank iga ee Twitter-ka.

Muddo xileedka cusub ee guddoomiya ha Banki

ga Dhexe ayaa ka bilaabanaya 17-ka bishaaan ee 2023-ka, kaasi oo dhan afar sano.

Afartii sano ee la soo dhaafay, Bankiga Dhexe ee Soomaaliya (CBS) waxa uu isu beddelay mid siyaasad ku haga oo ku dhisan hay’ad shaqo oo uu hoggaamiyo guddoomiye Cabdiraxmaan.

"Guulaha waaweyn ee dib u habeynta lagu ga aray waxaa ka mid ah nidaaminta Adeegga Lacag aha Taleefannada, Samey nta Kaabayaasha Laca g-bixinta Qaranka, Hirgelinta Lambarka Xisaabta ee Bankiga Caalamiga ah (IBAN), iyo in la qaato Heer arka Jawaab-celinta Degdegga ah ee Qarank a Soomaaliyeed (SOMQR).”

Qorshayaashan ayaa gacan ka geystay horuma rinta kamid noqoshada maaliyadda, horumarinta hufnaanta waaxda maali yadda, iyo kobcinta wa da-shaqaynta guda ha qaabka lacag bixinta ee Soomaaliya.

Waxaa xusid mudan in Bankiga Dhexe ee So omaaliya ay heshay ra’yi hantidhawr nadiif ah war bixinteeda maaliyadeed ee sanadlaha ah ee sanadka saddexaad ee isku xigta.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xari ga ka jaray dhismaha saddex wado

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Md.Yuusuf Xuseen Jimca ale (Mad aale), ayaa xariga ka jaray dhism aha wadda Inter lock ah oo laga fuliyay saddex waddo oo ku dhacda Waddada Taleex iyo Xaaji Baasto, taas oo dhis maheeda ay iska kaa shadeen Maamulka Degm ada iyo bul shada.

Guddoomiyaha Degmada Hodan Md. Cali Fa hle ayaa tilm aamay in dhismaha waddadan ay baa hi weyn u qabeen bulshada reer Hodan maada ama wadoo yinkan ay yihiin kuwa ganacsi. Gud doomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Ma daale) ayaa sheegay in dadweynaha Gobolka Ban aadir ay u is taagaan xoojinta ka qeyb qaadashada ma shruuca dalkaaga ku dhiso Hal Doolar oo ah mashruuc ahmiyad gaar ah siinaya dhis maha wad dooyinka Magaalada.

Soomaaliya oo ka qeyb gashay mada sha bee raha dunida oo lagu qabtay dalka Turkiga

Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigalinta Maamulka Gobo lka Banaadir Md. , Cabdicasiis Cismaan Maxamed iyo Agaasimaha xiriirka dibed da iyo hey’adaha Caalamiga Md. Max amed Xasan ayaa magaalada Samsun ee dalka Turkiya ugu qeybgalaya madasha beeraha dunida.

Madashan ayaa dii radda lagu saarayaa si da ugu habboon ee loo kordhin karo wax soo saarka beeraha, loona horumarin karo dadka iyo hay’adaha ay quse yso, si loogu faa’iideysto magaalooyinka, isla mark aana loo dhiiri geliyo beeraleyda.

Madashaan oo ay ka qeybgalayaan dow laddo fara badan iyo daneeyayaasha hor umarinta beeral eyda ayaa lagu wadaa in lasoo gaba-gabeeyo 20 July 2023.

Xildhibaan si weyn loogu weeraray eedeyn uu u jeediyay Xasan oo la xiriir ta beeshiisa

Xildhibaan Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa si weyn loogu weeraray qo raal uu soo dhigay bartiisa Fa cebook, kaasi oo uu eedeyn culus ugu jeedi yay mada xweyne Xasan Sh.Maxamuud.

Ayuub ayaa waxa uu mada xweyne Xas an ku eedeeyay inuu reer Awdal oo uu deeg aan ahaan kasoo jeedo Xildhibaanka uu ku colaadinayo "sida ay ugu taagan yihiin midni mada Soomaaliya,” islamarkaana laga tuur ay xila lkii sare ee dowladda, ee ay ku lahaay een awood-qeybsiga dalka.

"Duqa Villa Somalia waxa uu ku colaad inayaa reer Awdal waa sida ay ugu taagan yihiin midnima da Soomaaliya. Lalama yaab ayo, oo taas laftigee da ayaa loo gumaad ay aa reer SSC, waana sabab ta ay dawl addiisu uga aamusan tahay qaddiyadda SSC,” ayuu yiri Xildhibaan Ayuub.

Waxa uu intaas kusii daray "Dhammaan xilalkii muhiimka ahaa ee ay beelweynta Ga dabuursi ku lahayd nidaamka awood-qaybs iga dalka Soomaa liya ayaa lagala dagaala may.”

Xildhibaan Ayuub ayaa sidoo kale waxa uu she egay "in haddii dadka midnimo-doon ka ah sidaa lo ola dhaqmo,” ay u furan yihiin laba doorasho, "1- In ay sugaan dawlad Soo maaliyeed oo caddaalad ku dhisan, 2. Ama in ay raadsadaan oo wax ku darsa daan cid kasta oo kale oo ay dano kala dhaxayn karaan oo gobolka ah.”

Haddaba, Sidee loogu weeraray Xildh ibaanka qoraalka uu soo saaray?

Diini Cumar Diini: "Midnimadee u taagan tih iin kaa be, soo idinka Somaliland qeybta ka ah oo dalkaba kala jaraaya.”

Cabdullaahi Cusmaan ayaa isna yiri "Reer Aw dal-kaa aad sheegayso keena mar ka hore oo dowl adda kusoo dar, haddii kale nin iska soo shaqo ta gay warkiis ayaa tahay aayar bilaa sawaxan fadhi meesha.”

"Nabad iyo nolol rufiyanimadadii la dhex joogtay maahan Damujadiid, taasi ku biyo cab, madaxway ne ku xigga sug. Faransiis ka-na iska bashaal car uurtaada iyo xaaska caydha la cun, biilka xildhiban imo ha ku ururto oo isku soo sharax bacdal doora sho, aqli fican baad keentay,” ayuu yiri Nuur Ca bdi oo si weyn u weeraray Xildhibaan Ayuub.

Cabduqaadir Mire Rooble: "Midnimo nuu cee ah ayaad u taagan tihiin? canshuur maad bixisay? ma ciidan baad keentay? Maxaad ku darsatay dow ladda federaalka?. Mushaarkiina iimaansada! ma jirto dad iyo deegaan aad matashaan oo aad tagi kartaa, wax aan culays ahayn kuma haysaan Xa mar!.”

Liibaan Bulle oo kamid ah dadka ka fal-celiyay qoraalka Xildhibaanka ayaa yiri: "Xildhibaan waad sheegtaye xukuumadd aan mooshinkeeda diya ari.”

Cabdi Bayda ayaa isna yiri: "Ba’a adigu midn ima dan Villa Somalia aan oolin eed Aw dal ka raadin aysaa maxay tahay? mida kale waa mid xagee ku maqan, tan kale aad lee dahay waa in ay iska sug aan dowlad Soo maliyeed oo cadaalad ku dhisan, dadkan aad leeday suga maxay ku suga anse, ni yahow dadka ha lu’goynin.”

"1 maalin kalfadhi Baarlamaan ma aad an xaa dirin Xildhibaana waa tahay abti!. Cid a ada Baarl amaanka dhexdiisa ayaad ugu hiilin kartaa,” ayuu yiri qof kale oo isaguna ka fal-celiyay qoraalka Xild hibaan Ayuub.

Xisaabiyaha guud ee Qaranka oo korme eray garoonka diyaaradaha Muqdisho

Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Md, Cabdirax maan Maxamed Anas oo uu we hliyo ku-xigeenki isa Md. Cabdirisaaq Maxamed Abiikar ayaa Berri kormeer shaqo ku tagay Xafiiska Maaree yaha geg ida diyaaradaha Muqdisho iyo qeybta Dakhli uruurinta garoonka, Xafiiska Bankiga dhexe laanta madaarka, qeybaha socdaal ka iyo jinsiyadaha, hay’adda saadaaha haw ada, iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee garoonka Aadan Cadde.

Ujeedka Kormeerka ayaa ahaa in xafiis ka Xisaabiyaha guud uu u kuurgalo sida ay u socdaan howlmaalm eedka Xafiisyada uu kormeeray iyo adeeg yada ay u hayaan bul shada Soomaaliye ed.

Dowladda Soomaaliya ayaa muddooyi nkii dambe ku howlaneed sare u qaadista iyo sugidda adeegyada bulshada, taas oo ay daba socoto isla xisaabtan dhab ah.

Faah faahin kasoo baxeysa Mas’uul Dorraad lagu dilay Magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa Dorraad xaafad ka tirsan degmada Xamarjajab ee Gobolkaan Banaad ir ku dilay Guddoomiye ku-xigeenkii Maamulka iyo Maaliyadda degmada Awdhe egle ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galb eed Soomaaliya.

Marxuumka ayaa lagu magac aabi jiray Faqay Cabdulle May oow, isagoona u geeriy ooday ras aas qeybaha sare ee jirkiisa looga dhuftay, isla markaana waxaa goobta uu falka dilka ah ka dhac ay ka baxsaday dab leydii hubeysneyd.

Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka dowl adda Federaalka Soomaaliya oo meel aan sidaas uga fogeyn ku sugnaa ayaa qaaday Meydka Faqay Cabdulle, waxaana la geeyay Xarunta hay’adda dembi baarista ee CID-da. Dilka loo geystay Gudd oomiye ku-xig eenkii Ma amulka iyo Maaliyadda degmada Awdheegle ayaa kamid noqonaya dilal hor ey uga dhacay M/Muqdisho oo ay mas’uuliy adooda sheegatay Al-Shabaab.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO AHLU SUNNADA GOBOLADA DHEXE OO MARKAAN LOO KALA BIXI DOONO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soma liya, Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan lagu wado in uu gaaro Magaalada Dhuusa mareeb ee Xaru nta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa la filayaa in uu si hoose u eego xaalka Ahlu Sunnada Gobo lada Dhex e.

Madaxweynaha ayaa qor sheynaya in uu saldhig ka dhi gto Magaalada Dhuusa mare eb, halkaas oo uu kala socon doono abaab ulka iyo darda rgelinta gulufka ka dhanka ah maleeshiyada Al Shabaab.

Madaxweynaha ayaa la filayaa in magaa ladaa si uu ku qaabilo Hoggaanka Ahlu Sun nada Gobo lada Dhexe, si uu uga la hadlo arrimaha gobolka, waxna uga weydiiyo dam acooda siyaasadeed ee mustaqbalka.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Mada xweynu hu uu Madaxda Ahlu Sunna la wad aagi doono ba rnaamijkiisa ah in dowladda laga taageero dagaal ka ay tahay in xididada loogu siibo maleeshiyada Shabaabka.

Madaxweynaha ayaa waxaa la leeyahay waxa uu daneynaya in cududooda uu kaga faa’iideysto wejiga labaad ee hawlgalka la qorsheeyay inaag ag badan dagaalka laga ga furo kooxaha argagi xisada.

Madaxii Xukuumadda Galmudug, She ekh Maxa med Shaakir Cali Xasan ayaa dha waan sheegay inuu wada hadal u socdo iyaga iyo Dowladda Ma daxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, si toos ahna ay uga qayb qaadan doonaan dagaalka bartamaha dalka looga ciribtirayo Khawaarijta, sida uu yiri.

Hoggaanka Ahlu Sunna ayaa dibadjoog ka ah aa siyaasadda Galmudug, tan iyo mar kii xoogag ooda dagaalka looga saaray Dhu usamareeb, dhammaadkii bishii February ee sanadkii 2020.

Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faa rax, Hoggaamiyaha Guud ee Ahlu Sunna iyo Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo lafdhabar u ah Ah lu Sunnada Gobolada Dhexe ayaa bartamihii bishii September ee sanadkii 2021 dib ugu soo laabtay gobolka, markaas oo Siyaarada Sheekh Yuusuf Dir eed ay kaga qaybgelayeen deegaanka Huurshe.

Xoogaga Ahlu Sunna ayaa xilligaas dhaqdhaq aaq ciidan ka bilaabay gobolka, ka dib markii hogg aankooda ay iclaamiyeen dagaal ka dhan ah Shabaabka hubeysan ee carqaladda ku ah amniga dalka, waxaana xigay weerarkii 1-dii bishii October ee sanad kaasi kula wareegeen gacan ku haynta Magaalada Guriceel, inkastoo dagaalo lagu riiqm ay oo wada hadal uu ka dambeeyay ay daba-yaa qadii bishaasi dib uga baxeen Guriceel oo mar aha yd Xarunta Ahlu Sun nada Gobolada Dhexe. Oday aasha iyo waxgaradka deegaanka ayaa xilligaasi ku guuleystay in ay waan-waan ka dhex bilaabaan Dowladdii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo & Maamulka Galmudug oo dhinac ah iyo dhanka kale oo Ahlu Sunna ahayd.

Hoggaanka Ahlu Sunna ayaa wixii xilligaasi ka dambeeyay saldhig ka sameys tay deegaanka Boh ol, oo dhanka waqooyi kaga beegan Magaalada Dhuusmaareeb.

Hoggaanka Ahlu Sunna oo marar badan gobo lka kula kulmay odayaasha, waxgar adka iyo gan acsatada deegaanka ayaa kala hadlay, sidii dib loo gu soo noolleen lahaa doorkii siyaasiga ee Ahlu Su nnada Galm udug.

Ahlu Sunna waa cudud xoog leh oo ka jirta Gob olada Dhexe, iyadoona xertii ay wax soo bareen ku kala daadsan min Guri ceel illaa Wisil.

Madaxtooyada Galmudug ayaa waxaa la she egaya in ay walaac dhanka amniga ka qabto xoog aga hubeysan ee duldegan Mag aalada Dhuusam areeb, walow illaa hadda aanay Ahlu Sunna muujin falal ka dhan ah amniga magaaladaasi, marka laga soo taggo weerarkii bishii May 13-keedii ee san adkii 2022 ku ekeysay magaalada, qaybo ka mida magaaladana ay muddo saacado ah ku sugneyd.

Ilo ku dhow dhow Madaxweynaha Galmu dug, Axmed Cali Kaariye (Qoorqoor) ayaa ku waramaya in uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wey diistay bal in Xarunta Dowlad Goboleedka Galmud ug laga dulqaado xoogagan, taas oo keentay in Ma daxweynaha Dowladda Federaalka uu wada hadal hoose la bilaabo hoggaanko oda.

Ahlu Sunna oo dhowr iyo toban sano ka arrimin eysay Gobolada Dhexe ayaa dhulkii ay maamuleys ay ka dhigtay mid ka caagan weerarada Al Shaba ab. Ahlu Sunna ayaana lagu ammaanaa in ay um madda Soomaaliyeed bartay in lala dagaalami karo mintdiintaasi.

Ahlu Sunna ayaa lagu tilmaamaa mid fahamsan xeeladda dagaalka ee Shabaab, tani oo loo mal eynayo inay Madaxweyne Xasan Sheekh ku rii xday in uu garwaaqsado, sidii uu hoos ugu eegilah aa damacooda siyaasiga ah, wada hadalo qar soodi ahna uu la bilaabo.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuum adda Federaalka, Axmed Macalin Fiqi ayaa laga war qab aa in uu yahay xiriiriy aha Villa Somalia iyo Hogg aanka Ahlu Sunna, tan iyo intii dib loo soo doortay Madaxweyne Xasan Sheekh.

Muddadaasi ayaa waxaa la leeyahay Ahlu Sun na wax qalqal amni ah kama sama yn Galmudug, taasi bedelkeedana ay xoog ageeda u babac-dhig een weeraradii qaraxy ada ku bilowday ee kala da mbeeyay, isla-markaana ay Shabaabku ka gaysen Degmada Baxdo iyo deegaanka Qaayib ee Gobol ka Galgaduud. Waxa kaloo ka sii horreysay in Xer ta Ahlu Sunna ay Shabaab ka hor istaageen in ay la wareegaan gacan ku haynta Degmada Wisil ee Gobolka Mudug. Xerta Ahlu Sunna oo qaab beel eed u abaabulan ayaana noqday cidda qura ee ay Shabaabku ka qabsan kari waayeen Wisil.

Si kastaba ha-ahaatee Madaxweynaha Jamhuu riyadda ayaa Madaxda Ahlu Sunna la kulmi doono, muddada uu ku sugan yahay Galmudug, haddii aanu qorshihiisu waxba iska bedelin.

Xigasho:-Dhacdo.Com

Wasiirka ganacsiga oo beeniyay inuu 10 shaq aale ah ka ruqseeyay hay'adda Tayo dhowrka

Wasiirka ganacsiga xukuumadda Soom aaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa been iyay in wasaar addiisa uu ka shaqaaleysiiyay dad eheladiisa ka mid ah, isagoo sheegay in si qaldan loo fasirtay hadal uu sheegay.

Wasiirka oo la hadlay war baahinta ayaa sheegay in hal qof oo katirsan qaraabadiisa uusan ka shaqaaleysiin wasa araddiisa. Wu xuu sheegay shaqaalihii uu wasaaradda u gu yimid in ay weli ka shaqeeyaan.

Wasiir Jibriil waxa uu sheegay, 10 qof oo lagu eedeeyay inuu ka ruqseeyay wasaarad diisa in aan ay waxba ka jirin, isagoo sheeg ay shaqaalahaasi in laga ruqseeyay hay’a dda tayo dhowrka Soo maaliya oo hoos tima ada wasaaradda ganacsiga.

"Dabcan, anigu dalka waan ka maqnaa markii la ruqseenayay. Markaan imidna wax aa la ii shee gay in dad kale oo cusub loo qa atay, madaama ay hay’addu u baahan tah ay dad khabiir ah oo ku sha qayn kara sheyb aarka,” ayuu yiri wasiirka ganac siga. Wuxuu sheegay shaqaalaha dambe ee la qaatay in uusan ku jirin hal qof oo isaga xaggiisa ka socda, sidoo kalena uusan wax talo ah ku laha yn magacaabiddooda. Laakiin wuxuu sheegay hab kii loo maray ruqsaynta shaqaalihii hore in ay aha yd arrin sax ah oo waafaqsan habraaca dowliga ah. Wuxuu sheegay shaqaalihii hore in ay ahaa ye en dad aan qibrad badan lahayn.

Kulan su’aalo adag lagu weydiiyay Was iir ka tirsan Xukuumadda oo ka dhacay Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr; Cali Xaaji Aadam, oo ay wehliyaan Wasiiru Dowllaha Wasaaradda Drs; Maryam Maxa mad Xuseen, Wa siir Ku xigeenka Wasaarad da Xildhibaan Dr ; Max amad Xuseen Maxa mad ayaa guddiga horumar inta adeegga bulshada ee Golaha Shacabka ayaa Warbix in guud ka siiyay qorsha-howleedka iyo qa ab-dhismeed guud ee Wasaaradda Caafi maadka howla ha baaxadda leh ee horya alla waxyaabihii uqabsoom ay iyo halka ay had da wax u marayaan.

Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay inay wax badan ka qabteen horumarinta daryeel ka Caafimaadka dalka iyo tayayntiisa.

Intaa kadib Xubnaha Guddiga ayaa mid mid u Weydiiyay Wasiirka Su’aalo la xariiray Caafimaadka Dalka Mashaariicda hoos yim aadda kuwa socda iyo kuwa la filayo in dha waan ay Was aaraddu daah-furto sida Ma shruuca Damal Caaf imaad.

Shuruucda hor-tebinta uleh Wasaarad da oo ay doonayaan inay usoo gudbiyaan Golaha Shac abka BJFS sida Sharciga daw ada dalka iyo Caq abadaha hor-taagaan in ay Wasaaradda keento maadama uu mud do fog soo jiitamayo lagama ma armaana ay tahay inuu dalka yeesho sharci dawo oo la isku halleyn karo.

Hiigsiga iyo himillada fog ee la xariira Caafim àadka guud ee Wasiirka Wasaara dda ayaa ka wa da jawaabay guud ahaan su’aalihii ay weydiiyeen xubnaha iyo gud doonka guddiga horumarinta ade egga bul shada ee Golaha Shacabka.

Dowladda Fedaraalka oo shaacisay in 7baad gudahiis la dilay 200 oo ka mid ah Ururka Al-shabaab

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaan dhiga XFS Jen. C/hi Cali Caanood oo Berri la hadlay war baahinta dowladda ay aa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay how lgaladii ugu dambeeyay ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ay ka sameeyeen deeg aano ka tirsan gobolada dalka.

Jenaraalka ayaa sheegay in cii danka dowladda oo kaashanaya ku wa Daraaw iishta maamulada Gal mudug iyo Jubbaland ay howlgalo culus ka sameeyeen maalmahii la soo dhaafay deegaano ka tirsan maa muladaas, islamarkaana lagu dilay dagaala mayaal badan oo ka tirsan shabaab.

Afhayeenka ayaa xusay in mudo todo baad gu dahiis ah ciidanka xoogga dalka ay ku dileen 200 oo ka mid ah dagaalamaya asha Al-shabaab oo uu tilmaamay in 100 ka mid ah lagu dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay deegaano ka tirsan Jubba land.

"Ciidanka qaranka oo garab ka helaya saaxii bada Caalamiga ah waxay todobaad gudahiis ku dileen 200 oo ka mid ah Ururka Al-shabaab, 14 iyo 15-kii bishaan dagaal xiriir ah oo ka dhacay Jub baland, gaar ah aan deegaanka Weel maaro ayna qeyb ka ahayeen saaxiibada Caalamiga waxaa lagu dilay 100 xubnood oo Al-shabaab ah, sidoo ka le howlgalo Dorraad ka dhacay deegaanka Cali Qu rac waxaa lagu dilay 50 xubnood" ayuu yiri Jene raal Caanood.Gabagabadii Afhayeenka Wasaarad da G/dhig ga Soomaaliya Jen.C/hi Cali Caanood ayaa sheeg ay inuu dhawaan bilaaban doono waji ga 2ad ee howga lada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Shir laga yeeshay Amniga Gobolka Gedo

Madaxwayne kuxigeenka dowlad gobole edka jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa shir gu doomiyey kulan looga hadlayay amniga guud ee gobolka gedo oo lagu qab tay degmada luuq

Shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galay xildhiba ano katirsan barlamanka dowlada federalka soma lia xubno katirsan 2da gole ee dowlad gobolee dka jubbaland ma amulka gobolka gedo kan degmada luuq saraakiisha laamaha amniga degmada iyo kuwa nabad ilaalinta ATMIS.

Shirka ayaa inta badan waxaa diirada lagu saa ray sare uqaadista la dagaalanka Al-Shabaab & si dii loo adkeyn lahaa amniga guud ee G/ gedo.

Madaxweynaha Hiiraan State oo maga caabay Taliyaha ciidanka Daraawiishta degmada Matabaan

Madaxweynaha maamulka Hiiraan State Cali Jeyte Cismaan ayaa Berri magacaa bay Taliyaha ciidanka Daraawiishta maamu lka Hiiraan state ee degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.

Wareegtada kasoo baxday Xafiiska ma daxwe yne Cali Jeyte ayaa Taliyaha ciidan ka Daraawii shta Hiiraan State ee degmada Matabaan waxaa loogu maga caabay Cumar Irsaq Cabdi.

Wareegtada waxaa sidoo kale lagu faray hay'addaha ama anka oo ay quseyso iney la sha qeyaan Taliyaha cusub ee ciidanka Dar aawiishta degmada Matabaan ee maa mulka Hiiraan State.

Magacaabista Taliyaha ciidanka Dara awiishta degmada Matabaan ee maamulka Hiiraan State ayaa kusoo beegmeysa, iy adoo degmada Mataba an ay ku sugan yihiin maamul hoostaga Hirshabe elle oo horay u taageeray xilka qaadistii uu ku sam eeyay Md.Guudlaawe Cali Jeyte Cism aan.

Madaxweynaha maamulka la baxay Hiir aan State Cali Jeyte Cismaan ayaa maalm ahii ugu da mbeeyay sameeyay magacaabi sta xil kala duwan oo ka mid ah maamulka Hiiraan State sida guddo omiyaal iyo Taliye yaal ciidan.

Hoos ka akhriso Wareegatada magaca abista:-

Kornayl Jimcaale oo Garowe kusoo ba ndhi gay dhoolo-tus militari, isagoo dign iin u diray madaxweyne Deni

Kornayl Jimcaale Jaamac Takar oo isku aqoons an taliyaha ciidanka madaxa bann aan ee kumaa ndooska Danab, isla mark aana dagaal kula jira ma daxweynaha Puntl and, Siciid Deni, ayaa Berri oo arbaco ah duleedka magaalada Garowe kusoo bandhi gay dhoolo-tus military.

Sarkaalkan ayaa tabab ar usoo xiray mal eyshiyo beeleed kusoo biiray maa lmo ka dib dagaalkii labata ankii bishii hore ka dhacay Garowe.

Khudbad uu u jeediyay ciidamada ayuu ku she egay inuu kasoo horjeedo in la furo dastuurka, isa ga oo sheegay madaxweyne Deni inuu yahay mu sharrax, sidaas darteed na uusan xaq u lahayn qaa baynta doorasha da iyo furista dastuurka.

Sarkaalkan wuxuu sheegay inay ka da gaala mayaan haddii la isku dayo in la furo dastuurka, wu xuu ku goodiyay inuu qaada yo tallaabo lamid ah middii uu horey u qaad ay.

"Puntland dastuurkeeda in la furo waa ka daga allanay mana aqbalayno. Wax allaale wixii aan ka dagaallanay oo aan diidnay ee dad inagaga dhi ntay ma aqbalayno", ayuu yiri Jimcaale oo hadal kooban u jeediyay ciidamadiisa.

Dhoolo-tuskan militari iyo hadalada hanj abaada ah ayaa kusoo beegmaya, xilli ber rito lagu wado in baarlamaanka Puntland uu fariisto, una codeeyo qodobada wax laga beddelay dastuurka.

Waxay kaloo arrintan imaanaysaa xilli Isimada Puntland ay ku howlan yihiin xal ka gaaridda khila afka ka taagan arrimaha doo rashada.

Afhayeenka Guddida 33 ka oo ka warbi xiyay khasaaraha dagaalkii Dorraad ka dhacay Laascaanood

Afhayeenka Guddida 33 ka Caaqil Cabd iris aaq Maxamed Fallaalug, ayaa sheegay in dhinac ooda uu dagaalkii Dorraad Laascaa nood ka dhac ay soo gaadhsiiyay dhimasho, dhaawac iyo burbur dhismayaal.

Waxa uu sheegay in dagaalkii Dor raad uu ahaa dagaal xoog leh, isla markaana kha saaraha dhimashada dhankooda soo gaa dhay aanu badn ayn, lakiin uu dhaawacu badnaa.

"Dagaal kaasi dagaal xoogwayn ayuu ahaa oo ilaa cadceed dhici socday, khasaa re badan ayuu gaystay oo dhimasho iyo dha awac leh, oo burbur magaalo leh, dhima shadu sidii dagaaladii hore uma badna lakiin dhaawaca ayaa badan" ayuu yidhi Fallaalug.

Waxa uu sheegay in muddo 7 billood ah uu dag aalku ka socdo magaalada Laasca anood, oo uu ka socdo goob kooban, sa babtuna ay tahay Soma liland oo millateri aw ood leh soo dhoobtay, wuxuu na inta ku dar ay in uu dagaalku socon doono hadii anay Somaliland ciidankeeda la bixin.

"Ciidankan magaalada dul dagan iyo duq ayntan joogtada ah cida wada ayaa laga ra baa in ay nab ada qaadato, oo ka dul qaado cida ay duqaynayso, dagaalkana ay joojiso" ayuu yidhi Fallaalug.

Mar la waydiiyay in ay iyagu qaadeen dagaalkii Dorraad, ayuu kaga jawaabay in ay dantu baday in ay weerar qaadaan oo ay iska kiciyaan ciidamada Somaliland, waxa uuna mar kale sheegay in anay jirin ciidamo Puntland leedahay oo Laascaanood jooga

Madaxweyne Putin oo joojiyey socdaal uu ku tegi lahaa Koonfur Afrika

Madaxweynaha Ruushka,Vladimir Putin ayaa joojiyay socdaal uu ku tagi lahaa Dalka Koonfur Afri ka, isagoo ka fogaanaya inay xirto maxkamadda ICC oo horey usoo saar tay amar lagu xirayo, maadda ma ay Koonf ur Afrika oo ka mid ah dalalka saxiixay max kamadda dam biyada caalamiga ICC ay ku qasbantahay inay xirto Putin.

Putin ayaa uga qeybgali lahaa Johannes burg, shir madaxeedka BRICS, kaa oo ay goobjoog u no qon doonaan madaxda Bra zil, India iyo Shiinaha, balse Ruushka wax aa ku matalaya Wasiirka Arri maha dibadda , Sergey Lavrov.

BRICA waa koox ka mid ah waddamada dhaq aalahoodu soo korayo kuwaas oo dadka qaar ay u arkaan bedelka kooxda G7 ee dhaqaalaha horu maray.

Hadalkaan ayaa kusoo aadayaa iyadoo saac ado kahor madaxweynaha Koonfur Afr ica uu she egay in isku dayga xeritaanka Pu tin inta uu ku su gan yahay dalkiisa uu lamid yahay Ruushka oo la weeraray oo kale.

Waxaa muuqaneyso inuu jiro cadaadis la saa ray dalkaan reer Galbeedka ay sida weyn u maalga shadeen, taasi badalkeed ana Putin wuxuu Bisha Agoosto tagayaa dalka Turkey.

Dalalka ugu awoodda badan dhinaca Baasab oorada Caalamka oo lasoo saaray

Dalka Singapore ayaa kaalinta koowaad ka gal ay Baasaboorada ugu awoodda ba dan caalamka, taa oo ka dhigan muwa adiniinta dalkaa inay fiiso la’aan ku gali karaan 192 waddan oo caalamka ah, iyadoo booska koowaad kala baxday Japan.

Dalalka Germany, Italy iyo Spain ayaa booska laba ad soogalay oo 190 Dalka uu fiiso la’aan ku tagi karo qofka heysta baasab oorko oda, halka Japan, oo kaa linta 1aad ga shay shantii sano ee la soo dhaafay, hadda waxay kaalinta saddexaad kula jirta France, Austria, Finland, Sweden, Luxembourg, iyo South Korea, iyaguna 189 waddan ayay fiiso la’aan ku tagi karaan.

Mareykanka, oo kaalinta koowaad galay 2014, ayaa hoos ugu dhacay kaalinta sidd eedaad, 184 waddan ayaana muwaadiniin ta Marekanka ay fiiso la’aan ku tagi karaan.

Soomaaliya oo sare u kac gaabis ku soc da sa meynaysay, ayaa ka fogaatay inay ka soo muuqato booska u dambeeya ,kaalinta 99 oo ay ku jirto, wax ay muwaadiniinta So omaalida ah fiiso la’aan ku tagi karaan 35 waddan, halka Afgaanistaan ​​oo ku jirta kaa linta 103 lagu qiimeeyay dalka ugu awoo da yar, waxaana Baasaboorkooda lagu tagi karo kaliya 27 waddan, waxaana ku xiga Yemen, Pakis tan, Syria iyo Iraq.

Digniin laga bixiyay weerarro argagixiso oo ka dhici kara gudaha UK

Xoghayaha arrimaha gudaha dalka Brit ayn ay aa ka digtay in khatarta ka iman karta argagixisadu ay kordhayso, iyada oo soo bandhigtay qorshayaal ay sheegtay inay kaga hortagayso.

Qorayayaashaan ayay shee gtay in looga hortagayo wee raro argagaxiso oo dhici kar ta, kaas oo ay geysan karaan islaamiyi inta ku sugan Guda ha UK, isla markaana muddo 5 sano kadib ay dib u habeyn ku sam eeyeen xaaladaha deg deg ag.

Hadalkaan ayaa markii ay jeedineeysay Xog hay aha ayaa waxaa Goobta ku sugnaa dad oray uga badbaaday weeraro argaga xiso sida ay sheegtay Warbaahinta dalkaas, wax aana dad badan ay ka falceliyeen hadalk eda.

Dalka Ingiriiska oo kamid ah dalalka sida wyen uga feejigan weerarada ayaa mararka qaar waxaa ka dhaca weeraro tooreey loo adeegsado, kuwaas oo ay geystaan Kooxo abaabulan oo la sheegay si sharci darro ah ku joogaan dalkaas.

WIXII HABEEN HORE KA DHACAY KACBADA EE LAGU BEEGAY CURASHADA SANADKA ISLAAMKA

SPA XIGASHADA SAWIRKA,SPA

Kacbada barakays an oo gudaheeda la dhaqo sa nadkii sad dex jeer, oo ah dhaqa n soo bilowday xil ligii Nebi Muxammed NN KH ayaa waxaa Habeen hore ka dhacay arrin kale oo weyn oo muhiim ah. Arrinka kusoo beeg may cu rashada sanadka cus ub ee Islaamka ee Hijriga ee 1445 iyo maalinka 1aad ee bisha Muxaram. Tirs iga Hijriga ayaa laga soo bilaabaa xill igii Nebi Mu xammed iyo asxaabtiisa ay ka socdaaleen maga alada Maka 1,400 oo sa no kahor si ay uga baxsa daan cadaadiska uga imaanayay carabtee halkaas dege neyd.

Waxay u socdaaleen magaalada Madii na oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Socda alkaas ayaa dhidibada u taagay dowladdii ugu horreysay oo Isl aam oo hog gaamin ayay Nebi Muxammed, taas oo ka hanaqaa tay magaalada Madiina. Laakiin waxaa ti rsiga sanadka ee Muslimiinta la bil aabaysano kadib socdaalkaas, iyada oo uu hirg eliyay khaliifkii labaad Cumar Binu Khada ab.

Sidee loo dhaqaa Kacbada?

HARAMAIN SHARIFAIN Qoraalka sawirka,Sanad kasta mar ayaa la dhaqaa kacbada Ilaa xilligii Nebi Muxammed waxaa kacb ada la dhaqi jiray saddex jeer sanad kasta. Markii ugu horreysay ee la dhaqay waxay ahayd xilligii ay Muslimiinta qabsadeen mag aalada Makah iyo kac bada. Waxaa dhaqan kaas dhaxlay oo horey usii waday dawladihii muslimiinta ee u kala dambeeyay sida khul afadii, Umawiyiintii, Cabaasiyiintii, Cusm aaniyiintii, iyo Boqortooyadan Reer Aala-Sacuud.

Laakiin bilowgii qarnigii 18-aad oo ay xilliga ay dhalatay boqortooyadan 3aad ee Reer Aala-Sac uud ee uu hogaaminayay Bo qor Cabdicasiis ayaa dhaqmada Kacbada lagu koobay labo mar oo ke liya sanadkii, la badaas mar oo kala ah15-ka bisha Muxa ram iyo 10-ka Shacbaan.

Markale ayaa sanadkii 2016kii wax laga bedel ay xilliyada la dhaqo Kacbada iyada oo lagu soo ko obay 15-ka Muxaram oo ka liya. Marwalba oo la dhaqayo kacbada wax aa la nadiifiyaa gudaha iyo dibeda iyada oo lagu tirtirayo maro yar iyo shuku maan oo la dhexgeliyay biyo la isku daray oo ah Sa msam iyo Maa'ul Wardi. Biyaha lagu dha qo kacba da oo lagu Cuud iyo barafuun ayaa maalin kahor la sii diyaariyaa.

Waa kuma ninka haya Furaha Kacbada ee uu qoyskiisa ku wareejiyay nebi Muxammad NNKH?

Yaa hayo furaha Kacbada?

AlCarabiya

XIGASHADA SAWIRKA,ALCARABIYA

Qoraalka sawirka, Furaha Kacbada

Furaha kacbada waxaa la soo kala dhexlayay tan & wakhtigiii Nebi Ibraahim uu kacbada dhisay. Furaha wa xa loo dhiib ay Nebi Ismaaciil, waana la isku soo kala wareejinayay illaa xilligii Qureesh uu gac an tooda galay. Axmed Adan Dagaal (Axmed Saf iina) oo ka faalooda taariikhda islaamka ayaa BBC u sheegay: in wakhtigii Nebigu dhashay beelaha Qureysh shaqada Xara mka ay u qaybsanayd oo ay kala lahaa yeen.

"Reer Banii Haashim oo uu Nebigu ka dhashay waxay lahaayeen oo ay hayeen furaha ceelka sam samka iyo waraabinta xujayda oo loo yaqaanay (Al-Siqaaya). Fur aha Kacbadan waxa hayay bee sha reer Baniishayba," ayuu yiri.

Hadda waxaa furaha haya Sheekh Saa lax Al Shaiba, oo ah qofkii 108-aad iyo tafiirtii Cuthmaan ibn Talxa (RC) oo Nebi Muxa med NNKH uu dhii bay furaha Kacbada una ballan qaaday ilaalinta kacbada qarniyaha soo socda, Sida lagu baahiyay bogga rasmi ga ee Xaramayn Shariifayn. Al-Shaibi waxa uu ku dhashay magaalada Makkah, waxa uu na shahaadada PhD ee ugu sarreysa jaa macadda ku qaatay culuunta Islaamka. Waxa u horay u soo noqday bare jaamacad eed, waxaanu soo saaray buugaag badan oo ka hadlaya diinta iyo taariikhda Islaamka. Waxa uu furaha kacbada hayaa ilaa san adkii 2013kii markaas oo uu kala wareegay adeer kiis Cabdulqaadir Taxa Al-Shaibi oo geeriyooday.

Dharka Kacbada oo la bedelay Habeen hore

HARAMAIN SHARIFAIN

Si la mid ah dhaqmada kabcada ee sana dkii hal mar, waxaa sidoo kale sanadkii ba mar la bed elaa marada ku dadan kacbada. Dhaqankaas ayaa isna laga dhaxlay Nebi Muxammed oo Xajkiisii ugu dambeeyay ku daday kacbada dhar cad oo leh jiidimo cas oo Yemen laga keenay. Laakiin sadde xdii khaliif ee dhaxlay Nebiga ayaa ku daday kacba da maras cas xilligoodii.

Markale, Habeen hore oo ku beegneyd curasha da sanadka cusub ee Islaam ka ayaa, sida dhaqan ku ahaa, la bedelay dharka ku haggoo gan kacbada ee loo yaqaan Kiswa. Howshaas waxaa ka qeyb qaatay 130 qof oo isugu jira farsamoyaqaa nno iyo kuwa dharka sameeya, sida ay tebisay Wa kaaladd a Wararka Sacuudiga. Waxaa lagu beeg ay maalin ka koowaad ee Muxaram iyo sanadka Is laamka 1445. HARAMAIN SHARIFAIN

Dharka cusub ee lagu hagoogay kacbada ayaa ka sameysan xariir aan waxba lagu darin, 120 kii logaraam oo xargaha dahabka ah, iyo 100 kiilogar aam oo xargaha qalinka ah. Marada cusub ayaa loo sameeyay si taxadar leh iyada oo la adeegsan ayo mashiinka ugu weyn dunida ee dharka tola. Waxay ka kooban tahay dhar ka sameysan xariir madow oo gacanta lagu la tolay dahab iyo aayado ka mid ah Qur'aanka. Koox khuburo ah oo xirfad sare leh ayaa kormeerayay hanaanka dharka loo ga bedelay kacbada, oo ah howl ka kooban 56 qey b oo dahab ku xardhan yahay, taas oo qeyb walba oo ka mid ah howsheedu ay qaadatay inta u dhe xeysa 60-120 maalin si loo dhammeystiro.

Koox khaas ah ayaa kormeeray dhammaan hab ka lagu beddelayo Kiswa, kaas oo ka kooban 56 xabbo oo dahab ah oo mid walbaa qaadanayso 60-120 maalmood in la dhammaystiro, El Ekhbar iya ayaa werisay=DHAMMAAD=.XIGASHO:-BBC


WAA MAXAY MIRAHAN FAA’IIDADA U LEH CAAFIMAADKA TARANKA?


BLACK CURRENT AMA SABIIBKA MADOW
 Miraha Blackcurrant, sidoo kale loo yaqaan Sabiibka Madow, waa miro aan tiro badnayn, oo aanan dibadda loogga dhoofin gudaha dalka UK, laakiin sidoo kale waxaa laga helaa dalalka Hindiya iyo Pakistan, waxaana loo isticmaalaa siyaabo kala duwan.
  Sida ay khubarradu sheegeen, Sabiibka Ma dow, ayaa waxa ku jira afar nooc oo ah fitamiin-ka C, oo in ka badan tan saliidda Macsarada laga helo oo kale ah, halka sidoo kale laga helo wal xaha laga sameeyo dawada ka difaacda unugya da waxyeelada.
 Blackcurrant ayaa waxa kale oo loo isticmaali karaa arrimo caafimaad mustaqbalka. Waxyaa bo Isku-dhafan oo laga soo qaaday, ayaa la tija abinayaa, si loo arko sida looggu isticmaali karo daweynta dhiig-karka iyo cudurrada dhimirka.
Maxay tahay sababta Sabiibka Madow uu faa' iido inoogu leeyahay?
 Cabitaanka Blackcurrant, ayaa waxaa la sii yay carruurta Ingiriiska intii lagu jiray Dagaalkii 2aad ee adduunka, sababo la xiriira in mirah ani ay ku jiraan fitamiin C oo aad u sarreeya.
Professor Cassidy, ayaa sheegay in mirahani uu wanaajiyo Qulqulka Dhiigga, taasoo sidoo kale u leh faa'iidooyin caafimaadka. Tobankii sano ee la soo dhaafay, caddeynta maadada ku jirta mir ahan, ayaa sii korodhay. Waxa la muujiyay inay si gaar ah waxtar ugu leedahay caafimaadka Wa dnaha iyo Maskaxda, halka dhawaanahanna la ogaaday in sidoo kale ay u wanaagsan tahay xa nuunnada, sida Parkinson ama Shalalka..'
Mark Williams, borofisar ku takhasusay jimicsiga ee wax ka dhiga Jaamacadda Chichester, ayaa qoray maqaallo dhowr ah oo ku saabsan faa'I idooyinka Sabiibka Madow, gaar ahaan maadd ooyinka saafiga ah oo ku jira mirahan.
Cilmi baaris ayaa lagu ogaaday in Sabii bka Ma dow ay hagaajiso qulqulka dhiigga
XIGASHADA SAWIRKA,THINKSTOCK
 Williams ayaa wuxuu ha dalkiisa intaa ku daray in haddii qof uu lasoo darso dhibaato ah in uu xadid mo qulqulka dhiigga, wax ay la macno tahay in xidi dkaasi "uusan ururin karin ama qeybin karin dhii gga, waqti ka dibna tani waxay saameyn xun ku leedahay Cadaadiska Dhiigga."
 Sida laga soo xigtay khubarrada, daraas add an la iska kaashaday, dadka waayeel ah, ayaa la siiyay Sabiibka Madow toddoba maalmood, maalintii u danbeysay bararka xididdada Dhii gga ayaa hoos u dhacay.
Cilmi-baarista borofisarku, ayaa waxay diiradda saartay shakhsiyaadka caanka ah ee ciyaaraha, sida kuwa buuraha fuula. Tani waxay keentay natiijooyin dhiirigelin leh.
Cilmi baaris ayaa lagu ogaaday in budada Sabiibka Madow ay caawiso soo kabashada muruqa jimicsiga kadib. Cilmi-baaris dheeraad ah, ayaa sidoo kale muujisay faa'iidooyinka ay mirahani u leeyihiin dadka dadoodu wayn tahay.
"Waxaa jira caddayn dheeraad ah oo ku saabs an faa'iidooyinka Sabiibka Madow marka loo eego noocyada kale ee Berry, ee ay isku jaadka yihiin," ayuu yiri. Uguma yeeri doono miro ka sar reeya kuwa kale, laakiin faa'iidooyinkeeda lama barbar dhigi karo jaadyada kale ee berry-ga.'
 "Iyadoo lala kaashanayo jaamacad Japan ah ( taasoo ah Jaamacadda Nippon, ee Tokyo), ay aa waxaan ogaanay in mirahani yareyn karaan caabuqa xididdada dhiigga ee dadka waayeelka ah," ayuu hadalkiisa ku sheegay.
Haddaba, Sabiibka Madow ma wanaajin karaa caafimaadka taranka?
Professor Aidan Cassidy oo ka tirsan jaamaca dda Queen's University ee magaalada Belfast, ayaa baaritaan ku sameeyay bal in raggu isticm aali karaan Sabiibka Madow, si ay u daweeyaan caqabad dhanka dareenka ah ee lasoo darsa ragga.
 Waxa uu sheegay in dhibaatada dareenka ay ka dhalato qulqulka dhiigga oo aan sax ahayn. 'Maaddada Anthocyanins, flavinoids-ka oo laga helo Sabiibka Maadow (kuwaasoo siinaya mira ha midabkooda guduudan), ayaa waxay hagaaj iyaan socodka dhiigga,' ayay tiri. Tani waxay ka dhigaysaa xididdada dhiigga kuwo dabacsan oo furfuran.'
 Daraasad tifatiran oo 10 sano socotay, oo la gu sameeyay in ka badan 25,000 oo rag ah, aya a lagu ogaaday in kuwa cunay miraha Berry-ga ama Sabiibka Madow, oo ay ku badan tahay ma addooyinka dawada baritaara dareenka ragga 
BLACK CURRENT AMA SABIIBKA MADOW
3 jeer ama in ka badan usbuucii, ay 19% 
ka yar tahay inay lasoo darsaan caqabado la xir iira dareen yarida dhanka galmada.
Sabiibka Madow miyuu daweeyaa shiirka?
Daraasad kale ayaa sidoo kale muujisay taasoo laga soo saaray miraha Sabiibka Madow, inay gacan ka geysan karaan ka saarista urka jirka. "Haddii aad ka weyn tahay 45, wuxuu sii dayn ayaa maqaarka jirkaaga gaas gaar ah, oo ay dadku ugu yeeraan 'urka dadka da'da ah," ayuu yiri Williams.
Marka uu gaaro da, jirka qofka, ayaa gaar ahaan marka uu walwalo wuxuu sii daayaa gaas kasoo baxa maqaarka. Inkasta oo daraasaddu ay yar ayd, oo ay ku lug lahaayeen 14 qof oo keliya oo ka weyn da'da 55, ayaa waxaa lagu ogaaday in isticmaalka budada Sabiibka Madow ee toddobo maalmood ay hoos u dhigi kart gaasta boqolkii ba 25.
 "Aad baan u xiisayn lahaa inaan arko haddii aad ku heli karto berry kale, laakiin waxay u ba dan tahay inay sabab u tahay saamaynta maad dada dawada ah ee antioxidant-ka ee (Sabiibka Madow) sababo la xiriira diiqadda gaaska," ayuu yiri Mark Williams. Urta noocaas ah ayaa la abuu raa. Dhanka kale, Williams, ayaa wuxuu tilmaa maysaa in soosaarista Sabiibka Madow uu noq on karo qaali, sidaas darteed maahan xalka kali ya ee loo sameyn karo dad badan. Sidoo kale maahan dawo keeni karta dhibaatooyin kale. "Waxaan qabaa inaan weli u baahan nahay ina an ka taxadarno sheegashadayada ah inay u fii can tahay dhimista miisaanka." Ma aha kaniin xallin doona dhibaatooyinkaaga oo dhan.'
Williams ayaa waxa kale oo uu tilmaamay in inta badan cilmi-baaristu ay ku jirto marxaladihii hore, oo loo baahan yahay tijaabooyin dheeraad ah. Haddaba iska jir kuwa ku andacoonaya in tani ay tahay daawo mucjiso ah, ama aad u wanaagsan.
"Waan garab taaganahay wixii aan ka gun gaa rnay, tusaale ahaan, waxaan haynaa xog ah in aysan sida ugu waxtarka badan u lahayn dadka asal ahaan ka soo jeeda Koonfur-bari Aasiya. Markaa weli wax badan ayaa u dhiman cilmi baarista in la tixgaliyo.
  Cabitaanka Blackcur rant waxaa la siiyay carr uurta Ingiriiska intii lagu jiray dagaalkii labaad ee adduunka, sababo la xiriira inuu ku jira fitamiin C oo aad u sarreeya
Nidaamkee loo maraa Sabiibka Madow marka la karinayo?
 Cunto kariye sare Chef Lupe Fuchs, ayaa soo saaray cuntooyin badan oo Sabiibka Madow ah, iyada oo la kaashanayo hey’adda la yiraah do Blackcurrant Foundation, oo ah hay'ad la leeyahay dalka UK. Muddada goosashada Sabi ibka Madow ee UK waa laga bilaabo bisha Luu lyo ilaa Agoosto. Waa in lasoo qaadaa isla mar ka ay buluug madow isu beddesho.
 Kuug Lupi, ayaa waxa uu xiriir qoto dheer la leeyahay mirahan. Markiiuu caruurta ahaa, si joogto ah ayuu u qaadan jiray, oo wuxuu u bed delay macaan. "Waxaa caadi ahaan loo isticmaa laa in lagu quraacdo, iyo lagu lamaaniyo macm acaanka sida maraqa iyo canjeelada," ayuu yiri. Dhadhankooda saxda ah, ayaa ah kuwa ugu fiican oo lagu qaso labeen cusub, laakiin sidoo kale waxaa loo istic maali karaa hilibka.'
Sabiibka Madow waa la qaboojin karaa, waxaa na la isticmaali karaa dhowr bilood kadib.
Cunto kariye sare Chef Lupi, ayaa wuxuu ku talinayaa in:
- Marka Sabiibka Madow lau darayo Doolshada, waa in lagu daraa wax yar kahor inta aan la dubin, si ay u xajistaan qaabkooda oo aysan u dhicin.
- Xidho maro markaad samaynayso, si aanay dharkaagu u burburin.
Isticmaal malab, halkii aad ka isticmaali lahayd sonkor, si aad u macaanayso.- U isticmaal sida maraqa leh salarka, khudaar, kalluun ama hilib . DHAMMAAD XIGASHO:-BBC

MAXAY KA CABANAYAAN JILAYAA SHA HOLLYWOOD EE SHAQO JOOJ INTA SAMEEYEY?
Jilayaasha Hollywood Qoraalka sawirka,Jilayaasha Hollywood
  Jilayaasha Hollywood-ka ayaa ku dhawaaqay inay ku biirayaan shaqo joojin ay wadaan dadka filimada qora, taasoo ah shaqo joojintii ugu weyneed in ka bad an 60 sano.
 Ururka Jilayaasha ee magacooda loo soo gaabiyo (SAG) ayaa doonaya in shirkadaha waawayn ay si cadaalad ah ugula heshiiyaan qaybsiga faa'iidada iyo xaalado shaqo oo wanaagsan.
Ilaa 160,000 bandhigayaal ah ayaa shaqada joojin doona saqda dhexe.
Joojinta waxay ka dhigan tahay in inta badan filimada Mareykanka iyo wax soo saarka TV-yada ay joogsan doonaan.
 Xiddigaha Cillian Murphy, Matt Damon iyo Emily Blunt ayaa habeenimadii Khamiista ka tagay bandhi gga Christopher Nolan's Oppenheimer ee London iyadoo lagu dhawaaqay shaqo joojinta.
Socodka bannaan baxa ee SAG waxa uu bilaabmaa yaa saqda dhexe ee saacada Los Angeles illaa suba xa Jimcaha meel ka baxsan xarunta California ee Net flix, ka hor inta aanay u gudbin Paramount, Warner Bros iyo Disney.
 Ururka ay ku midaysan yihiin ee la yira ahdo Uru rka Jilayaasha Shaashadaha Mar aykanka ee Telef ishanka iyo Farshaxanna da Raadiyaha, ama SAG-AFTRA ayaa sidoo kale doonaya dammaanad ah in sir doonka macmalka ah wejiyada iyo codad ka komb uyutarka aan loo isticmaali doonin beddelka jilay aasha.
Shaqo joojinta Hollywood
XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS
Qoraalka sawirka,Shaqo joojinta Hollywood
Kooxda matalaysa shirkadaha baahiya filimada iyo TV-yada ama AMPTP, ayaa dhaleeceeyay go'aanka.
 Waxa ay yiraahdeen "Runtii shaqo joojintu ma ahan natiijada aan rajaynayno maadaama istuudiyayaasha aysan shaqe yn karin jilayaasha la'aantood.
"Ururku wuxuu si murugo leh u doortay waddo u hors eedi doonta dhaqaale xumo kumanaan qof oo aan la tirin karin oo ku tiir san warshadaha," ayaa lagu daray bayaan ka.
Agaasimaha fulinta qaranka ee SAG iyo madaxa gorg ortanka, Duncan Crabt ree-Ireland ayaa yiri "Waxay soo jeedinaya an in hawl-wadeennadeenii hore ay aw ood u yeeshaan in la siiyo lacag hal maalin ah, shirkad dooduna ay lahaato sawirkooda iyo muuqaalkooda, oo ay awood u yeeshaan inay isticmaalaan waligood," ayuu yiri. "Haddii aad u malaynayso inay taasi tahay hindise aasaasi ah, waxaan ku talinayaa inaad mar kale ka fikirtaan."
 Shaqo joojinta waxaa ku jira tobanaan kun oo jilay aal ah kuwaas oo qaata mushahar aad uga yar marka loo eego saaxiibadooda liiska A.
 Fran Drescher, madaxweynaha SAG, ayaa sheeg ay in shaqo joojinta ay ku soo beegantay "waqti aad u qiimo badan" oo loogu talagalay jilayaasha iyo soo saareyaasha.
 Shaqo joojin gaar ah oo ay sameeyeen 11,500 oo xubnood oo ka tirsan Ururka Qorayaasha Mareykan ka oo dalbanaya mushaar fiican iyo xaaladaha shaqa da aya a socday ilaa 2dii May. 
Qaar ka mid ah qorayaasha ayaa u jeestay masha ariicda aan ku jirin qandaraaska u dhexeeya Guild iyo Isbahaysiga Soosaar ayaasha Sawirrada iyo Telefish anka.
 "Laba shaqo joojin" oo ay sameeyeen labada urur ayaa ah kii ugu horreeyay tan iyo 1960-kii, markaasoo ururka SAG uu hoggaaminayay jilaaga Ronald Reag an, muddo dheer ka hor inta uusan siyaasadda gelin oo uusan noqon madaxweynaha Mareykanka. Shaqa joojintii ugu dambeysay ee jilayaasha ayaa dhacday 1980-kii.
 Isagoo ka hadlayay kulan ay isugu yimaadeen hogaamiyayaasha soo saareyaasha ee goob loo dalx iis tago ee Idaho ka hor ku dhawaaqista SAG ee Khamiista, maamulaha guud ee Disney Bob Iger wu xuu sheegay in dalabaadka labada jile iyo qoraya ashu ay yihiin kuwo aan macquul ahayn oo waxyeelo u geysa naya wax soo saarka wali ka soo kabana ya masiibada.
 "Aad bay ii dhibaysaa," ayuu yiri Mr Iger. "Tani waa markii ugu xumayd adduun ka oo dhan marka loo eego carqaladayn taas."
Hollywood strike
XIGASHADA SAWIRKA,PA MEDIA
Ururka saddexaad, Agaasimayaasha Guild of Amer ica, ayaa ka wada xaajooday qandaraas bishii Juun mana ka qaybgeli doono.
 Filimada haatan ku jira soo saarka, waxay u muuq ataa in aysan macquul ahayn in la baahiyo iyo xitaa kuwa mar hore la dhameeyay.
 Bandhigyada TV-ga ee wali la duubayo ayey sidoo kale tahay in la joojiyo maadama haatan aan la heli karin jilyaasha, inkastoo ay dhici karto in heshii syo dhinac ah ay dhex maraan jilayaasha iyo soo saar ayaasha si shaqadu ay usii socoto.
 Xiddigaha ugu sarreeya Hollywood ayeysan u suura geli doonin in ay ka qayb galaan munaasibada ha qaar inta uu gadoodku socdWWWWo .
 kadib ku dhawaaqtista saacado yar kadib dhowr jileyaal ah oo xiriir la leh ururka SAG ayaa uga soo biiray Instagram si ay u muujiyaan taageeradooda shaqo joojinta
 XIGASHO:-BBC


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip