HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 19-KA LUULYO 2023-KA

0
Wednesday July 19, 2023 - 09:44:34 in Wararka by
  • Visits: 434
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 19-KA LUULYO 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..
Faahfaahin ku saabsan safarka madaxw eyne Xasan Sheikh uu ku tagay magaalada Jowhar
 Madaxweynaha dowladda federalka Soom aaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Maanta socdaal gaaban oo aan la faahfaahin ku tagay magaalada Jowhar, inkastoo uusan madaxweyn uhu dhaafin garoonka diyaa radaha ee maga aladaasi. 
Madaxtooyada Sooma aliya weli illaa iyo hadda kamaaysan hadlin safarka mad axweyne Xa san Sheikh Maxamuud uu ku tagay Jowhar, wuxuu na safarkiisa kusoo aaday xilli maamulka Hir shabeelle uu ka taagan yahay khilaaf ka dhash ay xil ka qaadistii guddoomiyaha G/Hiiraan.
 Afhayeenka warfaafinta madaxtooyada Hir shabeelle, Daa’uud Xaaji Cirro ayaa sheegay in socdaalka madaxweyne Xasan Sheikh uu ku ta gay magaalada Jowhar uu yahay u diyaar garo wgawajiga 2-aad ee howlgalka ka dhanka ah kooxda Alshab aab, kaasoo maalmo dhow bila aban do ono.
 Afhayeenka wax intaas ka badan oo faahfa ahin ah ma bixin, hase ahaatee waxaa jira warar madax bannaan oo kale oo ku saabsan safarka madaxweynaha ee Jowhar.
 Wararka aan helnay waxay sheegayaan in madaxweynuhu kala hadlay madaxda Hirshabe elle, Xiisadda siyaasadeed ee ka jirta maamulka Hirshabeelle, taas oo ka dhalatay xil ka qaadistii guddoomiyahii hore ee gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cism aan. 
Sidoo kale, madaxweyne Xasan Sheikh ayaa kala hadlay madaxweynaha Hirshabe elle col aad-beeleedyada kasoo cusboonaa day gobo lka Shabeellada dhexe, colaadda as oo soo no qnoqotay, welina xal loo la'ya hay.
 Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa horey ugu guuldaraystay inuu khilaafka ka jira gobolka Hii raan ku xalliyo Muqdisho, ka ddib markii guddo omiyihii hore ee gobolka Hiiraan uu diiday inuu tago Muqdisho oo looga yeeray.
 Madaxweynaha oo la filayo inuu maal maha soo socda u safro Galmudug, si uu u dardar gal iyo dagaalka ka dhanka ah Alsha baab, lama hu bo inuu sidoo kale tagidoono gobolka Hiiraan, oo xaalad cakirani ay ka jirto
Ra’iisal wasaare Xamse oo kormeeray xarunta dhexe ee hay’adda socdaalka iyo jinsi yadda
 Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS Md.X amsa Cabdi Barre, ayaa Maanta kor meeray xarunta Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, halkaas oo uu kulammo kula qaatay maamulka iyo howlwadeennada hay’adda.
 Ra’iisul wasaaraha ayaa dul istaagay howla ha shaqo ee ka socda hay’adda, isa goo qiimey naya miro-dhalka isbeddelka hoggaanka hay’ad da socdaalka iyo Jinsiya daha ee lagu dardar gel inayo adeegyada ay u hayso shacabka iyo dowladda Soo maaliyeed.
 Agaasimaha hay’adda socdaalka iyo Jinsiya daha, ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga warbixiyey qorshaha horumarineed ee hay’adda u hirgalay mudadi koobnayd ee uu xilka hayey, isagoo she egay in ay astee yeen maamul ka caaggan mus uq-maasuq iyo ku-tagrifal awoodeed.
 Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in Agaasi maha cusub looga fadhiyo inuu sii horumariyo hay’adda Socdaalka iyo Jinsi yadaha oo qar anka u ah waji, sumcad iyo karaamo, isla marka ana ah halka isku xirta Soomaaliya iyo dunida in teeda kale, taas oo lagama maarmaan ka dhiga ysa in ay ilaashato sumcadda ay ku matalayso Soo maaliya iyo tartanka ay adduunka kula jirto.
Wasiirka warfaafinta oo Muqdisho taba bar uga furay 30-gabdhood oo wariyaal ah
 Tababarka kor u qaadista kaalinta gab dhaha ku jira saxaafadda ee maamulka hay’adaha wa rbaahinta dalka oo socon doona muddo seddex maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb galaya gabdho ka kala so cda warbaahinta gaarka ah, ururada war baahinta, warbaahinta maamulka gobolka Banaadir iyo warbaahinta Qaranka.  
     Agaasimaha guud ee warf aafinta, dhaqanka iyo dalxii ska dowladda FS Cabdullaahi Xayir Ducaale oo ugu hor ayn furitaanka tababarka sharxay muhiima diisa ay aa tilmaamay in uu u gaar yahay gabdhaha sux ufiyiinta ah, si kor loogu qaa do doorkooda.
        Md. Faarax Cumar Nuur xoghayaha ururka Suxufiyiinta FESOJ oo ku hadlay afka uru rruda iyo hay’adaha warbaahinta ayaa ku bogaadiyay wasaaradda warfaa finta qaba shada tababarka an u gaarka ah dumarka xilligan, si loogu dhiira galiyo kaa lintooda maamulka Warbaahinta, ay na mu ujinayso ahmiyada gabdhuhu u leeyihiin horumarka saxaafadda.
 Md.Daa’uus Aweys Jaamac wasiirka warfaaf inta, dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda Fede raalka Soomaaliya oo furay tababarkan ayaa sheegay in u jeedka ay u qabatay wasaaraddu uu yahay xoojinta ka alinta gabdhaha ee maa mulka hay’adaha warbaahinta.
 "Tababarkan waxaan ugu talo galnay in ay ka faa’iidaystaan 30 gabdhood oo saxafi yiin ah, hiigsigeena waa in aan gobollada dalka oo dhan gaarsiino ilaa 150 gabdhood oo aan u tababara yno maamulka hay’ada ha warbaahinta, si kor loogu qaado kaalin ta dumarka ee saxaafadda,” ayuu yirri Was iir Daa’uud Aweys.
 Wasiir Daa’uud ayaa intaas ku sii daray in tab abarkani uu qayb ka yahay barnaa mijka dow lad-dhiska ee Soomaaliya ka soc da, taas oo ay ujeeddadeedu tahay in ay gabdhuhu door-weyn ku yeeshaan jiheynta ummadda.
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ATM IS aysan ka helin taageeradii looga baahnaa ee dagaalka Alshabaab
 La taliyaha amniga qaranka ee mada xweyn aha Soomaaliya, Xuseen Macalin Maxamuud ay aa daboolka ka qaaday in do wladda Soom aaliya aysan howlgalka ATMIS ka helin taageeri dii looga baahnaa dagaalka Alshabaab.
 Xuseen Macallin Maxamuud waxa uu shee gay qorshaha howlgalka AMISOM loo gu bedd elay ATMIS inay ahayd, inay qaad aan weerarro guurguura oo lagu beeg san ayo Alshabaab. Hase ahaatee, wuxuu tilm aamay arrintaasi in aanay dhicin. La taliyaha amniga qaranka wu xuu she egay, DFS inay isku tashatay oo ay kalige ed qaa day howlgallo guurguura, kuw aas oo dhul badan oo katirsan Hirshabeelle iyo Galmudug looga xoreeyay kooxda Alsha baab.
 "Laga soo bilaabo Abril 2022, sharuud aha ATMIS waxay ahaayeen inay qaada an daga alo guurguura. Nasiib darro arrintii ma aysan dhicin. Nasiib wanaag, Dowlad da Soomaaliya ayaa shaqadeedii iskasii qabsatay, iyadoo aa nan taageero badan ka helin ATMIS,” ayuu yiri la taliyaha amniga qaranka ee madaxweynaha Soomaaliya.
 Xuseen Macalin Maxamuud wuxuu sheegay sababta ay Dowladda heshiiska ula gashay dow ladaha deriska in ay tahay, in ay u muuqan wey day, in ATMIS ay isku diyaarinayso qaabka daga alada jabhadaha ah.
 Wuxuu sheegay ATMIS inay ku andac ood een in ay u xayiran yihiin diyaarado wax duqee ya oo ay ka sugayaan caal amka. Ugu dambayn, wuxuu sheegay qor shaha dowladda inuu yahay in ATMIS ay ku ekaato inay ilaaliso amniga goob aha ay ku sugan tahay, inta ay dowladda dalka ka xoraynayso.
Gudoomiyaha hay’adda maaraynta musi ibo oyinka oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Secours Islamique France SIF
 Gudoomiyaha hay’adda maaraynta mas iibo oyinka Maxamuud Macallin ayaa Maanta xafi iska hay’adda ku qaabilay wa fdi ka socday hay’ adda Secours Islamique France SIF oo uu hog aaminayey madaxa hay’dda Gorkhamas Husey nov. Kulanka oo is bara sho iyo gogol xaar u ah aa wada shaqayn dhe xmarta labada hay’ado od ayey uga wada hadleen labada mas’uul sidii So DMA looga caawin lahaa in deeganada laga saaray Khawaarijta iyo ku wa dhawaan laga xorayn doono ay bul shada halkaas ku nool garg aar loo gaarsiin la haa iyo in ay ka saacidaan qeybo ka mid ah xarumaha Hay’adda maarayn ta musiibo oyinka sidii qalabeyn loogu sameeen la haa.
Ra’iisul wasaare Xamsa oo guddoomiy ay kulan ku saabsan caddaaladda
   Ra’iisul Wasaaraha XJFSoomaaliya Md,Xa msa Cabdi Barre, ayaa guddoomi yey kulan lo oga hadlayey horumarinta Cad daaladda iyo Garsoorka dalka, kaas oo ay ka soo qeyb galeen Hay’adaha kala duwan ee ka shaqeeya arrimaha garsoorka. 
Kulanka ayaa lagu falanqe ey ey muhii madda ay leedahay fulinta go’aamada ka soo baxa Maxakamdaha dalka oo ay fuliy aan Booliska iyo sidii ay dhinacyadu si dhow ugu wada shaqeyn lahaayeen, si dadka Soomaaliy eed ay u helaan garsoor madax-bannaan oo huf an.
 Sidoo kale, kulanka ayaa lagu lafa-gu ray ahmiyadda ay leedahay in dib-u-hab eyn lagu sa meeyo shuruucda caddaaladda dalka, si loo wa afajiyo hannaanka federaa lka ee uu dalka qaa tay.
 Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xuku umadda Dan-Qaran ay ahmiyad weyn siineyso horumarinta caddaaladda dalka oo udub-dhex aad u ah horumarka la hiigs anayo iyo wadajirka bulshada.
 Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Gu ddo omiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dast uurka, Wasiirka Amniga Gudaha, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qar an, Taliyaha Bool iska, Maamulka Gobolka B anaadir iyo ma suuliyiin kale.

Xukun lag riday Oday lagu helay la Shaqeynta Al-Shabaab

 Yuusuf Xassan Ibraahim 42 Jir ah ayaa loo soo xiray ka mid ahaanshiyaha Ururka Al-Shab aab, waxa uu qaabilsanaa qaybta dilalka qor shaysan fulisa, sida lagu shee gay war kasoo baxay Maxkamadda Ciida mada qalabka sida. 
  Ciidanka ammaanka ayaa ka soo xiray deeganka Ceelasha biyaha 19-kii bishii Janaayo ee Sanadkan.
 Yuusuf ayaa Al-Shabaab fiki rkeeda ka qaatay Saaxibkiis oo ay wada degan aay een Ceelasha. Xog ka bixinta Gaaiidka u gudbaya G/Sh/Hoose iyo kan kasoo galaya ay uu Kooxda u qaabilsanaa dabinadii uu male egay ayuuna ka sheegay Basaasida 13 Gaadi idka Gaashaaman oo ay leeyihiin Ciidamada Midowga Africa ee ATMIS oo Jidkaas lagu wee raray waxaana mushaar ahaan loo siin jiray 130 Dollar .
 Taliyihiisa ayaa u sheegay inuu u soo dhiib ay alaab, waxaana loo dhigay qurac Dhimbil ca agshanlle ah oo kor marka laga eego Masago ku jirto, jiridiisana Bastoolad ay dhex taalo.
 Yuusuf oo ku hubeysan Bastoolad ay aa ka dul dhacay ciidan Roondo ku jiray si daas ayu una ku soo gacan galay.
 Baaris dheer ka dib, Xafiiska xeer ilaa linta maxakamadda ciidamada ayaa cods atay qaad ista kiiska Yuusuf waxaana laga aqbalay Side edii bishaan.
 Garsoorka Maxkamadda Ciidamada oo waqti ku filan dhageystay dhinacyada dacw adda ayaa ugu dambayn Maanta ku xuku may Yuusuf Xasan Ibraahim 10 sano oo xabsi ciidan ah,
 sida uu warbaahinta u sheegay Maxa med Cabdi Muumin oo ka tirsan Maxka madda Dara jada 1aad Ee Ciidamada Qalabka Sida. Xuku nsanaha ayaa haysta Fursad uu dalban karo Rafcaan.
R/W. Xamse oo xariga ka jaray Xarunta Dhexe Qaranka ee keydka Daawada Somalia
		
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fed eraal ka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa xar igga ka jaray Xarunta Dhexe ee Qaranka ee Ke ydka Daawada Soomaaliya, taas oo daboolaysa baahida ay dadweyn aha Soomaaliyeed u qab aan daawo tayo leh oo la hubiyey badqabkeeda.
R/Wasaaraha ayaa tilmaamay in hirgel inta xarunt ani ay ka tarjumey so halbe eg muhiim ah oo la xaqiijiyey, loogana gu dba ayo dhibaatooyi nkii 30-kii sanno ee la soo dhaa fay ay dadkeen na ku sababeen daaw ooyinka bilaa tayada ah ee dalka la keenayay.
 R/ Wasaare Xamsa oo u mahadceliyey dham maan dhinacyadii ka qeyb qaatay hirgelinta xar untani, isagoo faray Wasaar adda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada in si hufan looga faa’d eysto xaruntan, isla markaana laga hirgeliyo xar umo lamid ah dowlad goboleedyada dalka.
 Sidoo kale,Md. Xamsa Cabdi Barre, ayaa u gu baaqay shacabka Soomaaliyeed ee daggan xarumaha danta guud ee ay leedahay Dowlad du, gaar ahaan kuwa Wasaaradda Caafimaadka inay banneey aan, si loogu adeego bulshada Soomaali yeed.
Xisbiga Waddani oo sheegay in go'aan ka guddida doorashooyinku uu dhaawacayo Somaliland
  Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani ayaa kasoo horjeestay go'aankii ay guddida doo dashooyinku ku mudee yeen wakhtiga la qab anayo doorashoo yinka urur ada iyo madaxtooyada. 
Xogeeyaha Guud ee Xis biga Khadar Xuseen Cabdi, oo warbaahinta la hadlay ayaaa sheegay in go'aanka guddidu uu dhaawaci doono Somaliland.
 "Somaliland waxa ay ku jirtaa marxalad aad iyo aad u adag, go'aanka ay soo saar eena waa mid keeni kara dhaawac anay Somaliland kasoo kaban, sidaas daraad eed xisbigu waxa uu si mugleh uga tashanayaa go'aankii uu qaadan lahaa" ayuu yidhi Xogeeye Khadar.
 Waxa uu sheegay in xisbigu uu la tashan doo no taageerayaashiisa, ururada bulshada iyo cidii ay khusayso isla marka ana uu musharaxa xis bigu ku dhawaaqi doono go'aanka rasmiga ah ee xisbiga uu ka qaatay go'aanka guddida.
 Go'aanka guddida doorashooyinka ayaa ka horyimid doonistii xisbiyada muca aradka ee ahayd in doorashada madaxtoo yadu soo hor ayso, dhinaca kale ururada cusub ee siyaasada ayaa soo dhaweeyay go'aanka guddida.
Ergeyga madaxweyne Xasan Sheekh oo war qad furan u diray Muuse Biixi iyo Deni
 Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soo maaliya u qaabilsan arrimaha bani’aa dannim ada Xildhibaan Cabdiraxmaan Cab dishakuur Warsame ayaa ka hadlay xiisad aha siyaasade ed ee ka taagan Somaliland iyo Puntland. 
  Cabdiraxmaan ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu talo u gu jeediyay hoggaanada laba da maamul, Muuse Biixi iyo Saciid Cabdullaahi Deni, oo uu sheegay in lagama maarman tahay in saamileyda siyaasadda ay kala fariist aan muranka ka taagan arrimha doorash ooy inka.
 "Madax adayga iyo xukun ku dhegga kuwo ta lada haya wuxuu sababaa in dawladnimada Soo maaliya ee qalfoofka (skeleton) ah, laakiin in dhaha shacabka ka asturan ay marada ka rogan to, loona baylihiyo xaaladdii dabiiciga ahayd ee loollanka reeraha, markaana ay taladu faraha geesawaynta siyaasadda ka baxdo, qoomamo iyo shalaaytina la soo yuurars adaan.”
 Wuxuu kula taliyay hoggaanada Puntla nd iyo Somaliland in ay xal keenaan kahor inta ay san xiisadaha siyaasadeed ee deeg aanadooda ka taagan faraha ka bixin, "kala heshiiya geesa waynta siyaasadda ee aad xukunka isku haysa an ka gudubka xilliga kala guurka.”
Hoos ka aqriso qoraalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo dhameystiran;
Talo aan la i warsan oo hoggaanka Somaliland iyo Puntland ku socota.
 Haddii aad dib u milicsato taxanaha taariik hda siyaasadda ee Soomaaliya, mar walba oo ay geesawaynta siyaasaddu (Poli tical elite) he shiin waayan duul kale ayaa xukunka gacantood a ka dhufsada.
 Geesawayntii siyaasadda ee lixdamaa dkii markii ay is diideen, waxaa xukunkii ka xoogay milaterigii, ciidankiina markii lagu kari waayey in ay talada u celiyaan shacab ka, xukun rayad ah na dib loogu laabto, oda ygii u waynaana uu cid kasta ka aamin bax ay, jabhado ayaa xukunkii ka eryaday. Somaliland iyo Puntland, waxaa ka dhismay maamullo ay xeerbeegti iyo odayadii dhaqanka udub dhexaad u yihiin, halka Koonfur ta ay Jabu uti iyo dawlado kaloo shisheeye wax iskugu aadi yeen.
 Waxaa muuqata in odayadii dhaqan ee SL iyo PL ay awooddoodii wiiqantay sababo kala du wan awgood, geesawayntii siyaasadduna hes hiis ku ahayn maaraynta xukunka marxaladda kala guurka.
 Loolanka siyaasadeed ee Koonfurta, inkastoo maalin dhowayd la sigtay, haddana mar walba cunsurka shisheeyaha iyo argagexisada ayaa dheelitirayaal ka ah.
 Waxayse geesawaynta siyaasadda Soom aalida ka siman yihiin, gaar ahaan kuwa xukun ka haya in ay isku gadaamaan durbaan tumay aal, haadaan ka tuura oo horay u soco hana u joojin ku haya.
 Madax adayga iyo xukun ku dhegga kuwo tal ada haya wuxuu sababaa in dawla dnimada Soo maaliya ee qalfoofka (skele ton) ah, laakiin indha ha shacabka ka astu ran ay marada ka roganto, loona baylihiyo xaaladdii dabiiciga ahayd ee lool lanka reeraha, markaana ay taladu faraha gees awaynta siyaasadda ka baxdo, qoomamo iyo shalaaytina la soo yuurarsadaan.
 Halka mar oo iyadoo aysan dawladdii dumin gacanta geesawaynta xukunka laga saaray waa 1969, taana waxaa sabab u ahaa mu’asasada ciidanka oo weli dhisn ayd, laakiin markii milate rigii siyaasaddii ku fasahaaday waa tay isla dunt ay oo ilaa iyo Maanta meel laga soo qabto la wa ysan yahay.
 Talada aadnan i warsan ee aan hawada idiin soo marinayaa waxay tahay; yaan qalf oofka la qaawinin oo xaaladdii dabiiciga ahayd la iskula laaban ee kala heshiiya geesawaynta siyaasad da ee aad xukunka isku haysaan ka gudubka xil liga kala guurka.
 Haddiise aad diiddaan waxaa hubanti ah, s ida uu qaanuunka dabiiciga ah iyo sun nada ko onka dhigayso in xaalada hubanti la’aanta ee la geli doono, aadan jilayaash eedii noqon do onin, ama idinkoo intaa ka itaal liita talo ogolaan doon taan.
Burcad hubeysan oo Muwaadin Soom aali ah ku dhex dishay goobtiisa Ganacsi
 Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magaca abi jiray Xasan Axmed Cabdulle, ayaa Habeen hore fiidkii lagu Dilay dukaan uu joogay oo ku yaalla xaafada side B oo ka tirsan deg mada isku raranka ah ee Khayelitsha ee M/Cape Town ee dalka K/Afrika. 
  Burcada hubeeysan ayaa sida la shee gay markii ay dileen Muwaadinka dhac u geeystay dukaanka iya goo marka kadib go obta isaga baxsaday, sida ay kusoo war rameen qaar kamid ah Muwaadiniin Soomaali ah oo meel ku dhow goobta ku sugnaa.
Ciidamo ka tirsan Booliska dowladda Koonfur Afrika oo gaaray dukaanka lagu dilay Muwaadin ka Soomaaliyeed ayaa she egay in ay baarayan kooxdi ka dambee ysay dilka

Si kastaba Degmada kheyletsha ayaa kamid ah deeganada ay Soomaalida ku lee yihiin ganac siyada xoogan, waxaana mar walba ka dhaca dilal iyo dhac ah oo loo geeysto ganacsatadaSoomaalida ee halka asi dukaamaha ku leh

Maamulka Hirshabeelle oo ka hadlay dagaal beeleed kasoo cusboonaaday gobolka Sha beellaha Dhexe
   Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha ma amulkaHirshabeelle Cabdi Daahir Gu ure Kar oore ayaa ka hadlay dagaal beel eedyo kasoo cusboonaaday deegaano ka tirsan G/Sh/Dhe xe.Dagaal beeleedka ayaa si ga ar ah uga soo cusboonaaday inta u dhaxeeysa degm ooyinka Raa gge Ceelle iyo Cadale, kaasoo u dhaxeeya laba maleeshiyo beel eed oo wada dega deegaanadaas.
 Wasiirkka arrimaha gudaha Hirshabe elle Ca bdi Daahir Guure ayaa sheegay in maalmahii las oo dhaafay ay wadeen dad aalo nabadeed oo ay ku doonayeen in lagu dhameeyo colaada u dha xeeysa beelaha walaalaha ah ee wada daga Ra age Ceelle iyo Cadale, islamarkaana uu kala ha dlay odayaasha labada beel in la dhameeyo col aada.
 Wasiir Karoore ayaa sidoo kale ugu baaqay dowladda Fedaraalka Soomaaliya iney wax ka qabato dagaal beeleedka ku soo laablaabtay deegaanadaan ka tirsan Shabeellaha Dhexe oo uu xusay iney saa meyn ku yeesheen dadka deegaanka.
 Gabagabadii Wasiirka dib u heshiisiinta maamulka Hirshabeelle Cabdullaahi Ca dde oo dhankiisa ka hadlay colaada kasoo cusboonaatay Raagge Ceelle iyo Cadale ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo dagaalka u dhaxeeya beelaha walaalaha ah ee wada daga deegaanad aas, isagoona ka dalbaday dowladda Feda raalka Soomaaliya iney ciidamo kala dhex dhigto labada maleeshiyo beeleed.
S/LAND oo war yaab leh ka soo saartay dagaalkii Maanta sheegtana in Puntland…
		
Wasaaradda Arimaha Gudaha Somali land ay aa soo saartay bayaan ay kaga ha dleyso da aa lkii Maanta ka dhacay M/ Laascaanood ee gobo lka Sool, halkaas oo ay isku farasaareen ciida mada Somaliland iyo xoogagga SSC.
Qoraalka ka soo bax ay Somaliland waxaa lagu sheegay in dagaalka ay bil aab een ciidamo isugu jira argagixiso iyo kuwa Puntl and, kuwaas oo weeraray saldhig yada ciidama da Somaliland, sida lagu sheegay warkaan.
 "Ciidamada Maamulka Puntland ee Soomal iya oo garab ka helaya kooxa Huwanta iyo Arg agixisada ayaa Maanta weerar ku soo qaaday fadhiisimada ciidam ada Qaranka Jamhuuriy adda Somaliland ee Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool,” ayaa lagu yiri qoraalka.
 Sidoo kale Somaliland waxay sheegtay in dagaalkii Maanta ay ku jebisay dhinacy adii ay is fara-saareen aagga Laascaan ood, isla mar kaana ay ka gubeen gadiid dagaal.
 "Ciidamada Qaranka J/Somaliland oo mar kasta diyaar u ah difaac iyo ilaalinta Qarannima da ayaa ku dhuftay cadawga soo wareeray dhir baaxo aanay mahadin, waxaa ciidamada Maam ulka Puntland ee Soomaaliya iyo Kooxaha Arg agixisada ah laga gubay baabur badan oo tikn iko ah, guud ahaana waa la jebiyey,” ayaa lagu yiri qoraalka.
 Ugu dambeyntii qoraalkaan oo uu ku saxii xan yahay Agaasimaha warbaahinta iyo xiriirka dadweynaha ee wasaaradda arr imaha gudaha Somaliland Cabdilaahi Ax med Caarshe ayaa lagu sheegay in Somal iland aysan cidna duula an ku aheyn. "Markasta ciidamada Qaranka J/Somaliland cidna duulaan kuma aha, balse cid dii soo weerarta waxay ka qaadaan tallaabo ada g oo lama iloowaan ah,” ayaa lagu yiri qoraal kaan ay Somaliland ka soo saartay dagaalkii Laascaanood.
 Dagaal culus ayaa Maanta dib uga qarxay dul eedka magaalada Laascaanood, kaas oo u dhe xeeyo ciidamada milatariga Somaliland iyo ku wa dadka deegaanka ee SSC-Khaatumo.
 Dagaalka ayaa waxaa lagu soo warramay in uu xoogiisu ka dhacay bariga magaalada Laasc aanood, halkaas oo ay isku horfadhiyeen ciida mada labada dhinac.
 Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa Caas imada Online u sheegay in dagaalka an uu ka dhashay weerar ay ciidamada Somaliland kusoo qaadeen fariisin ay leeyihiin kuwa SSC-Khaat umo, waxaana kadib sidaas ku qarxay dagaal culus oo khasaare badan uu ka soo gaaray lab ada dhinac.


MAXAY TAHAY GABADHII LA SHEEGA Y INAY TIKTOK ISTICMAALEYSAY EE LAGU DILAY CAABUDWAAQ?
		
Caabudwaaq Article information Author, Fatu ma Maalim Abukar Role,BBC News Somali Dorr aad Maanta waxaa degmada Caa budwaaq ee gobolka Galgaduud ka dhac day arrin ay ka arga gaxeen dadka deega anka, kadib markii gabar dhalinyaro ah ay dileen hablo la sheegay inay qaraabo dhow yihiin.
Hadal-heyn ayaa ka dhalatay dilka gaba dhan oo aad looga hadlayay bar aha bulsh ada ee Soomaal ida, iyadoo falcelinno kala duwan ay dadku ka bixiyeen.
 Gabadha oo lagu magacaabo Nimco Jamaal Axmed ayaa u geeriyootay dhaawa cyo ay gaa rsiiyeen hablahan oo mid ka mid ah walaasheed ay tahay halka afarta kal ena ay qaraabo yihiin.
 Sheekh Ibraahim Faarax Cabdulle, oo ah ga badha abtigeed ahna guddoomiyaha garsoorka Caabudwaaq oo BBC la hadlay ayaa sheegay in hablahan ay weerarka u adeegsadeen ulo.
 "Gabadha aniga ayay gurigeyga ku dhalat ay, kusoo kortay, lagana guursaday. Shanta gab dhood ayuu Alle ku sababay," ayuu yiri.
 Sheekha ayaa sheegay in afarta kale ee gab dhaha ay mid habaryarteed tahay, saddexda kal ena ay dhaleen abtiyaalkeed.
 Sababta loo dilay gabadha ayuu ka gaa bsa day Sheekh Ibraahim, isagoo sheegay in laama ha ammaanka ay baaritaan ku hay aan dhacd adaas.
 "Waxan qaddar Ilaahay ayay ku dhace en. Annagu war kama aynaan heyn marka ay dhac een ayaa booliska isoo wacay oo ii sheegay. Markaan weydiinnay sababtay waxay gabdhuhu yiraahdeen waan xanjafin nay, iyagu ma doon eyn inay dilaan," ayuu intaa raaciyay.
 Nimco ayay da'deedu ahayd qiyaastii 25, si da uu abtigeed u sheegay BBC. Wax ay sidoo kale ahayd hooyo leh shan car ruur ah oo ay aa bbahood kala tageen.
Maxaa ka jira in TikTok dartiis loo dilay?
Caabudwaaq XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
  Waxaa baraha bulshada So omaalida la isla dhex marayay in Nimco ay muuqaallo 'ansh ax-xumo' ah ku faafisay bara ha bulsh ada, taasna ay sababtay in hablaha walaa laheed ah ah ay soo weeraraan.
 Wararka qaar ayaa sheegayay in gaba dhan looga digay isticmaalka bartan Tik Tok, balse ay diidday.
 Hase yeeshee, abtigeed, Sheekh Ibra ahim, ayaa sheegay in arrintaasi aysan waxba ka jirin.
 "Warkaas sidaad u maqashay baan u ma qlay, laakiin anigu wax TikTok ah kuma arkin ga badha," ayuu yiri.
 "Markaas dhaawac bay ahayd, waxay dhah een falal anshax xumo ah baan u xanjafinnay," ayuu intaas ku daray.
 Sidaan warka ku helnay, gabadhan ayaa aha yd ardayad diinta ka barata mid ka mid ah xar umaha diinta ee degmada, isla markaana ka sha qeyneysay goob shaaha lagu iibiyo.
 "Nimco ma lahayn xitaa telefoon ay ka istic maasho baraha bulshada" ayuu yiri mid ka mid ah dadka deegaanka oo BBC-da la hadlay.
 Nimco ayaa isla Dorraadba lagu aasay Caab udwaaq, kaddib markii aabbaheed oo ku nool magaalada Jigjiga, ee Dowlad Deegaanka So omaalida ee dalka Itoobiya uu amray in meydka la aaso.
Maxaa laga yeelay gabdhihii falka geystay?
Caabudwaaq
XIGASHADA SAWIRKA,CABDIKARIIM BULXAN Qoraalka sawirka, Degmada Caabudwaaq
   Sheekh Ibraahim ayaa BBC-da u sheegay in gabdhaha ay haatan ku jira an gacanta laammaha am maanka. "Gabdhaha wax ay u xiran yihiin Nimco aa bbaheed oo Jigjiga ka soo socda, berri ayuu ima anayaa, waxaana laga yeelayaa sida ay diinta Islaamku qabto, ayuu yiri.
 Sheekh Ibraahim ayaa sheegay in gabdhah an ay booliiska u sheegeen in falal anshax-xumo ah oo aysan faahfaahin waxay yihiin ay gabadha ku heysteen.
 Ma aha markii ugu horreysay ee ay soo baxa an wararka noocan oo kale ah.
 Dhowaan ayay ahayd markii baraha bulsha da Soomaalida lasoo dhigay muu qaalka gabar wajigeedu ay nabarro ku yaallaan, taasoo ku barooraneysa in la isugu tagay oo la dilay.
 Inkastoo gabadha aysan carrabaabin cidda nabarrada u geysatay, haddana wax aa aad loo hadal hayay in walaalkeed uu nabarrada u geys tay "kadib markii uu uga maaro waayay isticmaal ka aaladda Tiktok". XIGASHO:-BBC

Biden oo Aqabalay Booqashada Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil

		
Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Bid en ayaa marti-qad rasmi ah u diray ra’I isal was aaraha dalka Israaiil Benjamin Net anyahu, si uu booqasho ugu yimaaddo dal ka Maraykanka, iy ada oo dib laga go’aam in doono xilliga booqa shada, sida laga soo xigtay xafiiska ra’iisal wasaaraha Israa’iil.
Marti-qaadkan ayaa loo fidiyey ra’iisal wasaaraha intii uu socday wada-sheekaysi dhinaca telefoonka ah oo dhexmaray laba da hoggaamiye, maalin ka hor booqashoo uu madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ku tegayo Washington. Netanyahu ayaa xilka ku soo laabtay lix bil ood ka hor, hase ahaatee Bid en ayaa marar kala duwan ku gacan-sayray in uu marti-qaad u fidiyo ra’Iisal wasaaraha Is raa’iil.
 Arrimaha ay isku maandhaafeen Maray kan ka iyo xukuumadda garabka midig ee Israa’iil ayaa khuseeya, qulqulatooyinka ka jira daanta galbeed, iyo weliba tallaabooy inka ay qaaday Israa’iil ee ku aaddan dee gaamaynta iyo hadal lada xanafta leh ee ka soo yeeray xubno ka mida golaha wasiir ada ee Netanyahu.
 Masuuliyiin Maraykanka ah oo uu ku jiro xog hayaha difaaca Lloyd Austin ayaa dhal eece eyey.
 Netanyahu iyo Biden ayaa la filayaa inay soo saaraan bayaan wada-jir ah oo ku saabsan arri maha ay kaga wada hadleen isgaarsiinta tele foonka.
 Madaxweyne Erdogan oo booqasho ku joo ga Dalka Sacuudi Car abiya
 Madaxweyne Erdogan ayaa Maanta oo Isni in ah gaaray dalka Sacuudiga, isagoo ay la soc daan 200 oo qof oo ganacsato ah, sida laga soo xigtay guddiga xiriirka dhaqa alaha dibadda ee dalkaasi. ,Erdogan iyo Dhaxal-sugaha Sacuudiga Max med Bin Salmaan ayaa ka qeyb gal ay xaflad ay heshiis ku kala saxiixd een shi rkadda difaaca Turkiga ee Baykar iyo was aaradda gaashaan dhigga Sacuudiga, sida ay ku warrantay wakaal adda wararka ee Sacu udiga ee SPA.
 Labada dal waxay kala saxiixdeen he shiisyo is-afgarad ah oo dhinacyo badan leh oo ay ku ji raan tamarta, maalgashiga tooska ah iyo war shadaha difaaca.
 Heshiiska dhinacyadaasi ayaa yimid xilli ma daxweyne Erdogaan uu booqasho 3 cisho ah ku marayo gobolka.
 Sacuudi Carabiya waxay heli doontaa diyaa radaha aan duuliyaha lahayn "iyadoo ujeedadu tahay in kor loo qaado ciidamada qalabka sida ee Boqortooyada iyo xoojinta awoodda difaac ee dalkaasi sida uu ku waramay Wasiirka Difaa ca Amiir Khalid bin Salman Al Saud .

SOOMAALIGII UU TALYAANIGU KA QAFAALAY MASAR EE DIIDAY INUU SAXIIXO XEER KU QABAN LAHAA MAANTA QOYSKA TUURYARE
  XIGASHADA SAWIRKA,QOYSKA TUURY ARE Article information Au thor,Cabdirisaaq Axmed Role,Weriye iyo qoraa 17 Luulyo 2023 Waxa uu ahaa fariid noloshiisa oo dhan u taagnaa difaaca iyo dan aha Soomaalida. Isaga oo sagaal iyo toban jir ah ayuu Talyaanigu ka qafaalay Masar, waxa uu sabab u ahaa isfahamkii Jabuuti ku dhexmaray Maxamed Siyaad Barre iyo Mengistu Haile Mar iam. Waxa uu diiday malaayiin doolar oo laaluun ah si uu u saxiixo heshiis caalami ah oo qaban lahaa qofwalba Soomaali ah Maanta.
 Allaah ha u naxariisto Barafasoor Maxamuud Macallin Cali Tuuryare oo ku dhintay magaalada Xamar 13 bishan July wuxuu ahaa qof magac weyn ku leh Soomaalida dhexdeeda. Barafas oor Tuuryare oo ku dhashay tuulada Ceelbaraf ee degmada Mahadaay sanadkii 1941dii waxa uu dadka iyo dowladnimada Soomaaliyeed usoo qabtay shaqooyin kala duwan oo qiimo badan. Nin dhinaca aqoonta iyo waxbarashada iyo waa yo-aragnimada ku tilmaaman buu ahaa, waayo wuxuu ahaa nin fahmo badan oo aad u jecel wax barashada. Waxaana sidaas ku barbaariyey aab bihiis oo ahaa macallin quraan.
 isagoo yar ayaa la keenay Xamar halkaas ay uuna ka billaabay barashada aqoonta kala duw an ee diinta islaamka iyo afka carabiga markii uu noqday xerow cilmi barashada u go’ay. Markii uu meel fiican ka gaadhey taas oo uu weliba ku dar saday xoogaa waxbarasho casri ah ayuu 1954-kii deeq waxbarasho ka helay boqortooyadii Ye men ee Sanca fadhigeedu ahaa. Afka carabiga iyo shareecada islaamka ayuu ka bartay jaamic ad Sanca ku taalley. Kabibna wuxuu deeq waxb arasho oo kale ka helay midowgii Soofiyeeti, ga ar ahaan jaamicadda Lumumba oo uu ka qaatay darajada masterka 1965-kii, qaybta qaanuunka.
 Dalka ayuu dib ugu soo noqday oo uu la shaq eeyey dawladdii Soomaaliyeed, ilaa laga gaa dhayey bilowgii toddobaatanaadkii markaas oo uu dib ugu noqday Midowgii Soofiyeeti oo uu de eq waxbarasho ka helay, isagoo shahaadada PhD kasoo qaatay jaamicadda Moosko 1977-kii, kuna takhasusay qaanuunka dowliga ah. Ka dbna dalka ayuu kusoo noqday oo wuxuu billaa bay inuu shaqooyin kale duwan qabto sida bare ka tirsan kulliyadda qaanuunka ee Gahayr iyo ho rmuudka kulliyaddaas, iyo la taliyaha wasaarad da arrimaha dibedda Soomaaliya dhinaca sharc iyada.
 Dalalka carabta iyo afrikaanka ayuu uga mid noqday guddiyo joogto ah iyo kuwa aan joogta ahayn, maadaama uu ahaa qofka Soomaaliya ugu horreeya dhinaca qaanuunka caalamiga ah.
 Markii ay dawladdii Soomaaliyeed dhacday 1991-kiina wuxuu u dhoofay Masar isagoo bare ka noqday jaamicadda mareykanka ee Qaahira, kadibna Mareykanka ayuu uga sii gudbey isa goo macallin ka noqday 1996-kii Virginia Coll ege ee North Virginia. 2008-10 ayuu la taliye sha rci uga ahaa Qaramada midoobey sidey Sooma aliya u heli lahayd dawlad sal adag.
 Jannadii Allaah ha geeyo, lama koobi karo Barafasoor Tuuryare shaqooyinkii uu soo qabt ay dal iyo dibed, dawlad iyo khaas, iyo aqoontii uu lahaa, laakiin su’aashu waxay tahay 
qof cayn kee ah ayuu ahaa? Muxuuse caan ku ahaa ama dadka kaga soocnaa?
 Wuxuu ahaa nin aaney qabyaaladdu meelna ka soo gelin, aan eexda la soo marsiinin, wadd aninnimo ku dhan tahay, diinta iyo dadkeeda jecel, faanka iyo isla weynida aan aqoonin. Wa xa uu ahaa xishood badan oo xuMaanta iska ilaa liya, sida ugu sarreysa u ilaashada sharaftiisa, jecel inuu dadka dhexgalo oo heshiisiiyo, mar walba isku hawla sidii dawlad e rasmi ah oo xoog leh loogu yeeli lahaa Soomaaliya.
 Qof aan runta ka leexleexnin oo aan ka baqin nin haysta xukun ama awood ayuu ahaa oo aan magac iyo maal midna raadinin. Nin aqoontiisa iyo Alle ka cabsigiisa iyo aqooshiisa ku meel ma ra ayuu ahaa. Nin mar kasta ku dhex jira qoraal iyo aqoon abuurid ayuu ahaa, wuxuuna qoray ku dhowaad 20 Buug oo ay badankood ka ha dlaya an Soomaaliya iyo qaanuunka caalimga ah.
Qoyska Tuuryare
XIGASHADA SAWIRKA,QOYSKA TUURYARE
   Kitaab qiimo badan oo ka ha dlaya dagaalkii iyo dembiyadii ay Itoobiya ka sameysay Soo maaliya 2007-2008 oo uu u bix iyey "Kacdoonnada Somali yeed iyo Cadow Kacbadiiba ku Duuley” ayuu ku daabacay kuna faafiyey Xamar 2009-kii. Afka carabiga ayuu ku gabyi jirey isa goo ard ay yar ah, darajada ugu sarreysa ayuu na keeni jirey weligiis intii uu waxbaranayey, mana dhaafi jirin fasalka, guriga iyo library-ga. Tusaalooyinka lagu xasuusto toosnaanta iyo turxaan la’aanta dhaqankii BarafasoorTuuryare waxaa ka mid ah mowqifkii uu ku adkeystay markii ay Ururka Afrik aanku (OAU) isku dayeen 1983-84 iney Sooma aliya culeys ku saaraan iney aqbasho in xeerka ururka wax laga beddelo oo ay Soomaaliya ogg olaato in xuduudka u dhaxeeya iyada iyo itoobi ya laga dhigo mid rasmi ah, si weyn ayuuna u dii dey taas isagoo ka wakiil ah dalkiisa. Sidoo kale waxaa dhacday in loo ballan qaaday hal milyan iyo badh doolar si uu u saxiixo iney Soomaaliya xubin la noqoto dawladaha oggol xeerka xuquu qda halabuurka (copyright), wuuna diidey taas waayo dawladda Soomaaliyeed dani uguma jirto taas.
 Markii ay Mengistu Haile Mariam iyo Siyaad Barre isku mari waayeen kulan ku dhexmaray 1988 Jabuuti isaga ayaa sabab u noqday in la gaadho isfaham. 1991-kii markii la ridey Siyaad Barre wuxuu ku celceliyey oo uu cod dheer ku sheegay in la raaco dastuurka oo aan la dhisin dawlad cusub oo aan heshiis lagu ahayn. Waxa yna tani u keentay in la soo weeraro oo leysku dayo in la dilo laba jeer Xamar dhexdiisa 1991-kii, kadibna waxaana lagu khasbay inuu dalkiisa ka cararo. Sidoo kale dawladda Talyaaniga ay aa dhammaadkii kontomeeyadii kasoo qafaash ey Qaahira oo markab soo saartay dabadeedna ku xirtey xabsi ku yaal Xamar iyadoo ku andaco oneysa inuu qoray maqaallo badan oo uu ku dii dan yahay joogitaanka Talyaaniga ee dalka Soo maaliya markii uu Yemen wax ka baranaayey. D adkii lagu xasuuqay iskuulka Maxamuud Axmed Cali ee Xamar ku yaal 1991-kii ayuu si qoto dhe er u baadhay oo uu qoraal ka sameeyey.
 Gunaa nadkii Barafasoor Maxamuud Tuury are wuxuu ahaa nin darajo sare rabbi siiyey iyo halyey ka baxay dadka Soomaaliyeed.
 Allaah ha siiyo naxariis iyo nicmo ballaadhan. Warbixintan waxaa qoray Cabdirisaaq Axmed, oo ah weriye, qoraa iyo cilmibaare muddo dheer saaxiib iyo sheeko-wadaag lahaa Barafasoor Maxamuud Tuuryare. 
Xogtan waxaa laga soo xigtay buug aan weli la daabicin ee uu sooyaalkiisa ka qoray Barafasoor Tuuryare, iyo xog waran iyo sheekooyin uu isagu horey u bixiyay. 
Wixii aragti ah waxaa gaar u leh qoraaga, mana ka turjumey so aragtida BBC. XIGASHO:-BBC

 SIDEE LAGU DOORTAY TIRSIGA 24 SAAC EE MAALINTA?
Saacad 
 Xiriirka bini'aadamka iyo cabbiraadda wakhtiga waxa uu bilaabm ay xitaa ka hor inta aan la qorin eraygii u horreeyay abid. Tani waa sababta ay noogu adag tahay inaan si dhab ah u baarno noocyada badan ee tirsiga waqtiga.
Maadaama qaar ka mid ah noocyada laga soo qaatay ifafaalaha xiddigiska ay u muuqdaan kuwo si fudud loo qeexi karo, waxaa la arki karaa in ay si madaxbannaan u isticmaaleen dhaqamo badan oo kala duwan oo ka jiray aduunka xilliyo kala duwan.
 Waa arrin ka mid ah dhaqdhaqaaqa muuqda ee qorraxda ee ku saabsan dhulka si loo cabbiro muddada maalin ama sannad. Sida tirirnta bilaha, waxaana tan la sameeyaa iyadoo lagu salaynayo wej iyada dayaxa.
 Si kastaba ha ahaatee, waxaa jira qaar ka mid ah tirsiga waqtiga oo aan si cad ula xiriirin wax kasta oo ifafaale ah, iyo laba tusaale oo kala ah toddobaadka iyo saacadda.
 Ahraamtii Faraaciinta
XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
 Waqtiga iyo faraaciintii hore
 Qoraallada Ahraamta Masar, oo la qoray 2400 oo sano ka hor dhalashadii nebi Ciise, ayaa ah qoraalladii ugu horreeyay ee la yaq aan ee faraaciintii Masar. Waxaa ka mid ah ereyga 'wnwt', oo loogu dhawaaqo qiyaas ahaan wenut, iyo farshaxan la xiriira xiddigaha. Erayga 'wnwt' waxuu u muuqdaa mid la xiriira habeenka.
 Si aad u fahamto sababta ereyga 'wnwt' loogu turjumay 'saac', waa inaad u safartaa magaalada Asyut. Halkaas, gudaha daboolka alwaaxyada ah ee sanduuqyada afar kun oo sano ka hor, ayaa ma rarka qaarkood lagu qurxiyey sawirrada xiddigiska ama jihoo yinka xiddigaha.
 Jadwalkani wuxuu lahaa tiirar matalaya 10-maalmood ee xilliya da sanadka. Jadwalka madaniga ah ee Masar wuxuu ka koobnaa 12 bilood, mid kastaa wuxuu ka kooban yahay saddex 'toddobaad' oo 10 maalmood ah, oo ay ku xigaan xaflado shan maalmood ah.
 Tiir kastaa waxa uu ka kooban yahay magacyada 12 xiddigood, samaynta 12 saf. Shaxda oo dhami waxay u taagan tahay isbeddell ada cirka ee sannadka oo dhan, sida khariidadda xiddigaha casriga ah. 12-kaas xiddigood waa qaybta ugu horraysa ee habaysan ee habeenka loo qaybiyo 12 gobol oo ku meel gaar ah, oo mid kastaa uu xukumo xiddig. Si kastaba ha ahaatee, ereyga wnwt marna ku ma xidhna looxyada naxashka ee xiddigaha.
 Ahraamtii faraaciinta XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
Tilmaamaha Cirbixiyeennad
Macbadka la yiraahdo Osirian ee Abydos waxaa ku jira macluuma ad badan oo xiddigin ah oo ay ka mid yihiin tilmaamo ku saabsan sida loo sameeyo tririnta xilli qorraxeedyada iyo qoraal qeexaya dha qdhaqaaqa xiddigaha. Waxa kale oo ay leedahay jadwal xiddigaha naxashka u eg oo ereyga wnwt si gaar ah ugu qoran yahay dham maan 12 ka saf ee uu ka kooban yahay jadwalkaasi.
 Boqortooyadii Cusbeyd ee faraaciintu waxay lahayd 12 wnwt oo habeen ah iyo 12 wnwt oo maalintii ah, labaduba waxay si cad u cabbirayeen wakhtiga.
 In kasta oo maalintu ay tahay 12 saaca dood, habeenkuna uu yahay 12 saaca dood, haddana mar walba si gooni ah ayaa loo she egaa, marna lama qorin lamana tilmaamin maalin 24 saac ah xilli gaas. Maalinta waxaa lagu cabiri jiray oo loo isticmaali jiray harka ay qorraxdu bixiso, halka habeenka habeenka lagu qiyaasi jiray ugu horrayn xiddigaha. Taas waxa la samayn karaa oo keliya marka qor raxdu iyo xiddiguhu kala soocanyihiin ama kala horeeyaan, waxaa na jiray laba xilli oo qorrax soo baxa iyo qorrax dhaca kala ah oo aan saacado lahayn.
 Midda labaad waqtiga wnwt ee boqortooyada Cusub ee faraaciin tu iyo waqtiyadeena casriga ahi way ku kala duwan yihiin dherer ahaan. Waxaa cad in xilliyadu leeyihiin dheerarka habeenka oo kala duwan. Jiilaalka oo habeenkiisu dheerayahay, iyo xagaaga oo maal mihiisu dheeryihiin.
 Si aan uga jawaabno su'aasha ah meesha uu ka yimid lambarka 12, waxaan u baahannahay inaan ogaanno sababta 12 xiddigood loo doortay 10-maalmood kasta.
 Shaki la'aan, xulashadani waa bilowga dhabta ah ee waqtigan. 12 ma ahaa nambar ku haboon in la doorto? Laga yaabee, laakiin waxaa jirta xulasho kale. Ahraamtii faraaciinta XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES Xiddigaha waqtiga sheegaya
Masaaridii hore waxay u isticmaali jireen xiddigaha tusaale ahaan xiddigaha iftiimaya ka dibna waxay doorteen xiddigo kale iyagoo u eegaya isku ekaanshaha noocyada xiddigaha.
 Sida ku cad qoraal ku saabsan xiddiga cirjiirka, 10kii maalmoo dba xiddig cirjiirka u eg ayaa baaba'a mid kalena wuu soo baxayaa, tani waxay dhacdaa sannad dhan.
 Iyadoo ku xiran xilliga sanadka, 10 ilaa 14 ka mid ah xiddigahaas ayaa la arki karaa habeen kasta. Waxaa is keenaya diiwaan gelinta 10-maalmood ee u dhexaysa labada sano ee isku xiga iyo jadwalka xiddiga naxashka eel aga helay Masar.
      Qiyaastii 2000 sano ka hor dhalashadii nabi Ciise waxay tani ahayd mid aad loo isticmaalo waxaana la sameeyay jadwal ka kooban 12 saf, taasoo keentay in miiska naxashka lagu qoro, kaasoo aan ku arki karno madxafyada Masar iyo meelo kale.
 Sidaa darteed, waxaa suurtogal ah in doorashada 12 oo ah tirada saacadaha habeenkii iyo doorashada 24 oo ah tirada guud ee saacadaha laga bilaabo duhurnimada ilaa Maantanimada xigta waxay ku xiran tahay in usbuuca toban maalmood laga dhigo.
 Sidaa darteed, waqtigeena casriga ah wuxuu ku bilaabmay go'aamo is-dhexgal ah oo la qaatay in ka badan 4000 oo sano ka hor.
. XIGASHO:-BBC


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip