
HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 4-TA LUULYO 2023-KA
Xog: Xasan Sheekh oo isugu yeeray Mido wgii Musharaxiinta, kalana hadli doona…
Sida ay xog ku heshay Caasimada Online maalmaha soo socda Madaxweyne Xasan She ekh ayaa bilaabaya Muqdisho ka bilaabaya kul amo siyaasadeed oo xasaasi ah.
Xogta aan helnay waxay sheegeysaan in Madaxweynuhu uu casuumay xubno ka mid ah saamileyda si yaasadda, gaar aha an xub nihii ka ay Mi dowga Mushara xiinta isku baheyst een, markii uu talada joogay Farmaajo.
Siyaasiyiin uu ku jiro Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ayaa todobaadk aan Muq disho imaanaya, kuwaas oo Mada xweyne Xa san Sheekh uu casuumay, sida ay sheegtay in ay ogaatay Caas imada Online.
Madaxweynaha ayaa siyaasiyiintaan kala xaajoo doona tabashada ay ka qaba an hogg aam inta dalka iyo nidaamka ay uu doonayo in la qaato ee dhawaan ku soo baxay heshiiskii golaha wad atashiga qar an.
Kulamada uu toddobaadka soo socda bilaab ayo Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa ka hor eeyey kulan uu dhawaan la yeeshay Madaxwe ynihii hore Shariif Sheekh Axmed.
Sida aan xogta ku helnay Sheekh Shariif ay aa Madaxweynaha ka codsaday inuu isugu yeero siyaasiyiinta kale ee saa mileyda siya asadda, si ay u soo ban dhig aan dooda ay ka qabaan he shiis siyaasa deed ee 27-kii May ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran.
Siyaasiyiinta uu hadda casuumay Xasan Sheekh ee la filayo inuu la fariisto ayaa war ay ku mid eysan yihiin ka soo saa ray markii uu soo baxay heshiiskii golaha wadatashiga oo dhi gayey in wax laga bedeli doono nidaamka ay u dhisan tahay dowladnimada Soomaaliya iyo muddo xileedka hey’adaha dastuuriga ah ee dowladda.
Markii laga reebo Farmaajo, saamil eyda si yaasadda, gaar ahaan xubni hii isbaheysa uu la ahaa Xasan Sheekh ayaa si adag uga hor yi mid in dalku uu u guuro nidaamka Madaxtooya da, in dal ka uu mus taqbalka yeesho labo xisbi iyo in mud do xileedka madaxweynaha iyo baar lamaanka la ga dhigo shan sano.
Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Far maajo ayaa markii uu soo baxay heshiiska as wux uu soo saaray qoraal uu ku muujiyey in uu taageer san nidaamka Madaxtooyada iyo do orasho qof iyo cod oo lagu galo nidaamka xisb iyada, balse wuxuu soo jeesiyey wadar-ogol ay u baahanyihiin qodobada qaar ee heshiiskii go laha wadatashiga qaran ku jiray.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo amray in aan la dhisan karin Qubuuraha Macalin Nuur
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa M/Muqdisho Md.Yuusuf Xuseen Jimca ale (Madaale) ayaa Do rraad booqday Qubuu raha Macalin Nuur ee Deegaanka Garasba aley (Taree Disho) si uu ugu jawaabo caba sho ka timid qaar ka mid ah Bulshada Caasim adda. Duqa Caasimadda oo ay wehliyeen Aga asimaha Waaxda Dhulka, Agaasimaha Xafiiska Duqa, Afhayeenka Gobolka Banaadir iyo Ma amulka Deegaanka Gar asbaaley ayaa waxa uu halkaasi kula hadl ay Bulsho ka wal-walsan warar muddo oyinkii ugu danbeeyay baraha Bulshada la isla dhex maraayay taasi oo aheyd in halk aasi la dhis anaayo isla markaana qu buura ha laga bixinaayo.
Guddoomiye Madaale ayaa sheegay in Qu buuraha Macalin Nuur uu yahay mid soo jireen ah oo aan la ogolaan karin in xilligaan ay dad sheegtaan, Dowladda Hoose ee Xamar iyadu Mas’uul ka tahay wixii Qubuuro ah, waxa uuna amray in aan laga saari karin wax qabri ah, hal kaasna laga dhisi karin guryo, Asigoona faray Maamulka Dee gaanka Garasbaaley iyo Agaas inka Waaxda Dhul ka Dowladda Hoose ee Xam ar Naqshadeynta iyo in darbi lagu wareejiyo Qubuuraha Macalin Nuur si aysan u dhicin ku xad-gudub dhinaca dhulka ah.
Madaxweyne Cali Guudlaawe Hirshabe elle oo booqday talafashinka Hirshabelle.
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Md. Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa Dorraad booq
day Xarunta Telefishinka D/Hirsha beelle.
Madaxweynaha oo kormeeray shaqooy inka muhiimka ah ee uu Tele fishinka Dow ladda u hayo Bulshada Soomaaliyeed ay aa mid mid u booqday qeybaha kala duw an ee Telefeshinka isagoo xusay in la xoo jiyo baahinta arrimaha wacyigelinta bulsha da, nabada iyo ka hortagga fikirka xagjirka. Madaxweynaha, ayaa ku bogaadiyay Was aarada Warfaafinta iyo dhammaan howlw adeenada Warbaahinta Dowladda howsha wanaagsan oo ay u haayaan Shacabka So omaaliyeed gaar ahaan bulshada Hirshab eelle.
Wasiir Mukhtaar Roobow oo amray in si deg deg ah loo soo celiyo xujeeyda Soomaaliyeed
Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xuku umadda federaalka Soomaaliya Sheekh Mukh taar Roobow ayaa faah faa hin ka bixiyay how laha xujeyda Soomaal iyeed ee Acmaasha xaj ka soo dhameeys aty,iyo adegyadii ay dowla dda u qabatay xujeeyda muddada ay ku jireen gudashada waajibaadka xadka.
Wasiirka ayaa sheegay in ay dhinteen Afar xaaji oo ay laba dumar ay tahay, sidoo kale waxa u she egay in la’ layahy saddex xa aji oo baadi goob loogu jiro, xujeydii howlaha caafi maad u baahnaa oo gaarayay 60-xaaji ayuu wasiirku sheegay in daaweyntooda ay Wasaaradda kala kaashatay dowladda Sac udiga hadana ay caafimaad qabaan.
Sidoo kale wasiirka Mukhtaar Roobow ayaa amray in si deg deg ah dalka dib loogu soo celi yo xujeeyda Soomaaliyeed ee dhameystayac maasha Xajka,waxa una u mahadceliyay Mada xeynaha Jamuuriya dda federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh,iyo Ra’isul wasaare Xamse, mud naanta ay sanadkaan siiy een arrimaha Xajeeyda Soomaaliyeed.
Waare: Colaadda laga dhex abuuro beel aha Abgaal iyo Xawaadle waa iskuday gii ugu dambeeyay ee lagu fashiliyo dagaalka Alshabaab
Madaxweynihii hore ee maamulka Hirsha beelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa sheegay inay socdaan qorshayaal lagu fashilinayo guulaha reer Hiiraan ay ka gaareen dagaalka Alshabaab.
Qoraal uu bartiisa Twitter ku soo daaba cay, ayuu madaxweyne hore Waa re ku sheegay in colaad laga dhex abuurayo beelaha Abgaalka iyo Xawaadle, si Alsha baab loo siiyo fursad ay kaga faai’daystaan colaa ddan.
"Shabaabkii waan kaga adkaanay furimaha dagaalka. Si kastaba ha ahaatee hadda ayaa la isku dayayaa in dib loo gusoo celiyo furimaha. Dagaalka laga dhex hurinayo beelaha Xawa adle & Abgaal ayaa ah isku daygii ugu dambee yay ee arrintan.
Madaxweyne hore Waare ayaa ugu baaqay maamulka Hirshabelle iyo hoggaan ka Dow ladda federalka Soomaaliya inay joojiyaan arrintan.
Hadalka madaxweynihii hore ee Hirsh abe elle ayaa kusoo beegmay, iyadoo mur anka ka taagan gobolka Hiiraan ee u dhaxeeya Hirshabeelle iyo guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan uu hakiyay ololihii ka dhanka ahaa Alshabaab.
Khilaafka ayaa sii xoogeystay markii mada xweynaha Hirshabeelle uu xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan 16-kii June.
Arrintaas oo keentay in guddoomiye Cali Jeyte uu Baladweyne kaga dhawaaqo maamul ka madax bannaan Hirshabeelle oo lagu maga caabo Hiiraan State, isagana uu madaxweyne ka yahay.
Kooxda Al-Shabaab oo ka faa’ideysan aysa khilaafyada siyaasadeed ee ka jira gobolka Hii raan ayaa iskudayaysa inay dib u qabsada an degaanadii ay ka qabsadeen ciidamada dib u xoraynta beesha Xawa adle.
Hantidhowraha Guud Oo La Kulmay Maamulka Sare Ee Xafiisyada Madaxda Qaranka
Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka Abuu kaate Axmed Ciise Gutale ayaa Dorraad kulan la yeeshay maamulka sare ee xafiisyada Mad axweynaha, Xafiiska Ra’iis ul Wasaaraha, Gol aha Shacabka, iyo Aqalka Sare ee JFS.
Kulanka ayaa diiradda lagu saarayay
natiijooyinka muhiimka ah ee ka soo baxay ba arista Xafiiska Hantidhawrka Guud, warb ixin nadii dhawaan lala wadaagay hay’ad ahaas iyo sidii loo dardargalin lahaa dhaq angalinta taloo yinka uu Xafiisku bixiyay.
Ugu danbeyn, kulanka ayaa la iskula meel dhigay sidii loo sii xoojin lahaa isla-xisaabtanka iyo daah-furnaanta hannaanka maaraynta maa liyadda dalka, si sare loogu qaado hufnaanta waxqabadka hay’adaha iyo dowlad wanaagga.
Xog: Madaxweyne DENI iyo Karaash oo isku khilaafay qorshaha muddo kororsiga
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntl and Saciid Cabdullaahi Deni iyo mad axweyne ku-xigeenka maamulka Axmed Karaash ayaa isku khilaafay qorshaha muddo kororsiga ee xu kuumadda waddo.
Sida ay sheegtay Caasimada Online in ay u sheegeen illo wareedyo lagu kalsoon yahay, Saciid Deni iyo Axmed Karaash ayaa isku se egay qorshahaas, ayada oo Karaash uu ka ho rey imid muddo kororsiga ay waddo xukuumad da uu hoggaamiyo Deni.
Madaxweyne Saciid Deni ayaa muddoo yi nkii dambe ka shaqeynayay sidii uu muddo kor orsi u sameyn lahaa, si aysan doorashada ku soo food leh u qabsoomin waqtigii sharciga ah aa ee la doortay oo ku beegan 8 Janaayo ee sanadka 2024-ka.
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa la soo warinayaa inuu diidan yahay qorshaha Deni ee muddo kororsiga, wuxuuna doonaya in doorashada lagu qabto waqtigeeda, si meesha looga saaro xiisadda ka dhalatay qorshahaan iyo rabitaanka guracan ee Saciid Deni.
Karaash ayaa waxa uu go’aankiisan ku la dhay dooda ah "in haddii muddo kororsi yim aado uu horseedayo qalalaase amni iyo dagaal sokeeye oo ka qarxa Puntland,” sidii horeba isku-deygaas looga dhaxlay.
Axme Karaash oo hadda ku maqan Xajka ay aa waxaa la filayaa in marka uu soo laabto uu si rasmi ah u caddeeyo mow qifkiisa xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Puntland, taasi oo salk ku haysa damaca guracan ee madaxwe yne Saciid Deni.
Arrimahan ayaa kusoo aadeysa, xilli ay ka sii daretso xiisadda siyaasadeed ee ka taagan maamulka Puntland, iyada oo Isimada gobolka Nugaal ay dalbadeen in la hakiyo tallaabooy inka wax ka bedelka Dastuurka Puntland illaa inta ay ka dageyso xiisadda siyaasadeed ee dhaw aan isku rogtay gacan ka hadalka.
Guddoonka Golaha Wakiilada Puntland ay aa gadaal ka riixaya qorshaha wax ka bedelka loogu sameynayo Dastuurka, oo sida la faham san yahay gacan-saar la leh madaxweynaha Puntland Saciid Cabd ullaahi Deni.
Dhawaan ayay aheyd markii Golaha uu ansi xiyay wax ka bedelka Dastuurka Pun tland, ka dib markii ay ogol ugu codeeyeen 34 mudane oo kamid ah 35 mudane oo soo xaadiray kulan kaasi.
Si kastababa, Puntland ayaa haatan wajah eysa xaalad adag oo hubanti la’aan ah, maada ama gacan ka hadal uu ka dhashay furista Da stuurka maamulkaasi, kaasi oo ay meel adag iska taageen siyaa siyiinta mucaaradka.
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo shir guddoomiyey wadatashi ku saab san qor sha ha ‘Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka’
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madax we yne ku-xigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid ayaa shir guddomiyay Shirka wadatashiga Hiigs iga Qarni-Jirka 2060 ama Vision 2060.
Shirkaan ayaa waxaa sido kale qayb ka ahaa Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Galmudug iyo Golaha Dhaqaalaha Qara nka (NEC) oo uu hoggaaminayo Agaasim aha Guud Ee Golaha, ahna Lataliyaha Dhaqa alaha Madaxweynaha Jamhuuriya dda Fedara alka Soomaaliya Mudane Hassan Adam Hosow.
Shirkaan waxaa diirada lagu saray ahmiy ada Hiigsiga uu u leeyahay horumar ka dalka iyo diyaarinta fulinta Hiigs iga, madaxweyne ku xigeenka ayaa soo dho weeyay Hiigsiga fog, waxuuna ballan qaa deen in Galmudug ay ka qeyb-qaada nay so Hiigsiga Qarni-jirka 2060 ama Vision 2060.
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal ka dhac ay duuleedka degmada Dhoobleey
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya how lgal qorsheysan oo saacadahii lasoo dhaafay ka sameeyeen ciidamada dowladda Fedaraal ka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland deegaano hoostaga degmada Dhoobleey ee gobolka Jubbada hoose.
Howlgalka ayaa ciida mada is kaashanaya wax ay si gaar ah uga fuliyeen goob la sheegay iney isku aruursanayeen dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab oo ku ta ala duuleedka degmada Dhoobleey.
Goobta ayaa la sheegay iney isku aruurs anay een kooxda Al-shabaab waxaana ka dhacay da gaal culus oo dhexmaray ciidam ada dowladda iyo kuwa Jubbaland oo dhin ac ah iyo kuwa Al-shabaab ee ku sugna goobta lagu weeraray.
Lama oga wali khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarka ka dhacay duuleedka de gmadaas, mana jirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka dowladda iyo Al-shabaab oo ku aadan khasaraaha ka dhashay weerarka, hay eeshee dadka deeg aanka ayaa tilmaamay in uu dagaalka ahaa mid xoogan oo geystay kha saare dhim asho iyo dhaawacba leh.
Goobtaan ay beegsadeen ciidamada is garabsanaya ayaa la sheegay iney Al-Shabaab ka soo abaabuli jireen weerarada ay ku qaad aan fariisimada ciidamada ee ku yaala degm ada Dhoobleey iyo nawaax igeeda.
Howlgalkaan qorsheysnaa ee ka dhacay duuleedka magaalada Dhoobleey ayaa kusoo be egmaya, iyadoo mudooyinkii lasoo dhaafay ay kordhiyeen ciidanka dow ladda iyo kuwa Ju bbaland howlgalada ay ka wadaan deegaa nada gobolka Jubbada Hoose.
Danjire Kullane oo iftiimiyay muhiimad da ay Shiinaha iyo Afrika u leedahay horumarin ta kaabayaasha dhaqaalaha
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Shiin aha Md. Cawaale Cali Kullane ayaa khudbad ku saabsan muhiimadda ay Shiinaha iyo Afrika u leedahay horumarinta tayada sare leh ka jee diyay shirkii 11-aad ee Madasha Nabadda Ad duunka (WPF) oo ka socda magaalada Beijing ee Dalka Shiinaha, kaas oo soo bilowday 1-da bishan Luulyo, 2023.
Madashu waxay ujeedade edu tahay in la horumariyo wa da-hadallada iyo iskaashiga si wax looga qabto caqabadaha adduunka ka jira. iyo xasilinta nidaamka adduunka.
Safiirka Soomaaliya oo ka hadlay mad asha ayaa sharxay horumarka ay Soomaaliya ku til aabsatay muddooyinkii ugu dambeeyay ee dhin acyada dhaqaa laha, amniga iyo siyaasadda iyo sidoo kale sida ay Dowladda Federaalka So omaaliya uga go’an tahay wada-hadallada siy aasadeed, horumarinta dowladnimada iyo amniga dalka.
Sidoo kale, Danjire Kullane ayaa soo hadal qaaday guulaha dhaqaale ee Soomaaliya oo ay ku jiraan deyn cafinta iyadoo loo marayo Hin disaha wadamada deymaha lagu leeyyahay, ila alinta maalg ashiga, iyo dadaalada xasilinta dhaqaalaha. Safiirka ayaa ka hadlay muhiima da ay leedahay horumarinta kaabayaasha dha qaalaha, sida wado oyinka iyo gaadiid ka, tam arta, iyo isku xirnaanta dhijitaalka ah, si loogu adeego mudnaanta horumar inta bulshada iyo dhaqaalaha Afrika.
Shirka oo muhiim u ah Dalalka soo kora ya ayaa safiirka Soomaaliya ee Shiinaha madasha ka sheegay ahmiyadda ay leedahay in la curiyo lana badiyo siyaabaha kale duwan ee dhaqaal aha Africa lagu kobcin, si loo yareeyo yaraynta ku tiirsanaanta dhoofinta kheyraadka badeec iga ah, iyo maalgashiga horuma rinta ummadda iyada oo loo marayo waxbarashada, daryeelka caafimaadka iyo horumarinta xirfadaha kala duwan.
Ugu dambeyntii, Danjire Kullane ayaa iftiim iyay muhiimadda ay leedahay isbe ddelka dhiji taalka ah, kor u qaadista gana csiga e-comme rce iyo xirfadaha dhijitaalka ah, iyo sidii looga fa a’iidaysan lahaa tignoolajiyada cusub si loo kobciyo aqoonta iyo isticmaalka cusub dhijitaa lka ah. Waxa uu sidoo kale ku booriyay in la he lo nidaam midaysan oo lagu wado shaqeeyo si is dhexgalka ganacsiga, horum arinta maalga shiga, iyo isdhaafsiga aqo onta,taas oo xoojin ayso iskaashiga Shiin aha iyo Afrika loona hub iyo in si guul leh loo hirgeliyo Hiigsiga iskaa shiga Shiinaha iyo Afrika ee 2035.
Kusimaha wasiirka Awqaafta oo dhiirri-galin ugu tagay ciidanka Xoogga Dalka qeybta ee ku sugan Goof-gaduud Buurey Haraaw
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Awqa afta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xildhib aan Saalax Shariif Cali iyo wafdi uu hogg aaminayo ayaa Dorraad booqday deega anka Goof-gaduud Buurey Haraaw ee Goboka Bay
Kusimaha wasiirka ahna wasiirka was aaradda Awq aafta iyo Arrimaha ayaa hal kaas kula hadlay ciidanka Xoogga Dalka oo saldhigga ku leh deegaankaas, isagoo ku bogaadiyey guulaha wax ku oolka ah ee ay ka kareen daga alka Khawaarijta.
Xildhibaan Saalax Shariif Cali ayaa u shee gay cutubyada Xoogga Dalka ee ka tirsan qey bta 60-aad in Khawaarijta gabalk ooda sii dhac aya dhawaan lagu qaado do ono wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah argagixisada una diyaar garoowaan qe ybta uga aadan.
Wasiirka waxaa ku wehlinayey socdaal kii sa, wasiirka Garsoorka Konfur Galbeed Hassan Abdulkadir Mohamed iyo Taliyaha Qeybta 60-aad ee ciidanka Xooga Dalka Genaral Hassan Baydhabo iyo saraakiil kale oo ka tirsan qey bta 60-aad ee Xoogga Dalka
Sacudi Arabiya oo u yeertay safiirka Sweden kadib falkii ka dhacay Stockholm
Sacuudi Carabiya ayaa u yeertay safii rka Sweden u fadhiya dalkaas, si ay u cambaarey so falkii lagu gubay Kitaabka Qu’raanka, oo Ar bacadii ka dhacay dibe dda Masjid ku yaalla magaalada Stockhlm, waxaa sidaas Dorraad werisay warba ahinta dowl adda.
Boqortooyada, oo hoy u ah labada goo bood ee ugu barakeysan Islaamka ee Ma kka iyo Medina, ay aa horey Arbacadii u cambaareysay falkaas oo uu gaystay Salwan Momika oo ah 37 jir Ciraaqi ah oo ku nool Sweden.
Salwan ayaa ku istaagay kitaabka kahor inta aanu jeexin bogag ka mid ah oo dabadeedna dab qabadsiin, taasi oo dhalisay caro xoogga oo Sweden kaga timid dalalka Islaamka.
Wasaaradda Arrimaha Dibedda Sacuu diga waxay Axaddii u yeertay safiirka Sweden, si ay Sweden ugu booriso "inay joojiso dhammaan ficillada sida tooska ah uga hor imaanaya dada allada caalamiga ah ee lagu doonayo in lagu faafiyo qiya mka dulqaadka, dhex-dhexaadn imada iyo diidmada xagjirnimada, islamarkaana wiiqaya ixtiraamka labada dhinac ee laga ma maarmaanka u ah xiriirka ka dhexeeya dadka iyo dowladaha,” ayey tiri wakaalad da wararka Sacuudiga ee SPA.
Gubitaanka Qur’aanka ee Salwan ayaa ku soo beegantay maalinta Ciidul Adxaa, isla markaa na la soo gaba gabeeyay gudas hada waajiba adka Xajka ee sanadlaha ah ee dalka Sacuudi ga, taasoo keentay caro baahsan.
Dalal ay ka mid yihiin Ciraaq, Kuwait, Ima ra adka Carabta iyo Morocco ayaa sidoo kale u ye eray safiirada Sweden u fa dhi yan dalalkaas.
Iran ayaa Axaddii sheegtay inay dib u dhig ey so safiirkeeda cusub ee ay u diri lahayd Swed en sababo la xiriira dhacdad aas.
Kulan aan caadi aheyn oo Axaddii uu ku yee shay xaruntiisa Jeddah, ayaa Ururka Iskaashi ga Islaamka wuxuu ku baaqay tallaabooyin mid aysan oo looga fogaanayo gubitaanka qur’aan ka ee mustaqbalka.
Booliska Sweden ayaa markii hore Momika siiyay ogolaansho, si waafaqsan waxa loogu ye eray ilaalinta xorriyadda hadalka, hase yeeshee mas’uuliyiinta ayaa markii dambe sheegay inay fureen baaritaan ka dhan ah oo ku saabsan "k icin ka dhan ah qowmiyad”, iyagoo xusay in Mo mika uu bogag ka mid ah kitaabka ku gubay meel aad ugu dhow Masjid ka.Dowladda Swed en ayaa cambaareys ay falkii Momika ee Axa ddii, waxayna ku til Dorraady mid Islaam nac ayb ah.AFP, VOA
Israa’iil oo weerar ku dishay 8 Ruux oo ku sugnaa Daanta Galbeed
Milatariga Israel ayaa duqeymo dhanka cirka ah ku qaaday xerada qaxootiga ee Jenin oo ku taal waqooyiga daanta galb eed ee la hay sto,,Halkaasi oo ay ku dileen ugu yaraan 7 ru ux ,sida ay sheegeen dadka deegaanka iyo sar aakiisha.
Qof siddeedaad oo oo 21 jir ah, Moh ammad Hasanein ayaa lagu dilay habeenimadii Habeen hore afaafka waqooyiga ee magaalada Ramallah ee bartamaha Daanta Galbeed, sida ay sheegtay wasaa radda caafimaadka. Kolonyo ay la socdeen tobana an gawaarida gaashaaman ee Israa’iil ayaa si doo kale dhinac walba ka hareereeyay xerada qaxootiga, waxaana ay billaabeen howlgal milat eri oo dhulka ah, waxaana burbur xooggan uu soo gaaray guryaha iyo waddooyinka.
Wasaaraddu wali ma aysan cadeyn afarta qof ee manta lagu dilay Jenin. Ugu yaraan 27 kale oo Falastiiniyiin ah ayaa ku dhaawacmay xerada,waxana ku jira siddeed ruux oo ay liida to xaaladooda caafimaad.
Wasaaradda arrimaha dibadda ee maa mul ka Falastiin ayaa si adag u camba aree yay xad gudubka waxashnimada ah ee lagu hayo dad ka ku dhaqan xerada Jenin.
Wiilka Mucamar al-Qadaafi oo xaalad halis ah ku jira Qadafi
Annibal GaddafiCopyright: Annibal Gaddafi
Mid ka mid ah wiilasha hoggaamiyihii hore ee Libya, Mucamar al-Qadaafi, ayaa la she egay in laga soo saaray xabsi ku yaa lla dal ka Lubnaan, halkaasoo uu cuntada ka soomay.
Waxaa haatan loo qaaday is bitaal, isa goo sida la sheegay ku sugan xaalad adag.
Hannibal Gaddafi ayaa in ka badan siddeed sano xabsi ku jiray.
Bishii la soo dhaafay ayuu cuntada ka soo may isagoo ka cabanayay muddada dheer ee uu xiran yahay iyadoo aan wax xukun ah lagu ridin. Waxaa laga soo qabtay dalka Suuriya oo uu u cararay kadib markii aabbihiis la dilay sanad kii 2011.
Turkish Airlines Oo Markale Loo Maga caab ay Diyaarada Ugu Wanaagsan Yurub
Hay’adda qiimeynta gaadiidka hawada ee ca alamiga Skytrax ayaa markii sidde edaad u ma gacawday Turkish Airlines diy aaradda ugu wa naagsan Yurub halka Si ngapore Airlines ay noqotay shirkadda diya aradaha ugu wanaag san caalamka .
Abaalmarinta Duulimaadyada Adduunka ee 2023 ayaa lagu dhawaaqay xaflad heersare ah oo lagu qabtay Matxafka caanka ah ee Ban dhi gga hawada sare ee magaalada Paris.
"Waan ku faraxsanahay in na lagu shar fay diyaarada ugu w anaagsan Yurub mar kii sideedaad. In loo aqo onsado in uu yah ay kan ugu wanaagsan Yurub marka loo eego heerka ganacsiga iyo dhaqaal aha labadaba iyadoo la adeegsanayo sahanka Skytrax waxay farxad weyn u tahay Turk ish Airlines,” ayuu yiri Ahmet Bolat, guddoo miyaha guddiga fulinta Turkish Airlines.
"Waan sii wadi doonaa inaan horuma rino heerarka adeegeena oo aan siino khib radda ugu wanaagsan ee suurtogalka ah martidaya da.”ayuu sii raaciyay
Turkish Airlines ayaa qaaday ku dhaw aad 72 milyan oo rakaab ah sanadkii hore, oo ay ku jiraan in ka badan 46 milyan oo socdaalayaal caalami ah. Tirada rakaabka ee shirkadu qaad ay waxay korodhay 29 boqolkiiba sannad kast a bilihii Ja nuary-May 2023 ilaa 31 milyan. Tirada raka abka caalamiga ah ayaa kor u kacday 34 boqo lkiiba ilaa 19.8 milyan. Abaalmarinta Duulima adka waxay bil aabatay 1999-kii, waxayna ahayd mid madax-bannaan oo aan eex lahayn dham maan kharashyada sahanka macaami isha iyo munaasabadaha abaal-marinnada wa xaa bixiya qabanqaabiyeyaasha, Skytrax.
Diyaaradda Singapore Airlines ayaa loo doo rtay diyaaradda ugu wanaagsan addu unka ab aal-marinta sanadkan. Qatar Airw ays, ANA All Nippon Airways ayaa galay kaalinta labaad iyo saddexaad.
QOYS DHIMASHO IYO DHAAWAC KU NOQ DAY HOOBIYE KU DHACAY GURIGOODA MUQDISHO
Tiro hoobiyeyaal ah ayaa kusoo dhacay Xaa fa do katirsan degmooyinka Gobolka Banaadir, wax aana ka dhashay khasaaro isugu jira dhim asho iyo dhaawac oo soo gaaray dad Shacab ah.
Hoobiyeyaasha oo jugtooda laga maqlay qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay kusoo dhaceen xaafado katirsan degm ooyinka Wartanabadda, Xamar-Jajab iyo Waa beri.
Wararka la helay ayaa waxaa ay sheegayaan in Hoobiye ku dhacay Qoys degan degmada Wa aberi gaar ahaan agagaarka Isgoyska Ototo uu ku dhintay Macalin dugsi Qur’aan oo lagu Ma gac aabi jiray Macalin Aweys iyo Gabadhiisa Xaliimo Macalin.
Sidoo kale wararka aan helnay ayaa sheegaya in hoobiyeyaasha ay ku dhaawacmeen Hooyada qoyska oo lagu Magacaabo Naciimo Maxamed Cabdi iyo Xaliimo Macalin Aweys Maadeey oo lix jir ahayd, Isra Macalin Aweys iyo Maxamed Maca lin Aweys Madey.
Laamaha Ammaanka dowladda Soomaaliya ay aan weli wax faah faahin ah ka bixin hoobiye yaasha saaka kusoo dhacay xaafado katirsan deg mooyinka G/Banaadr.xigasho:-radiorisaala.com
Cumar Cabdirashiid iyo Gaas oo tegay Garo owe kuna dhawaaqay hadal kulul
Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Ra’iisul Waasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, Wasiirro hore iyo siyaasiyiin kale oo isbeddel-doon ah ayaa soo gaaray Garoowe.
Mas’uliyiin kala duwan, Siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa Siyaasi yiintaan kusoo dhaweeyay Garoo nka diyaarad aha magaalada Garo owe, iyada oo la geeyay goobo loo diyaariyay.
Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabd iweli Maxamed Cali Gaas oo soo dhaweyn kadib hadal kooban siiyay Warbaahinta ayaa sheeg ay inay halkaasi u tageen inay Puntland badb aadiyaan.
Maalmaah soo socda ayaa waxa lagu wad aa in ay u furmaan shirar looga hadla yo door ashada Puntland ee 2024 iyo sidii loo xalin lah aa xiisada ka dhalatay dagaal kii ka dhacay Magaalada Garoowe
CAQABADAHA SOO WAJAHA LAMMAAAHA KADDIB MARKA AY CARRUUR KUSOO BIIRAAN ILMO YAR OO OOYAYA
Inkasta oo dhalmada ilmaha lagu soo dhaweeyo farxad, haddana waxay dhici karta in turanturo oyin ay ku timaaddo xitaa xiriirka ugu adag.
Daraasaduhu waxay muujinayaan in badiba cil aaqaadku ay isbeddelaan, ka dib markay lamma anuhu carruur yeeshaan. Sida lagu sheegay cilmi-baaris ay samaysay jaa macadda Bern ee dalka Jarmalka sannadkii 2021 -kii, heerka qanacsanaan ta lammaanaha, haddii ay yihiin waalid iyo hadd ii kaleba, waxa uu hoos u dhac ku yimaadaa 10-ka sano ee ugu horreeya guurka, guud ahaanna sidoo kale waxaa dhaca isbeddello.
Si kastaba ha ahaatee, heerka qanacsa naanta kuwa waalidka ah, ayaa ka hoos eeya kuwa aan ahayn.
Marka tirada carruurtu korodho, heerka qanac sanaanta xiriirka, ayaa hoos u dhacaya. Tirada ay aa si gaar ah uga sii hooseeya hooyooyinka dhal laanka cusub: 38 boqolkiiba haweenka la qabo waxay muujinayaan inay aad ugu qanacsan yihiin xiriirkooda, halka heerkan uu kor u kaco ilaa 62 boqolkiiba haweenka la qabo ee aan carruurta dhalin.
La yaab maaha in waalidku wada xiriiro. Inta ba dan lamaanayaasha, arrimo ay ka mid yihiin wa da-xiriirka, galmada iyo waqtiga la wada qaato, kuwaasoo loo yaqaan walxaha xiriirka ee cilmi-naf siga, ayaa waxaa si xun u saameeya imaatinka cunugga.
Ku darso arrimaha walaaca abuura sida hurdo la’aanta iyo welwelka dhaqaale, waxayna u muu qataa mid aan suurtogal ahayn in lammaanaha is qaba ay isku dhacaan, ama xiisad kale ka dib mar ka ay ilmo dhalaan.
Iyadoo ay taasi jirto, ayaa haddana lammaan ayaal badan oo is qaba aysan fileynin in xiriir kooda uu sidan u burburo, kadib marka ay caruur dhalaan. Sababta arrintani keentay ayaa ah in arrintani ay naadir tahay in lagu falan qeeyo ama lagu soo qaado waanooyinka ama wacyi gelinta ay soo gudbiyaan dhalmada ka hor, baraha bulsh ada ama qaraabada lammaa naha.
Sida ay khubarradu sheegeen, tani waxay saba btaa in waaliddiintu ay ka xisho odaan oo ay ka fo gaadaan dhibaatooyin kooda, taasina ay keento in aanay helin caawimo nafsi ah.
Lamaane kala mashquulsan
Madmadowga soo ifbaxa marka uu saameeyo xiriirkaStacey Sherrell, oo ah dhakhtarad ka shaqeysa hagaajinta qoyska oo ku nool gob olka California, ee da lka Mareykanka, ayaa sheegtay in waalidnimadu aanay ahayn sababta keliya ee xiisaha cusubi ke eni karto. Si kastaba ha ahaatee, lammaanayaa shu waxay inta badan haystaan waqti dheeraad ah, oo ay diiradda saaraan arri maha ay ka mid yihiin hagaajinta wada-xiriirkooda xun ka hor inta anay ilmo dhalin.
Sherrell oo sheegtay inay inta badan la shaqe yso lammaanayaasha ay dhibaato kala kulma dhalmada kadib, ayaa waxay tiri, "Dhammaan dhibaatooyinka waxaan kasoo qaadnaa waxaan jirin, gaar ahaan kuwa galmada, markii ay soo dhowaadaan kaliya ayaan baraarugnaa. Malaha waxba ka soo roonaan maayo ilmaha ka dib."
Sherrell ayaa waxay sheegtay in xitaa dabeec adda laga yaabo inay "waxoogaa xanaaqdo" haw eeneyda dhalmada ilmaha ka dib, ay isu beddeli karto dhibaato weyn.
Tusaale ahaan, haddii mid ka mid ah lammaa ne uu jecel yahay inuu ciyaaro ciyaaraha fiidiy ooga, carruurta ka dib, taasi waxay la macno tahay kan kale inuu waalid u noqdo carruurta kel igiis. Intaa waxaa dheer, isku dhacyadu ma saam eyn karaan kaliya xiriirka markii horaba luudayey, laakiin sidoo kale lammaanaha kuwaas oo isu haysta in xiriirkoodu aad u xoog badan yahay.
Tusaale ahaan, doorka jinsiga waxay keeni ka rtaa hooyooyinku inay si buuxda mas'uuliyadda u qaadaan ilmahooda, oo ay khilaaf soo kala dhexg aliso iyaga iyo raggooda. Xaaladda ay hooyooyin ku diidaan dhammaan isku dayada lagu daryeel ayo ilmaha, ee ay sameynayaan dadka kale wax aa loogu yeeraa "ilaalinta hooyada".
Intaa waxaa dheer, lammaanaha leh carruur badan, cadaadiska daryeelka aan kala go'a laha yn wuxuu u keeni karaa dareen sida xanaaq, ama caro soo wajahda xiriirka.
Isbeddel shakhsi
Aragtida shakhsiga kaliya maaha arrimaha keena isku dhacyada lammaanaha.
Lammaanaha ayaa inta badan waxaa soo wa jaha xaalad, iyaga oo aan diyaar u ahayn, sida uu shakhsiyaddoodu u beddeli doono ilmaha.
Wax badan ayaa laga ogyahay habkan, kaa soo loo yaqaan kala guurka hawe eneyda ay ugu gudbeyso hooyanimada. Laga soo bilaabo isbed dellada hoormoon ka ee saameeya dabeecadda ilaa muuqaal ka jirka, kala-guurkan dhinacyo bad an leh, ayaa wuxuu badanaa bilaabmaa xilliga uurka.
Waalidka aan dhalin ilmo, waxay ku noq on kar taa jahawareer inay arkaan lam maanahooda oo isbeddelaya, ka hor intaan ilmuhu dhalan.
Dhibaatooyinka caafimaadka dhimirka, oo si doo kale yimaada xilliga dhalmada ka hor iyo ka dib, waxay keeni karaan dhiba atooyin badan. Tus aale ahaan, niyad-jabka umusha ka dib wuxuu sa ameeyaa mid ka mid ah afartii hooyo, iyo mid ka mid ah tob ankii aabbe.
Intaa waxaa dheer, dhibaatooyinka wax aa la gu arki karaa waaliddiinta haysta ilmo leh dhibaa tooyin caafimaad marka ay dha shaan, iyadoo kor u kaca heerka walaaca.
Inkasta oo dhibaatooyinkani ay soo hagaaga an dhowr sano gudahood, hadda na waaliddiinta qaar, ayaa sheegaya in kaliya aysan ku ekaan no loshooda galma da, laakiin sidoo kale dhaqamada kalgacal ka iyo jaceylka ah, ee ay ka midka yihiin la ab is gelinta iyo taabashada aysan dib ugu noq on marnaba sidii hore.
Lammaanayaasha qaarkood, haweenka, ayaa aqoonsiga shakhsi ahaaneed ee isku kalsoonaan ta, iyo shakhsiyadda cusub ee hooyanimada, ay aa waxtar u yeelan kara arrintan.
Lammaane wada sheekeysanaya
Waxyaabaha difaaca ah ee hagaajiya xiriirka
In kasta oo culayska waalidku ama ku qanacsan aan la'aanta xiriirka ay aad u badan tahay, lamma anayaal badan, ayaan xitaa ka fikirin inay ka hadlaan dhib aatooyinkan, sidoo kalana ma baadigoobaan caawimo.
Laakiin cabburinta shucuurta waxay ka dhigi kartaa waalidka inay dareemaan kalinimo, waxay na ka hor istaagi kartaa inay raadsadaan taage ero xirfadeed, ama la xiriiraan lammaanahooda.
Xaqiiqda ah in dadku aysan ka hadlin arrintan, ayaa waxay uga sii dartaa aaminsanaanta in isku dhacyadu ay yihiin kuwo sidaa u sii ridneyn. Tani sidoo kale waxaa loo maleynayaa inay kobcin ayso dhaleeceynta.
Janina Buehler, oo ah dhakhtarad cilmi-nafsi iyo cilmi-baare ka tirsan jaamacadda Bern ee dal ka Switzerland, ayaa ku doodaysa in ka cabsida soo gudbinta dareenka qofka, inay ka dhigayso wax adag in laga gun gaaro dhibaatooyinka wax yeeleeya xiriirka. "Fikradda ah in cilaaqaadku had iyo jeer ahaado mid aad u dabacsan oo wanaag san, waa inaan galmo joogto ah samaynaa, inaan mar walba faraxsann ahay run maaha".
Lammaanayaasha qaar ayaa waxay ka bixi waayaan khilaaf, oo waxay xallin waayeen caqab ado soo wajaha, iyagoo is fura, xitaa haddii ay isku dayaan inay badbaadiyaan xiriirkooda.
Si kastaba ha ahaatee, ma aha in dham maan lammaanayaasha ay intooda badan isu jiidaan dhanka isku dhacyada, ama kal atag aan dham maad lahayn.
Waxay khubarradu sheegeen in kobc inta arrim aha "ilaalinta” ee lammaanaha dhexdooda ay door muhiim ah ka ciyaarto horumarinta lammaan aha.
Arrimahan lagu ilaalinayo xiriirka, ayaa waxaa kamid ah xiriir hufan, oo joogta ah; dareenka is fahamka; Inaad wada-qaataan ugu yaraan todd obaadkii hal mar, iyo inaad yeelataan rajooyin ma cquul ah, gaar ahaan haddii lammaanahaagu uus an ahayn mid ku habboon si kasta.
Si kastaba ha ahaatee, lammaanaha qaarko od, ayaa laga yaabaa inaysan mar walba siinin mudnaan xiriirkooda. Lamma anayaasha qaar kood, ayaa si sahlan u heli kara daawaynta, ama daryeelka carruurta, si ay waqti keligood ah isula qaataan, mar ka loo eego kuwa kale.
Taas beddelkeeda, Buehler waxay leeyahay waa muhiim in si degdeg ah wax loogga qabto, si looga faa'iidaysto wax waliba oo heli karayo lam maanayaasha is khilaafaya, si ay u noqdaan xiriir kooddu mid lama huraan ah.
XIGASHO:-BBC
MUXUU YAHAY 'DHAQANKA' GAAMU RAY EE DUQ MAGAALO ULA AQALGALAY YAXAAS?
Nin duq magaalo ka ah dal marin u ah dadka tahriibeya ee Soomaalida ah ayaa la aqalgalay yaxaas dhedig. Aqalgalka as ayaa dhacay dhamma adka toddobaadkii ho re iyada oo loo dhigay xafla do la mid ah kuwa loo qab to lammaaneyaasha isguursanaya. Arrinkan ayaa ah caado dhaqameed ay leeyihiin bulshada dal kan, oo aaminsan yihiin inuu horsedi nasib wanag
Ninkan oo lagu magacaabo Victor Hugo Sosa oo duqa ka ah magaalo yar oo ku taal Mexico aya a ugu magacdaray yaxaaska dhedig ee uu la aqa lgalay Alicia Adriana. Waxa uu u sababeeyay uje edka arrinkan soo nooleynta dhaqankii awoowe yaal.Bulshada deegaankan ayaa yaxaaskan dhe gid ugu yeera ‘gabadhii boqoradda’ ahayd. Duqa magaalada waxa uu sheegay inay is jecel yihiin labadooda, isaga oo tilm aamaya yaxaaska. Wa xa uu intaa raaciyay in uu qaaday masuuliyadda yaxaaskaas wi xii hadda ka dambeeya. "La isma guursan karo jaceyl la’aantiis. Waan guursanayaa gabadhan boqoradda ah jaceyl,” ayuu yiri. BBC
Waxaa lagu sawiray isaga oo dhunkanaya oo xa nbaarsan yaxaaska oo afka laga dhu ujiyay xarig. Yaxa aska dhegid waa todd obo sano jir, oo waxay dadka halkan ku nool uga xijaab taan ayaandarrada. Dhaqan ka noocan ah waa sooyaal qarniyaal ba dan jiray. Guurka u dhexe eya ragga iyo yaxaaska dhedig waxa uu dhaqan iyo caado ka ahaa halkan 230kii sano ee lasoo
dhaafay, si loo xuso heshiis nabadeed oo u dhex eeya labo bulsho isla degan dhulkan oo lagu kala magacaabo chontal iyo Huave.
Duqa magaalada, oo mate laya boqorka bul shada Chontal, ayaa guursada xamaaratada oo yaxaasku ka mid yahay, taas laga soo qaado inay tahay gabar boqorad ah oo kasoo jeeda bulshada Huave.
Yaxaaska dhedig iyo xamaaratadda kale ayaa ku badan dhulka Mexico iyo dalalka bartamaha Ameerica, oo socdaal halis ah ay ku maraan bo qolaal Soomaali ah oo u tahriibaya Mareykan ka. "Waa midnimada la bo dhaqan,” ayuu yiri duqa magaalo ee Yaxa aska la aqalgalay.
Dhaqankan dadkan waxa uu sidoo kale yahay in kahor xafladda duqa magaalada iyo Yaxaaska loo dhigayo, yaxaas lagu soo wareejiyo magaala da oo guri walba uu booqdo islamarkaasna ay dadka oo dhan dhabta saaraan oo la ciyaaraan.
Arooskan ayaa u eg mid sanadle ah, iyada oo sidan oo kale raggii horey duqa magaalo uga noq day deegaankan loogu guuriyay yaxaas la mid ah kan uu loo guuriyay duqa magaalada hadda xilka haya. Labada bulsho ee deegaan isla degan ayaa muddo dheer uu dhexmarayay colaad salka ku ha ysa lahaanshiyaha deegaanka, iyada oo midwal ba gaar u sheegto in uu haggoogan yahay nasiib wanaag waxtar-u-yeelan kara beeraleyda deegan ka.
Dagaalka labada bulsho ayaa istaagay markii wiilka boqorka bulshada Chontales iyo gabadha boqorka bulshada Huales ay iscaashaqeen, oo ay kadibna isguursadeen. Wixii markaas ka dambee yay waxaa caado noqotay in la joogteeyo dhaqan ka isguursiga duqa magaalada iyo yaxaaska deeg aanka XIGASHO:-BBC
FAA'IIDOOYINKA AADAN OGEYN EE AY BASASHA U LEEDAHAY RAGGA IYO DUMARKA BASAL
Cilmi-baarisyo badan ayaa daaha ka rogay in cunista/isticmaalka basasha ay faa’iido badan oo caafimaad leedahay. In kastoo ay ay sababto ur dhanka afka ah, haddana waxaydaraasadahaasi soo jeediyeen in qofku ka cuno in ku filan.
Faa’iidooyinka basasha waxaa ka mid ah:
1: Waxay qeyb ka qaadataa hab-dhiska difaaca jir ka Maadaada ku jirta ee loo yaqaan Phytoche mi cals ee laga helo basasha waxay jidhka ku badi saa Vitamin C, kaasoo u wanaa gsan hab-dhiska difaaca cudurrada ee jirka, qofka basal dheellit iran cunana oo cuntada ku darsada waxa uu si fiic an isaga difaacaa xannuunnada ay ka midka yihiin lafa-garaaca iyo hargabka.
2: Calool-xannuunka
Basasha waxa ku jira waxyaabo daawo u ah xa nnuunka caloosha. Waxay dishaa bakteeriyada ta as oo keenta in qofka cuna aannu caabuq caloo shiisa ku sameysmin, halka ay si doo kale ka caa wiso in ga astarigga qofka aanu ku dhicin.
Dheelitirka Sonkorta dhiigga ku jirta Taarii khda uu soo maray Garoonka Stad ium Muqdisho ee munaasabadda 1-da Luu liyo lagu qabtay
3: Dheellitirka sonkorta dhiigga ku jirta
Qofka macaanka qaba waxa inta badan lagula tal iyaa inuu cuntada ku darsado bas asha, taasina waxay u horseeddaa in dhiig giisa xaddiga sonkor ta ee ku jirtaa dheel litirmo.
Basasha waxa ay badisaa kaadida
4: Qanjirka ragga kaadida
Basasha waxa ay badisaa kaadida, waxa aanay daweysaa caabuqa ku dhaca kaadi-marennada iyo qanjirka ragga ee Pro state oo ay ka ilaaliso bararka. Wadnaha
Basasha waxay u wanaagsan tahay wadnaha
Basasha waxay u wanaagsan tahay wadnaha. Waxay hagaajinaysaa wareegga dhiigga waxayna xoojisaa muruqyada, wax ay hoos u dhigtaa he erka kolestaroolka dhiig ga iyada oo cadaadis sa areeysa. Luulyo 2023
Cilmi-baarisyo badan ay aa daaha karogay in cuni sta/isticmaalka Basasha ay faa’iido badan oo caaf imaad leedahay.
Inkastoo ay ay sababto ur dhanka afka ah, had dana waxay daraasadahaasi soo jeediyeen in qof ku ka cuno in ku filan.
Faa’iidooyinka basasha waxaa ka mid ah:
1: Waxay qeyb ka qaadataa hab-dhiska difaaca jirka Maadaada ku jirta ee loo yaqaan Phytoch emicals ee laga helo basasha waxay jidhka ku badisaa Vitamin C, kaasoo u wanaagsan hab-dhis ka difaaca cudurrada ee jirka, qofka basal dheelli tiran cunana oo cuntada ku darsada waxa uu si fiican isaga difaacaa xannuunnada ay ka midka yihiin lafa-garaaca iyo hargabka.
2: Calool-xannuunka
Basasha waxa ku jira waxyaabo daawo u ah xannuunka caloosha. Waxay dishaa bakteeriyada taas oo keenta in qofka cuna aannu caabuq caloo shiisa ku sameysmin, halka ay sidoo kale ka caaw iso in gaastarigga qofka aanu ku dhicin.
Dheelitirka Sonkorta dhiigga ku jirta
3: Dheellitirka sonkorta dhiigga ku jirta
Qofka macaanka qaba waxa inta badan lagula tal iyaa inuu cuntada ku darsado basasha, taasina waxay u horseeddaa in dhiiggiisa xaddiga son korta ee ku jirtaa dheellitirmo.
Basasha waxa ay badisaa kaadida
4: Qanjirka ragga kaadida
Basasha waxa ay badisaa kaadida, waxa aan ay daweysaa caabuqa ku dhaca kaadi-marenna da iyo qanjirka ragga ee Prostate oo ay ka ilaaliso bararka.
Wadnaha
Basasha waxay u wanaagsan tahay wadnaha
Basasha waxay u wanaagsan tahay wadnaha. Waxay hag aajinaysaa wareegga dhiigga waxayna xoojisaa muruqya da, waxay hoos u dhigtaa he erka kolestaroolka dhiigga iyada oo cadaadis saar eeysa .XIGASHO:-BBC
MAXAAD KA TAQAANNAA SHANTA DAL EE AAN LAHAYN GAROON DIYAAR ADEED?
Andorra
Waxaa jira shan waddan oo aan lahayn garoon diyaaradeed. Dhammaan shanta waddan waxay ku yaallaan gudaha Yurub. Haddaba waa kuwee waddamadan?
Andorra
Andorra waa dhul go'an oo u dhexeeya Spain iyo Faransiiska, waana dalka ugu weyn liiska dalalkan aan lahayn garoonka diyaa radeed.
Baaxadda Andorra waxaa lagu qiyaasaa 468 kii loomitir oo laba jibbaaran waxaana ku nool dad gaaraya 100,000 kun. Garoomada diyaaradaha ee ugu dhow waa garoonka Barcelona–El Prat ee Spain iyo Toulouse oo ku yaalla Faransiiska.
Garoomada diyaaradaha ee Toulouse iyo Barc elona labaduba waxay saddex saacadood u jiraan Andorra.
Liechtenstein
Liechtenstein waa waddan aan bad lahayn oo ku yaalla inta u dhaxaysa Switz erland iyo Austria. Baaxadd iisa waa 160 kiiloomitir oo labo jibbaaran ama 62 mayl oo labo jibba aran, waxaana ku nool dad lagu qiyaasay 35,000.
Gegida dayuuradaha ee ugu dhow Lichtenste in waa Madaarka Zürich ee Switzerland kaas oo u jira 130 kiilomitir ama 80 mayl.
Garoonka kale ee diyaaradaha ee ugu dhow waa Madaarka St. Gallen, kaas oo sidoo kale ku yaal Switzerland una jira 50 kiiloomitir ama 30 mayl.
Liechtenstein waxay leedahay hal garoon oo yar oo loogu talagalay in lagu isticmaalo helekobt arrada kaa oo ku yaal Balzers. Monaco
Monaco waxaa saddex dhinac ka xiga Faransiiska, dhinacna waxaa ka xiga badda Mediter ranean-ka.
Monaco waa dalka labaad ee ugu yar adduunka kaas oo baaadda dhulkiisu kaliya tahay 2.02 kilomitir ama 0.78 mayl oo laba laba jibaaran, iyo dad gaaraya 36,371.
Gegida dayuuradaha ee ugu dhow Monaco waa Madaarka Côte d'Azur ee ma gaalada Nice, ee dalka Faransiiska. Monaco waxay leedahay hal garoon oo yar oo ku yaal degmada Fontvieille.
San Marino
San Marino waa dawlad yar oo aan bad lahayn oo ay dhinac wa lba kaga hareeraysan yahay Tal yaaniga. San Marino baaxadda dhulka ayaa qiyaastii gaaray 61 kiiloomitir laba jibaaran ama 24 mayl oo laba ji baaran, waxaana ku nool dad lagu qiyaasay in ka badan 30,000.
Gegida dayuuradaha ee ugu dhow waa Mada arka Caalamiga ah ee Federico Fellini ee ku yaalla magaalada Rimini, Talyaaniga.
San Marino waxay leedahay hal garoon diyaar adeed oo gaar ah oo ku yaal Torraccia iyo garoon yar oo ku yaal Borgo Maggiore.
Vatican City
Vatican-ka waa dalka ugu yar aduunka, waxa uuna baaxadda dhulkiisu gaaraya 44 hektar wax aana qiyaastii ku nool dad gaaraya 840 qof.
Gebi ahaanba waxaa ku hareeraysan magaa lada ca asimadda ah ee Rome, ee dalka Talyaan iga, Vatican ma laha garoon diyaarade ed ama jidad waaweyn.Wuxuu leeyahay hal garoon oo yar oo ay isti cmaalaan Baadariga iyo madaxda dalka soo booqda.= XIGASHO:-BBC=
HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 4-TA LUULYO 2023-KA
..