
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANAT OO AH AXAD 2-DA LUULYO 2-23-KA
M/W. Xasan Sh. oo Shalay shacabka Sooma aliy eed kula hadlay G/Stadium Muqdisho ka dib Xus ka 63 Guurada Xornimada & Midnni mada ummad da soomaaliyeed ee1-da luulyo Awgeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dorraad bannaanbax kaga
qaybgalay Garoonka Kubadda Cagta Stadium Muq disho ee Magaalada Muqdisho.
Bannaanbaxan oo ay soo qaban-qaabisay Dow ladda Federaalka ayaa ahaa
mid lagu xusayay 63 sano guurada ka soo wareega tay, markii Gobolada Koonfureed ay ka xoroobeen gumeystihii Talyaaniga iyo israacii Gobolada Waqo oyiga & Koonf urta Somaliya, oo Dorraad oo kale 1-da bisha Luulyo dalka laga xuso.
Madaxweynaha oo halkaasi khudbad ugu jeediyay dadkii isugu soo baxay Garoo nka Stadium Muqdis ho ayaa is dultaagay halgankii laga soo maray xorri yadda iyo madaxbannaanida Somaliya.
Madaxweynaha ayaa muujiyay 63 sano ka dib in dalka aanu weli ahayn mid xor ah, isagoona sheeg ay in maleeshiyada Al Shabaab ay yihiin gumeysi k ale oo Dorraad dhibaato weyn ku haya dalka iyo dad ka Soomaaliyeed, ayna tahay in ummadda Soomaa liyeed ay iska dulqaadaan.
Madaxweynaha ayaa sheegay in Shabaabku ay sidoo kale duulaan ku yihiin Diinta Alle, waxaana uu tusaale u soo qaatay Masjidkii deegaanka Daaru-nimca ee ay Jimcihii Dorraad burburiyeen.
Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxwey naha Dow ladda Federaalka ayaa shacab ka ugu yeeray in ay ka qayb qaataan haw lgalada socda ee la doonayo in malee shiyada Shabaabka lagaga saaro dalka.
Khubadda Madaxweynaha oo dhinacyo badan taabaneysay ayaa shacabka ugu bishaareeyay qor shaha ay Ciidanka Xoog ga Dalka kula wareegayaan xeryaha ay banneynayaan Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika, inkastoo sida uu muujiyay aanay weli Somaliya ku filnayn amnigeeda, balse ay tani ka tarjumeyso in Somaliya ay mustaqbalka dhow ku filnaan doonto amn iga dalka.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shee gay in isku tashiga dowladda iyo shacabka ay aasaas u ta hay horumarka uu ku talla absanayo dalka, waxa uu na tilmaamay mu hiimadda ay leedahay xoojinta wa da shaqe ynta Heer Federaal iyo Heer Dowlad Gob ol eed, iyadoo Dowladda Dhexe ay mudnaan siiney so horumarinta dhaqaalaha, la daga alanka musuq-maasuqa, adkeynta amniga, dhameystirka dastuurka iyo xoojinta kaa beyaasha dhaqaalaha.
Tobanaan kun oo qof ayaa Dorraad isu gu soo ba xay garoonka kubadeed ee dalka ugu weyn, iyadoo na munaasabadda xorri yadda awgeed garoonka la gu qabtay koob ka xorriyadda, oo ay foodda isku dar ayn labada kooxood ee kubadda cagta ee kala ah Horseed SC iyo MCC.
Kooxda MCC ayaa ku guuleysatay koob ka muna asadda 1-da Luulyo, ka dib markii ay gool ku laadyo kaga adkaatay kooxda Horseed SC.
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo hambalyo ku aa ddan 1-da Luuliyo u diray shacab ka Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhu uriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhammaan shac abka Soom aaliyeed ugu hambaly eeyay xuska sannad-guurada 63-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoro obeen Go bollada Koonfureed iyo israacii labada gob ol ee dal ka, taasoo asaas u noqotay curashada Jam huuri yadda Soomaaliya 1-dii Luuliyo 1960.
Ra’I isul Wasaaraha ayaa sheegay in dal kan xor riyaddiisa laga soo maray halgan dheer oo ay ku bax een naf iyo maal ay quureen gabdho
iyo wiilal Soomaaliyeed oo xornimodoon ahaa, is la markaana jiilka Dorraad jooga looga fadhiyo ilaa linta heybadda Qaranka iyo in loo midoobo sidii ca dowga ummadda Soomaaliyeed ee Khawaarijta dal ka looga sifeyn lahaa, si ummaddeenu ay ugu noo laato nabad iyo baraare.
"Maalintan qiimaha badan ee 1da Lu uliyo oo ku beegan 63 guuradii xornimada iyo midnimada um maddeenna, waxay ast aan u tahay midnimada iyo wadajirka Shacabkeena, waa maalintii ay dadkeen nu xaqiijiyeen Jamhuuriyad Soomaaliyeed oo madax-bannaan”.
R/Wasaare Xamsa ayaa sheegay in dareenka midnimo iyo wadajireed uu ku dhex noolyahay quluu bta guud ahaan shac abka Soomaaliyeed, meel wal ba oo caal amka ay joogaan.
"Waxaana uu u rajeeyay Shacabka Soomaaliy eed in Allaah (SWT)sanad guurada soo socota nagu gaarsiiyo nabad, horumar iyo midnimo.”
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo hambal yo ku Aaddan 1-da Luulyo u diray Shac abka Soomaaliyeed
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baa rlamaanka Ja mhuriyadda Federaalka Soo maaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambal yeeyay xuska sannad-guura da 63-aad ee ka soo wareeg tay markii ay xoroo been Gobollada Koonfureed iyo israa cii labadii gob ol ee Soo maaliyeed Waqooyi iyo Koo fur, iyo ku dha waaqistii Ju mhuur iyadda xorta ah ee Soomaaliya.
Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la ad keeyo midn imada iyo wadaj irka Um madda Soomaal iyeed’ si looga miro-dhaliyo halgankii dhee raa ee loo soo maray xoriyadda Soo maaliya iyo sare u qaadista sharafka iyo kara amada dadka Soomaaliyeed isla markaana lagu wada nool aado nabad iyo barwaaqo.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ubax dhigay Taallada Daljirka Daahsoon
Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sheekh Maxamu ud ayaa Dorraad munaasbadda Xornimmada iyo Mid nimada 1-da Luulyo awgeed waxaa uu ubax dhigay taallada Daljirka Daahsoon ee Caasimadda Muq disho.
Munaasabaddaubax higga waxaa qayb galay kumm anaanshacabka ah iyo mas uuliyiinta kala Duwan ee haya’addaha Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Ugu dabeytiina’ Gabagabada xuska 63 guuurada maalmaha xoriyadda iyo midni mada ayaa Dorraad loogu ballansan yahay madal kale iyada oo Mogad ishu Stadium lagu qabanayo isu soo bax uu shacab ka Soomaaliyeed kula hadli doono madax weynaha Jamhhuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu Khudbad ka jeedin doono.
Farmaajo oo farriin culus u diray dadka Soomaaliyeed
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Md.Maxam ed C/hi Maxamed (Farmaajo) ayaa oo warsaxaafade ed soo saaray ayaa ka hadlay xuska munaasabadda maalinta qaran ee Kowdo Luulyo oo Dorraad ku bee gan Farmaajo ayaa marka hore ha mbalyo u diray dadka Soomaaliy eed isaga oo la wadaagay ha mbal yo ku aadan munaasa badda 63 guurada ka soo war eegtay ma rkii ay xoroobeen Gobollada Koon fureed ee dalka iyo midnimadii laba da Gobol ee Waqooyi iyo Koon fur. "Dhammaan ummadda Soomaaliye ed meel walba oo ay joogaan wax aan ugu hambalyaynayaa munaa sabadda 63 guu rada ka soo wareegtay maalintii gob ollada koonfureed ee dalkeennu ay xorriyadda qaat een, isla markaana labadii gobol ee woqooyiga iyo ko onfurta dalkeennu ay midoobeen” ayuu qoraalk iisa ku yiri Maxamed Farmaajo.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay in Dorraad ku sun tan tahay maalin gobanimo iyo mid nimada ummadd a Soomaaliyeed, maadaa ma ay ku beegan tahay Kowda Luulyo.
Waxaa kale oo uu xusay in Dorraad oo kale ay aad muhiim uy tahay in la muujiyo waddaniyad iyo dal jaceyl."Toddobaadka xorriyadda dalkeennu waa mid ku suntan, una taagan gobannim ada, mid nima da iyo jiritaanka ummadnimo. Waxaana xuska iyo weynaynta maalmaha xorriyaddu ay dib inoo xas uusinayaan wad daniyaddii, Soomaali jacaylkii iyo sooyaal ka halgameyaashii iyo dhaqdhaqaaqyadii gobannimo doonka ahaa ee dhaliyey xorri yadda dalkeenna” ayuu mar kale ku yiri bayaanka uu soo saaray madaxweynihii hore ee dalka.
Ugu dambeyn wuxuu farriin culus u diray guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, isaga oo ugu baa qay inay mar walba ilaashadaan taariikhdooda, isla-markaana ay xasuustaan, una duceeyaan dhamaan halyeeyadii naftooda u huray xornimada dadka iyo dalka Soomaaliya.
"Waxaan shacabka Soomaaliyeed ku boorinaya a in ay mar walba xusuustaan una duceeyaan hal yeeyadii naftooda u hu ray sidii ay dalkeenna iyo dadkeenna uga kor qaadeen heeryadii gumaystaha, waana in aynu sooyaalkooda ka barannaa cashar aynu ku dabbaqno nolosheenna Dorraad, innaga oo xoojinayna dal jacaylka iyo midn imada dhexdeenna ah. Hambalyo dhamma an ummadda Soomaaliyeed” ayuu qoraal kiisa kusoo gabagabeeyay.
Si kastaba, sanad kasta Soomaaliya waxaa lagu qabtaa munaasabad weyn oo lagu xuso 1-da Luuliyo oo ku asteysan 63-sano ka hor markii ay xornimada qaateen gobollada koonfureed ee Soomaaliya, si doo kalena ay midoobeen waqooyi & ko onfur. XIGASHO:BBC
Nin ku eedeysan inuu xaday Canug yar oo lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho
Taliska ciidanka Booliiska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay nin dhalinyaro ah oo ku eedeysan inuu xaday canuga yar.
Ciidamada Booliiska ee ka howlgala Saldhiga dega mada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay iney gacanta kuso dhigeen ninkaan eedeysanaha ah.
Booliiska gobolka Banaadir ee shaaciyay sawirka ninkaan eedeysanaha ah maysan sheegin maga cii sa iyo waliba canuga yar ee uu xaday wiil iyo gabar midka uu yahay iyo halka canuga yar ee uu xaday uu ku dambeeyo.
"Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyay in gacanta lagu soo dhigay nin ku eede ysan in uu xaday cunug yar. Booliska ayaa ku guule ystay inay soo qabtaan eedeysanahan kadib markii lagu soo wargeliyay kiiskaan, wuxuuna talisku soo bandhigay sawirkiisu" ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Taliska qeybta guud ee Booliiska Banaadir.
Si kastaba ciidamada Booliiska ayaa mudooyinkii dambe kordhiyay howlgalada ay ka wadaan qeybah a kala duwan ee degmooyinka gobolka Banaadir, iyagoona inta badan soo bandhiga dad ku eedeysan dambiyo kala duwan.
Cali Guudlaawe "HirShabelle ma aha Xisbi laga baxayo”
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir Shab elle, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xii sadda ka dhalatay xilka qaadista uu ku sameeyay guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan.
Cali Guudlaawe oo khudbad ka jeedi yay muna asabad ka dhacday magaalada Jowhar ayaa si adag uga hadlay tallaab ada uu qaaday Jeyte oo ku dhowaaqay maam ulka ‘Hiiraan State”.
Madaxweynaha ayaa shaaca ka qaada y in HirShabelle aysan noqon karin maa mul goboleedka kale, isla-markaana aysan aheyn xisbi la’isaga bixi karo marka loo baahdo.
"Waxaa xaqiiqaa dowlad goboleed kale noqon mee HirShabelle, mana ahan xisbi laga baxayo waa sida aad ugu dhalatay deegaankan waad ku jiree intaad noosha hay qaybtaada ka qaado annagana waxa an ballan qaadeynaa inaan u nuglaano talo kasta oo naloo keeno” ayuu yiri madaxw eynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee HirShabelle.
Waxaa kale oo uu sii raaciyay in loo ba ahan yahay in qofka haya mas’uuliyadda muddada uu jo ogo xafiiska lala shaqeeyo, haddii xilka laga qaad ana lasoo dhaweeyo midka cusub.
"U dhalashada HirShabelle ahaashade edu ma aha waxa dhamaanaayo, laakiin qof kasta oo mas’ uuliyad haayo muddo ko oban ayey leedahaye ee ha lagula shaqe eyo muddadaas, midka beri imaana ayana loola shaqeeyo waxay u dan tahay danta iyo degaanka” ayuu yiri.
Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in maamul kiisa uu ku dadaali doono sidii looga gudbi lahaa in guddoomiyeyaasha maamullada degmooyinka lagu soo magacaabo digreeto, isla-markaana qorsh ah oda uu yahay in bulshada ay soo doortaan hoggaan kooda.
"Guud ahaan degmooyinka HirShabelle dad la magacaabay oo digreeto kusoo ba xay ayaa maa mulo wixii hadda ka dambee ya dad ay bulshadu soo dooratay inuu hoggaamiyo ayaa naga go’an” ayuu mar kale hadalkiisa sii raaciyay madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen.
Dhanka kale, wuxuu ka hadlay dagaalka ka dhan ka ah kooxda Al-Shabaa b, isaga oo hoosta ka xari iqay in guul weyn laga gaaray howlgallada ka socda Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.
Ugu dambeyn wuxuu shaaca ka qa aday in dee gaanada la xoreeyay ay gaar siiyeen adeegyada mu hiimka ah nolosha aas aasiga ah, si bulshada loo taageero.
Cabduweli Gaas iyo Cumar Cabdirashiid oo taga ya Garoowe & ujeedka safarkooda oo la shaac iyay
Waxaa lagu wadaa in Maalinta berito oo Sabti ah Magaalada Garoowe ay tagaan Ra’iisul Wasaarayaa shii hore ee Soomaaliya Cabduweli Maxamed Cali Gaas oo sidoo kale mar soo noqday Madaxweynaha
dowla Goboleedka Puntland iyo Cumar Cabdirashiid Cali Sharma ake.
Sida ay xaqiijiyeen ilo waree dyo lagu kalsoonaan karo labadaan mas’uul oo hadda ku maqan dalka dibadii sa oo safarkooda uu qorsheysnaa mar hore ay had da ugu dambeyn imaanayaan Magaalada garoowe, halkaas oo tdoobaad ka hor uu ka dhacay dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Wararka aan helnay ayaa waxaa ay sheegayaan in ujeedada safarka ay magaalada Garoowe ku taga yaan Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo Cabduweli Gaas ay la xiriirto sidii xal looga gaari lahaa dagaalkii ka dhacay mag aalada garoowe.Sidoo kale mas’uuliyiintaan ayaa Magaalada Garoowe waxaa ay u tagayaan arrimo la xiriira doorashooyinka Puntland maadaama muddo xileedka Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni uu ka arsan yahay wax ku siman Shan Bilood M/Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa siwyen looga dareem ayaa qaban qaabada soo dhaweynta Ra’iisul Wasaa rayaashii hore ee dalka, kuwaas oo kamid ah siyaas iyiinta sida weyn uga soo horjeeda hab Maamulka Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.
Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Gaas ayaa sanadka markale u sharaxan Madaxweynaha Puntland, dad ka ag-dhaw ayaana xaqiijiyay in Gaas uu aaminsanyahay in sida Madaxweyne Xasan She ekh oo kale uu leeyahay fursad uu markale kusoo laaban-karo, looguna dooran karo madaxweynaha Puntland.
Siyaasiyiinta Mucaaradka ayaa wadda shirar ay Culays ku saarayaan xukuumada madaxweyne Deni si ay u xaqiijiyaan in doorashada madaxtinimada Pu ntland ay ku dhacdo 8 January, looguna laabto 66dii xildhibaan ee Odayaasha dhaqanku soo xuli-jireen.
Jeyte oo magacaabay xilal dhowr ah, soona ko rdhiyey gobol loogu magac daray…
Cali Jeyte Cusmaan, oo dhowaan she egtay inuu yahay madaxweynaha maamu lka uu iskiis ugu dho waaqay ee Hiiraan State, ayaa magacaabay xilalka xubno uu sheegay inay maamulka ka mid noqonay aan.
Cali Jeyte ayaa wareegto uu soo saaray ku magc aabay taliyaha Ciidanka Daraawii shta Hiiraan State oo loo magcaabay Sule eymaan Geeddi Ibraahim.
Waxa uu sidoo kale u magcaabay Taliye ku xige enka Ciidanka Daraawiishta C/hi Maxamed Faarax Biriq, halka uu taliyaha Saadka Ciidanka Daraawiish ta u magaca abay Afrax Cali Xasan (Afrax Yare).
Jeyte Cismaan ayaa wareegto kale oo uu soo sa aray ku magcaabay guddoomiy ayaasha gobolka Hi iraan iyo gobol cusub oo loogu yeeray Shabeellada Sare.
Jeyte ayaa guddoomiyaha gobolka Hiir aan u ma gacaabay Cabdicasiis Axmed Ca doow (Jaaburi), hal ka uu guddoomiyaha "gobolka Shabeellada Sare” u magcaabay Cabdiladhiif Faarax Aadan.
Ugu dambeyn Jeyte ayaa afhayeenka madaxto oyadiisa u magacaabay Maxamu ud Maxamed Sax ane Odowaa.
Tallaabooyinkan ayaa imanaya ayada oo sidoo kale Cali Jeyte uu Khamiistii M/Beledweyne ka dhag ax-dhigay madaxto oyo cusub oo maamulkiisa Hiiraan State uu yeelanayo.
Cali Jeyte ayaa wacad ku maray in reer Hiiraan ay dhisa doonaan madaxtooyada as oo ‘igu sawir’ ay san ka noqon doonin, wuxuu sheegay in hadda ay ka baxayaan tabasho ay qabeen tan iyo xornimadii dal ka.
Cali Jeyte ayaa toddobaad kahor ku gac an sayray xil ka-qaadis uu ku sameeyey madaxweynaha Hir Shabeelle Cali Guudla awe, wuxuuna kadib qaaday tallaabo uu ku xajisanayo awoodda G/Hiiraan, isaga oo ku dhowaaqay maamul uu ugu magac daray Hiiraan State.
DF oo tababar usoo xirtay 3,000 askari oo cusub
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, C/dir Max amed Nuur (Jaamac) ayaa Dorraad 3,000 oo askari tababar ugu soo xiray dalka Uganda.
Ciidamadan oo ka mid noqonaya Ciida nka Xoog ga Dalka ayaa muddooyin kii ugu dambeysay lagu tab abarayay dalkaasi. Ciidamada ayaa halkaasi ku soo ban dhigay dhoola tus ku aaddan xirfadooda cii danimo, xilli munaasab addii tababarka loo gu soo xirayay ay ku sugnaaye en Wasiirka Gaashaandhig ga Uganda, Vincent Ssem pijja iyo Taliyaha Ciidama da ee dalkaasi, General Wilson Mbadi.
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ka hadlayay munaasabaddaasi ayaa ciidamada ku bog aadiyay inay u diyaargar oobeen difaaca qaranko oda.
"Dorraad waxaad qaadateen tababarkii ugu horr eyay oo jir iyo farsamaba leh, wax aad kaloo qaadat een tababar maskaxeed oo ah inaad u diyaargaro odeen maskax ah aan inaad qarankiina ku difaac daan naft iina, caqligiina iyo xoogiina,” ayuu yiri Wasiirka.
Wasiirka ayaa yiri "Diyaargarowgaasi aad u diya argaroodeen la dagaalanka Kha waarijta iyo inaad shacabka Soomaaliyeed amnigooda sugtaan, waxa ad go’aan ugu qaadateen inay dhab idinka noqoto ayaa la idinka rabaa.”
"Qofka bani’aadamka ah waxa ugu dambeeyo ee uu bixiyo waa nafsaddiisa, waxaad keenteen oo aad la soo shir-tagt een idinkoo dhallinyaro ah mustaq balkiina hor leeyahay inaad dalkiina, dadkiina iyo diin tiina u dhimataan,” ayuu yiri Wasiir Jaamac.
Wasiir Jaamac ayaa ciidamada kula dardaarmay "Waxaa idinka reeban wax walba oo xumaan ah in aad ku gaysataan tababarka la idin siiyay, oo diint una xarimtay, shuruucda dalkana xarimtay.”
Munaasabadda tababarka loogu soo xiray ciida madan ayaa ku soo aadaysa, iyadoo Habeen hore dalka looga dabaaldegayo munaasabadda san ad guurada 63aad ee ka soo wareegatay, markii Go bolada Koo nfureed ay ka xoroobeen gumeystihii Taly aaniga iyo israacii Gobolada Koonfurta & Waq ooyiga Soomaaliya.
RW Xamse oo dalka dib ugu soo laabtay ka ddib markii uu soo dhamaystay guda shada waajibaadka Xajka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuu riyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Ba rre, ayaa Dorraad dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu soo dhammaystay gudashada Waaji baadka Xajka.
Ra’iisul Wasaaraha oo ka mid ahaa Muslimiinta Alle fursadda u siiyay Xajka sanadkan, ayaa intii uu ku sugnaa waxa uu ugu soo duceeyay ummadda Soomaali yeed nabad, horumar iyo midnimo.
Mudane Xamsa ayaa intii uu ku sugnaa dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya la kulmay qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha Muslimka ee iyaguna sanadkan gudanayay waajibaadka Xajka.
Ciidamada dowladda oo dib ula wareeg ay degaanka Daaru-nicma ee Sh/Dhexe
Kadib markii waaberigii hore ee Dorraad Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ay dagaal kula ware egeen degaanka daru-Nicma oo hoostaga degmada Runil-Good ee Gobolka Shabeellaha
Dhexe ayaa waxaa la sheegay inay ciidamada dowladda dib ula wareegeen degaanka.
Intii uu socday dagaalka ayaa warar aan helnay waxaa ay sheegayaan in diyaarado dagaal ay duq eyn ka geysteen , sidoo kalena Al-Shabaab ay burbu riyeen Goobo muhiim ah oo kuyaalla degaanka.
Xaaladda degaanka Daaru-Nicma ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ah mid dagan waxaana sidoo kale bad qaba Ceelkii Biyaha oo ay isku day een in ay Qarax ku xiraan laakin aan suuragalin.
Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka iyo taliska Guud ee Ciidamada ayaan weli ka hadlin dagaalka ka dhacay degaankaDaaru-Nicma, balse Al-Sha ba ab ay shee gteen inay burburiyeen Saldhigyadii
Ciidamada dowladda.
Madaxweynaha Jubbaland iyo Taliyaha Ciidanka Kenya oo kawada hadlay waji ga 2aad ee howlgal ka Al-shabaab
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa Dorraad Madaxtooyada Jubbaland kulan kula qaat ay Taliyaha Ciidanka Ke nya Gen Francis Omondi Ogolle oo Dorraad gaaray M/ Kis maayo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Jubbaland.
Madaxweynaha iyo Taliyaha ayaa si gaar ah waxa ay kulanko oda diirada ugu sareen arrimaha amniga iyo wajiga labaad ee howlgalka Al-shabaab looga saarayo deegaannada Jubbaland ay kaga sugan yihiin iyo sidii Ciidanka Kenya ee sugan dalka uga qeyb qadan la hayeen.
Dhinaca kale Madaxweynaha Dowlad goboleedk a JubbalandAxmed Maxamed Islaam ( Madoobe) oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay Habeen hore ka jeediyay Munaasabadda xuska 1-da Luulyo, ayaa si gaar ah uga hadlay howlgallada ay wad aan Ciidanka Xoogga iyo kuwa Daraa wishta Jubbaland, isla markaana ay ku doonayaan in ay isugu furan deegaannada ay go,doomiyeen Al-shabaab ee kat irsan Gobolka Jubbada Hoose.
Madaxweyne Axmed Madoobe, ayaa sheegay in siyaasadda Madaxweyne Xa san Sheekh ee dag aalka Al-shabaab ay tahay mid wanaagsan, isla ma rkaana inta uu socday natiijo laga gaaray howlgalka.
" Waxaan lee yahay Madaxweyne wajiga koowaad ee dagaalka wuu dhamm aday, waxaase mooda wajiga labaad mad madowyo badan in ay soo galay aan, waxaan oron lahaa oo aan ku talin lahaa daga alka Shabaab, wuxuu u baahan yah ay in si cad loo siiwado, waxa kale ee aan ku jirno aan joojino, dagaalka Shaba abka aan siino muhiimada koow aad” ayuu yiri Madaxweyanaha Jubbaland Axmed Madoobe.
QM oo munaasabadda 1-da Luuliyo awgeed u hambalyaysay Shaca bka Soomaaliyeed
Xuska sanad guurada 63-aad ee madax-banaanida Soomaaliya awgeed, ayaa Qaramada Midoobay wa xay u hambaly aysay dadka Soomaaliyeed, waxay na ku amDorraady sida ay uga go’antahay dhism aha mustaqbal wanaagsan.
Madax bannaanida Soomaaliya ayay Qaramada Midoobay waxay bogaadine ysaa adkeysiga iyo heellanaanta Dadka Soomaaliye ed.
"Anigoo ku hadlaya magaca bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, wax aan salaamayaa da dka Soomaaliyeed, waxaana mar kale xaqiijinayaa taageerada Qaramada Midoobay si loo xaqiijiyo Soo maaliya loo dhan yahay, nabadoon oo barwaaqo ah” ayay tiri Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Q/M. u qaabilsan Soomaaliya, Catri ona Laing.
Taliska Hawlgalka ATMIS oo soo gaba gabeeyay Wejiga 1aad Dhimista Ciida madda ka jooga Soomaaliya
Ciidamaddaa Hawlgalka Midowga AfrikaSooma aliya ee (ATMIS) ayaa soo gabagebeeyey wejigii 1aad ee dhimista ciidamadooda ku sugan Soomaa liya ka dib markii ay wareejiyeen labadii saldhig ee ugu dambeeyay .
Taliska Howgalka Midowgaa Afika ee Soomaaliya ATMIS ayaa sheegay tallaaba dan ay u qaa deen, si ay u suurtaga sho dhimista 2000 oo askari.
Ilaa 7 Saldhig o ay ku sugnaayeen Ciid amadda Hawlgalka Mido wga Afrika Soomaaliya ee ATMIS ayay ka bexeen , waxana ka mid ah Cadale, Miirtaqwe , Xaaji Cali iyo Marka Waxana saldhigyad a ay ku laahaayeen Atmis degaanadaas ay ku war ejiyeen Ciidamada Militariga Soom aaliya . Sidoo kale Ciidamada Hawlgalka ATMIS ayaa wareejiyay Saldhigyo ku yaala gobolka Jubada Hoose oo ay ku sugna ayeen Ciidamo Kenyaan ah waxa ana Sal dhigyadaasi la wareegay Ciidamada Milit ariga Daw lada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dawlada Gob oleedka Jubland.
Golaha Ammaanka ee Qaramada midoo bay ayaa dhawaanmuddo lix bilood ah dib u dhigay bix itaanka 2000 askari oo katirsan ciidanka ATMIS iya doo Goluhu uu shee gay in la qiimaynayo Xaalada Amniga Soomaaliya iyo in ciidamada Soomaaliya ay la wareegi karaan masuuliyadda Amniga guudee Soomaaliya.
1-DA LUULYO "MA TAANAYNTII MAANDEEQ”
Ummad walba oo dunida ku nool waxay leedahay maalmo ay si gaar ah ay u maamuusaan isla marka ana ku weyn quluubtooda, kuwaasi oo ku astaysan diiwaan taariikheedka bulshadaasi.
Maalmahaasi waxay mudnaanta goonida ah ku hel een waa gaaritaanka guulo mudan in si joogta ah loo xasuusto loona huray naf iyo maal, kuwa ugu qii maha badanna waxaa ka mid ah maalmaha qaran nimada.
Shacbiga soomaaliyeed oo ka mid ah umadaha ku sharfan magac weyna ku helay kifaaxii ay u soo galeen hanashada gobanimadooda ayaa halgankoo dii gobanimodoon wuxuu la soo bilawday soo ifbaxii damcii gumaysiga ee xeebaha bariga afrika.
Dhaqdhaqaaqii ugu horeeyay ee lagaga soo ho rjeeday gumeystaha ee ka hana qaaday dhulka soomaalida wuxuu ahaa kii Axmed Garaad Ibraahim "Axmed Gurey” oo halgankiisu bilowday 1528 illaa 1543. Axmad Gureey waxaa u suuro gashay in uu geesinimo leh kaga hortago gumaystayaashii isa soo bahaystay,muddo kadibna Waxaa shucladdii difaa cidda sharafta dalka iyo dadka soomaaliyeed kor u qaaday Darwiishkii sayid Max’ed Cabdulle xasan oo dagaal muddo dhowr iyo labaatan sano socday la galay gumaystihii ingiriiska, wuxuuna jab taariikkay san ku dhigay ingiriiska ciidamadiisii dhulka kuwaasi oo ka quustay inay u babac dhigaan ciidamadii jadb aysnaa ee Daraawiishta.
sanadkii 1919-kii ayaa saraakiishii hogaaminay say ciidamadii gumaystaha Ingiriiska waxay dowlad ooda u gudbiyeen in aysan dagaal dhinaca dhulka ah kaga guulaysan Karin ciidamada sayidka, isla sa nadkaas ayaa ingiriisku go’aan ku gaaray in dhinaca cirka laga weeraro qalcadihii adkaa ee Sayidka, 21kii Jannaayo 1920-kii ayaa diyaarado dagaal oo ingirii sku leeyahay noocooduna ahaa DH9 ayaa waxay w eerar ku qaadeen Saldhigyadii ciidamadii daraawi ishta
Sidoo kale waxaa jirey halgamayaal badan oo naftooda iyo hantidooba u hurey dhulkooda hooyo waxaana ka mid ahaa Shiikh Xasan barsame, Xaaji Faarax Oomaar iyo sheikh Bashiir iyo dhalinyaradii Xisbigii S.Y.L ee laga dhisay Muqdisho 15kii may 1943dii iyo sidoo kale kuwo kale oo ka socday xi sbiyadii S.N.L & U.S.P oo iyaguna ka qeybgalay kif aaxii goballada waqooyi ee dalka.
1948dii waxaa magaalada muqdisho ka dhacay dagaalkii Hanoolaato oo ku soo beegmay maalintii Q/M dalka Soomaaliya u soo dirtay guddi xaqiiqo raa din oo ka kooban 4tii dal ee ku guulaystay dagaalkii 2aad ee dunida, isla sanadkaad Q/M waxay go’aa misay in gobollada koonfureed ee Soomaaliya mud do toban sano ah oo ka bilaabanaysa 1950ka ay si wada jir ah ay u sii maamulaan Q/M & dalka Talyaa niga kadibna xornimo la gaarsiiyo.
12kii octoobar 1954tii ayaa S.Y.L guddi xirfadlaya al iyo hal abuurayaal waxay u saartay inay alifaan naqshadda uu yeelana yo Calanka Soomaaliya, wa xaana ku guul aystay Allaha u naxariistee Maxamad Caw aale Liibaan oo ka mid ahaa Leegada iyo midowga shaqaalaha ganacsatada.
Xiddigta cad ee shanta gees leh waxaa ay ka tarj umeysaa 5-ta qeybood ee dhulka Soomaalidu degto ka kooban yahay Mida bka buluugga khafiifka ah waxaa uu u taag an yahay midabka cirka.
24tii March 1956dii waxaa la dhisay Dowladdii Ugu horeysay abid ee dad soomaaliyeed hogaanka u qabtaan, waxay ahayd daakhili ka kooban 6 wasiir waxaana R/wasaare u noqday Allaha u naxariistee C/llaahi Ciise Maxamuud waxa yna gobollada koonfu reed maamulaysay illaa 1960kii.
Xilligii gobollada koonfureed ee dalka ay ku jireen mudada xornimo gaarsiinta , waxaa wada hadallo u bilaawdeen madax dii koonfur iyo waqooyi oo ku he shiiyay in ay midoobaan labada gobol, lana yagleelo hal dal oo soomaaliyeed.
26kii juun 1960kii ayaa beerta xoriyad da ee magaalada hargaysa waxaa la suray Calankii ugu horeeyay ee xor ah oo laga taago ciid Soomaaliye ed, waana habeenkii uu goobtii calansarka ka mariy ay Allaha u naxariistee marxuum C/llaahi Suldaan Tima- cadde gabaygii taariikhda galay ee ahaa ( Sar eeyoow ma Nusqaamoow aan siduu yahay eega’e kanna siib kanna saar).
4 maalmood kadib oo ku beegnay 1dii luulyo 1960kii waxaa xornimadooda qaatay goballadii koon fureed, isla markaana wax aa midoobay gobolladii waqooyi iyo koo fur,waxaana dhidibada loo taagay Jamh uuriyaddii koowaad ee Soomaaliya.
July 1, 1960: Madaxweynihii u horeeyey ee Soom aaliya waxaa noqday Aaden Cabdulle Cismaan (Aad en Cadde), waxa na uu madaxweyne ahaa ilaa June 10, 1967, markaas oo doorasho uu madaxwey nan imada kula wareegey C/rashiid Cali Sharmarke. [Aaden Cadde waxa uu noolaa intii u dhexeysey 1908 ilaa June 8, 2007].
Gabagabadii,dadka Soomaaliyeed wa xa ay maanta u dareereen xuska sanadguu rada 63-aad ee ka soo waregatay dhala shadii xornimada,sidaa aawadeed, waxaa lagama maarmaan ah in dib boor ka looga jafo wadaniyaddii iyo is jacaykii ay ku mat aanobeen dadka soomaaliyeed,kaas oo abwaanada soomaaliyeed ay ka yiraah deen(Dhaaxaan murugo iyo haraad mudanee, Dorraady curatoo mataanay see aan maalno hasheenna Maandeeq).
W/D:- Abuukar Gob-doon
XIGASHO:-SONNA.SO
Galmudug:Xubno ka socday dowladda FS iyo Galmudug oo xarigga ka jaray
Madax ka tirsan dowladda Federaalka iyo kan Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa xariga ka jaray xarun cusub oo loogu talagalay in ay ku howlgalaan maamulka deegaanka Lajiida oo ka tirsan Degmada Xeraale ee gobolka Gaalgaduud.
Xafladdaan oo ay sidoo kale ka qeybg aleen qeybaha ururada bulshada ,waxaa ka hadlay Xildh ibaan Mahad C/lla Cawad, Wasiiru Dowlaha Howl aha Guud XFS Bashiir Goobe iyo Wasiirka Caafim aadka Galmudug Yaasiin Jaamac.
Guddoomiyaha Deegaanka Lajiida Bacalwaan C/lle Xirsi iyo odoyaasha dhaqanka ayaa soo dhow eeeyay wafdiga ,iyagoo uga warbixiyay dadaalkii loo galay xaruntaasi iyo dhismayaal kale oo ay horay loo ga aasaasay halkaasi.Xaruntaan waxaa hiralinteeda iska kasha day W/Arrimaha Gudaha Galmudug & Bulshada deegaanka Lajiidde
MAXAA AASAAS U AHAA HESHIISKII MIDNI MADA WAQOOYIGA IYO KOO NFURTA SOOMAALIYA?
Dorraad oo kale 63 sannadood ka hor waxaa mi doobay labadii gobol ee ay kala maamuli jireen gum aystayaashii Ingiriiska iyo Talyaaniga. Waxaannu eegaynaa goor ta ay soo baxeen qodobadii sharciga ee ku dhisnaa midnim ada.
Ibraahim Iidle Sulay maan, guddoomi yihii hore ee Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, horana u soo noqday g aryaqa ankii guud ee Somal iland ayaa mar uu ware ysi siiyay BBC wuxuu shee gay in lix bilood ka dib m arkii xoriyadda la qaatay uu soo baxay sharci aasaas u ahaa midni mada Waqooyiga iyo Koonfurta Soom aaliya.
"Wuxuu ku dhisan yahay xeer lambar 5 ah oo soo baxay 31-dii bishii Jannaayo, sannadkii 1961, lix bil ood kaddibna si sharci ah ayuu u dhacay midnimada Soo maaliya. Qodobkiisa 1-aad wuxuu tilmaa mayaa in Somaliland iyo Soomaaliya ay ku midoobeen Ja mhuuriyadda Soomaaliya caasimadduna ay tahay Muqdisho xeerka as waxaa aasaas iyo asal u ah mid nimada Jamhuuriyaddii Soomaaliya", ayuu yiri.
Ansixinta xeerka
Haddaba, su'aasha waxay tahay in xee rkaas ay isku raaceen siyaasiyiinta ka soo jeeda Soomaaliya iyo Somaliland iyo in kale?
Xeerkii qeexayay midnimada Soomaa liya iyo So maliland waxaa ansixiyay baar lamaankii labada dhinac, sida uu sheegay Ibraahim Iidle Sulaymaan.
"Xeerka baarlamaanka ayaa loo soo gudbiyay sannadkii 1961, baarlamaanka ayaana ansixiyay, da dkuna markii hore waxay isku raaceen xildhibanna adii baar lamaankii Somaliland iyo xildhibaanadii baarlamaanka Soomaaliya waxay midnim ada ansi xiyeen 1-dii Luulyo 1960-kii. Iyaga oo mideysan, inta madaxweynuhu yiri xorni madii weynu qaadannay weynu midownay waxaanu ku midownay magaca Ja mhuuriy adda Soomaaliya markaas inta ay istaa ge en iyagoo dhameystiran ay u sacbiyeen oo marka la bada qolo wey ansixiyeen".
Askari calanka salaamaya
XIGASHADA SAWIRKA,VILLA SOMALIA
Maxaa ku qornaa xeerka midnimada?
Xeerkii gogol dhiggga u ahaa israacii labadii gobol, waxaa ku qornaa qodobo dhowr ah oo lagu xaqiijiyay midinimada.
Ibraahim Iidle Sulaymaan ayaa ka dhawaajiyay in xeerkaas uu ka koobnaa illaa 10 qodob oo sharraxaad ka bixinayay dhaqan gelinta israaca Koonfurta iyo Waq ooyiga markii ay xoriyadda qaateen.
"10 qodob ayuu ka koobnaa, '1. in dowl adda, JS la dhiso oo ay ka koo ban tahay labadaa dhinac iyo ha'yadahii kala du wa naa haddey noqoto dastuura dii, shuruucdii kale ee ka howlga layay, baarlamaan kii, ha'yadahii fullinta, ha'yadihii garsoorka, sidii la isu gu mideyn lahaa," ayuu yiri Abuukaate Ibraahim Iidle. Somaliland
XIGASHADA SAWIRKA,SOMALILAND
Qoraalka sawirka,
Somaliland waxaa dhawaan lagu qabtay munaas abado lagu maamusayo xuska 26-ka Juun markii gobolladii waqooyiga ay xoriyadda ka qaateen guumeystihii Ingir iiska
Waxyaabaha caqa badda ku ahaa dhaqan gelinta xeerkaas waxaa ka mid ahaa in labada gobol ay kala hesyteen nidha amyadii Ingiriiska iyo Talyaaniga oo si weyn u kala duwanaa. "Wuxuu tilmaamay xeerku in dhammaa n ha'ya dahaas ay dhaqan gal sii noqon ayaan kuwii Somali land ay sidoodii dhaqan gal u sii noqon ayaan, kuwii Soomaaliya ay sidoodii dhaqan gal u sii noqonayaan illaa inta laga mideynayo. Sababatu maxay tahay? waxay tahay, waxay ka kala yimaad een labo nida am oo kala duwan, midna ah nidh aamkii Talyaaniga iyo nidaamkii Ingiriiska oo labo falsafadood iyo labo ara gtiyood oo kala duwan oo hannaan dow ladeed ah bey ku kala dhisnaayeen".
"Waxaan markale dooneynaa in Soomaaliya iyo Somaliland ay midoobaan”
Shan arrimood oo aadan ka ogeyn 60-guurada xorriyaddii Soomaaliya
"Marka inta la mideynayo waxaa la yiri 'qolo weliba sideedi ha u sii shaqeyso xitaa ciidammada la ftigooda waxaa mideynayay qodobka lixaad', wuxuu qodobka shanaad mideynaya muwaadinimada... wa xaa uu xeerka waajibiyay muwaadinimada JS". Carr uur M/Hargeysa ku soo dhaweynsay wafti ka socday gumeystihii Ingiriiska 1950-maadkii
Carruur magaalada Hargeysa ku soo dhaw eynsay wafti ka socday gume ystihii Ingir iiska 1950-maadkii
Xeerkan ma qeexa ya kala go'?
Xeerka lagu dhisay mid nimada Soomaaliya iyo Somaliland wuxuu dhigayay in midnim adu ay tahay arrin lama taabtaan ah, sida uu sheegay Abuukaate Suleymaan.
"Xeerkaa aasaaska u ah wuxuu tilmaa maya, 'midnimada soomaalidu in ay tahay lama taabtaan iyo weligeed iyo allaheed jiraysa'; saas ayuu qodobk a ugu qoran yahay oo weligeed sii soconeysa marka kuma yaallo ama majiro si dadban ama si toos ah ha noqotee, qodob tilmaamaya in Jamhuuriyaddii Soo maaliya ay kala noqon karto oo sidii ay aheyd Soom aaliya iyo Somaliland ay u kala noqon karto iyo wax la xiriiro toona kuma arag kumana yaallo", ayuu u sheegay BBc New Somali. XIGASHO:-BBC
DANJIRE KULLANE OO KA QEYB GALAY AQO ON-ISWEYDAARSIGA ISKAASHIGA SHIINAHA IYO GEESKA AFRIKA
Safiirka Soomaaliya ee Dalka shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay kulan looga hadlayay iskaa shiga Shiinaha iyo Geeska Afrika oo lagu qabtay magaalada Changsha ee gobolka Hunan.
Aqoon kororsigan oo ay soo qaban qaabisay Wasa aradda Arrimaha Dibadda ee dalka Shiinaha, iyo maamulka Gobolka Hunan, ayaa ujeedadiisu ahayd sidii sare loogu qaadi lahaa iskaashiga ka dhexeeya Shiinaha iyo Geeska Afrika ee nabadda iyo hor umarka.
Danjire Kullane, ayaa khudbadiisa ku sheegay in uu aad ugu maha dcelinayo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha oo martigelisay aqoon isweydaarsigan, isla markaana u fidisay gogol ay ku wadahadli karaan, ayaga oo ay iska kaashan ayaan Shiinaha iyo dalalaka xubnaha ka Geeska Afr ika.
Waxa uu Danjiraha ammaanay sida ay Shiinaha uga go’an tahay nabadda, horumarka, iyo barwaaqa doonka gobolka, sida ay muujiyeen hindisayaal ay ka mid yihiin "Initiative of Development Nabadda Ge eska Afrika” oo uu soo jeediyay mudane Wang Yi wasiirkii arrimaha dibadda ee dalka shiinaha.
Danjire Kullane ayaa iftiimiyay guulaha cajiibka ah ee ergayga gaarka ah ee Xue Bing uu ka gaaray kobcinta iskaashiga ee xiriirka Shiinaha uu la leey ahay Dalalka Geeska Afrika. Wuxuu ammaanay dad aalka diblomaasiyadeed ee ergeyga gaar ka ah Md. Xue Bing, isagoo carrabka ku adkeeyay sida ay Shii naha uga go’an tahay xasilloonida gobolka iyo hor umarka geeska Afrika. Danjire Kullane oo soo hadal qaaday arrimaha Soomaaliya ayaa tilmaamay hor umarka ay ku talla absatayDFS ee ay hormuudka ka yihiin Madaxwe yne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Xamza Barre. Wuxuu carrabka ku adkeeyay sida ay Soomaaliya uga go’an tahay in ay horumariso arri maha muhiimka ah ee qaranka iyada oo loo marayo wada hadal siyaasadeed, oo ay ku jiraan heshiisya da federaalaynta maaliyadda iyo isbeddelka qaabd hismeedka amniga qaranka.
Sidoo kale, Danjire Kullane ayaa carrabka ku adk eeyay baahida loo qabo in la horumariyo iskaashiga ganacsiga iyo dhaqaalaha ee Shiinaha iyo Geeska Afrika. Waxa uu ku baaqay in aad loo baahiyo, aya da oo laga sii balaatiyo in ka badan intii caadadad ah ayd iyo sidoo kale in la sahamiyo fursado dheeraad ah ee xaga beeraha, wax soo saarka, farsamada, iyo dalxiiska. Waxa uu tilmaamay muhiimadda ay leedahay horumarinta raasammaalka dadka, kobci nta awoodda, iyo isbeddelka dhijitaalka ah si loo dhaqaajiyo horumar waara iyo xoojinta xidhiidhka Shiinaha iyo Geeska Afrika.
Aqoon-is-weydaarsiga iskaashiga Shiinaha iyo Geeska Afrika wuxuu bixiyay fursad qaali ah oo lagu xoojinayo iska ash iga iyo sahaminta hab cusub ee iskaashi.
Ugu dambeyn, Aqoon-is-weydaarsiga oo la qabtay 30-kii Juun 2023, ayaa waxaa isugu yimid Madax iyo wakiillo ka kala socday dalalka Geeska Afrika ah, sida Itoobiya, Eritrea, Jabuuti, Soomaaliya, Kenya, Uganda, Suudaan, iyo Koonfurta Suudaan. Madaxda iyo Martida sharafta lahayd waxaa ka mid ahaa H.E. Xue Bing, Ergeyga Gaarka ah ee Shiinaha ee Wa saaradda Arrimaha Dibadda ee arrimaha Geeska Afr ika, H.E. Mudane Girma Amente, Wasiirka Beeraha ee Itoobiya, iyo H.E. Mr. Frank K. Tumwebaze, Wa siirka Beeraha, Warshadaha Xoolaha iyo Kalluume ysiga ee Uganda.
Dadka danyarta ah oo helay 3-kun oo neef oo ay bixiyeen Sacuudi Carabiya
Hey’adda samafalka ee Dalka Sacuudi Carabiya ayaa xoolo gaaraya 3,000 oo neef oo mucaawino ah u qeybisay dadka Soomaaliyeed ee ku kala sugan gudaha dalka.
Gargaarkaan oo ay bixiyeen Xarunta Garga arka Bani’aadantin imada ee Boqor Salmaan,waxaa gacan ka geystay Ururka Iskaa shiga Islaamka ee (OIC).
Tirada guud ee xoolaha la qeybiyay maalmaha Cii dul Adxaa ayaa gaaraya 3,000 oo neef, waxaana ka faa’ideysanaya 72,000 oo isugu jira danyar, baraka cayaal, iyo dad ay abaaruhu saameeyeen oo ku kala nool gobolada dalka Soomaaliya.
Deeqdaan oo ah hilib loogu talagalay xajka san adkaan,waxaa loo qeybiyay qoysas fara badan oo ku kala sugan magaalooy inka Muqdisho, Baydhabo iyo Hargeysa.
Qaramada Midoobay oo baareysa masiir ka 130-kun oo qof oo lagu waayey dagaalka Suuriya
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar lagu dhisayo hay’ad madax-bannaan oo go’aamin doonta waxa ku dhacay in ka badan 130,000 oo qof oo lagu la’yahay colaadda ka taagan Dalka Suuriya.
Qaraarka, oo ay hormuud ka tahay Luxembourg, dalalka ka soo horjeestay waxaa ka mid ah Suuriya oo sheegtay in aysan la shaqayn doonin hay’adda loo xilsaaray arrimahaasi,waxaana sidoo kale diidan qaraarkaasi, Russia, China, Belarus, North Korea, Cuba iyo Iran.
Qaraarku waxa uu oggolaanayaa in Jamhuuriya dda Carabta Suuriya laga dhiso Hay’ad Madax-bann aan oo raadisa halka ay ku dambeeyeen dadka la la’ yahay, iyada oo hoos imanaysa QM.
Qaraarkan ayaa soo baxay Khamiistii, iyadoo ay
oggolaadeen 83 cod, 11 ayaa diiday, 62 kalena way ka aamuseen.
Baraf iyo dabeylo isla socda oo ka da'ay deega ano ka tirsan dhulka dowlad deegaanka Soom aalida Itoobiya
Wararka naga soo gaaraya deegaano ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida itoobiya ayaa shee gaya in Dorraad halkaasi ay ka da'een baraf iyo dabeylo xoogan oo
Wararka ayaa sheegaya in deegaano u dhaxeeya magaalooyinka Jigjiga iyo Wajaale iney ka da'een barafka iyo dabeylaha isla socda oo la sheegay iney tahay markii ugu horeysay inta la ogyahay oo deega anadaasi lagu arko baraf iyo dabeylo xoogan oo isla socda
Guddoomiyaha tuulada magaalo qaran oo ka tirsan gobolka Awbare Saxane Yu usuf Barkhadle oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in markii ugu horrayay ay tahay oo deegaankaas lagu arko baraf sida dhagaxa oo kale ah usoo daadanaya.
"Anigu waxaan maamulka qabalaha joogaa 15 sano, 30 sanana hore ayaan u joogay, Weligey ma arag, dadka 70 jirrada ah iyo kuwa 80 jirrada ahna iima aysan sheegin dabaylahan oo kale, Cimiladu ay aad u qaboobayd maalmahii dambe oo Dadka iyo xo olaha dab ayaa loo shiday” ayuu yiri guddoomiye Saxane Yuusuf.
Wuxuu sidoo kale xusay in barafka uu fariistay masaafo dhan 10 KM oo u dhax eysa deegaanada Gobyarrey iyo Haroreys, kaasoo qariyay dhamaan wadooyinka, hayeeshee lama sheegin khasaaro nafeed oo ka dhashay dabeylaha iyo barafka is wa tay marka laga reebo waxyeello soo gaartay xarun la gu baaro dadka iyo gaadiidka, iyo saqafka aqallada oo ay qaar dumiyeen dabeylaha iyo barafka.
Dabeylaha iyo barafka ka da'ay saacadahii lasoo dhaafay deegaanada ka tirsan ismaamulka Soomaal ida Itoobiya ayaa la xiriirinaya iney qeyb ka tahay isbafalka Cimilda Aduunka.
Dadka ku dhaqan deegaanada u dhaxeeya Jigji ga iyo Wajaale ayaa Dorraad si weyn u hadal haayo barafka iyo dabeylaha isla socda ee halkaas ka da' ay Dorraad, iyago ona ka cabsi qaba in markale ay soo laab daan dabeylaha iyo barafka is wata.
MAXAY TURKIGA IYO MAREYKANKA KA YIRA AHDEEN KITAABKA QUR’AAN EE LAGU GUBAY DALKA SWEDEN?
Turkiga ayaa cambaareeyay go’aan ay mas’uuli yiinta Sweden ku ansixiyeen dibadbax kooban oo ki taabka Qur’aan lagu gubay oo ka dhacay bannaanka masjid ku yaalla Stockholm Arba cadii. Tallaabada asi ayaa laga yaabo in ay khatar ku noqoto dadaalka Sweden ee ku biirista NATO ka hor shirweynaha muhiimka ah ee ururka ee bisha Luulyo.
Hal qof ayaa ka qeyb gal ay qorshahii lagu gubay Qur ’aanka Kariimka, waxaana sawirrada goobta muujinay aan in uu ahaa qofka kaliya marka laga reebo turjumaankiisa ka qeyb galay ban aanbaxaasi oo lagu soo beegay maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa oo ah midda ugu badan ee Musl imiinta.
Go'aanka lagu fasaxay mudaaharaadka ayaa loo maray si waafaqsan xuquuqda xorriyadda hadalka, ayuu yiri booliiska Sweden, iyaga oo intaas ku daray in dibadbaxa uusan ahayn mid khatar amni oo degdeg ah keenaya.
Laakiin ogolaanshaha mudaaharaad sidan oo kale ah ayaa kicisay waddamada islaamka, gaar aha an Turkiga, oo ah dal xubin ka ah NATO oo horta agan dalabkii Sweden. Sweden iyo dalka ay dariska yihiin ee Finland ayaa labaduba si rasmi ah u cod saday in ay ku biiraan ururkaas ka dib markii Ruu shku uu bilaabay duulaanka uu ku hayo Ukraine."
Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa cam baareeyay dibadbaxa Arbacadii, isagoo ku til maa may "fal fool xun"."Waa wax aan la aqbali karin in la ogolaado falalkan ka dhanka ah Islaamka iyadoo lagu marm arsiyoonayo xorriyadda hadalka. In indhaha laga qarsado falalka foosha xun waa in lagu lug yeesho arrinta,” Hakan Fidan ayaa ku yiri hadal uu soo saaray.
Agaasimaha Isgaarsiinta ee dowladda Turkiga Fahrettin Altun ayaa bartiisa twitter-ka ku qoray: "Wa an jirannahay oo aan ka daalnay Islaam naca ybka iyo sii socoshada dhacdooyinka nacaybka diint eena ee dhanka mas’uuliyiinta Yurub gaar ahaan Swe den.”
"Kuwa doonaya inay noqdaan xulafadayada NA TO, mana awoodaan dhaqamada burburinaya arga gixisada, Islam nacaybka iyo nacaybka," ayuu yidhi.
Saraakiisha NATO ayaa rajeynaya in ay ka fo gaadaan ceebta ah in ay arkaan isbahaysiga oo see gay ujeedadooda gaarka ee ah in Sweden ay ku bii rto isbahaysiga July 11 - taariikhda shirwaynaha xiga ee rasmiga ah ee caasimadda Lithuania ee Vilnius. Saraakiishu waxay ka baqayaan in maqnaanshaha waqtigan ay fariin bahdil iyo khatar ah u diri doonto isbahaysiga.
Turkiga – oo ah xubin istiraatiiji oo muhiim u ah NATO ah sababtoo ah goobta juquraafi ahaaneed ee Bariga Dhexe iyo Yurub, iyo in ay tahay awoodda labaad ee ugu weyn ee isbahaysiga - ayaa ca ddeeyey caqabadda ugu weyn ee ku biiritaanka Iswidhan ee NATO.
Horaantii sanadkan, xiriirka Turkiga &Sweden ay aa dhaawac weyn soo gaaray ka dib isu soo bax ka dhacay afaafka hore ee safaaradda Turkiga ee Stock holm, xilligaasoo siyaasi ka soo horjeeda soc daalka uu qubay nuqul ka mid ah Quraanka kariimka ah. Dhacdadan ayaa caro ka dhalisay caasimadda dalka Turkiga ee Ankara, iyadoo dibadbaxayaashu ay isugu soo baxeen waddooyinka, waxayna ku gub een calanka Sweden bannaanka hore ee safaaradda Sweden, taasoo jawaab u ahayd.
Laakin go'aanka lagu fasaxay dibad-bax Qur'aan ka kariimka lagu gubay ayaa laga yaabaa in uu sii dhaawaco xiriirka Sweden iyo Turkiga, waxaana uu meesha ka saarayaa rajadii uu dalku ka lahaa in uu ku biiro NATO.
MIDOWGA YURUB OO SI ADAG UGA HADLAY KITAABKII QUR’AANKA EE LAGU GUBAY SWEDEN.
Midowga Yurub ayaa wasaaradda arrimaha diba dda ee Sweden kula biiray sida xooggan ee ay u dii ddan yihiin qur’aanka lagu gubay Sweden.
Afhayeen u hadlay Midowga Yurub ayaa sheegay in falkani uusan sinaba uga tarjumayn ar agtida Midowga Yurub. Sidoo kale qoraalka ka soo baxay xiriirka oo lagu faafiyay mareegaha Internet-ka ayaa lagu yiri "In la gubo kita abka qur’aanka ama kutubta kale ee xurmada leh waa aflagaado, aan munaasib ahayn, waana fal daa ndaansi cad ah.” Muujinta midab-takoorka, nacaybka iyo dulqaad la’aanta meelna kuma laha Yurub. Waxa falkan sii xumaynaya ayaa ah in qofka falka geystay uu u doortay maalinta ay Muslimiintu u dabaal degay aan Ciidul Adxaa. "Midowga Yurub wuxuu sii wadi doonaa inuu difaaco xorriyadda diinta ama caqiidada iyo xorriyadda hadalka, dibadda iyo gudaha.Hadda waa waqtigii loo wada istaagi lahaa is-faham iyo is-ixtiraam, lagana hortagi lahaa dhibaato kale oo soo kororta.”
Ururka shaqaalaha ayaa cambaareeyay falkii lagu weeraray safaaradda Sweden ee Baqd aad, Wuxuu ku baaqay in la is dejiyo oo la is xak ameeyo.
48 qof oo ku dhintay dalka KENYA, kadib markii…
Ugu yaraan 48 qof ayaa ku dhintay shil gaari oo ka dhacay magaalada Londiani ee galbeedka Kenya fiidnimadii Jimcaha, kadib markii gaari xamuul ah oo siday konteenar shi xnad ah uu wadda da ka baxay kadib na uu ku jiiray dho wr baabuur, sida ay sheege en booliska iyo goob-joogayaal.
Muuqaallo laga soo duubay shilkan oo ay baahiye en warbaahinta maxalliga ah ayaa muujinayay burburka baabuurta iyo mootooyinka oo ay barbar socdeen bas yar iyo baabuur kuwa xamuulka ah oo burbu ray. Taliyaha booliiska gobol ka, Tom Odera ayaa sheegay in dhimashadu ay mareyso 48 fiidnimadii Jimcaha.
Laanqeyrta cas ee Kenya ayaa sheegtay in gaar igan xamuulka ah uu jiiray in ka badan lix baabuur, islamarkaana uu dilay dad lugeynayay, waxayna intaas ku dartay in inka badan 20 dhaawac ah ayaa sidoo kale loo qaaday isbitaallada deegaanka.
"Dalku waxa uu la murugeysan yahay qoysaskii eheladooda ku waayay shil bahalnimo oo ka dhacay magaalada Londiani,” ayuu madaxweynaha Kenya Wil liam Ruto kusoo qoray bartiisa Twitter-ka.
Shilkan ayaa noqonaya kii ugu khas aaraha badn aa ee sannadihii lasoo dhaa fay ka dhaca waddoo yinka dalka Kenya.
Sannadkii hore 34 qof ayaa ku dhintay bartamaha Kenya kadib markii bas ay saarnaayeen uu ka dha cay buundo, kuna dhacay webiga. VOA + Reuters.
Kowda Luulyo: Dal Yurub ku yaalla oo raalligelin ka bixiyay
doorkii uu ku lahaa addoons
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANAT OO AH AXAD 2-DA LUULYO 2-23-KA
..