
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 27-KA JUUN 2023-KA
Madaxweynaha JFS oo ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur
Madxweynaha Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo weynaynaya Todobaadka Xorriyadda, midnim ada iyo geesiyaashii naftooda u huray halgankii gobonnimo doonka dalkeenna ayaa Shalay ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur oo ka mid ah xusuu saha halgankii dadka Soomaaliyeed ay iskaga dulqaadeen heeryadii gum eysiga.
Munaasabadda ubax dhigay waxaa sidoo kale ku sugnaa ma’uuliyiin kartisan dowladda,waxana Shalay ay ku beegan tahy sanad guuradii 63- aad ee xorn imada gobollada Waqooyi ee dalka.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo ka qeyb galay Munaasabadda Xuska 26-ka juun
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarla maa nka JFS. Md.Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Mad oobe) ayaa Xalay uga qeyb galay Xarunta Dowla dda Hoose ee Xamar xus ka munaasabadda 26-ka Juun, waxaana uu shacab ka Soomaaliyeed meel kas ta oo ay dunida ka joogaan ugu hambaly eeyay farxad da iyo dabaal-degga munaasabadan oo astaan u ah gobonimada Gobollada Woqooyi ee dalke ena.
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo hab eenkan qiimaha badan ee 26-ka Juun ku tilmaam ay habeen ku suntan gob onimo iyo wadaninimo ee dalkeenna isla-markaana ah markii ugu horrey say oo calan Soomaaliyeed laga taagay beerta xo rriyadda ee magalada Hargeysa, iyada oo astaan u tahay jiritaanka dalka iyo dadka Soomaaliyeed, waxaana uu Guddoo miyuhu Alle uga baryay inuu naxariistiisa ka waraabiyo dhammaan halyeeyadii usoo halgamay xorriyadda dhulka JS
Gunnaanadka munaasabadda ayuu Guddoom iyaha waxaa uu ummadda Soo maaliyeed ugu ba aqay in ay u istaagaan ilaalinta midnimadooda iyo wadajirka shac abka si looga baaqsado wax kasta oo ke eni kara khilaaf iyo kalsooni daro shac ab.
Shariif oo shaaciyay arrinta aas-aaska u ah dagaalada sokeeye ee dalka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh.Axmed ayaa ka hadlay dag aallada sokeeye iyo dhiiga ku daadanaya qaar kamid ah magaal ooyinka dalka, xilli lagu jiro maalmihii xorriyadda iyo weliba bisha xurmada leh.
Shariif ayaa ugu horreyn wax a uu umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda 26-ka Juun, 63 guuradii ka soo wareegtay markii ay ka xoroobeen gumeystihii Ing iriiska gobollada Waqooyi ee dalka (Somaliland).
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa waxa uu shaaciyay in dhiiga daadan aya iyo dagaallada sokeeye ee soo noq-noqday ay aas-aas u yihiin cadaalad darro baahsan oo ka jirta dalka.
"Waxaa xanuun leh in Shalay meelo badan dal ka dhibaato ay ka jirto, dhiig Soomaaliyeed daada naayo oo laga baaqsan karo lana arki waayay bi sha xormada leh iyo dhiigga xormada leh labad aba ayna u daadanayaan si masuuliyad darro ah,” ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed.
Waxa uu intaas kusii daray "Dagaallada Soke eye iyo dhiigga daadanaya runtii waxaa aas-aas u ah cadaalad darro iyo dulmi dhexdeena ka jira, Ila ahay umad daan Islaamka waxa uu ku amaanay inay tahay umadda ugu fiican umadaha laba sab ab dartooda, waxay iska reebaan xuma anta oo waxay is faraan wanaaga.”
Sidoo kale wuxuu ugu baaqay shacabka Soo maaliyeed iyo madaxda sare ee dalka in la joojiyo colaadda iyo dhiigga ku daadanaaya qaar ka mid ah magaalooyinka dalka.
"Bishaan Carafo oo ah bil barakeysan oo Musli miinta aad ugu weyn, waxaan ugu baaqayaa dad ka Soomaaliyeed meel ay joogaanba shacab iyo masuuliyiin in la joojiyo dhiigga daadanaayo.”
Ugu dambeyntiina waxa uu ku baaqay in uma dda Soomaaliyeed ay gacmaha is qabsadaan, isl amarkaana ay ka hor istaagan dulmiga, iyaga oo isfaraya wixii wanaagsan, si dalkaan uu hore ugu sii socdo.
"Dal wanaagsan oo waasic ah ayaa Ilaahay inoogu deeqay, umad Muslimiin ah oo wanaagsan oo runtii u baahan in loo adeego ayaa Ilaahay noo gu deeqay, mar ka waa in aan masuuliyadeeda qaad ano.”
Farmaajo oo bayaan kasoo saaray xaaladda DALKA
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Md. Maxa med Cabdullaahi Maxamed (Far maajo) oo baya an cusub soo saaray ayaa guud ahaann dadka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 26-ka June oo Shalay ku beegan.
Farmaajo ayaa sheegay in 26 June ay tahay maalin qaran oo ku weyn xasuusta dadka Soomaaliyeed, isla-markaana ay muhiim u tahay gobanima da iyo midnim ada dalka.
"Xalay oo kale, 26-ka Juun, waxa ay xasuus wa yn u tahay muhiimadda ay leed ahay gobanima da, midnimada, wadaniyad da iyo sanad guurada ka soo wareegtay dharaartii xornimada Gobollada Woqooyi” ayuu warsaxaafadeedkiisa yiri madax we yne Farmaajo.
Sidoo kale wuxuu sii raaciyay "Xalay waxay fu rsad u tahay malaayiinta Soomaaliyeed ee ku nool gobanimada iyo xornimada in ay u duceeya an halgameyaa shii ragga iyo dumarkaba lahaa ee inoo hor seeday qarannimada, kuwaas oo ay u gu horreeyaan dhaq-dhaqaaqyadii dhallinya rada Soomaaliyeed ee u midoobey xore ynta dalka, iya ga oo ka fogaaday qabyaal adda iyo eexda.”
Madaxweynihii hore ee dalka, Maxamed C/hi Farmaajo ayaa sidoo kale baaq u diray shacabka Soomaaliyeed, wu xuuna ugu baaqay inauy ka shaqeeyaan horumarka dalka.
Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay inuu xal ka Shalay ku jiro in la xoojiyp mid nimada iyo wad ajirka bulshada Sooma aliyeed,
"63 sano kaddib waxaa muuqata in daw ada kaliya ee aynu ku dabiibi karno dha awacyada cu ryaamiyey horumarka dalkeenna ay ku jirto inaan jidkaas dib u qaadno, xoojinno midnimada iyo wa dajirka bulsh ad.” ayuu mar kale qoraalkiisa ku yiri Farm aajo.
Wuxuu qoraalkiisa kusoo xiray "Aniga oo rajay naya in aynu weyneyno Toddoba adkan Xorriyad da ee Xalay inoo bilowday, si aynu kor ugu qaad no wacyiga waddani yadeed.
Soomaaliya ayaa ku jirta todobaadka xoriy adda, ayada oo Habeen hore si weyn dalka looga dabaal-degay 26 June oo ah markii ay xoroobeen gobollada waqooyi ee dalka. Sidoo kale waxaa haatan loo diyaarga rooba yaa munaasanada kowda Luulyo oo iyana maalin kale oo qiimo badan, isla-markaana ay xoreebeen gobollada koon furee ee dalka.
Wasiir Xasan Xuseen ’’Dhoofinta Xoo la ha Nool waxaa nooga faa’iido badan Mashruuca Dhoofinta Hilibka,
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Md.Xasan Xuseen Maxam ed (Xasan Eelaay),oo u waramay Warbaahinta Qaranka ayaa Sheegay in wasaaraddu ay da’daal badan ku bixine eyso sidii looga faa’iideysan la haa dhoof inta Hilabka xoolah, oo sida uu shee gay ka faa’iido badan dhuufunta xoolaha Nool.
’’Dhoofinta Xoolaha Nool wa xaa nooga faa’iido badan Mashr uuca Dhoofinta Hilibka, Maal-maha soo socda ayuuna si ras mi ah u furmayaa Dhoofintii sa’’.sida ayuu yiri wasiir Xasan Xuseen Sidoo kale wasiirka ayaa tilmaamay in manaafacaad badan laga helayo Mashrucaasi, si da in shaqa abuur badana ay ka helaan dhalinyar ada Soomaali yeed,islam arkana ay dowladda ay dib u furtay Suuqa cusub ee Boqortooyada Sa cu udiga,kaa oo dhawaan loo dhoofin doon no Hilib ka Xoolaha sida wasiirku sheegay.
Wasiirka waxa uu intaa ku daray hadalk iisa in kan wasaarad ahaan ay ka shaqeyn doonaa sidii wadama kale loogu dhoofin lahaa Xoolaha,si ay u gu qeyb qaataan kobcinta dhaqaalaha dalka.
15 sano kadib Laascaano oo Habeen hore loo ga dabbaal degay Calanka Buluugga ah
Magaalada Laascanod ee Xarunta G/Sool ayaa 15 sano kadib, waxaa Habeen hore laguq abtay Mumasabadda Qiimaha badan ee26 June, iyadoo Habeen hore ay isu soo baxeen kumana an shacab reer laasca anood ah, kuwaasi oo ku debbaal degaya Calanka Buluugga ah. Qayba ha kala duwan ee bulshada aya aa kasoo qaby galay Munaasaba dda, wa xaana qayb ka ahaa qaar ka mid ah Isi mada dhaqanka ee Gobolada SSC, kuwaasi oo shacabka la debaal degayay.
Magaalada Laascaanood waxaa labadii maal mood ee la soo dhaafay ka dhacay dagaal ay dad ku dhinteen, oo u dhexee yay Ciidanka SSC iyo Millateriga Somali land oo duqeymo culus ka fuli yay guidaha magaalada. Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhimatay we erarkii labadii maalin ee lasoo dhaafa, halka 11 kalena ay ku dhaawacmeen da ga alkaas. Kuwaasi oo xa aladdooda caafi maad lagula tacaalayo Cusbitaall
ada waa weyn ee ku yaalla Laascaano.
DF oo soo qabatay hoggaamiyaha koox da hoobiyaha ku soo weerarta Muqdi sho
Taliska Qeybta Guud ee Booliska Gob alka Ba naadir oo soo bandhigay ninkii hog gaaminayay weerar hoobiye loo adeegs aday oo Dorraad lagu qaaday xarunta Xal ane iyo garoonka Aadan Cadde.Booliska ayaa shaa ciyey in weerarkaas loo ade egsaday gantaallo macmal ah oo la doonayay in lagu qalqalgaliyo shacabka ku nool caasimadda Muqdisho.
War Qoraal ah kasoo baxay Taliska Qeybta Guud ee Booliska Gobalka Bana adir ayaa lagu yiri "25-6-2023 abaaro 11:30 am, ayaa Khawaari jtu waxay weerar gantaalo macmal ah ku qalqal galiyeen Shacab ka Caasimadda, kuwaas oo aan wax dhibaato ah geesan.”
Qoraalka ayaa intaas ku sii daray "Howl gal degdeg oo ay qaadeen ciidammada qaabilsan su gidda amniga caasimadda waxa ay gacanta ku soo dhigeen dhagar qabe hogaaminayay malee shiyaadka weerarka soo qaaday.”
Booliska ayaa ninkaas magaciisa ku sheegay Xuseen Cali Deerow Buule, waxa ana qoraalkaan lagu sheegay in la horgey doono Maxkamada aw ooda u leh.
"Sidoo kale, ciidamadu waxay ka hor tageen gantaalo rakiban oo aan wali la ri din, waxaana gantaaladii lagu burburiyay goobta, halka baaris ay ku socoto dhaga rqabihii la soo qabtay,” ayaa lagu yiri qoraa lkaan Xalay ka soo baxay booliska Mu qdisho.
Sida la aaminsan yahay in lasoo qabto nink aan waxaa fududeysay in Dorraad la helay gurigii ay hoobiyaha ka soo dhex rida yeen rag ka tirsan Al-Shabaab, kaas oo loo gu tegay dhowr baalooto oo xabadaha hoo biyaha ah. Boolisku ma sha acin sida lagu soo qab tay ninkaan iyo halka laga soo qabtay, ba lse Afhayeenka booliska ayaa Dor raad shee gay in guriga ay heleen ay dowladu gacan ta ku sii heyn doonto ilaa inta laga soo qab anayo raggii deganaa ee hoobiyaha ka soo dhex ridi jiray.
Puntland oo beddelaysa habkii lagusoo door an jiray madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka
Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa si ra smi ah u shaaciyay in wax laga bed delayo habkii lagusoo dooran jiray madaxw eynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa. Baarlamanka ayaa sheegay in wax laga beddelayo qodobka 56-aad ee dastu urka, oo dhigaya in madaxweynaha ay soo door taan baarlaamka ku yimid codka shacabka.
Baarlamaanku wuxuu sheegay in qodo bkan la gu beddelayo in shacabka Puntland ay iyagu soo daartaan madaxweynahooda.
Sidoo kale, baarlamaanku wuxuu she egay in la furayo qodobka 46aad ee das tuurka, si loo kor dhiyo tirada xisbiyada, loo na waafajiyo hannaan ka doorashada ee haatan lagu wado.
Waxaa kale oo baarlamaanku furayaa qodob ka 7-aad ee dastuurka, si gobolka Gardafu oo la ga jaray gobolka Bari loo waafiyo dastuurka.
Puntland, 24 kii sano ee lasoo dhaafay, baarla maan lagu soo xulay hab qabali ah ayaa doorta madaxweynaha iyo madaxwe yne ku xigeenka. Lama oga in isbeddelkan cusubi uu dhaqan gali karo xilligan. Si kastaba ha ahaatee, furitaanka das tuurka weli khilaaf adag ayaa ka taagan, waana sababta keentay dagaalkii Garowe dhawaan ka dhacay, kaasoo u dhaxeeyay maamulka iyo siyaasiyiinta mucaaradka.
Taliyaha Booliska oo guddoomiyey shir looga hadlayo amniga maalmaha ciidda & xoriyadda
Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed saree ye guuto Sulub Axmed Firin ayaa guddoomiyey shirka amniga iyo xasiloonida ee maalmaha Cii dda iyo todobaadka xoriiyadda, iyada oo ay shirka ka soo qeybgaleen taliyaha ciidanka Asluubta So omaaliyeed, taliye xigeenka ciidanka Boliiska, Sar eeyeyaal Boliiska iyo xoogga dalka ah, taliyaha qaybta guud ee Boliiska gobolka Banaadir, guddo miye ku xigeenka amniga mamulka gobolka Bana adir iyo saraakiisha hoggaaminaysa hawlgalka ciil tire ee Boliiska, Nisa iyo Boliiska sida militariga u tababaran ayaa ku kulmay taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.
Kulanka ayaa ku aadanaa in la xog wareysto saraakiisha hawl galka ciiltire iyo dardargalinta am niga iyo xasiloonida caasimada goorkasta iyo gaar ahaan inta la gu guda jiro maalmaha Ciidda iyo todibaadka xor iyadda si bulshadu ugu xafladeeyaan nabadgalyo &ammaan, loona ilaaliyo badqabka dadweyna ha.
Danjirayaasha Somaaliya iyo Djibouti ee Ethio pia oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka 2da Dal
Safiirka JFS ee dalka Ethiopia Md.Cabdullaahi Warfaa iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti M. Cabdi Maxamuud oo ku kulmay Addis Ababa ay aa ka wada hadlay arrimaha quseeya labada dal, iyagoo si wadajir ah isula qaatay muhiimadda ay lee dahay xoojinta xiriirka laba da dal.
Dhinaca kale, Danjire Ca bdullaahi War faa oo uu weheliyo u qaybsanaha waxba rashada ee Safaa radda Cabdikariin Maxa med Cabdullahi ayaa saf aaradda Addis Ababa ku qaabilay agaasimaha gu ud ee deeqaha waxbarasho ee wasaaradda wax barashada Ethiopia Dr. Idossa Terfassa Geleta, waxayna isla qaateen kobcinta furs adaha deeqa ha waxbarasho ee ay Sooma aliya ka hesho Ethio pia gaar ahaan heerar ka Master iyo PhD-da.
Wasiir Juxa : Isimadu kaalintii looga ba ahnaa kama qaadan qabashada cidda qal aalasaha ka wadda Garowe
Wasiirka arrimaha gud aha Puntland, Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa ku dhaliilay isimada go bolka Nugaal in aysan qaadanin doorkii ku aad anaa inay qabtaan cid da ka soo horjeeda doo rash ada ee uu sheegay inay qala al asaha ka wadaan Garowe. Wasiir Juxa waxa uu sheegay inay alba abada ku gargaraaceen isi mada maalintii dooras hada dha caysay, si ay wax uga qabtaan cid da Garowe kahor is taagsan iney doorashada ka dhacdo.
"Geed dheer iyo mid gaaban ba waan u kor dhay inaysan dhibaato dhicin. Ma aysan suurto ga lin inay isimadu dadka kala dhex galaan, oo qabt aan cidda qaldan. Taas waa arrin aan kaa xunna hay in kaa lintii loo baahnaa oo isimadu xilligii qab ashada lahayd oo digniinta lahayd aysan ugu bar aarugin,” ayuu yiri wasiir Juxa.
Juxa wuxuu sheegay inay diyaar u yihiin in ay dood ka galaan wax kaste oo la tuhmayo oo ku saabsan arrimaha doorash ada. Laakiin wuxuu sheegay in aysan suu rtagal ahayn in wax ka dhaxeeya Puntland loo dhigto isbaaro.
Juxa waxa uu sheegay cidda dhibaata da wa dda Garowe inay yihiin afar wiil oo ilmo adeer ah oo uu sheegay inay doonay aan inay afduubtaan masiirka ummadda reer Puntland.
Madaxweyne Biixi: Xaq ayuu u leeyahay ciidan ku marka lasoo weeraro in uu jawaab culus bixiyo
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka Laascaanood naba d ugu baaqay, waxa kale oo uu shee gay in anay ogolaan ayn in maamul kale Somaliland laga dhex sameeyo.
Madaxweynaha oo ka hadlayay munaas ibada xuska 26 Juun, ayaa ugu horayn na bad ugu baaqay reer Laascaanood, isaga oo sheegay in dadka shacab ka ah ee qaxay ay iyagu ugu nabad jecelyihiin im ika, waxa uu sheegay in shacabka la galiyay dag aal bilaa u jeedo ah oo dad shisheeye kusoo waarideen.
Waxa uu sheegay in la faafiyo beeno ay kamid tahay in Somaliland ay haldoorka Laascaanood layn jirtay, taasi oo uu waxba kama jiraan ku tilm aamay, waxa kale oo uu xusay in Somaliland an ay wax weerar ah qaadin mudadii ay colaadu soc otay.
"Somaliland horena umaydilin, hadana kumay duulin, waxaa dagaal dhacayay, ma alin dhuqa Somaliland weerar may qaadin, xabadna kumay horayn, tu lagu soo rido oo ay iska daafacdo moo yaane" ayuu yidhi Biixi.
Madaxweynuhu waxa uu sheegay in dadka Laascaanood dagaalkeeda hogaami naya anay ahayn dadkii deegaanka ee ay yihiin ciidamadii Puntland iyo xoogaga Al-Shabaab ah, waxaanu sheegay in ay ciid anka 24 bishan kusoo qaadeen weerar ma daafiic ah oo ay 2 askari ku dileen, kadibna ciidanku is difaacay.
"Dorraad weerar madaafiic ah ayay soo qaad een 2 dii ugu horeeyay ayay dileen. xaq ayuu u le eyahay ciidanku marka lasoo weeraro in uu jaw aab culus bixiyo, ma jiro qof qaadanaya aan ku dile hayla hadlin" ayuu yidhi Biixi.
Waxa uu sheegay in ay wadahadal ku baaq ayaan iyo nabad, lakiin ay ciidanka waajib ku tah ay in uu gaadho xuduudihiisii, isla markaana xudu ud hab qabiil ku dhisan aan Somaliland laga dhex samayn karayn, sida uu hadalka u dhigay.
Isimada dhaqanka iyo siyaasiyiinta reer Laasc aanood ayaa dhowr jeer sheegay in anay Al Shab aab Laascaanood joogin sida Somaliland sheega yso, waxayna xusul duub ugu jiraan sidii ay u aas aasi lahaay een maamul hoostaga dowlada Soom
aal iya, oo Laascaanood xarun u tahay.
XUSKA 27-KA JUNE EE MAALINTA XORIYADDA JABUUTI
Dadka reer Jabuuti waxa ay ka mid yihiin shuc uubta Soomaalida ee nasiibka u helay in ay ku no olaadaan geeska Afrika,gaar ahaan deega anada Soomaalida ee la isku oran jiray dhulkii udugga, waxayna halgan adag u soo galeem sidii ay u noqon lahaayeen dad xor ah oo leh dowlad mad ax-bannaan.
Taariikhda Halganii Jabuuti
Sanadki 1839-kii waa markii ugu horeysay ee gumeysiga Faransiiska uu sahan ku tagay dalka Jabuuti,isagoo ku andacoonaya in uu raadinayo goobo uu ka fushado danahiisa sida Xeebaha bad da Cas ,wuxuuna waqtigaasi Jabuuti ugu magac-daray dhulka Faransiiska ee Somaliland.
Sanadihii 1869-1888-dii Faransiisku,wuxuu he shiis la galay odoyasha beelaha ,si ay ugu ogola adaan in gacankaTajura uu ku darsado magaalo oyin uu horay u heystay sida Obokh,Dikhil iyo ku wo kale.
Dhanka kale,Xilligaasi waxaa Gobolada Woq ooyi iyo Koonfurta Soomaaliya ka jiray gumeysi la mid ah kan Faransiiska,oo ay horkacayeen Ingir iiska iyo Talyaaniga, waxaana qabsashada dhulka Soomaalida aydhaliyeen in la mideeyo awoodda dadka, meelna looga soo wada jeesto quwadaha shisheeye ee geyiga u yimid in ay ka gurtaan khe yraadka dabiiciga ah ee dhaxalka umadda.
Dhaq-dhaqaaqyo xornimo doonka ah oo loogu magac daray xoreynta xeebaha jabuuti ,ayna hork acayaan dhallinyaro isku baheystay Ururka Somal Pan ayaa bartamihii qarnigii 19-aad ka bilowday gudaha dalka Jabuut,,iyagoo taageero ka helay Ururkii Dhallinyarada Soomaaliya ee SYL, talla abadaasina waxa ay noqotay bilow wanaagsan oo loo qaaday raadinta xornimo taam ah oo dham eystiram.
Sanadihii1958-dii dowladda Faransiiska oo taa geero ka heystay qaar ka mid ah odayaasha beel aha iyo kuwo daba-dhilif ah ,ayaa qabtay afti dad weyne oo ku saabsan in Jabuuti ay ku sii jirto maa mulkii Fransiiska iyo in ay qaataan madaxbanna ani,waxaana arintaasi ay ku dhamaatay in dadka Jabuti ay ku sii jiraan maamulkaasi.
Codeynta aftidaasi oo lagu tilmaamay in ay ku dhacday qaab ku shubasho ah oo ay daneynaay een Faransiiska waxay kalliftay in shacbiga Jabu uti ay colaad iyo naceyb u qaadaan maamulkii Jabuuti ee taabacsanaa gumeysigii Faransiiska,
Siyaasiyiin badan oo uu kamid ahaa Maxamu ud Xarbi ayaa dadaal u galay in Jabuuti ay la mid owdo Soomaali,isagoo xilligaasi ahaa ku xige enkii golaha xukuumadda ee maamulka dhulka Faransiiska,wuxuuna sanadkii 1960- ku dhintay shil diyaarad oo lagu micneeyay in uu ahaa shir qool ay maleegeen cadowgii shisheeye.
Maxamuud Xarbi oo ahaa siyaasi jeclaa midow ga dadka Soomaaliyeed,kana horjeeday gumeysii gii Faransiiska ee qabsaday Jabuuri waxa uu mut eystay oo abaal ahaan uu u helay in lagu qoro diiwaanka halgamayaasha Soomaliya, isagoo si gaar ah loogu magac daray dugsi ka mid ah ku wa ku yaalla Muqdisho .
Dhinaca kale,Cali Caarif Burhaan ayaa ka mid ahaa siyaasiyiintii ku caanbaxay naceybka mido wgii dadka Soomaaliyeed,wuxuuna sanadihii u dhaxeeyay 1960-66-dii ,isagoo la safan maamulkii gumeysiga Faransiiska uu si cad u muujiyay sida uu uga horjeedo in lagu biro bahweyntii Sooma aliyeed.
Sanadkii 1967-dii Faransiiska iyo maamulkii been abuurka ahaa ee loo sameeyay Jabuuti wax aa,iyagoo raadinaya kalsoonida shacabka ay mag acii dhulka Faransiska ee Soomaaliland ku baddal een dhulka Faransiiska ee Canfarta iyo Ciisaha.
Toban sano ka dib,afti la qabtay 8-dii May 1977-diidadka reer Jabuuti,ayaa u codeeyay in ay doonayaan madax-bannaani,waxaana bil kadib 27-kii June 1977-dii loo dareeray doorashooyin uu ku soo baxay madaxweynihii ugu horeeyay ee dal ka Jabuuti Mudane Xasan Guuleed Abtidoon oo talada ka dagay sanadkii 1999-kii.
Wafdi ka socday Dowladii Mileteriga ee Sooma aliyeed oo uu hoggaaminaayey Xuseen Kulmiye Afrax oo ahaa Madaxweyne ku xigeen ayaa ka qey bgalay xafladdii caleeemo saarka madaxwey nihii Jabuuti ,waxayna shacabka dalkaasi la qeyb sadeen farxadda iyo dabbaaldeg yada loo same eyay maalinta xoriyadda iyo dhalashada dowla dda cusub.
Inkastoo lagu guuleystay helitaanka xornimo taam ah iyo dowlad cusub oo ay heleen Jabuuti, haddana,waxaa halkaasi ku soo gabagabobay da daal socday 1960-77-dii oo Dowladdii Rayidka iyo Dowladdii Mileteriga ee Soomaaliya ay u galeen sidii dadka Jabuuti ay wax ula qeybsan lahaayeen bulsh weynta Soomaaliya.
Dad badan ayaa naftooda ku waayay intii uu socdayhalgankii reer Jabuuti ,kuwo kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo naafeeyay xubno kamid ah jirkooda,halka sidoo kale ay jireen kumanaan ruux oo laga masaafuriyay dalka Jabuuti iyo qaar kale oo laga buuxiyay xabsiyo gaar ah oo ay maa mulayeen gumeysiga Faransiiska.
Xuskaan oo ah kii 46-aad ee ka soo wareegay markii dalka Jabuuti uu qaatay xoriyaddiisa,waxaa dabbaaldegyo iyo xaflado lagu maamuusaayo maalintaasi ay ka kala dhaceen gudaha Dalka Jabuuti, Soomaaliya iyo dalal kale.
Haddaba,anagoo ka faa’odeysaneyna xuskaan waxaan dhambaal hambalyo ah u direynaa shac biga Soomaaliya,gaar ahaan dadka reer Jabuuti ee ku kala nool gudaha dalka iyo dibadda.
XIGASHO:SONNA.SO
RUTO oo saxiixay sharci ay ka biyo diid een mucaaradka iyo arrin laga cabsi qabo
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa Shalay saxiixay sharci ca nshuurta ku kordhinaya badeecado kala duwan, si da ay sheegtay madax to oyada.Ruto ayaa u muuq da mid iska dhego tiray dhalleeceyn ku saasabn inuu xaala dda kusii adkeynayo shacabka wajaha ya dhibaatooyinka dhaqaale, maadaama uu can shuur dheeri ah ku waajibinayo shacabka.
Sharcigan cusub ee canshuuraha ayaa waxaa 7aadkii tegay saxiixay baarla manka, wuxuuna la ba laabayaa canshu urta shidaalka, oo uu ka dhig ayaa 16 boqo lkiiba.
"Madaxweyne Ruto wuxuu ansixiyey sh arciga maaliyadda. Wuxuu ku saxiixay ma daxtooyada,” ayey madaxtooyada ku tiri farriin ay u dirtay suxu fiyiinta, oo ay wehlis ay sawirka madaxweynaha oo saxiixaya.
Ruto oo xafiiska la wareegay bishii Se ptember kadib doorasho si xooggan loogu loolamay ayaa is ku dayaya inuu buuxiyo qasnadaha dowladda ee maran, islamark aana dib u hagaajiyo dhaqaa laha waddan ka oo daymo badan lagu leeyahay, kuwaas oo uu ka dhaxlay madaxweynihii ka horre eyey Uhuru Kenyatta. Kenya ayaa waxaa hadda lagu leeya hay dayn gaaraysa $70 bilyan, taasi oo u dhiganta 67 boqolkiiba wax soo saarka guud ee dalka (GDP).
Sharciga cusub oo la filayo inuu soo kordhiyo in ka badan $2.1 bilyan oo dakhli cusub ah ayaa canshuurta ku kordhin do ona badeecado iyo ade egyo ay ka mid yih iin cuntada iyo adeegga lac agta la isugu diro mobile-ka.
Dadka bishii uu soo galo dakhli dhan 500,000 shilling ($3,600) ayaa bixin doona 32.5 boqolkiiba oo ah canshuurta dakhliga, halka kuwa sameeya 800,000 shilling ($5,700) ay bixin doonaan 35 bo qolkiiba, halka markii hore ay bixin jireen 30 boq olkiiba. Sidoo kale waxaa la saddex jibaaray can shuurta ganacsiyada yaryar oo laga dhigay sadd ex boqolkiiba.
Canshuur cusub oo ah shan boqolkiiba ayaa la saaray dadka dakhliga ka sameeya muuqaallada baraha bulshada sida Fa cebook iyo YouTube.
Mucaaradka Kenya ee uu hoggaamiyo Raila Odinga ayaa ku hanjabay dibad-ba xyo cusub oo ka dhan ah canshuurta cu sub, ayaga oo sheegay inay culeyska ku kordhin doonto shacabka markii horeba dakhliga ciriiriga ku ahaa.
Nin Aflagaadeeyay Nabi Muxamed CSW oo lagu dilay gudaha dalka Nigeria.
Nin ayaa lagu dilay woqooyiga dalka Nigeria ka dib markii lagu eedeeyay inuu aflagaado diineed geystay. Usman Buda oo magaalada Sokoto ee woqooyiga dalkaasi ka ah hilible ayey "dad mus limiin ah weerareen kuwaas oo dhaw wacyo dar an u geystay,”sidaas waxaa laga soo xigtay af hayeenka booliska Sokoto Ahmed Rufa mar uu la hadlayey wakaaladda wararka ee AFP.
Markii ay boolisku soo gaareen goobta, "dadku meesha way ka carareen iyaga oo ka tagay nink an oo miyir daboomay”, ayuu kusii daray hadalki isa.Usman Buda ayey boolisku daweyn u qaade en ka dib markii ay goobta kasoo badbaadiyeen balse dhimashadiisa waxaa lagu xaqiijiyey isbitaa lka. Masuuliyiinta ammaanka ayaa hadda raadina ya dadka ku eedaysan inay ka dam beeyeen dilka ninkan.
Waxay AFP werinaysaa in Buda loo dil ay ka dib muran dhex maray ku saabsan ilmo yar oo daw arsanayey kaas oo lacag weydiistay. Waxay AFP soo xiganaysaa qof goob jo oge ah oo sheegay inuu muranku bilowd ay ka dib markii uu wax u diiday ilmaha.
Ka dib waxa uu ku dhawaaqay hadallo aflaga ado ah oo ka dhan ah Nebi Muxam ed (NNKH). Muuqaal argagax leh oo lagu faafiyay ba raha bul shada ayaa muujinaya dad dhagxa an ku bartil maameedsanaya nin marka uu turunturoodo oo sii dhacaya. Isagoo arrint aas ka jawaabaya, gudd oomiyaha gobolka Sokoto, Axmed Cali "wuxuu u gu baaqay shacabka gobolka inay isdejiyaan oo ay mar walba ilaaliyaan sharciga”, balse wux uu intaas ku daray in dadku aysan same ynin wax hoos loogu dhigayo shakhsiyad da Nebi Muxam ed NNKH.
Bishii May ee sanadkii hore ayay ahayd markii gabar ardayad ah ay weerar ku qa adeen arday Muslimiin ah oo wax ka bar anaysay jamacad ku taalla magaalada So koto, kuwaasi oo dilay ka dibna meydke eda dab qabadsiiyey.Waxaa lagu eedeey ay aflagaaddo diineed.
Madaxweynaha Iran oo taageeray dhigiisa Ruushka
Labada hogaamiye waxay ku kulmeen Tehr aan sannadkii hore ReutersCopyright: Reuters Laba da hogaamiye waxay ku kulmeen Tehraan san nadkii horeImage caption: 2da hogaa miye waxay ku kul meen Tehraan sannadkii hore
Wax yar uun ka hore waxaan, maqaln ay inuu ma daxweynaha Ruushka Vladi mir Putin wada hadal qadka taleefanka ah la yee shay dhiigiisa "sida buuxda u taageersan" ee Iran, Madaxw eyne Ibra ahim Raisi.
"Madaxweynaha Iran wuxuu muujiyey taage erada buuxda ee uu u hayo hogaanka Ruushka ee ku aaddan dhacdooyinkii 24 saac ee u dam be eyay ka dhacay ruushka," ayaa lagu yiri bay aan ka Kremlin-ka. Iran ayaa horaan iska fogeys ay inay Ruush ka u daabushay diyaaradaha aan duul iyaha lah ayn, si loogula dagaalamo Ukraine ka dib mar kii uu sidaas ku eedeeyay Madaxwe ynah Ukra ine Volodymyr Zele nsky.
Maraykanka ayaa ku dood aya in Iran ay had da tahay ta ageeraha ugu weyn ee Ruu shka ka caawinaya dhan ka Mi latariga. Iran iyo Ruushka ayaa sidoo kala kawada ha dlay sidii ay u yeelan lahaayeen wada shaqeyn dhow oo ku aaddan ganacsiga, tamarta iyo gaadiidka, iyo sidoo kale Suuriya iyo dejinta xaaladda gobolka.
Maxay ka dhalatay doodda ka dhex taagan Obama iyo Muslimiinta Hindiya?
Hindiya
Hoggaamiyaha xisbiga BJP ee dalka Hindiya Mukhtar Abbas Naqvi ayaa ka jawaabay hadal uu mada xweynihii hore ee Mareykan ka Barack Obama ka sheeg ay Muslimiinta HIndiya R/wa saaraha dalkaas. Naqvi ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadal kaas.
Barack Obama ayaa wareysi uu siiyay telefi shinka CNN wuxuu kaga hadlay Musl imiinta Hin diya, xilli raysal wasaare Narendra Modi uu boo qanayay Mareykanka.
Wareysiga ayaa waxaa lagu weydiiyay sida uu u arko soo dhoweynta uu Madaxweyne Bid en u fididyay Obama, wuxuuna ku jawaabay "Ammaan ka Muslimiinta laga tirada badan yah ay ee dalka ay Hinduuda ku badan tahay ayaa mudan in la soo hadal qaado. Haddii aan la hadli lahaa Modi, waxaan ku doodi lahaa haddii aadan difaacin Hin diya, waxaa suurtogal ah in kala qeybsanaanta Hindiya ay siyaadi doonto mustaqbalka."Ayuu yiri.
Dhanka kale, wasiirka gaashaandhigga Hind iya Rajnath Singh ayaa sheegay in Obama qu dhi isa ay tahay inuu ka fekero inta dal ee Mus lim ah ee la weeraray.
Hoggaamiyihii Kooxda Wagner Oo Sheegay Inaysan Dooneyn Inay Afgamb iyaan Madaxw eye Putin
Hoggaamiyaha kooxda Calooshood u Shaqey stayaasha Wagner ee Yevgeny Prigozhin oo mar kiisii ugu horeysay hadlay tan iyo markii maleeshi yaadkiisa ay la ware egeen magaalooyin ayna ku dhowaadeen caasimada Ruushka ee Moscow ay aa sheegay in ciidamadisa aysan dooneyn inay afgambiyaan Madaxweyne Putin. Prigozhin ayaa soo dhi gey fariin cod ah oo socone ysa11-daqiiqo barta Telegram ,ayaa sheegay in dhacdo oyinka isbuucaan ay ahaayeen mid loogaga soo horjeeday taliyayaasha ciidamada Ruushka, balse aysan ahayn in la afgambiyo dowlada. "Ujeed ka socodku wuxuu ahaa inaan ka fogaano burbu rinta Wagner iyo in lala xisaabtamo mas’uuliyiinta ficiladooda aan wanaagsanayn ee ku kacay khal adaad tiro badan,Umaanan socon in aan afgambi no hoggaanka Ruushka.”ayuu yiri hoggaam iyaha kooxda Wagner oo musaafuris haa tan ku jooga dalka Belarus.
Hoggaamiyaha Kooxda Wagner ayaa intaa ku daray in ciidamadiisa aysan wax qandaraas ah la saxiixin wasaaradda gaa shaandhigga Ruushka.
Hase yeeshee war ka soo baxay Aqal ka Kre mlinka Shalay ayaa lagu sheegay in ciidamada Wagner ay qandaraasyo la saxiixan karaan wasa aradda ka dib marka ay ku laabtaan xeryaha.
Cabashooyin laga muujinayo dilal iyo barakac ka dhacay Deegaano ka tirsan Soomaalida Itoobiya.
Qaar kamid ah shacabka ku nool gobollada qa ar ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ay aa ka cabanayaa qaabka dowladdu u maareyso xalinta isku dhaca beelaha deegaanada qaar iyo arrimo kale.Dadka magaalada Wardheer ayaa ka cabanaya
in laga barakiciyay deegaanno hoos yimaada maamulkaasi, sida uu BBC-da u sheegay Xasan Daahir oo ka mid ah waxgarad ka gobolka Doolo. Dhanka ka le waxaa jira warar sheegaya in ilaa iyo afar qof oo shacab ay ciidamada dowlad deegaan ka soomlida ku dileen agagaarka tuulada Laab ee Degmada Beercaano kaddib muran ka dhashay goob ay dageen dadkaas oo ka soo fogaanayay fatahaadda wabiga Shabeele, waxaana sidaas BBC-da u sheegay Axmed Sheekh Xuseen. Isla G/Shabeele ee DDS, waxay dadku ka cabanayan in lagala wareegay beero ay tabcadeen qoysas ku nool degmada Elele ee gobolkaas, iyadoo talaba daa uu maamulka gobolka u sababeeyay, ka hor tagga isku dhac beeleed sida BBC-da la wadaag ay Abwaan maxamed Xasan. Haddaba si aan jaw aab ugu helno dhamaan cabashooyinkan, ayaa waxaan isku deynay inaan la xirriirno hogaanka nabad gelyada DDS iyo guddoomiyeye esha gobo ladaas ay cabashadu ka soo yeertay, balse no oma suurta gelin
Maxay yihiin ciidamada Imaaraatka uu maal gelinayo ee Puntland? Ciidamada badda Puntland
Waxaa siyaabo kala duwan looga hadlay isla markaana cabasho laga muuj iyay ciidamo la she egay in ay yihiin kuwa badda Puntland, oo dhawa an magaalada Garoowe kula dagaallamay ciida mo ka soo horjeeday wax a badelka dasuurka Puntland.
Dagaalkaasi waxaa ku dhintay ku dhaw aad 20 qof tiro intaa ka badana way ku dhaawacantay. Wixii intaas ka dambeya yna waxaa soo baxayay cabsho laga muu jiyay doorkii ay ku lahaayeen dagaalkaasi.
Haddaba maxay yihiin cii damadan laga caban ayo? Ciidamadan waxaa la aas aasay sanadkii 2012-kii, xil ligii dowladdii Mada xwey ne Cabdiraxmaan Ma xamed Faroole waxaa mag acooda loo soo gaabi yaa PMPF. Waa ciidamo haysta hub iyo gaad iid culus oo loogu tala galay shaqada ay u huwan yi hiin ee ah ilaalada badda.
Xaruuntooda ugu weyn waxay ku taal laa ma gaalo-xeebeedka Boosaaso ee gob olka Bari. Mar dambe ayaa la sii balla ariyay oo xarumo kale loo ga sameeyay degmooyinka Isku shuban, Xaaf uun, Baargaal, Qandala, Eyl iyo Garacad.
Isbeddel ayaa hoggaanka ciidamadaan lagu sa meeyay sanadkii 2020-kii waxaana agaasime loo ga dhigay Cabdirabi Cabdis amed Maxamed.
Markii uu dhammaaday barnaamijkii bur cad-badeedda oo ay ku aasaasmen ciid amada badda Puntland, waxaa la sii joo gteeyay in ay sii jiraan oo ay xoogga saar aan ilaalinta xeebaha si ay uga hortagaan tahriibayaasha sharci darrada ah, kallu uma ysiga ajaanibta ee xeebaha Soomaaliya iyo argagixsada laga yaabo in mararka qa ar ay halkaa wax kala soo degaan.
"Madaxweyne Cabdiwali iyo madaxwe ynihii ka horeyay waxay ku guuleysteen in ay sii joogtey aan siyaasaddii loo aasaasay ciidamadaan," ayuu yiri agaasimihii hore ee PMPF Maxamed Cabdira xmaan Faro ole oo BBC-da la hadlay.
Sidoo kale ciidamadaan ayaa marar kala duw an ka qayb qaatay dagaalladii Pu ntland iyo urura da Daacish iyo Al-shabaab ku dhex maray buura ha Galgala.
Ciidamada PMPF, ayaa muddadii ay ku jireen howgallada la dagaallanka burcad badeedda wax ay soo badbaadiyeen dad ajaanib ah oo xeebaha Soomaaliya lagu afduubtay, iyagoo dhanka kale na gacanta ku soo dhigay dad iyo doomo si shar cidd arro ah uga jillaabanayay badda Soomaal iya gaar ahaan deegaannada Puntland. Waxaa taag eera ciidamadaan dowladda Imaaraadka
XIGASHADA SAWIRKA,PMPF
Baahida keentay waqtigaas waxey ah ayd bur cad-badeeddii jirtay ee afduubka ku haysay mara akiibta shisheeye gudaha dal ka Soomaaliya. Si markaa looga horta go arrintaas, ayaa waxaa lagama maa rmaan no qotay in la helo ciidamo ga ar ah bad iyo barr iba si ay uga hortagaan falalka burc andimada oo xilligaasi ku badnaa Soomaa liya xeebaha dalka Soomaaliya.
"Xilligii ay xilka qabatay xukuumaddii Puntland ee madaxweyne Faroole, waxay xoogga saartay in taageero la helo si loola dagaallamo falalkii burcad badeedda," ay uu yiri agaasimihii ugu horr eyay ee ciida mada badda Puntland Maxamed Cabdir axmaan Faroole.
Markii uu dhammaaday barnaamijkii bur cad badeedda waxaa la sii joogeyay in ay sii jiraan oo ay ilaaliyaan xeebaha si ay ula dagaallamaan tahriibka sharci darrada ah, kalluumaysiga aja anibta ee xeebaha Soom aaliya iyo argagixisada mararka qaar laga yaabo in ay hub kala soo degaan xeebaha Puntland.
Inkastoo marba marka ka dambeysa ay tiradoo du kordheysay ciidamadan, hadda na markii la aasaasay waxaa lagu bilaabay shan boqol oo as kari (500) oo tababarkii u gu horeyay la siiyay. Haddase waxaaa la gu qiyaasaa tiradooda ku dha waad laba kun marka lagu daro xitaa shaqaalaha u shaqeeya.
Dowladda taageerta
Bilowgii horaba dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si hoose u taageeri jirtay ciid amadan, markii dambe oo dalku uu ka bax ay ku meel gaarkiina si shaac ah ayaa Ima araadku u taageeraa ilaa iyo hadda, sida uu sheegay Maxamed.Ciidamadan waxaa si joogta ah u sii ya mushhaarkooda iyo qalabkoodaba dowlada Imaaraadka." Ayuu yiri Maxamed Ca bdiraxmana Faroole oo BBC-da la hadlay. XIGASHO:-BBC
WIIL ARDAY AH OO KUMANNAAN KIILO MITIR USOO LUGEEYAY XAJKA.
Cismaan Arshaas, oo ah wiil dhalinyaro ah oo ka soo jeeda dalka Pakistaan, ayaa jaray masaafo dhan 4000 oo km si uu u soo guto waajibaadka xajka. W axaa uu lug ku tegey Makkah, isagoo ka amba bax ay Pakistaan, wuxuuna sii maray dalalka Iran, Sacuu diga iyo dalka Imaaraadka Carabta. Safarkaas ma ahayn mid u sahlanaa Arshad, wuxuu wajahay caq abado dhowr ah gaar ahaanna xaga cimilada.
"Qof kasta oo Muslim ah wu xuu ku haminayaa inuu mar un Makkah tago, si uu u soo booqdo kacbada ayuu yiri Cisman. "Intii aan safarka ah aa, waxaan seexan jiray masjid kasta oo iga soo hor baxa, ama hotel balse inta badan waxaan dhex seex an jiray tendho” ayu intaa raaciyay.
Xajku waa cibaado weyn oo kheyr badan laga hel ayo haddii uu qofku u guto sida saxda ah.Berri ay xu jayda tagay Sacuudiga u safri doonaan Mina si ay u guda galaan gudashada waajibaadka xajka.
Sida uu qorshuhu yahay salaadda subax kaddib wax aa billaabaneysa daabulidda dhammaan xujeyda ka imaanaysa magaalada Makkah ilaa Mina, halkaas oo ay ku qaadan doonaan maalmaha gudashada wa ajibaadka xajka.
Qaar ka tirsan, booqashadu waxay u noqon kar taa booqashadoodii ugu horreysay, qaar kalena wa xaa laga yaabaa inay halkaasi sii joogeen.
Si kastaba ha ahaatee, marka laga soo tago cibaada da ay xujeydu gudan doonaan, waxaa jira waxyaabo kale oo ay tahay inay isku diyaariyaan si ay arrimuhu ugu sahlanaadaan.
Waxaa jira su’aalo badan oo Muslimiinta qaar ay maskaxda ku hayaan sida: sidee buu nidaamka socd aalku noqon doonaa.Maxay tahay inay bixiyaan.
Diyaarin noocee ah ayay sameyn doonaan? iyo kuwo kale. Waa su’aalaha aan jawaabahooda ku eegi doonno qormadan kooban, annagoo weliba xuj ayda ka siin doonna talooyin kooban oo ku aaddan qaabka loo gudan karo cibaadada qiimaha badan ee xajka.
Diyaarso labbiska
Waxyaabaha ugu wanaagsan ee ay tahay in ay sa meeyaan dadka xajinaya waxaa ka mid ah in aysan qaadan shandado waaweyn, sababtoo ah goobaha uu qofku tagayo ma ahan kuwo waqti badan uu joo gayo oo si ku meel gaar ah ayuu qofka u joogayaa dhulka barakaysan. Waxyaabo yaryar
Ha illaawin in aad qaadato shandadao yaryar oo aad ku qaadato waxyaabaha muhiimka ah , taladaan waxaa loo jeedinayaa rag iyo dumarba.
Ka waran cunto iyo cabitaan?
Uma baahnid in aad suuq aaddo oo aad soo gadato cuntooyin iyo cabitaan, sababtoo ah wax walba goo baha aad tagayso ayaad ka helaysaa, marka taas ha ka walwalin.
Xusuusnow, haddii aad cuntooyin qaadato waxay kugu noqonayaan culays cibaadada kaa mashquuli ya. Qoysaska waxaa lagula talinayaa in ay qaataan cuntooyin yaryar sida buskudka.
Maalinta Carrafo
Maalinta Carrafo qofku wuxuu joogi doo naa subax ilaa Shalaytii, sidaas daraaddeed waa inuu iska ilaal iyo alaabo iyo waxyaabo ka mashquulin kara cibaad ada.Alaabaha waxaad uga tagan kartaa Mina.
Musdalifa
Halkani waa halka ay dadku u hoyan doon aan marka ay ka tagaan Carrafo, iyagoo halkaa ku tukan doona salaado, isla markaana ku nasan doona.
Waxyaabaha inta aad Musdalifa joogto muhiimka ah waxaa ka mid ah in aad habeennimo ka tagin oo aad salaadda subax ku tukato.Waxaa xusuusin mudan in dadka tabarta yar loo oggol yahay in ay habeennimo tagaan.
Maalinta Dhagax-tuurka
Maalintan waa maalinta dadka xujeyda ah ay qab anayaan shaqooyinka ugu badan, maaddaama ay tahay maalinta weyn ee xajka.Dadku marka ay ka soo tagayaan Musdalifa ayay soo qaadanayaan dha gxaanta.Dadku waa inay maanka ku hayaan in maalintaan uu jiro ciriiri badan.
Qaar ka mid dhalinyarada Youtuber-rada ah ee qabriga isku aasay iyagoo nool Nin qabi ku dhex jira
Sannadddii dambe ayaa waxaa aad u soo bada nayay isticmaalka baraha bulshada gaar ahaan dhal inyarada lacagta iyo daawashada ka raadineysa tira da dadka ku xiran ama daawada barahood bulsha da.Dhalinyaradan ayaa waxa ay qaarkood sa meey aan muuqaallo iyo falal argagax leh oo ay ku doonay aan inay soo jiitaan dad ka ku xir an.
Muuqaallada la yaabka badan waxaa ka mid ah in qofka uu qa bri isku aaso isagoo nool oo uu halkaas ku jiro muddo saacado ah. Falalkan ayaa waxaa horay u samee yay dhalin yaro Youtuberro ah oo ka soo jeeda Ameerika iyo Yurub, hase yeeshee waxaa maalmahan aad loo hadal hayay baraha bulshada Soomaalida Yutuber caan ah, kaas oo isagoo ku dayana dhalin yaradaas qabri isku aasay.
Waxaan halkaan ku eegeynaa qaar mid ah dhali nyaradaas iyagoo nool qabriga isku aasay si ay u soo jiitaan dadka ku xir an barahooda bulshada.
Jimmy Donaldson
Jimmy Donaldson, oo aad loogu yaqaan Mr Beast, waa YouTuber muuqaaladiisa ka sameeya waxya abo badan oo yaab leh.
Qaar ka mid ah fiidiyowyadii sa waa kuwo aad khatar u ah laakiin ugu yaraan 30 milyan oo qof ayaa daawata halkii muu qaalba. Qaarkood xitaa waxay gaareen100 milyan.
Mr Beast waxa uu isku dhex aasay san duuqa la geliyo godka qabriga muddo 50 saacadood ah wax aana uu khibradaasi u duubay 57 milyan oo taag eereyaal ah oo uu ku leeyahay Youtube-ka.
Waxa uu in ka badan laba maalmood ku jiray qa briga. 'Mr Beast' 50 saacadood ayuu isagoo nool ku qaatay sanduuqa ka dib markii nolosha lagu aasay.
Kaamiro ayaa la geliyey gudaha naxash ka wax aana 12-daqiiqo oo keliya isku day ga la soo galiyay Youtube-ka.
MrBeast ayaa daawadayaashiisa u shee gay khibr adiisa wuxuuna qirtay inuu kaa dida isku celinayay. Sidoo kale waxa uu si joogto ah ula xiriirayay asxa abtiisa goobta joogtay.
Waayo-aragnimadu ma ahayn mid sa hlan maa daama uu bilaabay inuu dareemo xanuun iyo cabsi maalin ka dib.
"Dhabarka ayaa i xanuunaya, waxaana bilaabay inaan dareemo cabsi xooggan, caajis iyo madax xan uun. Sidoo kale ur ay aan dareemay," Muqaalka Mr Beast ayaa si daas laga maqlay.
Laakiin ugu dambeyn 22-sano jirkan ay aa waxa uu dhaafiyay 50-saacadood, cabsi iyo qiiro ayaa ka muuqatay wajigiisa markii laga soo saarayay qab riga. Muhammed Bahçecik
"Markii aan galay qabriga, waxaan ka fikiray xaala dda dhammaan dadkii aan jecl aaa ee ku soo aas nay qabriga,"
Sanduuqa Meyda ee uu isaga nool galay Maxa med Bahçecik auyaa waxaa lagu dhisay qalab ay ka mid yihiin qalabka la socodka caafimaadka iyo oks ijiin. Haddii ay dhacdo xaalad degdeg ah, wa xa kale oo jiray ambalaas dhawr tallaabo u jirtay goobta uu isku aasay YouTubekan. In taa waxaa dheer, qalabkan waxaa si buu xda ula socday raadiyowyo, kamarado, iyo qalab kale oo xaaladdiisa u sheegaya dha khtar ku sugan bannaan qabriga.
Ugu dambeyntii, markii uu dhulka hoo stiisa ku jiray muddo lix saacadood ah, ayaa lagu soo bixiyay wiish. Falkii ka dib, Bahçecik wuxuu yiri: "Waxaan ba rtay sida ay noloshu u qurux badan tahay ama ay u macaan tahay."
"Markii aan galay qabriga, waxaan ka fikiray xaa ladda dhammaan dadkii aan jec laaa ee ku soo aasnay qabriga," ayuu raa ciyay.
"Aad ayaan ugu faraxsanahay in aan hadda si fud ud u neefsan karo sababtoo ah muddo 6 saacadood ah, waxaan ka ne efsanayay tuubo ay oksijiin ku xir antahay. Waxaan ogaaday in noloshu ay tahay wax aad u qurux badan. Waligay sidan uma argagixin.


0 


HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 27-KA JUUN 2023-KA
..