
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 19-KA JUUN 2023-KA
R/ wasaare Xamse oo faray wasaa radaha qayb ta ka ah tiirka Sooma ali he shiis ah inay dardargaliyaan qorshaha xukuumadda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka So omaaliya Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey kulanka guddi hoosaadka golaha wasiirrada ee tiirka Soomaali Heshiis ah, ayaa warbixino ka dha gaystay mas’uuliyiinta wa saaradaha qaar, iyagoo soo bandhigay waxyaa bihii uga qabsoomay qorshayaasha horutabinta u leh Xukuumadda DanQaran.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray wasaaradaha qaybta ka ah tiirka "Soomaali heshiis ah” inay dar dar-galiyaan qorshayaa sha Xukuumadda, isla ma rkaana bulshada u soo bandhigaan waxqabad muuqda oo lagu qanco, saldhigna u ah halbeegy ada mudnaanta u leh xukuumadda DanQaran ee Tiirka Soomaali Heshiis ah, sida dhamaystirka dib u eegista Dastuurka, dimoqraadiyaynta iyo dar dargalinta dowlad wanaagga iyo hiigsiga xukuu madda ee hirgalinta dowladnimo u dhaw shac abka.
Wasiirka Caafimaadka XFS oo daahfu ray ma shruuc ku saabsan horumarinta Caafima adka Hooyadda iyo Dhallaanka
Wasiirka wasaaradda Cafimaadka iyo da rye elka bulshadda ee Xukuumadda Federa alka Soo maaliya Dr. Cali Xaaji ayaa Shalay magaalada Muqdisho ka daahfu ray mashruuc lagu horumar inayo helitaan ka caafimaadka hooyada iyo dhal anka oo tayo leh oo loogu talagalay dadka nugul iyo dadka kuso barakacay gudaha dalka.
Daahfurka Shirkaan waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Hay’adda Maare ynta Musiiboyin ka Qaranka Soomaaliyed Md. Maxamuud Mac alim Cabdulle, Safiirka Dowladda Sacuudiga u fa dhiya Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale oo ka soc day hay’addaha deeqaha bixiya.
Ujeedka mashruucaan ayaa ah in wax laga qabto baahiyaha daryeelka cafimaad ee muhiim u ah bulshooyinka nugul, gaar ahaan haweenka iyo gabdhaha ay saameeyeen barakaca iyo dhibaat ooyinka bini’aadantinimo.
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo shee gay inaysan hadda ka dib qayb ka ahayn Hirshabelle
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cis maan ayaa si adag uga horyimid tallaabadii uu xil ka uga qaaday Madaxwey naha Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guu dlaawe).
Xil ka qaa dista Gudo omiya ha ay aa xii sad ka abuurtay gobolka, gaar ahaan Mag aalada Beledweyne, oo ay Shalay isugu soo baxeen dad fara-badan oo ka biyo diidan xil ka qaadistaasi, iyadoona magaal ada lagu arkayo ciidan sheeganaya in ay hadda ka dib la dagaalami doonaan Dow lad Goboleed ka Hirshabelle.
Gudoomiyaha oo shir jaraa’id ku qabtay Mag aalada Beledweyne ayaa shacabka ka codsaday inay is dejiyaan, hadda ka dibna aysan jirin doo nin sabab loogu khasbo in ay ka sii mid ahaadaan Hirshabelle, waana dadka reer Hiiraan oo muddo dheer tirsana yay in sad-bursi lagu sameeyay, marka aad eegto in dadka Gobolka Shabellaha Dhexe ay qaateen Madaxweynihii iyo xaru ntii maamulka oo Jowhar ah. Gudoomiye Jeyte ayaa sheegay in siya asiyiinta iyo waxgaradka deeg aanka ay isu waafaqeen in la sii wado dagaalka ka dhan ka ah maleeshiyada Al Shabaab, isla-mar kaana aan hadda ka dib shacabka reer Hiir aan lagu khasbin in ay ka sii mid ahaa daan Hir shabelle.
"Waxaa la go’aamiyay in Shalay ka dib ay arrin taasi meesha ka baxdo.” Ayuu yiri Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan.
Gudoomiyaha ayaa yiri "Waxaa mamn uuc ah qof sheeganaya magaca la yira ahdo Hirshabelle, hadduu Beledweyne joo go meeshuu ka dhoofi la haa ma ahan Hii raan, mid bannaanka jirana ma imaan doo no.”
Gudoomiyaha ayaa ku dhawaaqay in cir iyo dhulba ay ka xireen gobolka, isagoona maamuley aasha diyaaradaha u sheegay inaanay gobolka imaan karin.
"Waxaa xiran Garoonka Diyaaradaha Beledw eyne, dhulkana waa xiran yahay, ci rkana waa ka xiran yahay. Diyaaraddii ka dhega adeygta oo is ku dayda inay si kha lad ah wax ku soo qaadda na, dhulkaa soo dhigaynaa.” Ayuu yiri Jeyte.
Jeyte ayaa hadalkiisa ku xoojiyay "Ma joogno maalintii Shabaab buuraha inoo sa arnaa, Sha baab waan iska farjinay, Soma liya inteeda badan Shalay waa xor. Gaar iga ka soo baxa Gaalkacyo, Magaalada Muqdisho ayuu toos u gelayaa, gaa riga ka soo baxa Boosaaso, Magaalada Muqdisho ayuu toos u gelayaa, dhulkana waa ka xir aynaa meeshii laga imaan lahaa, cirkuna waa xiran yah ay oo garoon laga soo deggi karo ma jirto, Beled weynaa laga soo deggi karin, Buulo Burdaa laga deggi karin.”
Mucaaradada lagaga hortegay xil ka qaadista Gudoomiye Jeyte kuma koobno dadka reer Hiira an oo keliya, oo waxaa taasi kala siman Soomaa lida inteeda kale, oo Gudoomiyuhu uu taageero xoog leh ka ga kasbaday wejigii hore ee haw lgalka, oo shacabka uu u muujiyay inaanay Sha baa bku xoog badnayn, isagoona xilligaa horkacayay gulufkii kooxaha argagixisada lagaga dulqaaday bariga gobolkaasi.
Xigasho:-dhacdo.com
Hay’adda Socdaalka oo ugu deeqday Ciidanka Xasilinta Caasimadda laba Neef oo Geel ah .
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Cabdulq aadir Cilmi Cali (Ca bdul), ayaa Wasaar adda Amniga Gudaha Xukuu madda Feder aalka Soomaaliya ku wareejiyay la ba Neef oo Geel ah, kuwaas oo Saraakiisha Hay’ addu ugu deeqeen Ciidanka Xasilinta Caa simadda Muqdisho.
Agaasimaha Guud ee Hay’dda, ayaa sidoo kale ku dhiirageliyay Hay’adaha kale ee Dowl adda Fedaraalka Soomaaliya in ay isxilqaamaan oo ay ka qeybqaataan taage erada Ciidamada Amnig Caasimadda iyo guud ahaan Ciidanka Xoogga Dalka. Wasii ru-dawlaha Amniga Mudane Maxamed Cali Xagaa oo ka guddoomay Aga asimaha gu ud labada Neef ee Geel ah, ayaa uga ma hadceliyay Saraakiisha Hay’adda garab ist aa ga ay u sameeyeen Ciidanka Xasilinta Caa simadda.
Booliiska oo Muqdisho ku qabtay nin gabar maalmo badan Afduub ahaan u heestay
Ciidanka booliiska qeybta gobolka Banaadir gaar ahaan kuwa ka howlgala saldhigga degmada Dharkeenley ayaa gacanta ku dhigay nin afduub u geestay gabar dhallinyaro ah.
War kasoo baxay taliska booliiska gobolka Ba naadir ayaa lagu sheegay in ciidamada qabteen ninkan oo afduub muddo toban maalin ah u he estay gabar, waxa ayna booliiska sheegeen in ninkan sharciga la marsiin doono.
"Taariiqdu markay aheyd 17/6/2023 abaaro 22: 10 pm ayaa ciidanka boliiska qeybta guud ee gob olka banaadir gaar aha an qeybta galbeed ee sal dhiga dharke ynlay howgal ay fullinayeen ayaa wa xa ay ku soo qabteen eedeysane afduub ku ha ys tay gabar kasoo haystay mudo 10 maal mood ah
waxaana la marsin donaa caddaa lada”ayaa lagu yiri warka booliiska.
Ciidanka booliiska ayaa marar badan gacanta ku soo dhigay kooxo dad afd uubtay, burcad iyo sidoo kale dad ka gana csada maan-dooriyaha nu ucyadiisa kala duwan Xigasho:-Dayniile.Com
Madaxweynaha Galmudug oo soo xiray shir looga hadlayey hergalinta nidaam ka Dowladni mada loo dhan yahay oo ka socday Dhuusa mareeb
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmud ug Md Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray shir muddo laba maalin ah ka socday caasimadda Dhuusamarreeb, oo looga hadlayay sida deega annada Dowladda Galmudug uu uga hirgalay nid aamka Dowladnimada loo-dhanyahay,ay na soo qaban qaabisay Xarunta Cilmi baarista iyo Wadahadallada Galmudug ee GRD.
Shirka oo diiradda lagu saaray taabb agelinta nima adka Dowladnimada loo dhan yahay ee dowlad goboleedka Galm udug ayaa waxaa soo qaban qaabisay Xarunta Cilmibaarista iyo Wadahada llada Galmudug ee GRD, waxaana ka qeyb galay labadii maalin uu socday xildhibanno ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madax ka socday labada gale Galm udug. Madaxweyne ku xigeenkaGalmudug mudane Cali Daahir Ciid aya ana magaa lada Dhuusamarreeb ka furay shirkan labo maalin ka hor.
Madaxweyne Geelle oo farriin u diray dhinacy ada ku dagaalamaya Suudaan
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa khadka telefoonka kula hadlay hoggaam iyaha mil atariga xukuma dalka Suudaan, Cabdulfataax al-Burhaan.
Wicitaankan ayaa waxaa uu ku soo beegm ayaa maalmo ka dib shir madax eedka 14-aad ee Ururka IGAD oo ka dhac ay dalka Jabuuti.
Labada hoggaamiye ay aa waxay ka waada hadl een xaaladihii ugu danbe yay ee dalka Suudaan, sida dagaallada maalmihii ugu damb eeyay dalkaas ka jiray ee sabab ay barakaca dad ka shacabka ah. Madax weynaha Jabuuti oo ah guddoom iyaha urur-goboledka IGAD ayaa isaga oo fursaddan ka faa’iideysanaya waxa uu labaa da dhinac ee ku dagaallamaya Suudaan ugu baa qay inay nabad iyo wada hadal ku dhammeeyaan xiisadda, una hogg aansamaan dhexdhexaadinta uu ururku wado.
Madaxweyne Gellee ayaa ka mid ah afarta ma daxweyne ee IGAD ka tirsan ee loo xil saaray wax ka qabashada dhibaat ada Suudaan.
Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo meelmariyay degmooyin cusub
Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa Shalay ansixiyay saddex degmo oo cusub, oo ka mid noqonaya degmooyinka Galmudug.
Kulankan oo uu shir guddoominayay Gud oo miyaha Baarlamaanka Galmudug, Dr. Maxamed Nuur Gacal ayuu ajandihiisu ah aa, 1; doodda iyo ansixinta wax ka bedelka Dastuurka Galmudug, 2; ansixinta qara arka xukuumadda ee degmeynta degmoo yinka cusub ee Galmudug.
Xildhibaanada oo kula nkoodan ku yeeshay Xar untooda Magaalada Dhu usamareeb ayay ku meelmariyeen wax ka bedel ka Dastuurka Galmudug iyo degme ynta Degmoo yinka Bandiiradley, Dhabad iyo Galinsoor, oo ka kala tirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud.
Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay in 49 Xildhibaan ay haa ugu code eyeen degmeynta degmooyinkaasi, iyadoo aanay jirin sida uu she egay cid ka aam ustay amaba diidday.
"Sidaas ayay ansax ku yihiin, degmooy inkiina ay ku ansaxeen.” Ayuu yiri Maxa med Nuur Ga cal, Gudoomiyaha Baarlam aanka Galmudug oo kulankii Shalay ka hadlayay.
Ka hor inta aanay Xildhibaanadu ans ixin deg mooyinkaasi, Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmud ug, Cabdi Maxamed Jaam ac (Cabdi Waayeel) oo ka hor hadlayay Xildhibaanada ayaa sheegay in degmoo yinkaasi ay soo buuxiyeen shuruudihii lo oga baahnaa, isla-markaana ay ka cods anayaan Xildhibaanada Baarlamaanka in ay ansixiyaan, si aan u helno buu yiri siy aasad xasilloon, adeeg buuxa iyo in dadka reer Galmudug ay ku kalsoon aadaan xuk uumaddooda iyo golahooda sharci-dejinta.
Horaan, Baarlamaanka Galmudug ayaa ansixi yay in Degmooyinka Wisil iyo Baxdo ay ka mid no qdaan degmooyinka maamul kaasi.
Deni oo kulan la qaatay Laamaha Amni ga Puntland, kadib xilka qaadistii Wasiir Galan
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Garo owe ee Xarunta Gobolka Nugaal kulan deg deg ah kuila qaatay Hay ’adaha Sharci fulinta sida Go laha Gar soorka iyo Laam aha Amniga Puntland.
Kulanka ayaa waxaa inta uu socday uu saabs anaa shaqo, iyadoo Madaxweyne Saciid Deni uu warbixino ka dhegaystay Golaha Garsoorka iyo Saraakiisha laamaha Amniga, waxayna uga war bixiyeen howlaha amni ee deegaannada Maa mulka.
Madaxweynaha Puntland ayaa saraak iisha ammaanka Maamulka ayaa faray inay sii laba jib aaran shaqooyinka lagu xaqiijinayo nabad-gal yada, isla markaana loo baahan yahay in laga ho rtego wax kas ta oo keeni kara amni darro dha cda.
Kulanka Habeen hore ayaa yimid saacado ka dib markii Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni uu xilkii ka qaaday labo Wasiir oo uu ku jiray Wa siirkii amniga Puntland C/sam ad Gallan oo ka mid ahaa xubnaha ugu saameynta badnaa Maam ulkiisa.
Ciidamo aad u hubeysan oo xiray isku socod ka gudaha magaalada Baled weyne
Dadka ku dhaqan magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa Shalay kusoo too say ciidamo aad u farabadan oo xiray isku socod ka wadada ugu muhiimsan Baledweyne.
Ciidamada xirtay wadada laamiga ah ee Hal bowlaha u ah isku socodka guud ee gudaha Baledweyne ilaa garoonka diyaar adaha ayaa la sheegay iney yihiin Mac awiisleey.
Lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa in ciidanka Macawiisleeyda ay xiraan isku socod ka dadka iyo gaadiidka isticmaala gudaha Bale dweyne.
Arintaan ayaa imaa neysa, iyadoo Habeen hore saqdii dhexe la sha aciyay warqad xilka uu kaga qaaday madaxwey naha Hirshabeelle gudd oomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, la mana oga wali in ciidanka Macawiisleeyda xerista wadooyinka Baled weyne iney la xarirto xilka qaadista Jeyte iyo inkale.
Majirto wax war ah oo ilaa hada kasoo baxay guddoomiyaha xilka laga qaaday Cali Jeyte Cism aan oo ku aadan xilka qaadista uu ku samee yay madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xus een, hay eeshee waxaa la filaya in saacadaha soo socda uu arinkaasi ka hadlo guddoomiye Jeyte.
Cali Jeyte ayaa ah shaqsi lagu xasuus to doo rkii weyna uu kasoo qaatay wajiga koowaad ee howlgaladii ka dhanka ahaa Al-shabaab ee looga saaray kooxda guud ahaan Bariga gobolka Hiira an, islamarka ana ku faafay inta badan ee gobol ada dal ka.Xigasho:-Hiiraan.Com
Muwaadin Soomaali ah oo medydkiisa lagu arkay goob Tareenada laga raaco ee dalka Jarmalka
Meydka muwaadinka Soomaaliyeed oo dhalin yaro ah ayaa lagu arkay goob laga raaco Taree nada oo ku taala magaalada Marburg ee dalka Jarmalka.
Muwaadinka Soomaaliy eed ee meydk iisa la helay ayaa magaciisa lagu sheeg ay Maxamed Sarax diid, kaa soo ka mid ahaa da dka mag angalya doonka ah ee dhaw aan tagay dalkaas Jarmalka.
Jaaliyada Soomaalida ee dalka Jarmal ka ay aa ku wargelisey Booliiska Magaalada Marburg geerida muwaadinka Sooma ali yeed ee loo mal eynayo inuu tareenku jii ray.
Ma cada in wiilkaan Soomaaliga ah uu is ku dhi gay Tareenka iyo in kale, waxaasa Booliiska oo magaaladaasi ayaa sheegay in ay wadaan baarit aano ku saabsan waxa sababay geerida muwaa dhinkaas , islam arkaana ay soo saari doonaan natiijada ka soo baxda baartaanka.
Maxaa ka jira in Al-shabaab 2 Milyan oo doolar ay ku bixisay xilka qaadista Cali Jeyte?
Iyadoo wareegto kasoo baxday xafiiska Mada xweynaha Hirshabeelle Cali Guudl aawe Xuseen xilka looga qaaday guddoo miyahii maamulka go bolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa arinkaasi waxaa si ku lul uga hadlay Xildhibaan Maxamed Cabdu qaadir Maxamed oo ka tirsan BFS.
Xidlhibaan Maxamed Cabduqaadir Maxamed oo kamid ah xubnaha Golaha Shacabka ee kasoo jeedo gobolka Hiiraan ayaa sheegay in xilka qaa dista lagu same eyay guddoomiyihii gobolka Cali Jayte Cismaan iney tahay mid kooxda Al-shab aab ay ka dambeyso oo ay ku bixisay lac ag dhan laba Milyan oo doolar si gobolka loo dhaafiyo Cali Jeyte.
"Warqadii ugu qaalisaneed ee soo bax day qa rniga 21-aad laguna gatay inta illaaa iyo hada aan ognahay 2 million oo dollar ee ay argagixisadu bix isay si looga hor war eejiyo Guddoomiye Cali Jey te Cismaan” ayuu ku yiri xildhibaan Maxamed Ca bduqa adir qoraal uu soo dhigay bartiisa rasmiga ee Facebook.
Xildhibaanka ayaa sidoo kale xusay in kooxda ay horay madaxa guddoomiye Cali Jeyte ay u dul dhigtay lacag dhan hal Mily an oo doolar Mar eykanka ah.
"Cali Jeyte waxuu noqday qofkii Sooma aliyeed ee ugu horeeyay oo ay dilkiisa argagixisadu ku bixisay qarash dhan 1 Mil lion Dollar , Marki ay u suurageli waaysa yna ku bixisay 2 Million Xil ka qaadistiisa” ayuu ku yiri xildhibaan Maxamed Cab duq aadir qoraalka uu soo dhigay bartiisa Faceb ook. Si kastaba ha ahaatee siyaasiyiin caan ah oo uu ka mid yahay madaxweynahii ho re ee Hir shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa horay uga digay in xilka qaadis lagu sameeyo guddoomiye Jeyte, isagoo shee gay in uu helay xog Al-shaba ab ku dooney say in Jeyte xilka qaadistiisa ay ku bixine yso lacag dhan Laba Milyan oo doolar, taa soo uu haatan markale Xildhibaanka uu shaac iyay in Al-shabaab ay ku guleysatay hadafkeedii. Xigasho:-Hiiraan.Com
Madaxweyne Biixi: Puntland waxay ke entay cilmi adduunka ku cusub
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Puntland ku eedeeyay in ay doonayso in ay samayso dal ku dhisan hayb qabiil oo aan Soo maaliya iyo Somaliland midna ahayn.
Biixi ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Dani uu doonayo in uu dhiba ato Puntland ka jirta ku xaliyo dagaalka Laasc aanood.
"Ra'ayiga qaladka ahi socon maayo hadii aad ku xalinayso mushkilad gudaha aga ka jirta Sool ayaan ku duulaya, oo gudahaaga baalaayo ka taa gantahay, oo aad isleedahay ku xali Somaliland ayaan ku duulaya, khasaare mooye guul kala kul mimayside ogow" ayuu yidhi Madaxweyne Biixi.
Waxa uu sheegay in Puntland ay doon ayso in ay samayso dal cusub oo aan Soo maaliya iyo So maliland mid toona, ahayn, oo hayb qabiil ku dhis an taasi oo uu ku tilm aamay mid aan suuragal ahayn.
"Huwanta laguu sheegaya waa qayb Al shaba ab ah iyo Puntland oo Soomaaliya ka mid ah, oo cilmi cusub oo adduunka ku cusub keentay, oo leh si qabiila oo hayba, ayaanu u samaynaynaa dal dhexe oo aan Soomaaliya-na ahayn Somali land-na ah ayn, taasi mid suurogalaysa maaha" ayuu yidhi Madaxweyne Biixi.
Madaxweynaha ayaa sheegay in anay suurag al ahayn in xuduudaha Somaliland oo kali ah la badalo, hadaba garaadada SSC ayaa iyaguna dhankooda doonayo in gobolada SSC ay Som aliland ka baxdo oo Muqdisho laga xukumo hada kadib, taasi oo sal u ah xiisada taagan.
ATMIS iyo Mareykanka oo ka wada had lay ammaanka Soomaaliya ka hor bixit aanka ciidamada ATMIS
Saraakiisha ugu sareysa ciidamada Mareykan ka iyo Taliyeyaasha sarsare ee howlgalka Midow ga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ka wada hadlay xaaladda ammaan ee Soomaaliya ka hor bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee Soom aaliya.
War qoraal ah oo uu soo saaray Atmis waxa uu ku sheegay in Taliyaha Ciid anka ATMIS Lt. Gen. Sam Okid ing, Tali ye ku xigeenka Ciidanka ee dhinaca Taakulaynta iyo Saad ka Maj. Gen. Peter Kimani Muteti iyo saraakiil ka le oo ka tirsan ciidamada ATMIS ay la kulmeen Lt. Gen. Jona than Braga, Taliyaha Ciidanka howlgall ada gaar ka ah ee ciidamada Mareykanka iyo Re ar Admiral Jamie Sands, taliyaha Ciidamada Bad da Marey kanka ee Howlgalka Gaarka ah u qaabi lsan Afr ika, gaar ahaan ATMIS.
Taliyaha Ciidanka ATMIS ayaa sheegay in wada hadalada albaabada u xirnaa ay diiradda ku saareen sidii loo taageeri lahaa dowladda Federa alka Soomaa liya si loo sugo amniga iyo xasilo onida maadaama ciidamada ATMIS-ta ay si tartiib tartiib ah meesha uga baxayaan oo ay ku wareej inayaan mas’uuli yadda amniga.
"Mareykanku waa mid ka mid ah saaxiiba daya da caalamiga ah. Waxa kale oo ay ku dareen ha wl-galkan dhaqaale badan, waxaana ka wada hadalnay arrimo muhiim ah,” ayuu yidhi Lt. Gen. Okiding ka dib kulanka.
"Waxaan ku jirnaa geeddi-socodkii kala-guur ka, marka ATMIS uu ka baxo, waa inaan ku faa nnaa walaalaheenna ku haray inay gacanta ku dhi gaan amniga dalkooda. Taasi waa rajadayada iyo ducadayada,” ayuu raaciyay hadalkiisa.
Rear Admiral Jamie Sands ayaa shee gay in kulanka uu ahaa mid lagu xaqiij inayo sida ay Mar eykanka uga go’an tahay iskaashiga ATMIS iyo taageerada Soomaa liya ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shab aab.
Mareykanka ayaa sanadihii lasoo dhaaf ay wa xa uu taageero dhanka amniga ah oo ay ka mid yihiin saadka, iyo taageerada dhaqaale uu sii na yay howlgalka nabad ilaa linta Midowga Afrika ee Soomaaliya.
Dadka ku dhintay daadadka ka soo rogmaday biyo xireenka dumay ee Ukrayn
Tirada dadka ku dhintay daadadka ka so o rog maday biyo xireenka dumay ee Kakhovka, ay aa gaartay 16 qof sida ay she egeen saraakiisha Kiy eef. Saraakiisha Ruushka ayaa iyana sheeg aya in daanta ay xukumaan ay daadadka ku dhinteen 29 qof.
Biyo xireenka du may ee Kakhovka lixdii bishii June ay aa fatahaad balaar an ku sam eeyay Ko onfurta Ukrayn iyo qaybaha Ruus ku haysto ee Ukrayn, wuxuna baabi’iyay dhul beereed baaxad leh, isagoo sidoo ka le jaray marinada wax lagu gaar siin lahaa dadka raiydka ah.
Maamulka dugsi sare oo ee M/Philadelphia oo shahaadadii u diiday ardayad muslimad ah
Maamulka dugsi sare oo ku yaalla Magaalada Philadelphia ee gobolka Pennsylvania ee dalka Maraykanka ayaa shaha adadii u diiday gabadh ardayad muslimad ah oo qoob ka ciyaar yar ku samaysay mas raxa xilli ay qaadan rabtay shahaa da deeda dugsiga sare.
Gabadha ardayada ah oo lagu magac aabo Xaf so Cabdiraxmaan oo 17 sano jir ah ayaa mas ra xa ku soo gudbisay qoob ka ciyaar yar, kahor inta aysan shahaadadee da qaadan, si ay ugu maam uusto walaa sheed oo dhawaan la dilay iyadoo 14 sano jir ah. Xafso, markii ay qoob ka cayaarays ay, arday dii iyo waalidiintii goobta fadhiyey qaar kood ayaa qoslay, taas oo keentay in xa fso maa mulku u diid aan shahaadadeeda dugsiga sare.
Arrinta ugu daran ayaa ah in markii ay xafladii qalin jabinta dhammaatay kadib xit aa xafso loo diiday in la siiyo shahaada de eda dugsiga sare.
Maamulka dugsiga oo sameeyay baari taan ku saabsan dhacdada, waxay soo saa reen bayaan ay ku sheegayaan in aysan raali ka ahayn falka ay ardayad xafso ku samaysay masraxa.
Hadda Xafso saas bay ku shahaado la’ dah ay, maamulkii dugsigana go’aan uga gaaray.
Muuqaalka arrintaan qeybta commenti-ga ayaan soo dhigay.
MAXAY YIHIIN WAXYAABAHA MUSLIMI INTA KA
REEBBAN BISHA DUL-XAJ?
Dul-Xaj waa bisha laba iyo tobnaad ee ugu dambeysa bilaha Islaamka. Waxayna u leedahay Muslimiinta caalamka ku nool muhiimad weyn, maaddaama bishan gudaheeda ay si wada jir ah u gutaan gudashada waajibaadka sanadla ha ah ee loo yaqaanno Xajka.
Waxaa la saadaalina yaa Inay bishan bilaabato maalinta Isniinta,20 June 2023.
Tobanka maalmood ee ugu horreeya ee Dul-Xaj ayay si gaar ah u xu shmeeyaan Muslimiinta, maaddaama lagu tiriyo in ay ka mid yihiin maalm aha sannadka ugu fadliga badan.
Nabi Muxamed (NNKH) waxa uu sheegay in aanay jirin maalmo kale oo camalka suuban uu Alle agtiisa kaga qiimo badan yahay tobankaas maalmood.
Inta lagu jiro Dul-Xaj, malaayiin Muslimiin ah oo ka kala yimid meelo kala du wan ayaa isugu yimaada magaa lada barakeysan ee Maka si ay u gutaan acmaasha Xajka. Sida in xujaydu ay ku wareegaan Kacbada, istaagga Car afa, iyo in ay dhagxaan ku tuuran Shaydaanka.
Xataa kuwa aan xajka gudanayn, bisha Dhul-Xaj waxaa ay siineysaa fursado badan oo ay kula yimaadaan acmaal aad u qiimo badan oo Alle loogu dhawaado.
Qaar kamid ah wax yaabaha ay muslimiinta sameeyaan bisha Dul-Xaj
Muslimiin badan ayaa sooma maalinta sagaalaad ee bishan oo loo yaqaan maalinta Carafo. Waxaa intaa dheer in inta tobankan maalmood lagu guda jiro ay Muslimiinta sameeyan sadaqada oo dadka masaakiinta ah la siiyo, qur’aan akhris, salaad iyo in Alle dambi dhaaf la waydiisto.
Cibaadooyinkaas waxaa barbar socda, in sidoo kale bisha Dul-Xaj ay Muslimiinta u dabaal dega aan munaasibadda Ciidul-Adxa, oo sidoo kale loo yaqaanno Ciidda Udxiyada.
Munaasabaddan oo ah mid farxadeed ayaa la xusayaa maalinta 10-aad ee bisha Dul-Xaj, waxa ana ay tahay mid lagu soo afmeerayo gudashada waajibaadka xajka.
Muslimiintu waxay isugu yimaadaan goobaha fagaarayaasha si ay utukadaan saaladda labada rakacadood ah ee maalintaas la tukado, waxay is dhaafsada an salaamo iyo haddiyado, waxay farx adda ciidda la qeybsadaan kuwa ay jecel yihiin, waxayna sameeyaan falal kobcinaya midn imada iyo naxariista bulshada dhexdeeda.Neef arri ah Sidookale bishan waxay dadka Musl imiinta ah sameeyaan camal si gaar ah muhiimad weyn ugu leh kaasi oo ah bixinta Qurbaaniga ama Udxiyada. Tani waxa ay til maamaysaa in neefka loo sadqeeyo si Alle loogu ad deeco iyo xuska rabitaan kii Nebi Ibraahim NKH ee ahaa in uu Alla bari u bixiyo wiilkiisa Ismaaciil. Hilibka neefka la gowracay ayaa marka as loo qaybiyaa dadka taba alaysan, iyadoo xoo gga la saarayo qiimaha ay le edahay sadaqada, deeqsin imada, iyo caawinta kuwa danta yar.
Maxaa ka reebban Muslimiinta?
Sheekh Cabdiqaadir Maxamed Aadan oo ka mid ah culimada Kenya ayaa BBC Somali uga waramay waxyaabaha reebb an, inta lagu jiro bi sha Dul-Xaj, ama falalka ay tahay in muslimiintu ka fogaadaan.
Waxaana ka mid ah:
1.Soonka Maalinta Ciida: Muslimiinta waa in ay ka waantoobaan soonka maalinta Ciidda, maa dd aama ay tahay maalin ciid oo Muslimiinta u daba aldegayaan farxadda ciidda, ayuu yiri.
2. Muranka iyo isqabqabsiga: Muslimiin ta waa inay ku dadaalaan ilaalinta naba dda iyo wada no olaa nshaha bishan barak ay san. In muran iyo isqabq absi la galo wax ay lid ku tahay midnimada iyo walaalt inimada.
3.Cibaadada oo la dayaco: Bisha Dhul-Xaj waa xilli cibaadada Alle la badiyo. Musli miintu waa ina ysan dayacin cibaadadooda joogtada ah, sida sal aadaha, akhrinta Qur’aanka iyo ducada.
4. Ku xad-gudubka Xurmada Xajka: Qofka xaj ka gudanaya waxaa lama huraan ah in uu dhowro axkaamta iyo awaamiirta u degsan xujeyda. Tan waxaa ka mid ah ka fogaanshaha wax kasta oo laga mamn uucay goobaha xurmada leh.
5. In laga ugaarsado goobaha Xaramka (u gaar
ah dadka Xujaajta ah): Waxaa ree bban in Mus limiinta ay ka ugaarsadaan ama dilaan dhamm aan xoolaha kunool gudaha xudduudaha Xar amka ama agag aarka Kacbada Makkah. "Kuwa xaqa rum eeyow, ha ku xadgudbina cibaadada Ee bbe" (Quran 5: 2).
6. Timaha oo la xiiro ama ciddiyaha oo la jaro: Dadka Muslimiinta ayaa lagu talina yaa in la daa hiyo xiiridda timaha ama jar idda ciddiyaha inta la gu jiro tobanka maa lmood ee ugu horreeya ee bisha Dul-Xaj. Taasna waxaa loo cuskaday xadi iska Nebi Muxamed (NNKH) uu ku yiri yiri: "Mar kaad aragtaan bisha Dul-Xaj, haddii midkiin rabo inuu udxiyo bixiyo, ha joojiyo xiirida timaha iyo jarida cidiyaha ilaa uu ka bixinayo udxiyada.”
sawir tusaale ah qof cidiyah iska jarayo
XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
7. Timaha oo la xiiro/Ciddiyaha oo la jaro (u gaar ah dadka Xujaajta ah): Qofka doon aya inuu Xaj ka soo guto waxaa si adag uga mamnuuc ah inuu timaha iska xiiro ama uu iska gooyo ciddiyaha ka dib marka uu galo Ixraamka (xa alka xajka) ilaa ay ka dhamma ysanayaan cib aadada Xajka.
8.Qofka xajinaya waxaa ka reebban inuu isud giyo ama uu marsado waxyaa baha dadka udgiyo (Cadarka). Sheekh Cabdiqaadir ayaa ugu damb eyn shee gay in ilaalinta hab-raacya dan ay gacan ka gey sanayaan in ruuxa Muslimka ah uu si wanaagsan uga faa'ideysto bisha Dul-Xij aadna ugu dhawa ado Alle.XIGASHO:-BBC
CAAFIMAADKA MASKAXDA IYO ISTICM AAL KA
TELEFOONNADA CASRIGA AH
Taleefankii gacanta ee ugu horreeyay waxa la sameeyay 50 sano ka hor, tan iyo markaas aa ladahani waxay noqdeen kuwa lama huraan ah oo naga caawiya fududeynta nolol-maalmeedk eena . Laakiin sidoo kale mi yay beddeleen habka maska xdeennu u shaqeyso?
Sida qaar badan oo naga mid ah, waqti badan ayaan ku qaadanaa taleefoonka..
Warbixin dhawaan la soo saaray ayaa lagu og aaday in dadka waaweyn ee Mareykanka ay eeg aan taleefanadooda, celcelis ahaan, 344 jeer maa lintii - hal mar afartii daqiiqaba - oo ay ku qaataan ku dhawaad seddex saacadood maalintii guud ahaan.
Mararka qaar waxaad arkeysaa adiga oo si weyn ugu mashquulsan teleefoon kaaga gacanta, waxaana eegeysaa teleef oonka adiga oo raad inaya farriinta ku dhaa ftay oo lagu soo diray ama in aad la socota adeegyada kale ee teleefoonka ku jiro sida baraha bulshada. Cilimi baarayasha ayaa sheegay in taas ay keeneyso in maskaxda ay qabatintu isticmaalka taleefonka oo mar walbo ay kuugu dhiiragiliso in aad soo qaado taleefonka oo aad isticmasho.
Xiriirka nagala dhexeeyo teleefoonada casriga ah ayaa xoogeysanaya, waxayna qeyb ka noqd een nolosheena.qof taleefon kumashquulsan
Taleefonada casriga ah ayaa qa bto shaqo oyin dhowr ah sida in lagula socdo xaal adda wadne garaaca ama qofka qaba dhiig karka, waxay teleefoonada ku yi hiin wehel marka aad kaligaa saf reysid, waxaana adag in xiriirka nagala dhexe eyo teleefoo nada lagu tilmaamo 'baahi loo qabo' in lala 'qabatimay
Dada badan waxay teleefoonada ku sit aan jee babka, wuxuu qeyb ka noqday dun ida carsiga ah, wuxuu fududeeyay la soc odka xaaladda adduun ka. Taleefoonada casriga
Neil Watson oo ah cilmi baare qaabilsan teknoolo ojiyadda wuxuu ku doodaya 'in shirkadaha soo saara teleefoonada ay noqdeen matoorki wax u sahlayay dadka sameeya adeegyada casriga ah ee teleef oonada laga helo" dhinaca kalena loo baahan yahay in la aqoonsado in shirkad aha soo saaro teleefoonada caaqiilka ay xal u raadinayaan arrinatni.
Marka ay ku tiirsanaanta talefannada casriga ah kororto, sidaas oo kale saamay nta maskaxd eenna uu kuyeela naya ayaa badaneysa.
Marka laga soo tago saameynta isticm aalka tal eefonka uu kuyeelanayo maskax deena,Daraasad ayaa lagu ogaaday in heli taanka xasuusinta dhiji taalka ah ay dhab ahaantii hagaajisay waxqabad ka ka qay bgalayaasha daraasad lagu ogaanayay saameynta taleefonka uu maskaxda ku yeesho .
Dhaqaatiirt maxay kayirahdeen joogte ynta isti cmaalka taleefoonka
dad taleefon kumashquulsan
Dhaqaatiirta waxay ka digayaan in qabat inka taleefoonka uu yeelan karo "cawaaqib aad u xun" oo ah in uu dhibaato u geysan karo caafimaadka maskaxda.
Cilmi baarista waxaa lagu eegay 41 warbixin oo lagu baaray caafimaadka 42, 000 oo dhalliny aro ah. Waxaa la baaray "dhibaatada ka dhalata isticmaalka telfoon nada casriga ah".
Waxaa la helay in boqolkiiba 23% uu keeno isbedel dabeecadeed oo si joogto ah u soo noqn oqda - waxaa ka mid ah, wal wal la xiriira in mar uun telefoonka laga qaado oo ay isticmaali wa ayaan ama akhrin ta farriimaha ay shaqeyn waa yaan - kuwaas oo dhibaato ku ah waxyaabihii kale ee dhalli ntan ay qaban lahaa yeen.
Talaabooyinka aad ku yar eyn karto isticmaalka Taleef oonka casriga ah
Haddii inaad ka takhalusto telefoonkaaga casr iga ah ay kugu adag tahay balse aad weli ka wal aacsan tahay inaad waqti badan ku bixiso, wa xaa jira tallaabooyin kale oo aad ku yareyn karto.
Inkastoo ay markii hore u muuqatay wax aan suurtogal ahayn, haddana app-yo badan ayaa soo baxaya kuwaas oo kaa hor istaagaya rogro gidda micno darrada ah ee telefoonka.
Tusaale ahaan, app-ka Freedom wuxuu kuu sahlayaa inaad si ku meel gaar ah isaga xirto app -yada iyo baraha internet-ka si aad howlahaaga kale diiradda u saarto. Sidoo kale Off The Grid ay aa kuu suurto gelineysa inaad xirto telefoonkaaga muddo cayimad.
Dhaqaatiirta cilmi nafsiga ayaa ku taliniya inaad waqtiyo gaab telefoonkaa ga demiso amaba aad guriga uga tagto, ka dibna aad tartiib tartiib u kor dhiso muddada Sugitaanka XIGASHO:-BBC.
CARO KA DHALATAY WIIL SHIDAAL LAGU SHUBAY
KADIBNA DAB LA QABADSIIYEY
Amarnath XIGASHADA SAWIRKA,UGC
Qoraalka sawirka, Amarnath wuxuu eersaday in uu difaacay walaashiis oo la qashqashaaday
"Wuxuu waxbarashada aadi jiray shanta subaxn imo maalin walba. Isla xilligaas ayuu baxay jumca diina. Nusu saac kadib waxaa nasoo gaaray war shegaya in qofi weeraray oo la dilay, way jirtay cabsi ah amaa la garaacaa balse waligeen mee sha masoo dhigan in qof nafta dhaafinayo ilma han yar.”
Way oynaysaa marka ay Amarnath haba ryartii ka sheekaynayso dilkan xun ee dha cay 16 kii bishan. Amarnath waxaa la dilay 16kii bashan – Jumcadii doraad waxaana lagu dilay mag aalada Bapatla ee ka tirsan gobolka Hin diya ee Andhra Pradesh.
Dilkan arxan darrada ah ee loo geystay ardayg an fasalka tobnaad ah, Amarnath, ayaa bulshada dhexdeeda ka dhaliyey caro iyo argagax.
Erayadii ugu dambeeyay ee Amarnath
Amarnath wuxuu aqalka ka baxayshantii aroorn imo, muddo shan daqiiqo uun lagu qiyaasay gud aheedna waxaa joojiyay eeda ysanaha. Sida bool iska lagasoo xigtay, waxaa dilkan ku eedaysan Venkat eswara Reddy oo 23 sano jir ah.
Amarnath oo baaskiil uu barbarad ku ya hay saaran ayuu Venkateswara wad dada ka xiray, wuxuuna u jiiday dhabarka dambe ee loorar galey ah oo me el kurasta san, batrool ayu uku bilbilay kadibna dab ayu uku daaray.
Waxaa jira muuqaal ku baahay baraha bulsha da oo uu Amarnath ku sharxayo wi xii ku dhacay xilli gaadiidka caafimaadka degdegga ah isbitaal ka loogulasii carar ayey. Erayadiisii u dambeeyay sidan ayey ahaayeen:
halka lagu gubay Amarnath Qoraalka sawirka, "shiraacyo ayey igusoo dul tureen, ka dibna inta batrool igu daadiyeen ayey dab I qabadsiiyeen" "Waxay I joojiyeen aniga oo iskuulka u sii socda, waddada ayey iga leexiyeen, gac mahaygana dib ayey u xiree, shiraacyo ayey igusoo dul tureen, ka dibna inta bat rool igu daadiyeen ayey dab I qa badsii ye en. Waa in sidaas lagu sameeyo kuwii sid an I yeelay, yaan sidaas lagu deynin.” Ayu u yiri Amarnath oo isbitaalka loosie wado.
Amarnath dhexda ayuu ku dhintay nafna lama gaarin isbitaalka Guntur oo loosie wa day.
Dad kacsan ayaa ku wareegsanaa gaa riga meydkiisa waday mar loosie waday tuulada oo kasoo jeedo ee Cherukupalli mandal.
Qaraabada Amarnath, qaar ka mid ah ururrada bulshada iyo hogaamiyeyaasha xisbiga mucaarad ka ee Telugu Desam ay aa waddooyinka u daree ray si ay u dibad baxaan.
Walaashii ayuu qashqashaad ka hor istaagay Kiis ayaa laga diiwaan galiyay sal dhiga bilayska ee Cherukupally kaas oo ku saabsan dhimashada Amarnath.
Marka laga reebo dilka, qaybo la xidhii dha Xe erka POCSO ayaa sidoo kale lagu soo rogay kiis kan. Hooyadiis Uppala Madh avi ayaa gudbisay kiiskan.
Iyadoo la hadlaysa BBC, P Lakshmi oo qaraab ada Amarnath ah ayaa sheegtay, "Amarnath walaashiis ka weyn oo fasalka 12aad ah ayuu nin dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Venki dhibaa oo qashqasha adaa.
Waxay u dacwootay maamulaha dugsi ga Ven ki, laakiin guriga meysan waxba u sheegin cabsi awgeed. Walaalkeed Ama rnath ayaa farriin arrint an ku saabsan taleefoonka ku arkay, wuuna oga aday.”
DibadbaxyoQoraalka sawirka,
Dibadbaxyo ayaa ka dhashay dilka Ama rnath
"Venkateswara Red dy wuxuu ka baxay dugsiga oo hadda ma qabto wax shaqo ah. Mararka qaarkood wuu shaqeeyaa. Mar hore ayuu sidoo kale weer aray Amarnath, gurigiisii ayaan tagnay oo reerki isa ayaan u dacwoonay.
Waxaan uga dignay inaan dacweyn doonno ha ddi uu mar dambe dhibaateeyo wiillka yar laakiin sidan ayuu sameeyay.
Amarnath ayaa dhawaan u dabaaldegay dhala shadiisa 15aad. Hadda qoyskiisa ay aa masuuliyii nta ka ka dalbanaya in ciqaab adag la marsiiyo Reddy.
Wiilka dhintay ayaa deganaa tuulada Uppala Veri Pellam oo hoos tim aada Raja volu Panchay at. Boolis ayaa lagu daa diyey labada gooboodba si ay ammaanka u su gaan.
Markii xildhibaanka talada haya ee YSRCP Mopidevi Venkataraman uu u tag ay inuu la kulmo qoyska dhibbanaha, sha qaalaha TDP ayaa ka soo horjeestay, wax aana aagga ka qarxay xiisad.
Waxaa jirta jawi cadho ah oo ay dadka deega anka ka muujinayaan sharciga iyo kala dambeyn ta sii xumaanaysa. Xildhib aanka talada haya ay aa goor hore ka soo noqday guriga qoyska dhib banaha.
Arrintan ayaa lugta la gashay siyaasad iyo hee rarka ay u qaybsan yihiin dadka Hindiya taas oo isir ku salaysan.XIGASHO:-BBC
SABABTA AAN MAGACYADA DADKA U ILOWNO IYO
SIDA LOOGA HOR TAGO
Ilowshaha magacyada dadku waa mid ka mid ah meelaha ay xusuusteennu innaga gabto, balse waxaa jira siyaabo kuu sahlaya in aadan mag acyada iloobin, ayuu yiri Tom Stafford oo ku takhasusay cilminafsiga.
Akhriste lagu magacaabo Dan, ayaa yiri, ”Maxaan u ilow naa ma gacyada dadka marka ugu hor reysa ee aan kulanno? Waxaan xasuusan karaa xogta kale ee qofka ku saabsan oo dhan, balse waxaan iloobaa magaca qofka gebi ahaanba. Xitaa annaga oo yeelannay wada sheekaysi dheer oo waliba qoto dheer leh.
Waan yaxyaxaa runtii.”
Nasiib wanaag jawaabtu waxay ku xiran tahay in aan baranno wax ku saabsan aasaaska dabi iciga ah ee xusuusteenna. Waxay sidoo kale kaa ilaalin doontaa ceebta kaa soo gaaraysa bulsha da, sida in aad qof saacado dhan la sheekaysato balse aad magacoodii iska ilowdo, taas oo qofku u fasiran karo in aadan danaynayn sheekada amaba qofka laftiisa.
Si aad u ogaato sababta tan ka dambeysa, waa in aad fahanto in maskaxdeenu aysan ahayn nidaam qolladeysan oo shay walba meel u gaar ah leeyahay kadibna magacyo iyo calaamado la gu kala garto leh oo aysan jirin meel ku calaa madaysan ”magacyo”.
Balse maskaxdeennu waxay u shaqaysa qaab isla xiriirin ah. Waxay ka samaysan tahay qaabab macluumaad isla xiriira.
Tani waa sababta aan riyo-maalmeed u riyoon no, tusaale: waxaad aragtay in buugga aad akhri nayso lagu daabacay Muqdisho, iyo in Muqdisho ay hoy u tahay xeebta liido, in ina-adeertaa Ma ryan ay xeebta liido joogtay toddobaad ka hore, Maryan-na waxay jeceshahay jalaatada. Kadibna waxay maskaxdaadu is weydiina ysaa, tolow Mar yan ma biyaha badda ayey jalaato la gashay?
Qaabka ay xusuusteenno u shaqayso waa isku xiristaas waxayna welogeed wadaysaa in waxba wax ay kusii xirto, ma aha sida macquul u yahay waxa aad ku fikirayso ee waa wakhtiga, goobta, sida aad u baratay macluumaadka iyo macn aha.
Asxaab sheekaysanaysa
Isla shabakaddan wax isla xiriirisa ayaa ka dhi gan inaad jawaabta ka qiyaasi kartid su’aal. Jawa ab: "Xeebta Liido?" Su'aal: "Meel caan ka ah Muq disho." Tani waxay ka dhigaysaa xusuustaada mid faa'iido leh, sababtoo ah inta badan waxaad si fudud uga bixi kartaa nuxurka adiga oo u gudb aya magac: "maxaa ku jira khaanadda sare?
" ma aha su'aal aad u xiiso badan, laakiin wa xay noqonaysaa marka aad u baahan tahay jaw aabta "
away furayaashaydii?".
Haddaba si loogu talagalay ayey xusuus tu qaabkan ugu sameysan tahay, hadda waxaynu ar ki karnaa sababta aynu maga cyada u ilowno. Xusuusteena waa cajiib, waxay maskaxdeennu ka jawaabtaa inta jeer ee aynu wax kale kusii xir nay xigta aan helnay, ee micnaheedu ma aha in aynu doonayno in aan ilowno magaca.
Marka ugu horraysa ee aad qof la kulanto wa xa aad barataa magaciisa, laakiin xusuustaadu waxay magaca u aragtaa in uu yahay xog aan loo baahnayn oo aan ku xidhnayn wax kale oo aad sii garanaysay, kaas oo aan ku xidhnayn dhammaan waxyaabaha kale ee aad hadhow ka baranayso qofkan. Wada sheek aysiga ka dib, oo ay u badan tahay inaad qofka wax ka barato,sida shaqadiisa, iyo waxyabaha uu jecelyahay, iyo qoyskooda ama waxuun kale, macluumaadkan oo dhan waxay ma skaxdaadu u aragtaa kuwa iskuwada xiran.
Ka soo qaad inaad la hadlayso nin shaati bul uug ah sita oo jecel kalluumay siga oo ka shaqee ya iibinta baabuurta, laakiin doorbidaya inuu iska daayo inuu iibiyo qalabka kalluumaysiga. Hadda haddii aad wax yar oo xog ah ka xasuusan karto wada sheekaysigii sida, ("baabuurta iibiya") wax aad raaci kartaa silsiladda si aad u gaarto kuwa kale (" baabuurta iibiya laakiin wuxuu rabaa inuu iska dhaafo ", "wuxuu rabaa inuu iska daayo inuu iibiyo qalabka kalluumeysiga", "jecel kalluumeysi ga". "iyo wixii la mid ah).
Cilmi-baaris: Faa'iidada ay leedahay go' aan qaadhasha la'aantu
Dhibaatadu waxay tahay in magaca saaxiibkaa ga cusub aanu helin wax muhiimad siin ah sabab too ah waa xog yar oo aan oo gooni u taagan taas oo aadan ku xirin wax kale oo ka mid ah maclu umaadkii aad ka baratay.
Nasiib wanaag, waxaa jira habab lagu xoojin ayo isku-xiryadaas si xog waliba oo aad hesho ay u noqoto mid si toos ah ugu xiran kuwa kale. Waa kuwan sida loo xasu usto magaca, adigoo isticm aalaya mabaa di'da aasaasiga ah ee xusuusta.
Marka hore, waa inaad ka daba dhah daa mag aca marka uu qofku kuu sheego. Ku celintu waa mid ka mid ah xeerarka da habiga ah ee waxbara shada: ku celcelinta badan waxay keentaa xasuus adag.
Intaa waxaa dheer, markaad isticmaa sho qof magaciisa waxaad la xiriirinaysaa naftaada, ficil ahaan marka aad ku dhawa aqayso magaca, laak iin sidoo kale waxaad la xiriirinaysaa waxa aad markaas ka hadl aysaan ("Marka, Yaxyeow, max ay tahay waxa xiisaha badan ee ku saabsan kal luu maysiga ee aad sidan oo dhan ugu jecla atay?").
Marka labaad, waa inaad isku daydaa inaad ku xidho magaca aad hadda baratay wax aad hore u taqaanay. Dhib malaha ha ddii isla xiriirintu ay kuu la muuqato mid aan micno ku fadhin, waxa kaliya oo muhiim ah inaad hesho xiriir si aad magaca u gu dhej iso xusuusta.
Tusaale ahaan, waxaa laga yaabaa in ninka la yiraahdo Yaxye, saaxiibkaagii du gsiga sarena wa xaa la oran jiray Yaxye, in kastoo ninkani uu xiran yahay shaati bulu ug ah, Yaxyihii dugsiga sare wu xuu mar waliba xiran jiray mid madow, sidaas dar teed waligiis ma xiran buluug. Waa isla xiri irin doqonnimo ah oo la sameeyay, laakiin waxay kaa caawin kartaa inaad xasuusato.
Wuxuu imtixaanayaa maskaxdiisa
Ugu dambeyntii, waxaad u baahan tahay inaad isku daydo inaad ku xirto magaca qofka, wax kale oo isaga ku saabsan. Had dii ay aniga ahaan lah ayd waxa aan qaban lahaa waxa ugu horreeya ee maskaxda ku soo dhaca si aan u kala saaro mag aca iyo waxa aan isaga ka bartay.
Tusaale ahaan, Yaxye waa mid ka mid ah nabiyada, Yacquub oo is na nabi kale ah wuxuu magaciisu ka bilowdaa Y, sida Yuu nis oo ka le, oo uu nibiri badda dhexdeeda ku liqay, Yaxye-hanna wuxuu jecel yahay kalluum eysiga, laakiin waxaan hubaa in uu jecelyahay qa bashada kaluunka inta uu kaluunku isaga qaban lahaa.
Dhib ma laha haddii isku-xiryada aad sa mey sid ay yihiin kuwo aan fiicneyn ama la yaab leh. Uma baahnid inaad qofna u shee gto. Dhab aha antii, malaha way fiicantahay haddii aanad cidna u sheegin, gaar ahaan saaxiibkaaga cusub! Laa kin isku xiriddu wa xay kaa caawin doontaa in aad shabakad is ku wada xiran ka samayso maskaxda ada, shabakaddaasina waxay magaca saa xiibka aga cusub ka ilaalinaysaa in uu ka bo xo kaydka xasuustaada si aadan waji gab ax ula kulmin marka aad qof kale baraysid Yaxye ee uu magc iisu kuu gambiyo.
Haddii aad ka shakisan tahay, tijaabi tija aba dan degdegga ah. Saddex magac ay aan ku she egay intii maqaalkan socday. Waxaan sharad ku gali karaa inaad xasu usato Yaxye, oo aan ahayn Yuunis. Wax aana laga yaabaa inaad xasuusato ina adeertii Maryan (ama ugu yaraan inay jala at ada jeceshahay). Laakiin ma xasuusan kartaa ma gaca akhristaha su'aasha waydii yay? Taasi waa ta kaliya ee aan soo ban dhigay aniga oo aan fa ahfaahin ka bixin qa ar ka mid ah lifaaqyada ku xe eran magaca, waana sababta aan sharadka ugu galayo in uu yahay kan kaliya ee aad illowday.
XIGASHO:-BBC
Madaxweynaha Uganda oo cambaare eyay we erarkii Dorraad iskuulka lagu qaaday.
Madaxweynaha Uganda, Yoweri Mus eveni ay aa cambaareeyay weerarkii ka dhacay deegaan ka Mpondwe, koofur-galb eed Uganda, halkaasoo maleeshiyaad lala xiriirinayo kooxda IS ay ku dileen 41 qof.
"Gumaadkan cusub ee xubnaha ADF waa dembi, kalsooni la’aan, argagagixisanni mo iyo wax ma tarnimo ah,” ayuu ku yiri qoraal uu soo saaray.
Ilaa 37 ka tirsanaa ardayda Mpondwe Lubiriha Secondary school, waardiye iyo saddex qof ayaa ku dhintay weerarkaas.
Lix la rumeysan yahay inay arday ah aay een ayayna weerar yahannadu afduubteen la na aad een dalka Congo. Weli ma cadda sababta isku ulka, oo hore loo yiqiinnay Ny abugaando Peter Hunter Secondary Sch ool uu bartilmaame edka u noqday.
Mada xweynaha iyo Marwada 1aad ee Uga nda, Janet Museveni oo sidoo kale ah wasiirka wa xbarashada dalkaas ayaa laba doo duba su’aal geliyay maamulka iyo cid da leh iskuulka
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 19-KA JUUN 2023-KA
..