Gudoonka Golaha Wakiilada Puntland oo shaaciyay Ajandaha Rasmiga ah Kalfadhiga 52aad
Gudoomiyaha Golaha Wakiilda Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa shaaciyay Ajandaha Rasmiga ah ee xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ay ugaa doodi doonaan int lagu guda jiro kalfadhiga 52aad ee Baarlamaanka Puntland.
Qodobada ee ku jira Ajandaha waxa ka mid ah oo ugu weyn go'aan ka gaarista doorashada madaxtinimada Puntland ee 2023/2024.
Ka doodista xaaladda amniga Puntland gaar ahaanna amniga caasimadda Garoowe ayaa sidoo kale ku jirta ajandaha.
Ka doodista xaaladda gobolka Sool oo uu ka socdo dagaalka Laascaanood ayaa sidoo kale ku jirta ajandaha iyo qodobo kale .
Gudoonka Golaha Wakiilada Puntland oo shaaciyay Ajandaha Rasmiga ah Kalfadhiga 52aad
Gudoomiyaha Golaha Wakiilda Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa shaaciyay Ajandaha Rasmiga ah ee xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ay ugaa doodi doonaan int lagu guda jiro kalfadhiga 52aad ee Baarlamaanka Puntland. Qodobada ee ku jira Ajan