HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 17-KA JUUN 2023-KA

0
Saturday June 17, 2023 - 08:33:21 in Wararka by
  • Visits: 535
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 17-KA JUUN 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..


Madaxweyne Xasan Sheekh oo taageero dhe eri ah ka codsaday Beesha Caalamka

Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sh. ayaa Shalay M/Muqdisho kula kulmay Wakii lada Beesha Caa lamka ee dalka ka hawlgala.

Madaxweynaha ayaa diblomaasiyiint aasi kala hadlay in Somaliya laga taageero xaqiijinta heshiis kii Golaha Wadatashiga Qaran ee ay 27-kii bishii hore ee May ku gaareen M/Muqdisho, si dalka looga hirgeliyo hannaan doo rasho oo ku dhisan metelaadda dadweynaha, ta as oo jiho cusub u kaxeynaysa nidaamka dowla dnimada ee dalka.

Madaxweynaha ayaa Wakiilada Beesha Caala mka u xaqiijiyay in dowladdiisu ay dadaal ku bixin eyso qorshaha lagu xasillin ayo deegaanada laga saaray maleeshiy ada Al Shabaab iyo inay ka hir gelin doonto adeegyada aasaasiga ah ee bulsha da, sida waxbarashada, caafimaadka, biyaha, tam arta iyo kaabeyaasha kale ee rayidka, isagoona iftiimiyay in dowladdiisu ay u baahan tahay taag eero caalami ah, si loo daboolo baahiyaha jira.

Dhanka kale Madaxweyne Xasan Sh. ayaa dhi nacyadan la wadaagay muhiimadda ay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed u leedahay xaqii jinta qorshaha sanadka soo socda (2024) ee la xiriira meelmarinta go’aamada masi iriga ah, sida in awo odda dib loogu soo cel iyo shacabka, hirgelinta qorshaha Ciidanka Xoogga Dalka kula wareegay aan amniga dalka iyo in laga takhaluso maleeshiy ada Shabaabka.

Wakiilada saaxiibada caalamiga ee dalka ayaa Madaxweynaha u muujiyay inay dowladdiisa ku garab taagan yihiin yoo lasha ay hiigsaneyso, si da lagu sheegay qoraal ka soo baxay Villa Soma lia."Danjireyaasha dalalka Mareykanka, Ingi riiska, Jarmalka, Sweden, Norway, Finland, Denmark, QM,Midowga Yurub iyo M/Afrika ayaa DFS ku bo gaadiyay guula ha wax ku oolka ah ee ay ka gaar tay dag aalada ka dhanka ah Khawaarijta Al Shab aab, iyagoo sidoo kale sheegay in DFS ku garab taagan yihiin qor sheyaasha mudnaanta u leh xu kuumadda ee amniga, nabadda, xasilloonida iyo mee lmarinta go’aamadii Golaha Watashiga Qa ran.” Ayaa lagu yiri qoraalka.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa wax aa kul anka ku wehlinayay xubno uu ka mid yahay Wasi irka Arrimaha Dibadda ee XF,Abshir Cumar Jaam ac (Huruuse).

Duqa Muqdisho iyo Duqa Belgrade oo ka shir ay mataaneynta labada Caasimadood

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa M/Mu qdisho Yuuuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo saf ar shaqo ku jooga dalka Serbia ayaa kulan la qaa tay Duqa M/Belgrade ee Caasimadda Jamhuuriya dda Serbia Alek sandar Šapić.

Kulanka ayaa waxaa Duqa Muqd isho ku wehliyay Da njiraha JFS u fadhi ya J/Serbia Maxa med C/hi Axmed, Agaasimaha Xariirka Dibadda ee Maamu lka G/Banaadir, La-taliyeyaalka tirsan D / Hoose ee Xamar iyo Diplomaasiyiin ka howl-gala Safaarada Soomaaliya. Duqa Muq disho iyo dhiggiisa Belgra de ayaa ka wada had ay dib u mataaneyn ta labad da caasima dood, isk aashiga la bada dhinac ee ho rumarinta Caasi madda Muqdisho, iyadoo hortabin la siina ayo xal u hel ida biyo-mareenada, kaa bayaasha isu soc odka gaadiidka oo ay ugu hor eeyaan dhis maha wadooyinka, gaadiidka dadwe ynaha, gaadi idka gargaarka deg deg ah, gaadiidka waxbara shadda iyo maareynta samxada Magaaladda.

Guddoomiye Madaale iyo Aleksandar Šapić ay aa isla qaatay xoojinta xiriirka 2da Magaalo,iya doona Duqa Balgrade uu soo bandhigay keydka xusuus dhowrka Bel grade, oo ay ku aruursanaay een wada-shaqeyntii ka dhaxeesay 2da Caasim ad ood xilliyadii ay Muqdisho Duq Magaalo ka aha ayeen Axmed Maxamud Cadde, Yuusuf Ibraahim Cali, Cusmaan Maxamed Jeelle &Xasan Abshir Faarax, taasi oo muu jineysa xiriirka soo jireen ee 2da Magaalo.

Dhinaca kale Guddoomiyaha G/Banaadir Ahna Duqa M/Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Mad aale) ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Agaasi ma ha Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Amniga D/Serbia Col. Milos Andjic, oo uu uga mahad celiy ay sida ay Serbia ga canuga geysaneyso Dowlad dhiska Soo maaliya iyo qaar ka mid ah shirkada ha gaarka loo leeyahay ee ku takhasusay dhism ayaasha buundoonyinka, wadooyinka iyo uruurin ta dakhliyadda canshuurta.

Maamulka Bankiga Dhexe ee Soomaa liya oo la guddoonsiiyay abaalmarin caalami ah

Maamulka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ay aa dhowaan ku guuleystay abaal marinta caalami ga ah ee ay sannad walba bixiso hay’adda ‘Cen tral Banking’ ee fadhig eedu yahay wadd anka Inguriiska

Guddoomiyaha Bankiga Dhexe Md. Cabdiraxm aan Maxamed C/hi ayaa ab aalmarintaasi lagu gu ddoo nsiiyey xafl ada aad loo soo agaasimay oo ka dha cday M/London ee waddanka Ing iriiska.

Guddoomiyaha oo hadal mahadcelin ah ka jee diyey madasha xafladdaasi ayaa yiri "Jaa’isaddani waxay daliil u tahay dadaalka dheer ee shaqaala ha& maamulka Bank iga Dhexe ku bixiyeen hirge linta kaabay aasha maaliyad da dalka oo uu ugu horre eyo Hannaanka Lacag bixinta Qaranka”.

Maamulka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya wa xaa ka go’an dib u dhiska iyo xasilo onida hanna anka maaliyadda iyo kobcinta dhaqaal aha dalka.

DF oo Bakaaro ka soo qabatay ganacsato ku kacday qiyaano halis ah

Xafiiska xeer ilaaliyaha qaranka ayaa Shalay warbaahinta u soo ban dhigay badeeco dhacday oo laga beddelay dhey dkii, isla markaana bulsha da lagu qiyaamay, iyadoo looga dhigayo badeeco cusub. Sidoo kale waxaa la soo qabtay ganacsato lagu eedeeyey inay Suuqa Ba kaaraha ka furteen xarun waqtiga dhicitaanka loo ga beddelo badeecada dhacda.

Xeer ilaaliye ku xigeen dalka Jabriil Cabdi ayaa warbaahinta u sheegay inay soo qabteen dad jaw aanada raashinka ka badalayey taariikhda, kuwa as oo xarun gaar ah ka furtay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Waxaa la soo bandhig ay raashin, cabitaano iyo badeecooyin kale oo la sheegay in bulshada lagu qiyaamayey isla mark aana ay dhaceen, balse raggaani ay taariikhda dhicitaan ka beddeleen."Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee qara nka, wu xuu gacanta ku hayaa cunn ooyin iyo cabitaanno uu dheydkoodu dhacsan yahay oo laga bedelay dheydkoodii saxda ahaa,” ayuu yiri Jabriil Cabdi Xeer ilaaliye ku xigeen dalka. Sidoo kale wuxuu balan qaaday in markii ay soo dhamaadaan baaritaanada an ay eedeysana yaasha la hayo hor geyn doonaan maxkamadaha dalka, si sharciga loo marsiiyo dadka ku kacay qiy aanadaas. Xafiiska xeer ilaalinta dalka ayaa bul shada Soomaaliyeed uga mahadceliyey in xogta sababtay in lasoo qabto raggaan ay soo gudbiy een,wuxuna Xeerilaaliye ku xigeenku bulshada ka dalbaday inay kala shaqeeyaan soo qabasha da dadka ku kacaya qiyaanada noocaan oo kale ah.

"Waxaan uga digeynaa cid kasta oo bulshada ka iibisa cunno dhacday, waxaan marsii doonaa qofkii ku kaca falkaas sharciga, wuxuuna la kulmi doonaa cawaaqib adag,” ayuu yiri Jabriil Cabdi.

Xigasho:Caasimadda.Net

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafiim aadka XFS oo kulan la yeeshay Wasiirka Cafimaadka dalka Ethoipia

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS xildhiban Maxamed Xasan Maxamed ayaa kulan muhiim ah la qaatay Dr. Lie Wasiirka Cafim aadka dalka Eth oipia.

Labada wasiir ayaa ka wa da hadlay sidii sa re loogu qaa dilahaa is kaa shiga labada waa sarado od ee dhi naca khibrad wadaaga iyo dhi smaha kaa bayaasha adeegga caafimaad waxa aana la isku afgartay in Ethiopia ka caawiso Soomaaliya sare uqa adista tayadda aqoonta iyo khi barada shaqa alaha caafimaad ka iyo horumarinta xarumaha caafimaadka Qaran ka.

Sidoo kale Labadda wasiir ayaa isku afgartay in iskaashiga wasiiradda Bariga Africa sare loo qaado isla markaana si wad ajir ah wasiiradda wa saaraddaha caaf imaadka wadamadda Bariga Africa ka wad ashaqeyaan horumarinta tayadda caafimaadka Bariga Afrika.

Dowladda Fedaraalka oo shaacisay iney dish ay mid ka mid ah horjoogayaasha ugu halista badnaa Al-shabaab

DFS ayaa faahfaahin dheeraad ah bixisay howl gal Dorraad ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ay ka sameeyeen inta u dhaxeysa deegaanada Gal cad iyo Baraag Sh.Caamir ee G/Galgaduud.

Howlgalka oo ahaa mid qorsheysnaa ayay Wasaarad da Warfaafinta Soomaaliya sheegtay in lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo uu ku jiray horjooge ma gaciisa lagu sheegay Cali Axmed Guure oo loo yaqiinay Cali Qoyane.

Horjoogahaan ayay dowladda sheegtay inuu ka mid ahaa horjoogayaasha Al-sha baab ee gob olka Galgaduud kuwa ugu dar an ee dhibaatada ba'an ku hayay shacab ka Soomaaliyeed ee ku nool deeg aanada gobolkaas.

Taliye ku xigeenka Ururka 7-aad Guuta da 16-aad ee Kumaandooska Danab Xidi gle Maxamed Xasan Abuukar ayaa u shee gay warbaahinta qa ranka in dilka horjo ogahaan uu yimid kadib xog ay ka heleen dadka deegaanka.

"Horjooge Cali Axmed Guure (Cali Qo yane) ayaa isagoo maqana ah waxaa ay horay Maxkam adda Ciidamada ugu xukuntay dil, waxuuna ka ka mid ahaa horj oogayaasha ugu halista badan ee dadka Soomaaliyeed dhibka badan ku hay ay” ay aa lagu yiri war kooban oo ay baahisay Wakaal adda wararka Soomaaliy eed ee SONNA. How lgalka lagu dilay horjoogahaan ayaa sidoo kale la tilmaamay in ciidanka dowladda ay kusoo furteen gaari noociisu yahay NOHA iyo hubkii ay wateen horjo ogahan iyo xubnaha kale ee lagu di lay howl galka qorsheysnaa ee ka dhacay Galgaduud.

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirwey naha Iskaashiga Ganacsiga Afrika iyo Hindiya

Shirweynaha sanad-laha ah ee horu marinta, ganacsiga, warshadaha, iyo isk aashiga Hindiya iyo Afrika ayaa ka furmay magaalada New Delhi da lka Hindiya, wax aana dowladda Soomaaliya ku matalayay danjiraha Soomaaliya ee dalka Hindiya Axmed Cali Daa hir. Shirweynaha 18-aad ee Hindiya iyo Afrika oo so conaya muddo sadax maa lin ah ayaa waxaa looga hadlayaa dhinacyada kala duwan ee horumarinta dhaqaalaha, maalgashiga iyo tignoolajiyada.

Shirka waxaa marti-galisay dowladda Hindiya, halka dowladaha Afrika ay ka socdeen wakiilo iyo diblomaasiyiinta ku ma tala Hindiya, shirkaan wa xaan inta badan diiradda lagu saarayaa arrimo ay ka mid yihiin, iskaashiga qeybta hawada ee Orbit-ka, sahminta hababka cusub ee kobaca maalgal inta, wax ka beddelka kaabay aasha horumarinta Afrika, wax soo saarka suuqyada guud ee Afrika, abuurista iskaa shiga waxbarashada iyo horuma rinta xirf adaha iyo iskaashiga tignoolajiyada cas riga ah.

Dowladaha Hindiya iyo Afrika ayaa inta badan yeesha kulamo Ka la duwan oo ay ku gorfeey aan arrimaha gancsiga, dhaqaa laha, siyaasadda, amniga iyo guud ahaan xiriirka soo jireenka ah ee Hindiya iyo Afrika.

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Hindiya Ax med Cali Daahir ee shirka ka qeyb gal aya ayaa waxaa la filayaa in uu kulamo do ceedyo la ye esho Madaxda ka qeyb gal eysa Shirka, isaga oo kala hadli doono arrimo ku saabsan xaaladda Soomaaliya.

Warmurtiyeed: -Ka soo baxay Shirka Wadata shiga Wasaaraddaha Isgaarsi inta iyo Teknolojiyada

Waxaa M/Muqdisho ku soo gebageboobey Shi rka 4-aad ee Wadata shiga Wasaaradda Isgaars iinta iyo Teknolo jiyada ee XFS iyo Wasaaradaha Isgaars iinta ee D/ha Xubnaha ka ah DF iyo G/Be naadir oo socdey 12ka illaa 16ka Juun 2023.

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay W/Isgaarsiinta & Teknolojiyada ee DFS ayaa waxaa si rasmi ah u furay, soona xiray Wasiirka Is gaars iinta iyo Teknolojiyada ee XF/ Soomaaliya.

Ujeedada shirkani waxay ahayd in wasaaradaha isku shaqada ah ee heer federal iyo dowladaha xubnaha ka ah DFS ay yeeshaan wadashaqayn iyo is-afgarad, waxaana ka soo qaybgalay Wasi irka W/Isgaarsiinta & Teknolojiyada XFS Md. Ja amac Xasan Khaliif,W/ru-Dowlaha Wisgaarsiinta Md.Axmed Cismaan Diiriye,Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee K/ Galbeed, Md/C/hi Sh. Da ahir,Wasiirka Isgaarsiinta &Teknolojiyada ee Ga lmudug Md.Muxyadiin Sh C/hi Osman, Wis/ iyo Teknolojiyada ee HirShabeelle,Md.C/fitaax Xasan Faarax,Agaasimaha guud ee W/Is/ iyo Teknoloj iyadda ee Jubaland, ahna kusimaha Wasiirka Md. Saa cid C/hi Maxamed,Agaasimaha Guud ee W I&TMd. Cabdi’asiis Duwane Isaaq, Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaran ka Md.Mustafa Yaa siin Sh. Agaasimaha Waaxda Teknoolajiyadda & Isgaarsiinta ee G/Bena adir Mohamed Adirahman Yabarow,Lataliyeyaasha WI&T, Agaasimay aasha guud iyo Agaasime Waaxeedyada Wasaa radaha Isgaarsiinta ee heer Federaal iyo heer dowladaha xubnaha ka ah DFS,la taliyeyaal & hawl wadeen no kale. Falanqayn iyo dood ka dib waxaa Shirka 4aad ee Wadatashiga laga soo saaray qodoba dan ho os ku xusan. Waxay wasaaradaha dowl adaha xubn aha ka ah DFS uga mahadceliyeen Wasa aradda Isgaars iinta iyo Teknolojiyada (WI&T) kulankan wadatas higa ah waxayna soo jeediyeen in la joogteeyo kulammada nuucan oo kale ah.

Waxay wasaaradaha dowladaha xubn aha ka ah DFS ku bogaadiyeen horumarka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada (WI&T) ay ku tallaa bsatay muddada koob an iyo howlaha qabsoo may.

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknol ojiya da XFS iyo Wasaaradaha xubnaha ka ah inay yee shaan wadashaqeyn joogto ah lagana faa’iideysto dhammaan howlaha hor-yaalla. In Mashaariic da iyo dhammaan Horuma rka la hiigsanaayo la ga wada shaqeeyo sida:- Mashruu ca (EA-RDIP) oo maraya meel wanaagsan.

Wabiga Shabeelle oo ku fatahay deega ano badan oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe

Wabiga Shabeelle ayaa saacadahii lasoo dhaa fay fatahaad ka sameeyay deegaano dhowr ah oo hoostaga degmada Jowhar ee G/Shabeellaha Dhexe. Ilaa 72 tuulo oo dhamaantood hoostaga M/Jowhar ayaa lasoo warinaya inuu ku fatahay Wabiga Shabeelle, kaasoo si weyn u saameeyay Beeraleyda ku nool tuulooyi nkaas oo dalagyadii u beerna uu cagta mariyay wabiga dhu l beeraad lagu qiysaay 50 Hektar, islamarkaana sabab ay iney boqolaal qoys ka barakacaan aqaladooda.

Guddoomiyaha degmada Jowhar Cismaan Maxamed Mukhtaar ayaa sheegay in dhibaatoo yin farabadan oo dhanka nolosha ah ay durba la soo gudboonaatay dadkii ka barakacay fataahada Wabiga Shabeelle uu ka sameeyay deegaanada hoostaga Jowhar.

Guddoomiyaha ayaa DFS iyo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay gargaar deg deg ah la soo gaaraan dadka ku dhibaateysan deega anada hoostaga degmada Jowhar.

Bishii lasoo dhaafay ayay aheyd markii deg mooyin iyo deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan uu Wabiga Shabeelle ka sameeyay fatahaad xoogan oo sababtay in laga barakaco dhamaan xaafada ha M/Baledweyne, taasoo wali aysan kasoo kab san dadka reer Hiiraan.

Dad Shacab ah oo lagu dilay weerar ka dhacay Gobolka Galgaduud

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay ka soo baxayaan weerar geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaa wac oo ka dhacay duleedka M/Dhuusamare eb Maleeshiyaad hubeys naa ayaa waxaa la shee gay inay rasaas ku fureen Gaari dad Shacab ah ay saarnaayeen oo ka ba xay M/ Dhuusamareeb, kuna waja hnaa degaan ka Xiindheere, xilli uu marayay agagaarka degaan ka Gadoon ee G/Galgaduud.

Wararka aan helnay ayaa waxaa ay sheegaya an in rasaasta lagu furay Gaariga ay ku geeriyoo deen Nabaddoon lagu Magacaabi jiray Cali Sh. C/lle &Gabadhiisa,halka ay ku dhaawacmeen 3 Ruux oo kale.Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku daray in fal kaan uu salka ku haayo arrimo la xiriira aanooyin qabiil oo kajira degaano katirsan Maamulka Ga lmudug, waxaana weli ka hadlin weerarkaas laam aha Amn iga G/ Galgaduud.

Somaliland oo ka warbixisay imtaxaan ka sha haadiga ah oo berri bilaabmaya iyo waxa laga yeelayo ardayda reer Laascaanood

Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in ardayda reer Laascaanood anay geli doonin imtaxaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo Dhexe, oo berri bilaabmaya xaalada colaada awgeed.

Wasiirka Wasaarada Waxbara shada Somaliland Axmed Max amed Diiriye Toorno,ayaa shee gay in ardayda reer Laasc aano od ee colaaduhu saameeyeen ay gabi ahaanba gudbi doonaan iyaga oo aan imtaxaan galin, oo loo qiimayn doono.

"23 kii degmo doorasho ee Somaliland hal deg mo uun baanu imtaxaanku ka dha cay, oo golaha wasiiradu yidhahdeen ard aydu sidooda ha u gudbaan xaalada jirta awgeed, halkaa degmana xataa tuulooyin ka mid ah ayuu imtaxaanku ka dhacaya" ayuu yidhi Wasiir Toorno.

Imtaxaanka shahaadiga ah ayaa ka qabsoomi doona badanka deegaanada So maliland, iyada oo ay ka qayb qaadana yaan arday ka badan 40 kun, oo ku nool deegaanada kala duwan.

Wasiirka ayaa sidookale sheegay in imtaxaan ka lagu gali doono gobolka Badh an oo uu sheeg ay in ay Puntland hore u sheegtay in aan lagu gali doonin imtax amada Somaliland.

Jubbaland oo ka jawaabtay hadal kasoo yeer ay madaxweynaha Puntland

Cismaan Xaaji Nuur oo ah guddoomiye ku xig eenka maamulka cusub ee gobolka Gedo uu dhawaan u magacaabay madax weynaha Jubbal and ayaa si adag uga jawaabay hadalkii kasoo ye eray madaxwey naha Puntland Saciid C/hi Deni, ka aso ahaa in Gedo lagu qasbayo maamul aysan raali ka aheyn.

Guddoomye Cismaan Xaaji Nuur ayaa sh eegay in hadalka Saciid Deni uu yahay mid u taag eero kaga raadinaayo shacabka gobolka Gedo, kadib markii siyaasadiisa ay isaga hor yimaadeen DFS& D/G/Jubbaland.

"Reer Gedo wax ka halaysan malaha, madax baa xukunta uu ugu horeeyo madaxweynaha D/G/Jubbaland iyo madaxweyne ku xigeenka mar ka wax dhib ah oo ka jira G/Gedomalaha. Dadka Reer Geddo wax aysan rabin meeshan ma yaala an, D/G/Jubbaland ayey hoostagaan” ayuu yiri Ci smaan Xaaji Nuur G/ku xigeenka G/Gedo.

Wuxuu sidoo kale sheegay Cismaan Xaaji Nuur in haatan ay fowdo wadaan shaqsiyaad horay xil al uga soo qabtay Jubbaland, islamarkaana xilal koodii ay hayaan dad iyaga ku heyb ah oo ku mat ala maa mulka Jubbaland.

Hadalkaan kasoo yeeray guddoomiye ku xig eenka G/Gedo ayaa imaanaya, iyadoo M/Garba haareey 7kaan gudahiisa laga celiyay diyaarad uu la socday guddoomiyaha cusub ee dha waan loo magacaabay G/Gedo, ka dib is hortaag ay ku sam eyeen diyaarada xubno ka tirsan maamulka horay ugu magacawna gobolka iyo dad shacab ah oo ka soo horjeeda magacaabista maamulka cusub.


Feysal Cali Waraabe oo ku hanjabay in Ciida mada Somaliland la wareegi doonaan Garoowe

Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee SomalilandFa ysal Cali Waraabe ayaa si kulul uga jawaabay ha dalkii kasoo yeeray Madaxweynaha Puntland Sac iid C/hi Dani ee ahaa in Somaliland ciidan keeda ka qaado Laascaanood.

Eng, Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in ciidanka So maliland aan la qaadayn La as-Caanood inay sii socdaan mooyee, isla mar ka ana hadii aan saan wax laga bed elin ay xaalad da sii adkaan doonto.

Wuxuu hadalkiisa uu intaasi kudaray in hadii ay sii jirto xiisada Laas-Caanood leys kugu tegi do ono Magaalada Garoowe, is aga oo Madaxweyna ha Puntland ku eedee yay in uu mas’uul ka yahay dhibaatada ka taagan Laas-Caanood.

Dhowrkii bilood ee la soo dhaafay ayaa waxaa duleedka Magaalada Laas-Caan ood ee Xarunta G/Sool ka dhacayay dagaal u dhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo kuwa degaanka ee SSC, kaas oo aan wax natiijo ah laga gaarin.

Xog: Daacish ‘oo laba arrin midkood kala dooransiinaysa’ ganacsatada Boosaaso

Kooxda Daacish-ta Soomaaliya ayaa dardar-gel isay ololaha ay lacagta baada ah uga qaadaneyso ganacsatada maamulka Puntland, gaar ahaan ku wa M/Boosaaso ee xarunta G/Bari.

Xog ay sheegtay in ay heshay Caasim ada Online ayaa sheegaysa in kooxda Daacish ay ku qasbe yso ganacsatada Boosaaso in ay bixiyaan lacagta baadda ah ee ka qaado kooxda.

Kooxda ayaa sidoo kale waxay gana csatada ay weydiisatay lacagta ugu good isay haddii ay bixin waayan in ay albaab ada u laabaan mehrad ahooda.

Ganacsatada Boosaaso ayaa wajahaya laba doorasho oo midna u rooneyn, sida ay sheegeen, oo haddii ay diidan baadda kooxdan ayaa waxay ku qasban yihiin inay xiraan ganacsigooda.

Kooxda Daacish ayaa hore u xirtay xarumo ga nacsi oo ku yaalla M/Boosaaso ee G/ Bari,ka dib markii ay iska bixi waayeen lacag ba ad ah oo ay ku soo rogtay, sida ay Caasimada Online u xaqii jiyeen ilo wareedyo muhiim ah.

Arrimahan ayaa imanaya xilli laamaha ammaan ka maamulka Puntland ay ka gaabiyeen cadaadis ka ka dhanka ah male eshiyada Daacish-ta Soo maaliya, islama rkaana ay maamulkaas ka taagan tahay xiisad siyaasadeed.

Xukuumadda Puntland ee uu hoggaa miyo madaxweyne Saciid Deni ayaa lagu eedeynayaa inay ciidanka u leexisay arr imo siyaasadeed, ta asi oo diirada ka leexi say waajibkoodii shaqo ee loo igmaday.

Xisbiga Kulmiye oo ka hadlay loolanka loogu jiro Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somalil and

Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Xasan Muxumed Buuni oo waraysi siiyay Sahan TV, ayaa sheegay in xisbigiisu uu doonayo in Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon oo reer Sool ahi uu qabto jagada guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland.

Buuni xisbiga Waddani ayuu ku eedeeyay inuu isticmaalayo guddoomiyihii hore ee golaha wakiil ada C/risaaq Khaliif Axmed, si qof reer Sool ahi aanu kursiga guddoomiyaha ugaga danbayn."Iyaga oo aan taa hore iska bari yeelin, waxaanu og nahay Shalay inay sii wadaan fariimo uu isagii soo dirayo, oo ah bulshadii aan kasoo jeeday ina nay kursiga iiga danbayn, ayuu Shalayna ku bixi naya juhdi,isagoo wakiilo ay u yihiin kuwo Shalay halkan inala jooga" ayuu yidhi Buuni.

Buuni waxa uu ka hadlay damacaha guddoo moyenimo ee Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Golaha Wakiilada Cali Xaamud Jibriil, waxa anu sheegay in kursiga guddoomiyaha ay gobolo gaar ahi leeyihiin "Dadka deegaanka Sool iyo Sanaag kasoo jeeda ayaa kursigan matalaadisa iska leh" ayuu yidhi Buuni.

Cali Xaamud ayaa dhawaan shaaciyiyay damiciisa guddoomiyenimo, isaga oo markale Dorraad sheegay in Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan uu u sheeegay inuu kur siga uu ka samro, taasi oo uu ku tilmaamay hadal xaqdaro ah.

Hadaba, xukuumada Somaliland ayaa kursiga guddoomiyaha la rabta Prof: Faratoon, oo isagu markii hore Khaliif kula tartamay kursiga guddoomiyaha golaha.

Faratoon oo hore uga tirsanaa xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa ku biiray urur siyaasadeed ka Kaah, isla markaana dadka qaar ayaa ku doodayay in xukuumadu qof kale soo cumaamadi doonto madaama oo uu Kulmiye ka baxay, lakiin hadalka Buuni ayaa caddayn u ah in uu wali dookha kowaad ee xukuumada yahay.

SIMHA iyo Save the Children oo Wariy eyaal siiyay Tababar ku aaddan Hab-tebinta Xuquuq da Carruurta

Dalladda Xarumaha Warbaahinnada Madaxa bannaan ee Soomaaliya – (SIMHA), ayaa tababar u soo gaba-gaba ysay in ka badan 25 wariye oo is ugu jiray Rag iyo Dumar, kuwaasi oo kala metal aya jagooyinka shaqo ee warbaahinta, sida; Tifafti rayaal, Soo saarayaal, Tebiyeyaal iyo Wardoo na yaal.

Tababarkaan ayaa socday muddo Sed dex maalmood ah, waxaana bixinayay macalimiin aq oon durugsan u hel mih-nad da Saxaafadda qayb aheeda kala duwan, waxaana tababarku uu ku saabsanaa ha bka tebinta sheekooyinka Carruur ta iyo u Qareemidoodda, si loo xaqiijiyo in ay hele en saamiga ay ku leeyihiin dowladooda, waalidiint ooda iyo guud ahaan bulshada qaybaheeda kala duwan.

Tababarka ayaa kasoo qayb-galayaa sha wax aa si qoto dheer loogu sharraxay hab-tabinta toos an ee ku aaddan wararka carruurta, gaar ahaan xaaladdaha adag ee soo wajaha carruurta Sooma aliyeed iyo sidii bulshada ay ugu gudbin lahaaye en sheekooyin wax-ka beddeli kara marxal adaha qallafsan ee ay ku sugan yihiin carruurtu. Si looga hartago dhibaatooyinka faraha badan ee ka dhan ka ah carruurta, ayaa uje edka Tababarkani wax aa uu ahaa in Wari yeyaashu ay xoogga saaraan dhab uga warramidda Tacaddiyada lagula kaco Carruurta, waxaana si gaar ah casharrada lasiiy ay ay u taabanaayeen raadinta xuqu uqda ka maq an carruurta iyo in loo tabiyo qaab ku habboon dhaqanka iyo diinta,in laga dheeraado wax-wal ba oo fasir qaldan ka bixin kara hab-tabinta xuqu uqda carr uurta, ka qayb qaadashada wacyiga tog an ee carruurta iyo muhiim5aadad gaar ah lasiiyo soo tabinta sheekooyinka waxtarka u leh carruurta Soomaaliyeed.

Furitaanka Tababarka ayaa waxaa ka qayb-ga lay Wasiirka Warfaafinta, Dhaqan ka iyo Dalxiiska ee DFS Md. Daa’uud Aweys Jaamac, isagoo War iyeyaasha ku boo rriyay in ay diiradda saaraan Hab-tebinta Togan ee Xuquuqda Carru urta,waxaana intaasi uu ku daray in taasi ay wax badan ka beddeli doonto sida uu u ekaan doono Mustaqbalka malaayiin Carruur Somaliyeed ah.

"Siyaasad keliya ma aha in aad teb isaan, ee waa in aad cod u noqotaan mala ayiinta Carruurta Soomaaliyeed ee dhinac walba uga baahan hiilla da, sida; in ay Ca afjmaad iyo Waxbarasho hel aan” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta XFS Md.Daa ’uud Aweys.

Ka Warramidda sheekooyinka Carruur ta ayaa Somaliya aad ugu yar, marka la la-barbar dhigo wararka kale ee wadanka. Waxaana mararka qa arkood dhacda in iya da oo ay weriyeyaashu doo nayaan inay dif aacaan Carruurta ay u horseed aan in ay dhibaateeyaan, oo ay uga warramaan hab-tebin taban, oo boog iyo uur-ku taallo ku no qota nolosha carruur si qaldan sheekooyin kooda loo baahiyay, waxaana si taas looga dheeraado ay SIMHAiyo Save the Chil dren wariyeyaasha u qabteen Tababarka asi ku saabsanaa Hab-tebinta togan ee Xuquuqda Carruurta.

Inta Tababarku socday ayaa Suxuufiyiin ta ka qayb-galay waxaa ay falanqaynno iyo aragti is-dhaafsi ku sameeyeen Moqduuca tababarku ku saabsanaa ee Hab-tebinta Togan ee Xuquuqda Carruurta, iyadoo war iyeyaashu ay soo bandhig een sheekooyin ay qaarkood horay u sameeyeen oo ku saab-sab xuquuqda carruurta, kuwaasi oo ahaa kuwo markii dambe guulaystay kadib markii ay la wadaageen bulashada iyo cid kasta oo markii hore ay ka qarsoonayeen dhibaatooyin kaasi, waxaana Macaliimiintu dhankooda ay bixiy een duruus wax ka beddel weyn u noqon karta qaabkii hore ee Wariyeyaashu u soo gudbin jireen dhibaat ooyinka carruurta, waxaana Wariyeyaa sha ka qayb-galay ay ka kala socdeen Xaru umo Warbaahin oo Muqdisho ku yaalla iyo kuwo Gobolada ku yaalla.

Gaba-gabada tababarka oo Shalay ku ekaa ayaa waxaa hadallo dhiirragalin iyo dardaaran ah suxufiyiinta u jeediyay tababarayaal saxaafadeed iyo Masuuliyiin kale oo muddo dheer kusoo jiray warbaah inta, kuwaasi oo ku biiriyay aragtidooda iyo sida loogu baahan yahay in si togan looga war ramo xuquuda carruurta iyo taca ddiyada ka dhan ka ah.

"Marka aad tabinayso xogta wararka carruurta, waa inaad is weydiisaa, waxa aan ka tabinayo ma u danaynayaan mise wey dhibaataynayaan? Sab abtoo ah cunuggu marka uu ku jiro da’da carruur nimada wali mustaqbalkiisii ugu badnaa ayaa u harsan, sidaa darteed adigoo is leh u dadaal, ay aa waxaa laga yaabaa inaad u gaysato dhibaato uu la noolaado inta noloshiisa ka dhimman, marka waa inaad masuuliyad isi-saartaa adoo dhinacyo badan ka eegaya” ayuu yiri Abuukar Albadri oo ah tababare sare oo saxaafadeed.

Gabagabadii qaar ka mid ah Wariyeyaaasha dhammeystay tababarka ayaa waxaa ay ka war bixiyeen waxyaabihii ay ka faa’iideen seddexdii maalmood ee ay qaadanayeen casharrada la xar iira ka warramidda hab tabinta xuquuqda carruur ta, waxaana ay sheegeen in wax badan ay ka ko rorsadeen, ayna ka taxaddari doonaan wax walba oo ku saabsan soo warinta sheekooyinka carruur ta, iyagoo si habboon bulshada iyo cid kasta oo ay ka qorsoon tahay ugu soo gudbin doona, wax aana dhammaan wariyeyaasha la guddoonsiiyay Shahaadooyin caddeynaya Tababarka ay qaate en iyo mowcduuca ku aaddan Hab-tebinta Togan ee Xuquuqda Carruurta ee seddexda maalmood ay qaadanayeen

Kenya oo shaacisay khasaaro ka dha shay Qarax ay Al-Shabaab la beegsatay Ciidankooda

Madaxa ciidanka Booliska Gobolka Wa qooyi Bari ee Kenya John Otieno ayaa ka hadlay qarax sababay dhimasho iyo dha awac oo maalmo ka hor saraakiil ka tirsan ciidankooda lagula beegs aday magaalada Garissa ee waqooyi Bari ee dal kaas Kenya.

Qarax oo ahaa miino dhul ka la geliyay ayaa Al-Shaba ab waxa ay la eegatay gaari ay saarnaayeen saraakiil iyo Askar ka tirsa naa Booliska Kenya, kuwaasi oo qaarkood dhintay, halka kuwo kalena ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen.

John Otieno ayaa sheegay inay qaraxa uga dhinteen sideed sarkaal oo Boolis ah, isagoona intaas hadalkiisa kusii daray in weerarkaan ay tuh usan yihiin inay ka dan beeyeen Al-Shabaab oo uu xusay inay bee gsadaan gaadiidka ay saaran yihiin ciidan kooda ammaanka.

"Waxaan tuhun sannahay in tani ay ta hay sha qada Al-Shabaab, kuwaas oo bee gsanaya baabu urta ciidamada ammaanka iyo kuwa dadweyna ha,” ayuu yiri Madaxa ciidanka Booliska Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya John Otieno.

Si kastaba, Al-Shabaab ayaa marar badan wa xa ay qaraxyo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ay la eegteen ciidamada Kenya, iya doona dhawaan ay aheyd markii Shabaabka ay Askar badan oo Uganda ka tirsan ku laayeen mag aalada Buulo-Mareer.

Siyaasiyiinta Puntland oo war xasaasi ah ka soo saaray qorshe uu Deni wato

Madasha Siyaasadda Puntland ayaa soo saar tay bayaan ay uga digeyso muddo kororsi ay she egeen inuu damacsan yahay Madaxweynaha Pun tland Saciid Cabd ullahi Deni, kaas oo la sheegay in Deni uu qorsheynayo inuu marsiiyo baarlamaan ka. Qoraalka ayaa lagu yiri, "Madashu waxay uga

digeysaa baarlamaanka Puntland in la sameeyo wax ka beddel dastuur oo aan ku saleysneyn heshiis siyaasadeed, dhaqan iyo bulsho, kaas oo keeni kara dhaawac dowladni mo, qalal aase amni iyo hubanti la’aan mustaqbal ka Puntland.”

Waxay sheegeen inay u taagan yihiin ilaalinta xasiloonida, midnimada iyo dowla nimada Puntla nd, waxayna farriin u direen baarlamaanka Punt land, iyagoo ugu baaqay in kalfadhigaan lagu ma areeyo taxadar iyo masuuliyad dheeraad ah, si lo oga badbaado qorshaha Saciid Deni.

"Madashu waxay Guddoonka iyo Xildhibaana dda Golaha Wakiiladda Puntl and xasuusinaysaa waajibaadkooda Dastu uriga ah iyo xaaladda xa saasiga ah ee uu kusoo aaday Kalfadhiga 52aad ee Golaha Wakiiladda Puntland, inuu yahay mid u baahan masuuliyad iyo taxadar dheeri ah si ay san ugu dhicin dabinka Madaxweyne Deni uu ku doonayo in Baarlamaanka Punt land loo adeegsa do muddo kororsi iyo Das tuur furid aan sharciga waafaqsanayn, xilli ay gabaabsi tahay mudada Dastuuriga ee Xilhaynta GolayaashaDowladda Punt land.” Ayaa lagu yiri bayaanka ka soo bax ay madasha.

Sidoo kale Madashu waxay bayaankaan ku cadeysay in marar badan ay cod dheer ku sheeg een damaca Madaxweynaha Punt land Siciid Deni inuu yahay xukun maroorsi aan waafaqsan ayn Dastuurka iyo xeerarka dowladnimada Pun tland. "Qorsha Saciid Deni waa arrin khatar ku ah xasiloonida, midnimada iyo dowladnim ada Puntland,” ayaa lagu yiri war-saxaafa deedkaan ka soo baxay Madasha Siyaas adda Puntland.

Madashaan ayaa baarlamaanka ka codsatay in danaha xukuumadda Deni aysan ka hor marin danta shacabka reer Puntland, "Shacabka Puntl and waxaan ugu baaqeynaa inay ilaashadaan ami gooda, wadajirka iyo dowladnimadooda,” ayaa la gu yiri bayaanka.

Hoggaamiyaal Afrikaan ah oo doonaya in Ukrine lagu soo dabbaalo nabad

7 hoggaamiye oo Afrikaan ah ayaa howlo nabad eed u tagaya Dalalka Ukraine iyo Ruushka, iya goo rajeynaya inay soo afjaraan dagaalka ka so cda halkaas.

Wafdiga ka socda Koonfur Afrika, Masar, Senegal, Kon go-Brazzaville, Comoros, Za mbia, iyo Uganda ayaa Shalay oo Jimco ah la kulm aya Madaxweyne Volodymyr Zelensky ,halka Mad axweyne Vladimir Putin ay la kulmi doonaan maalinimada Sabtida.

Wakhtiga booqashada madaxdaasi ka socota Afrika ayaa ku soo beegmay xilli Kyiv ay qaa dayso weeraro xooggan oo rogaal celis ah oo ay ku qaadayaan ciidamada Raashiya.

Dalalka Koonfur Afrika iyo Uganda ayaa loo ar kaa inay u janjeeraan dhanka Ruu shka, halka Za mbia iyo Comoros ay u dhow yihiin Galbeedka. Masar, Senegal iyo Congo-Brazzaville ayaa si we yn dhexdhex aad uga aha dagaalada u dhaxeeya Raashiya iyo Ukrine.

Dowladda Shiinaha oo jabsatay boqolaal hay’ adood iyo wasaarado, caalamka oo dhan ah

Shirkad qaabilsan ammaanka Compu ter-ada oo laga leeyahay Maraykanka oo lagu magcaabo Mandiant ayaa Khamiistii sheegtay in kooxo abaa bulan oo taageero ka helaya dawladda Shiinuhu inay jabsad een aaladaha computer-ada ee boqo llaal shirkadood oo caalamka oo dhan ku kala yaa lla, kuwaas oo ay ku jiraan, hay’ado dawli ah iyo kuwo gaar loo leeyahay.

In ku dhow 30% aadalaha la jabsaday waxaa iska leh dawl ado kala duwan oo caalamka ah, kuwaas oo ay ku jiraan wa saarado arrima debedeed oo hayey shaqooyin muhiima.

Charles Carmal oo ah madaxa farsa mada ee shirkadda Mandiant ayaa shee gay in tallaabadani ay tahay, basaasni madii ugu ballaadhnayd ee dhi naca Inter netka ee ay qaaddo dawladda Shi inuhu, waxaana tallaabadan la fuliyey horraantii sannadkii 2021.

Computer-ada loo dhacay ayaa gaadhaya, tobanaan kun oo computer.

Shirkadda ayaa sheegtay in farsam ooyinka loo adeegsaday in loo dhaco aaladaha computer-adan, inay sabab u ahayd, ka dib markii kooxdani ka warhe shay, in qaar ka mida cinwaanada ema il-ada ee laga isticmaalo dunidu, inay leeyi hiin, meelo sahlan oo ay fududahay in loo dhaco cidda adeegsanaysa ama computer-ada lagu isticmaal ayo.

Kooxahan wax basaasaya ayaa fariimo ema ilo ah u diray hay’adaha iyo wasaaradaha ay barti lmaameedsadeen. Markasta oo fariintaas la furo na, waxay awood u yeesheen inay si qarsoon u xadi karaan macluumaadka ku kaydsan.

Xogtan ayaa tilmaamaysa in ururadaas ay 55% ku yaalliin Ameerica, halka 22% ay ku yaal liin Asia, 24% Yurub, Bariga dhexe iyo Africa.

Madaxweyne Putin oo Booqasho ku tagaya Turkiga lana kulmaya ErdoganMadaxweynaha Ruushka , Vladimir Putin ayaa booqanaya Turkiga , si uu ula kulmo dhiggiisa Tur kiga , Recep Tayyip Erdogan, sida ay baahisay wakaaladda wararka ee Interfax Booqashadan ay aa noqonaysa tii ugu hor reysay ee Putin uu ku ta go dal ka tirsan NATO tan iyo markii uu amar ku bixiyay in ciidamada ay galaan Ukraine sannadkii hore.

"Waxaa jirta casuumaad ka timid Mad axweyn aha Turkiga. Putin iyo Erdogan wax ay isku raac een in booqashadu ay noqon doonto mustaqbalka dhow, laakiin weli kamaanu hadlin maalin gaar ah, taariikho gaar ah,” Interfax ayaa soo xigatay la taliy aha siyaasadda arrimaha dibadda ee Putin.

Erdogan oo bishii hore dib loo doortay, ayaa tan iyo markii ay bilowdeen colaadda Ukraine isku dayay inuu sii wado xiriir adag oo uu la yeesho Moscow iyo Kyiv.

DHAQTARKII WADNAHA EE WADNE XANUUNKA UGU DHINTAY MUSQUSHA AGTEEDA

Dhakhtarka wadnaha ee caanka ah ee Jamnagar Dr. Gaurav Gandhi ayaa geeriyooday Talaadadii. Dhakhtarka wadnaha oo caan ka ahaa Jamnagar, Dr. Gaurav Gandhi ayaa geeriyooday Talaadadii isaga oo 41 jir ah.

Dhaqtarka ayaa badbaadiyay nolosha bukaano badan isagoo sameeyay kumanaan qaliin oo la xiriira cudurada wadnaha. Dhimashada Gaurav Gandhi ee wadno-xannuunka ayaa lagu tilmaamay mid lama filaan ah.

Dr. Gaurav Gandhi ayaa la sheegay in uu sameeyay ilaa 16,000 oo qaliin wadnaha ah intii uu ku guda jiray xirfadiisa qalliinka. Laakiin BBC-du ma xaqiijin karto sheegashadan.

Sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay Times of India, "Dr. Gandhi wuxuu ka shaqeynayay cisbitaalka dawlada ee degmada Jamnaga. Sidoo kale waxa uu ka hawlgalayay isbitaal gaar loo leeyahay.

Aasaasaha Isbitaalka M. P. Shah Medical Hospital Dr. Nandini Desai ayaa yidhi, "Talaadii 4-tii subaxni mo Dr. Gandhi waxa uu ka cawday feero xanuun. In taa ka dib waxa loo qaaday isla cusbitaalka gaarka loo lahaa oo isaga laftiisu ka shaqeynay".

Baaritaan ka dib waxa lagu daweeyay aysidh-ka gaaska. Daawaynta ka dib Dr. Gaurav ayaa sidoo ka le dareemay caafimaad waana laga saaray isbitaka.

Sida laga soo xigtay qoyska Gandhi, Dr. Gaurav wuxuu ku noqday guriga, laakin laba saacadood ka dib, waxa uu ku dhacay meel u dhow suuliga. Sidaas darteed isla markiiba waxaa loo qaaday qeybta garga arka degdega ah ee isbitaalka. Balse dhaqtar ku waxa uu sheegay inuu dhintay ka hor inta aanu soo gaarin isbitaalka.Dr. Gaurav Gandhi

XIGASHADA SAWIRKA,DR. GAURAV GANDHI

Agaasimihii hore ee Machad ka Caafimaadka Dadweynaha ee Hindiya Dr. Dilip Mavlankar Isagoo ka hadlaya sababaha keena wadne xanuunka marka uu qofka yar yahay, ayaa wuxuu yiri, "Bedelida qaab nololeedka, cyilka, jimicsi la'aanta iyo miisaanka xad dhaafka ah ayaa noqon kara sababaha ugu weyn."

"Laakiin, waa in sidoo kale la ogaadaa in qofka arrimahaas oo dhan daryeela uusan si buuxda uga xoroobi karin dhammaan cudurrada. Tani waxay muujinaysaa in qof kasta uu yeelan karo dhibaatooyin la xiriira caafimaadka oo ay ku jiro wadna xanuunka.

Cadaadiska shaqada ee dhakhaatiirta wadnaha?

Sida laga soo xigtay natiijooyinka warbixin laga soo saaray sahan caalami ah oo la sameeyay, "Rubuc ka mid ah dhakhaatiirta wadnaha adduunka ayaa la kulma dhibaatooyinka caafimaad ee dhanka

maskaxda ah." Dhibaatooyinka maskaxda ayaa sidoo kale loo arkaa mid ka mid ah sababaha badan ee cudurrada wadnaha. Dr. Lakshmi Mehta oo Jaamacadda Ohio State ee Columbus u joogay tababar ayaa wuxuu lee yahay, "Waxyaabaha laga u baahan in la baaro ayaa ah sababta iyo xiriirka ka dhexeeya caafimaad ka maskaxda iyo cudurrada wadnaha kuwaas oo aan la tixgelin." Marka loo eego natiijooyinka sahanka "76 boqolki iba kiisaskan waxay la xiriiraan caafimaadka maskaxda, iyo walbahaarka.

XIGASHO:-BBC

QOYSKA DHALAY GABAR LA WAAYEY 53 SANO KA HOR OO WELI KA QUUSAN LA' CODSINA U DIRAY DOWLADDA

Cheryl oo la sawiran aabehedXIGASHADA SAW IRKA,GRIMMER FAMILYQoraalka sawirka,

Cheryl oo la sawiran aabehed Qoyska dhalay ilmo British ah oo lagu waayay Australia muddo 53 sano laga joogo ayaa qoraal u dir ay xeer ilaaliyaha guud ee gobolka New South Wales iyaga oo ka dalbanaya inuu dib u eego kiiska. Cheryl Grimmer oo saddex jir ah ayaa sannadkii 1970kii ka luntay meel u dhow xeeb ta Wollongong.

In kasta oo ay booliisku si weyn u baareen, dib loo ma helin jaan iyo cirib mel ay dhigta, laakiin baarit aan sannadkii 2011-kii la sameeyay ayaa lagu soo gabagabeeyay inay dhimatay.

Kiiska ka dhanka ah nin lagu eedeeyay inuu qirtay afduubkeeda sannadkii 1971 iyo dilkeeda ayaa burburay sannadkii 2019.

Booliisku waxay diideen inay si cad u sheegaan in ninka – oo dembi algu waayay, oo aan la magacaabi karin sababo sharci - uu weli yahay tuhmane.

Xeer Ilaaliyaha Guud ee maxkamadda, Mark Speakman ayaa ku tilmaamay burburka baaritaanka 2019 inuu yahay "dhamaadka" mid ka mid ah siraha ugu caansan Australia.

"Ma doonayo in qoys kale ay soo maraan wixii qoy skeena soo maray, waan xanaaqsanahay," Cheryl walaalkeed Ricki ayaa u sheegay weriyaha BBC-da Jon Kay xilligaas, isagoo u warramayay barnaamijka Fairy Meadow. Laakin booliiska Australia ayaa sii waday baaritaanka, 2020-kiina dowladda gobolka NSW waxay gaarsiisay abaal-marinteeda ay ku bix inayso macluumaadka la xiriira kiiskan ilaa $680 ,000.

Hadda qoyska Grimmer waxa ay warqad u direen ninka beddelaya Mr Speakman oo lagu magaacabo Michael Daley, iyaga oo ka codsanaya inuu mar kale eego go'aanka garsooraha. BBC-da waxay la xiri irtay xafiiska Mr Daley si ay faallo uga bixiyaan.

Cheryl oo ku ciyaaraysa xeebta lagu waayey

XIGASHADA SAWIRKA,GRIMMER FAMILY

Qoraalka sawirka,

Cheryl oo ku ciyaaraysa xeebta lagu waayey

Marka la burinayey kiiska 2019-kii, Garsoore Robert Allan Hulme wuxuu sheegay in tuhmanaha da' da yar uusan lahayn wax ila aliye ama qareen ah inta la gu guda jiray wareysiga booliiska ee 1971 kii.

Waxa uu ku tilmaamay wiilkan mid "garaadkiisu hooseeyo" oo aad uga nugul filkiisa 17 jirrada ah taas oo ah natiijo ka dhalatay korriinkiisa oo xuma day. Laakiin qoyska Grimmer ayaa sheegay in go' aan kaas aan wax tixgalin ah loo siin "dhibanaha de mbiga", waxayna ku tilmaameen ka saarista magaca Cheryl ee xukunka inay tahay "wax qoyska dhibaya".

"Waxaan soo jeedin lahaa in tani ay si aad ah u ga soo horjeedo waajibaadka Australiya ee hoos yi maada xeerarka xuquuqda aadanaha," ayaa lagu yiri warqadda uu saxiixay Michael Grimmer, Cheryl ina-adeerkeed.

Qoyska ayaa sheegay in faahfaahinta qiraalka la xaqiijiyay "intii lagu guda jiray dib u baadhista 2016-17". Warqaddu waxay ugu baaqaysaa Mr Daley in uu oggolaado codsiga Maxkamadda Sare ee gobola NSW ee baaritaanka cusub, iyo in la qaado xannib aadaha warbaahinta ee ka hortagaya in magaca tuh manaha hore la baahiyo si ay u soo dedejiso markha at iyada kale ee suurtagalka ah inay yimaadaan.

Qoyska Grimmer waxay markaas uun u soo guure en Australia iayag oo ka yimid boqortooyada Ingiriis ka markii Cheryl la waayay.

Waxaa markii ugu dambeysay la arkayay iyada oo ku qubeysanaysa meel u dhow xeebta, halkaa soo ay Shalayas kula qaadatay hooyadeed iyo labo walaalo ah oo ka weyn. Goob joogayaal ayaa she egay in ay arkeen nin aan la garaneyn oo sita ilmo ku duuban shukumaan kuna sii jeeday goobta baab uurta la dhigto ee xeebta.

XIGASHO:-BBC

SAMIIRA WAXAY ABAAL MARINNO KU HESHAY HEERKA AY KA GAARTAY AQOONTA

Samiira Cumar

XIGASHADA SAWIRKA,ERIN HOWE/UOT

Qoraalka sawirka,

Samiira waxay usoo joogtay walaa lkeed oo Samiira Cumar oo dha waan shahaada da ugu sarreysa ee PHD oo ku saabsan caafimaad ka aadmiga ka qaadatay jaama ca dda Toronto ee dalka Canada, ayaa sida ay jaamace ddeedu sheegtay waxaa ugu weyn oo riixaya nax ariis iyo xiiseyn laba daba.

Sida laga soo xigtay Jaamacadda Toro nto, Cilmi-baaristeedu waxay dhacaysaa halka ay iska galaan sinnaanta, sayniska aadmiga iyo midab-takoorka - iyadoo diirad da ku saaraysa daryeelka baxnaaninta ee dadka isu aqoonsan madowga ee qaba xanuun anada burooyinka iyo kansarka (TBI).

Shaqada Samiira waxaa dhiirigeliyay waxa ay ka la kulantay daryeelka walaalk eed, kaas oo la kulm ay dhaawac maskax eed oo naxdin leh sagaal sano ka hor.

"Walaalkey wuxuu bukaan-jiif ku jiray in ka badan saddex sano," ayey tiri Samiira. "Wakhtigaas,18 saa cadood ayaan maalintii sariirtiisa agteeda joogayey, si aan u hubiyo inuu cod leeyahay, dadkuna waxay ula dhaqmeen sidii qof bini’aadam ah oo nolol filaya ka dib markii uu cusbitaalka ka baxay.

"Waan ka niyad jabay tayada daryeelka uu hela yo, taas oo aan ku qanacsanahay in ay ku salaysan tahay muuqaalkeena iyo fikradaha dadka kale iyo fikradaha ku saabsan asalkayaga."

Iyadoo Samiira ay qorsheynaysay inay noqoto dhaqtar daryeelka caafimaad, wax ay sheegtay inay diiradda badashay markii ay aragtay suurtagalnima da in daryeelka baxnaaninta laga dhigi karo mid loo siman yahay oo ay heliu karaan dadka loo aqoo ns day inay yihiin Madow.

Waxay sheegtay in ay markiiba xaqiiqs atay in ay jirto aqoon tacliimeed aad u yar oo ka hadlaysa cuns uriyadda daryeelka caafimaad ee ku aaddan xanuun nada noo can ah ama tayada nolosha dadka Madow ga ah ee la nool TBI (Traumátic Brain Injuries).

Jamacadda Toronto

XIGASHADA SAWIRKA,UOT Qoraalka sawirka,

Jamacadda Toronto Mid ka mid ah daraasadaheedii ugu horr eeyay oo dib-u-eegis ku samaynaysay kha riidadda aqoonta jirta, Samiira waxay dib u xasu usataa in ay ogaatay in dadka Madowga ah inta ba dan laga saaray cilmi-baarista, ama lagu daray laa kiin iyada oo xoogga la saarayo sida ay ugu hooseey aan. Waxay sheegtay in dad yar ay u tarjunteen natiijooyinkaas inay yihiin kuwa cunsuriyad ka dambey so, iyaga oo farta ku fiiqay kaliya qaybaha cunsuriyad da nidaam san oo ay ku gu ul daraysteen inay magaca abaan sababaha sii wada dhibaatada.

Shalay, Samiira waxay bartaa cunsur iyadda ni daamka iyo muujinteeda cilmi-baarista iyo ku-dhaq anka daweynta TBI. Mashruuc dhawaan la sameey ay ayey Samiira ku eegtay eegtay khibradaha taya da leh ee dadka Madow ee qaba TBI-da iyo daryeel ayaasha qoyskooda - iyo sida daryeelkooda loo horumarin karo.

"Intii aan ku jiray qalinjabinta, waxaan helay fursa do badan oo aan kula shaqeeyo ardayda, macalli miinta iyo dadka ku jira bul shada TBI si aan u jebiyo fikradaha jinsi yadda, midab-takoorka iyo halka ay iska galaan iyo muhiimadda ay leeyihiin arrimah an qaabdhismeedka ee khibradaha darye elka iyo ara gtida dadka,” ayey sheegtay Smaiira.

Cilmi-baadhisteeda ka sokow, Cumar waxa ay u ololaysay isbeddello ka tarjuma ya sinnaanta, kala duwanaanshaha iyo ka mid noqoshada manhajka daryeeka caafim aad. Waxay sidoo kale gacan ka geysatey Kulliyadda Caafimaadka ee Barnaamijka Hagidda Xagaaga, kaas oo siiya ardayda dugsiga sare ee Afrikaanka ama asaliga ah fursad ay ku sa hamiyaan cilmiga caafim aadka ee jaamacadda Toronto.

Waxayna sii waddaa inay si buuxda u taageerto walaalkeed. Samiira Cumar XIGASHADA SAWIRKA,SAMIIRA/TWITTER Qoraalka sawirka, Samiira Cumar oo gacanta ku haysa shahaadadee da PHD ee falsafada Samiira ayaa lagu aqoonsaday dhowr abaalmarino intii ay ku guda jirtay waxbara shadeeda, oo ay ku jirto Abaalm arinta Isbeddel- Sa meeynta ee Hay'adaha Samafalka Caafimaadka ee darsa nida amyada neerfaha ee Canada 2021-kii. Ab aalmarintan waxay aqoonsataa dadka ama ururrada sameeya kala hormar macno leh si loo hagaajiyo tay ada nolosha dadka Canada ee qaba xaaladaha mas kaxda.

"Ma garanayo qof kale oo khibrad u leh naafon imada neerfaha oo si qoto dheer uga hadlay cunsuri yadda madowga ah ee u doodista iyo sayniska," ayay tiri Angela Colantonio, oo ah agaasimaha Mach adka Sayniska Dhaqancelinta, ahna borofisar cilm iga shaqada. iyo daawaynta shaqada ee Temerty Medicine. "Samiira waxay si cajiib ah ugu deeqsiisay waqtigeeda si ay ugu iftiimiso dadka kale aragtide eda sida aadka ah loogu baahan yahay hadda."

Samiira waxa abaal marinta Vetter ee isxilqaam aha ugu wanaagsan ee sannadka laga siiyey Ururka Dhaawaca Maskaxda waxaana sidoo kale loo aqo onsaday xubin sharafeed ka tirsan Ururka sayniska Dar yeelka ee Canada, waxayna sidoo kale he shay abaalimarinta ardayga hogaanka ee jaamacadda Torono ee Gordon Cressy iyo kuliyada Temerty ee heer sare ee caafi maadka Abaalmarinta Qiimaha Xirfadlaha.

Markii ay dhammayso PhD-deeda, Cumar waxay qorshaynaysaa inay tababar ku qaadato Jaam acadda Toronto si ay u noq oto saynisyahan daryee laha aadmiga iyo in ay ku dhiirigeliso jiilalka mustaqb alka inay tixgeliyaan baahiyaha daryeelka ee dham maan dadka.

"Dhammaanteen waxaan mas'uul ka nahay inaan fahamno doorka aan ciyaareyno iyo sida weyn ee aan hal qof u noqon ka rno, hadday tahay xirfadle ama su'aalaha aan ku weydiinno cilmi-baarista," ayey tiri Samiira. "Waxaan u baahannahay inaan weydiino, 'Yaa naga maqan?' waxaan u baahannahay inaan tixgelinno kuwa laga yaabo inaan loogu adeegin halbeeg loo dhan yahay."

XIGASHO:-BBC




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip