Wasiirka warfaafinta oo hawl-wadeenadda warbaahinta qaranka u furay tababbar kor loogu qaaday xirfadooda Qoraal
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daa'uud Aweys Jaamac ayaa tababbar ku saabsan Afka Soomaaliga u furay qaar ka mid ah wariyayaasha ka hawlgala Warbaahinta Qaranka.
Tababarkan ayaa waxa iska kaashanaya xarunta Akeedamiyadda Qaranka waxana awooda lagu saarayaa kor u qaadista Afka hooyo iyo siday warbaahinta qaranku qayb uga noqon lahayd sidoo kalena kor loogu qaadi lahaa faafreebka qoraalka ee warbaahinta qaranka.
Tababarkan ayaa waxa uu xarunta wasaaradda warfaafinta ka socon doonaa mudo tobban casho ah.
Wasiirka warfaafinta oo hawl-wadeenadda warbaahinta qaranka u furay tababbar kor loogu qaaday xirfadooda Qoraal
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daa'uud Aweys Jaamac ayaa tababbar ku saabsan Afka Soomaaliga u furay qaar ka mid ah wariyayaasha ka hawlgala Warbaahinta Qaranka. Tababarkan ayaa waxa iska kaashanaya xarunta