Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Somaliland oo kulan la yeeshay safiirka cusub ee dowladda UK ee Soomaaliya

0
Sunday May 21, 2023 - 13:38:06 in Wararka by
  • Visits: 210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Somaliland oo kulan la yeeshay safiirka cusub ee dowladda UK ee Soomaaliya

    Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Soomaaliya mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa kulan gaar ah la yeeshay safiirka cusub ee dowladda UK u qaabilsan Soomaaliya Michael Stephen Nithavrianakis.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Soomaaliya mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa kulan gaar ah la yeeshay safiirka cusub ee dowladda UK u qaabilsan Soomaaliya Michael Stephen Nithavrianakis. Labada mas'uul ayaa kulankooda uga wada hadlay xoojinta wadahadalllada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, Safiirka ayaana soo dhaweeyay dedaalada uu wado xafiiska Ergaygu. Ergayga gaar ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Somaliland mudane Cabdikariim Guuleed ayaa uga mahadceliyay dowladda UK taageerada ay mar walba la garab taagan tahay Soomaaliya.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip