HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 14-MAY 2023-KA

0
Sunday May 14, 2023 - 08:42:39 in Wararka by
  • Visits: 544
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 14-MAY 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Xasan oo sharaxaad ka bixiyay tallaabo ay qaaday DF oo buuq dhalisay

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamu ud ayaa markii u horeysay ka hadlay canshuur ko rdhinta ay dhawaan sameysay DFS,taasi oo uu ka dhashay buuq badan.

Madaxweynaha oo Jimcihii khu dbad ka jeediyay Masaajidka M adaxtooyada ayaa sha raxaad ka bixiyay ca nshuurta ay dow ladda ku kordhisay qaar ka mid ah badeecadaha dibad da laga soo dhoofiyo ee laga soo dajiyo Dekadda magaalada Muqdisho.

Waxa uu sheegay inay suurta-gal aheyn inay is ku canshuur noqdaan badeecadaha loo soo dhoof iyo dalka, sidaas darteedna ay dowladda qaaday tallaabada canshuur kordhinta ah ee ganacsatada qaar ay cabasho ka muujiyeen.

"Telefoon iPhone ah oo kun iyo jajab dollar jo oga iyo Niiclaha inay isku mid noqdaan sax ma ta hay? Shalay waaye waxa aan ka hadlayno,” ayuu yiri madaxw eyne Xasan oo sharaxaad ka bixina ya sababta keentay tallaabada dowladda ay qa aday.

"Qof in uu ka gil-gishto shilin saa’id ah bixi, Nin na uu naftiisa keeno oo yiraahdo waa kanaa waa dhimanaa oo dhinto, dhaawacma, cuuryaama, ag oon ka tago, Hooyo gablantay ka tago, macquul ma’ahan, waxyaabaha uu caqliga diidayo ayey ka mid tahay laakiin la’iskama yeelayo.”

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sidoo kale waxa uu ka dhawaajiyay in lacagta laga qaado ga nacsatada ay waajib ku tahay, halka ay dowladda tahay inay ilaal iso amaanadeeda, sida uu hadalka u dhigay. "Dalkaan ugu yaraan dowladdaan waa inay la baxdaa qarashaadkeeda, hormarin ayaan u baahanahay ee hanala kaalmeeyo waa wax la dhageysan karo, laakiin hanala biilo wax la dhag eysan karo maahan.”

Waxa uu intaas sii raaciyay "Shalay xoolaheena iyo xooggeena dowladnimo nooga horeyso, dowl adda dhaqaale la’aan ma shaqeyn karto, Soomaal iyoow dadnimadaada iyo damiirkaaga ku laabo.”

Ugu dambeyntiina waxa uu ka codsaday muwa adiniinta Soomaaliyeed ee ganacs atadu qeybta ka yihiin inay bixiyaan cansh uurta dowladda, isa ga oo ballan-qaaday in dowladduna ay sida u hab oon u maamuli doonto dhaqaalahaas.

Hadalka Madaxweynaha ayaa imanaya xilli ay dhawaan dowladda ay kordhisay canshuurta bad eecadaha qaarkood ee laga soo dejiyo Dekedda M/Muqdisho, islamarkaana ay cabasho xooggan ka muujiyeen qaar kamid ganacantsada, taasi oo markii dambe keentay in wasaaradda maaliyadda ay dib u eegis ku sameyso cashuurtaas.

Muxuu yahay mashruuca ay DF ku saxiixday Nairobi?

Maamulka gobolka Banaadir ayaa M/Nairobi ee dalka Kenya ku saxiixay mashruuc cu sub oo ku saabsan ad eega la-talinta farsama da iyo abuur idda khariid adda muuqaalka digit al-ka ah ee caasimadda. Gud/ku-xigeenka maamulka G/Banaadir ee dhanka howlaha guud Md. Xas an Maxamed Jimcaale ayaa Shalay M/Nairobi ku soo xiray kulan socday muddo afar ci sho ah oo lo oga hadlayay mashruucan, oo ka koo ban shan qoddob oo kala ah;

Sawirida magaalada dhanka Satellite-ka Aas aaska barta xakamaynta dhulka (GCP) Soo saar ka khariidadda magaalada Muqdisho (To pogra phic Mapping) Horumarinta nidaamka (GIS Web) Tababarka shaqaalaha dowlada hoose Kulankaan kadib ayaa maamulka gobolka Banaa dir iyo howl-wadeenada mashruucan fulinaya kala saxiixdeen howlaha shaqo oo ay ka qabanayaan magaalada Muqdisho. Saxiixa heshiiska lagu fulinayo ma shruucan cu sub ayaa sidoo kale waxaa goobjoog ka ahaa agg aasimayaal ka tirsan dowladda ho ose ee Xamar iyo wakiilo ka socday D/Japan.

Maamulka gobolka ayaa muddooyinkii dambe dardar-gelinayay shaqada ay u igman yihiin, gaar ahaan horumarinta bili cda gobolka Banaadir, dib u dhiska wadd ooyinka iyo hoos u daadajinta adee gyada aas-aasiga ah ee bulshada.

Sidoo kale waxa toddoba sano kadib M/Muqd Isho si rasmi ah looga daah-furay dib usoo nooley nta mashruucii "Dalkaaga ku dhiso hal dollar”, ka asi oo afartii bishaan uu markale ku dhawaaqay gu ddoomiye Madaale.

Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa waxaa hadda ka socda naleynta caasimad da, oo lagu bilaabay wadada dheer ee Makka Al-Mukaramma, iyada oo maamulka gobolku u qor sheeyay barnaamijkan lacag dhan $2,500,000.

Reer Muqdisho oo taageero weyn u muujiyay madaxweyne ERDOGAN

Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan M/ Muqd isho ayaa ka hadlay doorashada beri oo Axad ah ka bilaabineysa dalka Turkiga. Dadweynahan oo la hadlay Dalsan TV ayaa taageero weyn u muuj iyay madaxweynaha talada haya ee Recep Tayyip Erdoğan, kaas oo si dhab ah u garab istaagay Soomaaliya.

Mid kamid ah ragga ka hadlay doorashadaasi ayaa guul weyn u rajeeyay Erdoğan, wuxuuna she egay in uu abaal lama ilaawaan ah u galay shacab ka Soomaaliyeed.

"Ummadda Soomaaliyeed ma illaawi karto Tur kiga, madaxweyne Erdoğan abaalka uu u galay iyo himilada uu u hayo, sidaas darteed annaguna waan ogsoonahay, waanu garab taag anahay, ilaa heyna waxaan ka baryey naa inuu guusha siiyo,” ayuu yiri. Sidoo kale Cabdi Xaaji Cilmi (Xaiib) oo ka mid ah reer Muqdisho ayaa sheegay in Soo maaliya ay garab istaageyso madaxweyne Erdoğ an, isaga oo sheegay in guushiisa ay muhiim u ta hay Soomaali weyn, maadaama uu taageeray xilli ay aad ugu baahnaayeen.

"Aniga oo Soomaaliya codkeeda ku hadlayo mid iga maqan iyo mid ila joogaba waxaan leeyah ay Ilaahow Erdoğan guuley, waxaan u arkaa inay guushiina dan noogu jirto. Erdoğan waa nin Isl aam ah waa nin wax na taray, waa nin noo hiil iyay” ayuu yiri Cabdi Xaaji Cilmi.

Waxaa kale oo uu sii raaciyay "Waxtar ayuu noo gu beddalay, waxbaanu ka faa’iidnay daawo noo keenyayaa nin jiran aan u qaadnayaa arday jaam acad ka baxyaa mid halkan ka baqay oo cararay iska tegyay oo ku nasayayaa oo ku badbaadyaa,”.

Sidoo kale oday kale oo kamid ah shac abka la hadlay Dalsan TV ayaa yiri "Libaax labo ma’aha shacabka Soomaaliy eed Erdoğ an ayay codka sii nayaan oo ay taageera yaan,”.

Si kastaba, Recep Tayyip Erd oğan oo ah mad axweynaha ugu awoodda badan dalka Turkiga we lina talada ha ya, ayaa dag aal adag kula jira muc aaradka, oo is aga doorashada dhaceysa beri ay si adag ugu loo lamayaan, waxaana kamid ah ragga ay is hayaan Kemal Kilicdaroglu.

Taliyaha ciidanka Booliiska Puntland: Guryaho oda ayaan ku weerari doonnaa cid kaste oo doorashada carqaladaysa

Taliyaha ciidanka booliiska Puntland, Muumin Cabdi Shire, ayaa sheegay inay gur yahooda ku weerari doonaan cid kaste oo isku dayda inay carqalad ayso doorashada golayaasha deeg aanka ee dhawaan kusoo aad an Puntland.

Taliyaha booliiska oo Garo we warbaa hinta kula hadlay ay, ayaa ku hanjabay inay bee gsan doona an cid kaste oo isku dayda inay jidgo oyo u dhigato doorashada, isagoo caddeeyay in aysan u aabo yeelidoonin nuuc walba oo ay yihiin.

"Waxaa noo qorshaysan oo aan cidna ka qar sandoonin, in siyaasi ha ahaado, ganacsato ha ahaado, isimo ha ahaato, ciddii rabta inay fowdo wax ku joojiso, oo abaabusha maleyshiyaad, oo weerarta goobaha doorashooyinka, wixii ku dhaca iyagaa ka masuul ah,” ayuu yiri Muumin.

"Annaga warkeenna waa cad yahay. Qofkii xab bad nalasoo doonta waan la dagaalamaynaa. Dad weynaha waxaa la rabaa inay ku kalsoonaadaan inay codkooda dhiibtaan. Waxaan isku dayidoon naa xitaa haddii lasoo weeraro doorashada in ay san saamayn ku yeelan codaynta,” ayuu hadalk iisa raaciyay.

Hadalka taliyaha ciidanka booliiska Puntland, ayaa kusoo aaday, xilli Dorraad wasiirkii hore ee ma aliyadda Puntland, Xasan Shire Abgaal uu ku han jabay inay ka hor imaan doonaan wuxuu ugu yeer ay damaca gurracan ee madaxweyne Deni.

Xasan Shire Abgaal iyo siyaasiyiin kale ayaa lagu eedeynayaa inay abaabulayaan rabshado ka dhan ah doorashada dowladaha hoose oo ku began 25-ka bishaan May, taasoo la filayo inay ka qabsoo mto 37 degmo oo katirsan Puntland.

Maamulihii Cisbitaalka Guud ee G. Gal gaduud oo Shalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

Waxaa Shalay M/Muqdisho ku geeriyooday All aha u naxariistee Dr. Axmed Mahdi oo ka mid ah aa Dhaqaatiirta sida weyn looga yaqiinay Soomaa liya, gaar ahaan deegaanada maamulka Galm udug Allah u naxariistee Dr Ahmed Mahdi oo maa mulihii muddo badane gacanta ku haaye isbtaalka guud ee gobolkaGalgaduud ayaa ka mid ahaa dhaqaatiirta Sooma aliyeed ee fara ku tiriska ahaa ee daaweeya Cudurada neef mareenka ku dhaco.

Dr. Axmed Mahdi ayaa in muddo ah ku noolaa dal ka Finland isga xaaskiisa oo ayadna u dhalatay da lkaas Finland. Wuxuu noloshaas wanaagsan uga soo tagay in uu wax ka baddelo nolosh dadka Soo maliyeed oo ay ka jirtay caafimaad xumo.

Muddo hadda laga joogo 25 sano, ayuu Dr. Ma hdi wuxuu ka hir-galiyey isbitaalka Guud ee G/Gal gaduud ee dagmada Dhuusamareeb, wuxuuna ga canta ku haayey ilaa intii uu ka geeriyoday.Marxu umka ayaa wuxuu ifka kaga tagay xaas & hal wiil.


Rabshado dhimasho iyo dhaawac sabab ay oo Habeen hore ka dhacay CEERIGAABO

Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in Habeen hore rabshada xoogan ay ka dhace en gudaha magaalada Ceerig aabo ee xarunta go bolkaasi, kuwaas oo uga sii daraya xiisadaha ka jira Somaliland.

Rabshadaha ayaa billowday, kadib markii koox aan la garan hayb tooda ay rasaas ku furtay gaari ay la socdeen ciid amo ka tirsan kuwa So maliland oo marayay Magaalada.

Kadib ayaa waxaa xigay isku dhacyo dhex maray booliska iyo dadweyne ca reysaN oo isugu soo ba xay magaalada Ceerigaabo, kuwaas oo ku qaylin ayay erayo ka dhan ah Somaliland, gaar ahaaM madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Wararka ayaa intaasi kusii daraya in rabshada han ay ka dhasheen khasaare dhimasho iyo dha awac, walow aan la xaqiijin tirada rasmiga ah dad ka ay waxyeelada soo gaartay.

Muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada ay aa sidoo kale muujinaya in dibad-baxayaashu ay Calanka Khaatumo ka taageen waddooyin kamid ah magaalada Ceerigaabo. Mid ka mid ah dadka dhigayay dibad-baxa ayaa eedeymo culus u jee diyay ciidamada Somaliland, wuxuuna sheegay in nabadda faraha ka baxday, sida uu hadalka u dhi gay. "Reer Sanaagow waxaan idin sheegeyn aa nabad innoo xiran Xalay ma jirto nin walbaa ciddii uu ahaa ayuu noqonayaa,” ayuu yiri mid kamid ah dibad-baxayaasha.

Waxa kale oo uu intaasi sii raaciyay "Haddaba Muusow waxaan ku sheegeynaa waxaa la doone ysay Ceerigaabo waa ka dhaceen”. Xaaladda ay aa haatan deggan, waxaana bartamaha M/ Ceerig aabo lagu arkayaa ciidamo ka tirsan kuwa boolis ka Somaliland oo dhaq-dhaqaaqyo ka wada halka asi. Si kastaba, horay rabshado kuwaan lamid ah waxay uga dhaceen Boorama oo todobaadkii hore laga taagay Calanka Soomaaliya, waxaana kasii horreysay Laascaanood oo arrinteeda isku bed dashay dagaal toos ah oo u dhexeeyo milatariga Somaliland iyo ciidamada SSC

Sacuudiga oo dib u dhigay muddada Soomaal iya isaga bixinayso deynta lagu leeyahay

Dowladda Soomaaliya iyo dowladda Sacuud iga ayaa qalinka ku duugay heshiis ogolaanaya in dib u habeyn lagu sameeyo deymaha lagu leeyah ay Soomaaliya.

Wasiirka maaliyadda Sooma aliya Cilmi Nuur iyo madaxa fulinta ee sanduu qa horumarinta Sacuudiga, Sul tan Cabdira xmaan Al-Marsh ad ayaa heshiiska ku kala saxi ixday xaflad ka dhacday M/Je ddah. Xafladda ayaa lagu sheegay in mudda da dib-u-bixinta amaahda Dowladda Sac uudigu ay ku leedahay Soomaaliya, dib loo dhigay.

Wasiirka maaliyadda ayaa sidoo kale kulan la qatay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Horumar inta Sacuudiga, Sultan Abdulrahman Al-Marshad iyo madax kale oo ka tirsan dowladda Sacuudiga.

Dr. Cilmi Maxamuud Nuur iyo Maare eyaha Guud ee Sanduuqa ayaa si wadajir ah heshiis dib u habeyn loogu sameynayo deymaha Soomaaliya ku kala saxiixdeen Sanduuqa Horumarinta Sacuu diga oo ka mid ah hay’adaha deymaha ee Soom aaliya. Dhinaca kale, wasiirka ayaa ka qeyb gala ya shirka sanadlaha ah ee Bangiga Horumar inta Islaamka oo ka dhacaya magaalada Jeddah. Kul anka oo socday muddo afar maalm ood ah oo cin waankiisu ahaa "Iskaashiga ka horta gga xasa radaha” ayaa diiradda la gu saaray muh iimadda ay leedahay in la is ka kaashado wax ka qa bash ada caqa badaha dalalka xubnaha ka ah oo ka kooban 57.

Munaasabadan ayaa u noqotay madal ay ma daxda caalamka, siyaasad dejiyayaa sha, daneey ayaasha muhiimka ah, iyo dad ka kale ee saamay nta ku leh ay isugu yimaadaan kana wada hadla an arrimaha muhiimka ah.

Qubarada dhaqaalaha oo ka digay khilaafka DFS iyo Puntland inuu wiiqi karo Rajada deyn cafinta Soomaaliya

Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya DFS iyo maamulka Pun tland, ayaa halis gelin karta rajada Soomaaliya ee ah in deymaha uu ka cafiyo San duuqa Caalamiga ah ee Lacagta Adduunka (IMF) iyo deymaha kale ee dhin acyada badan leh, dha maadka sanadkan, sida ay ka digayaan khubara da dhaqaalaha dalka.

Xuseen Cabdikariim, la taliyihii hore ee madax weynaha Soomaaliya ayaa sheegay in xoojinta da ah-furnaanta maaliyadeed ay tahay shardi, si ay Soomaaliya u hesho deyn cafin, sidoo kalena dey mo badan ay Soomaaliya ka hesho Sanduuqa La cagta Adduunka ee IMF.

"Haddii Soomaaliya ay ku guuldareysato inay sii wado horumarka joogtada ah ee ay ku sameysay dib u habeynta maaliyadeed, waxay lumin kartaa ra ja da ah in laga cafiyo deynta lagu leeyahay ee ah $5.2 bilyan marka la gaaro dhammaadka 20 23," ayuu raaciyay Xuseen Cabdikariim.

Bishii Febraayo 2020, guddiyada fulinta ee IMF iyo Bankiga Adduunka ayaa ku dhawaaqay in Somaliya ay u qalanto deyn cafinta ka dib dib u ha beyn lagu sameeyay dhaqaalaha iyo hay’ada ha.

Bishii Oktoobar 2022, IMF waxay sheegtay in shaqaalaheedu ay Soomaaliya la gaareen heshiis heer shaqaale ah kaas oo ogolaanaya in $10 mil yan lasii Soomaaliya, marka ay dib u eegis ku sa meeyaan oo ay ansixiyaan guddiga. "La'aanta iib si tartan ah, heshiis la'aanta dawladda federalka iyo dawladaha xubnaha ka ah federaalka ee ku sa absan DF,iyo hufnaan la'aanta heshiisyada shida alka iyo gaaska ayaa ah caqabadaha ugu waawe yn ee hadda jira oo khatar gelin kara horumarka Soomaaliya.” Xuseen Siyaad, oo ah la-taliye mada x-bannaan oo dhinaca dhaqaalaha ah, ahaana wa siir ku-xigeenkii hore ee maaliyadda Soomaaliya, ayaa hadalkaan ku sheegay wareysi uu siiyay ida acadda VOA.

Deynta Soomaaliya looga leeyahay dibadda ayaa lagu qiyaasay in ka badan 5 bilyan oo dool ar.Waddamada u qalma inay helaan Wadda mada Faqiirka ah ee deymaha badan leh (HIPC) ee hin disaha IMF iyo Bangiga Adduunka waa inay balla n-qaadaan isbeddel dhaqaale iyo mid maaliyade ed, iyo sidoo kale dhimista faqriga iyo xasilloonida siyaasadeed.

Mareykanka oo duqeyn ku dilay xubno Shab aab ah

Taliska Mareykanka Afrika ee (AFRICOM) ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal dhan ka cirka ah oo ay diyaar dahooda ka fuliyeen qay bo kamid ah gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya. Warsaxaafade edka kasoo baxay AF RIC OM ay aa waxaa lagu she egay in howl-galkan uu ka dhacay deegaanka Libikus oo ay gacanta ku hayaan ciidamada Xoogga dal ka. Mareykanka ayaa sidoo kale sheegay inuu weerarkan qaaday, iyaga oo ka falcelinayay wee rar ay Al-Shabaab ku qaadeen ciidamo ka tirsan ku wa dowladda oo ku sugnaa halkaasi. Qoraalka ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay in weerark an lagu dilay illaa laba xubnood oo ka tir sanaa ko oxda Al-Shabaab oo qayb ka ahaa xubn aha we erarka soo qaaday.

Sidoo kale waxa lagu sheegay in qiimey nta hor u dhaca ah ay muujineyso in aanay jirin dad ra yid ah oo dhaawac ama dhim asho ay kasoo gaar tay wee rarkan. Waxa kale oo uu Mareykanka xus ay inay ka go’an tahay inuu sii wadayo la dagaal anka Al-Shabaab, si looga hortago weera radada.

Mareykanka ayaa kordhiyay weerar ada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, xilli ay Soomaa liya dagaal adag kula jirto koo xda, kaasi oo lagu gaarsiiyay jab xoogan, is la-markaana lagala war eegay deegaano horleh oo sanado badan ku jiray gacan tooda. Dowladda Mareykanka ayaa kamid ah dowladaha waa weyn ee ka qayb-qaata daga alka Al-Shabaab, waxaana ciidamo bo qolaal ah ay ka joogaam gudaha dalka.

Soomaaliya ayaa haatan ku jirto marx alad dag aal, ayada oo la filayo inuu dhowa an billowdo waj iga labaad ee dagaalka adag ee Al-Shabaab loo ga xoreynayo dal ka oo dhan

Waa tuma gabadha Soomaalida ah ee noqo naysa Muslimaddii ugu horreysay ee gar soore kubadda cagata ah ka noqota UK?

Gabadhii ugu horeysay ee Muslim ah oo gars oore ka noqota UK ayaa sheegtay in ay hiigsaney so inay dhex dhexaadiso heerka ugu sareeya, waxa ayna haweenka kale ku dhiiri galisay in ay soo raacaan wadada ay maray so. Jawaahir Rooble waxay jirt ay 10-sano oo kaliya markii ay iy ada iyo qoyskeedaba magan-ge lyo doon ka noqd een Lond on kadib markii ay ka soo carar een daga alladii soke eye ee Soomaaliya. Jawaa hir oo ku no oleyd me el aan sidaa uga fog eyn gar oonka kubad da cag ta ee Wembley iyo ciya aristii kubbadda ca gta ee dugsiga hoose ayaa ah ayd tallaabadii ugu horrey say ee safarkeeda garso ore nimo. Wareysi ay hor ay u siisay BBC Sport ayay kaga hadashay bara shada Ingiriisiga, sida ay u maareyso takoor ka iyo yoolalka shaqadeeda.

"Erayada ingiriiska ah si dabiici ah ayey u soo bixayeen afkayga, wa xaanan is weydiiyay qofka si dan ugu hadlaya af ka ingiriisiga ma adigaa?.” Jawaahir waxa ay she egtay in ay ku riyoon jirtay inay England ku mata sho kubadda cagta, balse waalidkeed ay ku dhiiri galiyeen in ay sii wadato xi fa ddeeda caadiga ah”.

"Waxa aan doonayay in aan u ciyaaro Engl and laakiin waalidkey waxa ay moodayeen in ays an waligeed dhici doonin” ayay tiri. "Waxay doo nayeen inaan wax barto oo aan helo shaqo caadi ah sida habluha kale. Jaceylkeeda kubadda cagta waxa uu ka soo bilowday gurige edii Muqdisho ma rkii ay la ciyaareysay caruurtii ay xaafaddii de gan ayd iskula noolaayeen iyadoo wel iba maga alada hareeyeen dagaal xoogan oo u dhaxeeya malee shiyo beeleedyo iska soo horje eda. Sa nnadkii 20 14-kii iyadoo 19 sano jir ayaa waxay si dhab ah u gu duubatay inay dhiiro geliso gabdhaha Muslimiin ta ah ee kubadda cagta dhe ela. 2013-kii ayaa wa xay heshay lacag gunno ah taas oo u sa hashay inay ku biirto tartanka kubad da cagta San nadkii 2017-kii, waxay ku guuleysa tay mid ka mid 11-kii abaalmarin oo loo yaqaano Respect Awa rds. 20 14, Jawaahir oo markaas 19 jir ahaa ayaa qort ay:

Waxaan ku riyooday in wala alahayga gabdha ha Muslimiinta ah maalin maal maha ka mid ah ay si farxad leh u ciyaaraan kuba dda cagta.Ujeeda daydu waa inaan gabdhaha Mus limiinta ah ka qa ybgeliyo ciyaaraha kubadda cagta ah laga bilaabo da’da 8 sano ilaa 15.Ujeedadeyda guud waa ina an kor u qaado kubbadda cagta oo ah xirfad lagu hawlgeliyo gabdhaha da’da yar ka dibna aan soco dsiiyo aqoon-is-weydaarsiyo caaw iya horumarinta xirfadaha dhismaha kooxda, kor u qaadida kals oonida iyo sidoo kale kor u qaadida qaab nololeed caafimaad leh. Waxaa 2019 loo aqoonsaday mid ka mid ah 100-ka haween ee ugu saameynta bad

an ee BBC-da.


MUSUQ-MAASUQU WAA DILAAGA QARANKA (WARBIXIN)

Musuqmaasuq Af Ingiriis waxaa lagu yiraa corr uption, waa nidaamka oo maa mul xun iyo been leh kooxda dowladda ama xukumaad ama awood leh. Waxaa ka loo lagu qeexaa Musuqmaasuqa lunsasho hanti Dadweyne Guud ahaan, musuqma asaqu waa cadaalad daro iyo daacadnimo la’aan uu qof maamul haya ku doorsado lacag, kharash ama balanqaad iyo dane kale oo shakhsi ahaan ah, si kale haddii loo dhigo ama la sii bal ballaar sho waxaan dhihi karnaa Musuqmaasuq waa ka faa’iidaysiga awoodaha iyo ku xoolaysiga sifo sharci darro ah.

Musuqmaasuqa waxa uu baabbi’iyaa nidaam ka dawliga ah iyo saama yn ku dhan sifo hay’ada ha ee dalalka dunida sadd ex aad.Xaqiiqo ahaanna, waa aafo weyn oo hay sata waddamo badan oo duni da ah. Musuqmaas uqa ugu badani waa kan curya amiya dhaqaalaha iyo ka naafeeyey caddaaladda wa ddamada soo koraya, gaar ahaan dalalka u badan Yurubta Bari, Badhtamaha Aasiya, Laatiin Ameerika iyo Afrika.

Warbixinnadii ugu dambeeyay ee ay soo sa arto hay’adda ka shaqaysa qiimayn ta heerarka musuqm aasuq ee dunida ee magaceeda la yidhaa hdo Trans parency International, ee fadhigeedu ya hay Jarmal ka, waxay soo bandhigtay qiimaynta 180 waddan oo ay ku qiimaysay 0 ilaa 100; iyadoo dalalka ugu wana agsan ee isbeddel horumar ka sameeyay arrintan ay ku sheegtay kuwa ku yaalla Galbeedka Yurub, oo is ku celcelis ahaan helay 66 boqolkiiba, iyada oo ay kaalinta hore ee ugu wa naag san siiyay dalalka New Zealand iyo Den ma rk, halka ay derajada ugu hoo saysa siisay Koonfur ta Suudaan iyo Soomaaliya, in kastoo xoogaa ho os dhaci jira sanada nkan.

Haddii aan guda galno dulucda Warbi xinta, si loo baabi’yo Musuqa ayaa Golaha Wasiirrada ay meel-mariyey Qaraarka Adk aynta iyo Hufnaanta Maaray nta Maaliyadda Dalka oo ka kooban 8 qodob oo sal dhig giisu yahay Ciribtirka Musuq-ma asuqa, hag aaj inta hannaanka Maamulka Maaliy adda dalka iyo ko bcinta dakhliga. Qaraarka ayaa muhiim u ah ilaalinta hantida guud ee dadweyna ha iyo in loo maareeyo si hufan oo u adeegaysa danaha guud ee qaranka.

Golaha Wasiirrada waxaa kaloo ay ayaa meel-ma riyey, Iibka iyo Qandaraaska Qaranka, Maare ynta Hantida Guud ee Qaranka iyo Maamulka iyo Maara ynta Shaqaalaha, iyadoo Ra’iisul Wasaara ha XFS Md.Xamse Cabdi Barre oo gudd oom inayey Shirka Golaha Wasiirrada ayaa tilmaamay in qaraarkani uu yahay mid muhiim u ah ilaalinta hantida guud ee dad weynaha, la-dagaallanka Mu suq-maasuqa iyo in han tida qaranka loo maaree yo si hufan oo u adeegaysa danaha guud.

Shirka ayaa lagu meel-mariyey Hindise Sharc iye edka Howlgabka iyo dheelitirka Shaqaalaha Ra yidka ee Dowladda iyo Siya asadda Howlgabka Shaqaa laha Rayidka.

Sharcigani oo ah mid ilaalinaya xuquuq da Sha qaalaha Dowladda ee howl-gabka noqda iyo kuwa ay waxyeelladu soo gaarto iyaga oo gudnaya waaj iba adka qaranka ay aa waxaa soo gudbiyey Wasa ara dda Shaq aalaha iyo Arrimaha Bulshada.

Sidoo kale, Shirka Golaha Wasiirrada ay aa la gu ansixiyey Heshiis Is-afgarad dhin acyada Caafi maad ka iyo Shaqo Abuurka oo u dhexeeya Soom aaliya iyo Qatar iyo Siyaasadda Qaran ee dhalli nyarada oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Dhall inya rada iyo Ciyaaraha. Dhinaca kale Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka oo isna ka ha dalay arrimaha Musuq-maasuqa ayaa Sheegay in Deg deg lagu soo dhameystiri doono Guddiga la dagaalanka Musuq-maasuqa, kaasi oo ah Guddi madax banaan, oo ay howshiisu noqon doonto la dagaalanka Musuqa, ka asi oo aan og nahay in la kala diray, wuxuuna xusay Wasiirku in Xubnaha Guddiga la soo dhameystiri doono, kadibna la ma rsiin doon Golaha Wasiirada XFS, kadibna Lab ada gole ee Baarlamaanka Jamhu uriyadda Feder aalka Soomaaliya la hor geyn doono.

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isna khudbadii Jumcaha Dorraad kaga hadlay Qaraar kii Xukuumadda ee la-dagaall anka musu qma asuqa iyo ilaalinta hantida dadweyn aha, ayaa aad ugu dheeraaday arrintaasi, isaga oo xusay in shacabka Soomaaliyeed ay toos war baahi nta ugala socon doonaan dacwadaha dadka lagu eedeeyo xatooyada xoolaha Qaranka.

Madaxweyne Xasan oo arrintaasi ka sii hadl aayay ayaa yiri” qofka dowladda ka tirsan musta wa kasta ha joogee ee hantida Ummadda xada qa anu un ayaa dowladda uga degsan, yaan la soo da ba kicin, ogaa da walaalayaal dadka Somaaliyeedmeel kasta oo aad joogtaan , tuug ehel maahan , qaraabo maahan , saaxiib maahan oo isku hallee yn magalyo, illeeyn waaba tuuge, yaa la dhawe eysan yaa la qar aabeeysan”. Waa hadal weyn oo wax ku qaadasho leh, ee Soomaaliyeey ha dha weysan musuqa, cid ka stana waa inay ka qeybqa adataa la dagaalankiisa.

Waxaa jira in 20 eedeysane ay u xiran yihiin haa tan arrimaha la xariira Musuq-maasuqa, wax isdaba mar in iyo lunsasho Hantida Qaranka, sida la soo gaarsiiyay Wakaaladda Waraka Soomaaliy eed ee SONNA. Marka gunta iyo gabgabada wa xaan dhihi ka rnaa waa loo soo jeestay la da gaa lanka musum aasuqa, maadama Mada xweyne, Xukuumad iyo shacabba ay diyaar u yihiin ka how lgalinta arrintaasi Qaranka Soomaaliyeed dha bar jabku ah, marka aan si wadajir ula dagaallanno musuq-maas uqa maadaa ma u yahay cadowga Qaranka Soomaaliyeed.

Muxuu barnaamijka Deris-wanaagga ka bedde li karaa amniga Soomaaliya?

Kulan 3 geesood ah oo u dhaxeeyay dowl ada ha Kenya, Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa 7aadkan ka dhacay M/Mandera ee ku taalla xuduudda Ken ya iyo Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax ka kala socotay 3 dal iyo wali ba danjiraha UK u fadhida dalka Kenya.

Dhanka Soomaaliya waxaa kulanka ku matalay ay wasiirka amniga Maxamed Sheekh Cali Doodi she, halka Kenya ay matalayeen madaxwayne ku xigeenka Rigathi Gachagua iyo waliba wasiirka amniga qaranka dhanka Itoobiya -na uu shirka joo gay wasiirka arrimaha gudaha.

Mashruucan oo loogu magacdaray Deris-wana ag ayaa waxaa maalgalinaysa dowladda Britain, waxaana looga gol leeyahay in dalalkan dariska ah ay iska kaashadaan arrimaha ammaanka iyo iyo sare u qaadidda ganacsiga iyo isu-socodka.

Safiirka dowladda UK u fadhida Kenya Jane Marriot ayaa sheegtay in barnaamijkan uu yahay mid fursad u ah saddexda dal in ay iska kaashad aan arrimaha amniga.

"Waxaan rumeysnahay in barnaamijkan uu yimid xilli ay fursad jirto taasi oo marka shuruudaha la fuliyo la qorsheynayo in xuduudda dib loo furo iyo ballanqaadkii ay dhawaan ku sameeyeen dalalka safka hore shir-weynihii lagu qabtay Soomaaliya," ayay tiri Marriot. Wefdiga Soomaaliya ee kulanka ManderaXIGASHADA SAWIRKA,SNTVWaxaa ay intaa ku dartay in ay dowladda UK diyaar u tahay in dalalkan ay ku garab istaagto la dagaalLanka argagixisada.

"Diyaar ayaan u nahay inaan idinku garab istaagno xoogaggan doonaya in ay carqaladeyaan nolosha argagixisadana wada, waxaana annaga oo barnaa mijkan u sii mareyna aan idin siin doonnaa taage ero," Madaxwayne ku xigeenka dalka Kenya Riga thi Gachagua oo shirkaasi furay khudbadna ka jeediyay ayaa sheegay in xasiloonida Soomaaliya iyo Itoobiya ay dan ugu jirto Kenya. "Soomaaliya oo ay degganaashiyo ka jirto iyo Itoobiya oo deggan waxay qeyb ka qaadanaysaa xasiloonida Kenya, carqala deyn kasta oo ku timaadda nabadda dala lka aan da riska nahay ayaa waxay halis ku tahay xasilooni deenna," ayuu yiri Mr Gachagua.

Mr Gachagua ayaa waxaa uu ugu baa qay mad axda saddexda dal in ay ku dadal aan sidii loo dhaq an galin lahaa barnaa mijkan ay maalgalinayso dow ladda UK.

"Saddexdeenna dal ayay u taallaa qa abkii loo hir galin lahaa masruucan si sid aasi daraadeed aan u abuurno nabad joogta ah iyo xasiloni ka hirgasha go bol an" ayuu intaa ku daray.

Wasiirka amniga Soomaaliya Maxamed Sheekh Cali Doodishe ayaa dhankiisa soo dhaweeyay ma shruucan (Deris wanaag) ee ay dalalka Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya isaga kaashanayaan ammaanka iyo xisiloonida.

Wasiirka ayaa intaa ku daray in dalalkan laga do onayo in ay masruucan ka faa'ideystaan iyada oo la ga faa'ideysanayo casharradii laga bartay waaaya han. Kulanka Mandera

"Kulankani waxaa uu na sii nayaa waqti habboon oo aan dib ugu milicsanno wa da shaqeynteenna iyo iska ashigeenna, waxaa uu si doo kale fursad noo siinay aa inaan isticmaalno casharradii aan barannay si aan sare ugu qaadno himilooyinkeenna mustaqbalka" ay uu yiri Mr Doodishe.

Wasiir Doodishe ayaa Itoobiya iyo Kenya uga mahad celiyay ciidamadooda qeybta ka ah kuwa na bad ilaaalinta ee ATMIS.

"Waxaa uu qarankeenna bogaadinayaa sida da' yartiinna isugu jira ragga iyo dumarka ee ka kala soc da Kenya iyo Itoobiya iyo waddamada kale ee ay cii damada ka joogaan Soomaaliya ay naftooda ugu hur een gacanna ka gaystay dagaalka aan sida wadaj irka ah ugula jirno fikiradda xagjirka," ayuu intaa ku daray.

Wasiirka amniga iyo nabadgalyada dalka Itoobiya ayaa dhankiisa ugu baaqay madaxda saddexda dal in ay ka dhabeeyaan dhaqangalinta mashruucna uu na noqdo sii socda muddo dheer.

Muxuu yahay mashruuca Deris wanaag?

Masruucan ayaa ah iskaashi saddexda sano ah, waana mid laga fulinayo xudduudaha Kenya, Soom aaliya iyo Itoobiya, waxaana sare loogu qaadayaa arr imaha amniga.

Ujeeddada mashruucan ayaa ah sidii xal waara loogu heli lahaa amni-xumada iyo xasillooni-darrada soo noqnoqtay ee xudduudda ka jirta.

Waxaa sidoo kale looga gol leeyahay mashruucan in la isugu furo xudduudaha saddexda dal iyo fud udeynta isu socodka dhanka ganacsiga.

Masruucan oo ay maalgalinayso dowla dda UK ayaa waxaa lagu dejin doonaa siya asado iyo barnaa mijyo si loo fahmo sab abaha abuuraya amnidarrada, dhinacyada qeybta ka ah iyo sidii gacan looga ge ysan lahaa la dagaallanka argagixisada.

War-saxaafadeed uu soo saaray wasiirka amniga UK Tom Tugendhat ayuu ku sheegay in barnaamij kan uu wax ka qaban doono sababta keentay argag ixisa nimada, waxna looga qaban doono khat arta sii kordheysa ee ka imaaneysa ururka Daacish ee go bolka, la dagaallanka dambiy ada abaabulan ee hali sta ah, iyo wax ka qabashada lacagaha sida sharci darrada ah loo kala gudbiyo.XIGASHO:-BBC


WAA TUMA HAWEENEYDA KELIYA EE KA MID NOQONEYSA GOLAHA WAKIILLADA SOMALILAND?

Waxa ay noqonaysaa haweenayda keliya ee ku jirta golaha wakiillada Somaliland Baarlamaanka Somaliland, waxaa Shalay xaadir tay Aamina Cilmi Fariid oo noqonaysa gabadhii ugu ho rrey say ee sannadkan soo gasha golahaas, kaddib do orashadii ay dhammaan xil dhibaannada soo bax ay ragga ahaayeen. Farxad iyo sacab ayaa ay ku qaabbil een maalinteedii koowaad raggii golaha uga soo horreeyeay.

Aamina waxa ay buux inaysaa booskii xildhiba an Nuur Cismaan Guule ed oo bil ka hor geeriyo oday, taas oo ka dhigan in ay ahayd qofkii ku soo xigay xisbi ahaan booska as. Waxa ay ka sharr axnayd gobolka Awdal, si gaar ah xisbiga UCID.

Ku soo biiritaanka Golaha Wakiillada ee Aami na ayaa ka dhigan dhacdo muhiim ah, maaddaa ma sida ay dad badan oo ay iyadu ka mid tahay qabaan, inay golaha ku soo kordhin doonto aragti cusub, metelaad iyo cod ka maqnaa.

Waraysi gaar ah oo ay BBC-da siisay waxa ay ku sheegtay ‘in qorshaheedu ugu weyni yahay me telaadda haween weynaha Somaliland iyo keeni dda codkii haweenka golaha’.

Waa tuma Xildhibaanad Aamina?

XIGASHADA SAWIRKA,AMINA FARIID

Waxa ay ku dhalatay magaalada Burco, halka as oo ay sida oo kalena ku soo qaada tay waxbar ashadeedii hoose, kaddib intii aanay ka shaqo gelin magaalada Berbera, si gaar ah diyaaraddii Somali Airlines.

Burburkii dawladdii dhexe ee Soomaaliya kaddib, Aamina waxa ay ka mid ahayd So omaalidii tirada ah ayd ee nolosha u raa dsaday qurbaha iya da oo kolk aas tagtay dalka New Zealand.

Waxaana halkaas ay ka sii bilawday wa xbara shadeedii sare iyada oo baratay maamulka iyo ma araynta. Waxaana ay xil ligaas ku shaqay say xirf adda macallinnima da iyo sida oo kale hee rar kale oo shaqo oo gaadhsiisan maamul. Ingiirk sa iyo Im aarad ka ayaa sida oo kale ka mid ah dalalka ay ka soo shaqaysay.

Intaas kaddib, waxa ay ku soo noqotay Somal iland iyada oo markan ku biirtay ururr ada bulsha da iyo dhanka samafalka. Door ashadii dhacday sannadkii 2021 bishii May ayay ka mid noqotay musharrixiintii isusoo taagay golahaas. Nasiib dar ro kuma ay guu laysan, waxaana ay ka mid ahayd xubnihii ku sii xigay tiradii koobnayd ee ka soo bax day xisbigii ay ka sharraxnayd.

Doorashadaas ka bacdi, Aamina Cilmi Fariid, waxaa madaxweynaha Somaliland u magacaabay Wasiirka Maalgashiga iyo Wershadaha, iyada oo xilkaas haysay bilihii u danbeeyey ka hor inta aa nu bannaanaan boos ka mid ah golihii ay isusoo taagtay. Waxaana ay iska casishay xilkii wasiir ni mada ee ay ka haysay xukuumadda, xilli ay u ista agtay ka dhabaynta himiladeedii ahayd inay noqo to xubin ka tirsan xubnaha Golaha Sharci Dejinta.

Maxay tahay filshadeeda ku aaddan xilkan?

Aamina, waxa ay BBC-da u sheegtay in sababta ay xilkii hore ugu timi una dooratay in ay ku biirto golaha sharci dejinta ay u aragto in halkani tahay halkii ay ku gaadhi lahayd hadafyada nolaleed ee ay qabto. ‘Wasiirku waa xil siyaasiya, laakiin hal kani waa gole sharci oo u baahan in laga dhiso da wladnimada. Waana halka aan rabo waxyaalihii igu hor istaagay in aan golahan ku soo biiro in aan kaga hor tago si aanay u helin da’yarta iyo hawe enka iga danbeeya’ ayay u sheegtay BBC-da Xil dhibaan Aamina.

Waxaa kale oo ay sheegtay in ay awoodda sa ari doonto arrinta kootada oo ay u aragto in ay tah ay wixii ka hor istaagay golahan in haween tiro ahi ay ku soo biiraan.

Maxay xildhibaannada kale ee ragga ah ka yi dhaahdeen ku soo biiritaanka xildhi baan Aamina ee golaha?

XIGASHADA SAWIRKA,AMINA FARIID

Tan iyo maalinkii ay soo baxday natiijada ka ma danbaysta ah ee Golaha Wakiilladu, waxa ay dad badan walaac ka qabeen in dhammaan xildhi baannada 82 ah ee soo ba xay ay rag wada yihiin. Shalay se, waxa ay xaalad sa cab iyo farxad ah ku soo dhaw eeyeen xildhibaan Aami na, taas oo ka dhigan in laga bila abo Shalay tiradu haba yaraa tee in Golaha wakiillada Soma liland haween ay ka mid yihiin.

‘Waxaan rejaynayaa in aad noo noqon doonto suldaamad, golahayagan waad ogtahoo wax ba dan baa iska dhaca waxaan rejaynayaa in dad ba dan ay kuu habran doonaan oo aad nakala dhex geli doonto’ ayuu yidhi Xildhibaan Axmed-Khaliif oo ka mid xildibaannada golahaas.

Baar Siciid, ayaa hore u ahayd golihii kan ka horreeyey oo shaqaynayey muddo 15 sano ah ha weeynayda keliya ee ku jirta, mar kale ayay door kaas iyo booskaas buuxinaysaa Xildhibaan Cilmi Fariid.

Safka dhexda, kuraasta taalla, kan koo naha u xiga ayaa noqon doona booska ay golaha ka fadhi isan doonto xildhibaan Aam ina Cilmi, waa se gole ay 81-ka kursi ee kale ay ku fadhiyaan rag. XIGASHO:-BBC

MAXAY YIHIIN DANAHA U DHAXEEYA AFRIKA IYO TURKIGA?

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Xidhiidhka Turkiga iyo Afrika ayaa siyaabo bad an isku bedelay labaatankii sano ee uu xukunka hayay Recep Tayyip Erdogan.

Muddadaas Turkigu, waxa uu saldhigyo ciidan ka dhistay qaybo ka mid ah qaaradda sida Soo maaliya, Marooko, iyo Tu uniisiya xilli sida oo kale oo dhinac ka mid ah dhinacyada taa geereyey xaa laddii ka taagnayd Liibiya iyo dag aalka Tigrayga ee Itoobiya.

In ka badan 20,000 oo ciida mo gaar ah ayaa muddadaas loo tababarayrayo Soomaaliya, sida oo kalena waxa uu dugsiyo isla ami ah ka dhisay dalka Senegal.

Dhanka Turkiga, gaar ahaan madaxw eynaha, Afrika waxay u ahayd door muhiim ah. Sannadkii 2011-kii oo ay jirtay abaar ba’an, Erdoğan waxa uu noqday hogga amiyihii ugu horreeyay ee aan Afrikaan ahayn oo booqda caasimadda Soomaali ya ee ay dagaalladu aafeeyeen muddo laba atan sano ah. Ankara ayaa isla markiiba bilowday hindi se gargaar oo tan iyo markaas Soo maaliya ka caawisay tallaabo kasta oo loo qaaday geeddi-soc odka dawlad-dhisidda, weliba si baaxad leh. Habkan bini'aadantinimo ee ay weheliso xigaal nimada Islaamka, xidhiidhka taariikhiga ah, ama ayaa weli dawladda Turkigu sida ay qabaan dad badani ay u isticmaashaa waddammada kale. Waana sida uu Turkigu ku helay sumcadda aadka loo hadal hayo ee ah saaxiibka wanaagga iyo caddaaladda.

"Turkigu wuxuu aaminsanyahay mabda' ah in mushkillada Afrikaanka ay xalliyaan iyaga dhex dooda sidaas daraadeed Turkidu ma dhex gasho arrimaha Afrika" ayuu yiri Dr Axmed Sheekh Max amed (Axmed Tiir) oo ka faallooda arrimaha isl aamka iyo caalamka.

Erdogan waxa u uku tilmaamay xidhiidhka iy aga iyo qaaradda u dhexeeya mid dhinac walba guul u ah taas oo macnaheedu yahay in la doon ayo in la horumariyo dhawn walba faa’iido leh.

Madaxda dalalka Afrika ayaa iyaguna aami nsan in Turkigu uu yahay mid ka mid ah dalalka ugu muhiimsan caalamka ee ay la leeyihiin xiriirka saaxiibtinimo isla markaana ay ka heli karaan tall aabooyinka dhanka horumarka ah ee ay hiig san ayaan.

Dhinacayada ay filayaan in Turkigu ka caawin karo waxaa ka mid ah amniga gaarahaanna la da gaalanka argagixisada iyo inuusan shuruudo ku xireynin sida qaar ka mid ah dalalka reer galb eedka Xaqiiqada se yaa ay faa’iido ugu jirtaa xidh iidhkan?

XIGASHADA SAWIRKA,.

Balse qaar ka mid ah dadka dhaliila ayaa ku doodaya in maal-gashiga Turkiga ee Af rika aanu ahayn mid sii waaraya mustaqbalka fog, waxayna aaminsan yihiin in maal-gashigan ay inta badan wataan da no dhaqaale oo mustaqbalka dhow ah.

Tusaale ahaan, warbixin uu soo saaray ban giga horumarinta Afrika 2019 ayaa lagu sheegay xilli xidhiidhkii Turkiga ee Afrika uu keenay faa'iido oyin badan, balse ay jiraan khataro iyo caqabado u baahan in wax laga qabto.

Warbixintu waxay iftiimisay welwelka laga qabo sii jiritaanka qaar ka mid ah mashaariicda kaabaya asha dhaqaalaha ee Turkiga iyo baahida loo qabo in fiiro gaar ah loo yeesho saameynta deegaanka iyo bulshada.

Turkiga ayaa malaayiin dollar ka sameeya sa nad walba maalgashiga Afrika. Waa dhul-beereed aan la isticmaalin oo Turkigu ka faa'iidaysan karo oo ay shaqo abuurna u ah Turkiga sababtoo ah waxaa jira shirkado oo 10kii sano ee la soo dhaa fay ka shaqynayey Afrika, tani waxay sidoo kale faa'iido u leedahay wadamada Afrika.

"Turkigu 2002-dii laba iyo toban safaaradood bes ayuu Afrika ku lahaa Shalayna afartan iyo af ar safaaradooda ayuu Afrika ku leeyahay". Waxaa sidaas BBC-da u sheegay Axmed Tiir. Sidoo kale waxaa kordhay is waydaarsiga ganacsiga ee Turk iga iyo dalalka Afrika.

Labada dhinac ayaa u muuqda in mid walba midka kale ka dhex arko maslaxadiisa marka loo eego baahida iyo qorshayaasha ay doonayaan in ay gaaraan ee dhanka horumarka.

Turkiga ayaa hadda diyaaradihiisa dagaalka ee aan duuliyaha lahayn isla markaana casriga ah ge eyay dhowr dal oo Afrikaan ah, tallaabadaas oo iy ada qudhe eda loo fasiray inay tahay calaamad muujin aysa in Turkigu uu aad u daneynayo qaara dda oo ay ku hardamayaan qaar ka mid ah dalal ka reer galbeedka. XIGASHO:-BBC


AHMADINEJAD - MADAXWEYNE MAY AL ADKAA, SHALAYNA SHACABKA BASASKA LA RAACA

Ahmadinejad oo gaadiidka dadweynaha raacaya

Qoraalka sawirka, Ahmadinejad oo gaadiidka dadwe ynaha raacaya Madaxweynihii hore ee Iran Mahmo ud Ahmadinejad, ninkii hogaanka waddankaas hayey muddo 8 sano ah, wuxuu saaxadda siyaasadda ka maqnaa tan iyo markii uu xilka ka degey, wuxuuna dib ugu laabtay xirfadiisii macallinimada.

Muddadaas uma uusan dhaqmayn sida lagu yaqa anno madaxda dalalka saliidda qaniga ku ah ee car abta. Wuxuu ahaa nin dadka la raaca gaadiidka dad weynaha.

Muddadii 8da sano ahayd ee uu talada hayey waxaa Ahmadinejad lagu xusuustaa inuu iska diiday inuu mushaar ka qaato dawladda, wuxuuna ku noo laa mushaarka macallinimada.

Sidoo kale ma uusan danayn lacagta hawlgab nimada ay u qaataan madaxweynayaasha xilka ka dega. Wuxuu aad ugu qanacsan yahay macalli nimada iyo waxa ka soo gala.

Muddadii uu madaxweynaha ahaa wuxuu aad u jeclaa inuu ku noolaado gurigiisa gaarka u ah ee ay ku noolaayeen labada wiil iyo gabadha uu dhalay, hase yeeshee saraakiishiisa amniga ayaa ku khas bay sababo amaanka la xiriira dartood inuu ka guuro. Dayaaradaha marka uu raacayo ma jeclayn in kur aasta madaxweyneyaashu fariistaan uu fariisto.

Intii uu xilka hayey waxaa lagu xasuustaa inuu ku hanj abay in Iran ay "Israa’iil ka tiri doonto maabka". Fasir aadda qaabka loo dhigay hadalkaas ayuu muran ka dhashay.

"Xoogageenu waxay awood u leeyihiin inay kha sbaan ciddii soo duusha, oo ay gaarsiiyeen inay ka shalaayaan ficilladooda” ayuu yiri Ahmadinajad mar kii uu u hanjabayey Israa’iil.

Israa'iil ayuu ugu hanjabay in 'maabka laga saa rayo

Israa'iil ayuu ugu hanjabay in 'maabka laga saarayo'

Dadka mucaaradsan waxay ku dhaliilaan siyaasa dihiisii dhaqaalaha ee gudaha iyo dibadda, iyo inuusan danayn jirin xuquuqda aadanaha.

Xilligii uu ahaa duqa magaalada Tehran wuxuu u tartamay abaal marinta duqa magaalo ee ugu fiican dunida, laakinse markii uu iska casilay xilkaas ayaa tartanka laga reebay isagoo soo gaaray wareegga 10ka qof ee ugu sarreeya.

Muddadii uu siyasadda ku jiray iyo intii uu ka mid ahaa hogaamiyayaasha ardayda waxaa aad loogu xusuustaa inuu ahaa nin aad u af adag oo aan hadalka la gabban.

Wuxuu samaystay bartiisa Twitter 2017, inkastoo uu muddo xayiraad ku hayey in Twitter laga isticm aalo Iran, wuxu una ku xiran yahay bogagga shaqsi yaad ay ka mid yihiin laacibkii Arjantiin ee geeriy ooday Diego Maradona, cayaartoyga kub adda kola yga ee Maraykanka LeBron Jam es, madaxweynaha Venezuela Nicolas Ma duro, iyo David Duke oo lagu xagliyo ururka faquuqa ku dhisan ee KKK.

Hoggaamihii lixaad ee ka tirsan Ururka Islamic Jihad oo Duqeyn cirka lagu dilay

Israa’iil ayaa dishay hoggaamiyihii lixaad ee ururka Islamic Jihad (PIJ) ee Falastiiniyiinta, kadib weerar cirka ah ay ka geysatay Marinka Qaza, iyadoo dag aalka u dhaxeeya uu sii kordhayo.Waxay sheegtay in Iyad al-Hassani uu hagayay hawlgallada kooxda xagjirka ah, tan iyo markii la dilay taliyihii isaga ka horreeyay Talaadadii.

Weerarkii Jimcihii, oo ay dhakhaatiirtu sheegeen in uu qof kale ku dhintay, ayaa yimid ka gadaal markii gantaallo badan laga soo tuuray Qaza, kuw aasoo qaarkood gaaray meel u dhow magaalada Qudus.

Fursadaha xabbad-joojinta lagu hirgalin karo, ayaa u muuqda wax aad u yar, ka dib markii la iswe ydaarsaday hub. Masar ayaa waxay sidoo kale sug aysay jawaabta Israa’iil ayuu raaciyey sargaalka Fala stiiniga ah.

Ugu yaraan 33 Falastiiniyiin ah oo ku sugan Ga za, ayaa lagu dilay halkaasi – oo kala bar ay yihiin rayid – tan iyo markii Israa’iil ay fulisay duqeymo xiriir ah oo xagga cirka ah subaxni madii Talaadada, oo ay ku dishay saddex sarkaal oo sare oo ka tirsan ururka Islamic Jihad, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Falastiin.XIGASHO:-BBC

Ciwaanka 42 oo ku dhamaanayaa 60,000 oo muh aajiriin ah oo sugaya meel u dhow xadka Marey kanka iyo Mexico oo ĺoo diiday in ay soo galaan

El Paso, Texas – Qiyaastii 60,000 oo muhaajiriin ah ayaa ku sugayay meel u dhow xudduudda Marey kanka iyo Mexico iyadoo maamulka Biden uu soo af jaray Xeerka 42-aad ee xilligii masiibada kaasoo u oggolaaday mas’uuliyiinta inay eryaan kuwa si shar ci-darro ah dalka ku soo ga laya, sarkaal sare oo Mar eykan ah ayaa u shee gay CBS News Khamiista.

Madaxa Ilaalada Xuduuda ha Raul Ortiz ayaa sheega y in hay’addiisu ay isu diy aarinaysay qaar ka mid ah tobanaan kun oo muhaajiriin ah oo hadda ku sugan dhinaca Mexico ee soohdinta Mareykanka iyo Mex ico si ay isugu dayaan in ay u gudbaan Ciwaanka 42 ee Mareykanka uu dhacay saqdii dhexe ee Khami ista.

"In ka badan 60,000 oo muhaajiriin ah oo aan ma shruuceyno ayaa ku sugan gudaha iyo hareeraha aagga xudduudaha,” Ortiz ayaa ku sheegay wareysi hore oo maalintii ah El Paso. "Marka waxaan diir adda saarnay inaan hubinno inaan sameyneyno wax walba oo aan awoodno si aan u qoondeyno kheyra adka si aan wax uga qabanno qulqulkaas.”

Hormuudka ilaa dhamaadka Ciwaanka 42, kaas oo ay kicisay dhicitaanka qaran ee COVID-19 xaalad da degdega ah ee caafimaadka dadweynaha, saraa kiisha xuduuduhu waxay durba arkeen kor u kaca socdaalka, duubista ku dhawaad ​​​​10,000 cabsi maal inle ah maalmaha qaarkood usbuucan.

Ilaa Khamiista, ku dhawaad ​​25,000 oo muhaajiriin ah ayaa ku sugnaa Ilaalada Xuduudaha ee xaruma ha iyo teendhooyinka, Ortiz ayaa yidhi, in kasta oo wakaaladu kaliya ay awood u leedahay warqad ay ku qabato dhawr kun oo qof.

Ortiz wuxuu sheegay in Ilaalada Xuduuduhu ay ka shaqaynayaan sidii ay u yareyn lahaayeen buux dha afka xarumaha ay ku hayaan iyagoo si degdeg ah u siidaaya qaar ka mid ah muhaajiriinta iyada oo aan lahayn taariikh maxkamadeed.

"Waan ka awood badnay qaybo badan oo ka mid ah,” Ortiz ayaa yidhi. "Sidaas darteed waxaan si dhow ula shaqeyneynaa hay’adaha NGO-yada ah, bulshooyinkayada si aan u hubinno inaan sii deyno muhaajiriinta ka dib marka la hubiyo oo la nadiifiyo, wax khatar ahna kuma hayaan bulshada.” Soogalootiga magangelyo ka raadsada Mareyk anka waxay sugaan safka si ay uga baaraandegaan wakiilada Xuduudaha Mareykanka ka dib markii ay ka soo gudbeen Arizona iyagoo ka yimid Mexico Maajo 11, 2023, Yuma, Arizona.

Soogalootiga magangelyo ka raadsada Mareykanka waxay sugaan safka si ay uga baaraandegaan wakii lada Xuduudaha Mareykanka ka dib markii ay ka soo gudbeen Arizona iyagoo ka yimid Mexico Maajo 11, 2023, Yuma, Arizona. Ortiz waxa uu u nisbeeyey kor orka imaanshaha xuduudaha ee tahriibayaasha "ku qasbida qaar ka mid ah muhaajiriinta inay qaataan go’aamo ay ugu dambeyntii tahay inaysan qaadan” iyagoo ku faafinaya macluumaad khaldan oo ku saab san siyaasadda Mareykanka, oo ay ku jiraan baraha bulshada

In kasta oo ay jiraan caqabadaha hadda jira, Ortiz waxa uu sheegay in aanu filaynin "kor u kac weyn” oo ku yimaadda isgoysyada soogalootiga isla mar kaaba ka dib dhamaadka Ciwaanka 42.

Ortiz wuxuu xusay ka guurista cinwaanka 42 ina ysan noqon doonin si lama filaan ah, isagoo xusay in Arbacadii kaliya 19% muhaajiriinta xabsiga la dhigay loo farsameeyay cayrinta iyadoo la raacayo amarka caafimaadka dadweynaha.

Waxa kale oo uu sheegay in dawladdu ay rajayna yso in ay ka hortagto isgoysyada sharci darrada ah iyada oo la tarxiilayo ama soo celinaysa muhaajiriinta aan u qalmin magangelyo iyo in la

maxkamadeeyo dadka soo noqnoqda ee xuduud aha. Dhab ahaantii, maamulka Biden ayaa ku adk eeyay soogalootiga inay u qalmaan magangelyo ka dib Ciwaanka 42.

Sida uu dhigayo sharciga la dhaqan galiyay jimc ihii, muhaajiriinta ka soo gudubta xadka koonfureed ogolaansho la’aan ma noqon doonaan kuwo aan magangalyo ka codsanin wadan kale, sida Mexico, iyagoo u socda Mareykanka

Kuwa aan awoodin inay caddeeyaan inay u qalm aan ka-dhaafitaanka sharciga waxay wajihi doonaan masaafurinta waddankooda ama Mexico, iyo sidoo kale 5-sano oo ka cayr ah Mareykanka

Wararkii ugu dambeeyay ee ololaha doorashada Turkey

Madaxweyne Erdogan oo ah madaxweynaha ugu awoodda badan dalka Turkiga taladana haya, ayaa dagaal adag kula jira mucaaradka, oo isaga doora shada dhacaysa bari ay si adag ugu loolamayaan.

Kemal Kilicdaroglu, oo ah ninka ay sida weyn ay u xifaaltamaan, ayaa jimcihii kasoo hor muuqday dad badan oo taageersanaa, oo ay garab taagnaayeen isbahaysiyo ka kala socday dhinacyada siyaasadda, oo si aan horay loo arag isugu soo baxay.

Markii uu roobku ka da’ay magaalada Ankara, ay aa wuxuu wacad ku maray Kemal inuu soo celin do ono "nabadda iyo dimuqraadiyadda dalka Turkiga”.

Ninka uu doonayo in codbixiyeyaashiisu ay xilka ka tuuraan Kemal 20 sano ka dib ee – Recep Tayyip Erdogan – ayuu sheegay inuu Turkiga xukunkiisa uu ku dheereeday.

Waxaa jira caqabado badan oo ay ka mid yihiin dhaqaale xumo, sicir barar baahsan, iyo musiibadii dhacday bishii February ee labada dhulgariir.

Isagoo 74 jir ah, hogaamiyaha mucaa radka, ayaa inta badan lagu tilmaamaa inuu yahay qof dabacsan.

Budbud: Xogtii u dambeysay taliyaha xoogga oo ku biiray dagaal la isku riiqmay

Laakiin wuxuu khudbad aad u weyn u jeediyay dadw eynihii daawanayay, oo aaminsan in tani ay tahay ra jadooda ugu wanaagsan ee illaa iyo hadda, oo ay dib ugu soo celin karaan awoodda madaxweyne Erdo gan, uu ka qaaday baarlamaanka. ISHA BBC.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip