
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AHARBACO 12-KA ABRIIL 2023-KA
Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo Guterres?
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shalay xarunta madaxt ooyada qaranka kulan kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres oo Shalay booqasho kusoo gaaray mag aalada Muqdisho.
Labada mas’uul ayaa ka arrinsaday aayaha is kaashiga labada dhinac, qorsheyaasha mudnaa nta u leh dowladda Soomaaliya, caqabadaha jira iyo dhinacyada ay tahay in gargaarka iyo waxq ab adka Hay’adaha Qaramada Midoobey ee ka ho wlgala Soomaaliya ay xoogga saaraan, si loo xa qiijiyo dib u soo kabashada Soomaaliya.
Sidoo kale madaxweynaha Soomaaliya oo madasha ka hadlay ayaa soo bandhigay guulaha wax ku oolka ah ee laga xaqiijiyey dhinacyada am niga dalka, xoojinta dowadnimada, deyn cafinta, kobcinta kaabeyaasha dhaqaalaha iyo dib u heshiisinta.
Waxaa kale oo uu dul istaagay culeysyada iyo xaaladaha adag ee ay la tacaalayso dowladdu, ku waas oo ay uga horreeyaan abaaraha gallaaftay nolasha kumannaan qoys, saameynta isbeddelka cimilada, saboolnimada iyo colaadaha sokeeye.
Dhanka kale madaxweyne Xasan Sheekh ayaa bo gaadiyay booqashada uu Shalay dalka kusoo ga aray Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, isaga oo shaaciyay inay wax weyn uga dhigan ta hay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.
"Tani waa booqasho garab istaag ah oo ku waj ahan dowladda iyo hannaanka dimuqraadiga ah ee Soomaaliya. Booqashadan waxay noo xaqiij inaysaa in Qaramada Midoobay ay si buuxda uga go’an tahay inay taageerto qorsheyaasheenna dhanka dowlad dhiska iyo xasilinta dalka. Waxaan ku kalsoonnahay in dadka Soomaaliyeed ay aw ood u yeelan doonaan in ay ka gudbaan dhibaato oyinka iyo caqabadaha ay weli wajahayaan, iyada oo loo marayo dham meystirka xoreynta dalka iyo dib u heshiisiinta” ayuu yiri madaxweynuhu.
Md.Xasan Sheekh ayaa sidoo kale uga ma hadceliyey António Guterres booqashadan uu ku yimid dalk eenna, waxa uuna ka rajeeyey in dowl adda iyo shacabka Soomaaliyeed lagu garab istaa go gaaridda hiigsigooda ku aaddan Soomaaliya horumarsan, xasilloon, door wanaagsanna ka qaa data Gobolka.
Dhankiisa Xogahayaha Guus QM ayaa muujiy ay sida uu ugu faraxsan yahay booqash adiisa So omaaliya, isagoo uga mahadceliyey Madaxw eyna ha Jamhuuriyadda soo dhaweynta diirran ee uu u sameeyay isaga iyo wafdigiisa.
Mr.António Guterres ayaa xusay in uu fahamsan yahay xaaladaha binu aadantinimo ee ay la tacaa layso dowladda Soomaaliya, lana xoojin ayo taage erada iyo garab istaagga dalka.
Waa booqashadiisii labaad ee uu Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay kusoo gaaray ma gaalada Muqdisho, wuxuuna horay u yimid sana dkii 2017-kii, isagay oo markaas booqday xeryo ay ku jiraan qoysaska barakacayaasha
Dowladda Soomaaliya Oo Washington Uga Qe ybgaleysa Shirka IMf Iyo Bangiga Adduunka
Waxaa magaalada Washington ee dalka Mar eykanka ka furmay shirka sanadlaha ah ee He y’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Ad duunka. Waxaa shirkaan ka qeyb galaya wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda Dowladda Fed eraalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur. Furitaanka shirka kadib, Wasiirka Maaliyadda So omaaliya Dr Cilmi M. Nuur ayaa si gaar ah kula mo muhiim u ah oo ku saabsan Horumarinta dha qaalaha Soomaaliya la qaatay Madaxda Hey’ad aha caalamiga ah ee ka shaqeeya arrimaha maal galinta.
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa kulan ga ar ah la qaatay Agaasimaha Fulinta xafiiska Bang iga Adduunka ee (Africa Group 1) Dr.Floribert Ng aruko oo ay ka wada hadleen arrimaha dib-u-habe ynya Maaaliyadda iyo dhaqaalaha Soomaaliya.
Wasiirka ayaa waxa uu kulan muhiim ah la wa atay Madaxweyne ku xigeenka Afrika ee Hey’adda Maalgalinta Bangiga Adduunka (IFC) Sérgio Pim enta, waxa ay si gaar ah wada hadlkooda diiradda ugu saareen sidii IFC ay u maalgalin laheyd gana csiyada gaarka loo leeyahay ee bulshada Sooma aliyeed.
Sidoo kale waxa uu wasiirku wada xaajood la yeeshay wakiilo ka socda Dowladda Ruushka oo ka mid ah dowladaha Soomaaliya deynta ku leh is la markaana muddooyinkii la soo dhaafay uu u so cday wadahadal ku saabsan cafinta deynta Ruu shku ku leeyahay Soomaaliya.
Shirka Sanadlaha laha ah ee Guddiga Sare ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa socon doona mu ddo toddobaad ah, waxaana jiri doono kulamo mu hiim ah oo diiradda lagu saari doono xaaladda dhaqaalaha Soomaaliya.
dowladda soomaaliya oo washington uga qey bgaleysa shirka imf iyo bangiga adduunka dowlad da soomaaliya oo washington uga qeyb galeysa shirka imf iyo bangiga adduunka dowladda sooma aliya oo washington uga qey bgaleysa shirka imf iyo bangiga adduunka
Xoghayaha Guud ee QM oo booqday xery aha barakacayaasha Baydhabo
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, Ant ónio Guterres oo Shalay booqasho ku yimid Mag aalada Muqdisho ayaa uga sii gudbay dhanka Ma gaalada Baydhabo. Xoghayaha Guud ee Qar am ada Midoobey ayaa kormeeray xeryaha barak aca yaasha ee ku yaala duleedka Magaalada Baydh abo, isagoo u kuurgelayay xaaladda qoysas ka barakacayaasha.
Xoghayaha ayaa sheegay in Somaliya ay waj aheyso abaartii ugu darneyd, isagoona ku baaqay taageero ballaaran oo caalami ah oo Somaliya la siiyo.
Xoghaye Guterres ayaa sheegay in abaartu ay saameysay kala bar dadka Soomaaliyeed, waxaa na uu ka digay in macluul ka dilaacdo dalka, xilli gan oo sida uu sheegay ay Somaliya la tacaale yso dhibaatooyin bani’aadanimo iyo weliba khatar argagixiso."Argagixisada iyo abaarta oo is biirsa day, oo ay inta badan sabab u tahay isbeddelka cimilada ay aa dadka Soomaaliyeed u horseeday xaaladdan, waxayna Somaliya u baahan tahay taageero balla aran oo caalami ah.” Ayuu yiri Xoghaye Guterres.
Is agoo ayaa gelinkii dambe ee Shalay dib ugu soo laabtay M/Muqdisho,ku soo laabtay Xalay na ku hooyanaya magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xoghayaha Guud ee QM ku maamuusay kulan afurin ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xa san Sheekh Maxamuud ayaa ku maamuusay diblo maasiyiinta ka hawlgala dalka, oo uu wehlinayo Xoghayaha Guud ee Q/Midoobey, Mr. Antón io Gu terres, afur wadareed ka turjumaya dhaqanka Soo maaliyeed ee ku tilmaaman martis oorka iyo soo dhaweynta.Mdaxweynaha ayaa bogaadiyay do orka wanaagsan ee saaxiibda caal amiga ahi ka qaadanayaan dowlad-dhiska Somaliya. Mada xweyne Xasan oo kulankaasi ka hadlayay ayaa sheegay in dowladd iisu ay ka go’an tahay dib u soo celinta amnigii iyo xasilloonidii dalka.
Kulanka ayaa waxaa ka qaybgalay Golaha Wa siirada ee Xukuumadda Federaalka, xubno ka mi da diblomaasiyiinta Soomaaliyeed, Wakiilada Bee sha Caalamka ee dalka iyo marti sharaf kale.
Booqashada uu Xoghayaha Guud ee Qarama da Midoobey Shalay ku yimid Caasimadda Muq disho ayaa imaanaysa, xilli Dowladda Federaalka ay dadaal badani ku bixineyso, sidii dalka looga qaadi lahaa xayiraadda hubka ee saaran.
DFS oo shaacisay tirada Soomaaliya ka xajineysa sanadkan
Wefdigii uu hogaaminaayey Wasiir Wasaarad da Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumada Soomaaliya Sh.Mukhtaar Roobow ayaa Shalay dib ugu soo laabtey M/Muqdisho iyadoo ka yimid Dalka Sacuudiga
Wasiirka iyo Wefdigiisa ayaa howlo shaqo oo ku saabsan Arrimaha xajka 1444/2023 ugu sug naa Dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya afartii maalmood ee lasoo dhaafey, iyagoo dhowaana sii ambaqaadi doona dardar gelinta howlaha adeega xajka iyadoo sanadkan lagu wado inay Dalka Soo maaliya ka xajiyaan 11,500 xaaji.
Booliska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay rag dhac geysanayay
Ciidanka Booliska saldhigga Waaberi ee G/Ban aadir ayaa soo qabtay labo burcad ah oo dhac ka geysanayey waaxda Maajo ee degmadaas.
Burcadaan ayaa dadka ku dhacayey Bistool ado caag ah, iyaga oo ka uruursa day taleefa nnadii ay wateen.
Raggan lasoo qabtay ayaa la hor eyn doonaa caddaladda, sida uu warbaahinta Qaranka u xaqiiji yey Taliska qeybta guud ee boolis ka gobolka Ba naadir.
Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo qudbad ka jeediyay shirka 8-aad ee wax soosaarka iyo dhaqaalaha isboortiga
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kulane ayaa xarunta Beijing Oly mpic Park – National Tennis Center ee magaalada Beijing uga qayb galay shir looga hadlayay hour marinta ciyaaraha qaybahooda kala duwan, kaa soo ay kasoo qayb galeen madax kala duwan oo kaalin wayn ku leh maalgashiga iyo wax soo sa arka isboortiga.
Danjire Cawaale Cali Kullane oo qudbad halkaas ka jeediyay ayaa sheegay in aad ugu faraxsan yahay in shirkan muhiimka ah ka soo qayb galo, isagoo Safiirku sheegay in ciyaara ha muhiim yihiin oo ay horseedo isdhexgalka bul shada caalamka.
Safiir Cawaale ayaa halkaas lagu guddoonsi iyay abaal-marinta sanadlaha ah ee xoojinta xiri irka isboortiga, taasoo guddiga shirka soo abaabu lay ku sheegay in Soomaaliya ku muteysatay in do wladda Soomaaliya ciyaaraha u adeegsatay is dhexgalka bulshada iyo ka qayb qaadashada am maanka.
Ugu dambeyntii Danjire Cawaale ayaa ka m ahad celiyay abaal marinta la siiyay iyo sida shar afta leh ee shirka loogu casuumay dowladda Soomaaliya.
Maamulka Hir-Shabeelle oo ka shiray Amniga iyo fatahaadaha
Kusimaha Madaxweynaha Hirshabelle ahna Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarl amaanka Maamulkaas Mahad Xasan Cismaan ay aa kulan laqaatay Maamulka Gobalka Shabellada Dhexe kan degmada Jowhar Xubno katursan labada gole ee Hirsha belle iyo Saraakiil katir san ciidamaada Hir shabelle
Kusimaha Madaxwey naha ayaa warbixin ku saabsan Amniga iyo Fatahaadaha ka dhageystay Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan oo maalmahan kormeer u kuu rgalid ah ku maraayay deegaano ka tirsan gobalka Shabelleada Dhexe .
Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Ax med Meyre Makaraan ayaa sheegay in looga ba ahan yahay hay’adaha gargaarka iyo cid kasta oo wax awooda ay gurmad soo gaarsiiyaan Shacab ka Shabeellaha Dhexe oo ay muddo badan hey steen Al-Shabaab.
Kusimaha Madaxweynaha ayaa masuuliyiinta Amniga iyo Maamulka gobalka Shabellada Dhexe faray inay kordhiyaan Adkeynta Amniga sidoo kal ana ay ka hortagaan dhagaraha cadawga ay soo maleegaan.
Guluf dagaal oo ka billaawday gobolka Gedo, Ciidamada Kenya & Itoobiya oo ka qeyb galaya
Abaanduulaha Qeybta 43aad ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed G/le sare Cismaan Xaaji Axmed, Abaandulaha Guutada 10aad qey bta 43aad ee Ciidamada xooga Gobolka Gedo G/ Sare Cismaan shiikh Cabdi Qorax sarakiil/ sarakiil xigeeno ayaa xarada Uk ee Degmada Balad xaawo ku soo dhaweeyey Hogaanka amniga Go bolka Gedo ee Nisa Gen Jamaal Xasan sare Gud oomiye Cabdirashiid Caroog, iyo sarakiil kale.
Soo dhaweyn ka dib ayey yeesheen kulan looga hadlayey amaanka nabadgalyada xogaha dahsoon ee laga helayo Xubnaha Al-Shabaab go obaha ay ku ku sugan yihiin iyo sidii loogu diyaar garoobi lahaa howlagalka dhawaan la filayo in ay ka bilowdo Guud ahaan degaanada Jubaland.
Sidoo kale sarakiisha ayaa si gaar ah ooga hadley in ay qeybta uga weyn ay ka qaadan donaan howl galka wajigiisa labaad ee uu ku dhawaaqey Mada xweynaha Dalka Xasan Sheekh Maxamuud, dhan koodana ay diyaariyeen Ciidamadii howlgalka la fulin lahaa kuwa safka hore sida Itoobiya iyo Ke nya.
Gobolka Gedo ayaa waxaa uu kamid yahay Go bolada aysan ka jirin Ciidamada macawaaisleyda, balse ay ka howlgallaan Ciidamada dowladda noo cyadooda kala, kuwaas oo la filayo inay billaabaan howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Xiisad cusub oo ka dhex qaraxday guddo omiye Jeyte iyo HirShabelle
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ay aa sheegaya in haatan xiisad cusub oo salka ku heysa arrimaha maaliyadda ay ka dhex qaraxday guddoomiyaha gobolkaasi, Cali Jayte Cismaan iyo wasaaradda maaliyadda ee dowlad goboleedka HirShabelle.
Cali Jayte oo qoraal dheer soo saaray ayaa ka ho rymid qorshe ay HirShabelle ku dooneyso in lagu mideeyo canshuurta, wuxuuna diiday in canshuu rta gobolka Hiiraan ka timaada ay ku dhacdo qas nada wasaaradda maaliyadda Hirshabelle ee deg an magaalada Jowhar.
Guddoomiyaha ayaa shaaca ka qaaday in qor shahaan uu keeni karo habacsanaan dhan walba ah oo ay ugu horeyso in lagu wiiqayo guulahii la gaaray howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda gobolka Hiiraan.
"Madaama aay muhiim tahay in amaanada Sha cabka la xafido oo aan lagutakri falin laguna Deg degin waxa danta guud ah ayadoo loo eegayo si xilkasnimo ah daruufaha aay ku jiraan shacabka Reer Hiiraan aawadeed.
ma jirto sabab aan waqti kaga Dhumino shac abka oo dagaal kula jiro khaw aarijta Dhaqaalah ooda, hooseeyo waxii aan ku ka beeynay Misaani yada dagaalka iyo kabka adeegy ada Maamulka in lagu bixiyo Shalay , in loo wee ciyo wax qorsha heeda waqtiyeed aanan la hubin kuna dhisan mus taqbal fog oo aan laheyn qorsho Degsan oo dhab ah midaas oo shacabka ku ride eyso dhiig bax dhaqaale oo aan soo kabasho lah eeyn iyo dib u dhac maamul oo sababi karo Dayac amni oo baah san iyo dib u noqosho cadawga hiil u ah” ayaa la gu yiri qoraalka kasoo baxay Xafiiska guddoomiye Cali Jeyte Cismaan.
Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in marnaba aysan ogolaan doonin in hantida shacabka ku dha qan gobolka Hiiraan ay ku baxdo meel aan hub anti laheyn, sida uu hadalka u dhigay.
"Sabab aan ugu qaado wax ka hooseeyo wa xii aan shabaab ka diiday ineey Gobalka Hiiraan ku Haayeen, ama aan ugu qancinkaro dadka aan Masuulka ka ahay, taas micnaheedo oo ah in Han tida shacabka reer hiiraan ku baxdo meel aan hub anti laheyn danahoodane lagu kabi karin” ayuu raaciyay.
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Ca li Jeyte ayaa ku baaqay in la keeno hannaan Maal iyadeed oo daahfuran oo la isla ogolyahay, si loo helo xasilooni siyaasadeed oo lagu wada shaqeyn karo, islamarkaana ay tahay in la ixtiraamo sarrey nta sharciga.
Waxaa kale oo uu intaasi ku daray in reer Hiira an ay xilligaan u baahan yihiin taageero iyo garab istaag, maadaama ay dagaal kula jiraan xoogaga Al-Shabaab, wuxuunq ku baaqat in aan looga sii darin xaaladda taagan.
"Shacabka reer Hiiraan waxeey u baahan yahi in kab’mo ee uma baahno kufin waxaan la tacaali haayna soo kabasho amni iyo mid dhaqaale kum ana darsan karno wax hoos u dhigayo midnimada umadda ayadoo la fiirinayo daruufaha lagu jiro kuwii jiray iyo kuwo abuurmi karo,” ayuu markale yiri Cali Jayte.
Sidoo kale wuxuu sii raaciyay "Waxaa inoo fur an hal jid oo ah la dagaalanka khawaariijta ma jirto wax ka hooseeyo oo aan ku qanci karno Shalay iyo beriba. Shacabka reer hiiraan waxaan u cad eeynayaa ka masuuliyad ahaan waligeey kuma shaqeeyn umana hogaansamin dan gaar ah an igoo awoodo inaan danta guud guulo ka curiyo ma na aqbalaayo mana aqbali doono wax ka hoose eyo sharci iyo Dowladnimo”.
Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo Dorra ad galinkii dambe shir jaraa’id oo uu Beledweyne ku qabtay guddoomiye ku xigeenka gobolka Hiira an oo ay hareerahiisa fadhiyeen xubno ka tirsan maamulka gobolka ku sheegay in la mideynayo canshuurta maamulka HirShabelle, isla-markaana ka maamul ahaan ay ogolaadeen incanshuurta la gu shubo qasnada wasaaradda maaliyadada ee maamulkaasi.
Talyaaniga oo gurmad u sameeyay 1,200 oo tahriibayaal ah
Ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa sameeyay labo howlgal oo ay ku soo badbaadiyeen ku dha waad 1,200 oo tahriibayaal ah oo la socday doo mo soo gaaray xeebaha Magaalada Sicily iyo de egaanno kale.
Mid kamid ah doomanka waxaa saarnaa illaa 800 oo qof oo tahriibayaal ah,halka mid kale oo doom anka kalluumeysiga ah , ay la socdeen 400 oo ruux.
Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay inta lagu guda jiray howsha badbaadinta, waxaana dadka asi tahriibayaasha ah ay muddo dhowr cisho ah ku sugnaayeen xeevaha Talyaaniga,iyagoo doona ya in dowladda ay qaabisho ama ay soo dhow eyso.
Ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga ayaa Jimc ihii sameeyay howlgal lagu badbaadiyay illaa 2, 000 oo qof.
Dadka soogalootiga ah ee tagaya Talyaaniga ayaa aad u kordhay marka la barbar dhigo sann adkii hore, in kasta oo ay dawladda isbahaysiga garabka midig dadaal ugu jirto sidii ay u joojin lahayd socdaalka aan caadiga ahayn.
In ka badan 26,000 oo qof ayaa ku dhintay ama lagu waayay badda Mediterranean-ka tan iyo 2014-kii, sida laga soo xigtay IOM Ururka Caa lamiga ah ee la socodka Muhaajiriinta.
Al-Shabaab oo odayaal ‘garab u ahaa’ ku xir-xirtay degmada JILIB + Magacyada
Kooxda Al-Shabaab ayaa xir-xirtay odayaal daacad u ahaa oo markii hore usoo aruurin jirey lacagaha ay ku sheegaan Zakawaadka ah ee ka qaadan deegaanada ay gacanta ku hayaan, sida ay baahisay warbaahinta dowladda.
Xariga ay kooxda Al-Shabaab kula kacday oda yaashan ayaa sii kordhay 48 saac ee u dambey say, waxaana la sheegay in odayaashan ay kasoo kala jeedaan gobollada Hiiraan iyo Koonfur Gal beed.
Warbaahinta dowladda ayaa baahisay magacyada laba kamid ah odayaasha la shaqeyn jiray Al-Shabaab ee kooxdu xiratay, kuwaasi oo lagu kala sheegay Maadey, Sidow jiis iyo odayaal kale oo dhaqan ahaan ay u sameysatay kooxda Al-Sha baab.
Odayaashan ayaa eedeynta u weyn ee koo xda u xiratay ayaa ah inay ka gaabiyeen sida ay daacada ugu ahaayeen, si gaar ahna lacagihii ay uga soo aruurin jireen dadka ku qabiilka ah, maad aama ay xilligaan kooxdu aad ugu baahatay dhaq aale xoog leh, xilli uu socdo dagaal ka dhanka ah.
Warbixin ay baahisay warbaahinta dowladda ay aa waxaa lagu sheegay in amarka lagu soo xiray odayaashan uu bixiyay horjoogaha kooxda Al-Sha baab ee gobollada Jubbooyinka, Abuu Cabdalla oo magaciisa hore uu ahaa Xiiray, kana soo jeeda magaalada Beledweyne ee xarunta G/Hiiraan.
Odayaasha uu xir-xiray Abuu Cabdalla ayaa la sheegay inay qaarkood isku hayb yihiin, uguna ha njabay inuu dili doono.
Ninkan ayaa waxa uu xariga odayaashan u xil-saaray horjoogaha Maaliyadda kooxda Al-Shab aab ee gobollada Jubbooyinka oo lagu magaca abo Cabdiqafaar.
Cabdiqafaar ayaa isagu toos u hoostaga oo u adeegaya horjoogaha guud ee Maaliyadda koox da, Cabdikariin Horseed oo isagna deegaan aha an kasoo jeeda degmada Ceelbuur ee G/Gl/adud.
Odayaashan ayaa la sheegay in laga raba inay lacagaha uga soo aruuriyaan beelaha ay kasoo je edan sida ay hore u sameyn jireen, ama ifka laga qarin doono, sida ay ugu hanjabeen horjoogaya asha kooxda.
Si kastaba, Al-Shabaab ayaa tan iyo markii uu ku billowday dagaalka ka dhanka ah, oo qeyb ka yahay midka dhaqaale ayaa wajaheysay culeys dhaqaale oo baahsan, iyada oo mar lasoo wariyay in si weyn uu hoos ugu dhacay mushahaarkii ay si in jirtay dagaal-yahaanadeeda.
Ciidamada dowladda oo hal arrin darteed usii joogi karin deegaanada la qabtay
Tan iyo markii uu billowday dagaalka kooxda Al-Shabaab ka dhanka ah ciidamada dowladda
oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa deegaano hor leh ka xoreeyay kooxda, ayada oo dhacday in qaarkood ay ciidamada dib u faarujiyaan.Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo Dorraad tegay deegaano dhowr ah oo laga xoreeyay kooxda Al-Shabaab, ayaa si kale u dhigay arrintaan, isaga oo shaaciyay in ciid amada ay tahay inaysan kusii nagaadin deega anka ay qabsadaan ee hore uga sii socdaan, si ay san argagixisada ugu soo rogaal celin ee difaaca ka xirtaan dhanka hore.
"Ma u baahna xeradan ama Janaay-Cabdalle in aan sii joogno qorshaha diyaar uma nihin oo ku ma tala-galin maalintii u horeysay in aan halkaan difaaca ka galno, waxay aheyd in wadadaas wax yar soo wadno oo jidkaan hore u furno oo Xagar qabano oo wadadaas furno Shabaab wax ka dam beeya ma jiro, waa hubaal taasi,” ayuu yiri.
Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa qaba in deegaanada la qabsaday aysan ciidamada difaac ka gelin ee hore uga sii socdaan, sida dhowr jeer dhacday waxay kooxda Al-Shabaab ay weerar rog aal celin ah ku qaaday deegaano laga xoreeyay, taasi oo dhalisay khasaare badan.
"Ha go’doomin wax la yidhaahdo ayaa jirta, oo ha go’doomin waxay sababeysa qofka in uusan ku eekan oo dhabarkiisa laga xidhin, taas macnahe eda waxa weeyi fadhigu askariga difaac ka culus oo uu gali karo majirto, qofka inuu socdo oo weer ar qaado oo roondo sameeyo waa wax uu gali ka ro, laakiin in aad god ku jirtaa waa wax culus.”
Sidoo kale waxa uu kula dardaarmay inay ciida mada muujiyaan feejignaan dheeri ah, "Aan ku tal a-galno idinka ayaa la idinku ogy ahay oo ciidan meesha jiifa ayaa tihiin oo shaqo ayaa la idinka su gaya, shaqada la idinka suga yo sidey tahay u qaata. Xigasho:-Caasimadda.Net
Somaliland oo caddeysay mowqifkeeda mada xdhaqameedkii ka tegay Muqdisho
Somaliland ayaa meel adag iska taagtay waan-waan ay muddooyinkii dambe wadeen madax dha qameed ka tegay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo hadda ku sugan magaalada Garoowe, kadib markii ay socdaal ku tageen magaaladda ay cola adda ka taagan tahay ee Laascaanood.
Eng. Faysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha xi sbiga mucaaradka ah ee Ucid ayaa sheegay in marnaba ay Somaliland aqbali doonin waan-waan ay garwadeen ka yihiin odayaal ka socda Koonfur ta Soomaaliya, xilli ay sii daba-dheeraatay colaad da ka taagan xarunta gobolka Sool.
"Ugaaskan ka degay Garoowe ee kooxda wata ee Laascaanood yimid in haddana Shalay la yidha ahdo Somaliland ayay imanayaan waa nasiib xu mo, oo toodii ayaa qasan oo u baahan,” ayuu yiri
"Waxba dhex-dhexaadineyna ay leeyihiin welig een reer Somaliland iyo Laascaanood lama dhex-dhexaadin oo dhaqan ayaa leenahay oo geed ay aa wada fariisan jirnay, intaas ayaa wada nooleyn. Shalay faraha shisheeye ayaa ku jire ha ka bax een faraha shisheeye.”
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa wuxuu ugu baaqay hoggaanka SSC inay iska saaran dad uu sheegay inay meesha u dhalan oo dhaqan xu mo ku haya, "Dadkii soo celiya aad guryahoodii ka saarteen, iska saara dadkaan meesha u dhalan ee dadka bililaysanaya.”
Waxa uu hadalkiisa sii raaciyay Faysal oo baaq nabadeed u diray garaadada ku sugan magaalada Laascaanodo "Nabadda qaata oo nabad lama dii do, wixii inaga xumaaday waan hagaajisaneyna.”
Ugu dambeyntiina waxa uu guddoomiyaha si weyn u dhaliilay hanaanka ay xukuumadda Somali land ku wajaheyso colaadda ka taagan xarunta gobolka Sool, isaga oo madaxweyne Muuse Biixi ka dalbaday in uu la yimaado qorshe cad oo xal kusoo dabaala xiisadda dagaal ee halkaasi ka taa gan.
"Doorashadii wey ku sugeysa madaxweyne, Laascaanood wey ku sugeysa oo waa qabyo, dalka dhaqaalihiisi waadiga arkaya waa qabyo oo dalka wuxuu u baahan yahay inuu socdo oo sha qeeyo. Guri ayaa iska fadhinaya oo kolba reer ay aa u yeedhanayaa, sidaas dal laguma wado ee dal waxaa lagu wadaa siyaasad, istiraatijyada iyo wada-tashi.
Xogta kulan dhex-maray saraakiil ka socotay Ethiopia iyo madaxda Somaliland
Xarunta Wasaaradda Difaaca ee Somaliland ayaa waxaa Shalay ka qabsoomay kulan xasaasi ah oo u dhaxeeyay wasiirka wasaaradda Cabdiqa ni Caateeye iyo Safiirka Ethiopia ee Somaliland Amb. Dalil Kadir Bushra.
Kulankan ayaa sidoo kale waxaa safiirka ku we hliyay uqaybsamaha difaaca (Military attache), hal ka dhanka Somaliland at qeyb ka ahaayeen sara akiisha ciidanka qaarkood, waxaana looga wada-hadlay iskaashiga labada dhinac
Masuuliyiinta labada dhinac ayaa waxay ka wada-hadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga Am niga, Ganacsiga iyo Dhaqanka ka dhaxeeya lab ada dal ee dariska ah, sida lagu yiri qoraal kasoo baxay Wasaaradda Difaaca Somaliland.
Kulankan ayaa waxaa sidoo kale labada dhin ac uga wada-hadleen colaadda sii daba-dheeraa neysa ee ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool iyo sidii xaalkeeda loogu soo dabaali lahaa jawi nabdoon, sid aysheegtay Caa simada Online inay u sheegeen illo-wareedyo ka agdhaw kulankaan.
Ethiopia ayaa kal hore isku xilqaamtay waan-waan iyo dhexdhexaadin xal loogu raadinayo dag aalka Laascaanood, kuwaasi oo markii dambe fa shilmay kadib markii labada dhinac ee halkaasi is ku haya ay shuruudo adag ku xireen in miiska wa da-hadalka la iskugu yimaado.
Dowladda federaalka Ethiopia ayaa lasoo war inaya inay markale dooneyso inay dib usoo celiso dadaallada wax looga qabanayo dagaalka Laasca anood, kaasi oo u dhaxeeya ciidamada Somali land iyo kuwa deegaanka ee SSC.
Masuuliyiinta Ethiopia ayaa kulamo kala duwan la qaadanaya madaxda Somaliland, ayada oo dha waan Safiirka Ethiopia ee Somaliland uu la kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed.
Dagaalka Laascaanood ayaa socda muddo ku siman laba bil, ayada oo khasaaraha ugu badan uu kasoo gaaray dad rayid ah oo an waxba gal absan, waxaana weli duleedka magaalada isku ho rfadhiya ciidamada labada dhinac.
Si kastaba, Marka laga soo tago dhawaaqa ku kooban afka baarkiisa ee dhinac walba uu ku she ego inuu diyaar u yahay xal nabadeed, illaa hadda majiro ifafaalo muujineysa in dhinacyada iskugu yi madan miiska wada-hadalka siloo qabojiyo Xisada
QM OO GARAB ISTAAG U MUUJISAY DOWLADDA SOOMAALIYA (WARBIXIN)
Qaramada Midoobay sida saxda ah waxaa lagu ma gacaabo "Ururka Qaramada Midoobay”, waa urur caal ami ah oo ka dhexeeya Dalalka Adduunka, kaasi fad igiisu yahay caasimada New York ee cariga Mar aykanka
. Ururka Qaramada Midoobay wa xa la aasaasay Oktoobar 24-keedii, sanadkii1945-kii, si loogu badalo ur urkii ka horeeyay ee "Midowga U mmadaha” (League of Nations). Ujeedada iyo hadafka Q/Midoobay wuxuu ahaa in uu ka shaqeeyo xiriirka wadanada xubnaha ka ah iyo in uu ka hortago dagaal ka qarxa wadanada caalamka.
Q/Midoobay waxaa lagu bilaabay heshiiska 51 Dal, laakiin sanadii ka dambeeyay ururku wuu balaartay wa xaana Shalay xubin ka ah 193 wadan. Qaramada Mido obay waxaa Shalay fadhi u ah caasimada New York, wa danka Wadanka Maraykanka, wuxuuna xafiisyo waaw ayn ku leeyahay meelo kale oo dunida ah, sida Xafiiska Geneva, Xafiisa Nairobi iyo xafiiska Vienna. Ururka wa xaa maalgeliya dhaqaale qiimaysan oo uu ka helo wa danada xubnaha iyo deeq caalami ah oo ka soo gasha wadanada qaar, ganacsato iyo shirkado gaar loo leeya hay.
Waxaana ka mid ah hadafka Ururka Qaramada Mido obay inuu ka shaqeeyo nabad caalami ah, amniga, ilaal inta xuquuqda aadamaha, daryeelka bulshooyinka iyo kobcinta dhaqaalaha, ilaalada deegaanka, fidinta gar gaarka dagdaga ah ee meelaha ka dhacaan Abaaro, musiibo dabiici ah iyo colaada.
Wakhtigii uu socday dagaalkii 2-aad ee Dunida ayaa Madaxweynihii Maraykanka Franklin D. Roosevelt soo jeediyay in la aas aaso urur bedela Midowga Umadaha, waxaana la bilaabay qoritaanka Dastuurka Qaramad Midoobay kadib markii la galay shirweyne dhacay intii u dhaxaysay Abril–Juun 1945-kii; wuxuuna dastuurkani hir galay bishii Oktoobar 1945-kii, wakhtigaasi oo QM howl bilowday. Hadaba ujeedada iyo jiritaanka Q/Midoobay wuxuu shaki galay wakhtiyadii Dagaaalka Qaboow uu socday, kaasi oo u dhexeeyay labo awoodood ee Ma raykanka iyo Midowgii Soofiyeeti iyo xulafadooda. Si kas taba ha ahaatee ururku wuxuu kaalin libaax ka qaatey faragalintii "Dagaalkii Labada Kuuriya” iyo "Howlgaladii Koongo”.
Xubnaha ururku aad ayay u koreen wixii ka damb eeyay sanadihii 1960-kii wakhtigaasi oo wadamo badan xorriyada qaateen, wixii ka dambeeyay Dagaalkii Qaboo baa Ururka Qaramada Midoobay wuxuu bilaabay inuu talaabo milatari qaado, kuwaasi oo isbedel la taaban ka ro ka gaaray. Guud ahaan Qaramada Midoobay waxay ka kooban tahay lix waaxood: Golaha sare (oo ah waa xda maamulka guud gacanta ku heysa); Golaha Amniga (waaxdani waxay go’aamisaa xalka ammaanka iyo naba da); Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada (ECOSOC) (wax dani waxay ku shaqo leedahay dhiirigelinta iyo horuma rinta dhaqaalaha caalamka iyo horumarka bulshooyin ka);
Golaha Xogheynta (waaxdani waa maamulka iyo soo ururinta akhbaarta iyo macluudka Ururka Qaramada Midoobay u baahan yahay); Maxkamadda Cadaaladda ee Caalamiga ah (sidoo kale loo yaqaano Maxkamada Aduunka, waa waaxda u qaabilsan cadaalada); iyo Gol aha Kalsoonida (United Nations Trusteeship Council) midkaasi ma uusan shaqaynin tan iyo 1994-kii, iyadoo Shirkii ugu horeeyay ee Golaha Sare wuxuu qabsoomay 10-ki i Janaayo 1946-kii, wuxuuna ka qabsoomay M/ London, waxaa kaloo iyaguna kulankii ugu horreeyay yeeshay Golaha Amniga Ururkii [Midowga Wadanada]] wuxuu si sharci ah u baaba’ay 18 Abril 1946 waxaana hadafkii iyo mashaariicdiisii lagu wareejiyay Qaramada Midoobay.
HOWLAHA WAXQABAD EE HAY’ADAHA QM EE SOO MAALIYA EE BISHII MAARSO 2023-ka
Beni’aadanimada | OCHA oo isku dubba-rideysa gur madka beni’aadanimo ee Laascaanood:-Hay’adaha gar gaarka ayaa dar dar geliyey dadaalladooda gacansiinta dadka ay saameeyeen colaadaha Laascaanood. Hay’ adda OCHA ayaa isku dubba-riddey gurmadka goobaha ay gaari karaan howlwadeennada arrimaha bini’aad annimada. Waxaa intaa dheer, Isku-Duwadaha Garga arka bini’aadannimada ayaa kaydka Sanduuqa Gargaar ka Bini’aadannimo ee Soomaaliya uga fasaxay qoond ada gurmadka naf badbaadinta ee Laascaanood.
Gurmadka abaaraha | WFP ayaa qaybisay qamadi qayb Hindisaha Badarka ee Badda Madow :-Hay’adda WFP ayaa qamadi ka yimid Yukrayn ku qaybisay dhowr mag aalo oo ka tirsan Soomaaliya taasoo ay qayb ka tahay sare u qaadidda macaawinada raashinka ee naf badba adinta ah, si looga jawaabo abaarta iyo gaajada ba’an ee taariikhiga ah ee saamaysay dalka.
Qamadiga oo ka koobnaa shixnad gaaraysa 25,000 oo tan oo ay WFP, oo gacan ka heleysa deeq-bixiyeyaa sha ugu waaweyn, ay ku guulaysatey inay dalka keento, wuxuuna qayb ka yahay Hindisaha Badarka ee Badda Madow. Marinkan gargaar ee badda ah ayaa muhim u ah in la daboolo baahiyaha dadka ugu nugul ee ku su gan Soomaaliya iyo dunida inteeda kaleba..
Maciishadda | UNHCR oo Mashruuc Kalluumeysi ka bilaabeysa Boosaaso:-Bishii Maarso, UNHCR ee Boos aaso ayaa 18 doonyood iyo agabka kalluumeysiga ku wareejisay 18 kooxood – 90 qof – oo isugu jira qaxooti, barakacayaal iyo bulshooyinka martida loo yahay. Intaa waxaa dheer, iyadoo lala kaashanayo Hay’adda Cunt ada& Beeraha (FAO), UNHCR waxay u tababartay ka-faa’Iideystayaasha xirfadaha kalluumeysiga.
Horumarinta kalluumeysiga ee goobaha qaxootiga waxay kor u qaadi kartaa fayo-qabka bulshooyinka marti da loo yahay iyo qaxootiga labadaba. Kalluumeysigu wa xa uu keeni karaa nolol xasilloon iyo helitaan kheyraad si loo kordhiyo dakhliga lacagta caddaanka ah ee la gama maarmaanka u ah cuntada iyo soo-saarka dakhli dheeraad ah.
Magaaleynta | UN-Habitat oo taageertay Istaraatiiji yada M/ Baydhaba:-UN-Habitat iyo UNDP oo Dowladda Hoose ee M/Baydhabo kataageeray dajinta Istaraatiij iyada Magaalada Baydhaba, Magaalgu waxa ay qaabi shaa tiro badan oo barakacayaal, dad soo laabta, qax ooti, iyo soo galooti kaleba ah, waxaana jira baahi loo qabo in la horumariyo xaaladaha nolosha ee bulshooyin ka uu barakacu saameeyey, oo ay ku jiraan bulshooyin ka deegaanka, Istaraatiijiyadeedana waxa ay hagi doon taa horumarrada laga sameeyo dhammaan qeybaha ma gaalaynta xowliga ku socda ee kobaca magaalada.
Tan waxaa qeyb ka ah kaabayaal loo sameeyo bul shooyinka degaanka iyo barakacayaashaba.
Deegaanka | UNDP oo Soomaaliya ka taageertey qoris ta sharciga cusub ee Maareynta Bii’ada:-Golaha Shacab ka BS ayaa si wadajir ah u meelmariyey Hindise Sharici yeedka Maareynta Deegaanka ee ay soo diyaarisey Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada iyadoo ay Hay’adda UNDP iyo Hay’adda Bii’ada Adduunka ku bixiyeen taageero maaliyadeed iyo mid farsamaso. Sharcigan ayaa hadda loo gudbiyey Aqalka Sare ee B/S Haddii la meelmariyo, waxa uu dhabbaha u xaari doon aa qoondaynta iyo maaraynta kheyraadka dabiiciga ah, kor u qaadida barwaaqada iyo amniga malaayiin duur joog ah, xoolo-dhaqato ah iyo bulshada Soomaalida qeybaheeda kala duwan.
Sarreynta Sharciga | UNOPS waxa ay Midowga Yur ub iskaashi kala yeelanaysaa taageeridda ciidamada a mmaanka Soomaaliya:- UNOPS Soomaaliya ayaa wax ay is-afgarad la saxiixatay bahwadaag Soomaaliyeed si loo fuliyo xirmo taageero oo uu Midowga Yurub maalg eliyay oo loogu talagalay ciidamada ammaanka Soomaa liya. Iskaashigan ayaa suntaya tallaabo muhiim ah oo ku aaddan gaaridda Soomaaliya oo xasiloon oo ammaan ah, iyadoo khibradda UNOPS ay u leedahay maamulka iyo hirgelinta mashaariicda ay muhiim u tahay xaqiijinta in si guul leh loo gaarsiiyo xirmada taageerada ee M/Yur ub. Taageerada la kordhiyay ee M/Yurub ayaa horraan ba saameyn weyn ku soo yeelatay dhulka, iyadoo qalab casri ah iyo qalab isgaarsiineed oo wanaagsan la siina yo ciidamada ammaanka Soomaaliya.
Baarista dambiyada | IOM waxa ay Soomaaliya ka taageertay wax ka qabashada dambiyada abaabulan ee xuduudaha ka gudba:- Saraakiisha xuduudaha iyo kuwa ku takhasusay baritaaridda sharciga ee dowladaha So omaaliya iyo Kenya ayaa ku kulmay M/Machakos ee dal ka Kenya, bishii Febraayo aqoon-kororsi ay soo qaban qa abisay hay’adda IOM, oo looga hadlay hab-dhaqan ka wadajirka ah ee wax looga qabanayo dambiyada ab aabulan ee xuduudaha ka gudba. Nidaamyada xadidan ee maaraynta xuduudaha iyo soohdimaha gobolka ee sida weyn u furan ayaa u saamaxay kooxaha dambiila yaasha iyo kooxaha xagjirka ah inay ka ganacsadaan hubka sharci darrada ah iyo daroogada iyaga oo aan ka baqayn dacwad oogista iyo Isu-wareejin la’aanta dambi ilayaasha oo u dhexeeya dalalka. Iyada oo taageero la ga helayo hay’adda IOM, Soomaaliya iyo Kenya waxa ay ka shaqeynayaan qaab-dhismeed ay wax uga qabt aan dambiyada abaabulan ee ka gudba xuduudaha. Qa ab-dhismeedka cusub ee looga dooday intii uu socday aqoon-is-weydaarsiga, ayaa dajin doona habab cusub, talooyin iyo hab-dhaqanno kor loogu qaadayo iskaashi ga labada waddan si looga hortago dembiyada xuddu udaha isaga gudba iyo in la yareeyo khataraha ka im aanaya dambiilayaasha.
Maareynta kheyraadka Biyaha | QM waxa ay taageer tay nidaamyada habka lagu maareynayo biyaha:- Koox da QM ee dalka Soomaaliya iyo dhowr daneeyayaal dheeraad ah ayaa ka qeyb qaatay shaybaarka hoggaa minta ee muddo 4lood ah oo lagu soo saarayay fikrado iyo qalab cusub oo ku saabsan caqabadaha biyaha ee dalka. Kooxdu waxay qeexday ujeedooyinka hoggaami nta ee 3 nidaam: beddelidda figradaha ku saabsan maar eynta kheyraadka biyaha ee u adkeysiga cimilada iya doo la sii xoojinayo wadahadallada dhinacyada iyo he erarka; tijaabinta barnaamijyada wadajirka ah; iyo hour marinta hab ‘yaree dhibaatada deegaanka’ ee dadaalla da bini’aadannimo ee xsaradaha biyaha.
Haddaba innaga oo og in QM ay Soomaaliya wax weyn u qabatay laga soo bilaasbay Dhicitaankii Dowl addii Dhexe sanadkii 1991-kii, ayaa waxay Dalka ka dha cay abaaro iyo colaado sokeeye, kaasi oo sababay in ay dilaacdo Macluul iyo nafaqo darro baahsan, markii kadib ayay u timid samatabixin sanadkii 1992-kii weyna sam ata bixisay, Shalay M/Muqdisho waxaa soo gaaray Xo ghayaha Guud ee QM Mr: António Guterres, waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada, wuxuuna kula mo la qaatay Madaxweynaha JFS Md. Xasan Sh. Kul anaasi oo miro-dhal ahaa, kana dhacay Qasriga Mad axtooyada, waxayna u aheyd Xoghayaha Guud ee QM Mr António Guterres booqasho taariikhi ah ee uu ku yimid dalka. Madaxweyne Xasan &Xoghaye António aya a ka arrinsaday aayaha iskaashiga 2da dhinac, qorshey aasha mudnaanta u leh DFS, caqabadaha jira & dhinac yada ay tahay in gargaarka iyo waxqabadka Hay’adaha QM ee ka howlgala Soomaaliya ay xoogga saaraan, si loo xaqiijiyo dib u soo kabashada Soomaaliya, wuxuuna soo bandhigay guulaha wax ku oolka ah ee laga xaqiijiy ey dhinacyada amniga dalka, xoojinta dowadnimada, de yn cafinta, kobcinta kaabeyaasha dhaqaalaha iyo dib u heshiisinta, isagoo dul istaagay culeysyada iyo xaalada ha adag ee ay la tacaalayso dowladdu, kuwaasi oo ay u ga horreeyaan abaaraha gallaaftay nolasha kumannaan qoys, saameynta isbeddelka cimilada, saboolnimada iyo colaadaha sokeeye. "Tani waa booqasho garab istaag ah oo ku wajahan dowladda iyo hannaanka dimuqraadi ga ah ee Soomaaliya. Booqashadan waxay noo xaqiij inaysaa in QM ay si buuxda uga go’an tahay inay taage erto qorsheyaasheenna dhanka dowlad dhiska & xasilin ta dalka. Waxaan ku kalsoonnahay in dadka Soomaali yeed ay awood u yeelan doonaan in ay ka gudbaan dhib aatooyinka iyo caqabadaha ay weli wajahayaan, iyada oo loo marayo dhammeystirka xoreynta dalka iyo dib u heshiisiinta”, ayuu yiri Xasan Sh,wuxuuna uga mahadc eliyey Xoghayaha Guud ee QM ,Mr.antónio booqashad anuu ku yimid dalka, waxa uuna ka rajeeyey in dowlada & shacabka Somaliyeed lagu garab istaago gaaridda hii gsigooda ku aaddan Soomaaliya horumarsan, xasilloon, door wanaagsanna ka qaadata Gobolka.
Xogahaye António ayaa dhankiisa muujiyay sida uu u gu faraxsan yahay booqashadiisa Somaliya, isagoo uga mahadceliyey Madaxweynaha JFS & soo dhaweynta diir ran ee uu u sameeyay isaga iyo wafdigiisa, waxa uuna xusay inuu fahamsan yahay xaaladaha binu aadantinim o ee ay la tacaalayso DFS, lana xoojinayo taageerada & garab istaagga dalka, wuxuuna si weyn ugu nuuxnuuxs aday inuu Soomaaliya u yimid inuu garab istaag u muu jiyo dadaalada ay ugu jirto dib u soo nooleynta qabka Dowladnimo iyo dagaalka ay kula jirto Kooxaha Argag ixisada ah.
Md. Xasan Sh"Qorshaheennu waa in dalka laga qaado Cuna-qabataynta hubka ee na saaran in ka badan 31 sa no. Waxaan qabnaa in ay tahay xilligii saxda ahaa ee Soomaaliya laga qaadi lahaa cunaqabataynta hubka”.
Xoghaye António Guterres ayaa goor dhaw gaaray Mag aalada Baydhabo ee Caasimada KMG ee Maamulka KGS Kadib markii Shalay uu kulamo kula yeeshay Magaalada Muqdisho Madaxda ugu sarreysa Dalka, iyadoo socdaalka Xoghayaha iyo wafdigiisa uu ujee dkoodu yahay in ay soo indha indheeyaan xaaladda Bin’aadanimo ee ka jirta deegannada Maamulka K/Gal beed, waana booqashadiisa labaad ee uu Mr.Xoghaya ha guud ee QM uu ku yimaado Dalka Soomaaliya, isa goo yimid bishii Maarso ee sanadkii 2017-kii.
XIGASHO:SONNA.SO
DARUUSTA BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN {AXKAAMTA-SOONKA}
AxkaamtaSoonka ‐36‐
Ibnu cabaas ( r.c) waxaa laga warinayaa, inuu nabiga (s.c.w) tukaday maalinta ciidda: laba rakcadood oo hortood iyo dabadood uuna Salaad tu kanin.
(waxaa wariyay bukhaari iyo muslim) عن أم عطية نسيبة الأنصارية (رضي الله عنها) قالت: أمرنا رسول الله صلى الله عليه وسلم: أن نحرج في العيدين العواتق وذوات الخدور، وأمر الحيض أن يعتزلن مصلى المسلمين (متفق عليه، واللفظ لمسلم)
(Ummu cadiyah nusaybah oo reer ansaareed ahayd (r.c) waxay tiri: Rasuulkii Alle (s.c.w) wuxuu na amray inaan labada ciidood dhexdooda soo saarno gabdh aha bikaarada ah ee qaangaadhka ku dhaw iyo kuwa maqabiyada ah, kuwii xayd ka qabayna wuxuu amray inay ka dheera ada an muslimiinta goobtay ku tukana yaan).
Salaadda ciidda way ka duwan tahay salaadaha kale, waxyaabaha ay kaga duwantahayna waxaa ka mid ah inay tahay salaad aan aadaan iyo iqaamo midna lahayn. عن ابن عباس (رضي الله عنه) أن النبي (صلى الله عليه وسلم) صلى يوم العيد بلا أذآن ولا إقامة. (أخرجاه مطولا) (Ibnu cabaas (r.c) waxaa laga war inayaa inuu nabiga (s.c.w) tukaday maalinta ciidda ah, aadaan iyo iqa amo la’aan ).
Camar binu shucayb wuxuu aabihii kawarina yaa oo awawgii ka soo warinayaa inuu yidhi: nabigii Alle (s.c.w) wuxuu yidhi: (التكبير في الفطر سبع في الأولى وخمس في الأخرى، والقراءة بعدهما كلتيهما ) (أخرجه: أبوداود) (Ta kbiirta (salaada ciida) fidriga dhexdeeda ah waa: todobo ku jirta (rakca dda) iyo shan midda kale ku jirta, akhrintana dabadood bay ahaatay labad oodaba ).
Nucmaan binu bashiir (r.c) waxaa laga warinayaa in rasuulkii ALLE (s.c .w) ahaanjirey mid labada ciidoodba ku dhex akhriya:
(سبح السم ربك الأعلى) iyo).هل أتك حديث الغشية)
AxkaamtaSoonka‐37‐
عن عبيد الله بن عبدالله : أن عمر بن الخطاب رضي الله عنه سأل أبا واقد الليثي: ما كان يقرأ به رسول الله صلى الله عليه وسلم في الأضحى والفطر؟ فقال: كان يقرأ فيهما بـ (ق والقرآن المجيد) و (اقتربت الساعة وانشق القمر). (صحيح، أخرجه: مسلم، والترمذي، والنسائي، وغيرهم) (Cubaydillaah binu cabdillaah waxaa laga warinayaa: In cumar binu khadaab uu waydiiyay abaa waaqid al-laythi: muxuu rasuulka (s.c.w) ku akh rin jiray (ciidul) adxada iyo (ciidul) fid riga ? wuxuu yiri: wuxuu ku dhex ق ) iyo) اقتربت الساعة وانشق القمر) labadooda jiray akhrin. ( (والقرآن المجيد Ø Labada rakc adood ee ciidda waxaa kadanbe eya laba khud badood, ruuxa wuxuu khiyaar ul eeyahay inuu dhagaysto khudbadda ama inuu is ka tago waxaana inoo caddayn aya:
Cabdullaahi binu saaib (s.c.w) wuxuu yiri: (Ciid ayaan la xaadiray ras uulka cii ddii ayuu natukiyey, kadib wuxuu yiri: (قد قضينا الصلاة فمن أحب أن يجلس للخطبة فليفعل ومن أحب أن يذهب فليذهب) (صحيح، أخرجه:ابن ماجة، وأبوداود، والترمذي) (Dhab ahaan salaaddii waan gudanay, ruuxii jeclaada inuu khudbada ufadhiisto, ha sa meeyo, ruuxii jec laada inuu tagana ha tago ).
عن جابر بن عبد الله (رضي الله عنهما) قال: ( كان النبي (صلى الله عليه وسلم) إذا كان يوم عيد خالف الطريق) (صحيح، أخرجه: البخاري)
Jaabir binu cabdillaah (r.c) wuxuu yiri: ( Rasuulkii Alle (s.c.w) wuxuu ahaan jir ay markay maalin ciid ah tahay wadada ayuu is waydaarin jiray). "macnaha: jidkii uu ka yimid mid aan ahayn ayuu ka noqon jirey” .37 AxkaamtaSoonka ‐38‐ Ø
Haddii ciidda ay waafaqdo maalin jumce ah, waxaa banaan in midkood lugu gaabsado, sidookale in lawada tukado way banaantahay, arintan waxaa caddaynaya xadiiskan: عن إياس بن أبي رملة الشامي، قال: سمعت رجلا سأل زيد بن أرقم: هل شهدت مع رسول الله (صلى الله عليه وسلم) عيدين في يوم؟ قال: نعم. قال فكيف كان يصنع؟ قال: صلى العيد ثم رخص في الجمعة. ثم قال: (من شاء أن يصلي فليصل) (صحيح، أخرجه: ابن ماجة،وأبوداود، والنسائي) (Iyaas binu abii ramlah oo ree shaam ah, wuxuu yiri: Waxaan maqlay nin su’aalaya zayd binu arqam: nabiga (s.c.w) ma la xaadirtay laba ciidood oo (hal) maalin dhexdii ah? wuxuu yiri (zayd): haa.
wuxuu yiri (ninkii) sidee ayuu samayn jirey?
wuxuu yiri (zayd): ciiddii ayuu tukaday, kadibna jumcadii ayuu rukhse eyey, kadibna wuxuu yiri: ruuxii doona inuu tukado (jumcada), ha tukado). Hadaba ruuxii aan tukanin jumcada ee ku gaabsada salaadda ciidda wuxuu uun tukan salaadda duhur, والله أعلم .….La soco Berri
WAR-GELIN:-
ku socota dhammaan Macaamiisha wargeys ka iyo Akhri satayaashi isa Sharafta leh, wux uu Maamulka wargeyskan ku wargekin ayaa inay ilaaliyaan Nuqullada wargeyskan oo qeybo ka mid ah fadaa’isha Bisha Barakeysan ee Ra madaan Daruus la xiriirta ay ku qoran yihiin iyoAayado khumur’aanka Kariim ah Sidaas daraadeed waxaa uu maamulka leeyahay walaalayaal xafida Alle ha idin xafidee kana ilaali meelaha aan ku habooneyn ee wasaqeysan in aad dhigtaan ama aad ku tuurtaan War geyskaan. Qaasatan Inta Lagu Jiro Maalmaha Bisha Ramadaan wax aana mar labaad kaa codsaney naa inaad ka dhowrtaan kana ilaaliso meelaha wargelinta lagu muujiyey Mahadsanidiin.
Taliye Odawaa oo hambalyo ku aaddan 12-ka April u diray Ciidanka Xoogga dalka
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen; Odawaa Yuusuf Raage ayaa hambalyo ku Aaddan aas aaska ciidanka xoogga u diray qeybaha ciidanka xoogga.
Taliyaha ayaa sidoo kale geesiyada Qaranka ee ku jira dagaalka lagu cirib tirayo khawaarijta ku boorriyay sida geesinimada iyo naf hurnimada leh ee ay ugu guuleysteen howlgalladii ay fuliyeen.
TALISKA CIIDANKA XOOHHA DALKA SOOM AALIYEED {SOMALI NATIONAL ARMY FOCE HQ-}
WARSAXAAFADEED
Sareeye Guuto OdawaaYuusuf Raage ayaa Hamblayo ku aadan Sannadguurada 63aad ee ka soo wareegtay Aas-aaska Ciidan XDS ee 12-ka Abriil uu u diray Saraakiisha,Saraakiil Xegeennada,Dableeyda iyo Xaasaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Muqdisho,Abriil 12-ka Abriil 2023-, Taliyaha CXDS, S/Guuto Odaw aa Yuusuf Raage ayaa Hamblayo ku aaddan Sannadguurada 63aad ee ka soo wareegtay Aas-aaska Ciidan XDS ee 12-ka Abriil uu u diray Saraak iisha,Saraakiil Xegeennada,Dableeyda iyo Xaasaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Taliyah ayaa sidoo kale Geeshiyaasha Qaranka Soomaaliyeed eek u jiro Dadaalka lagu ciribtiraayo Khawaariijta ku booriyey sidii geesinimada iyo naf hurinimada leh ee ay uga guul gaareen Howlaglladii ay fuliyeen.
Sidoo kale Taliyaha Ciidanka XDS ayaa shacabka kula dardaarmay inay ciidanka qaranka ku garab siiyaan sidii loo cirib tiri;ahaa Khawaariijt banneysatay dhiigooda,sharafkooda iyo Maalkooda
Ugu dambeyntii Taliyaha ayaa Guul u rajeeyey Geesiyaasha ciidanka XDS Kuwaasoo Furimaha Dagaalka ka wada howlagallada lagu cirib tir aayo Khamwaarijta.
Ruushka iyo Ukraine oo isdhaafsaday in ka badan 200 oo maxbuus
Ruushka iyo Ukraine ayaa isweydaarsaday in ka badan 200 oo max aabiis dagaal ah, sida laga soo xigtay masuuliyiin ka kala tirsan labada dhinac.
Wasiirka difaaca ee Ruushka ayaa sheegay in Ukraine ay sii daysay 106 askari oo ka tirsan ciidamada Ruushka, hal ka agaasimaha xafiiska madaxweynaha Ukraine uu sheegay in Ruushkuna sii daayey 100 max buus oo ay hayeen.
Labada dhinac midna ma bixinin faahfaahin int aas ka baxsan, iyo weliba habka loola kala wareegay maxaabiista. Agaas imaha xafiiska madaxweynaha Ukraine ayaa ku sheegay barta Telegram, in qaar ka mida maxaabiista Ukraine ee la sii daayey inay qabaan dhaa wacyo aad u xun iyo weliba xanuuno kale.
Isweydaarsiga maxaabiistu waa mid ka mida, meelaha kooban ee ay ka wada-shaqeeyaan Ruushka iyo Ukraine, tan iyo markii uu dagaalku ka dhex qarxay.
Imaan Masjid oo Salaad subax Tujinaayo oo Tooreey lagu weeraray Dalka Mareykanka
Magaaladda New Jersey Masaajid kuyaalla dalka Mareykanka ayaa nin iska soo dhigay qof Muslim ah oo salaada jameecada la tukanayey, Imaamkii salaada tujinayey ayuu tooriyeeyay isaga oo sujuudsan.
Imamka Masaajidka Cumar, Say id Al-Naqiib oo sujuudsan ayuu dhow r mar dhabarka kaga dhiftay. arrintan ayaa dhacday salaadii subaxn imo.
Dadkii jameecadda salaada ku tukanayey ayaa ninkii qabtay intay garaacen booliiska u dhiibeen. Imaa mkiina isbitaalka ayaa loo la cara ray u soo duceeya imaam Cumar


0 


HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AHARBACO 12-KA ABRIIL 2023-KA
..