
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 28-KA MAARSO 2023-KA-
Xamza oo Muqdisho ka dhagax dhigay warshad ay ku baxeyso $37 Milyan
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xa m za Cabdi Barre ayaa Shalay dhagax dhigay Warshadda Sameynta Burka oo ah tii ugu horr eysay ee nooceeda ah ee laga hirgeliyo dalka burburkii kadib.
Warshadaan oo ay hirgalinayaan ganacsato Soomaaliyeed ayaa waxaa ku baxaya dhisam aheeda 37-milyan oo dool lar, sida uu shaac iyay Xafi iska ra’iisul wasaaraha Soo maaliya.
R/wasaare Xamza oo dhi irri-gelinaya maalgashiga Warshadaha iyo wax soo-saarka beeraha ayaa ku bogaadiyey gana csatada Soomaaliyeed ee hirgelinaya warsha ddan, isaga oo tilmaamay muhiimadda ay u lee dahay kobcinta maalgashiga gudaha, si dalke ennu uu uga baxo cunto yarida iyo gaajada.
"Inaan wax soo saarano oo warshadaheena dib u kicino, oo shaqooyinkii qaban jireen oo we liba sii casriyeysan qabtaan waa tallaabo wana agsan oo dhaqaalaha dalka iyo isku filnaashaha dhaqaale ee istaraatijiga noo ah wax ka qabana waaye,” ayuu yiri RW/ Xamza Cabdi Barre.
Waxa uu sii raaciyay hadalkiisa "Wax weyn ayay ka bedeli doonta baahida aan qabno, aya da oo ognahay inta aan soo dhoofsano iyo lac agta adag ee inooga baxda bur, in aan gudahee na kasoo saarano waxay keenni doonta horum ar wanaagsan oo dhinicii dhaqaalaha iyo bulsh adaba ah Ilaahay idinkiis.”
Xukuumadda uu hogaamiyo ra’iisul wasaare Xamza ayaa qorsheynaysa sannadaha dhow in la sameeyo aag u gaar ah Warshadaha, wuxu una ra’iisul wasaaruhu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed ee deggan xarumaha dowladda in la banneeyo, si loogu adeeggo dalka.
Ugu dambeyntiina waxa uu xusay in cunto ya ridu ay tahay dhibaato weyn oo caalamka hey sata, sidaas awgeedna ay xukuumaddu dhiirri-gelinayso maalgashiyada caalamiga ah iyo ku wa gudaha ee xagga warshadaha iyo wax soo saarka beeraha.
Warshadda Burka oo ay hirgalinayaan ganac sato Soomaaliyeed ayaa waxaa ku baxaya dhi smaheeda 37 Milyan oo Dollar, iyada oo si maal inlaa u soo saari doonta 16,000 oo kiish (Loor).
Madaale oo sharciyeeyay ‘lacag laaluush ah aan loo qaadan jiray’ + Sababta
Guddoomiyaha maamulka go bolka Bana ad ir, ahna duqa mag aalada Muqdisho Yuusuf Xus een Jimcaale (Madaale) ayaa ku dhawaaq ay in la sharciyeeyay lacag dheeraad ah oo laaluush ahaan looga qaadan jiray dadka usoo adeeg do onta xarunta gobolka.
Lacagtan oo laga qaadi jiray d adka raba waraaqaha dhalashada ayaa markii hore si loogu fudude eyo adeeggo oda laga qaadi jiray la cag badan oo dheeraad ka ah midda rasmiga ah, hase yeeshe guddoon ka ayaa sha ciyay in meesha laga saaray lacagihii laaluushka ahaa ee sida hoose loo kala qaadan jiray, isla markaa na ay hadda ku dhaceyso akoonka do wladda hoose ee Xamar.” Dadka waa dad deg-degsan oo raba in loo boobsiiyo meeshii la gac ma-gacmeysan jiray da dka waxaa dhahnay $5 oo dowladda Hoose og tahay oo akoonkeeda ku dhacaya ayaa laga qa adaya, shantaas do ollar waaxda ayaa dib loo gu celinaya oo amu urahe eda dib loogu celinay aa,” ayuu yiri. "Ka badan lagama qaadi karo qof deg-degsan $5, kuwa caadiga ah $15 ayuu bixi nayaa ee wa rqada dad-dhigista (dhalashada). Ciddii ku xad-gud ubta dadka masaakiinta ah ee Soomaaliye ed waxay lamid tahay kuwa been abuurka sam eynaya.”
Guddoomiye Madaale ayaa sidoo kale waxa uu digniin culus u diray shaqaalaha gobolka, oo uu sheegay in ciddii lagu qabto iyada oo laalu ush ka qaadeysa dadka adeegga soo doontay ay sharciga la tiigsan doonaan.
"Kuwa ka shaqeeya goobaha ku xisaabtama ayaa leeyahay sharciga ayaa la idinla tiigsan do ona. Dadweynaha waxaa u sheegayna ka dha afa dadka laaluushka kala daba-wareegaysan deg-deg hadda rabto $5 shaciga bixineysa wax ka badan lagama qaadi karo, hadda qof caadi ah tahay lacagta caadiga ah ayaa iska bixiney sa wax walwal ah ama degdeg ah ma jiraan.”
Inta badan hay’addaha dowladda ayaa waxaa aad looga cawda marka loo adeeg doonto in dadka lagu baarto oo laga qaado lacago aan ku dhicin akoonada dowladda, taasi oo dhowr jeer ay cabasho xooggan ka muujiyeen dadweyna ha ku nool magaalada Muqdisho.
Sanbaloolshe oo si weyn u dhaliilay wejiga 2-aad ee dagaalka Al-Shabaab
Xildhibaan C/hi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa si weyn u dhaliilay qorshaha ay dowladda federaalka Soomaaliya ku billaabeyso wejiga 2aad ee dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.
Xildhibaan Sanbaloolshe ayaa waxa uu ku eedeeyay dowladda inay isku koob tay qorshaha dagaalka wejiga 2aad, oo sida la wada ogyahay waj igiisi koowaad ay qeyb ka ahaaye en dadka deegaanka, kaasi oo la ga gaaray guul wax ku ool ah.
Sanbaloolshe oo la hadlay VOA ayaa waxa uu sheegay in wejiga labaad uu hoos u dhac weyn ku yimid marka la eego dhanka la-socod ka bulshada gudaha iyo dibadda, ka qeyb-galka qabaa’ilka iyo dhinacyadii kale ee qeybta ka ah aa wejigii koowaad ee dagaalka.
"Dagaalkan waxaa u weyna ee guushiisa ke enay waa in Shacabka iyo Shabaab la iska hor keenay, dagaalka marka dowladda hogaami ne yso dib u dhac iyo jab ayaa ka imaada, marka dadka hogaaminayo horumar iyo guulo ayaa ka imaada,” ayuu yiri Xildhibaan Sanbaloolshe.
Waxa uu intaas sii raaciyay hadalkiisa "Waxaa u maleysa in ahmiyadii la rabay in la siiyo qaba a’ilka, deegaanada iyo maamulada ayaa hoos loo dhigaya, waxaa kor loo qaadayo tii ciidanka sida muuqatana horumar weyn waa laga gaari la’yahay.”
Xildhibaanka ayaa sidoo kale waxa uu shee gay in hoos u dhacday taageeradii dowladda ee dadka deegaanka ee qeybta ka ahaa dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, taasi oo uu sheegay inay muujineyso sida ay dowladda keli geed iskugu soo koobeyso dagaalka wejigiisa 2aad. "Waa muhiim doorka dadka, askarta keligo od ma guuleysan karaan, dadkana kaligood ma guuleysan karaan ee waxaa soo baxay marka la wada socdo ayaa la guuleysan aya. Meesha waxaa timid wax la dhaho isla-jaan qaad oo dadweynihii deegaanka, beeshii caalamka iyo ciidankii dowladda ayaa isla jaan-qaaday oo ha ddii mid maqan tahay inta kale ma guuleysan karto.”
Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay inuu soo dhaweynayo daddaalada ay qeyb uga noqona yaan dalalka deriska dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, "Qofkasta oo dhagax nagula tuuraya Shabaab waa soo dhaweynayna, Shabaab waa khatar caalami ah oo gobolka ah, oo khatar Soo maaliya ah.”
Wasiirka difaaca oo ka jawaabay eedeyntii Sanbaloolshe ee
Wasiirka Gaashaandhigga ee dowladda fed eraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nu ur ayaa ka jawaabay eedeymo uu Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Sanbaloolshe u jeediyay qaabka ay dowladda u dejisay qorshaha wejiga labaad ee dagaalka.
Taliyihii hore ee Nabad-sugidda Soomaaliya Xildhibaan Sanbaloolshe ayaa waxa uu dowla dda federaalka ku eedeeyay inay isku koobtay qor shaha daga alka wejiga labaad, islamarkaana ays an ka qeyb-galin dadka deega an ka oo iyagu door muhiim ah ka qaatay wajigii koowaad ee dagaalka.
"Dagaalkan waxaa u weyna ee guushiisa ke enay waa in Shacabka iyo Shabaab la iska hor keenay, dagaalka marka dowladda hogaaminey so dib u dhac iyo jab ayaa ka imaada, marka da dka hogaaminayo horumar iyo guulo ayaa ka imaada,” ayuu yiri Xildhibaan Sanbaloolshe.
Wasiirka Gaashaandhiga oo VOA ay arri ntaas wax ka weydiisay ayaa waxa uu sheegay in dowladda aysan ka leexan nidaamkii ay mar kii hore ku billowday dagaalka ee ka tala-gelinta dadka deegaanka iyo qabaa’ilka Soomaaliyeed.
"Dagaalkan waa dagaal shacabka Soom aaliyeed ay leeyihiin oo shacabka iyo dowladda ay iska kaashanayaan, guulaha la gaaray wax aa lagu gaaray iskaashiga shacabka iyo dow ladda, haddana kii ayaa ku raadjoogna oo de egaan walba oo la xoreynayo dadkiisa ayaa ka tala-gelina,” ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya.
"Inta harsan waxaa rejaynayna in shacabka Soomaaliyeed ay iska kiciyaan oo u istaagan, hadda kahor kaalmo fiican ayay na-siiyaan shac abka. Waa aaminsahay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed nin Shalay raba in Khawaarij de egaankiisa u joogaan majirto.”
Wasiirka ayaa sidoo kale waxa uu xusay in qorshaha wejiga labaad ee dagaalka ay doorko oda ka qeyb-gelineyso dadka deegaanka, hase yeeshe ay qorshaha dagaal uu qorsheeyo dow ladda oo ay iyadu dejineyso, iyada oo marnaba iska fogeyn shacabkeeda, sida uu hadalka u dhigay.
"Dhamaan deegaanada aan ka howl-galno shaqooyinkii loogu tala-galay in shacabka na gala qabtaan wey kala qeyb-qaadanayaan waa jibaadka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Cid kasta oo maamulada iyo deegaanada waa kaashanayna oo waa howl-galina.”
Xildhibaan Shukri Saalax Cabdullaahi oo geeriyooday
Xildhibaan Shukri Saalax Cabdullaahi oo ka mid ahaa mudanayaasha baarlamaanka maam ulka Jubbaland ayaa Shalay ku geeriyooday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Allaha unaxariiste Xildhi baanka ayaa waxaa la she egay in maalmihii lasoo dhaafay uu ku xanuusana yay magaalada Kismaayo, islamarkaana uu xanuunnkii hayay ugu dambe yn u geeriyooday Shalay.
Faah-faahin dheeraad ah lagama hayo nooca uu ahaa xanuunka hayay Xildhibaan Shukri Saa lax Cabdullaahi ee ugu dambeyn Shalay ugeeri yooday AUN.
Geeridka Xildhibaanka ayaa waxaa ka tac siyeeyay madax iyo siyaasiyiin kala duwan oo ugu horeeyo madaxweynaha maamulka Jubbal and Axmed Maxamed Islaam (Axmed Mado obe).
Axmed Madoobe ayaa tacsi u diray guud ahaan shacabka reer Jubbaland, qoyskii iyo qar aabadii uu ka baxay Xildhibaan Shukri Saalax Cabdullaahi.
"Waxaan tacsi u diraya guud ahaan shacab ka reer Jubaland, Xildhibaanada golaha wakiila da, qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Xildhiba anka ay ku timid geerida naxdinta leh, Xildhi baan Shukri Saalax Cabdullahi oo ku geeriyoo day magaalada Kismaayo,” ayuu yiri madax we ynaha Jubbaland Axmed Madoobe.
Waxa uu intaasi sii raaciyay qoraalka madax weynaha Jubbaland "Maruuxmka waxaan alle uga baryaya inuu naxariistii jano ha waraabiyo.”
Gaadiidka Guurguura Ee Caafimaadka Haw eenka Oo Lagu Wareejiyay Wasaarada Caafi maadka
Hay’ada UNFPA ayaa ugu deeqday dowlada Soomaaliya illaa shan gawaarida guurguura ee loogu talogalay haweenka iyo Carruurta,iyadoo ay tah ay markii ugu horeysay ee gaadiid noocan oo kale ah la keeno dalka Soomaaliya.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo dary eelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soo maaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa Hay’adda UN FPA kala wareegay Adeegga Caafimaad ee gu urguura si waxbadan looga badalo bedqabka Hooyada iyo Dhallaanka, adeegan ayaa sahli doona helitaanka Daryeelka Caafimaad ee lo ogu talagalay Hooyada iyo Dhallaanka xilliga dhalmada iyo kadibba.
Munaasabda wareejinta qalbka adeega Caafi maadka guurguura waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Madaxda ugu sareysa ee Hay’addaha UNFPA, UNICEF iyo Hay’addo kale oo katirsan Hay’addaha Qarmadda midoobay iyo Ururadda Calamiga ah kuwaas oo dhmaantood bogaadi yay hirgellinta habkan cusub ee xannaaneynta Hooyada iyo Dhallaanka.
Gawaaridan loogu talagaley hanaanka cusub ee Caafimaadka guurguura oo gaaraya ilaa Shan (5) Gaari ayaa waxbadan ka geysan doo na yareytna xaaladaha dhimasho ee dhaca xill iga dhalmada ee Hooyada iyo waliba wax kaqa bashada xilliyada ay dhacaan tacadiyada iyo kufsiyadda ka dhanka ah Haweenka Soomaal iyeed taasoo lagula tacaali doono dhibaatadda soo gaarta.
Dil ka dhacay degmada Kaaraan xilli Shacab ka & Maamulka ka cabanayeen amni darro
WAA SAWIRKA NABADDOONKA LAGU DILAY KAARAAN RADIO RISAALA
Xilli Sacabka iyo Maamul ka degmada Kaaraan ay cabasho ka muujinaye en amni darro xoogan oo kaj irta Xaafadaha deg mada as oo intooda ugu badan ay sabab u yihiin Koox aha Burcadda ah ee dha ca geysanaya iyo Kooxa ha Ciyaar weerada oo dad badan dilay ayaa wa xaa weli sii socda falalka amni darro.
Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir iyo laamaha Amniga ayaa Habeen hore ku baxay dhiba atada amni darro ee kajirta degm ada Kaaraan, bale durbadiida lagu dilay meelo kamid ah de gmadaas Nin Nabaddoon ahaa.
Allaha Unaxariistee Nabadoon Cali Cumar Caraale ayaa koox hubeysan ku dhex dileen Go ob ganacsi uu ku lahaa Degmada Kaaraan ee Gobolkan banaadir. Iyada oo dilka kadib ay go obta ka baxsadeen.
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaa dir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaa le Madaale ayaa qiray in degmada Kaaraan ay tahay degmada ugu amni darrada xun degmooy inka Gobolka Banaadir loona baahan yahay in laga hortago kuwa falalka amni darro geysta.
Gudoomiyaha Degmada kaaraan Abshir Max amed Maxamuud (Abshir kaaraan) ayaa sheeg ay in degmada Kaaraan aysan heysan Ciidamo ku filan oo amniga xaqiijiya, taas bedelkeedana Ciidamadii Nabadsugida ahaa ee loo qoray ay ka Shaqeeyaan degmooyin kale.
Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa XAafado katirsan degmada Kaaraan ee Gobolkan Banaadir ka dhacayay dilal qorseysan oo ay geysanayaan, Kooxo burcad ah oo dhac geysnayay, Al-Shabaab iyo Kooxo Ciyaal weero ah oo dhibaatada ugu daran ku haaya Shacabka.
Xukun lagu riday Wiil yar oo katirsan Al-Shabaab
Sharma’arke Yuusuf Daa’uud ayaa loo soo xiray ka mid ahaashiyaha Ururka Al-Shabaab, waxa uu u qaabilsanaa fulinta Dilalka qorshey san iyo Bambo tuurka, waxaana la soo qabtay isaga oo Bom-gacmeed ku tuurayo koolba waar diyaha taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ee Ex-Kontarol Afgooye.
Sharma’arke ayaa Al-Shabaab ku biiray 2022 waxaana ku tashkiiliyay Saaxi ibkiis, Waxa uuna tagay tuulada Ugunji halkaa oo sadax cisho ku soo qaatay sida loo tuuro Bam bo gacmeedka iyo isticmaalkee da, kadib ayuuna ku soo laabtay deeganka Weyd ow ee duleedka Muqdisho. Waxa uu qayb ka ahaa Dilal ka dhacay Deg mada Kaxda, waxa ay wada geesteen isaga iyo laba kale, waxa uu Bambooyin ku tuuray ciid amo ku kala sugnaa Suuqa-Weyn ee Wadajir, Seybiyaano iyo tan hadda lagu soo qabtay oo uu ku tuurayay Taliska Ciidan Astuub ta ee Ex-Koontarol Afgooye. Eedeysanaha Waxaa gacan ta ku soo dhigay askar ka tirsan Ciidanka Asl uubta oo goobta ku sugnaa, sidaas ayaana lagu qabtay isaga iyo Bambkii uu watay 21-dii Dec ember 2022.
Baaris dheer kedib Xafiiska Xeer Ilaalinta Cii damada ayaa Maxkamadda ka codsaday qaad ista kiiska Sharmaarke, waxaana laga ogolaa day 11-kii March ee sanadkaan.
Garsoorka Maxkamadda ciidamada oo siiy ay muddo ku filan dhinacyada dacwadda ayaa ugu danbayn Shalay go’aan ka soo saaray Gal ka Sharma’arke Yuusuf Daa’uud Aadan, waxa ayna Maxkamadda ku xukuntay 15 sano oo xa bsi ciidan ah, sida uu warbaahinta u sheegay Garsoore Gaashaanle Maxamed Cabdi Muumin oo ka tirsan Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamada Qalabka Sida.
Xukunsanaha ayaa haysta Fursad uu ku dalban karo Rafcaan.
General Firin oo qaabilay khubaro ka soco tay Safaaradda Mareykanka
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Sulub Axmed Firin ayaa Shalay Xafi iskiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay khub aro dhanka la dagaalanka argagixisada oo ka socotay Xarunta Safaaradda Mareykanka ee da lka.
Taliyaha ayaa khubaradan oo uu horkacay ay La taliyaha Safaaradda Mareykanka ee la da gaalanka argagixisada, Jim Loucks kala hadlay sare u qaadista tayeynta, xirfadeynta, joogteyn ta caawimaadda tababarada iyo qalabeynta ee Ciidanka Booliska Soomaali yeed.
Jim Loucks ayaa Taliyaha u sheegay in Wa shington ay sare u qaadi doonto taageerada ay siiso Ciidanka Booliska, iyada oo markaasi laga caawinayo la dagaalanka kooxaha argagixisa da.
Somaliya ayaa dagaal adag kula jirta waxa uu Mareykanku ku tilmaamay argagixsada Shalay ugu halista badan Qaaradda Afrika.
Dowladda oo soo bandhigtay xubin ka tirsan Al-shabaab oo isku soo dhiibay
Taliska qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ka howlgalada deegaan ada maamulka Koonfur Galbeed ayaa Shalay soo bandhigay Abshir Axmed Macalin oo ka mid ahaa mudo aad u dheer dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab
Abshir Axmed ayaa la sheegay inuu Al-shabaab u qaabilsana waxa loogu ye ero Jabhadaha, waxaana la tilmaamay inuu kasoo qeyb qaatay dagaalo badan oo ka dhacay deeg aanada Koo nfur Galbeed, gaar ahaan dagaalo ka dhacay qeybo kamid ah farii simaha ciidanka ATMIS iyo kuwa Itoobiya ay ku leeyihiin gobolka Baay.
Ninkaan lasoo bandhigay ee ka mid ka ahaa Al-shabaab ayaa sheegay inuu u adkeysan waa yey dhibaatada duurka ku heysata Al-Shabaab iyo waliba dhibaatada joogtada ah
Hormuud Salaam Foundation oo gargaar gaarsiisay Xabsiga Dhexe ee Xamar
Hormuud Salaam Foundation, ayaa Shalay gargaar isugu jira, Timir, Dharka Ciida iyo Geel, Gudoonsiiyey Xabsiga dhexe ee Muqdisho ka dib munaasabad lagu qabtay Xabsiga Dhexe dhexdiisa.
Gudoomiyaha Hormuud Salaam Foundat ion, Abdullahi Nur Osman, oo gudoonsiiyey dee qdaan ayaa sheegey in deeqdaan aay ugu talo galeen, maxabiista ku jirta xabsiga dhexe, si aay ugu kaalmeystaan bisha barakeeysan ee Ramadaan, wuxuuna allah uga baryey inuu u barakeeyo.
Gudoomiyaha ayaa sidoo sheegey, in baahi yaha kale oo ka jira xabsiga dhexe, sida Biyaha iyo dad u xiran lacago yar oo loo heysto, ay ka qaban doonaan wixii suuragal ah.
Taliyaha Xabsiga Sareeye Guuto Daahir Abdu lle Raage, oo isna goobta ka hadlay ayaa u mahad celiyey Hormuud Salaam Foundation, ta ageerada ay mar walbaa la garab taagan tahay Xabsiga dhexe ee Somalia, iyo Maxaabiista ku jirtaba, waxaana uu sheegey in raashinkaan iyo dharkaan ay gaarsiin doonaan Maxabiista ku xir an xabsiga.
Dhanka kala taliyaha ayaa sheegey in xabsiga dhexe uu ka halaabay ceelkii biyaha macaanaa iyo tubooyinkii keenayey, haatana ay ka jirto bi yo la’aan taasoo keeni karta khatar kale oo ah in shuban ka dilaaco maadaama biyaha mac aan halaabeen, waxaana uu ka codsaday Hey’ ada Hormuud Salaam Foundation iney arintaa gacan ka geysato oo ah sidii biyo macaan loogu heli lahaa Maxabiista.
Taliyaha xabsiga ayaa intaas ku daray in aay jiraan maxaabiis ku jira xabsiga oo uu u dhamaaday mudadii aay xirnaayeen, oo u xiran lacago yar oo loo heysto, wuxuuna codsaday in dadkaa laga bixiyo lacagahaas yar si aay xoriya doodi u helaan.
Ku simaha Taliyaha ciidanka Asluubta Soom aal iyeed, Sareeye Guuto Abdikariin Ali Afrax, oo gunaanadkii ka hadlay ayaa aad ugu mahad celiyey Hormuud Salaam Foundation taageera dooda joogtada ah, wuxuuna allah uga baryey inuu xoolahooda u barakeeyo, Taliayah ayaa as igana xoojiyey codsiga taliyaha xabsiga oo ah in laga caawiyo ceelka biyaha iyo sidii loo hag aajin lahaa .
Dhanka kale Hormuud Salaam Foundation ayaa Timir iyo lacag cadaan cash ah gudoonsi isey, Naafada Ciidamada Military ee ku naafoob ay dagaalkii 1977 ee Ethiopia iyo Somalia dhex maray ee ku nool, xarunta Isbitaalka Martiini ee magaalada muqdisho, Gudoomiyaha Hormuud Salaam Foundation Abdullahi Nur Osman , aya a sheegey in naafada ciidamada Soomaali yeed aay yihiin dad usoo naafoobay dalkaan, mark astaana aay garab taagan yihiin, kaalmeyn do onaana mar kastaa oo suuragala.
Gudoomiya ha Naafada Xooga dalka Md. Abdullahi Faa rax Shuriye, iyo afhayeenka Abd ullahi Maxam ed Ducaale oo goobta ka hadlay ayaa uga mah ad celiyey Hormuud Salaam Fo undation, garab istaagooda iyo caawintooda joogtada , waxaana allah uga baryeen inuu xool ahooda u barakeeyo.
Puntland: 387 kun qof oo isu diiwaan galiyay doorashada qof iyo cod ee dowladaha hose
Puntland ayaa sii daysay liiska rasmiga ee codbixiyaasha doorashooyinka dowladaha hoose sida lagu sheegay warbixin kasoo baxd ay guddiga kumeel gaarka ah ee doora sho oyinka Puntl and.
387.094 qof ayaa lagu sheegay tirada saxda ah ee iska diiwaan galisay 37 degmo oo hoos yimaada 7 gobol oo katirsan maamulka Puntland.
Gobolka Mudug ayaa ah gobolka ugu bad an ee dadku iska diiwaan galiyeen, waxaan isd iiwaan galiyay codbixiyaal dhan 100 kun oo qof.
Doorashooyinka golayaasha deegaanka ayaa la qorsheeyay dhamaadka bisha may ee sanad kan. Walow siyaasiyiin badan iyo qaar kamid ah ururada siyaaadu ay kasoo horjeedaan, iyadoo u arka qorshaha muddo kororsi ee madaxwey ne Deni.u hayaan shacabka aan waxaba gala bsan.
Abshir Axmed Macalin ayaa ugu baaqay ragga saaxiibadiisa ah ee wali kala tirsan Al-shabaab inay isaga soo tagaan dhibaatada ay ku jiraan oo ay isku soo dhiibaan ciidanka dowladda Soomaaliya.
Maalmahii ugu dambeeyay waxaa si aad ah usoo kordhaayay xubnaha ka mid ka ah Al-shabaab ee isku soo dhiibaya ciidamada dowladda Soomaaliya.
Waraabe oo caddeeyey mowqifkiisa qorsha ha cusub ee dagaalka Laascaanood
Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo Somaliland ka jira, Faysal Cali Wara abe ayaa taageeray qorshaha ay Somaliland ku dooneyso inay ku soo ceshato gacan ku heyntii magaalada Laascaanood.
Afhayeenka u hadl ay militeriga Somal ila nd ayaa cadeeyey in qorshaha Somaliland uu ya hay inay awood ku soo ceshadaan gac an ku he ynta Laascaa nood, isla markaana ay qaadi do onaan we erarro culus oo ka dhan ah xoogagga Laas caanood qabsaday.
Guddoomiye Feysal Cali Waraabe ayaa qor aal uu ku baahiyay bogiisa Twitter-ka wuxuu ku sheegay in koox uu hogaaminayo madaxweyni hii hore ee Soom aaliya Maxamed Cabdulaahi Farm aajo ay soo weerareen ciidamada Somali land, sida uu hadalka u dhigay.
"Iyada oo lagu jiro bishii Illaahay bilaha ka do ortay ee Ramadaan ayey xulufadi G21 Shalay ay soo weeratay Ciidanka Qaranka Jamhu uri yadda Somaliland.
Waan hambalyee ynayaa gu usha ay gaadh een ciidanka qaranku” ayuu qoraalkiisa ku yiri guddoomiye Feysal Waraabe.
Guddoomiyaha xisbiga UCID wuxuu si buuxda u soo dhaweeyay dagaalka la qorsheeyey in cii damada Somaliland ay ku qaadaan xoogagga ka dagaalamaya Laascaanood.
"Waxaa kale oo aan soo dhaweynayaa istir aatijiya-da cusub ee ciidanku qaatay,” ayuu had alkiisa ku sii daray guddoomiye Feysal Cali Waraabe.
Guddoomiyaha ayaa maalmo ka hor mada xweyne Muuse Biixi ku canaantay in qorshe da gaal ama nabadeed uusan u heyn Laascaano od, wuxuuna cadeeyey inuu taageerayo in aw ood militeri lagu xaliyo arrinta Somaliland ka soo wajahday Laascaanood.
Cabdidheere Cabdullaahi oo ah Afhayeenka militeriga Somaliland ayaa saacadihii lasoo dha afay ku dhawaaqay in dagaal buuxa oo ciidanka Somaliland ay ku qaadi doonaan xoogagga dag aalka kula jira, ee qabsaday Laascaanood
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka had lay qorshaha cusub ee millateriga Soma liland
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka ha dlay qorshaha uu millateriga Somaliland she egay in uu kula dagaalamayo xoogaga Laasca anood, ayaa sheegay in horeba ay ciidanka Somaliland weerar u ahaayeen.
Garaad Ismaaciil oo waraysi siiyay idaac ada BBC Somali, ayaa ka jawaabay qorshaha uu millaterigu ku sheeg ay in ay kula dagaal amayaan ciidamada aan reer Sool ahayn, wuxuuna ku andacoo day in cid aan reer Sool ahayni anay joogin go bolka.
"Waxan reer Sool ahayn anagu ma aragno, dadka joogaa waa dadkii deegaanka u dha shay, haday weerar soo qaadayaan awalba way soo qaadi jireen wax u dhimana ma jiraan" ayuu yidhi Garaad Ismaaciil.
Millateriga Somaliland ayaa Dorraad ku dha waaqay in ay weerar qorshaysan ku qaadi doo naan xoogaga kula dagaalamaya Laascaan o od, gaar ahaan ciidamo beeleedyada ka yimid deegaanada Puntland.
Kadib go'aanka uu millaterigu soo saaray Dorraad Shalay wax dagaal ahi ma dhicin, iy adoo ay magaalada Laascaanood soo gaadhe en madaxdhaqameed kasoo kicitimay magaa lada Muqdisho oo sheegay in ay gacan ka ga ysanayaan daminta colaada.
Beer Uu Lahaa Madaxweynihii Hore Ee Kenya Oo La Weeraray
qof ayaa xoog ku galay beerta madaxwey nihii hore ee Kenya Uhuru Kenyatta oo ku taalla duleedka magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.
Wararka ayaa sheegaya inay dadkaasi jare en geedihii ku yaallay beerta iyaga oo ade egsan ayay miinshaar waxayna sidoo kale dhac een xoolihii daaqayay beerta, ugu damayntiina wax ay dab qabadsiiyeen beertii.
Suxufiyiintii wax duubeysay ayaa la eryay, wax aana dhaawac uu soo gaaray wariye ka tirsan Warbaahinta Qaranka.
Ilaa iyo hadda lama oga sababta ka damb eysay weerarka.
Dhinaca Kale Booliiska Kenya ayaa u adeegsaday sunta dadka ka ilmaysiisa iyo biyo taageerayaasha hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga oo todobaadkii labaad ka dhigey caasimada Kenya ee Nairobi dibadbaxyo looga soo horjeedo dowladda iyo qiimaha cuntada oo sare u kacay.
Iska horimaadka ayaa dhacay xilli kolo nyada Odinga ay marayeen xaafad ka tirsan caasim adda, waxaana taageerayaasha qaar ay dhagx aan ku tuureen booliska, sida uu sheegay goob jooge ka tirsan wakaaladda wararka ee Reuters.
Boqolaal taageereyaal ah ayaa isugu soo baxay kolonyada xaafadda Kawangware, iyag oo ku qeylinayay "Ruto waa inuu baxo”, iyagoo ula jeeday madaxweyne William Ruto.
Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu Odinga oo 78 jir ah ku sheegay in mudaaharaa dyada Isniinta ay sii socon doonaan in kasta oo ay booliisku mamnuuceen, wuxuuna sidoo kale ku celiyay baaqiisii isu soo baxyada Khamiista.
Odinga ayaa ku baaqay dibadbaxyadan oo tod obaadkiiba laba jeer dhaca muddo aan la ca yimin, isagoo ku sababeeyay qiimaha qaaliga ah ee quutal daruuriga ah sida daqiiqda galle yda, taasoo sare u kacday sicir bararka.
Waxa uu sidoo kale ku eedeeyay Ruto in uu wax isdabamariyay doorashadii madaxtinimo ee sanadkii hore.
Ruto ayaa todobaadkii hore sheegay in muda aharaadyadu ay waxyeelo u gaysteen ganac siga iyo dadka caadiga ah.
Odinga oo horay u soo noqday Ra’iisul Wasa are ayaa shan doorasho oo xiriir ah looga adka aday isku daygiisii ahaa in uu Madaxw eyne no qdo. Waxa uu ka horyimid natiijadii ugu damb eysay ee ka soo baxday maxkamadda sare, taa soo taageertay guusha Ruto.
Taliyaha booliska Kenya ayaa Axadii Dorra ad ku dhawaaqay in la mamnuucay dibadba xyada uu ku baaqay Odinga, isagoo sheegay in falalk an ay yihiin kuwo sharci darro ah.
beer uu lahaa madaxweynihii hore ee kenya oo la weeraraybeer uu lahaa madaxweynihii ho re ee kenya oo la weeraraybeer uu lahaa mad axweynihii hore ee kenya oo la weeraray
Haweeney Weerartay Dugsi Ku Yaal Maray kanka Oo Ku Dishey Lix Ruux Oo Ay Carruur Ku Jirto
Saddex carruur ah iyo saddex qof oo waa weyn ayaa la dilay ka dib markii haweeney ay rasaas ku furtay dugsi hoose oo ku yaalla mag aalada Nashville ee gobolka Tennessee ee dalka Mareykanka.
Toogashada ayaa waxa ay ka dha cday Dugsiga The Covenant, oo ah dugsi gaar loo le eyahay oo ay dhigtaan ilaa 200 oo arday kuw aasoo dhigta dugsiga barbaarinta ilaa fasal ka lixaad.
Haweeneyda weerarkan ka dambeyay oo la sheegay inay ahayd 28 jir ayaa ku hubeysnayd dhowr qori waxayna hore uga mid ahayd arda yda dugsiga oo ku yaalla magaalada caasim ad da ah ee Tennessee.
Ma jiro war rasmi ah oo degdeg ah oo ku saabsan sababta suurtagalka ah ee weerarkan oo soo baxay iyadoo ciidamada booliskana ay toogasho ku dileen haweeneydii ka dambeysay weerarka.
Toogasho wadareedyo lagu hoobtay ayaa san adihii ugu dambeeyay ka noqotay dalka Ma reykanka wax caadi ah, balse in weerarka ay ge ysatao qof dumar ah ayaa ah mid aan caadi ah ayn. Kaliya afar ka mid ah 191 toogasho wada reed oo la diiwaangeliyay ilaa 1966, ayaa wa xaa fulisay haweeney.
Isagoo ka falcelinaya toogashadii ka dhacd ay Washington, madaxweynaha Mareykanka Joe Biden wuxuu ku booriyay Congress-ka mar kale inay ansixiyaan sharciyo badan oo dib u habeyn ah oo dhinaca hubka ah.
Dad badan oo ku barakacy fatahaad ka dhacday Xudur
Qoysas ayaa ku baracakay magaalada Xud dur ee caasimadda gobolka Bakool, oo ay ka dhaceen fatahaadaha daadad
ka dhashay roobab ka da’ay maalmihii la soo dhaafay, kuwaas oo guud ahaan Magaalada saameeyay.
Maamulka Degm ada ayaa la sheega yaa ina kulan la qaa teen Hay’adaha Samafalka si loogu gargaaro dadka barakacay. Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in daadadka ay ka barakaceen in ka badan 1300 qoys.Aadan Cabdi oo kamid ahaa Gilihii hore ee degaanka degmada Xudur hadana ka mid ah waxgaradka degmadaas oo ayaa she egay in roob lo baahnaa oo xilligiisa ku yimid de gmada Xudur, balse saameyn xoogan ay ka dhalatay. Wuxuu qiray inay jiraan dad badan oo ka ba rakacay daadadka ka dhashay Roobka, kuwaas oo aaday degaannada kale ee degma da si ay san waxyeelo uga soo gaarin daadadka Roo babka.
Saraakiil Mareykan ah oo Gobolka Hiiraan u tegay dardar gelinta la dagaalanka Al-Shabaab
Saraakiil ka socota dowladda Mareykanka ay aa Shalay gaaray degmada Maxaas ee Gobo lka Hiiraan. Guddoomiyaha degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane Taliyaha ciidanka Dib-u-xoreynta deegaanka Maxamed Cismaan Ganeey iyo madax kamid ah maamulka degm ada Max aas soodhaweyn ugu samee yay saraa kiishaasi ciidan.
Madaxda maamulka deg mada Maxaas ayaa warbaa hinta u sheegay in socdaalka saraak iisha Mare ykanka uu ku qotomo dar-dar gelinta wajiga lab aad ee howlgalka ka dhanka ah AS.
Saraakiisha ciidanka Mareykanka ayaa ciid amada Dib-u-xoreynta deegaanka iyo kuwa do wladda maamulka degmada Maxaas iyo qeyba ha bulshada degmadaasi ku ammaanay sida aay isaga dul qaadeen Al-Shabaab, iyaga oo u shee gay inay garab taagan yihiin.
Ciidamada Fedaralka ee Itoobiya oo rasaas ku furay dad shacab ahaa oo isu soobax ka samaynayay dowlad degaanka Soomaalida
Wararka aanu ka helayno dowlad degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in Ciidamada Fedaralka ee Itoobiya ay rasaas ku fureen dad shacab ahaa oo banaan bax ka sanaynayay ma gaalada Ayshica oo ku taal gobolka Siti ee dow lad degaanka Soomaalida.
Sida ay wararku nagu soo gaarayaan labo qof oo shacab ah ayaa ku dhimatay rasaasta ay fureen Ciidamada Itoobiya, waxaana la sheega yaa in sidoo kale ay jiraan dad dhaawac ah, si da dad goob joogayaal ah u sheegeen War baahinta.
Dadkan isu soo baxa samaynayay ayaa ah aa dad ilaa maalintii Dorraad ahayd ka gado odsanaa dhibaatooyinka kala duwan ee ka jira gobolka Siti, gaar ahaan barakicinta shacabka ku dhaqan qaar kamid ah magaalooyinka kuya al gobolka Siti ee dowlad degaanka Soomaa lida.
Dadkan isu soo baxa samaynayay ayaa Habeen hore xidhay jidka laamida ah ee taga Jabuuti, inkastoo galinkii dambe ee Shalay ay jidkii fur een Ciidamada Fedaralka ah ee Itoobi ya. Dhinaca kale Ugaaska guud ee Beelweyn ta Ciise Ugaas Mustafe Maxamed Ibraahim oo maalintii Dorraad Warbaahinta la hadlay ayaa ku dhaliilay Ciidamada Fedaralka ee Itoobiya inay qayb ka yihiin dadka barakicinaya shacab ka ku dhaqan gobolka Siti ee dowlad degaanka Soomaalida, isagoo sidoo kale shacabka gobol ka Siti ugu baaqay inay sameeyaan isu soobax ay ka ga soo horjeedaan waxa uu ku tilmaamay xas uuqa iyo barakicinta uu sheegay in Ciidam ada Fedaralka Itoobiya ay ku hayaan shacabka gobolka Siti.
Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dhinaca dowlad degaanka Soomaalida oo ku saabsan dadkan lagu laayay magaalada Ayshica iyo gu ud ahaan waxa ay ka gadoodsan yihiin shacab ka gobolka Siti, sidoo kale dowladda Itoobiyana kamaysan hadlin eedda ah inay Ciidamada Fed aralka Itoobiya ku lug leeyihiin colaadda inta ba dan u dhaxaysa Soomaalida iyo Canfarta ee ka dhacda galbeedka gobolka Siti ee DDS
DARUUSTA BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN
{AXKAAMTA-SOONKA}
(Marka ay tahay habeenka koowaad ee ramadaanka ka mid ah, wa xaa la xidhxidhaa shayaadiinta iyo jinka kuwiisa madaxa adag, waana la xi dhaa albaabada naarta, albaabna lagama furo, waxaana lafuraa alba abada janada albaabna lagama xidho, waxaana dhawaaqa mid ku dha waaqaya: khayrka kii doonayoow soo qaabil, kii sharka doonahayowna gaabso {joog}, Allaahna waxaa u sugnaaday kuwo naarta laga xoreeyo, arinkaasina {naar ka xoraynta ah} waa habeen kasta dhexdiis) [ibnu maa jah & tirmidi]. Anas binu malik (r.c) wuxuu yiri : ramadaan baa soo galay, rasuulkii Alle na (s.c.w) wuxuu yiri : ( إن هذا الشهر قد حضركم، وفيه ليلة خير من ألف شهر، من حرمها فقد حرم الخير كله، ولا يحرم خيرها إلا محروم)[ابن ماجة].
AxkaamtaSoonka‐13‐
(Dhab ahaantii bishan {ramadaan} way indiin timid, waxaana ku dhex ji ra habeen ka kheyr badan kun bilood, ruuxii laga xirmaaniyo {habeenka as} waxaa dhab ahaantii laga xirmaaniyey {laga qadiyey} kheyr dhama antii, lagamana xirmaaniyo kheyrkeeda mid la horgeeyey (laqadiyey) mooyee) [ibnu maajah].
Abu hureyre (r.c) wuxuu yiri : rasuulkii Alle (s.c.w) wuxuu yiri : (من لم يدع قول الزور والعمل به فليس هلل حاجة في أن يدع ]طعامه وشرابه) [البخاري]. (Ruuxii aan ka tagin hadalka beenta ah iyo ku dhaqankiisa, Ilaahay wax dan ah kama uu laha {waxba kuma uu falayo} inuu ka tago cuntadiisa iyo cabiddiisa) [bukhaari]. Abii hureyrah (r.c) waxaa laga warinayaa inuu ras uulkii Alle (s.c.w) yiri : ( إذا كان يوم صوم أحدكم فلا يرفث، ولا يصخب ، ولا يجهل. فإن شاتمه أحد أو قاتله فليقل: إني صائم).
( Markay tahay midkiin maalintiisa soonkeeda yuuna fisqi (xumaan) la imaanin, yuusanna qaylinin, jaahilnimana yuuna samaynin, hadduu ruux la caytamo ama uu la dagaallamana ha yiraahdo: aniga waan soomana hay).
Walaalayaal fadliga soonka lama soo koobi karo ruuxa muslimka ah na waa mid marka la waaniyo waansama marka wax wanaagsan loo she egana u tartama. Aadaabta ruuxa sooman looga baahan yahay oo aad u fara badan ayaa waxaa kamid ah:
· Inuu ku dadaalo akhrinta qur’aanka.
· Inuu taraawiixda iyo tahajudka tukado, si uu uga mid noqdo kuwa ka faaiidaysta bishan barakada aadka ubadan leh.
· Waa inuu iska ilaaliyaa: xanta, beenta, isku dirka.
· Iyo sidoo kale in la dhageysto ama la daawado waxyaabaha dambiga ah ama wakhtigii kheyrka lugu bixin lahaa kaa buuxinaya sida: heesaha, musikadaa, fili Dorraad noocyadooda kala duwan.
· Iyo ciyaaraha, turubka, dulbadda, shaxda / jarta, iyo dhammaan waxy aa baha wakhtiga lugu lumiyo ee aan bannaaneyn.
AxkaamtaSoonka‐17‐
· Miyir qab : Shardiga saddexaad ee waajibiya soonka waa Miyir qab waxaana caddaynaya xadiithkan: Cali (r.c) wuxuu rasuulka (s.c.w) ka warinayaa inuu yiri : ( رفع القلم عن ثلاثة: عن النائم حتى يستيقظ، وعن ]الصبي حتى يحتلم، وعن المجنون حتى يعقل)[ابن ماجة]. ( Saddex xaggooda qalinka waa lag koryeelay: ruuxa jiifa illaa uu soo tooso, iyo ilmaha yar ill aa uu qaangaadho iyo midka waalan illaa uu wax garto {miyirsado}) [ib nu-maajah].
Sidoo kale waxaa xugunkan soo galaya ruuxa Waayeelnimo darted is ku daranka noqday (cantatabay ama asaasaqay), ruuxa sidaa ahna soon ka waajib kuma aha fidrana lagama rabo, waxaana laga soo qaadayaa si da ruuxa waalan oo kale, haddii uu ruuxa marna waalanayo marna miy irsanayo inta uu miyirkiisa joogo soonka waa kuwaajib, lagamana rabo in uu soo qalleeyo soonkii ka tagay maalmihii uu miyir la aanta ahaa ama waalnaa.
· Karitaanka Soonka Awood Ahaan Iyo Sharci Ahaanba :
Shardiga afaraad ee waajibiya waa: in uu ruuxa xammili karo soonka, awood ahaan xagga jidhka ah iyo sharci ahaan labadaba. Awoodda xa gga jidhka ah
waa: in uu ruuxa awood uleeyahay soonka, haddii uu ruuxa qabo cu dur ku keeni karo dhib haddii uu soomo, waxaa u bannaan inuu afuro soona qalleeyo marka uu ka bogsado cudurkii hayay, haddiise uu yahay cudurka haya mid aan la rajaynaynin inuu ka caafimaado, waxaa laga ra baa maalin kasto inuu quudiyo ruux miskiin ah, wax qalla ahna luguma la ha. Hooyada uurka leh iyo midda ilmaha nuujinaysa (jaqsiinaysa) haddii ay u cabsadaan ilmohooda ama naftooda, waxaa ubannaan inay afuraan, waxaana laga rabaa inay soo qalleeyaan soonkii uurka ama nuujinta dar teed kaga tagay maalinkastana miskiin ayey quudinayaan waa hadii ay u cabsadaan ilmohooda sidaa daraadeedna ay u afuraan.
AxkaamtaSoonka‐18‐
Anas binu malik (r.c) wuxuu warinayaa inuu rasuulkii Alle (s.c.w) yiri : (إن الله عزوجل وضع عن المسافر شطر الصلاة، وعن المسافر والحامل والمرضع الصوم) [أحمد]. (Allaah qaalib noqoy oo waynaaye wuxuu ka dajiyey musa afirka xaggiisa salaadda badhkeed, musaafirka xaggiisa iyo xaamilida iyo midda nuujinaysa {wuxuu ka dajiyay} soonka) [axmed]. Karitaanka sharci ahaaneed waa:
in ay gabadha nadiif ka tahay dhiigga caadada iyo dhiigga dhalmada labadaba, soon iyo salaad midna luguma laha kamana asaxayo intay xaa laddaa ku jiraan dumarka.
Gabadha xaydka dartii uu soonka ku dhaafay iyo hooyada umusha da rteed uu soonka kaga tagay, maalmahaa ka tagay waxay soo qallayna yaan, maalma kale ooy daahir yihiin, salaaddii katagtayse ma soo qalay nayaan, waana fududayn xag Eebbe ka ahaatay.
عن معاذة قالت سألت عائشة (رضي الله عنها) فقلت: ما بال الحائض تقضي الصوم ولا تقضي الصلاة ؟ فقالت: أحرورية أنت؟ فقلت لست بحرورية ولكن أسأل. فقالت: كان يصيبنا ذالك فنؤمر بقضاء الصوم ولا نؤمر بقضاء الصلاة. (متفق عليه) (Mucaadah waxaa la warinayaa inay tiri: caaisha ayaan su’ aalay oo waxaan idhi: maxaa ugu wacan oo gabadha uu xaydka qabto ay soonkana u qallayn salaadana u qallaynaynin?
Waxaytiri: oo ma xaruuriyad baa tahay adiga?
markaa waxaan iri xaruuriyad ma ihi ee laakiin waan waydiinayaa, wa xay tiri: arrinkaas wuu nugu dhici jiray waxaana nala amri jiray soonka soo qallayntiisa salaadda soo qallaynteedana nala amri jirin). (xaruuriyad waa magac ay leeyihiin khawaaijta, ayagaana amri jiray inay gabadha soo qaallayso salaadihii katagay intay qabtay xaydka!).
AxkaamtaSoonka‐19‐
· Nagaansho. Shardiga shanaad ee waajibiya soonka waa: Nagaa sho (ruuxa oon musaafir ahayn) ruuxa musaafirka ahse waxaa ubanaan inuu afuro bisha ramadaan wayna ubanaan tahay inuu safarka ku dhex soomo, labada arimoodbana wuu sameeyay rasuulka (s.c.w) عن ابن عباس رضي الله عنه قال : صام رسول الله صلى الله عليه وسلم في السفر وأفطر. (Ibnu cabaas (r.c) wuxuu yiri: rasuulkii Alle (s.c.w) wuu soomay safar dhe xdii wuuna afuray).
Ruuxa musaafirka ah uma fiicno inuu soomo haddii uu ku dhib mudan ayo soonka, haddii uuna ku dhibaatoonayninse way u bannaan tahay sidaan kor kusoo sheegnay.
عن جابر بن عبد الله رضي الله عنهما قال: ( كان رسول الله صلى الله عليه وسلم في سفر فرأى زحاما، ورجلا قد ظلل عليه فقال:ما هذا؟ قالو صائم قال: ليس من البر الصيام في السفر) (متفق عليه) . وفي لفظ لمسلم: (عليكم برخصة الله التي رخص لكم).
( Jaabir binu cabdillaahi {isaga iyo aabbihiiba Allaah haka raalli noq dee} waxaa laga warinayaa inuu yiri: rasuulkii Alle oo safar ku jira ayaa ar kay urur {meel lugu tuursan yahay} iyo nin loo dallaalimeeyay {loo hoosi yay} markaasuu yiri: kani muxuu ahaa?
Waxay dheheen waa mid sooman, wuxuu yiri: wanaagga kama mid aha in safarka dhexdiisa la soomo).
Odhaah muslim u sugnaatayna waxaa ku sugan: (qaata rukhsadii Alle ee uu idiin rukhseeyay idinka).
Safarka uu ruuxii soomanaa ku afuri karo, salaaddana lugu gaabink aro waa:- meesha caada ahaan ay dadka uyaqaanaan safar, oo la odhan karo, "hebal safar ayuu ku maqanayahay” qayb culimada kamid ahna wa xay dheheen, waa inay tahay meel jirta masaafa dhan: ilaa 80 km, (side etan kilometer) hadallo kale oo fara bandanna way sheegeen culimada ….La soco Berri
WAR-GELIN:-
ku socota dhammaan Macaamiisha wargeyska iyo Akhri satayaashi isa Sharafta leh, wuxuu maamulka wargeyskan ku wargekin ayaa in ay ilaaliyaan Nuqullada wargeyskan oo qeybo ka mid ah fadaa ’isha Bisha Barakeysan ee Ramadaan Daruus la xiriirta ay ku qoran yihiin iyagoo Aayado khumur’aanka Kariim ah Sidaas daraadeed waxaa uu maamulka leeyahay walaayalaal xafida Alle ha idin xafidee kana ilaali meelaha aan ku habooneyn ee wasaqey san in aad dhigtaan ama aad ku tuurtaan Wa rgeyskaan.Qaasatan Inta La gu Jiro Maalmaha Bisha Ramadaan waxaan mar labaad kaa codsaney naa inaad ka dhowrto kana ilaaliso meelaha wargelinta lagu muujiyey Mahadsanidiin.
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 28-KA MAARSO 2023-KA-
.