HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 18-KA FEBARAAYO 2023-KA

0
Saturday February 18, 2023 - 08:58:02 in Wararka by
  • Visits: 398
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 18-KA FEBARAAYO 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Xasan Sheikh: Maamulka waqooyiga Soomaaliya ka jira waxaan leenahay dadka reer Sool hala dhegaysto

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in aysan raali ka noqon karin in Somaliland re er Laascaanood ku colaadiso midnimada Soomaaliyeed ee ay doonayaan.

Madaxweynaha ayaa ugu baaqay wuxuu u gu yeeray maamulka waqooyiga Soomaaliya ka jira inay dhegaystaan dadka reer Sool.

"Midnimadaa rabnaa hadday yiraahdeen, adiguba gooni istaagaa rabnaa tiraahdeen la guugumana colaadinaayo. Midnimadaan rabaa qofna laguma colaadin karo.”ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheikh.

Madaxweyneaha wuxuu sheegay Somaliland in aysan DFS marnaba ku colaadin gooni isku taaga ay aaminsan yih iin, isagoo sheegay inay la jecel yihiin wanaag

"Walaalaha reer Somaliland iyo maamulkooda waxaan le ennahay, waan diidnay innagu inaan idin la dirirno. Xitaas si diblumaasiyadeed inaan idiin colaadino ma oggolin. Laakiin waxaan rabno waxay tahay midnimadaan u taagannahay, mana ka tanaasulayno,” ayuu yiri madaxweynuhu.

Waa 7baadkii 2aad oo xiriir ah oo uu madaxweynaha Soo maaliya ka hadlo xaaladda M/ Laascaanood, wuxuuna mada xweynuhu walaac ka muujiyay colaadda magaaladaasi ka jir ta iyo madaafiicda shacabka lagu garaacayo.

Sheekh Shariif oo ku baaqay in shuruud la’ aan ah loo joojiyo dagaalka Laas-Caanood

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh.Axmed ayaa ka hadlay dagaalka M/Laas-Caanood, isaga oo ku baaq ay in si deg deg ah loo joojiyo.

Hoos Ka Akhriso Qoraal uu soo saaray Sheekh Shariif.

Waxaa ayaan darro wayn u ah Soomali oo idil Dagaalka ka socda M/Laascaanood oo gaaray maalintiisii 12-aad iya doo colaaddu ay sii xoogaysanayso oo weli aysan muuqan ifi faalo nabadeed, waxaa sii labanlaabmaya dhimashada, dhaa waca, barakaca iyo burburka hantiyadeed ee soo gaaraya da dka aan waxba Shalaysan.

Haddaba annagoo gudanayna waajibka naga saran joojinta iyo xakamaynta dhiiga Umadda Soomaaliyeed ayaan markale ku baaqaynaa joojinta dagaalka ka socda M/ Laascaanood si shuruud la’aan ah, waxaan xusuusinaynaa dadka Soomaaliyeed iyo Bulshada Caalamka Casharka ugu muhiimsan ee laga faa’ii day dagaalladii sokeeye ee ka dhacay Dalka Soomaaliya waa inaan beeli beel kale xoog ku maquunin karin, awood ciidanna lagu gaari karin ujeeddo siyaasadeed.

Looma dulqaadan karo daadinta dhiigga Soomaaliyeed, waxa ka socda M/Laascaanood waxaa lagu sifayn karaa da mbiyo ka dhan ah Bini’aadannimada, xad gudubna ku ah mu caahadaadka iyo xeerarka caalamiga ah.

Duullaanka socda waxaa laga dhaxlayaa oo qura, dhima sho, dhaawac, nacayb ay wiil iyo abtigiis isnacaan, colaad mahadho ah iyo burbur hantiyadeed.

Haddaba, Si loo dabo qabto musiibada waxaan ku baaq ayaa:

1- in si degdeg ah oo shuruud la’aan ah loo joojiyo xabadda.

2- In ciidanka laga dulqaado magaalada.

3- In Isimada, culimada iyo waxgaradka labada beelood ay kulan degdeg ah isugu yimaadaan.

4- In DFS ay adeegsato culays siyaasadeed iyo mid Diblima si sidii nabad waarta loogu soo dabbaali lahaa colaadda dabo dheeraatay.

Ugu dambayn, anigoo bogaadinaya dadaallada beesha caalamka ee ku wajahan daminta colaadda ka aloosan Laas caanood; haddana waxaan leeyahay waa in tallaabo sharci ah laga qaadaa cidda hurinaysa colaadda Laascaanood iya doo la adeegsanayo fagaarayaasha caalamiga ah sida: The Arusha Tribunal iyo Maxkamadda dambiyada caalamiga (Int ernational Criminal Court).

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Qaara anka Loo Ururinayo Dhulgariirka Turkiga Iyo Dag aalka Laascaanood

Madaxweyne Xasan Sh.Maxamuud ayaa ka hadlay dad aalka DFS iyo shacabka Soomaaliyeed ay ku doonayaan in ay ugu gurmadaan dadka waxyeeladu kasoo gaartay dhul-gariirkii ka dhacay dalka Turkiga iyo weliba da gaalka ka socda M/Laascaanood.

Md.Xasan Shiikh oo Shalay ka hadlay Sal aadda Jumcaha kadib Masjidka Madaxtooya da ayaa xusay in dowladda iyo shacabka soo maaliyeed ay saaran tahay mas’uuliyad weyn si ugaga qeyb qaataan kaalmada laga geysanyo dadkii waxyeelada ka soo gaartay dhulgariirka ka dhacay dalka Turkiga.

Madaxweynaha oo xusay in dowladda iyo shacabka soom aaliyeed ay saarantahay mas’uuliyad ka duwan tan dowlada ha iyo shucuubaha kale ee dunida kaga aaddan musiibadan ayaa ka dalbaday qurba-joogta, ganacsatada iyo guud ahaan muwaadiniinta Soomaaliyeed in aysan u kala harin taakulay nta walaalaha Turkiga ee musiibadu ku habsatay. Dhinaca kale Madaxweynaha JFS Md. Xasan Sheekh ay aa ka hadlay dagaalka Laascaanood waxana uu sheegay inaysan raali ka ahayn dagaalka ka socda Laascaanood.

Dagaalka ayuu ku tilmaamay mid aan xal ahayn balse loo baahan yahay in la wadahadlo oo xabada la joojiyo .

"Somaliland waa dal Soomaali ka mid ah,kala go’o ma aam insani,xoog kuma maquunineyno marwalba aan wadahad alno ayaan niraahnaa waana mid aan dooneyno in aan wad ahadalno.”ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.

"Maamulka Soomaliland waa in uu dhageystaa rabitaanka dadka ree Sool. Midnimo ayaan rabnaa dadka laguma cola adinkaro sida aan adinkaba la idinkugu colaadineynin aragt ida gooni u goosadka. Walaalka midnimada doonayana wax aan u sheegayaa midnimada nabad ayaan ku rabnaa.” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.

Warkan ka soo baxay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku soo beegmaya iyadoo dagaalka ka socdaan 2 todobaad.

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka Wasiirada Arrimaha dibadda Afrika codsina dirtay

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ( Huruuse) oo magaalada Addis Ababa kaga qayb-galaya shirka Midowga Afrika, he erka wasiirrada Arrimaha Dibedda ayaan kulan doceedyo ( Si deline Meetings) la yeeshay qaar ka mid ah Madaxda shirka ka qayb-gelaysa.

Masuulinta uu wasiirku kulmada miro-dhalka ah la yeesh ay waxaa ka mid ahaa R.wasaare ku xigeenka ahna Was iirka Arrimaha Dibedda Ethiopia M. De meke Mekonnen Hassen, Xoghayaha Ar rimaha Dibedda iyo Arrimaha Qurba-joo gta ee Kenya Dr. Alfred Nganga Mutua oo ay labadaba isla soo qaadeen Iskaa shiga dhinacyada Ammaanka, Diblumaasiyadda iyo deris wa naagga ee dalalka jaarka ah, Waxaa kale oo ka wada hadale en meel marinta war-murtiyeedkii ay madaxda wadamada derisku Muqdisho ka soo saareen horraantii bishan Febraayo iyo shir heer wasiirro ah oo kulanka madaxda daba socda oo bisha soo socota ee Maarso uu wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS ku martiqaaday M/ Muqdi sho wasiirrada dhiggiisa ah ee gobolka.

Waxaa kale oo Wasiir Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) uu kulamo la yeeshay wasiirrada Arrimaha Dibedda ee dal alka Tanzania, Uganda, Algeria, Rwanda, Nigeria, Ghana, iyo Komoros oo sanadkan qabanaysa guddoonka M/Afrika.

Qodobada ugu muhiimsan ee wasiir Abshir uu kala hadlay Wasiirrada dhiggiisa ah waxaa ka mid ahaa.

1-inay Soomaaliya hesho taageerada wadamada Afrika ee tartanka aan ugu jirro ka mid noqoshada xubinta aan joogta da ahayn ee golaha ammaanka qaramada midoobay oo dha caysa June 2024.

2- taageerada codsiga Soomaaliya ee ka mid noqoshada Bulshada Bariga Afrika ( EAC) oon si gooni ah ugala hadlay wadamada xubnaha ka ah.

3- xaqiijinta qoondada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee M/Afrika oon muddo dibad joog ka ahayn fursadaha shaqo iyo mashaariic ee Midowga Afrika bixiyo.

Shirkan wasiirrada Arrimaha dibadda Afrika ayaa hordhac u ah midka Madaxda Afrika oo 18 furmi doona, wax aana rajo weyn laga qabaa sanadkan inay ka soo baxaan qo dobada muhiim u ah dalkeenna.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogga aminayo oo gaaray dalka Ethiopia

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu kaga qayb galayo meertada 36-aad ee Shirweynaha Ururka Midowga Afrika.

Shirweynahan ayaa looga arrinsanayaa dib-u-habaynta Midowga Afrika, hirgelinta hiigsiga ururka ee 2063 iyo wax ka qabashada caqabadaha qaaraddu wajahayso oo ay ugu hor reeyaan rabshadaha, saboolnimada iyo argaggixisada.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxweynaha iyo wafdigiisa ay soo bandhigi doonaan aragtida Soomaaliya ee ku aaddan mustaqbalka Qaaradda Afr ika iyo dadaalada Soomaaliya ee ku waja han la dagaallanka argigixisada, guulaha laga gaaray dib u xoreynta deegaannada iyo muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo iskaashiga heer gobol. Wafdiga madaxweynaha Soomaa liya ayaa inta ay ku sug an yihiin magaalada Addis Ababa, waxaa la sheegay inay kul amo gaar gaar ah la yeelan doo naan madaxda dalalka Afrika iyo madaxda kale ka ee ka soo qayb galaysa Shirweynaha Midowga Afrika.cda magaalada Laascaanood uu sii xoogeysanayo.

Dad Hor Leh Oo Kusoo Dhaawacmay Dagaalka Laascaanood Oo Lasoo Keenay Muqdisho

Waxaa Shalay markii 3aad Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee M/ Muqdisho kasoo degtay diyaarad sidday 20 qof oo kamid ah dadkii dhawacyada ka soo gareen dagaalada cu lus ee ka socda M/Lascanood ee xarunta G/ Sool.

Dhawacyadaan oo ay ku jiraan dad liita ayaa waxaa Gar oonka Adaan Cadde uga hortagay Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Aqalka sare ee BFS, Xildhibano katirsan labada Aq al, Agaasimaha guud ee Hey’adda maare ynta Masiiboyinka Qaranka, Agaasimaha waaxda cafimaadka.

Diyaaradda siday dhawacyada la keenay M/Muqdisho ayaa kasoo duushay M/ Garoo we, waxaana la socday Madaxa xarunta ho wlgallada Gurmadka Degdegga ee hey’adda mareynta mas iiboyinka dowladda Soomaaliya.

Gawaarida gurmadka deg deg ah ayaa dhawacyadaan u daabulay xarumahacafimaadka magaalada, si loogu daaw eeyo. Agaasimaha xarunta howlgallada Gurmadka Degdeg ga ee hey’adda mareynta masiiboyinka Qaranka Abdullahi Mohamed Abdi (Abdullahi Qaran) ayaa kawarbixiyey tirada dhawacayda Shalayy M/Muqdisho la soo gaarsiiyey.

G/ku xigeenka 2aad ee aqalka sare ee BFS C/hi Cali Xer si "Timacadde” ayaa u mahadceliyey Madaxda ugu sareysa hey’adda mareynta masiiboyinka oo dhawacayadan isku howlay sidii muqdisho loo soo gaarsiin lahaa

Waxaa qeybtii 3aad dadka ku dhaawacmay dagaalada La ascaanood ee hey’adda mareynta maiiboyinka ay Muqdisho soo garsiiso, si loogu baxnaaninayo cafimaadkooda madaa ma ay ku jiraan dadkaan kuwa qaba dhaawcyo culus.

Naadiga Ardayda Minxadda Waxbarasho Ee Horm uud Salaam Foundation Oo Muqdisho Laga Daahfuray

Munaasabad lagu daahfurayay naadigii ugu horeeyay oo ay yeelanayaan ardayda deeqada waxabarashada ay siisay Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo ay ka soo qeyb galeen.

Wasiirka Wasaaradda waxabarashada XFS Md. Faarax Sh.Abdulkadir, xildhibaano ,masuulyiinta ugu sareeysa hay’a dda Hormuud Salaam Foundation, wakiilo ka socoday guud ahaan bahda waxbarashada, culimaa’udiin arday iyo Walidiin ayaa Shalayy lagu qabtay Hotel Jazeera ee magaalda Mu qdisho.

Naadigan cusub aya waxaa ku mideeysan 120 Arday oo deeqa Waxbarasho ay siisey Hormuud Salaam Foundation iyo kuwa hada kadib ay siin doonto. Cabdulahi Nuur Cusm an Gudoomiyaha Hormuud Salaam Foundation oo ugu hor eyn goobta ka hadlay ayaa faahfaahiyay uje edada loo asaaasay na adigan isagoo sheegay in uu ardayda isku xiri doono is la markaana ka qeyb qaadan doono hor mumarintooda iyo iska warqabkooda.

Qaar ka mid ah Ardayda ay deeqa waxbarasho siisay Horm uud Salaam Foundation iyo Walidiinta ka soo qeyb galay munaasabadaan aya hay’ada uga mahad celiyey arintaan iyo isgarabtaagooda joogtada ah.

Dr Maxamed Maxamuud Bideeye Gudoomiyaha midow ga jaamacadaha Soomaaliyeed Cabdiraxmaan Cabdullahi Galaanbe gudoomiye ku xigeenka Rugta Gancsiga iyo warshadaha soomaaliya, Cabdirashiida Cali Caynanshe oo ka mid ah masuulyiinta Shirkada Hormuud iyo xildhibaan Yu usuf Xayle oo munaasabad ka hadalay ayaa dhankiisa boga adiyay Hormuud Salaam Foundation.

Wasiirka Wasaaradda waxabarashada Xukuumada Soo maaliya Faarax Sh/Abdulkadir oo Munaasbada soo xiray aya sheegay in mar walba uu la shaqeeyna doona kuwa Bulsha da gacan siiya dhanka waxbarashada iyo dhanka hormarinta oo ay ugu horeeyso Hormuud Salaam Foundation. Hormuud Salaam foundation ayaa si sanadlaha u siisa deeqo wax barsho ardayda dhameysata dugsiyada saree e dalka.

228 Saacadood Ka Dib, 3 Haween Iyo 2 Caruur AhOo La Soo Badbaadiyay

3 Haween ah iyo laba caruur ah ayaa laga soo bad baad iyay dhismayaasha burburay hoostooda ee magaalada An takya oo ka tirsan Turkiga, 228 saacadood ka dib dhulgariirkii ugu horreeyay ee ka dhacay halkaasi.

Tirada dadka ku dhintay dhulgariirra da Turkiga iyo Suu riya ayaa dhaaftay 41,000,iyadoo weli samatabbixiyeyaashu ay sii wadaan in ay helaan dad badbaad ay:Mas’uuliyiinta Turkiga ayaa sheegay in 35,418 qof ay ku dhinteen dhulgariirkaasi,halka Dowladda Suuriya iyo Qaramada Midoobay ay sheegeen in in ka badan 5,800 oo qof ay ku dhinteen Suuriya.

Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa sheegay in aagga walaaca ugu weyn uu yahay waqooyi-galbeed ee Suuriya, halkaas oo ay ka sii kordhayaan carada ku aaddan gaabiska la xiriira gargaarka bini’aadinimo.Qaramada Midoobay waxay codsanaysaa $397m oo gargaar ah si loogu caawiyo 5 milyan oo Suuriyaan ah oo ay la soo derseen hooy iyo cunto

la’aan

Madaxweyne Biixi: Garaadadu dhankooda xabad joojinta way qaateen

Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in garaadada ku sugan Laascaanood ay qaateen xabad joojinta, isla mar kaana ay la kulmayaan madax dhaqameedka Somaliland.

Kulan lagaga tashanayay xaalada Laas caanood oo ay kasoo qaybgaleen shirgu ddoonka golaha guurtida, madaxweyne-ku-xigeenno hore, xildhibaanno, siyaas iyiin, salaadiin, culimaa’udiin, , ganacs ato, haween, aqoonyahan, dhallinyaro iyo badiba haldoorka iyo waxgaradka Somaliland ayuu Biixi ka sheegay in isimadu ay qaateen xabad joojinta.

"Garaadadu dhankooda xabad joojintii way qaateen oo ciidankoodii amar way siiyeen intan ogahay, lakiin dad shacab ah oo hub gacanta u galay, in badan oo aan maqlayn oo jiidhaysa ayaa jirta" ayuu yidhi madaxweyne Biixi.

Madaxweynuhu waxa uu sheegay in ciidanku si nabada xer yahooda u joogayan, isaga oo sheegay in dadka reer Laasc aanood iyo dadka kale ee reer Somaliland ay yihiin dad wal aalo ah, isla markaana ay qaateen in ay si nabadgalyo ah colaada ku dhameeyaan.

Waxa uu sheegay in uu howsha u xilsaaray madax dha qameedka Somaliland "Madax dhaqameedka waxan idhi 20 kiina waa wayni is raaa, calan cad qaada, Laascaanood taga ha laydinku laayee, markasay nabadu imanaysaaye ... wa yna ku baxayaan, waan u diyaar".

Madaxweynuhu waxa uu sheegay in garaadada Laasca anood ku sugani ay codsadeen in shirka nabadu Yagoori ka furmo, lakiin Garaad Jaamac Garaad Cali oo Gaylan Media u waramay, ayaa gabi ahaanba beeniyay in uu jiro shir Yagoori ka furmaya.

Madaxweynuhu waxa uu sheegay in reer Somaliland an ay kala adkaadaan karin, isna xaqiri karin, oo ay yihiin wala alo is khilaafay, khilaaafkana ay iskaga imanayaan, oo aan la ogolaan doonin in khasaare danbe dhaco.

Isimida Ssc Oo Shuruud Cusub Ku Xiray Wa da-Hadal Ay La Furaan Somaliland

Isimada gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn ee ku sugan M/Laascaanood ayaa war kasoo saaray wada-hadalka ay ku baaqday Somaliland iyo ergada Isimida ah ee uu maamulka Muuse Biixi u dirayo.

Garaadada dhaqanka ee Laascaanood ayaa sheegay inay wada-hadal la galayaan Isimida dhaqanka ee ka so cda maamulka Muuse Biixi haddii uu maamulkaasi fuliyo laba shardi oo ay soo bandhigeen.

Waxay sheegeen in marka hore ay rabaan in ciidama da Somaliland laga dulqaado magaalada Laascaanood, halka shardiga labaad ay ku sheegeen in xabad joojinta dhanka Somaliland shuruud la’aan u dhaqan-geliso.

"Labadaas qodob haddii uu ka dhaqan-galo dhinaca xukuum adda madaxweyne Muuse Bi ixi, waa loo gudbi karo wada-hadal ka kale ee xalka loogu raadinayo dagaalka,” ayay yiraahdeen Isimida SSC ee ku sugan M. Laascaanood. Afhayeenka Guddiga 33-da ah ee SSC ayaa sidoo ka le waxa uu ciidamada Somaliland ku eede yay inay dhib aatooyin badan ka geysteen gudaha magaa lada, isaga oo sheegay in khasaaraha ugu badan ee dag aalka uu ka dhashay duqeynta.

"Ciidamada Somaliland waa in ay joojiyaan duullaan ka saqda dhexe ay qaadayaan iyo duqeynta ay aroortii ku garaacayaan magaalada Laascaanood, si la isugu soo dhaweeyo labada dhinac,” ayuu yiri Cabdirisaaq Maxa med Xasan Falaalug.

Waxaa socda dadaalo lagu rabo in wada-hadal lagu dhameeyo xiisadda maalmaha badan ka taagan Laascaa nood, taasi oo sababtay geerida in 60 qof, halka ay ku dhaawacmeen in ka badan 400 qof, sida laga soo xiga nayo bahda caafimaadka.

Somaliland ayaa Sabtida soo socota Isimo u diri doon ta magaalada Yagoori, halkaasi oo uu ka furmi doono wada-hadal xal nabadeed looga gaarayo xiisadda Laa sc aanood, sida uu sheegay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi. Arrimahan ayaa imaanaya xilli dagaalka M/ Laascaanood ee G/ Sool uu galay asbuucii labaad, inkasta oo uu hadda ka qaboobay sidii hore.

Mareykanka Oo War Cusub Kasoo Saaray Xaaladda Ka Taagan Laascaanood

Dowladda Mareykanka ayaa markale ka hadashay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, ayada oo ku baaqday in la joojiyo dagaalka oo miiska wada-hadalka la iskugu yimaado. Safiirka Mareyk anka ee Soomaaliya Larry Andre oo wareysi gaar ah siiy ay warbaahinta gudaha ayaa waxa uu sheegay inuu la xiriiray dhinacyada isku haya Laascaanood, islamarkaana uu xoojinayo baaqa ku aadan in colaadda la joojiyo.

"Waa in lasoo afjara colaadda cidna dani uguma jirto, arrintan waa in wada-hadal lagu xaliyaa, waxaan wada-hadalo toos ah la yeeshay hogaamiyayaasha dhinac yada oo dhan, xubnaha beesha caalam ka iyo madaxweyne Xasan Sh. ayaa isna diray fariin tan oo kale oo in rabshada la joojiyo,” ayuu yiri Larry Andre.

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo mar wax laga we ydiiyay sida uu u arko eedeymaha sheegaya in ciidamada Somaliland ay tacadiyo ka geysteen Laascaanood ayaa waxa uu sheegay in aysan wali haynin warar lagu kalsoo naan karo oo la xiriira arrintaas.

"Waxan markale leeyahay helida warbixino lagu kalsoo naan karo way adag tahay, si xoogle ayaanu diirada u saarnay maalmahan wakhtigayga ugu badan ayaan ku bi xiyay aniga oo adeegsanaya dadka saamaynta ku leh,” ayuu yiri.

Safiirka ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in cidda weerarka ku horaysay iyo cida shacabka beegsanaysay ba la eegi doono waqti ku haboon, laakiin hadda arrinta muhiim ah ee xoogga saarayaan ay tahay in colaada la joojiyo, ayna dhinacyo ku dhameeyaan arrimaha taagan miiska wada-hadalka. D/Mareykanka ayaa hore ugu ba aqday in deg deg loo joojiyo dagaalka ka socda M/ Laasc aanood, kaasi oo dhaliyey khasaare xooggan.

Qoraal kasoo baxay xafiiska arrimaha Afrika ee Wasaa radda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa lagu yiri "Duq eymaha aan loo meel dayin ee lagu hayo dadka shacab ka ah waa wax aan la aqbali karin, waana in la joojiyo. Waxaan ku baaqaynaa in si deg-deg ah loo qaboojiyo colaadda Laascaanood.”

D/Mareykanka ayaa sidoo kale sheegtay inay dalbaneyso "Badbaadinta dadka shacabka, gargaarka bani’aadanni mo oo aan la carqaladayn iyo xiisadda oo si nabad ah iyo wada-xaajood lagu xaliyo.”

Qoraalka Mareykanka ayaa daba socday qoraal laba maalin kahor xiligaasi kasoo baxay saaxiibada beesha ca alamka ee Soomaaliya oo lagu sheegay "inay aad uga wa laacsan yihiin rabshadaha haatan Laascaanood ka socda ee sababay waxyeellada dad rayid ah oo ay ku jiraan carr uur.”

"Waxaan ku baaqaynaa in si degdeg ah loo qaboojiyo colaadda, ilaalinta rayidka, gargaar bani’aadamnimo oo aan la carqaladayn iyo in xiisadaha lagu xalliyo si nabad ah iyadoo loo marayo wadahadal,” ayaa lagu yiri qoraalka beesha caalamka.

Si kastaba, dagaalka Laascaanood ayaa billowday saa cado un kadib markii odayaasha gobolka oo 7aadyo ku shirsanaa magaalada ay soo saareen go’aanno ay ka mid yihiin inaysan qeyb ka ahayn Somaliland, islamarkaana hoos-tagaan DFS

DF oo shaacisay in dagaalka ka socda Hiiraan lagu dilay 200 oo Shabaab ah

Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaabn Yuusuf Al-Cadaala oo Shalay shir jaraa’id ku qabtay gudaha M/Muqdisho ayaa ka hadlay dagaalka ka socda deegaanka Iji oo ka tirsan gobolka Hiiraan.

Al-Cadaala ayaa shaaca ka qaaday in da gaalka ka socda halkaasi oo galay maalintii 2aad oo xiriir ah jab xoogan lagu gaarsiiyay kooxda Al-Shabaab, isla-markaana lagu dil ay in ka badan 200 oo xubnood, kuwaas oo ay ku jiraan horj oogayaal, sida uu hadalka uu hadalka u dhigay.

Wasiir ku xigeenka ayaa shaaciyay magacyada saraakii sha laga dilay Al-SHabaab, kuwaas oo uu ka kala sheegay:- Salaad Maxamuud Siyaad oo Shabaab u qaabilsan aruurinta dhaqaalaha, Xuseen Dheere oo ku xigeen u ahaa Salaad, Yuusuf Cali Sheekh & Sandheere.

"Illaa hadda inta aan xaqiijinay waxaa halkaasi lagu dilay in ka badan 200 oo Khawaarij ahaa oo goobtaas ku sugnaa, kuwaas oo meydadkooda halkaas kasoo uruuriyeen ciidam ada huwanta ah ee wada howlgalayay,” ayuu yiri wasiir ku xi geenka warfaafinta. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in cii damada Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ay dagaalkan ku soo furteen illaa 300 oo qoray oo ay laheyd kooxda Al-Shabaab.

Dhanka kale wararka laga helaya Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalka uu sii xoogeystay ayna ku biireen diyaaradaha dagaalka, kuwaas oo duqeeyay aagaga ay joogan Al-Shabaab.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa innoo sheegay in di yaaraduhu duqeeyeen goobo kale bartimaameed ah oo ku yaalla deegaanka Fiidow oo u dhow aagga lagu dagaalamay.

Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, waxaana lagu soo warramayaa in deegaanada lagu dagaalamayo ay gaa rayaan ciidan kale oo gurmad ah taas oo sii adkeyneysa xaaladda.

Dhanka kale ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay dhina ca Al-Shabaab oo ku aadan dagaalkaaas weli ka socda dul eedka degmada Jalalaqsi.

Hiiraan ayaa kamid ah gobollada uu haatan ka socdo howlgalka dib xoreynta, waana gobolkii ugu horreeyay ee uu ka billowday kacdoonka looga soo horjeedo Al-Shabaab.

Ku Dhawaad 10 Qof Oo Ku Geeriyooday Madaaf iic Shalay Lagu Garaacay M/Laascaanood

Ku dhawaad 10 qof oo shacab ah ayaa ku geeriyood ay, tiro kalena way ku dhaawacmeen madaafiic lagu gar aacay qeyb kamid ah M/ Laascaanood ee G/ Sool.

Ciidamada Somaliland ee dul fadhiya magaalada Laasca anood ayaa lagu eedeeyay inay ka dambeeyaan madaaf iicdan oo sidoo kale burbur xooggan u geystay dhismay aal kuyaala maagaalada Laascaanood.

Madaafiicdan lagu garaacay M/ Laascaanood ayaa kusoo beegmay xilli lagu baaqayay in wada hadal nabadeed lagusoo afjaro xaaladda colaadda gobolka Sool.

Qaar kamid ah madaafiicda ayaa la gusoo tuurayay hoyga ay degen yihiin Garaadada SSC. Inkastoo aan lasoo sheegin wax khasaa re ah oo gaaray Garaadada.

Caaqil Cabdirisaaq Maxamed Xasan (Falaalug), afha yeenka SSC, ayaa ku eedeeyay Somaliland inay maalin kaste caado ka dhigteen inay Laascaanood kusoo garaa caan hoobiyayaal lagu xasuuqayo dadka.

Caaqilku wuxuu sheegay in SSC iyo Somaliland aanay wax nabad ahi dhex mari karin, illaa iyo inta ciidamada Somaliland ka baxayaan Laascaanood.

Waxa uu beeniyay in aay jiraan haba yaraatee inay M/Laascaanood ugu imaanayaan wafdi Isimo ah oo ka imaanaya magaalada Hargeysa.

Dhinaca kale, xafiiska Arrimaha Bani’aadannimada (OCHA), ayaa sheegay in 185,000 oo qof ay ku barakac een dagaalada ka dhacay magaalada Laascaanood.

Taliyaha Millateriga Somaliland Oo Sheeg ay In Ay Kooxo Argagixiso Ah La Dagaala mayaan

Taliyaha Millateriga Somaliland Nuux Ismaaciil Taani, ayaa markale ku celiyay in kooxo argagixiso ah oo khatar ku ah amniga Geeska Afrika, ay kula dagaalamayaan Laa scaanood.

Taani oo warbaahinta xukuumada kula hadlay M/ Laas caanood, ayaa sheegay in magaalada ay kula dagaalam ayaan kooxda Al Shabaab iyo Puntland oo ciidan, hub iyo dhaqaale dagaalka ku taageeraysa.

"Al Shabaab ayaa joogta oo ku dagaalamaysa, waxa ka dagaalamaya Puntland, dadka deegaanka ee markii hore soo yaacay way iska noqdeen, lakiin dadka ku dagaalamayaa waa Al Shabaab iyo Puntland, iyo kuwo kale oo koonfur kasoo baxsaday oo yimid" ayuu yidhi Taani.

Waxa uu sheegay in kooxaha argagixisada ahi ay ra baan in ay Laascaanood ka dhigtaan saldhig cusub kadib da gaalka deegaano badan ay dowlada Soomaaliya kaga xoraysay kooxda Al Shabaab.

"Waxa halkan la doonaya in laga dhigto saldhig Al Shabaab oo dadkii Xamar laga soo eryay ay halkan ku fi daan, oo ay salka dhigtaan ayay doonayaan, iyo Puntland oo doonaysa in ay dib ula soo noqoto gobolka" ayuu yidhi Taani.

Waxa uu sheegay in hadii aan kooxaha argagixisada ah laga sifayn Laascaanood ay khatar amni ku keenyaan dowladaha jaarka sida Itoobiya iyo Jabuuti, waxa uu she egay in kooxaha argagixisada ah ay Buuhoodle saldhig u ahayd imikana ay rabaan in ay Laascaanood isku fidi yaan.

Waxa uu sheegay in kooxaha ka dagaalamaya Laasca anood ay rabaan in ay dowlad Islaami ah ka dhisaan "Dorraad ayuu Cabdi Madoobe laha, waa kufaar kuwani ee dowlad Islaami ah ayaanu ka samaynaynaa, waxa laga doonayaana waataa".

Waxa uu sheegay in ay difaacayaan nabadgalyada Ge eska Afrika oo ay ka cabsi qabaan in argagixisada uu shee gay ay ku fido waddamada jaarka, isagoo intaa ku daray in ay ciidanka u fududahay in ay kooxaha argagixisada uu ku til maamay ay magaalada ka sifeeyaan lakiin shacabka ay u tudhayaan.



TRADEMARK CAUTIONARY NOTICE

The Federal Republicof Somalia

Notice is hereby given that Mastercard International Incorporated - a corporation organized and existing under the laws of the State of Delaware (U.S.A.) of 2000 Purchase Street, Purchase 10577, New York, United States of America is sole owner and only proprietor in the Federal Republic of Somalia of the trademark shown below.

Registration No. 1481 Registration Date: 21/07/2019

Which is used and/or to be used in connection with: Financial services, namely banking, credit card services, debit card services, charge card services, pre- paid card services offered through cards with stored value, electronic credit and debit transactions, bill payment and presentment services, cash disbursement, check verification, check cashing, deposit access and automated teller machine services, transaction authorization and settlement services, transaction reconciliation, cash management, consolidated funds settlement, consolidated dispute processing, data repository and client profile information services, and related switching, gateway, settlement/reconciliation, and funds movement services in the field of payment cards, electronic payment processing services, payment transaction authentication and verification services, value exchange services, namely, secure electronic cash transactions and electronic cash transmissions, over public computer networks to facilitate electronic commerce, electronic funds transfer, providing financial information, namely, credit and debitcard data and reports, financialrecords management.

The above named owner by virtue of registration and user of the trademark worldwide in respect of the above named services has the exclusive right to use the said trademark and is entitled to all rights in respect thereof.

The above named owner claimsall rights in respect of the above trademark in the FederalRepublic of Somalia.

Notice is hereby given that in the event of any person or persons infringing the above named owner’s rights in the said trademark in any manner whatsoever or registering or attempting to register or using a mark similar to the above mark so as to mislead the public into believing that such spurious mark relates to goods manufactured by the above named owner legal proceedings will be instituted against any such person or personsfor infringement of the said trademark and recovery of damages and other reliefs.

Any enquiry relativethereto may be referred to:

Saba & Co. Intellectual Property s.a.l (Offshore)

P. O. Box 11-9421 Beirut – Lebanon

Tel: +961 5 45 48 88

Email: naf@sabaip.com

TRADEMARK CAUTIONARY NOTICE

The FederalRepublic of Somalia

Notice is hereby given that Mastercard International Incorporated - a corporation organized and existing under the laws of the State of Delaware (U.S.A.) of 2000 Purchase Street, Purchase 10577, New York, United States of America is sole owner and only proprietor in the Federal Republic of Somalia of the trademark shown below.

Registration No. 1481 Registration Date: 21/07/2019

Which is used and/or to be used in connection with : Electronic funds transfer and currency exchange services, financial assessment and risk management services for others in the field of consumer credit; disseminationof financial information via a global computernetwork, financial information rendered by computer by means of a secure information computer network and advisory services regarding all of the foregoing services; the provision of financialservices for the support of retail services provided through mobile telecommunications means, namely, payment services through wireless devices; the provision of financial services for the support of retail services provided on-line, through electronic networks; financial analysis and consultation; insurance services; financial affairs, monetary affairs; financial services; banking and credit services providing credit card, debit card, charge card and stored value prepaid card services; banking, payment, credit, debit charge, cash disbursement, stored valued deposit access services; bill payment services credit card, debit card, charge card, pre-paid card and stored value card services; cheque verification and cheque cashing services; automated teller machine services; processing of financial transactions both on-line via a computer database or via telecommunications and at point of sale; processing services for financial transactions by card holders vi automatic teller machines; the provision of balance details, depositsand withdrawals of money to card holders via automatic teller machines.

The above named owner by virtue of registration and user of the trademark worldwide in respect of the above named services has the exclusive right to use the said trademark and is entitled to all rights in respect thereof.

The above named owner claimsall rights in respect of the above trademark in theFederal Republic of Somalia.

Notice is hereby given that in the event of any person or persons infringing the above named owner’s rights in the said trademark in any manner whatsoever or registering or attempting to register or using a mark similar to the above mark so as to mislead the public into believingthat such spuriousmark relates to goods manufactured by the above named owner legal proceedings will be instituted against any such person or persons for infringement of the said trademark and recovery of damages and other reliefs.

Any enquiry relativethereto may be referred to:

Saba & Co. Intellectual Property s.a.l (Offshore)

P. O. Box 11-9421 Beirut – Lebanon

Tel: +961 5 45 48 88

Email:naf@sabaip.com

TRADEMARK CAUTIONARY NOTICE

The Federal Republicof Somalia

Notice is hereby given that Mastercard International Incorporated - a corporation organized and existing under the laws of the State of Delaware (U.S.A.) of 2000 Purchase Street, Purchase 10577, New York, United States of America is sole owner and only proprietor in the Federal Republic of Somalia of the trademark shown below.

Registration No. 1481 Registration Date: 21/07/2019

Which is used and/or to be used in connection with :Settlement and financial authorization services in connection with processing of financial payment transactions; travel insurance services; issuing and redemption of travellers cheques and travel vouchers; payer authentication services; verification of financial information; maintenance of financial records; electronic funds transfer and currency exchange services; remote payment services; stored value electronic purse services, providing electronic funds and currency transfer services, electronic payments services, prepaid telephone calling card services, cash disbursement services, and transaction authorization and settlement services; provision of debit and credit services by means of radio frequency identification devices (transponders); provision of debit and credit services by means of communication and telecommunication devices; cheque verification services; issuing and redemption services all relating to travellers cheques and travel vouchers; the provision of financial services for the support of retail services provided through mobile telecommunications means, including paymentservices through wireless devices; processing of credit and debit transactions by telephone and telecommunication link.

The above named owner by virtue of registration and user of the trademark worldwide in respect of the above named services has the exclusive right to use the said trademark and is entitled to all rights in respect thereof.

The above named owner claimsall rights in respect of the above trademark in theFederal Republic of Somalia.

Notice is hereby given that in the event of any person or persons infringing the above named owner’s rights in the said trademark in any manner whatsoever or registering or attempting to register or using a mark similar to the above mark so as to mislead the public into believing that such spurious mark relates to goods manufactured by the above named owner legal proceedings will be instituted against any such person or persons for infringement of the said trademark and recovery of damages and other reliefs.

Any enquiry relativethereto may be referred to:

Saba & Co. Intellectual Property s.a.l (Offshore)

P. O. Box 11-9421 Beirut – Lebanon

Tel: +961 5 45 48 88

Email:naf@sabaip.com

TRADEMARK CAUTIONARY NOTICE

The FederalRepublic of Somalia

Notice is hereby given that Mastercard International Incorporated - a corporation organized and existing under the laws of the State of Delaware (U.S.A.) of 2000 Purchase Street, Purchase 10577, New York, United States of America is sole owner and only proprietor in the Federal Republic of Somalia of the trademark shown below.

Registration No. 1481 Registration Date: 21/07/2019

Which is used and/or to be used in connection with : The provision of financial services for the support of retail services provided on-line, through networks or other electronic means using electronically digitized information; value exchange services, namely, the secure exchange of value, including electronic cash, over computer networks accessible by means of smartcards; bill payment services provided through a website; on-line banking; financial services provided over the telephone ad by means of a global computer network or the Internet; provision of financial services by means of a global computer network or the Internet; real estate services; real estate property services; real estate valuations; real estate investment management; real estate investment services; real estate insurance services; insurance for property owners; insurance services relating to property; real estate financing; real estate brokerage; real estate appraisals; real estate agency services; evaluation of real estate; real estate administration; administration of financial affairs relating to real estate; provision of real estate loans; financial brokerage services for real estate;financial services relatingto real estateproperty and buildings; financial services for the purchaseof real estate, arranging of loan agreements secured on real estate.

The above named owner by virtue of registration and user of the trademark worldwide in respect of the above named services has the exclusive right to use the said trademark and is entitled to all rights in respect thereof.

The above named owner claims all rights in respectof the above trademark in the FederalRepublic of Somalia.

Notice is hereby given that in the event of any person or persons infringing the above named owner’s rights in the said trademark in any manner whatsoever or registering or attempting to register or using a mark similar to the above mark so as to mislead the public into believing that such spurious mark relates to goods manufactured by the above named owner legal proceedings will be instituted against any such person or persons for infringement of the said trademark and recovery of damages and other reliefs.

Any enquiry relativethereto may be referred to:

Saba & Co. Intellectual Property s.a.l (Offshore)

P. O. Box 11-9421 Beirut – Lebanon

Tel: +961 5 45 48 88

Email:naf@sabaip.com

TRADEMARK CAUTIONARY NOTICE

The Federal Republicof Somalia

Notice is hereby given that Mastercard International Incorporated - a corporation organized and existing under the laws of the State of Delaware (U.S.A.) of 2000 Purchase Street, Purchase 10577, New York, United States of America is sole owner and only proprietor in the FederalRepublic of Somaliaof the trademark shown below.

Registration No. 1481 Registration Date: 21/07/2019

Which is used and/or to be used in connection with : Arranging of shared ownership of real estate; arranging the provision of finance for real estate purchase; assisting in the acquisition of an interests in real estate; capital investment in real estate; commercial property investment services; financial services relating to the acquisition of property; financial services relating to the sale of property; financial valuation of freehold property; financial valuation of leasehold property; arranging letting of real estate; arranging of leases of real estate; leasing of property; leasing of real estate property; leasing of freehold property; estate management services relating to transactions in real property; valuation of property; property portfolio management; management of property; advisory services relating to real estate ownership; advisory services relating to real estate ownership; advisory services relating to real estate valuations; corporate real estate advisory services; computerized information services relating to real estate; consultation services relating to real estate; provision of information relating to the property market; research services relating to real estate acquisition; research services relating to real estate selection; mortgage financing and asset securitization; consulting services regarding payment solutions, banking, credit card, debit card, paymentcard and automatic teller machine services.

The above named owner by virtue of registration and user of the trademark worldwide in respect of the above named services has the exclusive right to use the said trademark and is entitled to all rights in respect thereof.

The above named ownerclaims all rights in respect of the above trademark in the FederalRepublic of Somalia.

Notice is hereby given that in the event of any person or persons infringing the above named owner’s rights in the said trademarkin any manner whatsoever or registering or attempting to register or using a mark similar to the above mark so as to mislead the public into believing that such spurious mark relates to goods manufactured by the above named owner legal proceedings will be instituted against any such person or persons for infringement of the said trademark and recovery of damages and other reliefs.Any enquiryrelative thereto may be referredto:

Saba & Co. Intellectual Property s.a.l (Offshore)

P. O. Box 11-9421 Beirut – Lebanon

Tel: +961 5 45 48 88

Email: naf@sabaip.com

KUMUU AHAA CALI CABDULLE GUURE —HALGAMAAGII MUQDISHO KU GEERIYOODAY?!


Sannadkii 1945tii ayuu Cali Cabdulle Guure ku dha shay Degmada Buulaburde ee Gobolka Hiiraan. 9 sano kaddib dhalashadiisa ayuu Cali Indhaha beelay. isagoo indho la’ ayuu Muqdisho soo galay. Hibo faneed ayaa Cali ku jirtay wuxuuna jeclaa inuu ka heeso goobaha la gu caweeyo. Sannadkii 1963dii ayuu si rasmi ah uga mid noqday dhallinyaro Radio Muqdisho laga shaqaaley siiyey. Ragga iyo gabdhaha ay isku xilliga ahaayeen waxaa ka mid ah Axmed naaji Sacad, Farxiya Cali Fa arax, Duniya, Ca bdulle Raage iyo Careys Ciise. 1973 Cali wuxuu ka mid noqday kooxdii Qaranka ee Waaberi.

Cali muddo 11 sano ah oo uu fannaan ahaa wuxuu ka mid noqday fannaaniinta ugu codka macaan looguna jecel yahay. Cali ma ahayn oo keli ah heesaa ee wuxuu sidoo kale caan ku ahaa tumista qalabka miyuusigga. Wuxuu ka mid ahaa raggii miyuusigga u garaacay ruw aayadda Hablayahow ee uu leeyahay Maxamuud Tuk aale.

Bishii January 26keedii Sannadkii 1975tii ayuu Cali go’aan ku gaaray inuu fanka joojiyo laakiin waxay riyada as dhabowday Septemper 1976dii oo uu gebi ahaanba ka dhexbaxay masraxiyadda iyo suugaanta. Si uu nolol kale u abuurto wuxuu Cali Muqdisho ka hirgeliyey War sha dda Qalinka ee DIRIR. Waa warshad soosaarta qalimada, shanlooyinka iyo agab kale. Muddo yar kaddib Cali wuxuu noqday GANACSADE u kala goosha dunida.

Markii dagaalku ka qarxay Muqdisho sannadkii 1991dii Cali wuxuu ganacsi u joogay dalka Talyaaniga, taasina waxay sababtay inuu dib u soo laaban waayo. 1992dii ayuu dib ugu soo laabtay Muqdisho si uu ganacsigiisa u sii wato laakiin dagaalladii Cali iyo Caydiid ayaa fursaddaas u diiday. Tan iyo burburkii Cali wuxuu u dhaxeeyey Muqdisho, Italiya iyo UK.2011 oo dalkeennu isu diyaarinayey doorashadii 2012 Cali wuxuu isu taagay xilka madaxweynenimo. Dalal badan oo Yurub ah ayuu maray si uu taageero uga helo. Inkastoo uusan Cali tartankaas guul ka gaarin haddana waxay u ahayd mid ka mid ah iskudayadiisii taariikhda u galay. Cali cashirka laga baran karo wuxuu yahay; inuu yahay fannaan iyo ganacsade guuleystay isagoo baahi gaar ah qaba. Ha dda waa xaaji dhowr jeer xajka tagay. Wuxuu ku nool ya hay UK inkastoo uu Xamarna u badan yahay.

Cali 5 maalmood ka hor ayaan taleefan kula sheekeys tay. Shalay ayuu Muqdisho ku geeriyooday. Allaha u naxariisto.

QOOR QOOR OO KA DIGAY HALIS KA DHALAN KARTA SHEEGASHADII SOMALILAND EE DAGAALKA

Madaxweynaha Dowlad-gobaleedka Galmudug Axmed Qoor Qoor ayaa ka hadlay xiisadda dagaal ee ka taagan M/ Laascaanood, isaga oo dhinacyada isku haya halkaasi uga digay in aysan u yeeran Al-Shabaab, xilli ay Somaliland she egtay in kooxdu qeyb ka tahay dagaalka.

Qoor Qoor oo khudbad ka jeediyay munaasabad lagu cale ema saaray maamulka cusub ee degmada Guriceel ayaa waxa uu sheegay in Soomaaliya ay dhib weyn kala kulantay argagixisad Al-Shabaab, ayna xiligaan aheyn in looga gacan haadiyo dhul ka nabad-galay sharkooda.

"Dagaalkii dhaca waxa uu taageeri doonaa oo idinku soo hoggaamin doonaa, gacana siin doonaa Khawaariij, sidaas darteed dhibaatada ka socota Laascaanood waxa aan lee nahay dhiigiin si xaaraan ah buu isugu baxay ee iska daaya,” ayuu yiri madaxweyne Qoor Qoor.

Waxa uu intaasi sii raaciyay hadalki isa "Cadawga ha iskuugu yeerina, anna ga ayuu dhib nagu filan nagu hayaa.”

Somaliland ayaa hore u sheegtay in kooxda Al-Shabaab ay qeyb ka tahay dagaalka ka socda magaalada Laascaan ood, ayada oo ku eedeysay in magaalada ku garaaceen ma daafiic, si ay iskaga hor keenaan dadka deegaanka iyo maa mulkooda, inkasta oo sheegashadaasi ay beeniyeen garaa dada SSC iyo kooxda laftigeeduba.

Dhinaca kale, Qoor Qoor ayaa u hambalyeeyay gudoon ka cusub ee degmada Guriceel, isagoo ugu duceeyay in Eebbe la garab galo masuuliyadda culus ee loo doortay.

Mareykanka oo war cusub kasoo saaray xaaladda ka taagan Laascaanood

Madaxweynaha ayaa sidoo kale waxa uu bogaadiyay wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug, oo dardar-gelisay dhismaha golayaasha deegaanka degmooyinka Galmudug.

Hadalka madaxweynaha Galmudug ayaa imaanaya xilli uu dagaalka Laascaanood uu galay asbuucii labaad, inkasta oo uu hadda ka qaboobay sidii hore, lana soo warinayo in uu hakaday saddexdii maalmood ee tegay.

Dagaalkan ayaa waxaa ku dhintay illaa 60 qof, ayada oo ay ku dhaawacmeen in ka badan 400 oo qof, sida ay sheeg een mas’uuliyiinta caafimaadka.

MIDOWGA AFRIKA OO XIL CUSUB U MAGACAABAY UHURU KENYATTA

Ururka Midowga Afrika ayaa xil cusub u magacaabay madaxweynihii hore ee Kenya Uhuru Kenyatta, kaasi oo ah hogaaminta kor-joogtadda doorashada guud ee dhawaan ka dhici doonta dalka Nigeria.

Uhuru ayaa kor-joogteyn doona doorashadaasi oo dad ka reer Nigeria ay u dareeri doonaan goobaha cod bixinta si da uu qorshaha uu yahay 25-ka bishaan Febraayo.

Sidoo kale waxa ergada goobjoogayaasha kamid noqon doona wakiilo ka socda hay’adaha doorasha da ee dalalka xubnaha ka ah Midowga Afr ika, bulshada rayidka ah, khubaro madax-banaan iyo qa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip