HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 22-KA JANNAAYO 2023-KA

0
Sunday January 22, 2023 - 09:38:27 in Wararka by
  • Visits: 512
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 22-KA JANNAAYO 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Qorsheyaal La Wadaagay Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka So omaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddo omiyey kulan gaar ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed kaasi oo lagaga arrinsaday dib u heshiisiinta iyo xore ynta deegaanna da Maamul ka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo uu wehelinayo Madaxwe ynaha Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xa san Maxamed ayaa Golaha Wasiirrada la wadaag ay qorsheyaasha dowladda Federaalka ee dardar galinta wejiga labaad ee howgalka dib u xoraynta dalka oo qorshuhu yahay in waqti kooban lagu soo gabagabeeyo.

Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamu ud ayaa kula dardaarmay masuuliyiinta ka qeyb galay shirkan in ay qaataan masuuliyadda ka sar an adkeynta xoraynta deegaanka iyo Ilaalinta wad ajirka shacabka si loo helo Koonfur-galbeed xasil loon, heshiis ah, isla markaana xor ka ah Al-shab aab.

Kulankan waxaa ka qayb galay xubno ka mid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka So omaaliya, agaasimaha guud ee Madaxtooyada Qaranka iyo Mas’uuliyiin kale.

Ra’iisul wasaare Xamse oo ciidamada qalab ka sida ku bogaadiyay xoreynta deegaanka Jan naay Cabdalle

Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Ciidamada Qalabka Sida ku boggaadiyay howlgal kii ay Shalay ay Khawaarijta Al-shabaab kaga xor eeyeen deegaanka Janaay Cabdalle ee gobolka Jubbada Hoose.

Ra’iisul wasaaraha ayaa tilmaamay in deegaanka laga xorreeyay Khawaarijta uu muhi im u yahay isku socodka deeg aanno badan oo ka tirsan Maamulka Jubbaland.

"Dowladda soomaaliya iyo shacabkeeduba wa xay Alle uga mahadcelinayaan guulaha is xigxiga ee uu ku galladay iyo jabka ay gaarsiiyeen cado wga ummadda ee Khawaarijta.

Halganka looga xoreynaayo dhammaan deeg aannada fara-kutiriska ah ee ay Khawaarijtu ku suganyihiin wuu socon donaa ilaa aan dad keenna iyo dalkeenaba aan ka dulqaadno heery ada cad-owga” ayuu yiri Ra’iisul wasaare Xamse

Maxaa looga hadlay Kulankii Shalay ee Xildhi baannada Golaha Shacabka?

Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhib aan Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Shir Gud doomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 12-aad ee Golaha Shacabka BJFS oo ajandihiisu ahaa;

1) Akhrinta 1-aad ee Hind ise Sharciyeedka Hay’ad da Dhiirigalinta Maalgashi ga Soomaaliya

2) Akhrinta 1-aad ee Hindise Sharciyeedka Hay’a dda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Maalgashi ga Caalamiga Xil. Maxamuud Cabdiraxmaan ‘Be enabeene’ ayaa Golaha ka hor akhriyay Hindise Sharciyeedka Hay’adda Dhiirigalinta Maalgashiga Soomaaliya sidoo kale Wasiir-Dowlaha Wasaarad da Amniga Gudaha XFS Xil. Maxamed Cali Xagaa ayaa ayaa Golaha ka hor akhriyay Hindise Sharciy eedka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Sooma aliya Ugu danbeyntii, Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane. Cabdull aahi Cumar Abshirow ayaa faray Xoghayaha Gu ud ee Golaha Shacabka BJFS Mudane. Cabdi raxmaan Maxamuud Cabdulle "Jaabiri” in Guddi yada Arrimaha Gudaha & Amniga iyo Guddiga Dhaqalaha Ganacsiga Warshadaha iyo Maalgashi ga ee Golaha Shacabka BJFS u ku wareejiyo 2da Hindise Sharciyeed,

intaas kadib Guddoomiye Abshirow ayaa soo xiray kulanka Shalay.

Darawal Mooto Bajaaj oo lagu dilay Muqdisho & bannaabax ka dhashay

Askari katirsan Ciidamada dowladda Soom-aali ya ayaa Shalay waxaa uu Isgoyska Holwadaag ee Magaalada muqdisho uu kudilay Wiil Dhalinyaro ahaa, kaas oo ku Shaqeysanayay Mooto Bajaaj kadibna uu goobta ka baxasaday.

Wiilka la dilay oo lagu magacaa bi jiray Max-amed Xeyle iyo Askariga ayaa waxaa dhexma ray muran sida ay goo bjooga yaal sheegeen, wax aana Maxa med Xeyle xilliga la dilayay uu moot ada ku waday Hooyadiis iyo Walaashiis.

Qaar kamid ah Ehelkiisa ayaa sheegay in Maxamed Xeyle oo kamid ahaa dhalinyarad kunool Xaafadda Gubta ee degmada deeyniile uu dhawaan ka qalin jebiyay mid kamid ah Jaama cadaha Muqdisho, balse markii uu Shaqo ka waayay muq-disho ay ehelkiisa u iibi yeen Mooto Bajaajta.

Dilka darawalka Bajaajlaha kadib ayaa qaar ka mid ah wadayaasha mooto bajaajta ee goobta ka agdhowaa waxaa ay sameeyeen bannaanbax carro leh oo ay uga soo horjeedaan dilka Maxam ed Xeyle, iyaga oo dalbaday in si deg deg ah cada aladda loo horkeeno askarigii dilka geystay.

Muddo saacad ka badan waxaa hakad galay is ku socodka dadka iyo Gaadiidka ee Isgo-yska Howl-wadaag sababo la xiriira bannaanbaxa ay dhigayeen Mooto Bajaajeeyda, waxaana Magaal ada muqdisho si caadi ah uga dhaca mar walba dilka loo geysto Dhalinyarada ku Shaqeysata Mooto Bajaajta.

Taliyaha Booliiska G/Banaadir oo sheegay in ay baaritaano ku socdaan askar ku eedeysan dilka Darawal Bajaaj

Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ay aa ka hadlay dilka Darawal Bajaajle ahaa oo Sha lay lagu dilay isgoyska degmada Howl-wadaag.

Talyaha ayaa sheegay in dhacdadan loo soo xiray tiro badan oo ciidamo ku sugnaa goobta, ayna socdaan baaritaan lagu oggaanayo dambiilaha geystay dilka, si loo horgeeyo Maxkamada.

Sidoo kale, Gaashaanle Ma hdi ayaa Ciidamada ka howl galla gobolka Banaadir uga digay dilalka dadka shacabka ah, taasi badalkeedana looga baahan yahay sugida iyo ilaalinta muwadiniinta Soomaali yeed.

Ugu dambeyn, taliyaha ayaa shacabka ugu ba aqay in ay is-dejiyaan, kuna kalsoonaadaan Sharc iga, markii ay xaaladaha oo kale yimaadaan, si loo ga digtoonaado in ay dhashaan dhibaatooyin iyo burbur wadooyinka ah.

Xiisadii Gobolka Gedo Oo Dib Usoo Laba Kac ley say Kadib Talaabo Ay Qaaday NISA

Xiisadii Siyaasadeed ee ka taagneyd gobolka Gedo ayaa dib u soo laba kac leysay, xili todobaad yadii la soo dhaafay ay eheyd mid dagan. Dib usoo laba kacleynta xiisaddan ayaa timid ka dib markii xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Jub aland loo diiday iney u duulaan gobolka Gedo, waxaana laga celiyay garoonka diyaaaradaha ma gaalada Muqdisho.

Xildhibaan Maxamed Daa’uud Cumar oo ka tirs an xildhibaanada la celiyay ayaa warbaahinta u sheegay in markii labaad laga celiyay safar ay ku tagi lahaayeen deegaano ka tirsan gobolkaasi oo ay kasoo jeedaan.

Waxa uu sheegay iney la hadleen taliyaha NISA ee Gedo Jamaal Xasan Tareey oo ay ka dal bad een inuu ka qaado amarka uu siiyay diyaarad aha ee ah ineysan mudanayaashan tagin gobolk aasi.

Xildhibaanka ayaa cadeeyay in taliye Jamaal uu u sheegay in amarka looga hor-istaagay socda alko oda uu ka soo baxay taliyaha NISA Mahad Salaad, lama oga sababta arrintan kadanbeysa.

Maalmihii la soo dhaafay waxaa jiray wadahadalo hoose oo dowladda iyo Jubaland ka lahaayeen gobolkaasi Gedo oo afartii sano ee la soo dhaafay buuqeeda soo taagnaa. Xigasho:-jowhar. Com

Shir looga hadlayay dardar gelinta howlgall ada oo ka dhacay Xarardheere

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaar iye oo maalintii shanaad ku sugan Degmada Xarar dheere ee gobolka Mudug ayaa shir gudoomiyay Kulan looga hadlayay adkaynta & xoojinta Amniga Degmada Xarardheere iyo xoraynta Deegaanada kale ee Al-Shabaab ka joogaan Galmudug.

Kulanka ayaa waxaa goobjo og ahaa Wasiirka Gaashaand higga JFS C/qaadir Maxamed Nuur, Taliyaha Ciidanka Dhul ka Gen Maxamed Tahliil Biixi, Maamulka Degmada Xarar dheere iyo Saraakiisha Ciid amada qeybahooda kala duw an

Madaxweynaha Galmudug QoorQoor ayaa xog dhameystiran ka dhageystay Saraakiisha Amniga Degmada iyo qorshayaasha ka socda ee ku aadan dagaalka Al Shabaab looga saaray meel aha ayuga sugan yihiin dhulka howdka & bacadka

R/Wasaare ku-xigeenka dalka oo kormeeray Seddex Wasaaradood

Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Ahna Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa Shalay kormeer shaqo ku tagay Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Howlaha Guud, Dib U Dhiska iyo Guryeynta iyo Isgaarsiinta iyo Tiknoolaji yadda.

Ra’iisul Wasaare Ku xigeen ka ayaa mid-mid u kormeeray xafiisyada 3da Wasaaradood, isagoo kulamo la ye eshay madaxda iyo shaqaalaha kana dhagaystay qorshahooda sannadka cusub. Sidoo kale ku bogaadiyey shaqada baaxadda leh ee ay Qaranka u hayaan, isaga oo kula dardaarmay shaqaalaha inay laba jibaaraan shaqada ay ummadda u hayaan.

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa indha-in dhayn ku sameeyay shaqada socoto ee seddexda Wasaradood u xilsaaran yihiin,wuxuuna boggaadi

yay siday wax u socdaan.

Dr: Cabdiraxmaan Baadiyow " 48 sano ka hor , 23 Jinaayo, 1975 waa markii la laayay culumada

Dr. Abdurahman Abdullahi Baadiyow ayaa she egay in qalad ay gashay 48 sano ka hor, dowladii militariga iyo dilkii culumada ay tahay maalin murugo leh oo la dilay 10 Sheikh, xabsiyadana dhigtay boqolaal kale.

Baadiyow ayaa sheegay in Culumadaas ay ka hor yimaadeen xeerka qoyska oo Islaamka ka soo horjeeday. Waa in khudbadaha jimcaha iyo TV lagu xusaa, lana joogteeyaa xuska maalinta difaaca Qur ’aanka iyo shareecada Islaamka. Ilaaheey ha u nax ariisto dhamaan Culumadaas.

Dr. Abdurahman Abdullahi Ba adiyow ayaa sheegay in diinta islaamka oo dowladii militeriga ay suurad xumaysay ay ka dilaaceen kuwa haatan diinta sida qaldan dadka ugu laynaya.

"48 sano ka hor, 23 Jenaayo 1975 waa maalin mu rugo leh oo dowladii kacaanku dishay 10 Sheikh, xa bsiyadana dhigtay boqolaal. Culumadu waxay ka hor yimaadeen xeerka qoyska oo Islaamka ka soo ho rjeeday. Waa in khudbadaha jimcaha iyo TV lagu xus aa, lana joogteeyaa xuska maalinta difaaca Qur’aan ka iyo shareecada Islaamka. Ilaaheey ha u naxariisto dhamaan”: ayuu Mar kale yiri Dr. Abdurahman Abdul lahi Baadiyow oo eeda dusha uga Tuuray Dowladii Kacaanka oo uu hogaamin Jiray Madaxweyne Maxa med Siyaad Bare.

Sidoo kale waxa uu sheegay baadiyow in taariiq ahaan Khawaariijta sida qaldan diinta u Fasirta ay soo bilaawdeen Xiligaas, oo uu sheegay in Diinta islaamka ay ku Xad Gudbeen Xubnihii hogaamin Jiray Dowladii kacaanka, asaga oo sheegay in aysan marna soo boodin kooxdaan balse ay xiligaas abuurmeen.

Dhinaca kale waxa uu sheegay baadiyow in Masaajidkii ugu wanyaa somaliya ee Cabdulqaadir ee ku yaala Xamawayne oo ay dhaheen Culumada Xeerkan Qoyska diinta ma waafaqsano ee halaga laabto wixii ka dhacay waala ogaa in Culumadii la laayay, oo Masaajidka laga watay aysana jirin Xiligaan wax xushmad iyo Xusuus loo sameeyo, taasi oo uu sheegay in ay tahay wax laga xumaado.

" Culumadaas waxay ka caroodeen markii la yiri raga iyo Dumarka dhaxalka waa u siman yihiin, oo uu ka Yiri Stadiom Konis, kadibna Culumo ay dhaheen war saan maahan Diinta islaamka oo ay Nabadsugida u dhacday kadibna la Geeyay iskul Buluusiya oo dadka daawanaya la laayay Culumadam, oo aysan jirin dad ka hadlay oo Yiri sidaan Xaq maahan”ayuu mar kale Yiri Dr. Abdurahman Abdullahi Baadiyow.

Abdihakim Elmi Nairobi kenya.

Puntland oo ka digtay in la faro galiyo shirw eyna ha aayo ka tashiga deeganada SSC ee ka furm aya Laascaanood

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Punt-land, Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaa sh), ayaa ka dig ay in fara galin lagu sameeyo aa yo kata shiga deegaa nada SSC.

Madaxweyne ku xig eenka oo Sha lay Garowe kulan la qa atay qaar kamid ah madax dha-qa me edka gob olka Sool, ayaa sheegay inay kasoo horjeedaan in la siyaas adeeyo kacdoonka bulsho ee ka socda SSC.

Axmed Karaash wuxuu sheegay inay si buuxda u taageersan yihiin dadka deegaanku inay isugu yima adaan shirweynaha aayo ka tashi ah SSC, kaas oo dhowaan ka furmaya magaalada Laasca-anood.

Karaash wuxuu sheegay inay rajeynayaan inuu shirweynahaas kasoo baxo wax dan u ah masiirka bulshada.

Karaash waxa uu ku eedeeyay Somaliland inay dil iyo barakac joogta ah ku hayso shacabka, isagoo sheegay inuu guulaysan doono kacdoonka bulsho ee socdo.

Si kastaba ha ahaatee, magaalada Laas-caanood waxaa kusii qulqulaya isimada dhaqanka ee kasoo jeeda gobolka Sool, kuwaas oo markii ugu horraysay la filayo inay go’aan masiiri ah kasoo saaraan xaala dda Laascaanood.

Dadka ku nool deegaanada SSC ayaa badi doona ya inay yeeshaan maamul ka madax bannaan Somaliland iyo Puntland.

DF oo baaritaan ku billowday shaqsiyaad lacaga ha ugu shaqeeya madaxda Shabaab

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa billowday baaris la xiriirta dadka lacagaha ugu shaqeeya mada xda kooxda Al-Shabaab, xili ay muddooyinkii dambe waday dagaal dhaqaale oo ka dhan ah kooxda.

Sida ay sheegtay in ay ogaatay Caasimada Onl ine, dowladda federa alka ayaa ku baraar ugsan tan iyo markii la xoreeyay degmo oyinka ay sanadaha ba dan haysteen Al-Shabaab in madaxda Shabaab ay lacagah a baada ah ee ka qaadan bul shada u adeegsato maal-ga shiyo iyo ganacsiyo gaar ah, kuwaasi oo u fuliyaan shaqsiy aad ku sugan gudaha dalka iyo dibedda.

Kal hore baaris caalami ah ayaa lagu sheegay in lacagaha ay Al-Shabaab sanadkii ka aruursato mee laha ay ka taliso iyo meelaha ay dhuumashada ku jo ogto inay ka badan tahay canshuurta gudaha kasoo gasha dowladda dhexe.

Lacagahaas laguma celin deegaanadii laga qaa day, waxaana shan iyo toban sanno kadib la dul tag ay dhulkii ay Al-Shabaab haysteen oo wax horumar ah lagu siyaadin.

Arrintan ayaa banaanka keentay warkii sheegay ay in madaxda Al-Shabaab ay lacagaha u adeegsad aan maal-galino shaqsi ah oo ay jiraan dad lacagaha ugu shaqeeya oo jooga Soomaaliya iyo dalal kale oo kamid ah qaarada Afrika.

Lacagaha ay qaado kooxda qeyb waxaa loo adee gsada dagaalada iyo is-qarxinta, qeybna madaxda Al-Shabaab ayaa maal-gashiyo shaqsi ah u adeegs ada iyaga oo isticmaalaya gacan saddexaad oo aan laga shikisaneyn ayey sheegeen warbixinadii hore ee laga qoray Al-Shabaab.

Arrintan ayaa hadda dhabowday markii la dul ta gay dhulkii ay shan iyo toban sanno xukumayeen. Qaar madaxda Al-Shabaab kamid ah hadda waa milyaneero.

Dowladda federaalka Soomaaliya oo ka go’an tah ay ciribtirka Al-Shabaab ayaa fahamsan in haddii koo xda dhaqaale ahaan loo wiiqo lagu soo afjari karo muddo kooban.

Dowladda oo hore ugu guuleysatay inay si weyn u curyaamisay lacagihii baada ahaa ee kooxda ka heli jirtay gudaha caasimada, ayaa waxaa xiligan ad ag in ganacsatada si bareer ah ugu dhiiradaan inay lacag siiyaan Al-Shabaab.

Arrintaas oo la rumeysan yahay inay aheyd waji ga 1aad ee dagaalka dhaqaale ee Shabaab ayaa ha dda waxaa billowday wajiga labaad ee dagaalkaasi, kaasi oo lagu baarayo shaqsiyaadka lacagaha baada ah ugu shaqeeya Shabaab, kuwaasi oo baariso hore sheegayaan inay ku sugan yihiin caasimada iyo dalalka deriska. Al-Shabaab oo dhaqaale ahaan loo wiiqo waxay soo dadajinaysa jabkooda iyo ka ciribtirka dhulka Soomaaliyeed ee mudada badan dhiiga ka daa dinayeen, waxaana la rumeysan yahay in dagaalka dhaqaale uu yahay midka ugu awooda badan ee kooxda si dhab ah u jabinaya.

Si kastaba, tan iyo markii uu billowday dagaalka noocyada badan leh ee ka dhanka ah Al-Shabaab waxaa jab xoogan lagu gaarsiiyay kooxda, ayada oo laga saaray deegaano horleh oo sanado badan ku ji ray gacanta kooxda.

Beesha Caalamka oo Soo Dhaweysay Dadaallada ay Wadaan Madaxda Soomaaliya

War saxaafadeed kasoo baxay wakiiladda bee sha caalamka u jooga Soomaaliya ayaa lagu oo dha weeyay dadaallada ay wadaan madaxda Soomaaliya ee lagu hormariyo arrimaha mudnaanta leh ee ku saabsan nabad-dhisidda iyo dowlad-dhisidda, oo ay ku jiraan shirarka joogtada ah ee Golaha Wadatashi ga Qaranka.

Beesha caalamka ayaa si gaar ah u soo dhowey say dadaalka soo cusboonaaday ee diiradda lagu saarayo geeddi-socodka dib-u-eegista dastuurka, kheyraad wadaagga iyo awood-qeybsiga federaalka iyo dib-u-heshiisiinta, kuwaas oo dhammaantood mu hiim u ah xaqiijinta xasilloonida muddada fog ee Soomaaliya.

Qoraalka kasoo baxay wakiiladda beesha caala mka ayaa loogu baaqay dhammaan daneeyeyaasha inay si wax ku ool ah uga qayb qaataan dadaalladan, oo wixii khilaaf ah ee jirana lagu xalliyo wadahadal iyo wadatashi.

”Waxaa naga go’an inaan Soomaaliya ka taageer no sidii ay ku gaari lahayd arrimaha hortabinta u leh dowlad dhisidda, oo aasaas u ah Soomaaliya loo dhan yahay, barwaaqo ah oo nabad ah” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay beesha caalamka

Mustafe Cagjar oo soo saaray awaamiir culus oo qeyb ka ah dagaal ay ku jirto Ethiopia

Madaxweynaha dowlad deegaanka Sooma-alida ee Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa soo saaray awaamir culus oo ka dhanka ah masuuli yiinta ku kaca musuq-maasuqa.

Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa waxa uu she egay in aan marnaba la aqbali doonin in shaqada loo hayo bulshada la musuq-maasuq, isaga oo ku dhawaaqeyna ciqaabta uu yeelanayo masuulkii musuq lagu helo.

"Qofka wax musu qaya ama isda ba ma r-inaya awaam irtii la faray ayuu ka leexana yaa, Qandar aas ma soo dhajinayo oo wux uu rabaa inuu si hoos ahaaneed u siiyo mid uu rabo inuu la cuno,” ay uu yiri."Markaa wa amirtii la is faray oo uu masuulka ka leexdaa waa musuq-maasuq, waana in lala xisa abtamaa, oo laga qaada tallaabo adag.”

Sidoo kale waxa uu sheegay in wakhtigii hore ma suulka musuq-maasuq lagu helo xilka un laga qaadi jiray, balse hadda wuxuu amar ku bixiyay in xilka qaa dista loogu daro xarig, oo ay waajibkooda ka gutaan laamaha amaanka.

Go’aanadan uu ku dhawaaqay madaxw-eynaha dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa ima naya xilli ay Itoobiya qaadatay qorshe guud oo lagula

dagaalamayo musuq-maasuqa.

Xukuumada Somaliland oo ka hadashay shirar ka odayaasha dhaqanka uga socda Laascaanood

Xubnaha wasiirada Somaliland ee Laascaanood ku sugan ayaa sheegay in ay ogolyihiin shirkasta oo dhan oo aan ka hor imanayn qaranimada Somal iland, waxayna ka digeen fara galin shisheeye.

Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo warbaahinta u akhr iyay war-murtiyeed kooda, ayaa sheegay in xukuuma du ogoshahay shirkasta oo dhaqan oo aan ka hor imanayn jiritaanka Somaliland.

"Xukuumada Somaliland waxay soo dhawaynay sa shirkasta oo dhaqan oo ay beeluhu qabsanayaan oo aan ka hor imanaynin jiritaanka Jamhuuriyada So maliland" ayuu yidhi Wasiir Kaahin.

Wasiirku waxa uu ka digay cidkasta oo isku day da in ay soo faragaliso shirarka odayaasha dhaqan ka Laascaanood uga socda magaalada, iyadoo duq ay iyo odayaal dhaqameed ay kusoo qulqulayaan magaalada.

"Cidkasta oo ka tirsan maamul kale, ururo kale, dowlad kale waxa looga digayaa, in anay soo faragal in xaalada ka tagan gobolka Sool, iyo shirarka dhaq an ee beesha uga socda magaalada madaxda gobol ka Sool ee Laascaanood" ayuu yidhi Wasiir Kaahin.

Odayaasha dhaqanka iyo xubnaha xukuumada ayaan wali gaadhin wax heshiisa, iyadoo odayaasha dhaqanku ay ku adkaysanayaan in Laascaanood ay xarun u noqoto maamul ka madaxbanaan Somali land, xukuumada ayaana si wayn uga soo horjeeda arrinta.

Madax dhaqameed iyo hogaamiyaal jabhadeed oo Somaliland kasoo horjeeda ayaa Laascaanood ku sugan, dhinaca kalena xildhibaano, wasiiro iyo saraa kiil kale oo xukuumada ka socota, ayaa jooga.

Odayaasha ayaa horay ugu baaqay in Ciidamada Somaliland ka baxaan magaalada, inkasta oo xukuu madu ogolaatay in ay yeeshan shir lagaga hadlayo xaaladana hadana lama oga waxa kasoo bixi doo naa.

K/Galbeed oo sheegtay in ka badan 10 Shabaab ah in lagu dilay dagaal ka dhacay deeg aanka G/Gaduud

Maamulka Koonfur Galbeed sheegay inay jab xo ogan u gaysteen kooxda Al-shabaab, kadib markii ay weerar ku soo qaadeen Deegaanka Goof-gaduud Bu urey ee Gobolka baay.

Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warf aafinta Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay in ka ba dan 10 Shabaab ah in lagu dilay weerarkaan, waxaa na la sheegay in looga gubay gaadiid dagaal. Daga alka waxaa iska kaashaday ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed.

Goobihii lagu dagaalamay ayaa hadda ah degen, waxaana madaxweynaha Koonfur Galbeed uu ku dhiirri galiyay ciidamadu inay sii wadaan howlgallada ka dhanka ah Alshabaab.

Wasiir Kaahin oo sheegay in ay ogolaa deen in cii damo hubaysani ay Laasca anood soogal aan

Cod laga duubay Wasiirka Arrimaha Gu-ddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa mu ujinaya in xukuumadu ogolaatay in ay Laasc-aanood soogalaan odayaal wata ciidamo hubaysan.

Wasiirka oo codka laga duubay xili uu shir la lahaa qaar kamid ah oda ya asha Laascaanood, ayaa odaya asha u sheegaya in loo bahanyahay in daacad laga noqdo xal u helista arrinta Laascaa-nood.

"Waxaynu doonaynaa arrintan haday inaga daacad tahay, oo aynu doona yno in aynu howshan wax ka qab ano, waxaynu u baahanahay in sidii aynu wax uga qaban lahayn is waydiino, waxaanu u baahanahay in aad idinkuna isasoo koobtaan, anana aanu in koob an ku nimaadno, dabadeedna sidaynu u howlgalayn ay falowgeed qabano" ayuu yidhi Kaahin. Isaga oo u jawaabaya cid ku eedeeysay fara galin, ayuu she egay in anay farafaraynta daynayn, madaama ay iya gu dowlad ka yihiin, waxaanu shee gay in si nabad loo helo ay ogolaadeen in ay magaa lada soogalaan odayaal magaalada hub keenay.

"Fara faraynta, sideenu fara faraynta u daynaa anagaaba cariga ka dowlad ahe, garaadadii aad soo dirsateen ee bambooyinka aad arkayseen magaal ada keenay ayaanu hada amar ka dhiibanaynay in ay yimaadaan, 5-tii cisho ee u danbeeyayna shir ay ay Faliidhyaale ka wadaan, iyaga iyo qolo Xamar ka yimid" ayuu yidhi wasiir Kaahin.

Waxa uu sheeegay in odayaasha Faliidhyaale ku shirayaa ay maamulka Puntland ka codsadeen in ay siiyaan ciidan, isla markaana ay dagaal wadeen la kiin xukuumadu ay ogolaatay in ay Laascaanood yimaadaan, isla markaana ay yimaadeen iyaga oo ciidan hubaysan wata.

Xukuumada Somaliland ayaa ogolaatay in ay soo guryo noqdaan dhamaan odayaasha reer Laasc aanood ee magaalada ka maqnaa, xili xaalada Laasc aanood anay wali daganayn, badanka odayaasha xu kuumada kasoo horjeeda ayaa raba in ay Laascaan ood ka dhisaan maamul madaxbannaan oo hoostaga dowlada Soomaaliya.

Waxa kale, oo magaalada ku sugan hogaamiya ha Jabhada Xoraynta SSC Faysal Falaalug, oo si wayn ugu xusul duubaya in Laascaanood ay fadhi u noqoto madaxda Khaatumo.

Ciidamada Eritariya oo ka baxay magaalooyinka Adwa iyo Aksum oo kamid ah gobolka Tigray

Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheeg aya in Ciidamada Eritariya ay ka baxeen goobo ay kaga sugnaayeen Adwa iyo Aksum oo ka tirsan gob olka Tigray ee Waqooyiga dalka Itoobiya.

Goobjoogayaal ku sugan magaalooyinka Adwa iyo Aksum ee gobolka Tigray, ayaa Warbaahinta u sheegay inay arkayeen Ciidama da Eritariya oo wata gawaadhidooda kala duwan ee dagaalka oo kasii baxaya gobolka Tigray, iyagoo ku dhawaaqaya hal ku dhegyo ay kamid yihiin " Eritariya way guuleysatay".

Marar kala duwan oo hore ayaa sidan oo kale la soo sheegay in Ciidamada Eritariya ay ka baxeen go bolka Tigray, balse markan waxaa la sheegayaa inay yihiin ciidankii u badnaa ee Eritariyaan ah ee ka baxa gobolka Tigray, iyadoo sidoo kale lasoo sheegayo in goobaha ay baneeyeen Ciidamada Eritariya ay yim aadeen Militariga Itoobiya.

Ciidamada Eritariya ayaa muddo labo sano ah ka barbar dagaallamayay kuwa Itoobiya oo dagaal ba'an kula jiray TPLF, iyadoo Eritariya lagu eedeeyay inay gabood fallo kala duwan ka gaysatay gobolka Tigray mudadii uu socday dagaalku.

Eritariya ayaa eedaymahaa loosoo jeediyay Shal ay kuwo aan waxba ka jirin, sidoo kalena aan marna soo hadal qaadin kaalintooda ay ku lahaa yeen da gaalka u dhaxeeyay TPLF iyo dowladda Itoobiya ee dhawaan lasoo afjaray.

Wali dowladda Itoobiya, Eritariya iyo TPLF midna kama hadlin bixitaankan u dambeeyay ee ay Ciida mada Eritariya ka baxeen magaalooyinka Adwa iyo Aksum ee gobolka Tigray.

Wasiir geeriyooday isagoo ka qeyb geli lahaa Kulankii Golaha Wasiirada

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Gabon, Mich ael Moussa Adamo ayaa geeriyooday, xilli uu suga yey inuu ka qeyb galo Shirkii Golaha Wasiirada oo ka dhici lahaa Caasimadda dalkaasi ee Libreville.Madaxweynaha dalka Gabon, Ali Omar Bongo Ond imba ayaa xaqiijiyey Geerida wasiirkaasi.

Qoraal uu Madaxweyne Bongo soo dhigay Bart iisa Twitter-ka syuu ku sheegay in uu Wasiir Adamo ahaa Diplomasi weyn iyo Saaxiibkiisa Koowaad.

Waxa uu intaasi ku daray inay Ge eridaasi tahay Lumis weyn oo ku timid dalkiisa. Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka Gabon ee geeriyooday, Michael Moussa Adamo wa xa uu ahaa 62 jir oo muddo dheer jaal la ahaa Madax weyne Bongo.

Ilo-wareedyo ku dhow Madaxtooyada dalkaasi oo la hadlay Wakaallada Wararka Faransiiska ee AFP ayaa sheegay inuu Wasiirka uu fariistay Qolka Sugi taanka, ka hor inta uusan bil aabanin Shirka Golaha Wasiirada, iyadoo ay la joogeen qaar ka mid ah Golahaasi.

Wasiir waxa uu dareemay xanuun, waxaa loola cararay Isbitaalka Milliteriga, halkaasi oo uu Duhurn imadii Shalay ku geeriyooday.

Ilo-wareedyo ayaa sheegay inuu Wasiirku u geeri yooday Wadno-xanuun.

Dhanka kale, Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka Gabon ee geeriyooday, Michael Moussa Adamo wa xa uu sanadkii 1961-kii ku dhashay Degmadda Mak okou oo ku taalla W/Bari ee dalkaasi.

Waxa uu Shaqo ka bilaabay Telefishinka Qaran ka, isagoo ka ahaa Soo-jeediye.

Sanadkii 2000, waxa uu noqday Madaxa Shaqaalaha ee Wasiirka Difaaca uu xilligaasi ahaa Madaxweyna ha haatan ka taliya dalka Gabon.

Markii uu Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Omar Bongo Ondimb uu greeriyooday sanadkii 2009-kii waxaa xilka Madaxweynaha qabtay Ali Omar Bongo, waxaana Michael Moussa Adamo noqday La-Taliyaha Khaaska ee Madaxweyne Ali Omar Bongo.

Wasiirka geeriyooday Shalay ee Michael Moussa Adam wax uu muddo 10 sano soo noqday Danjiraha dalka Gabon u jooga dalka Maraykanka ilaa sanadkii 2020-kii.Kadib, waxa uu noqday Wasiirka Difaaca, iyadoo haddana loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibedda bishii March ee sanadkii hore ee 2022-kii.

Salva Kiir oo amray in la bixiyo Qaara anka Sanadlaha ee QM

Madaxweynaha dalka Suudaanta Koonfureed, Salva Kiir Mayardit waxa uu Dorraad amray in la bixiyo Lacagtaasi, kadib, markii la xayiray Xuquuqda Cod-bixinta dalkiisa ee Gola ha Guud ee QM.

Bishan January 17-dii, 6 dal oo xubin ka ah QM oo ay Suu daanta Koonfure ed ka mid tahay waxay lumiyeen Xuq uu qdooda Cod-bixinta ee QM, kadib, markii ay bixin waaye en Qaaraankii Lacageed ee Miisaaniyada lagu socodsiiyo hawlaha QM.

Sida laga soo xigtay Qoraal ka soo baxay Xafiiska Xoghayaha Guud ee QM, Antonio Gutierrez waxay dalka Suudaanta Koonfureed loo baahan yahay inay bixiyaan lacag dhan $196,130, si dib loogu soo celiyo Xuquuqda Cod-bixinta ee Golaha Guud ee QM.

Wasiirka Arrimaha Madaxtooyada dalkaasi , Barnaba Marial Benjamin ayaa sheegay inuu Madaxweyne Salva Kiir amray Wasaaradda Maaliyadda inay bixiya an Qaaraanka Sanadlaha ee QM oo aan horey loogu bixinin xilligeeda.

Qoddobka 19 ee Cahdiga QM (Under Article 19 of the Charter of the United Nations) waxa uu dhiga yaa in dalkii San Qaaraanka Sanadlaha bixinin mud do 2 sano ah inuu lumina karo Xuquuqda Cod-bixinta ee Golaha Guud ee QM

Dalalka Lebanon, Venezuela, Dominica, Equator ial Guinea iyo Gabon ayaa ah 6-da dal ee lumiyey Xuquuqda Cod-bixinta ee Golaha Guud ee QM.

Si kastaba, QM waxay u oggolaatay saddexda Wadd an ee Somalia, Comoros iyo Jesiiradaha Sao Tome and Principe oo aan bixinin Qaaraankaasi inay ka co deyn karaan Golaha Guud ee QM ilaa dhamaadka Shir-xilliyeedka 77-aad ee Golahaasi.

ISBITAALKA ACIBADEM: HOOYO U DHALATAY DALKA

 JARMALKA OO 43 JIR KU DHASHAY ILMO


Waayahaan dambe, ma adka inaad dhasho ilmo adiga oo ay da’daadu ka weyntahay 40 sano. Waxa ana sahlay aqoonta laga gaaray dhalmada oo waddo cusub u furi doonta dhibaatada dhalmo la’a anta.

Dhibaatada ugu weyn ee dhal mo-la’aanta ayaa ah in aan si ha boon loo unkinugxansidaha (ovarian). Taas oo saba bta in ay adkaato in uurjiif tayo lagu dhex-abuuro. Dhaqaatiirta ACIBADEM ayaa istic maala wax afk-qalaad lagu yiraahdo PRP (Platelet-rich Plasma) taas oo ka mid ah farsamooyin cusub ee bacriminta oo loo yaqaano IVF (in vitro fertilizat ion). Farsamadaan ayaa gun-dhig u ah kordhinta uurjiif tayadiisu ay sarreyso.

Waa maxay

PRP sideena loo isticmaalaa?

PRP waa daaweyn aan qalliin ah ayn. Waana hab cusub oo loo istic maalo da aweynta cilladda tar anka. PRP waxay do or muhiim ah ka ciya ari kartaa dib-u-soo kabashada unu gyada iyo bogsa shada. Siyaabo kala duwan oo la xiriirta daweyntaas ayaa la isticmaa layey in muddo ah.

Marka nidaamka PRP la sameynayo waxaa mar ka hore la qaadaa dhiig tijaabo ah, kaddib waxaa loo kala saaraa unugyada dhiigga cas iyo leukocytes. Da reeraha ka kooban platelet-rich plasma (PRP-ga) ay aa markaas la tixgeliyaa. Tijaabadan waaxa loo istic maalaa PRP, waxaana si toos ah loogu duraa ugxan-sidaha iyadoo la isticmaalayo habka ultrasound-ku hagayo.

Annigoo 43 jir ah ayaan dhalay canug, guushaas waxaa sababay PRP

Lamaane u dhashay dalka Jarmalka oo lagu ma gacaabo Laura iyo Thomas, ayaa is qabay muddo 16 sano ah. Lamaanaha ayaa saddex jeer isku dayay in ay carruur helaan iyagoo isticmaalaya nooca bacrim inta ee In vitro fertilisation (IVF), balse wey ku guul-darreysteen. Waxay ku sigteen inay ka quustaan inay ilmo dhalaan. Waxay go’aansadeen inay siiyaan fursadii ugu dambaysay raadinta daaweynta IVF ee dibadda.Laura ayaa sharaxaad ka bixisay safarkeedii ugu horreeyay ee Turkiga iyo Isbitaalka ACIBADEM:

"Ma hubo waxa igu kalifay inaan raadiyo daaweynta IVF ee dibadda. Marka aad caafimaad qabto adigoo ku jira da’aada 40-ka sano, waxay u badan tahay ina ad ka quusato inaad ilmo dhasho. Waxaan na hay la maane isqaba muddo 16 sano ah, iskuna dayay daa wayn ta bacriminta IVF muddo saddex jeer ah. Wax aan weli ku hamineynay inaan ilmo dha lno, laakiin isla markaa, waxaan la qabsann ay fikrad da ah in ilmo la'aan la noolaan karo. Muddo ka dib, waxaan bilownay inaan ka fikirno inaan dibadda u aadno daawo. Waxaan qiimeyneynay halkii ku hab oon oo aan daawada dhalmada u raadsanaa. Wa xa an arkay xayayseesiimo iyo muuqaallo ka immaan ay ey ACIBADEM Healthcare Group ee dalka Turk iga. Waxaan akhriyay waraaqo ku saabsan isbitaalka iyo awoodiisa IVF.

Waxaanba oggaaday in ay yihiin xar unta ugu we yn ee bixiya daryeelka caafimaadka gaar ka ah, ayna sumcad weyn ku leeyihiin daaweyn ta dhalmo la'aan ta. Waxaan sidoo kale faallooyinka ku saabsan isbi taalka oo lagu qanci karo ka akhriyay baloogyada ca afimaadka. Waxaan booqanay isbit aalka ACIBAD EM si aan ula kulano dhakhtarka dum arka iyo khab iirka dawada taranka Prof. Bülent Tıraş, MD. Si fiican buu noo dhegaystay, oo baaray diiwa ankayaga caafi maad, waxaanu fikirkiisa ku biiriyey qorshaha daawe ynta.”

Laura ayaa aheyd 42 jir wakhtigaas, saddex jeeray eyna sameyeen isku dayga IVF, balse laguma guu le ysan intii ay joogeen dalkeeda Jarmarka. Kaddib mar kii la tixgeliyey da'da Laura iyo isku daygii hore ee fa shilmay, Professor Bülent Tıraş iyo kooxdiisu waxay go'aansadeen inay dalbadaan daaweynta PRP. Lam maanaha ayaa ku noqday waddoonkoodii, ka dib markii loo sameeyay daaweynta PRP, kicinta ugxan-sidaha, dib-u-soo celinta ukunta, iyo ugu dam beyntii wareejinta uurjiifka. Laba toddobaad kaddib, waxay mar kale booqdeen Turkiga, si ay u oggaada an inay noqon doonaan hooyo iyo aabe. Muddo todo bo (7) bilood ayaa laga jogga markii ay Laura gabar ugu dhalatay magaaladii ay ayadab ku dhalatay.

Kumannaan lammaane ah ayaa sanad walba booq da isbitaalka ACIBADEM, iyagoo rajo ka qaba inay ilmo dhalaan.

Si la mid ah Laura iyo Thomas, sannad kasta ku mannaan lammaane ah oo ka kala yimaada dalka di badiisa, ayaa booqda Turkiga iyo isbitaalka ACIBA DEM. Aqoon casir ah sida PRP, dhaqaatiir aqoontoo du sarreyso, qiimo ay dadka awoodaan iyo shiibaaro casri ah ayaa sababta dad-badan ay u doorteen isbit aalka ACIBADEM. Laura waxay tiri "Kharashka aan ku bixinay ACIBADEM wuxuu aad uga hooseeyaa kan aan ku bixinay xarunta IVF ee Jarmalka. Ka hor intaanan imaan dalka Turkiga, waxaan eegnay xaru maha IVF ee dalka Maraykanka. Halkaas kuma aan nu arag wax na qanciya. Waxa intaa dheer, qiimuhu waxa uu ahaa ku dhawaad 10 jibaar marka la barbar dhigo isbitaalka ACIBADEM.

Professor Bülent Tıraş iayaa sheegay in daawe ynta PRP ay rajo cusub siindoonto dumarka, gaar ah aan kuwa horay ugu guul-dareystay tijaabada IVF. " Marka aan isticmaaleyno daaweynta PRP, Waxaan kordhinaa dhumca ugxansidaha & tayada ukuman ka

Daaweynta PRP ayaa rajo-weyn igalisay marka aan arkay natiijooyinka ka soo baxay. Muddo Seddex sano iyo bar ayaan isticmaaleynay daaweynta nooc aan ah dalka Turkiga gaar ahaan xaruunta ACIBAD EM Maslak IVF Center. Waxaan halkaas ku daawey nay dad ay da’doodu kala duwantay. Waxaana ugu badnaa dad da’doodu ka weyntay 40 sanno. Daa weynta PRP ayaa noo suura-galisay da’da dhalmada kurdhino. Haweeneey ay da’deedu tahay 48 jir ayaa uur ku qaaday ayada oo la isticmaalayo awoodda daaweyn ta ee PRP iyo IVF.”Waxaa intaa dheer in la sameey ey daraasad caafimaad oo kala duwan oo lagu baara yo wax-tarka iyo saameynta PRP ee daaweynta IVF ee la xiriira dumarka uurka leh. Professor Bülent Tır aş iyo kooxdiisa ayaa si qoto-dheer u baaray arrinta an la xiriirta ilma-la’aanta. Waxay baareen in ka ba dan 311 oo dumar ah ayga oo isticmaalayo daaweyn ta PRP. Natiijada ay ka heleen ay ah mid ididiilo leh.

Waalid ama qoys noqoshada.

Laura ayaa nala wadaagtay sida ay noloshoodu isu beddeshay markii ay ilmaha heshay kaddib; "Gaba dheenna yar ee quruxda badan hadda waxaa ay jir taa 7 bilood. Ugu dambeyntii waxaan noqonnay waa lid, waxaana jeclaan lahaa inaan noqono waalid wan aagsan. Waxaa laga yaabaa xitaa in aan nahay waal idiin weyn.

Inaan ahaanno hooyo iyo aabe waxaa ay aheyd mudnaanteena koowaad. Dunideena hadda waxay ku wareegaysaa ilmaheena. Waan ogahay in ay xoo gaa yar tahay in aan sidan dhaho, laakiin in aad carr uur dhasho ayaa ah dareenka u gu weyn ee qofka bi ni'aadamka ah uu dareemo, taasina waa sheeko soo jiren ah. Si aad tallooyin caafimaad uga hesho dha khaatiirte ena,nala soo xiriir hadda :https://acibadem international.com/ XIGASHO:-BBC

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo degmada Ceeldheer ku soo bandhigay seddax nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Kooxda Al-Shabab

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa Shalay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ku soo bandhigay seddax nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Kooxda Al-Shabaab oo dhawaan dega madaas laga xoreeyey.

Sida ay noo xaqiijiyeen saraakiisha hoggaaminey say howlgalka, ragga la soo qabtay waxaa ku jira hor joogay aal, waxa ana magacyadooda lagu ka la shee gay:

1-Cabdirashiid Macalin Cali (Durdur she) 2-Cabdi Gaanyaco

3-Iyo Mascuud Cali Lugey.

Isniinti lasoo Dhaafay ayay ahayd markii Alshaba ab laga Saaray Degmada Ceeldheer ee Gobalka Gal gaduud Dorraad ayayna Weerar Culus kusoo Qaad een Degmada Galcad oo ayaba Dhawaan laga Sa aray Alshabaab Taas oo lagu Dilay Taliye ku Xigeen kii Ciidanka Danan

Badmaaxiin Ruushiyaan Ah Oo La Ganaaxay Iyo Sababta Keentay Oo La Shaaciyey

Booliska dalka Norway ayaa waxay ganaaxeen 2 qof oo ah Badmaaxiin u dhashay Ruushka, kuwaasi oo ku labisnaa dhar u yara muuqaal eg Labiska Ciid anka Milliteriga.

Warbaahinta Maxaliga ee Norway ayaa Dorraad baahiyey inay Booliska magaaladda Kirkenes ee Gobalka Finnmark ee Waqooyiga dalkaasi isbu ucii hore gacanta ku dhigeen Badma axiinta Ruushiyaan ka, xilli ay Booliska baaritaan dhanka Socdaalka ku samaynayeen Badmaaxiinta Raashiyaanka.

Booliska ayaa waxaa ay xireen labada Badma ax, kadib, markii ay labisteen Dhar si fudud loogu qal di karo Labiska Milliteriga (that could easily be mistak en for military uniforms).

Saraakiisha Sharci-Xoojinta dalka Norway oo la hadlay Wargeyska Maalinlaha ee Daily Dagbladet ayaa xaqiijiyey in Labada Badmaaxiinta Raashiyaan ka lagu xukumay Ganaax Lacageed min 5,000 ee Lacagta Koroonka (Norwegian Krone) oo u dhiganta (US$500) oo Dollarka Maraykanka.

Martine Mesio oo ah Sarkaalad Dacwad-Ooge oo ka hadashay kiiskaasi waxaa ay sheegtay in Bad maaxiinta loo ciqaabay Isticmaalka Qaldan ee Dhar ka Dadweynaha ee Xeerka Ciqaabta dalka Norway ee tirsigiisu yahay 165 (Under article 165 of the Nor wegian Penal Code.

Qoys 'Dhaxal U Heystay' Imaamka Masaa Jid Caan Ah Oo Maxkamad La Geynayo

Masjidka Jaamica ee magalaada Delhi ee dalka Hiniya oo haatan noqday astaanta dhaqanka iyo diin ta ee gobolka, waxaa la dhisay xilliggii boqortooyadii Shah Jah an intii u dhexeysay sanadihii 1850-1856.

Boqorkan Mughal waxa uu imaamka masjidkan u ma gacaabay caalimkii Bukhara, Syed Abdul Ghafoor Shah Bukhari.

Imaamka masaajidkan ee hadda jooga ee Sayed Axmed Bukhaari ayaa isna ka soo jeeda qoyskan, dhammaan imaamyada halkan jooga waxa loo maga caabay masaajidka jiil ilaa jiil kale, waxayna kasoo jeedaan qoyskan.

Laakiin markii ugu horreysay, qof ka tirsan dadka deegaanka ayaa ka hor yimid qoyska imaamyada ka ah masaajidkan, wuxuu arrinta geeyay maxkamad.

Ninkan oo kamid ah dadka deegaanka ayaa lagu ma gacaabaa Sohail Khan, wuxu una war qad codsi ah u gudbiyay maxka madda sare ee Delhi, waxa ana warqadda ku qoran; "Ma jirto me Nel imaam-nimada ay noqoto dhax altooyo marka la eegayo mabaadii'da qofka u oggol aanayo in qofka uu masaajidka noqdo

Isagoo la hadlayay BBC-da, Sohail Khan wuxuu yiri, "Imam Sahib wuxuu yiri Shah Jahan wuxuu ugu yeeray aabbayaasheen iyo awoowayaasheen imaam nimada, hadda Shah Jahan boqor ma ahan, magac yadiisii iyo qoyska oo dhan way baxeen, laakiin wax aa la yaab leh Mullah oo uu magacaabay Boqor Shah Jahan ayaa wali ka sii shaqeeya halkaas, waxa uu noqday nin ka weyn Boqor Shah Jahan".

Masjid jaamica Delhi

Waxaan ku iri; "Saldanadii meesha ayay ka baxd ay, Ingiriiskuna wuu ka baxay gobolka, laakiin weli ma dhammaan muddadii aad xilka heyseen, iyadoo taas la eegayo, codsigeygu wuxuu yahay in guddi loo saaro, ciddii loo arko inay ku habboon tahay imaamni madana ha laga dhigo Imaam".

Suhail Khan, oo ah ninka dacwadda ka gudbiyay imaamka masaajidka wuxuu deggan yahay Old De lhi, waana xubin hormuud ka ah xisbiga BJP ee dal ka Hindiya.

Wuxuu ku eedeeyay "Imaamka masaajidka Delhi ee hadda wax walba oo la xiriira masaajidka iyo dee gaanka wuxuu u adeegsadaa sida hantidiisa gaarka ah, isaga oo madax ka ah, masaajidkan taariikhiga ah masaajidka wuxuu halis ugu jiraa burbur."

Masjidka qaddiimiga ah

Ninkan deggan magaalada Delhi ayaa ku andac oonaya in uu muddo dheer la socday dhamaan arimaha ku saabsan masjidka Delhi sida uu she egay imaamku waa in uu noqdaa qof qarii ah ama xaafid Qur'aanka ah ama qof caalim ah oo aqoon u leh imaam-nimada.

Masjid jaamiciga Delhi waaqa ddiimi ah oo caan ka ah caalamka, sidaa darteed she egashada dadka deegaanka gaar ahaan inay maam ulaan ayaa noqot ay arrin xasaasi ah.

Kadib dacwadda laga gudbiyay arrintani, maxka ma dda Delhi waxay ka codsatay guddi la magacaa bay inay eegaan magacaabista Imaamka masjid jaa mica Delhi.

Dad ku tukanaya masjid jaamica DelhiXubin ka tir san guddigan oo lagu magacaabo Wajia Shafiiq oo la hadashay BBC-da ayaa sheegtay, VMawqifka gudd iga la magacaabay, waa in magacaabista imaamya da aysan noqon kuwo dhaxal ah, balse la eego dhin acyada iyo arrimaha khus eeya Masjidka Jaamica". Wajiya Shafiq ayaa sheeg tay in Maxk amaddu ay go' aan kasta ka qaadan doo nto arinta, balse waxaa xaq iiqo ah in arrintan ay had da noqotay dhaqan bulsha da dhexdeeda laga aq balay iyo guud ahaan arrin soo jireen ah. Arrinta haa tan soo ifbaxeysa ayaa inta bad an ku saleysan dad ka ku dhaqan agagaarka masjid jaamica Delhi ay si isku mid ah u taageersan yihiin qaabka loo dooran ayo imaamya da, waxaana sida ay sheegeen qoyska Imaamka wa qtigan ee Seyd Axmed Bukhaari ay qarniyo badan ka arriminayeen masjidka.

Wajiya Shafiq waxay tiri, "Imaamka haatan joogo ma ahan oo kaliya ah imaam balse waa astaanta dha qanka, diinta iyo bulshada Delhi qadd iimiga aheyd".

Masjid Jaamica Delhi, waxa uu door muhiim ah ku lahaa siyaasadda Hin diya dhowrkii sano ee la soo dhaafay, imaamka had da jira waxa uu kaalin ka qaataa siyaasadda iyo sidoo kale imaamnimada, waxa uu qeyb muhiim ah ka yahay siyaasadda la xiriirta Muslimiinta Hindiya iyo xisbiyada siyaasadda.

Guddiga loo magacaabay inay kiiskan baaritaan ku sameeyaan oo ku nool magaalada Delhi ayaa baa ritaanka u gudbiyay maxkamadda, waxaana dacwad da xigta ee la xiriirta kiiskan la dhageysan doonaa 8-da Febraayo. XIGASHO:-BBC

Ra’iisal Wasaaraha Uk Oo La Ganaaxay

Ra’iisul Wasaaraha UK, Rishi Sunak ayaa la gana axay kadib markii la sheegay in uusan xiran suunka badqabka xilli uu saarnaa baabuur.

Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa sheegay in Mr Sunak "uu gebi ahaanba aqbalay khalad kan, raalli gelin ayuu ka bixiyay arri ntaas”

Xafiiska wuxuu intaa raaciyay in uu bix in doono ganaaxa. Dadka rakaabka ah ee la qab to iyagoo aan xiran suunka badqab ka ee UK waxaa uu qofka muteysan karaa 100 lacagta giniga ah.

Halka haddii qofka la ge eyo maxkamad lagu gan aaxi karo 500 oo lacagta giniga Ingiriiska ah.

Muuqaalka laga duubayay Ra’iisal Wasaaraha xillig ga uu baabuurka saarnaa ayaa lasoo dhigay barta Istagram-ka ee Mr Sunak, wuxuu muuqaalka qeyb ka ahaa mid lagu xayeysiinayay mashruuca dowladdiisa ee ku aadan shaqo abuurka iyo kobcinta dhaqaal aha, waa markii labaad oo la ganaaxo Ra’iisul Wasa araha.

Bishii Abriil ee la soo dhaafay, waxaa ganaax lagu soo rogay isaga iyo Boris Johnson iyo xaaskiisa Ca rrie jabinta kadib markii ay jebiyeen xeerarka ka hor tagga Covid-19 - iyagoo ka qeyb galay xaflad dhala sho aheyd oo loogu talagalay Ra'iisul wasaarihii xill igaas ee Downing Street bishii Juun 2020.

‘Qaddarin la'aanta xeerarka’

Ganaxaa waxaa lagu soo rogaa qofka xeerarka je bi ya, qofkana waxaa laga doonayaa in uu ku bixiyo lac agta ganaax muddo 28 maalmood gudahood ama qofka dacwad ayuu ka gudbin karaa.Haddii qofka uu dacwad ka gudbiyo ganaaxa, booliska waxay dib u eegis ku sameyn karaan kiiska, waxay arrintani go’ aamin kartaa in kiiska laga noqdo ama in arrinta maxkamad loo gudbiyo.

Ku xigeenka hogaamiyaha xisbiga Labour-ka, An gela Rayner ayaa barteeda twitter-ka ku sheegtay in Mr Sunak uu dusha saaranayo waxa uu galay.

Xisbiga Liberal Democrats ayaa sheegay, in uu noqday Ra'iisul wasaarihii labaad ee abid ay booliis ku ganaaxaan, kadib "qaddarinta la’aanta xeerarka dartood’ si la mid ah arrintii Boris Johnson".

Ku xigeenka hoggaamiyaha xisbiga Liberal Democ rats Daisy Cooper ayaa sheegay in xayiraaddii Cov id-19 ee uu jebiyay Johnson iyo tan suunka oo ay ku lug lahaayeen siyaasiyiinta muxaafidka in dadka In giriiska ay u qaadanayaan tallaabooyin doqonimo ah. "Sida iyagoo u dhaqmayo inay raacayaan dabeeca ddan wuxuu ganaaxan muujinaya in siyaasiyiinta xis biga muxaafidka la marsiiyay waxa ay mudnaaye en”. Dhinaca kale, xildhibaan ka tirsan xisbiga Cons ervat ive-ka lagana soo doorto Koonfurt Blackpool, Scott Bento ayaa difaacay Ra’iisul Wasaaraha , wux uu sheegay in "qof kasta uu khalad galo”.

Wuxuu intaa ku daray waxay aheyd in booliska ay diiradda saaraan sidii ay wax uga qaban lahaayeen dambiyada halista ah ee bulshada ka dhex jiro badd alkii ay arrintan ku mashquuli lahaayeen.Rakaabka da'doodu tahay 14 iyo wixii ka weyn ayaa mas'uul ka ah inay hubiyaan inay xirtaan suunka badqabka baa buurta halka darawaliinta ayaa mas'uul ka yihiin raka abka ka yar 14 sano.

Qofka waxaa uusan xiran karin suunka badqabka haddii uu wato warqad uu usoo qoray dhakhtar sab aba caafimaad dartood ama baabuurta booliska, ku wa dab damiska iyo shaqaalaha kale ee ku howlan adeegayada samatabixinta ah.

Zelenesky oo xulafadiisa ugu baaqay taageero hub oo degdeg ah iney dalkiisa la soo gaaraan

Madaxweyne Zelenesky ayaa ku baaqay in dal kiisa si degdeg ah loola soo gaaro tangiyada &hubka culus, xilli ay ugu yaraan 50 dal oo xulfa la ah Ukra ine ay kulan ku leeyihiin dalka Jarma lka.

Ka hor inta uu Zelenesky uu farriintiisa jee dinin, Xoghayaha Gaashaandhiigga Mare ykanka Lloyd Austin, xulfada Ukraine wu xuu u sheegay in la joogo xilligi la qaadan lahaa go’a an xasaasi ah maadaamaa dalka Ukraine xaaladdi isu ay mareyso meel xasaasi ah.

Wuxuuna sheegay Ruushka inuu dib uu iisu qaab aneeyo, ciidamadiisuna uu dib u qalabeynayo.

Mareykanka iyo Jarmalka waxaa saaran cadaadis ah iney taangiyo ku deeqaan dalka Ukraine iyada oo ilaa iyo hadda ay UK oo keli ah taangiyo ku deeqday Kyiv. Madaxweynaha Ukraine Viladmir oo farriin mu qaal ah u soo jeediyey kulankaasi wuxuu sheegay inuu jirin wakhti kale oo la luliyo.

Wararkii ugu dambeeyay ee khasaaraha ka dhashay dabkii ka kacay Bakaaraha

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga he layaa khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dab kii xooganaa ee xalay ka kacay gudaha Suuqa Ba kaaraha ee magaalada Muqdisho, kaas oo geys tay burbur iyo khasaare hantiyeed.

Dabka ayaa ka bilowday qaybta Maacuunta ee Suuqa Bakaaraha, wuxuuna kusii fiday goobo kale oo ganacsi, sida qaybta Dahablaha iyo qaybta Bacadlaha.

Sidoo kale waxaa ku basbeel ay goobo badan oo ay ku yaal een Harqaano iyo Dukaamo la gu iibiyo Dharka iyo Malabka, sida ay sheegeen qaar kamid ah ganacsatada.

Wararka ayaa sheegaya in dabka uu ka dha shay koronto ku ku jirtay mid kamid ah goobaha ganacsi ee suuqa, taas oo mar qura holacday, isla-markaana gubtay suuqa.

Mas’uuliyiinya Maamulka gobolka Banaadir oo goobta tegay ayaa ku guuleystay daminta dabkan, kadib markii ay adeegsadeen gaadiidka dab dam iska, waxaana sidoo kale ka qayb qaatay dadaall ada lagu damiyay dabkan qaar kamid ah shacab ka Muqdisho oo suuqa tegay.

Guddoomiyaha maamulka degmada Howlwad aag ee gobolka Banaadir oo gudaha suuqa kula hadlay warbaahinta ayaa faahfaahiyay dabkaas iyo gurmadka ay sameeyeen.

"Suuqa Bakaare caawa dab ayaa ka kacay waa lagu guuleystay in la damiyo, welina howsha waa ay noo socotaa,” ayuu yii guddoomiyaha degmada Howlwadaag.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip