Boqorka Sacuudiga oo shaaciyey inay Bari tahay Maalin fasaxa ka dib markii ay ka badiyeen xulka dalka Argentina

0
Tuesday November 22, 2022 - 22:13:05 in Wararka by
  • Visits: 427
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqorka Sacuudiga oo shaaciyey inay Bari tahay Maalin fasaxa ka dib markii ay ka badiyeen xulka dalka Argentina

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Dalka Qadar  ayaa waxaa maanta Ciyaar aad u xiiso badan ku dhex martay Ciyaartooyda Dalalka Boqortooyada Sacuudiga iyo Dalka Argentin Ciyaartaas ayaa waxaa ku adkaatay kooxda kubbadda Cagta ee  Dalka Sacuudiga  iyadoo ay ciyaartu  ku soo dhammaaty Kooxda Xulka Dalka Sacuudiga oo helay labo gool  halka ay Dalka ArgentinaKooxdiisuna ay keensadeen kaliya  hal Gool.

haadaba Boqorka Dalka Sacuudiga Carabiya Mr.Boqor Salman bin Abdulaziz oo u dabbaal degaya guusha dalkiisa ka soo hooyey Ciyaarta 1aad ee dhexmartay ayaga iyo dalka argentin ayaa sheegay Berri oo ah Arbaco inay tahay maalin fasaxa waxaana la fasaxay shaqaalaha Dowlada iyo kuwa gaarka loo leeyahay ee Daka Sacuudi Carabiya idil ahaantiis .

sacuudi




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip