HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 20-KA SEPBTEMBAR 2022-KA

0
Tuesday September 20, 2022 - 08:51:56 in Wararka by
  • Visits: 423
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 20-KA SEPBTEMBAR 2022-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Raysal wasaare Xamse "Marka Cadaw dag aal lagula jiro waa la xanuunjiyaa, markuu xanuunsado waxaa lagu gartaa jawaabta uu bixiyo"

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Shalay shir guddoomiyay kulanka tiirka xoreynta iyo su gida amniga, kaasoo loo ga hadlay howlgalada cul us ee ka dhanka ah Al-shabaab.

Kulanka ayaa la sheegay in lagu soo bandhigay qor shaha dib u xor eynta deegaanada ay ku sugan yihiin Al-sha baab iyo sidii loo xasilin lahaa goo baha laga xoreeyo, si loo gaarsiiyo dowladn imada iyo ade egyadii bulshada oo in mudo ah hortaagnayeen Al-shabaab.

"Ciidamada geesiyaasha ah oo kaashanaya bulshada ayaa ku guuleystay xoreynta deega nno ay ku dhuumaaleysanayeen nabad diidka, waana muhiimadda baraarugga shacabku uu u leeyahay qorshaha xoreynta dalka” ayaalagu yiri qoraalka ka soo baxay Xafiiska Rayaal Wa saaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre.

Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa uga mahad celiyey Hay’adaha Amniga iyo ciidam ada dowladda Federaalka Soomaaliya dadaala da ay ugu jiraan sidii ay u xaqiijin lahaayeen Amniga Bulshada, isagoona sheegay in Xuku umaddiisa ay ka go’antahay dagaalka ay kula jirto Al-Shabaab.

Dhinaca kale raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa bartiisa Facebook kuso qoray hadal koob an oo u muuqday mid jawaab u ahaa hadalkii ka soo baxay Afhayeenka shabaab ee ahaa da gaalka dowladda ay iclaamisay iyo kacdoonka shacab ee ka socda qeybo ka mid ah gobolada dalka.

"Marka Cadaw dagaal lagula jiro waa la xan uunjiyaa, markuu xanuunsado waxaa lagu gar taa jawaabta uu bixiyo, hadii jawaabtiisa noqoto mid naf la caari ah, micnaheedu waa cadawga wuu dhintee haka harina" ayaa lagu yiri qoraal lagu daabacay barta Facebook ee raysal was aare Xamse Cabdi Barre.

Si kastaba ha ahaatee waxaa gobolada Hii raan, Galgaduud, Baay iyo Bakool ka socda da gaalo xoogan oo u dhaxeeya ciidamada dow ladda oo gacan ka helaya dadka deegaanka iyoAl-shabaab, waxaana dagaaladaasi Al-sha baab looga saaray deegaanadii ugu badnaa oo ay horay uga talin jireen

Duqa Muqdisho Oo Xafiiskiisa Kula Kulmay Danjire James Swan.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Du qa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xus een Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxa uu kusoo dhaweeyay kulanna kula qaatay Ergeyga gaar ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Danjire Ja mes Swan iyo Kuxigeenka Ergeyga ee Arr imaha Bini-aadannimada Mr. Adam Abdelm oula. kulankaasi oo ay goobjoog ka ahaayeen Guddoomiye Ku xi geenka Maamulka Gobolka B/dir ee Arrimaha Bulshada iyo Xoghayaha Gu ud ayaa diirada lagu saaray arrimo dhowr ah.

Danjire James Swan ayaa ugu horeyn Duqa M/Muqdisho ugu Hambalyeeyay xilka marlab aad loosoo Magacaabay, asigoona u rajeeyay in uu waxbadan ka qaban doonno Horumarka, Dib-u-dhiska, Kobac dhaqaalaha, Amniga, Bili cda iyo Shaqo Abuurka Dhalinyarada. Taasi oo uu sheegay in Xafiiska QM ee Soomaaliya uu garab kusiin doonno Maamulka Gobolka Ba naadir, sidii tiirarkaasi muhiimka ah loogu dha beyn lahaa.

Sidoo kale kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray Xaalada Abaaraha ee dalka ka jira iyo dadka kusoo barakacay Caasimada Muqdisho sidii loogu gurman lahaa, isla markaana Maam ulka Gobolka Banaadir iyo Hey’adda QM isaga kaashan lahaayeen u gurmashada Barakacay aasha iyo sidii gar-gaarka kadib xal waara lo ogu sameyn lahaa dadka kusoo barakacay Ca asimadda Muqdisho.

Taliye Biixi "Cali Dheere Shalay inuu calaal acalo waa gar, laakiin weli jaanis ayaa u fur an ha isku soo dhiibaan gacanta dowladda"

Taliyaha ciidanka Lugta xoogga dalka Soo maaliyeed Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa si adag uga jawaabay hadalkii kasoo yeeray Af hayeenka Kooxda Al-shabaab Sheekh Cali Dheere ee uu uga hadlay dagaalka ay iclaami say dowladda Soomaaliya iyo kacdoonka Shac ab ay wajahayaan Al-shabaab.

Jenaraal Max amed Tahliil Biixi ayaa war eysi uu siiyay Radio Muqd isho ku sheegay in uu dhageystay had alka Afhayeenka Shabaab, kaasoo uu ku til maamay in uu yahay mid u muuq da cataaw iyo calaa cal la xariira guul darada ka soo waj ahday ko oxda dagaalada lagu jebi yay. "Marka hore Cali Dheere iyo Al-Shaba ab waxaan lee yahay kala daaya in caruur aad ley saan, ka di bna aad dhahdaan falilaahil xam du, hoteelo shacab kali good ku jiraan intaad ku laaysaan oo hadana ad dhahdan falilaahil xa mdu, inta kadib calaa calka Cali Dheere oo aan dhageys tay waxaa iiga muuqatay inay ku guul dareys te en dagaal kooda waxuushnimada ah” ayuu yiri Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi.

Taliye Biixi ayaa sidoo kale tilmaamay in dhibaatada ugu weyn ee Al-shabaab haysata ay tahay shacabka Soomaaliyeed oo ay muda da dheer dhibaateeyn jireen oo hada fahmay in ey iska dhicin karaaan kooxda, islamarkaana haatan hormuud ka yihiin dadka shacabka dag aalada xoogeystay ee lagu jebiyay Shabaab.

"Cali Dheere Shalay inuu calaalacalo waa gar, laakiin weli jaanis ayaa u furan ha isku soo dhiibeen gacanta dowladda, kuwa la qaldayna mid walba hortiisa ha u cararo, weli jaanisbaa idiin furan ayaa leeyahay” ayuu yiri Jen. Bi ixi.

Hadalka Jenaraal Biixi ayaa kusoo beegmaya iyadoo saacado kooban ka hor uu Afhayeenka Shabaab Sheekh Cali Dheere uu si faahfaah san uga hadlay kacdoonka Shacab ee Al-sha baab uga bilaawday qaar ka mid ah gobolada dalka iyo dagaalka uu iclaamiyay madaxweyna ha Soomaaliya Xasan Sh.Maxamuud.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo odayaasha dhaqanka kala hadlay dagaalada ka dhanka ah Al-shabaab

Wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiis iinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ax med Macalin Fiqi ayaa Shalay kulan wadatashi ah la yeeshay Odeyaasha dhaqanka ee maam ulka Galmudug oo uu kala hadlay kaalintooda la xiriirta dib u heshiisiinta, xasilinta deegaa nada laga xoreeyey Alshabaab iyo ka feeji gnaanta qorsheyaal ay ku doonayaan iney isa ga hor keenaan beelaha Soo maaliyeed.

Wasiirka Fiqi ayaa shee gay in kooxda Al-shabaab ay dooneyso in dagaalada lag ula jiro oo noqday kuwa xoo geystay iney marin habaabiyaan oo ay diyaars adeen qorsheyaal ay qoorta isugu galinayaan beelaha oo ay ka dhigayaan in dagaalka beel ku duushay deegaanka beel kale.

"Waxaan ku bogaadinayaa beelaha kala duwan sida ay uga gadooodeen dulmiga Al-sha baab ku hayeen, waxaana ku baaqaya in kacdo onka ka dhanka ah Shabaab inuu gaaro mee sha ugu dambeysa, Alshabaab waxay ku tilm aameen dadkii ay tuulooyinka ka gubeen ku woo mooriyaan ah oo qudhaacu dhuruq ah, wa ana ognahay in xagjirnimada kooxdaasi dart eed aaney odeyaasha ka qeyb geli karin horu marinta deegaanadooda sida ceel qodis, guryo dhisid, beero iyo wixii la mid ah" ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Wasaaradda arrimaha gudaha.

Qoraalka kasoo baxay xafiiska wasiir arri maha gudaha ayaa sidoo kale lagu sheegay in uu jiro shirweyne ay isugu iman doonaan reer Hirshabelle iyo reer Galmudug, kaasoo lagu qa ban doonno magaalooyinka Baledweyne ama Dhuusamareeb mid kood, waxaana odeyaasha uu wasiirka ka dalbaday in ay kaalintooda ka qaataan arrimaha socda.

Odeyaasha dhaqanka Galmudug oo kulan ka ka hadlay ayaa dhankooda sheegay in ay di yaar u yihiin halganka ka dhanka dagaalamay aasha Al-shabaab, waxayna wasiirka hor dhi gen qorshahooda la xiriira arrinkan, iyag o na wacad ku maray in ay huri doonaan naf iyo maalba.

Gabagabadii waxaa qoraalka lagu sheegay in kulamada watashiga ah ee uu la leeyahay wasiirka arrimaha gudaha odeyaasha dhaqan ka inuu ballaarin doono oo ay ku xigi doonaan odayaasha dhaqanka maamulada Hirshabelle, Koonfur galbeed iyo Jubbaland.

Sikastaba ha ahaate Dorraad ayay aheyd markii Afhayeenka Al-shabaab Sheekh Cali dheere uu si qota dheer uga hadlay dagaalka dowladda ay iclaamisay iyo kacdoonka shacab ee uga furmay Al-shabaab qaar ka mid ah go bolada dalka, kaasoo digniin culus hawada u mariyay beelaha dagaalada kula jira Ururkooda oo uu ku tilmaamay kuwa garab u ah wuxuu u gu yeeray gaalada


R/W. Xamze Oo Gudoomiyay Shir Looga Had layay Sida Laga Yeelayo Deegaanada Laga Qabsadaay Shabaab.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Feder aalka Soomaaliya Hamza Abdi Barre, ayaa gud doomiyey kulanka Tiirka Xorreynta iyo Sugidda Amniga, kaas oo loogaga arrinsanayey howlga llada socda ee ka dhanka ah argagixisada Alshabaab iyo kacdoonka dal ka lagaga xoreynayo.

Kulanka ayaa lagu soo bandhigay qorshaha dib-u-xoreynta deegaannada ay ku sugan yihiin Argagixisadu iyo xasilinta goobaha la xoreeyo, si loo gaarsiiyo dowladnimada iyo adeegyada bulshada ee ay nabad-diidka ka curyaamiyeen.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa boggaadiyey ciid amada geesiyaasha ah oo kaashanaya bulsha da ee ku guuleystay xoreynta deeganno ay ku dhuumaaleysanayeen nabad-diidka, isagoo til maamay muhiimadda baraarugga shacabku uu u leeyahay qorshaha xoreynta dalka.

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa uga mahadceliyey Hay’adaha Amniga iyo ciid amada Soomaaliyeed dadaalka ay ugu jiraan habeen iyo maalin xaqiijinta amniga shacabka, waxa uuna sheegay in Xukuumadda ka go’an tahay in guud ahaan dalka laga xorreeyo nab ad-diidka Al-shabaab.

Taliyaha ciiddanka xoogga dalka oo sheeg ay in 75 katirsan Alshabaab lagu dilay deegaanka Yasooman

Waxaa sii korortay tirada dhimashada koox da Al-Shabaab ee kasoo gaaray howgalka ciida mada dowladda iyo kuwa Macaawisleyda ka wadaan deegaanka Yasooman ee gobalka Hii raan.

Taliyaha ciidamada xoog ga, Gen Odawaa Yuusuf Ra age ayaa xaqiijyay in 75 ka mid ahAlshabaab lagu dilay howlgalka Yasooman, sidoo kalana lagu qab qabtay tiro maxaabiis ah.

Howlgalka ayaa wali socda iyadoo ciidama da Xoogga Dalka ay ku sii siqayaan deegaano horleh oo Al Shabaab ay horay ugu sugnaa yeen.

Shalaydii hore, wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa war ay soo saartay ku sheeg tay in 45 katirsan Alshabaab lagu dilay Yasoo man.

Dowladda Soomaaliya waxay soo bandhig ay hub isugu jira qoryaha fudud iyo kuwa culus oo laga furtay alshabaab.

Dowladdu waxay sheegtay howlgalku inuu sii soconayo illaa Shabaab laga xoraynayo mee laha ay ku sugan yihiin.

Saciid Deni oo qaaday tallaabo uu Jeneraal Abshir London ugu wareejiyey…

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulla ahi Deni ayaa Dorraad booqday taliska 54-aad ee ciidamada difaaca Puntl and, halkaasi oo uu kulan kula yeeshay taliska ciidama da difaaca.

Kulankaan ayaa waxa ma daxweynaha ku wehlinayay guddi la-taliyaal ah oo u qaa bilsan arrimaha difaaca iyo dhismaha ciidamada, kuwaasi oo uu dhawaan soo mag acowday madaxweyne Deni. Xogaha laga helayo kulankaan ayaa sheegaya in dhamaan howlihii ciidamada iyo maamulka miisaaniyad oodii lagu wareejiyay taliyaha cusub ee Dara awiishta Jeneraal Abshir London.

Waxaa xusid mudan in markii hore howlaha ciidamada iyo tirakoobkooda ay gacanta ku ha yeen guddigii dib-u-habaynta ciidamada Punt land, oo uu hogaamiye u ahaa Wasiirka Maali yadda Xasan Shire Abgaal.

Sidoo kale waxa kulankaan lagu gaaray in hadda kadib wixii la xiriira dhismaha ciidamada ay ka wada-shaqeeyaan taliyaha cusub ee Dar aawiishta iyo la-taliyaasha madaxweynaha ee dhinaca difaaca.

La-taliyeyasha madaxweynaha ee arrimaha difaaca iyo dhismaha ciidamada ayaa kala ah; S/gaas. Maxamed Siciid Xirsi (Moor gan), S/gaas. Yasiin Cumar Dheere, S/gaas. Cabdishugri Cabdulaahi Xuseen, S/guuto.Siciid Cabdi Faarax (Tuutawayne) iyo S/guuto. Dayr Xaaji Cabdi.

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in loo ba ahan yahay gurmad degdeg ah oo looga jaw aabo abaaraha

Ergayga gaarka ee Madaxweynaha Jamh uuriyadda federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha abaaraha iyo bani’aadanimada Cab diraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka qayb galay shir doceed dhinac socda shirka Ja mciyada Quruumaha ka dhaxaysa ee looga hadlayey badqabka cunta Afrika.

Kulanka oo ay ka soo qaybgaleen wasiiro, madaxda ka tirsan AU, khubaro, iyo ganacsato ayuu ergayga ka jeediyay khudbad uu kaga ha dlay in Soomaaliya ay haatan u bahaan tahay gurmad degdeg ah oo looga jawaabo aba araha.

Ergayga ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqay in Soomaaliya ay u baahantahay maalgashi iyo mashaariic horumarineed ee dhanka Beeraha, Xoolaha, Biyaha, Kaluumaysiga si looga hor tago abaaraha soo noqnoqonaya.

Qoorqoor "Waxaan rabnaa reer Galmudug inay si siman ula dagaalamaan Shabaab”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Gal mudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa sheegay in maleeshiyada Al Shabaab ay col aad ka dhex oogayaan bulshada, iyagoo mar kaasi ka faa’iideysanaya daldaloolada dhanka bulshada ah, si ay ugu gaaraan dhagartooda qotada dheer, sida uu yiri.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Shabaabku hub isugu dhiibaan beelaha walaa la ah, iyagoo mark aasi faham san yahay halka ay bulshadu ka jiran tahay.

"Walaalayaal waxaa hadda ku soo kordhay, sidii ay qabaa’ilka dhibkaa isugu qabi jireen in argagixisadu ay hadda ka shaqeynayaan, sidii ay beelaha isugu diri lahaayeen, si ay u fusha daan danahooda guracan iyo dhagartooda qot ada dheer, waxay ka shaqeeyaan inay beelaha isku diraan, way isu hubeeyaan, rasaas bay isu gu dhiibaan, dad fitno wadayaal ah ayay soo dhex maraan, waxay leeyihiin meel hebla gob ka qod, meel hebla dhis, waayo waxay ogyihiin bulshadu meesha ay ka jiran tahay. Waxay ka jiran tahay qabyaaladda, dhul kala riixashada, waxa qiyaaliga iyo waxaas beenta ah ay dadka ku mashquulsan yihiin bay ogyihiin, meesha ay dadku la’yihiin bay ka abaarayaan.” Ayuu yiri Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay kulan ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb, laguna heshiisiinayay laba maleeshiyo beelood oo dha waan ku dagaalamay deegaano u dhaxe eya Degmooyinka Cadaado iyo Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha ayaa yiri "Waxay leeyihiin reer hebel iska dhiciya, rasaastan qaata, waa shaqo ay muddooyinkan dambe ku howlanaaye en. Waxay rabaan inay dadka iyagu ku jeedsan oo dadka dhexdooda isu jeedsadaan, oo dhe xdooda isu dhibaatoodaan.”

Maadaxweyne Qoorqoor ayaa beelaha ugu baaqay "Hadda waxaan rabnaa inaad heshiisa an oo dhexdiina heshiisaan, cadowga argagixis ada arxanlaaweyaasha ahna aad u heshiisaan, haddii Ilaahay yiraahdo.”

Qoorqoor ayaa reer Galmudug meel ay jo oggaanba ugu baaqay inay si siman uga qayb qaataan dagaalka ka dhanka ah kooxaha argag ixisada, si dhagartooda iyo dhibaatado oda uga fogaadaan.

"Waxaan rabnaan beelaha oo dhan inay u gun tadaan, sida haddaba la isku xilqaamay oo loo gu istaagay, oo markii dhibaatadoodii ay soo ga artay meel qof weliba uu ka hooyan wa ayo, uu na ka harsan waayo, sida loogu qalab qaatay inaan Shalay waxaan rabnaa reer Gal mudug meesha ugu dambeysa dadka degan iyo kuwa cadowga meelaha ay jooggaan ee ha dda kaabiga ku haya inay si siman dagaalkaas uga qayb qaataan, dhagartooda iyo dhibaat adood ana uga fogaano ayaan doonaynaa, ha ddii All aha awoodda leh uu ogolaado.” Ayuu yiri Qoor qoor.

Deegaanada Galmudug qaybtood ayaa waxaa ka soconaya kacdoon ay dadka deega na ka wadaan, kana dhan ah malee shiyada Al Shabaab.

Naxashka Boqorad Eliozabeth II oo la soo gaarsiiyay qasriga Windsor.

Iyadoo ay weli socdaan howlaha aaska Bo qoradda, naxashka uu ku jiro meydkeeda ayaa la geeyay kaniisadda Sain George’s Chapel ee qasriga Windsor ee magaalada London. Kani isaddaasi ayaa sidookale lagu qabtay arooskii Boqor Harry iyo xaaskiisa Meghan, sanadkii 2018-kii. Sanadkii 2019-kii, waxaa sidookale kaniis adda lagu qabtay munaasabaddii aaska Amiir kii Edinbrugh.Boqorad Elizabeth ayaa geeriyoo tay horaantii Bishan.

Madaxweynaha Somaliland oo mar kale si adag uga hadlay hadalkii madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ca bdi, ayaa sheegay in madaxda Soomaaliya mar ka ay kursiga yimaadaan ay u tafo xaytaan dhi baataynta Somaliland, madaxweyne Xasan Sheekh-na uu wadadii maray.

"Waxay dhibaato ka dhacday, marwalba nin ka Xamar kursiga maalintaa fadhiistaa, ilaa uu dab ku oogo Somaliland oo uu colaad ka abu uro saldhigi maayo, kuwii hore ayaanu ogayn, Xasan Sheekh-na Dorraad wuxuu ku hadlay waad wada maqasheen" ayuu yidhi madaxwey ne Biixi oo la hadlayay Ciidamada Millateriga Somaliland ee ku sugan Tukaraq.

Madaxweynaha ayaa sheegay in uu rajaynayo in shacabka Soomaaliya anay mad axweyne Xasan Sheekh la qabin hadalkii uu ku yidhi "Somaliland madaxbannaanideeda ma og olin, lakiin waanu u saxeexi mashaariicda si ay u noolaadaan".

"Dorraad Xasan Sheekh, maba jiraane haday doonayaan woxogaa ay ku ceesh ceeshaan waan u saxeexi ayuu kusoo gaabiyay hadal oo dhan, waxan filaya taa in anay la qabin Putland dad keedu, Dhuusa-mareebina la qabin, Gal-mudug, Kismaayana la qabin" ayuu yidhi mada xweyne Biixi.

Waxa uu dhinaca kale sheegay in Somali land rabto in ay jaarkeeda nabad kula noolaato, "Somaliland Shalay cid walba oo jaar ah, dhi nac walba, haday bari tahay, haday galbeed ta hay, haday waqooyi tahay, haday koonfur tah ay, cidwalba gacan nabadeed iyo walaaltinimo ayaynu u taagaynaa".

Waxaanu intaa raaciyay in cidii nabada qaa dan wayda ay iska difaacayaan, "Waliba waan la baryayna oo waxan leenahay waar shaydaan ka iska naara anaga ayaa rabsho soo dhamay sanaye, ninkii loo taag waayana waynu is hur anahay oo abaalkii ayaynu ka waraabin doon aa".

Waxa uu xukuumada Soomaaliya iyo maa mul goboleedka Puntland usoo jeediyay in ay aqbalaan in xadkii isticmaarka ee Afrika ku dhis antahay, in uu u dhexeeyo, isla markaana ay ka wada shaqeeyaan danaha la wadaago, sida is badalka cimilada iyo iska difaacista cadowga dibada.

Wafdi ka socda DFS oo ka qeyb galaya Shir ka socda dalka Masar

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya , Xildhiban Biixi Iimaan Cige iyo wafdi uu hogga aminayo ayaa ka qeybgalay furitaanka shir wey naha 48aad ee Shaqada Jaamacadda Carabta, kaas oo Maalintii labaad ka socda Magaalada Qaahira ee dalka Masar. Kulanka koowaad ee fa dhiga 48aad ee shir wey naha Shaqada ayaa looga hadlay arrimaha dhaqaala ha iyo horumarinta Bul shada , hababka cusub ee shaqada, ilaalinta Bulshada iyo dhaqaalaha dhijitaalka gaar aha an xaaladaha cusub ee ay ku shaqeeyaan sha qaalaha ku shaqeeya dhijitaalka.

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada , Biixi Iimaan Cige, ayaa soo bandhigay sida ay Soomaaliya ugu sii horumarayso dhinaca Ilaal inta Bulshada iyo dadaallada ku aaddan xal u helida shaqo la’aanta.

Wasiir Biixi, oo uu safarka ku wehliyo Agaasim aha Guud ee Wasaaradda , Cabdullahi Max amed Cali ayaa waxaa uu sheegay in loo baah an yahay siyaasad mideysan oo ay ka yeesh aan waddamada Carabta taasoo si buuxda uga hadleysa ku shaqeynta dhaqaalaha dhijitalka, isla markaana la dhowrayo xuquuqda shaqaal aha, ayadoon looga faa’ideysaneynin u guurida dhijitalka ama adeegsiga teknoolajiyada.

Isticmaalka iyo u guurista dhaqaalaha dhijit alka ayaa waxaa la filayaa inuu fududeeyo gan acsiga, iyadoo sahleyso inuu dhaqaalaha dalka kordho, ayuu ku daray Wasiir Biixi Iimaan Cige oo intaas sii raaciyay in loo baahan yahay in dhaqaalaha dhijitalka loo isticmaalo shaqo abu uris baahsan si loola dagaallamo shaqo la’ aanta.

Wafdiga Wasiirka ee ka qeybgalay shirka ayaa sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa xiriirka ur urrada Shaqaalaha Soomaaliyeed iyo rugta ganacsiga iyo warshadaha.

Maxkamada ciidamada, taliska booliska iyo maamulka Kaaraan oo digniin soo saaray

Xeer ilaaliye ku xigeenka maxkamadda cii damada qalabka sida iyo afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliya oo Xalay warbaahinta kula hadlay degmada Kaaraan ee gobolka Ban aadir ayaa digniin culus kasoo saaray falal aan ooyin qabiil sal ka ku haya oo Kaaraan ka dha cay.

Saraakiishaan ayaa she egay in hey’adaha amnigu ay u diyaarsan yihiin in fa lal la xariira aanooyin qabiil ay san ka dhicin gudaha Muqdisho, iyagoo digniin culus u diray cid kasta oo isku dayda inay amni darro abuurto.

"Hay’adaha amniga waxaan faraynaa in baaris qoto dheer ay ku sameyaan cid kasta oo arinta ka dhacday Kaaraan ku lug leheed, si loo max kamadeeyo,” ayuu yiri Dhamme Ismaciil Salaad ku xigeenka xeer ilaaliyaha Maxkamada cii damada qalabka sida.

Afhayeenka Booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali ayaa isna yiri, "Bulshada ku dhaqan Kaaraan waxan kaga digeynaa falalka aa nooyinka qabiilka la xiriira, cidii lagu arkana waa lagu maxkamadey doonaa.”

Gabar aroos aheyd ayaa saacado ka hor la gu dilay degmada Kaaraan, xili ay ka soo bax day goob dumarka lagu qurxiyo, dhacdadaas ayaa naxdin ku abuurtay dad badan, sidoo kale horay degamadaas waxaa uga dhacay dilal is ugu jira kuwo tuugo geystay iyo kuwo aanooyin qabiil salka ku haya.

Guddoomiyaha degmada Kaaraan Abshir oo ka mid ahaa masuuliyiintii Xalay warbaahin ta la hadashay ayaa dadkiisa ka codsaday inay ka soo gudbaan wixii soo bilowday 91-dii oo aanooyinka qabiilka uu kala jeedo.

Guddoomiye Najax oo ku baaqay in Madax da KGS & Shacabka u Midoobaan dagaalka Al-Shabaab

Iyadoo mudooyinkaan dambe degaannada ma amul gobaleedyada dalka qaarkood ay ka soc daan dagaalo ka dhan ah Al shabaab ayaa Gu doomiyaha Gobalka Shabeelaha Ho ose Ibraa him Aadan Cali (Najax ) waxa uu sheegay in ay muhiim tah ay in dagaal looga soo horjeedo Al-Shabaab laga bilaabo degaanada Konfur gal beed.

Waxa uu sheegay in deegaan ada maamul ka Koonfur Galbeed ay qayb kayihiin meelaha ay ku xooga nyihiin AliShabaab loona baahan yahay in laga saaro. Waxa uu ku baaqay in Masuuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed, Xild hibaanada iyo wasiirada ka sooje eda dee gaanadaas ee ku matala Federaalka iyo shaca bka in ay iskaa shadaan loona Mid oobo dagaal ka ka dhanka ah Al-Shabaab. Na jax ayaa tilm aamay in hadii aan dagaalka had da labilaabin ay dhibka ku sii jiray aan sha cab ka marka la xureeyo deegaannada mamula da kale kadib.

Qaar ka mid ah deeganada maamulada Gal mudug iyo Hirshabeele ayaa mudooyinkii dam be waxaa ka socday dagaalo ka dhan ah Al-Shabaab kuwaa ay fulinayaan Ciidamada dowl ada , kuwa maamulada iyo Shacab is abaabul ay intaba.

Khasaaraha AL-SHABAAB lagu gaarsiiyey howl-galka Hiiraan oo kordhay

Faahfaahino dheeraad ayaa waxaa laga hel ayaa khasaaraha ka dhashay howlgal culus oo Ciidamada Dowladda iyo kuwa Macawiisleyda ay ka sameeyeen deegaanka Yasooman oo ho ostaga degmada Buula-burte ee gobolkaasi.

Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliy eed, General Odowaa Yuusuf Raage oo war ka soo saaray howlgalkaas ayaa shaaca ka qaaday in dhimashada ay ha atan korortay, isla-markaana ay gaartay illaa 75 xubnood oo ay ka dileen ko oxda Al-Shabaab.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay soo qabte en tiro kale oo maxaabiis ah oo haatan ku jira gacanta ciidamada dowladda, wuxuuna tilma amay in weli uu sii soconayo howlgalkaasi.

"75 ka mid ahaa maleeshiyada Alshabaab lagu dilay Howlgalka Yasooman sidoo kalana lagu qabqabtay tiro maxaabiis ah oo katirsan malee shiyaadka Al-Shabaab,” sidaas waxaa yiri taliye Odowaa Yuusuf Raage oo la hadlay wakaalad da wararka qaranka ee SONNA.

Warbaahinta dowladda ayaa sidoo kale soo bandhigtay meydadka xubnaha Al-Shabaab loo ga dilay howlgalka ka dhacay deegaanka Yaso oman ee gobolka Hiiraan.

Dhanka kale ma jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay dhinaca Al-Shabaab oo ku aadan howlgalkaasi ee ay guulaha ka sheegatay dow ladda Soomaaliya balse xaalada deegaanada lagu dagaalamay ayaa ah mid aad u kacan oo laga dareemayo dhaq-dhaqaaqyo ciidan .Gob olka Hiiraan ayaa waxaa ka socdo guluf dagaal oo ay wadaan ciidamada Xoogga dalka iyo ma leeshiyaadka deegaanka ee Macawiisleyda, kaas oo tan markii uu billowday ay dowladda Soomaaliya shaacisay in lagu dilay ilaa 200 oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.


Mid ka mid ah rag Muqdisho ku dilay GABAR aroosad aheyd oo la soo qabtay

Ciidamada ammaanka ee dowladda feder asalka ah ee Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigay mid ka mid ah rag habeysnaa oo habe en hore gabar aroosad aheyd ku dilay qaybo ka mid ah degmada Kaar aan ee gobolka Banaa dir.

Ciidamada Booliska, ga ar ahaan kuwa saldhigga Kaaraan ayaa gacanta ku soo dhigay ninka la soo qabtay oo loo haysto dilka marxuumadda, ayadoo la baadi goobayo raggii kale.

Allaha u naxariisto marxuumadda waxaa la gu magacaabi jiray Caasho Daahir Xasan, ay ada oo lagu dilay xaafadda Jamhuuriya, xilli ay ka soo baxday goob Bukuyeer ah, kuna sii je eday hoolka arooskeeda oo laga soo galbin la haa, sida ay shaaciyeen ehelladeeda.

Sidoo kale kooxda dilka fulisay ayaa dhaaw acday gabadha abtigeed oo xilligaas la saarnaa mooto Bajaaj ay la socdeen, waxaana isla go obta ku geeriyootay marxuumadda.

Kooxda hubeysan ayaa la sheegay inay aheyd burcad dhac u geysaneysay dadkaasi, waxayna dhacdadan sababtay in arooska ga badha uu isku beddelo tacsi iyo murugo.

Hidaaya Ibaarim Faarax oo dhashay marxuu madda ayaa hadal kooban siisay warbaahinta ayaa sheegtay in xaalad xanuun badan ay ha atan wajahayaan, kadib geerida gabadheeda, waxayna baaq u diray dowladda Soomaaliya oo ay ka codsatay in cadaaladda la horkeeni dadkii ka dambeeyey falkaasi.

Illaa iyo hadda ma jiro wax faah faahin ah oo ka soo baxay saraakiisha laamaha amniga oo ku aadan dhacdadaasi oo sidoo kale hadal heyn xoogan ka dhalisay baraha bulshada.

Muqdisho ayaa waxaa maalmihii u dambeeyey ka dhacayey falal ammaan darri oo aad u ba ahsan, kuwaas oo oo isugu jiro dilal, qaraxyo iyo dhac loo geysanayo dadka raydika ah.

Golaha Wakiilada Somaliland oo go'aan ka soo saaray soojeedintii guddida ganac satada

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa meel mariyay soojeedintii guddida ganacsatada ee ahayd in la is raaciyo doorashooyinka madax weynaha iyo urrurada siyaasada.

33 kamid ah 52 xildhibaan oo kasoo xaadiray kalfadhiga Shalay, ayaa u codeeyay in laysku sidko doorashooyinka madaxtooyada iyo urrura da siyaasada, halka 19 mudane ay ka aamuse en cod gacantaag ah oo soojeedinta lagu meel mariyay. "Goluhu wuu meel mariyay, wuu ansi xiyay, sidaana wuxuu xeerku ugu gudbayaa go laha guurtida, wuu nagu soo noqon, hadana madaxweynaha qaranka ayuu u tagayaa .... wa xan rajaynayaa in uu Alle dalka uga dhigo kii uu kaga bixi lahaa buuqii uu ku jiray ee siyaasada" sida waxa yidhi Xildhibaan Maxamed Abiib.

Xildhibaan Aadan Qaasin Sulayman, ayaa isna sheegay in goluhu uu fuliyay qaraarkii maxkam ada ee odhanayay "Waa in goluhu xeer ka wa afiya amarka maxkamada", waxaanu sheegay in goluhu gutay waajibkiisa.

"Qodob ayaa la socday oo ahaa in golayaa shu ay xeer waafajiyaan, waxa Alle mahadii ah inaanu iswaafajinay oo aanu qaadanay go'aan kii maxkamada, goluhuna uu ka gutay waajiba ad kiisii sharci" ayuu yidhi Xildhibaan Sula ymaan.

Dhanka kale, Xildhibaan Cabdikariin Max amed Muxumed oo ka tirsan xildhibaannada xis biga Kulmiye, ayaa dhankiisa sheegay in xil dhibaan nada mooshiinka wax ka badalka xeer ka keenay ay ka yaraayeen tirradii sharciga ah ayd, isla markaana shirguddoonku sharci jabin sameeyay.

Sharcigan cusub ayaa mari doona Golaha Guurtida Somaliland, oo iyaguna u codayn do ona, kadibna wuxuu kusoo noqon doonaa go laha wakiilada mar kale, intaa ka dibna mada xweynaha ayuu hortagi doonaa hadii uu soo gudbo.

Ku Dhawaad 500 Oo Madaxweyne Oo Ka Qayb Galaya Aaska Boqoraddii UK

Ilaa 2,000 oo qof ayaa isugu uruuray mac badka Westminster ee ku yaalla bartamaha magaalada London halkaas oo lagu qabanayo munaasabadda aaska boqorad Elizabeth II oo ah muddo dheer he ysay awoodda boqortooyada oo geeriyootay horraantii bishan. Xilli ay socoto munaasabad da, waxaa 96 jeer la garaacay gambaleelka ka niisadda ..waxay ka turjumeysay garaacista no losha boqoradda.

Ku dhawaad 500 madaxweyne iyo marti sharaf ka socda UK iyo caalamka ayaa ku su gan macbadka Westminster halkaasoo ay ka socoto munaasabadda aaska boqoradda.

Xubno badan oo ka tirsan qoyska boqortooya da dalalka shisheeye iyo qoyska boqortooyada Ingiriiska ayaa ku sugan kaniisadda.

Guddiga sare ee maamula ururka Midawga Yur ub ayaa soo jeediyey in la hakiyo lacag gaara ysa 7.5 billion oo Yuuro oo la siin jiray dalka Hu ngary oo xubin ka ah ururka Midawga Yurub, iy ada oo walaac xooggan laga qabo musuqmaas uqa dalkaas ka jira iyo weliba dib u dhac ku yi mid nidaamkiisa dimoqraadiyadda.

Guddoomiyaha miisaaniyadda ee ururka Mi dawga Yurub Johannes Hahn ayaa sheegay in dalka Hungary uu haysto illaa bisha November 19-keeda, si uu wax uga qabto waalaca uu qabo ururka Midawga Yurub.

"Waxay ku saabsan tahay jebinta sharciga oo wax u dhimaya isticmaalka iyo maareynta la cagaha EU,” ayuu yidhi Johannes Hahn oo ku sugan Brussels.

Tallaabo kasta oo lagu joojinayo lacagaha la siiyo dalka Hungary, waxay u baahan tahay inay isku raacaan dhammaan 27-ka waddan ee uu ka kooban yahay ururka Midawga Yurub.

Waxyar ka dib markii uu warkani soo bax ay, Wasiirka Hungary u qaabilsan wada xaajo odka oo lagu magcaabo Tibor Navracsics ayaa sheegay inay jirto fursad wanaagsan oo ay daw laddiisu heshiis kula geli doonto ururka Mi dawga Yurub dhammaadka sannadkan, si ay u helaan lacagaha uga yimaadda ururkaas.

Toddobaadkii hore saraakiisha sarsare ee Hungary ayaa si cadho leh uga falceliyey hadal ka soo yeedhay baarlamaanka EU, kaas oo ansixiyey qaraar sheegay in dalka Hungary aan ay ka jirin dimoqraadiyad buuxda, Xisbiga ka arrimiya dalka Hungary ayaa sheegay in Mida wga Yurub ay markale soo weerarayaan dalki isa Hungary.

Hase ahaatee madaxa shaqaalaha ee xafi iska Ra’iisal wasaaraha Hungary ayaa sheegay in dawladdiisu ay ka shaqaynayso sidii ay u sa mayn lahayd koox gaar ah oo qaabilsan la da gaalanka musuqmaasuqa, isla markaana ay la shaqaynayaan ururada aan dawliga ahayn, si ay u korjoogteeyaan, habka loo bixinayo dhaqa alaha ka yimaadda Midawga Yurub.

Viktor Orban oo markii afraad dib loogu do ortay dalka Hungary bishii April ee sannadkan ayay Midawga Yurub isku haystaan qodobo ay ka mid yihiin madaxbanaanida garsoorka, xuqu uqda dadka isku jinsiga ah ee damacu kala ga lo, warbaahinta iyo madaxbaanida diimaha.

Ciidamada Israel oo gudaha u galay SYRIA

Ciidamada Israel ayaa Shalay ka gudbay xuduudda Syria, waxayna rasaaseeyeen afar qof oo ay sheegeen inay walxo kaga soo tuure en, ayaga oo dhaawacay qof ka mid ah, waxaa sidaas sheegay ciidamada Israel.

Israel oo duqeymo joogto ah ka fulisa guda ha dhulka Syria, ayaan inta badan qiran inay ciidankeeda ka gudbeen xuduudda.

Sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay ciida mada Israel "askar ilaalo ka aheyd xudu udda ayaa arkay afar qof oo tuhunsaney aal ah,” me el u dhow aagga Haspin ee buural eyda Golan Heights ee Israel ay hatsato, ayaga oo aan bi xin faah-faahin intaas dheer.

ciidamada Difaaca Israel "ayaa goobta loo diray, waxayna ka gudbeen xuduudda oo ay ka howlgaleen, ayaga oo rasaaseeyey kadibna lu gta ka dhaawacay mid ka mid ah tuhunsaneyaa sha,” ayaa lagu yiri bayaanka.

Qofka la dhaawacay oo aanay xaaladdiisa weli kala caddeyn, ayaa waxaa diyaarad helico pter ah ay u qaaday isbitaal ku yaalla gudaha Israel, sida lagu sheegay war-saxaafadeedka, oo aan shaacin xaaladda saddexdii kale.

Israel ayaan inta bdan ka hadlin howlgalla da militari ee Syria, marka laga reebo howlgalla da jawaabta u ah waxa ay ciidamada ku shee gaan halis muuqata oo ku wajahan qarannima da Israel. Hase yeeshee Israel ayaa qiratay in ay boqolala duqeymo ka fulisay Syria, ayada oo beegs aneysa saldhigyo dowladeed iyo ku wa ciidama da ku xiran Iran, tan iyo markii uu dagaalka sokeeyey ka qarxay dalkaas sanaddii 2011.

Israel ayaa qabsatay 1,200 oo isku wareeg KM oo ah dhulka Golan Heights markii uu daga alka Lixda Maalmood dhex-maray Israel iyo da lalka Carabta, waxayna ku darsatay dhulkeeda, inkasta oo beesha caalamka aysan marnaba aqoonsan.


Guddoomiyaha golaha wakiilada ee Puntl and oo ku dhawaaqey in xildhibaanadu fadhi isugu yimaadaan

Shir guddoonka golaha wakiilada Puntland ayaa Shalay oo Isniin ah kulan gaar ah la qaat ay guddiyadii goluhu u-xil-saaray ka soo talo bi xinta muranka u dhexeeyey golaha iyo Madaxweynaha ee maxkamadda sare iyo nar iijada la xisaabtankii golaha xukuumadda.

Shirka waxaa ka soo qaybgalay guddoomiy aha golaha wakiilada Cabdirashiid Yuusudf Ji briil iyo labadiisa ku-xigeen, iyo xubno ka soc dey labasii guddi ee la magacaabey.

guddiyada ayaa warbixin siiyey shir-guddo onka golaha wakiilada taas oo la xiriirtey talo bixintii loo direy.

Kalfadhigii golaha wakiilada ee 50aad aya an weli la xirin, waxaana sidaas loo yeelay in arrimahan la dhameeyo.

Guddoomiyaha golaha wakiilada iyo labada guddi ayaa isku raacey in maalinta Isniinta ah ee 26 September golaha wakiiladu isugu yimaa daan shir lagu soo xirayo kakfadhigii golaha wakiilada iyo hawlaha qabyada ah ee yaaley.

Madaxweyne Deni oo horey u ballanqaadey inuu dib u soo magacaabayo Maxkamadda sa re ayaan ilaa hadda magacaabin, waxaana uu galay olole kale oo la xiriira barnaamijkii dimo qraadiyadda ee sanadkii hore laga qabtey sa ddex degmo, waxaa jira warar sheegaya in uu rabo in magacaabidda uu ku aadiyo kalfadhiga labaad ee golaha wakiilada oo furmaya dhama adka bisha Oktoobar, 20022, taas oo xildhib aanadu diidan yihiin.

Dhanka kale waxaa si weyn la isu weydiina ayey natiijadii ka soo baxdey la xisaabtanka xu kuumadda, oo noqtey mid aan ilaa hadda mir aheedi la arag, waxaa soo baxay heshiisyo qar soodi ah oo lagu meel-marsadey garoomada di yaaradaha ee Puntland taas oo laga sugaayey wasaaradda duulista hawada ilaa haatana aan golaha la horkeenin.

Maxaa laga filan karaa kalfadhiga golaha wa kiilada ee daba-dheeraadey ee Isniinta danbe loo ballansan yahay, waxaal a dhihi karaa waa mindi laba afleh, ayna tahay hadba sida ay u isticmaalaan xildhibaanada golaha wakiiladu.

Shiinaha oo dadkiisa uga digay taabashada dadka ajaaniibta ah cudur halis ah dartii

Sarkaal sare oo qaabilsan arrimaha caafim aadka ee dalka Shiinaha ayaa shacabka uga di gay taabashada dadka ajaaniibta ah maalin uun kadib markii Shiinaha uu dii waangeliyay ki iskii ugu horreey ay ee cudurka furuq-daanye erka.

Qoraal uu soo dhigay barta Weibo, madaxa ka hortagga cudu rrada faafa ee ka tirsan xar unta ka hortagga cu durrada ee Shiinaha, Wu Zunyou ayaa shacab ka ugu baaqay in aysan ta aban dadka ajaaniib ta ah si looga fogaado fiditaanka cudurkan. Arri nta ayaa muran badan dhalisay dadka qaar wa xay ku tilmaameen hadal muujinayo cunsurini mo ah. Wu Zunyou wuxuu shacabka ugu baa qay inay ka fogaada an la kulanka dadka dhawaan kasoo safray dal alka dibadda iyo kuwa ajaaniibta ah si uusan u gu dhici cudurka furuq-daanyeerka.

Afhayeenka Aqalka Wakiillada ee Maraykan ka Nancy Pelosi oo sheegtay in Azerbaijan ay weerar gardarro ah ku qaadday Armenia

Afhayeenka Aqalka Wakiillada ee Ma raykanka Nancy Pelosi ayaa booqasho ku tag tay dalka Armenia, waxayna cambaaraysa we eraradii ugu dambeeyey ee ay Azerbaijan ku qaadday dalka Armenia, iyada oo ku tilShalayy inay ahaayeen ku wo "Sharci-darro ah oo dhim asho keenay”.

We eraradan ugu dambee yey ee ka dhacay xu duudda u dhexeysa labada dal ayay ku dhin teen in ka badan 200 oo qof. Pelosi oo hadal ka jeedisay caasimadda dalka Armenia, ayaa she egtay in Maraykanku uu taageersan yahay mad axbanaanida Armenia, isla markaana ay xaq u leeyihiin inay is difaacaan.

Afhayeenka aqalka wakiillada ee Maraykan ka ayaa sheegtay in weeraradan ay bilaabeen Azerbaijan, ayna tahay in sidaas loo aqoons ado.

Pelosi ayaa sheegtay in weerarada noocan oo kale ah ee ay Azerbaijan ku qaadday dalka Armenia inay qayb ka yihiin weeraro ka dhacay meelo badan oo caalamka ah kuwaas oo u dhe xeeya nidaamka dimoqraadiyadda iyo nidaam ka awooddu ku urursan tahay cid gaar ah.

Ciidamada Israel oo gudaha u galay SYRIA .

Ciidamada Israel ayaa Shalay ka gudbay xuduudda Syria, waxayna rasaaseeyeen afar qof oo ay sheegeen inay walxo kaga soo tuur een, ayaga oo dhaawacay qof ka mid ah, wax aa sidaas sheegay ciidamada Israel.

Israel oo duqeymo joogto ah ka fulisa gud aha dhulka Syria, ayaan inta badan qiran inay ciidankeeda ka gudbeen xuduudda.

Sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay ciid amada Israel "askar ilaalo ka aheyd xuduudda ayaa arkay afar qof oo tuhunsaneyaal ah,” me el u dhow aagga Haspin ee buuraleyda Golan Heights ee Israel ay hatsato, ayaga oo aan bix in faah-faahin intaas dheer.

Ciidamada Difaaca Israel "ayaa goobta loo diray, waxayna ka gudbeen xuduudda oo ay ka howlgaleen, ayaga oo rasaaseeyey kadibna lu gta ka dhaawacay mid ka mid ah tuhunsaneyaa sha,” ayaa lagu yiri bayaanka.

Qofka la dhaawacay oo aanay xaaladdiisa weli kala caddeyn, ayaa waxaa diyaarad helic opter ah ay u qaaday isbitaal ku yaalla gudaha Israel, sida lagu sheegay war-saxaafadeedka, oo aan shaacin xaaladda saddexdii kale.

Israel ayaan inta bdan ka hadlin howlgall ada militari ee Syria, marka laga reebo howlgall ada jawaabta u ah waxa ay ciidamada ku she egaan halis muuqata oo ku wajahan qaranni mada Israel.

Hase yeeshee Israel ayaa qiratay inay boqol ala duqeymo ka fulisay Syria, ayada oo beegsa neysa saldhigyo dowladeed iyo kuwa ciidama da ku xiran Iran, tan iyo markii uu dagaalka sok eeyey ka qarxay dalkaas sanaddii 2011.Israel ayaa qabsatay 1,200 oo isku wareeg KM oo ah dhulka Golan Heights markii uu dagaalka Lixda Maalmood dhex-maray Israel iyo dalalka Carab ta, waxayna ku darsatay dhulkeeda, inkasta oo beesha caalamka aysan marnaba aqoonsan

Mareykanka iyo Taliban oo is dhaafsaday rag u xirnaa labada dhinac.

Kooxda Taalibaan ee Afghanistaan ayaa sheegtay inay siidaayeen injineer American ah, kaas oo ay ku badalanayaan hogaamiye qaba ail oo uu Mareykanku siidaayay, kaas oo lala xi riirinayay kooxdaasi.

Sii hayaha wasiirka arrimaha dibedda Taliban, Amir Khan Mu ttaqi, ayaa sheegay in Mark Frer ichs Isniintii lagu wareejiyay gar oonka diyaaradaha magaalada Kabul.

Wuxuu sheegay in taa badalkeedna loo soo siidaayay Bashir Noorzai, oo Mareykanka lagu xiray sanadkii 2009-kii kaddib markii lagu eed eeyay ka ganacsiga daroogada

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo Madaxweyne Xasan shekh oo gaaray gaaray munaasabadda aaska boqorad Elizabeth

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ay aa gaaray macbadka lagu qabanyo munaasa badda aaska boqoradda.

Biden ayaa bishii June ee sanadkii hore bo qoradda kula kulmay qalcadda Windsor halk aas ay ku wada shaahee yeen kadib markii uu ka qeybgalay shirkii dalal ka G7 ay ku lahaayeen dalka UK.

Boqorad Elizabeth ay aa la kulantay 13 kamid ah 14 madaxweyne ee ugu dambeeyay ee soo maray Mareykanka.

Ku dhawaad 500 madaxweynayaal iyo mas’uuli yiin kale oo ka socda UK iyo caalamka ayaa ka qeybgalaya munaasabadda aaska boqoradda ee ka dhaceysa macbadka Westminster.

Xildhibaan ku geeriyooday Muqdisho & Gud doomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay

Guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarl amaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaal iyaSheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka iyo dha mmaan ummada SoomaaliyeedAlle ha u nax ariistee Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo xalay ku geeriyooday magalada Muqdisho.

"Waxaan murugada iyo xanuunka la qaybsana yaa qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Alle ha u naxari istee Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow,” Ayuu yiri Guddoomiye Sheekh Aadan.

Guddoomiye Sheekh Aadan ayaa sheegay in Marxu um Bo oroow uu ahaa halyeey waqti giisa inta ugu ba dan ugu soo shaqeeyey dal keena, Isla markaana door we yn kulahaa dow lad dhiska Soom aaliya

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa Alle uga baryey marxuumka inuu jannadiisa Fir dowsa ka waraabiyo samir iyo Iimaan ka siiyo qoyskiisa Xildhibaannadda Golaha Shacabka iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed.

Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Mur sal Boorow oo laga soo doortay degaanna da Koonfur Galbeed ayaa bilihii la soo dhaafay ku xanuun sanayay Magaalada muqdisho, iya da oo ugu dambeyn uu xalay geeriyooday




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip