HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 12-KA SEPTEMBAR 2022-KA

0
Monday September 12, 2022 - 08:50:19 in Wararka by
  • Visits: 427
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 12-KA SEPTEMBAR 2022-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shi rka Golaha Wadatashiga Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fede raal ka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Ma xamuud ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo Shalay si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho.

Shirkan oo muddo labo maalmood ah socon do ona ayaa Madaxda Qaranka ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowlad-Goboleedyada dalka, waxa ay ku lafo-guri doonaan arrimaha hortebinta u leh shacab ka iyo dowladda, gaar ahaan sugidda amni ga dalka, wax ka qabashada saameynta abaaraha dalka ka jira iyo la dagaallanka argagixisada.

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka waxaa ka qeyb galayay Ra’iisul Wasaara ha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Xamse Cabdi Barre Madaxweynayaa sha Dowlad-goboleedyada Jubbaland Md. Axmed Maxamed Islaam, Koonfur-galbeed Md. Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-ga reen), Galmudug Mudane Axmed Cabdi Ka ariye, Hiirshabeelle Mudane Cali Guudlaa we Xuseen iyo Puntland Md.Saciid Cabdull aahi Deni oo uga qeyb-galay aaladda Fog aan aragga

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan iyo Madaxweyne ku xigeenka Midowga Yurub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Madaxweyne Ku xigeenka Midoowga Yurub ee Arrimaha Siy aasadda iyo Amniga Mudane Josep Borrell ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo ta ageerada Midoowga Yurub ee Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa ka warbixiyey qorsh aha dow ladda ee xaslinta dalka, dib u dhis ka ciidamada, abaaraha, ka hortaga macl uusha, xoreynta deegaannada ay dad ka Soomaaliyeed ku dhibaateynayaan argag ixisada alshabaab iyo hirgelinta Soo maali heshiis ah, kana gu dubta xaaladaha caka rin ee ka jira dalka.

Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay muhii madda ay leedahay in lagu garab istaago dowladda Soomaaliyeed qorsheyaasha ho rumarineed, laguna dhiirri geliyo tallaabo oyinka hor-u-socodka ah ee ay qaadeyso oo salka ku haya daris-wanaagga, iskaashi ga iyo isku duubnida dhaqaale, amni iyo siyaasadeed.

Dhankiisa, Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ee Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga Mudane Josep Borrell ayaa ku bogaadiyey Madaxweyne Xasan Sheekh sida ay uga go’an tahay xal u helista caqa badaha ay la tacaalayaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan abaaraha iyo amni darrada.Soomaaliya ayaa ka codsa tay Midoowga Yurub in ay gacan xooggan ka geystaan ka hortagga xaalufka deegaan ka, hubka sharci darrada iyo jariifka badda Soomaaliyeed, iyadoo dib loo dardar gelin ayo dhismaha Ciidamada Badda, si dowlad du ay u xakameyso xuduudaha badeed ee Jamhruuiyadda Federaalka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Xamze Oo Balanqaad Adag U Sameeyay Hay’adda IOM.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fe deraalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wa fdi ka socday hey’adda IOM, oo ay hog ga amineysay Ku Xigeenka Agaasimaha Guud ee IOM, Amy Pope.

Xubnaha wafdiga oo ay ka mid ahaayeen Agaasim aha IOM ee gobolka iyo Madaxa hey’adda ee Soomaaliya ayaa waxa ay warbixin ka siiyeen Ra’iisul Wasaaraha, hawlaha kala duwan ee ay ka wadaan dalka.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa uga ma had celiyay dadaalka iyo hawsha ay hey’ad da IOM ka waddo Soomaaliya, isaga oo ba llanqaaday in hey’adaaha dowladdu ay wa da shaqeyn dhow la sameyn doonaan – ga ar ahaan xilligan lagu jiro gurmadka abaara ha.

ra'iisul wasaare xamze oo balanqaad adag u sameeyay hay'adda iom.ra'iisul was aare xamze oo balanqaad adag u sameey ay ha y'adda iom.ra'iisul wasaare xamze oo ba lanqaad adag u sameeyay hay'adda iom.

Muxuu Safiirka Imaaraatka Carabta U Sheegay Madaxweyne Xasan Sheekh?

Madaxweynaha Jamhuriyadda Feder aalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamu ud ayaa Xafiiskiisa Madaxtooyada ku qaab ilay Md.Maxamed Al-Othman, Safiirka Ima araadka Carabta u fa dhiya Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadlay xiriirka laba da dal iyo sidii kor loogu qaadi lahaa loona hor umarin lahaa dhinacyada kala duwan.

Kulankaan ayaa ahaa kii Shanaad ee safiirka Imaaraadka la yeesho madaxwey ne Xasan Shiikh Maxamuud tan iyo markii la doortay 15-kii Bishii May 2022.

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Shantii sano ee la soo dhaafay aan wax xiriir ah la laheyn dowladda Soomaaliya ka dib markii uu khilaaf dhex-maray dowladdii hore ee Madaxweyne Maxamed Cabdulla ahi Farmaajo, balse xiriirkii xumaaday uu soo celiyay Ra’iisul Wasaarihii hore Max amed Xuseen Rooble

Wasaaradda Arimaha Gudaha oo baaq u dirtay Walaalo Soomaaliyeed oo dirir ku dhex martay Shabeelada Dhexe

Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Federa alka iyo Dib U Heshisiinta XFS ayaa Baaq Nabadeed u dirtay Walaalo Soomaaliyeed oo ku dagaalamay qaybo ka mid ah deega annada hoos yimaada Raagaceele iyo deg mada Cadale.

Qoraalka Wasaaradda ayaa lagu yiri:-

Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Federaalka iyo Dib U Heshisiinta XFS waxaa ay Baaq Nabadeed u direysaa Walaalaha ku Daga alamay qaybo ka mid ah deegaannada ho os yimaada Raagaceele iyo degmada Cad ale ee gobolka Shabeelada dhaxe ee Dow lad Goboleedka Hirshabeele.

Sidoo kale waxaa ay Wasaaraddu ugu baaqaysaa Odayaasha Dhaqanka, iyo Wa xgaradka deegaanka inay ka shaqeeyaan joojinta colaadda dhax martay walaalaha labadaasi deegaan.

Ugu Dambayn, Wasaaradda Arrimaha Gudaha, federaalka iyo Dib U Heshisiinta XFS waxay si gaar ah ugu boorineysaa wa laalaha ay dirirtu dhax martay inay is xak ameeyaan, kana fogaadaan wax kasta oo kala fogeyn kara walaaltinnimada dhexdo oda ah, dagaalkana ay Joojiyaan.

Wasiirka Maaliyadda XFS iyo golaha dhaqaalaha qaranka oo ka wada hadlay horumarinta dhaqaalaha dalka

Wasiirka wasaaradda maaliyadda xuku umadda federaalka Soomaaliya Dr. Elmi Maxamuud Nuur iyo Wasiiru-Dowlaha Was aaradda Marwo Raaxo Janaqow ayaa Shalay shir muhiim ah la qaatay golaha Dhaqaalaha Qaranka.

kulanka waxaa looga hadlay arrimo ba dan oo ku saabsan isbadalka dhaqaalaha iyo dadaalka Wasaaradda Maaliyadda.

"Inta aan ku guda-jirno geeddi-socodka dib-u-habaynta Maaliy adda, waxaa muhiim ah in aan ka faa’iidays ano aqoon ta iyo qibr adda dadkeenna aq oonta iyo fahanka u leh Horumarinta dhaq aalaha dal ka”, sidaasi waxaa golaha u she egay Wasiirka Maaliyadda Dr. Elmi Maxa muud Nuur.


Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo Muqdisho kulamo kula qaatay dibl umiyaasiyiinta shisheeye

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaa shiga caalamiga ah ee xukuumada Soom aaliya, Abshir Cumar Jaamac Haruuse, ay aa magaalada Muqdisho kula kulmay dib lomaasiyiin shisheeye.

War saxaafadeed ka soo baxay wasaar adda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in wasiirku uu la kulmay safi irrada dalalka Talyaaniga, Imaaraadka,

Midowga Yurub iyo Shiinaha, si kor loo gu qaado diblomaasiyadda arrimaha dibad da. Inta uu socday kulanka ay wada qaate en Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya FEI Shengchao ayaa waxay ka wada had leen sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal.

"Abshir Cumar Jaamac waxa uu Muq disho ku qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhi ya Soomaaliya, FEI Shengchao, waxaana ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo khuseeya danaha guud, oo ay ku jirto xoo jinta rajada laga qabo iskaashiga faa’iidada u leh labada dhinac,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.

Wasiirka ayaa saacado kadib waxa uu kulamo la qaatay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tiina Intelmann ,Iy agoo ka wada hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa loona horumarin lahaa iskaashiga So omaaliya iyo midowga Yurub, si loo fuliyo mashaariic horumarineed iyo istiraatijiyad iskaashi.

Wasiir Abshir Haruuse ayaa sidoo kale ku qaabilay Muqdisho safiirka dowladda Ta lyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Alberto Ve cchi oo ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin xoojinta xiriirka labada dal iyo Is kaashiga heerar kala duwan.

Waxaa uu sidoo kale warqadaha aqoo ns iga ka guddoomay Mohamed Ahmed Othman El-Hamadi, safiirka Imaaraadka Carabta

Masuuliyiinta Wasaaradda Caddaaladda oo kormeeray Xabsiga dhexe

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Md.Xasan Mac alin Maxamuud oo ay wehliyaan Wasiir kux igeenka Md,Axmed Cab diraxmaan Xas an, Xeer il aaliyaha guud ee qaranka, Md, Sal eebaan Maxamed Maxamuud iyo Agaa si maha Guud ee Wa saaradda ayaa Shalay kormeer shaqo ku tagay xabsiga dhexe ee Xamar oo ay ku xi ranyihiin maxa abiis xukunno kala duwan ku xukuman. Wasiirka ayaa kormeeray qa ybaha kala duwan ee xabsiga asagoo war bixin ka dhageystay ku simaha Taliyaha Cii danka Asluubta Soomaaliyeed iyo Taliyaha Xabsiga dhexe oo ku aaddan xaaladda ma xa abiista ay ku suganyihiin sida jiifka, cun na da, waxbarashada, caafimaadka iyo shaqooyinka Farsamo ay qabtaan maxaa biista

Carruur walaalo ah oo miino ay kula qaraxday gobolka Bari

Wararka laga helayo gobolka Bari ayaa sheegaya in Shalay carruur walaalo ah ay miino kula qaraxday deegaanka Laaso Da waco ee gobolkaas.

Carruurta ayaa lagu soo warramayaa in xilliga ay miinada ku qarx eysay ay ku ciyaarayeen, islamarkaana ay ku sug naayeen gurigooda, balse ay ka maqnaayeen waalidoontooda.

Guddoomiyaha Laasa Dawoco Maxa muud Jaamac Biritish oo la hadlay VOA ay aa faahfaahin ka bixiyey qaraxaasi, wuxuu na shaaciyey in labada carruur ah ay soo gaareen dhaawacyo.

Sidoo kale wuxuu sheegay in guriga la ga soo saaray miinooyin kale oo gaaraya illaa lix, kuwaas oo uu tilmaamay in aan la garaneyn meesha ay ka keeneen carrurta.

"Halkan waxaa ka dhacay ciyaalbaa mi ino ku qaraxday, miinada illaa iyo hadda meel ay ka keeneen lama yaqaano, hadda guriga waxaa laga soo guray miinooyin in taa ka badan oo illaa shan iyo lix ah,” ayuu yiri guddoomiyaha deegaanka Laasa Dawo co Maxamuud Biritish.

Isaga oo ka hadlayey xaaladda caafima ad ee carruurta ayaa waxa uu tilmaamay in ay soo gaareen dhaawacyo halis ah, isla markaana ay waxyeelo gaarsiiyeen firirka miinada.

"Ciyaalka midbaa gacabta go’day, mid na lugbaa wax ka gaareen firir miiran bey noqdeen guriga kaligoodbaa qolka ku jiray dadka waa weyn waa ka maqnaayeen” ay uu raaciyey.

Soomaaliya waxaa inta badan la soo wariyaa waxyeello ka dhalata haraadiga hu bka aan weli qarxin iyo miinooyinka dhulka lagu aaso oo ay dhibaato ka soo gaartay shacabka

Taliska Nabadsugida Koonfur Galbeed oo soo bandhigay Xubin ka tirsan Al-Shabaab

Taliska Ciidamada Nabadsugida dow lad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ma gaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool waxaa ay kusoo bandhigeen Xuin katirsa naa ururka Al-Shabaab, kaas oo isku soo dhiibay Ciidamada.

Ninkan oo Magaciisa lag u sheegay Isa aq Cali Yaroow Cabdira xmaan ayaa saraa kiisha ciidama da Naba dsug ida ee degma da Xudur wa xaa ay sheege en in uu Al-Sha baab u qa abilsanaadhanka kuwa fuliya weerar ada ee Jabhadaha loo yaqaano.

Sidoo kale waxaa ay sheegeen in mud do shan sano ah oo katirsanaa ururka Al-Shabaab, isaga oo ka qeyb qaatay weer aro ka dhacay degaano katirsan Gobolada Jubbooyinka iyo Hiiraan, balse aysan bixin faah faahin intaasi ka dheer.

Isaaq Cali Yaroow oo dhankiisa Warbaah inta la hadlay ayaa Ciidanka Nabadsugida uga mahadceliyey soo dhoweynta wanaag sanay usameeyeen isagoona saaxibaadi sa Shabaabka ah ugu baaqay inay isu soo dhiiban, isaga oo ku eedeeyay inay dhiba ato badan u geysanayaan dadka shacabka ah aan waxba Shalaysan.

Dhowrkii Bilood ee la soo dhaafay ayaa talisyada Ciidamada oogga dalka iyo Nab adsugida ee degaannada Koonfur Galbeed waxaa isku soo dhiibayay Rag katirsanaa Al-Shabaab, balse isaga soo baxay.

Puntland oo digniin ka soo saartay qor she Al-Shabaab ay ka waddo GAROOWE

Taliska ciidamada Booliska maamulka Puntland ayaa digniin culus ka soo saaray Isku dayo ay kooxda Al-Shabaab la damac san tahay magaalada Garoowe oo ay uga geysaneyso falal amni daro, sida weeraro, qaraxyo iyo dilal qrsheys an.

Taliyaha Qaybta Boolis ka ee gobolka Nugaal Gaa shaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud oo la hadlay waraabhinta ayaa shaaca ka qaa day inay hel een xogo ku aadan in Al-Shabaab ay qorsheyneyso in degmada Garoowe ay soo geliso rag u qaabilsan falalka amni dar rada ah.

Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamu ud ayaa ugu baaqay dadka shacabka ah ee deggan magaaladaas inay la shaqeeya an ciidamada, si looga hortego qorshaha Al-Shabaab. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in kooxda Al-Shabaab Garoowe laga sifeeyey, kadib dilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo ka mid ahaa culimada Puntland, ka ga daal markii gacanta lagu dhigay nin kii ka dambeeyey dilkiisa oo dhex dhac ay masjid sannadkii 2013-kii.

"Al-Shabaab sidii dilkii Sheikh Cabdqaa dir Nuur Faarax kadib looga sifeeyay Garo we, waxay hadda mar kale isku dayayaan inay Garowe ku yeesheen dad u qaabilsan falalka argigixisada ah, waxaana loo baah an yahay reer Puntland sidii lagu yaqaan ay inay aad ula socdaan dad guryaha la ga kiraynayo,” ayuu yiri taliyaha Booliska, qay bta gobolka Nugaal. Puntland ayaa si weyn u adkeysay am niga Garoowe oo xarun u ah maamulkaasi, waxayna taas keentay in ay hoos u dhaca an weerarada kooxda Al-Shabaab ee ka dhaca halkaasi.Si kastaba, Al-Shabaab iyo Daacish ayaa fariisimo ciid an ku leh dhulka buuraha gobolka Bari, waxayna mararka qaar weeraro ka geysta an deegaanno hoosta ga Puntland

DF oo shaacisay tirada Al-Shabaab loo ga dilay kacdoonka socda iyo inta dee gaan ee laga saaray

Wasaaradda warfaafinta ee dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay bayaan ay ku cadeyneyso ugu yaraan 20 deegaan oo ka kala tirsan dhulka seddax dowlad gobo leed Al-Shabaab laga xoreeyey todobaa dyadii lasoo dhaafay, sidoo kale ugu ya raan 100 dagaalame ayey dowladdu she egtay in la dilay.

"Ciidamada Qaranka iyo Dadka Deegaanka, oo is kaashanaya ayaa kooxda argagixisada ah ee alshabaab ka xoreeyay in ka badan 20 deegaan oo ku kala yaalla, Galmudug, Hi rshabelle iyo Koonfur-Galbeed , laguna dil ay in ka badan 100 maleeshiyo iyo horjo ogayaal ka tirsan argagixisada,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.Qoraalka ayaa inta as ku sii daray in howlgallo bilow u ah ful inta aragtida dowladda Soomaaliya ee ku aadan in kooxda Al-Shabaab laga xoreeyo dalka, ay ka socdaan meelo badan oo dal ka ka mid ah.

"Kacdoonka dadweyne ee kaashanaya dowladda ee deegaanadaas looga xoreey ay al-Shabab, ayaa ka dhashay markii ay dadweynuhu u dulqaadan waayeen tacadi yada joogtada ah ee dilka iyo xadgudubya da kale ee ay ku hayeen kooxaha argagix isadu bulshada rayidka ah ee deegaanada as, iyagoo deegaanadaas ka soo abaabul ayay weerarada qaraxyada iyo kuwa naf-haligga ah,” ayaa lagu yiri qoraalka dowl adda.

Deegaanada laga xoreeyay Al-Shaba ab ee ku xusan bayaanka dowladda ayaa kala ah:Gobolka Hiiraan: Beer-gadiid, Bac da, Teedaan, Goobo, Baardheere, Tirosh anle iyo Coomaad.

Galguduud: Cadakibir, Maarsagame, Dhuumoodle iyo Cali-Waliid.

Koonfur Galbeed: Madabuun, Ceel-la-hel ay, Makiini, Hibaaq-daranle, Iskire, Qany areey, Boorami, Baaqay iyo Kaayoow.

"Intii ay socdeen hawlgalada, waxay argag ixisadu falal aargoosi ah kula kacday Maati iyo dad Rayid ah, oo ay isugu dareen af duub, dil iyo birburinta hantida dadweyn aha ee noloshooda daruuriga u aheyd,” ay aa lagu yiri war-saxaafadeedka.

Sidoo kale waxaa bayaankaan lagu ca de eyey in Dawladda Soomaaliya ay ka go ’an tahay inay shacabka ka dulqaado taca diy adda Al-Shabaab ee 15-sano jirsaday, "Waxaa dowladda ka go’an in la ciqaabo dambiilayaasha,” ayaa lagu yiri warkaan.

Dawladda ayaa bayaankaan ku bogaadi say Ciidamada Qaranka iyo dadka xaq-u-dirirka ah ee hubka u qaatay in ay diidaan dullaysiga Al-Shabaab, "Hawlagal addu, waa sii soconayaan, si joogto ah ayaanan dadka Soomaaliyeed ugu soo gudbin doonnaa hadba halka ay xaaladdu mar ayso.”

Xigasho:caasimadda.net

Mareykanka oo war kasoo saaray shirka Muqdisho uga furmay DF iyo dowlad

 goboleedyada

Safaaradda Mareykanka ee Soomaal iya ayaa soo saartay qoraal kooban oo taa geero ay ugu muujisay shirka Shalay Mu qdisho uga furmay madaxda dowladda fed eraalka iyo dowlad goboleedyada Soomaa liya.

Qoraalka Mareykanka ay aa lagu cadeeyey in kul amada noocaan ah ay guul u hor seedayaan soo kabashada Soomaa liya, isla markaana shirkaan uu yahay mid si dhab ah loogu qeexayo mas’uuliyadaha ka dhex jira DFS iyo dowlad goboleedya da.

"Waxaan soo dhaweyneynaa kulankaan & Madaxweynayaasha Maamul Gobolee dyada. Qeexida doorarka & mas’uuliyada ha, ee ka dhex jira DFS & Dowlad Gobolee dyada, iyo codsigooda joogtada ah waxay kor u qaadaan xasilloonida, amniga, iyo ba rwaaqada. Waana guul kale oo laga gaar ay soo noolaynta Soomaaliya,” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay safaaradda Marey kanka ee Muqdisho.

Axadii Shalay ayuu shirkii ugu horeeyey Muqdisho uga furmay golaha wadatashiga qaranka oo la isku yiraahdo Madaxweyna ha, Ra’iisul Wasaaraha iyo madaxda dowl ad goboleedyada dalka, tan iyo markii la soo doortay madaxda dowladda federalka.

Shirkaan ayaa la qorsheeyey in laba maalmood lagu soo koobo, waxaana lagu wadaa in gelinka dambe ee berri lasoo ga bagabeeyo, hadii caqabado kale aysan ku imaan.

Madaxweynaha, R/Wasaaraha iyo mad axda dowlad goboleedyada ayaa Shalay soo xaadiray shirka, waxaana goobta ka maqnaa Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo Muqdisho aan imaan, balse shirka uga qeyb galay aalada Zoomka.

Laba qodob ayaa ilaa hadda la shaaciy ey in shirkaan diiradda lagu saarayo, kuw aas oo kala ah, abaaraha dalka ka jira iyo cakdoonka lagu ciribtirayo Al-Shabaab, ba lse waxaa jiri kara qodobo kale oo madax da qaar ay miiska soo saari doonaan, si looga doodo ama looga xaliyo

Wadahadallo nabadeed oo u bilaabmay dowladda Itoobiya iyo xoogagga Tigreyga

Waxaa wada-hadallo hoose ay u bilaawdeen dhinacyada ku dagaalamaya Waqooyiga Itoobiya ee dowladda Itoobiya & Xoogagga Tigreega, kuwaas oo dib u bilaawday kadib shan bilood oo xabbad joojin aheyd.

Wafdi ka socda dowladda Itoobiya iyo wakiilo ka socda Tigreega TPLF ayaa kulan qarsoodi ah ku yeeshay magaalada Jabuuti. Wadahadalladan waxaa soo qabanqaabiyay ergeyga Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika, Mike Hammer, oo tan iyo todobaadkii hore ku sugnaa Itoobiya.

Labada dhinac si fiican ayey u yaqaanaan bilowga hore, waxay si qarsoodi ah ugu kulmeen halkaas intii lagu jiray xabbad joojinta Bani’aadamnimada si ay ugu heshiiyaan shuruudaha geeddi-socodka nabadda.

Qodobada ugu muhiimsan ee dhinacyadu ay ka wada hadlayaan ayaa waxaa ay yihiin saxiixa xabad joojinta, soo afjarida go’doominta Tigrayga, faragelinta ciidanka Eritrea ee Tageerada siinaya Addis Ababa, iyo mustaqbalka Wolkait oo ah dhul lagu muransan yahay oo galbeed ka xiga Tigrayga .

Guddoomiye Cusub oo Shalay loo Magacaabay degmada Marka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gud aha,Dowladaha Hoose iyo Dib-U-He shiisi inta ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbe ed Cabdullaahi Xaaji Xassan Manuur ayaa Shalay guddoomiye Cusub u magacaabay degmada Marka oo ah Xarunta gobolka Shabeellaha Hoose.

Wareegto kasoo baxd ay Xafiiska Wasiirka Arrimaah gudaha Ko onfur Galbeed ayaa waxaa Guddoomiyaha degmada Marka loogu Magacabay Cusma an Muuse Maxa med, kaas oo bedelaya Gu ddoomiyihii hore ee degmada Marka Cabd ullaahi Cali Axmed Waafoow oo qar ax Ismiidaamin ahaa lagu dilay 27-kii Bisii July ee sanadkan 2020.

 

Faah faahin: Qarax ka dhacay Beled we yne + bartilmaameedka

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax miino oo barqanimadii Shalay ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Qaraxa oo ahaa oo mid xoogan ayaa ka dhacay Xaafadda Xaawo Taako, iyada oo lala beegsaday askar ka tirsan kuwa miino baarista ee ka howlgala garoonka Ugaas Khaliif.

Ilo wareedyo la gu kalsoon yahay ayaa in noo sheegay in qaraxa la dhigay waddada dhi naceeda, wuxuuna haleelay gaari ay wat een ciidamadaas oo ah kuwa Boolis ah.

Inta la xaqiijiyey waxaa qaraxaas ku dhaawamay illaa saddex askari, kuwaas oo la geeyeyIsbitaalka ciidamada ATMIS ay ku leeyahiin deegaanka Ceeljaalle.

Dhanka kale ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha laamaha amma anka iyo mas’uuliyiinta maamulka degma da Beledweyne oo ku aadan qaraxaasi. Xaaladda ayaa haatan deggan, waxaana goobta gaaray ciidamo ka tirsan ammaan ka ee magaaladaas.

Beledweyne ayaa waxaa inta badan ka dhacay falal ammaan darri oo isugu jiro dilal iyo qaraxyo ay ka fuliso kooxda Al-Shabaab.

Weerarkaan ayaa ku soo aadayo, xilli haatan ay howlgallo culus ka socdaan go bolka Hiiraan, kuwaas oo ay iska kaashan ayaan ciidamada dowladda iyo kooxda Macawiisleyda.

Shirkad soo saartay wershedo yaryar oo ku shaqeeya tamarta Nukliyeerka, si ay Yurub u hesho laydh jaban oo ku filan.

Xilli ay wadamada Yurub ay la baaxaa degayaan qiimaha sarreeya ee shidaalka iyo laydhka oo ka dhashay, ka dib markii uu Ruushku xakameeyey gaastii iyo shidaalkii uu u dhoofin jiray wadamada Yurub, ayaa haatan waxaa soo baxaya shir kado gaar loo leeyahay oo doonaya inay ka faa’iidaysaan fursaddaas , isla marka ana ay hindisaan habab casri ah oo dalal ka Yurub ay ku heli karaan tamar jaban.

Shirkadda Rolls-Royce SMR ee fa dhigeedu yahay dalka UK ayaa sheegtay inay soo saarayso wershed yar oo casri ah oo ku shaqaynaya tamarta nukliyeerka, taas oo qiime ahaan aad uga jaban inta ha atan lagu dhiso wershedaha waaweyn ee ku shaqeeya tamarta nukliyeerka, sidoo ka lena wakhti ahaan ka yar inta lagu dhisayo wersheddaas.Wersheddan casriga ah ee ay hindistay shirkaddani ayay sheegeen in ay soo saarayso tamarta ay u baahan yih iin dalalka Yurub, waxayna durba heshiisyo kala duwan ay la gashay dalal badan oo Yurub ku yaalla oo uu ugu horreeyo dalka Ingiriisku.Dalal badan oo Yurub ku yaalla ayaa haatanba ku tiirsan laydhka ay ka he laan wershedaha ku shaqeeya tamarta Nukliyeerka, sida dalka Faransiiska, iyo dalka Jarmalka oo haatan qorshaynaya inay dib u kiciyaan laba wershedood oo ku shaqeeya tamarta nukliyeerka oo la xidhayo sannadkan dhamaadkiisa. Hindis aha cusub ee shirkadda Rolls-Royce SMR ma xallinayo duruufaha haatan ka jira wa damada Yurub ee la xidhiidha, korodhka u yimi qiimaha shidaalka iyo laydhka, hase ahaatee waxay qaadanaysaa inay dhimsha wershedahooda ku dhamaystir aan muddo shan sano iyo badh ah.

Koox aha u dhaqdhaqaaqa deegaanka oo aad u gu xoog badan dalalka Yurub ay aa si weyn uga soo horjeeda in la dhiso ama Yurub ay ku sii tiirsanaato tamarta la ga dhaliyo we rshedaha ku shaqeeyo hu bka nukliyeerka, iyaga oo ka digaya dhib aatada ay u keena an deegaanka iyo bii’a dda.Si taas la mida, waxaa haatan walaac badan laga muujina yaa habka loo maara ynayo qashinka wer shedda oo ay ku jiraan shucaac aad u sarr eeya iyo haddii farsa mada casriga ah ee wershedahani ay ga canta u gasho dalalka doonaya inay samay staan hubka nukliyeer ka, kuwaas oo uga faa’iidsan kara, ama in ay helaan kooxo si gurracan u isticmaa la.Shirkadda ayaa she egtay in qiimaha ay wershedahan casriga ahi ku kacayaan inay gaadhayaan inta u dhexeysa $2.5 illaa $3.2 billion dollars, wa xaana dhismaha we rsheddu uu ku dham aanayaa shan sano iyo badh, halka wer shedaha hore ee ku shaqeeya tamarta nuk liyeerku inay qaat aan in la dhiso illaa todd oba sannadood iyo badh,

waxaana qiime ahaan ay ku kaca an inta u dhexeysa $6 billion illaa $9 billion oo dollar.AP .

Dad shacab ah oo qarax lagula beegsa day Baay

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay mi ino dad shacab ah Shalay kula qarxay dul eedka degmada Bardaale oo ka tirsan go bolka Baay oo hoostaga dowlad goboleed ka Koonfur Galbeed.

Qaraxa ayaa ka dhacay deegaanka Ceeldheere, waxaana goobjoogayaal ay sheegeen inuu haleelay mooto Bajaaj ay la socdeen dad shacab ah, xilli ay marayeen waddadaasi. Inta la xaqiijiyey waxaa qarxaan ku dhi ntay ugu yaraan 1 qof, halka 2 kalena ay ku dhaawacmeen, kuwaas oo la geeyey de gmada Bardaale ee gobolka Baay.

Sidoo kale waxaa goobta gaaray ciida mo ka tirsan kuwa daraawiishta Koonfur Galbeed oo howlgallo miino baaris ah ka sameeyey halkaasi, balse ma jirto cid ay

soo qabteen.

Saraakiisha howl galka sameey ey ay aa sheegay inay weli wadaan baaritaano dheeraad ah, waxayna sheegeen inay suu ragal tahay in miinooyin kale ay Al-Shaba ab ku aaseen halkaas. Dhanka kale ma jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay dhanka kooxd Al-Shabaab oo ku aadan qaraxaas ka dhacay duleedka Bardaale ee ay waxy eelada kasoo gaartay shacabka.

Inta badan degmooyinka gobollada Baay iyo Bakool ayaa go’doon ugu jira Al-Shabaab oo weeraro khasaare geysta ka fulisa gobolladaas oo dhaca koonfurta So omaaliya.

William Ruto: Beeralayda qaadku waa in aysan welwelin, arrimaha qaadka madax weynaha Soomaaliya ayaan kawada hadalnay

Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa markii ugu horraysay ka hadlay Qa adka dalkiisu u dhoofiyo Soomaaliya, ka asoo bishii August dib loo fasaxay kadib muddo labo sano oo hakad uu ku jiray.

Madaxweyne Ruto ayaa sheegay inuu madaxweyna ha Soomaaliya la kulmay tod obaadkan, isagoo tilmaamay inay kawada hadleen ganacsiga Qaadka.

"Aniga ii daaya arrimaha qaadka. Waxaan toddobaadkan kulan la leeyahay Madaxwe ynaha Soomaaliya si aan suuqa qaadka uga wada hadalno," sidaa waxaa yiri mad axweyne William Ruto.

William Ruto ayaa Beeralayda qaadka ee dalkiisa ugu laab qaboojiyay in aysan welwelin. Wuxuu u sheegay dhammaan arr imaha qaadka ku saabsan inuu Soomaa liya kala macaamili doonno.

Kenya waxay dadaal xooggan ku bixi say inay dib usoo celiso Qaadka Soomaal iya u dhoofin jirtay, kadib markii dowladdii hore ee Soomaaliya ay joojisay 2020.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa bi shii August heshiis uu la galay dhiggiisa Ke nya xayiraadii kaga qaaday dhoofinta Qa adka Kenya. Labo todobaad kadib heshiis ka, Kenya ayaa si rasmi ah u billowday dhoofinta Qaadka.



WALAALIHII KALA IRDHOOBAY OO AY GEERIDA BOQORADDA MIDEYSAY


WALAALO DIB U MIDOOBAY

XIGASHADA SAWIRKA,PETER NICHOLLS

Warbaahintu waxay ka fikirayeen iney baah intooda cinwaan uga dhigaan 'Walaalo gac maha ishaysta' ama 'walaalo ay geeri mide ysay'.

Sawirrada Amiir William iyo Amiir Harry oo malmaha soo socda siyaabo kala duwan dadka ula kulmaya oo la arko waxay noqon doonaan kuwa lama filaan ah.

Iyaga oo ay wehliyaan xaasaskooda Cather ine iyo Meghan, waxay salaameen dad ku sug naa afaafka hore ee qasriga Windsor taasoo aan la saadaalin karin toddobaad ka hor, markii harry iyo xaaskiisa ay dib ugu laabteen UK.

Lamaanayaashaasi ayaan ku dhawaad laba sano meel fagaara ah isku arkin.

Arrimahaasi oo dhan Khamiistii ayey isbedd eleen. William iyo Harry inkasta oo qorshaha uusan ugu jirin iney kulmaan haddana waxaa kulankooda qasab ka dhigay arrin si lama filaan ah u dhacday.

Markii ay xaaladda Boqoradda ka sii dartay, oo ay labadooduba taleefannadooda ka sugay aan wixii soo kordha, labada walaalaha ah wax ay safar degdeg ah ku aadeeen Balmoral halk aasoo ay ku sugneyd boqoradda.

William, Catherine, Harry iyo Meghan waxaa dib u mideeyey geerida Boqoradda ku timid.

Dareenka Amiirrada ay ku abuurtay geerida Boqoradda ayaa ah mid aad u sarreysa. Waxa ana la filayaa murankii u dhaxeeyey labada Amiir iney tacsida Boqortooyada u taallo soo afjarto.

Amiir Harry oo Ubax la guddoonsiiyey

XIGASHADA SAWIRKA,POOL

Markii amiirada William iyo Harry ay dhaxgal een shacab u soo baxay tacsi

11 Sebtembar 2022

Boqor Charles III: Sawirro noolashiisa ku saabsan

Geerida Boqorad Elizabeth II ayaa sab abtay iney qoyska reer boqor oo dhan dib u mi doobaan gaar ahaan Amiir William iyo Amiir Ha rry iyaga oo dhinac isaga dhigay khilaafkii dhex dooda ahaa. Waana xilligi ku habboonaa oo ay gacmaha isqabsan lahaayeen.

Geerida Boqoradda ku timidna labada Amiir ee walaalaha ah waxay u noqon doontaa mid adag. Maxaa yeelay waxay horay u soo wa jaheen iyaga oo aad u da' yar iney hooyadood Diana ay geeriyootay. Sawirrada iyo muuqaal lada ay ku wada jiraan William iyo Caterine, Ha rry iyo Meghan waxaa si aad ah u soo dhawee yey shacab badan oo muddo dheer sugayey iney arkaan qoyska boqortooyada oo mideysan inkasta oo midnimadooda ay hadda ku timid geerida boqoradda oo aan la ogeyn waxa ay ku dambeyneyso.

Wakhti yarba ha ahaatee waxaa soo laabtay sumcaddii iyo heybaddii qoyska reer Boqor ay lahaayeen, taasoo noqotay mid waafqsan dare enka shacbaka Britain ee wakhti xaadirkan.

Sida ay tibaaxayaan xogo laga helayo Boqo rtooyada, Amiir William ayaa casuumaad u fid iyey Amiir Harry iyo Meghan si ay u wadaga laan sawirro muujinaya iney dib u midoobeen.

Xitaa haddii ay tahay daqiiqado ay midnimo muujiyeen, haddana waxaa weli sii mu uqanaya kala duwanaashaha weyn ee labada dhinac ku kala dhex jira.

Wiiliam, Camila iyo Charles

XIGASHADA SAWIRKA,POOL

Geerida Boqoradda kaddib William ayaa noqday dhaxl-sugaha Boqortooyada Britain.

William ayaa si dhaw ula socon doono arri mo badan. Muhiimad ka duwan walaalkii ay uuna yeelan doonaa.

Amiir William wakhti xaadirkan waa Amiirka Wales, waxaana maalintii Dorraad ahayd mees ha ka baxay magacii aabbahood ay ugu yeeri jireen maadaamaa uu Boqor Charles III maalintii Dorraad ahayd si rasmi ah boqornimad iisa loo shaaciyey.

Amiir William xilliga Boqor Charles la dhaarinayey dhinaciisa ayuu taagnaa.

Amiir Harry wuxuu ku socdaa waddo aad uga duwan tii uu William soo maray, isag oo California kula nool Meghan iyo qoys kiisa da'da yar, isaga oo ku howlan howlo isugu jira warbaahin iyo samafal.

Hase yeeshee, Amiirradu si kasta oo ay howlmaameedkooda ugu kala duwan yihiin haddana, weli waxay ka wada tirsan yihiin Qoy ska Boqortooyada.

Si aad ah ayey bulshada dareenkooda ugu kasbadeen kulammadii maalmahan dhexma reyey, inaksta oo warbihntu ay in mudda ah dulhoganayeen arrimahooda gaarka ah oo ay warbixinnad ooda diiradda ku saarayeen

XIGASHO:BBC


Wararkii Ugu Danbeeyay Ciidanka Ruushka Oo Jab Lagu Gaarsiiyay Dagaal

 Ka Socda Ukraine

Taliyaha ciidamada Ukraine ayaa sheegay Axaddii, in ciidamada Ukraine ay guulo ka gaa rnen dagaalkii ka socday waqooyiga gobolka Kharkiv, ayna u sii gudbeen koonfurta iyo bariga dalka, kadib markii ay si degdeg ah gaca ntooda ugu soo dhacay xaruntii ugu weyneyd ee Ruushka ee waqooyi bari Ukraine.

Taliyaha ciidamada Ukraine General Valery Zaluzhny ayaa sheegay in 10-kii maalmood ee lasoo dhaafay ay Ruushka ka qabsadeen dhul gaaraya 3,000 oo kiilo mitir, isaga oo sheegay in gobollada koonfurta, bariga, iyo waqooyiga dalkaas ay horumar ka sameeyeen ciidanku, isla markaana ay 50 kiiloomitir u jiraan xadka gobollada uu Ruushku wada heysto.

Gacan ku dhigista magaalada Izium ayaa cala amad u ah jabkii ugu xumaa ee soo gaaray cii damada Ruushka tan iyo markii laga saaray magaalada caasimadda ah ee Kyiv bishii March, iyadoo kumannaan askari oo Ruushku ay ka tageen rasaas iyo qalab markii ay cara reen.

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa soo dhoweeyay ka bixitaanka Ruushka ee magaalada Izyum ee gobolka Kha rkiv, isagoo sheegay inuu yahay horumar laga gaaray dagaalka lixda bilood socday, isagoo sheegay in xilliga qaboobaha uu keeni karo gu ulo dhinaca dhulka ah oo degdeg ah haddii Ky iv ay hesho hub awood badan.


Pakistan oo ku dhawaaqday khasaaraha ay geysteen Fadahaado ka dhacay

 dalkaas

Dowladda Pakistan ayaa ku dhawaa qday in fatahaadii dalka ka dhacay dhowa an sa babeen khasaare ka badan 30 bilyan oo doolar, isla markaana waddanku uu u baahan yahay kaalmo caalami ah si dib lo ogu dhiso kaab ayaashiisa.

Major-General Zafar Iqbal oo ah isku duwa ha Xarunta Wax ka qabashada Fatahaadaha Qaran ka (NFRCC) ayaa warbixin ka siiyay Ra ’iisul Wasaare Sheh baz Sharif iyo Xog hayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ant onio Gute rres oo booqasho ku jooga dalka, isagoo shee gay in dalka uu helay roobab ka badan 518% inta lagu jiro xilliga dabe ylaha.

"Saddex meelood meel Pakistan ayaa hoos u dhacay, khasaaruhuna aad ayuu uga badn aan doonaa oo aad uga badnaan doonaa masii badii hore,” ayuu sarkaalku ku wargeliyay laba da mas’uul intii ay boo qdeen xarunta NFRCC.

"Ma ahan mid dib u dhac ku ah kuwa wax badan ka geystay dagaalka dabiiciga ah. Paki stan wax yar ayay ka geysatay isb eddelka cimilada, haddana waa mid ka mid ah meelaha ugu daran ee ay sida daran u saameeyeen ca waaqibka isbeddelka cimi lada,” ayuu yiri madaxa Qaramada Midoo bay.

Madaxa Qaramada Midoobay ayaa ga ar ay Islamabad isaga iyo wafdi uu hogaami nayo oo booqasho labo maalmood ah ku jo oga si ay u muujiyaan taageerada ay u ha yaan dalka ay fatahaaduhu saameeyeen.

Waxa uu Shariifka u xaqiijiyey in QM ay taageeri doonto Pakistan, isla markaana uu be esha caalamka ku wacyigelin doono sidii dalka

loo caawin lahaa xilliga uu baah an yaha


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip