SAWIRO:- Qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka socota Baydhabo

0
Tuesday May 31, 2022 - 07:53:38 in Wararka by
  • Visits: 205
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO:- Qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka socota Baydhabo

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Waxaa Maanta siweyn looga dareemayaa Mahaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay qaban qaabada soo dhaweynta Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta tagaya halkaas.

Ammaanka Magaalada Baydhabo ayaa aad loo adkeeyay, waxaana sidoo kale hareeraha waddooyinka la suray boorar uu ku dhegan yahay sawirka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

 

Mas’uuliyiinta Maamulka Koonfur Gakbeed & Bulshada Magaalada ayaa u diyaar garoobay soo dhaweynta Madaxeeynaha Soomaaliya.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip