Lixda Sawir: Siyaasiyiintu maxay dadka u sheegaan?.
....
1.Waxaa jiro, Shakhsiyaad Siyaasiyiintu u isticmaalaan in ey Dadka u sheegaan, Babaay ayaa Qare dhalay.( F.S:1aad).
2. Siyaasiyiinta qaar ayaa u isticmaalo, qeybo ka mid ah Baraha Bulshada Sida: Radio,TV website-ka FB iyo kuwa kale in ey Dadka u sheegaan, Abeeso wadaniyad ah, ayaa Kaluun ka badbaadisay Dabeeylo Badda ka kacay oo uu ku hafan lahaa ama ku neef qabatoomi lahaa Kaluunku,la isma weeydiiyo kaluun Biyo maku Haftaa?.( F.S: 2aad)
3. kuwaasi waxaa Jaranjarta ey isticmaalaan Siyaasiyiinta, Xildoonkaa qaarkood.(F.S:3aad)
4. Marka looga Gudbo, Bacaadka kulul, waa la iska Tuuraa.(F.S:4aad)
5. kuwaa la isticmaalo, dhaqankooda waxaad ku ogaan karaa.
a) inta ownan ku dhageeysan ayuu kuu jawaabaa.
b) waxa uu ku mucaaradaa inta uuna ku Fahmin.
c) wax ownan Aqoon ayuu Go’aan ka gaaraa. ( F.S:5aad)
6. Duufaantaa Jahliga waxaa looga badbaadaa in la isaga xeeyndaabo, Biya xireenka Aqoonta. ( F.S:6aad)
FG: wixii ka khaldan ka sax, wixii ka dhimanna ku dar.
Qore: Yahya Amir
Lixda Sawir: Siyaasiyiintu maxay dadka u sheegaan?.
....