HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES ARBACO 25-AGOSTO 2021

0
Wednesday August 25, 2021 - 08:08:22 in Wararka by
  • Visits: 465
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES ARBACO 25-AGOSTO 2021

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
Xukuumadda Oo Ka Hadashay Kulankii Golaha Wadatashiga Iyo Beesha Caalamka

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Fede raalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Roo ble ayaa guddoomiyey kulan u dhexeeyey Gol aha Wadatashiga Qaran ee Doora shooyinka iyo wa kiilada Beesha Caalamka u jooga Somaliya.Kulanka ayaa inta uu socday waxaa looga had lay dar-dargelinta geeddi-socodka doorashoy inka iyo dadajinta dhaqaalaha fars amo ee sa axiibada caalamka kaga aadan Ha nnaanka doorashooyinaka.
Kulanka ayaa lagu soo bandhigay horuma rada laga sameeyey han naan ka doorashooyi nka uu dalku galay, maadaama la dajiyey hab raacyada doorashada Golaha shacabka Barl amaan ka F. Soomaaliya iyo muhiimada uu amniga u leeyahay doorashada.
R/Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Ma xamed Xuseen Rooble ayaa xusay sida ay uga go'an tahay in dalka ay ka dhacdo doora sho, la isku raacsan yahay, si nabdoon ku dha cda, cid kasta oo tabasho qabtana laga qancin doono , si hannaanka doorashadu u noqdo mid ay dhammaan dhinacyada siyaasaddu raali ka wada yihiin.
Wakiiladda Beesha Caalamka ayaa R /Wasaaraha ku boggaadiyey kaalintiisa hoggaami need ee horseeday horumarka iyo is fahamka ay ku socdaan Geeddi socodka doorashooyin ka Soomaaliya.
Xubnaha G/ wadatashiga Qaran oo Shalay kulan la yeeshay safiirada beesha


 caalamka ee fadhigooda yahay M/ Muqdisho
Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa wa xaa guddoomiyey Ra'iisul wasaaraha Soomaa liya, iyada oo ay goobjoog ahaayeen madaxda maamul goboleedyada iyo duqa magaalada Muqdisho.
Intiisa badan waxaa shirkan diiradda lagu sa aray dardar-gelinta arr imaha doorashooyin ka dalka, gaar ahaan mid G/shacabka ee la filayo in dhowaan la qabto.
Sidoo kale waxaa kulanka lagu soo qaad ay taageerada beesha caalamka ee ku aadan dha qaalaha ku baxay hirgelinta doorashooyin ka dalka.
Golaha wada-tashiga qaran ayaa sidoo kale wakiilada beesha caalamka la wadaagay warbi xin ku aadan xaaladda dalka iyo waxyaabaha u ga qabsoomay doorashooyinka.
Kulankan ayaa qeyb ka noqonayo wada-ha dallo is-daba joog ah oo maalmihii lasoo dha af ay ka dhacayey caasimada, kuwaas oo diirad da lagu saarayey doorashooyinka, waxaana u gu dambeeyey midkii ay Habeen hore yeeshe en G/wa da-tashiga qaran & midowga mushar ixiinta. Si kastaba doorashada Soomaaliya oo mar xalado kala duwan soo martay ayaa ha atan ma reysa meel xasaasi ah, iyada oo la gu da-gal ayo mida golaha shacabka Soomaaliya. Bulshada Rayidka oo ka soo horjeedsatay hab-raaca doorashooyinka xildhibaanada.
Isutaga Bulshada Rayidka Soomaliya ayaa ka soo horjeedsaday hab-raacii doorashooyin ka xildhibaanada Golaha Shacabka ee ay dha waan soo saareen madax da G/W/Qaran. Bayaan ay soo saareen kooxaha bul shada rayidka ayaa waxay welwel ka muujiyeen geedi socodka doorashoyiinka dalka.
Bulshada rayidka ayaa waxay farta ku fiiqeen in meesha laga saaray doorkii

 ay ku laha ayeen doorashada.
Isutaga Bulshada Rayidka Soomaliya aya dhanka kale ugu baaqay in odoyaasha dhaqa nka, culumo u diinka, wax garadka, haweenka & aqoonyahanada Soomaliyeed inay u istagan sidii looga hortegi lahaa nidaam doorasho oo abuuri kara xasilooni daro.
"Waxaan aaminsan nah ay in habraaca ay soo saareyn G/Wadatashiga Qaran uu meesha ka saarey doorka bulshada rayidka ee hubinta xulista ergooyinka taasina waxey sheki badan gelineysa suurtogalnimada in dalka ay ka dhac aan doorashooyin lagu kalsoonaan ka ro oo xasilooni siyaasadeed dalka u horseeda," ayaa lagu yiri bayaanka Isutaga Bulshada Rayidka Soomaaliya.
G/Siyaasiyiinta Somaliland ee uu Garabka G/Cabdi Xaashi oo qaar ka mid ah qodab ada habraaca ka ka hor yimaadeen.
Qoraal kasoo baxay Garabka Cabdi Xaashi ayaa ugu horeyntii lagu soo dha weeyay in doo rashada kuraasta Aqalka Sare ee Somaliland la waafajiyey habr aacyadii 2016-kii, islamar ka ana ka go'aan ga aristeeda loo daay ey hogamiy eyaasha siyaasada iyo dhaqanka gobolada Waqooyi.
"Golaha Siyaasiyiinta Somaliland ee uu ho gaanka u yahay Guddoomiyaha Aqalka Sare, Md.Cabdi Xa ashi Cabdilaahi wuxuu si dhow ula socday shirarka Madasha Wada tashiga Qaranku ku leeyi hiin magaalada Muqdisho iyo Ha braacyadii doorashada ee kasoo baxay," ayaa lagu yiri qoraalka.
Garabka Cabdi Xaashi ayaa yiri "Waxaa Ma dasha Wadatashi ga Qaranka iyo dhamaan da neeyayaasha kale ee doorashada u caddey naynaa in aanan raali ka aheyn qaabka ay m adashu u wajahday xulista ergada iyo cid da hagey sa habraacyada iyo maamulka doora shada Somaliland."
Garabka Cabdi Xaashi ayaa sheegay inay habraacan ku diideen saddex qodob oo ka mid ah:-
1- Gudiga Doorashada Somaliland ee SEIT wu xuu u kala qaybsan yahay laba dhinac oo leh 2 gudoon, sidaas darteed iyada oo aan la xallin oo la mideyn guddoonka Guddiga ma dhici kar to doorashada Aqalka Sare iyo tan Golaha Sha cabka toona.
2- Doorashada Golaha shacabka ee Somali land waxaa saldhig u ah odayada dhaqanka ee ku jira 135-ka oday, sida xulista ergada iyo as taynta qoondada kuraasta haweenka iyagoo la tashanaya cuqaasha iyo nabadoonada jifada kursiga iska iska leh. 3- Sidii aan marar badan hore u caddeynay, hirgelinta habraacy ada iyo maamulka doorash ada waxaa hagaya hogaanka siyaasiyiinta ka soojeeda Somaliland oo isu dhan si waafaqsan habraacii doorashadii 2016 kii. Sidaa awgeed, xafiiska Ra'iisul Wasaare xaq uma lahan in uu kuraasta Somalialnd iyo kuwa Banaadiriga u maamulo si ka duwan sida uu u maamulayo doorashada guud ee Dalka.
Ugu dambeyntiina qoraalka kasoo baxay Golaha ayaa lagu sheegay in xafiiska R/ was aaraha uu xaq u laheyn inuu kuraasta Somali land iyo kuwa Banaadiriga u maamulo si ka du wan doorashada guud ee dalka.
HOOS KA AQRISO WAR-SAXAAFADEEDKA
Wasiirka Haweenka oo qaabishay saraakiil ka socotay Safaaradda Finland ee Soomaaliya.
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horu marinta Xuquuqda Aadanaha XF/Soomaaliya marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim oo uu wehl iyo agaasimaha guud ee Wasaaradda, Md. Isx aaq Xaashi Jimcaale, ayaa Shalay ku lan kula yeeshay xafiiska Wasiirka, mas'uuliyiin ka soco ta safaaradda Finland ee Soomaaliya, ayagoo ka wada hadlay xooji nta wada shaq eynta labada dhinac.
Qodobada kulankooda diiradda ay ku saa reen ayaa waxaa kamid ahaa; xaqiijinta qoond ada haweenka ee 30%, dardar gelinta shuruuc da kala duwan ee W/Haweenka hortebinta u leh iyo arrimo kale.
Mas'uuliyiinta safaaradda Finland ayaa wax aa ay kala ahaayeen; Maiju Lepomakr oo ah u qeybsaha mashaariicda safaaradda ee Geeska Afrika iyo Mauri Starcrman oo ah isu duwana ha barnaamijyada ee Soomaaliya. Kulanka wuxuu ku soo dhammaaday is af garad ku qotoma wada shaqeyn iyo iskaashi 2da daraf oo ah,WH& Safaaradda Finland
Madaxa CIA William Burns oo la kulmay Ho ggaamiyaha Taliban Baradar
Agaasimaha CIA -da William Burns ayaa Kabul kula kulmay hoggaamiyaha Taliban Abdul Ghani Baradar,sida uu sheegay sarkaal Mareykan ah iyo ilo xog -ogaal u ah dhaqdhaqaaqa dowladda.
Kulanka ayaa yimid iyadoo maamul ka Biden uu daad gureeyay muwaa diniinta Mareykanka iyo xulafadiisa kale iyadoo fo wdo ay ka jirto gegida diyaaradaha ee Kabul ka hor waqtiga kama dambaysta ah ee 31 -ka Augu st. Wargeyska Washington Post oo soo xignaya saraakiil Mareykan ah oo ka gaabsaday in mgac ooda la xuso ayaa marka hore tabiyay kulanka.
Wakiil ka tirsan CIA ayaa sheegay in hay'addu aysan wax faallo ah ka bixin sidoo kale Aqalka Cadayaan ka hadlin kulankan.
Biden ayaa7kii hore sheegay in laga yaabo in ciidamada Mareykanka ay sii joogaan Afgaanist aan waqtigii loo qabtay todobaadka soo socda si loo daad gureeyo dadka Mareykanka.
Hase yeeshee,Taliban sarkaal ka tirsan Talib an ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Reu ters in aysan sii dheereyn doonin waqtiga loo qa btay ciidamada reer Galbeedka inay uga baxaan dalka Afghanistan. madaxa cia william burns oo la kulmay hogga amiyaha taliban bar
 
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay ku xigeenka Wakiilka QM ee Soomaaliya
Madaxweynaha DG/Jubbaland Axmed Max amed Islaam, oo ku sugan M/Muqdisho ayaa waxaa uu Shalay kulan la qaatay ku xigeenka wakiilka Q/M.u qaabils an Somaliya Anita Kiki Gbeho.
2da mas'uul ayaa waxaa ay ka wada had leen xaalada dalka iyo tageerada Q/Midoobay ee Soomaaliya iyo sidii ay QM u kordhin lah eyd.
Madaxweynaha D/G/Jubbaland Axmed Mad oobe ayaa uga mahad celiyay ku xigeenka wak iilka QM u qaabilsan Soomaaliya Anita Kiki Gbeho taageerada ay siiyaan Soomaaliya gaar ahaan Jubbaland, isla markaana ay la Shaq eyn doonaan.
Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa inta uu ku sugan yahay M/Muqdisho waxaa la filayaa Inuu kulamada sii wado, isaga oo dhawaan dib ugu laaban doona M/Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland.
Al-Shabaab Oo War Kasoo Saartay Weerar Ay Shalay Kula Wareegtay Camaara
Dagaal xooggan oo u dhexeeyay Ciidan ka Milateriga qeybta 21-aad, kuwa Daraawiish ta Galmudug iyo dagaalamayaasha Al-shaba ab ayaa waxaa uu arroornimadii hore Shalay uu ka dhacay deegaanka Camaara ee G/ Mu dug.Dagaalkaan ayaa ma rkii hore ka bilo wday, Qarax ka dib markii Al-shabaab weerar loo ade egsaday gaari la ga soo buuxiyey waxy aabaha qarxa ku qaade en Sal dhig Ciidamada huwanta ku leeyihiin gu daha Camaara, sidaasi na uu ku dhacay dagaal mud do ku dhow saa cad socday .
Al-shabaab ayaa weerarka iyo dagaalka ka dib u suura-gashay inay la wareegaan gacanta ku heynta deegaanka Camaara, waxaana la sheegay in halkaas ay isaga baxeen Ciidankii dowladda iyo kuwa Maamulka Galmudug oo ku sugnaa degaanka.
Sidoo kale Al-shabaab ayaa sheegtay inay qabsadeen 14 gaari oo 12 ka mida ah yihiin Tik niko, halka 2-da kale ay yihiin BG xamuul ah & Booyad, kuwaasi oo yaalla gudaha Sal dhiga weerarka lagu qaaday.
Saraakiil ka tirsan CXDS ayaa sheegay inay iska difaaceen weerarkii uga yimid Al-shabaab ee lagu qaaday Saldhig Ciidamada huwanta ay ku leeyiin Camaara, ayna khasaaro gaarsiiy een Shabaabka, waa sida hadalka loo dhigay.
Horraantii bishan ayay ciidmada dowladda iyo kuwa Galmudug la wareegeen Deegaanka Camaara oo in muddo ah ay joogeen Al-sbaba ab, waxaana howlgallo wadajir ah oo ay fuliy een Galmudug iyo dowladda Soomaaliya ay Al-shabaab uga xoreeyeen degmooyin ay ku ji rto Bacaadweyn, magaalooyin iyo tuulooyin dhowr ah.
Galmudug Oo Ka Hadashay Weerarkii Al-Shabaab Ku Qaadeen Degaanka Camaara
Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay wee rarkii qaraxa Is-miidaaminta ahaa ku bilowday ee Al-shabaab Shalay ku qaadeen deegaanka Deegaanka Camaara ee koonfurta G/Mudug, ka dibna uu xigay dagaal geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac.
Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle oo la hadlay VOA-da ayaa u sheegay in Ciidanka Milateriga qeybta 21-aad iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ay iska difaaceen we erarkii uga yimid Al-shabaab ee lagu qaaday Camaara.
Waxaa uu sheegay in Ciidamada huwanta ay khasaaro gaarsiiyeen Shabaabkii weerarka soo qaaday, isla markaana rag gii soo weerartay duqeyn dhina ca Cirka lagu dilay, taasoo lagu la beegsaday duleedka Magaa lada.
Wasiir Axmed Falagle ayaa tilmaamay in Sh abaabka ay wateen 2 gaari oo mid lagu soo rar ay xoolo oo lasoo geliyay Caa mara, wuxuuna beeniyay Wasiirka in Ciidama da laga qabsad ay Magaaladaas iyo gaadiid no oca dagaalka, waa sida uu hadalka u dhigay.
Dad shacabka ayuu sheegay Wasiirka War faafinta Galmdug in waxyeelo ay dagaalka uga gaartay meel ku dhow Saldhig Ciidanka ay ku leeyihiin Camaara, isla markaana goobta ay ya alleen gaadiid qaarkood haleysan, isagoona xu say in xaaladda haatan ay tahay mid degan .
Duqeyn Diyaaradeed Oo Ka Dhacday Mud ug Iyo Dowladda Oo Ka Hadashay
DiyAarad dagaal oo la rumeysan yahay In ay leeyihiin Mareykanka ayaa Shalay duqeyn waxaa ay ka fulisay duleedka Deegaanka Cam aara ee K/tG/Mudug ee Maamulka Galmdug, halkaas oo Shalay saa cado kooban qabsade en Al-shabaab.
Saraakiil ka tirsan Tal iska Ciidanka DANAB ee Xoogga dalka ayaa sheegay in duqeynta ka dhacday duleedka Camaara lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab, kuwaasi oo ay ku sheeg een inay ahaayeen dagaalamayaashii weerar ay deegaankaas.
Sidoo kale Saraakiisha DFS ayaa tilmaamay in duqeynta diyaaradeed ee la fuliyey aysan wax khasaaro dhimasho iyo dhaawac kasoo ga arin shacabkii goobta ka Agdhawaa, waa sida hadalka u dhigeen Taliska DANAB.
Waxaa kaloo Saraakiishay ay sheegeen in howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab ee ka soc da Galmudug uu socon doono, isla markaana CXD iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ay Sha baabka ka saari doonaan Mudug.
Al-shabaab ayaa Shalay weerar ku bilowday qarax Is-miidaamin ah ku qaaday Saldhig Ciida mo huwan ah ay ku leeyihiin gudaha Deegaan ka Camaara, waxaana weerarka kadib xigay dagaal xoogan oo Al-shabaab u suura-geliyay inay qabsadaan Deegaankaasi wallow ay dib uga baxeen halkaas.
Ciidanka Milateriga qeybta 21-aad iyo kuwa Daraawiishta Galmdug ayaa dib ula wareegay Camaara, iyadoona dagaalkii dhacay uu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho & dhaa wac,
Wasiir Toorno "Ninka leh diin kale ayaa Somaliland lagu dhiga caddayn teedi ayaa laga rabaa"
Wasiirka waxbarashada Somaliland Axmed Maxammed Diiriye (Toorno), ayaa waxba ka ma jiraan ku tilmamay eedaha loo jeedinayo, macalimiinta Shabakada Abaarso, waxaanu sheegay in caddayn laga ra bo cidii tidhi diin kale ayaa la gu dhigaa dugsiyada Abaar so. "Diinta, dalka iyo dadni mada midna iib ma galo, isku riix riix iyo isku ceebayna ma galo, isagay u ta ala ninkii mucaarad nimo iyo hebel ku xumee u isticmaalaya, ninka leh diin kale ayaa Somalil and lagu dhigaa isaga ayaa caddayn teedi laga rabaa" ayuu yidhi wasiir Toorno.
Wasiirka ayaa wax lala yaabo ku tilmamay eedeeynta isdaba jooga ah ee uu Cabdimalik Muuse Coldoon sanadihii u danbeeyay u jeed inayay dugsiga Abaarso iyo jaamacadda Bar waaqo, wuxuna sheegay in dugsiyada Somali land aan lagu dhigan diin aan ka ahayn tan Isla anka.
"Waxan doonayaa inaan halkan bulshada u ga caddeeyo dugsiyadeenu inay yihiin meelo dinta Islaanka lagu barto, ee anay ahayn me elo diin kale lagu barto, waxa cajiiba inan kal iya ayaa 10 kii sano ee ugu danbeeyay dugsi qudha dusha ka saarnaa" ayuu yidhi wasiir Toorno.
Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa marar ka la duwan Shabakada Abaarso ku eedeeyay in maamulkoodu diinta Masiixiga ku dhex faafina yo ardayda wax ka barata dugsiga iyo jaamac adda shabakadu leedahay, taasi oo bulshadu ay ku kala qaybsantay xaqiiqnimada sheega shada Coldoon.
Ciidamada Puntland oo howlgallo ka wada buuraleyda Gobalka Bari.
Ciidammada Amniga Dowladda Puntland ayaa howlgallo culus oo ka dhan ah kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish ka wada buuraleyda Calmiskaad ee Gobalka Bari
.Howlgaladan ayaa si gaar ah uga socda agagaarka deg madda Balli-dhidin iyo deega anada hoostaga, waxaana ay dabada socdaan weerar kooxda Daacish ay dhowaan ku qaaday Balli-dhidin, kaas oo lagu khaarajiyay Guddoomiyihii degmadda.
Wararka ayaa sheegaya in howlgaladan la gu burburiyay saldhigyo cusub oo kooxda Da acish ka sameysatay dhulka buuraleyda, sidoo kalena la gaarsiiyay khasaare.
Ma jirto wax war ah oo ilaa hadda kasoo ba xay Hay'adaha Amniga Puntland, kaas oo ku saabsan howlgallada maalmahan ka soconaya buuraleyda Gobalka Bari.

 
SIDA AY GUDDIGA CUSUB U KALA QEYBSADEEN GOLAHA WADA-TASHIGA

 IYO MUSHARAXIINTA
Guddiga wadajir ah oo kala metalaya go la ha wada-tashiga qaran iyo midowga musha ri xiinta ayaa lagu dhowaaqay, ka dib markii Ha been hore 2da dhinac ay kulan ku yeesheen M/Muqdisho, kaas oo looga hadlay doorashoo yinka.
Guddigan ayaa ka kooban illaa lix xubnood oo ka kala socda 2da dhinaca, waxayna kala yi hiin madaxweynayaasha Siciid C/hi Deni, Cabdica siis Xasan Maxamed (Laf ta Gareen) &Axmed Cab di Kaariye (Qoor Qoor), halka musharixiinta mucaaradka ay guddiga ku metalayaan Cabdiraxmaan Cabdi shakuur War same, Shariif Xasan Sheekh Aadan &Daahir Maxamuud Geelle.
Ujeedka loo Aas-aasay guddigan ayaa ah si dii turxaan bixin loogu sameyn qodobada ay cabashada ka keeneen musharixiinta ee ku jira habraaca lasoo saaray ee doorashada.
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la hadlay BBC-da ayaa shaaca ka qaaday ay aa ka warbixiyey shaqada guddigan & kulankii u dhexeeyey labada dhinac ee qabsoomay.
"Faririmo nooga yimid G/wadatashiga qaran ayaan ula fadhiisan Madaxda D/Goboleedya da,ka dib waxaa nagu soo biiray R/Wasaaraha oo aan kawada hadalnay turxaan bixinta caba shooyinka aan ka qabnay habraaca doorasho oyinka, " ayuu yiri.
Sidoo kale Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa intaasi ku sii daray "Meelaha si da gaarka ah aan u tilmaamnay ee cabashadu ka taagan tahay waa qaabka xulista odayaa sha dhaqanka, ergooyinka, lacagta diiwaangel inta,Bulshada rayidka kaalinta ay ka qaadanay aan, hubinta ergooyinka iyo qodobo kale oo cul eys uu ka jiro".
Xubnaha 2da dhinac ee guddiga ayaa isla Shalay kulmaya, iyaga oo guda-galayo dada allada lagu doonayo in xal looga gaaro tabasha da midowga musharixiinta oo ka horjeestay qodobadkii kasoo baxay shirkii wada-tashiga ee magaalada Muqdisho.
Si kastaba, is qab-qabsiga u dhexeeya mu caaradka iyo golaha wada-tashiga qaran ayaa ku soo beegmaya, xilli xasaasi ah oo la guda-galayo doorashada xubnaha golaha shacabka.
Wabiga Shabelle oo ka fatahay deegaano ku dhow magaalada Jowhar
Wabiga Shabelle ayaa ka fatahay deeg aanno ku dhow magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle ka dib markii uu wabigu soo buux dhaafiyay Wabiga ayaa ka fatahay meel u dhexeysa M/Jowhar & deeg aanka Moyko oo dhinaca Koofur ka xigta M/Jo whar, iyadoo wabiga uu ka fatahay meel aan ka fogeyn xarunta madaxt ooyada DGHirsha belle. Biyaha ka fatahay meel u dhexeysa Moyko iyo Jowhar aya waxaa ay ku sii fidiyaan deega anno hor leh iyadoo biyaha ay ka gudbeen wad dada laamiga ah ee isku xirta M/Jowhar iyo Ma gaalada Muqdisho. Fatahaada wabiga ayaa wa xaay gaareen kontaroolka laga galo M/Jowhar hal kaa oo ay ka barakaceen qoysas degenaa.
Sidoo kale wabiga Shabelle ayaa ka fatah ay deegaanka Timire oo dhinaca Waqooyi Bari ka xiga magaalada Jowhar iyadoo biyahaasna ay sababeen in ay baabi'iyaan dhul ballaaran oo ay dalagyo kala duwan ku abuuran yihin.
Wabiga shabelle oo ka fatahay deegaano ku dhow magaalada jowharwabiga shabelle oo ka fatahay deegaano ku dhow magaalada jowh arwabiga shabelle oo ka fatahay deegaano ku dhow magaalada jowhar
Somaliland: Mas'uul soo jeediyey in waajib laga dhigo guursiga 3 xaas + Sababta
Xildhibaan Axmed Yaasiin oo kamid ah mud aneyaasha cusub ee golaha wakiilada Somal iland ayaa guddoonka golaha ka dalbaday in la waajibiyo guursashada saddex xaas, isla mar kaana lagu daro xeer hoosaadka golaha waki ilada Somaliland.
Xildhibaanka ayaa sheegay in xiligan soo je edintiisa ay ku kooban tahay xildhibaanada Golaha Wakiilada, oo uu she egay inuu ku filan yahay mu shaarkooda, ayna horseed u noqon karaan bulshada kale ee reer Somaliland.
"Waxaa doonayaa in xeer hoosaadka waajib laga dhigo qoddob ah in Md.kasta oo halkan fa dhiya uu yeesho Saddex Xaas, maadama uu ku filan yahay mushaarkiisa," ayuu yiri Xildhib aan Axmed Yaasiin.
Sidoo kale waxa uu sheegay inay tusaale u noqonayaan ganacsatada iyo dadka dhaqaala ha haysta haddii ay xildhibaannadu sameysta an xaasas badan, midaasi oo ka qayb qaada naysa xoojinta xaga taranka bulshada.
Axmed Yaasiin ayaa doodiisa u weyni tahay in mushaarka iyo gunnada ay qaataan xildhiba annadu ay ku filan yihiin, taasina ay u sahala yso guur-sashada haween badan.
Soo jeedinta Xildhibaanka ayaa hadal hayn badan ka dhalisay baraha bulshada, ayada oo dadka si kala duwan uga fal-celiyeen arrintaas oo haddii xeer hoosaadka golaha lagu daro, sa hli karta in la soo saaro sharci weyn oo jideyn aya arrintaas.
Ciidanka dowlad degaanka oo gacanta ku dhigay hub & rag watay
Ciidanka gaarka ah ee dowlad degaanka Soomaalida ayaa howlgal Gaadiidka lagu baar ayay oo ay ka sameeyeen Magaalo qaran ay aa waxaa ay ku qabteen hub iyo rasaas farab adan, kuwaas oo la doonayay in lasoo galiyo deegaanka.
Gashaanle Cabdi yare Cabdi Mahad oo ah madaxa Maamulka ee ciidanka Madaxatooya da iyo Xidigle deeq cali biixi oo kamid ah xooga ciidanka gaarka ah ee kahowlgala ka ntaroolka magaalo qaran ay aa sheegay inay sidoo kale qabteen darawalkii waday gaarigii hubku saa rnaa iyo waliba ninkii watay hubkan sharci dar ada ah. Sidoo kale waxaa ay sheegeen in ays an ah ayn markii 1aad ee ay hub sharcidaro ah oo la rabo in deegaanka la soo galiyo ay qabta an bal se ay jirto marar kale oo sidan oo kale loo qaabtay. Ciidamada gaarka ah ee dow lad de gaanka Soomaalida ayaa howlgallada ay sa meeynaya an kordhiyay tan iyo markii uu bilo wd ay dagaal ka u dhaxeeya CF/Itoobiya & ku wa G/Tigreega ee TPLF.
Hoggaamiyihii hore ee Chad Hissène Habré oo geeriyooday
Hogaamiyihii hore ee dalka Chad Hissène Habré ayaa geeriyooday isagoo 79 sano jir ah isagoo ku xukuman xabsi daa'in kadib markii lagu helay dambiyo ka dhan ah aadanaha.
Habre ayaa waxaa laga daw eynayay caa buqa coronavirus, warar ka ayaa sheegaya.
Habré ayaa 2016 lagu helay dambiyo uu galay intii uu madax weynaha ahaa 1982 ilaa 1990.
Xukunka ayaa ka dhash ay tija abo taariikhi ah oo ka dhacday Senegal. Waxay ahayd markii ugu horreysay oo maxk amad ay taageerto Midowga Afrika ay xukunto taliye hore oo ku xadgudbay xuquuqda aada naha.
Habré ayaa lagu eedeeyay inuu ka damb eeyay kufsi, addoonsi galmo iyo inuu amar ku bixiyay dilal intuu xukunka hayay balse Wuxuu beeniyay inuu wax ka ogaa dambiyada.
Guddi baaritaan oo lagu sameeyay Chad ka dib markii xilka laga tuuray 1990 -kii ayaa sheegay in dowladiisu ay fulisay ilaa 40,000 oo dilal siyaasadeed ah iyo 200,000 oo kiis oo ji rdil ah siddeedii sano ee uu xukunka hayay.
Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in dhi bbanayaashu ay la kulmeen shoog koronto, neef-qabad u dhow, gubasho sigaar ah iyo gaas indhahooda ku dul dhacay.
Sannadkii 1990 -kii, waxaa afgembiyay ja bhadihii, ugu dambayntii wuxuu magan -gelyo ka helay Senegal. 20 sano ka dib, maxkamad ku taal Chad ayaa ku xukuntay dil isaga oo ma qan isaga oo loo haysto dambiyo ka dhan ah aadan aha.
Habré ayaa xukunka kala wareegay Gou kouni Oueddei, oo ahaa saaxiibkii hore ee muc aaradka oo ku guuleystay doorashooyin.
Waxaa si weyn loo rumaysnaa in uu CIA -du taageeray, iyada oo u ahayd dhufays ka dhan ah hoggaamiyihii Libya ee xilligaas Kor nayl Mucamar Qadaafi.
Kooxda Liverpool oo diiday in Maxamed Saalax uu u ciyaaro xulka

 qarankiisa.
Xiriirka Kubadda Cagta Masar ayaa sheeg ay in Liverpool ay diiday inay u oggolaato Max amed Saalax inuu qarankiisa u ciyaaro isreeb -reebka Koobka Adduunka bis ha soo socota.
Kooxda Liverpool ayaa arr intan sabab uga dhigay in Sal ax marka uu UK ku soo lab tay ay qasab ku tahay inuu galo 10 ma almood oo kar antiil ah sab aba la xiriira feyr iska Crona. Warbaahin ta Ingirii ska ayaa qore ysa in kooxdu aysan sidoo kale u oggolaan do onin sad dex xiddig oo reer Bra zil ah (Roberto Firmino, Alisson iyo Fabinho) inay ku biiraan xulkooda. Kooxaha kale ee reer Yurub ayaa la rumeysan yahay inay ka fikir ayaan talaabo ta ala mid ah ciyaartoyda u dhe ela ay uga horista ag ayan inay u saftaan dalal kooda gaar ahaan dal alka uu sida ba'an ugu
faafay feyriska Corona
 
Taalibaan oo dhaxashay kheyraad dhan hal trillion oo

 dollar
Kooxda Taalibaan ayaa hadda haysa furay aasha kheyraad macdan oo qiimahiisa lagu qi yaasay hal trillion oo dollar, oo ku jira dalka Af ghanistan oo ay dhowaan xukunkiisa la war ee geen.
Kheyraad kan, oo sanado ba dan ay Afghanistan la xarbineysay inay la soo baxdo, ayaa waxaa ka mid ah kuwa muh iim u ah isku dayga ay dunida ugu wareegeyso tamarta la cusboo neysiin karo.
Taalibaan ayaa durba wajaheysa caqabado maaliyadeed, 20 sano kadib markii ay xukunka dib ula wareegeen, ayada oo dalalka deeq bixi yaasha caalamka ay badankood hakiyeen gar gaarkii ay siin jireen Afghanistan.
Hase yeeshee, haddii ay maareeyaan inay la soo baxaan kheyraadkan, Afghanistan wax ay noqon doontaa mid ka mid ah dalalka ugu hodansan caalamka.
Kheyraadkan ayaa waxaa ka mid ah maar ta, birta iyo lithium, oo dunida naadir ka ah, si da lagu sheegay daraasad ay bishii Janaayo soo saartay hay'adda daraaseynta dhulka ee Mareykanka ee US Geological Survey (USGS).
Maarta, oo muhiim u ah fiilooyinka, ayaa qii maheedu sanadkan sare u kacay, oo halkii tan uu gaaray $10,000. Lithium-ka ayaa muhiim ah batariga baabuurta korontada ku shaqeeya iyo soolarka.
Dalabka Lithium-ka ee caalamka ayaa la fil ayaa inuu 40 jibaarmo marka la gaaro sanad kan 2040, sida ay sheegtay Hay'adda Tamarta Caalamiga ah.
"Afghanistan waxay ku fadhisaa keyd lithium oo aad u baaxad weyn, oo ilaa iyo ha dda cidna aysan taaban," waxaa sidaas yiri Gui llaume Pitron oo qoray buugga "The Rare Met als War".
Hay'adda USGS ayaa sheegtay in kheyr aadka macdanta ee aan weli la taaban ee Afg hanistan uu qiimihiisu dhan yahay hal trillion oo dollar, inkasta oo saraakiisha Afghanistan ay ku sheegaan saddex jibaar intaas.
Inkasta oo la wareegista Taalibaan ee Afgha nistan ay gadaal u celin karto maal-gashtayaa sha shisheeye, ayaa hal waddaan oo doonaya inuu kooxda ganacsi la sameeyo waxa uu yah ay Shiinaha.
Dalka 2aad ee ugu dhaqaalaha ballaaran ca alamka ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu xiriir "saaxiibtinimo iyo wada-shaqeyn uu la yee sho" Taalibaan kadib markii ay galeen Kabul.
 
SHIRKADDA ISGAARSIINTA SOMTEL OO TODOBA ADKII LIXAAD

 ABAALMARISAY 1000 MACAAMIIL
 
Shirkadda Isgaarsiinta Somtel oo Todobaad kii Lixaad Abaalmarisay Ku dhawaad 1000 Macaamiil Kuwaasoo Ku guuleystay Hadiyad ood Qaali ah.
Macaamiisha la abaalmariyay ayaa kala jo ogo guud ahaan Gobolada dalka & Degmooy in ay ka mid yihiin Waaberi, Kaaraan, Dharkey nleey,Yaaq-shiid,Hodan,Jowhar,Guri-ceel walan-weyn I.w.m
Todobaadka 6aad waxaa lagu guuleystay hadiyado ay ka mid-yihiin , laptops, Gasaalado, Firinjeero, TV screens, Ipads,
Dahab & Hadiyado Dhowr ah.
Munaasabada Macaamiisha lagu abaalm arinayay Todobaadkii Lixaad ayaa waxaa go ob-joog ka ahaa Mas'uuliyiin ka tirsan XFS & Golaha Shacabka Soomaaliya oo uu horkacay ay Mudane:Daahir Cabdi C/laahi wasiir Ku Xi geenka Wasaarada Batroolka XFS
"Waxaan ku faraxsanahay inan maanti xaa dir u noqdo Munaasabad lagu abaalmarinayo Macaamiisha Somtel iyadoo si daah-furan ay u dhacday Macaamiisha Si toos ah Hadiyadaho oda loo gudoonsiiyay Hambalyo Somtel "
Waxaa Sidoo KalecMunaasabada aka Hadl ey agaasimaha arimaha bulshada xafiiska Ra' isul wasaaraha XFS Marwo :Maryan Adan Amiin oo u rajeysay Gobolada jubooyinka & Qof dumar ah inay guuleysato ilaah Mahadii
"Waxaan u rajeynayaa inuu guuleysto Mac amill joogo Deegaanada jubiland Waliba dumar ah ilaah madii waxa ay noqotay sida aan fila ayay gabadhaha soomaaliyeed waxaan leeyah ay tartankan ka qeyb-qaata Oo ku guuleeysta gawaarida, Dahabka &dhamaan hadiyadaha qaaliga ah"
Waxaa Sidoo Kale Munaasabada ka Hadley Xildhibaanada Saciid Xeyd & Faatix Siciid Xa san oo si wadajir ah u bogaadiyay Somtel & Macaamiisha la abaalmariyay Yodobaadkan iyagoo Todobaadka soo Socda Macaamiil Cu sub sidaan oo kale loo abaalmiyo si ay bulsha da oo idil uga faa'ideystaan hadiyadahaan qiimaha badan
Waxaa Sidoo kale Deeq Waxbarasho ku gu uleystay Mrs Faaiso Cosoboow Oo ku nool Degmada waberi ee Gobalka banaadir
"Waan Ku faraxsanahay in Somtel Deq Wax barasho I gudoonsiiso Xaqiiqdii baahi farabad an ayaan u qabay Mana Filey in somtel ay igu doonsiineyso Somtel waxa ay dabooshay ba ahida qoyskeyga waxan uga faa'ideynayaa ga badheyda Alle haka ajar-siiyo shirkadda Dadw eynaha Somtel Somalia"
Mr Salaries Adan Cusmaan ku guuleystay 10g oo Dahab ah isagoo aad ugu mahad-cel iyay shirkadda isgaarsiinta Somtel
"Waxaan ku faraxsanahay in Somtel I aba almariso anigoo aan ku shubasho fara-badan aan sameyn Waa nasiib xaqiiqdii waan sii lab alaabi doonaa siticmaalkeyga adeegyada Somtel." Ugu dambeyntii C/fitaax Aaloos Oo ku gu uleystay Mobile Samsung ah ayey shirkaddu gudoonsiisay Mobile-kaan casriga ah
"Waxaan Ku fikirayay inan iibsado Mobile Cu sub lacagteyda wey ii baaqatay waxaan rajeyn ayaa inan baahiyaha kale aan qabo uga faa'I deysto Lacagta aan horay ugu talagalay inan Mobile ku iibsado"
Hadiyadaha ay shirkaddu todobaadka 4aad Macaamiisha ku abaalmarisay Waxaa qeyb ka ah Gasaalad, Fridge, eDahab Cash, Ipads & Hadiyadoo kale qaali ah
Hadiyadaha Gaariga Hyndai & Gaadiidka bajaajka ay Somtel bixisay Todobaadyadii hore ayaa waxa' ay shaqo abuur U noqotay dhal inyarada Soomaaliyeed & Qoysaska Danyarta Kuwaasoo u baahan grab & hiilo uga timaada ganacsatada soomaaliyeed.
Shirkadda somtel Waa Shirkadii ganacsi ugu horeysay ee 10,000 Hadiyadood dib ugu celisay Macaamiisheeda sharafta leh Todoba ad kasta maalinta Jimcaha ayey shirkaddu si toos ah u abaalmarisaa Guuleystayaasha Todo baadkaas
Todobaadka Soo Socdo Maalinta Jimcaha 28/08/2021 ayaa lagu wadaa in somtel ku abaalmariso gaari Hyundai qiimihiisu yahay ku dhawaad 40,000 doolar Waxaan leenahay na siib wacan Marwo: Madino Xuseen Yaxye oo Ka mid ah Macaamiisha somtel ee Magaalada beledweyne ee Xarunta Gobalka hiiraan.abaalmarinta shirkada somtel
 
TAALIBAAN OO KA DIGTAY QORSHE LAMA FILAAN AH OO UU

 MAREYKANKA DAMACSAN YAHAY
 
Taalibaan ayaa ka digtay inuu jiri doono "ca waaqib" haddii Marey kanka iyo xulafadiisa ay baaqi kusii ahaada an Afghanistan wax ka baxsan toddobaadka soo socda, xilli Washi ngton ay kordhisay da daalka ay dalkaas uga daadg ure yneyeso kum anaan ka qof. Kumanaan askari oo Mareykan ah ayaa dalka as gaaray, si ay gacan u gaysta an daadgurey nta ajaaniibta iyo Afgaaniyiinta Mareykanka la shaqeyn jiray.
Hase yeeshee ayada oo waqtigu gabaabsi yahay, ayaa waxaa cadaadis xooggan lagu sa arayaa madaxweyne Joe Biden inuu ko rdhiyo waqtiga kama dambeysta ee ay tahay in ay dalkaas uga baxaan, oo ah 31-ka August.
Si kastaba, Taalibaan ayaa muujineysa inay san diyaar u aheyn inay tanaasul sameyso.
Afhayeenka kooxdaas Suhail Shaheen ay aa u sheegay taleefishinika Sky News in joo git aan kasta oo militari shisheeye oo ka baxsan waqtiga lagu heshiiyey ay noqon doonto "dheer eynta haysashada" dalka. "Haddii Mareykanka iyo UK ay doonayaan waqti dheeri ah oo ay ku sii wadaan daadgur eynta – jawaabta waa ma ya.. waxaa jiri doona cawaaqib," ayuu yiri Shah een. Talibaan ayaa hadda ka shaqeyneysa dhi smaha dowlad cu sub, hase yeeshee laba il-wa reed oo ka tirsan kooxda ayaa AFP u sheegay inaan lagu dhawa aqi doonin golaha wasiira da, illaa aska riga ugu dambeeya ee Mareyka nka uu ka tago Afgha nistan. Orodka loogu jiro ka tagista Kabul ay aa gar oonka diyaarad aha Hamid Karzai ka abuurtay qalaalaase iyo muuqaallo argagax leh, ayada oo ay ku dhin teen u gu yaraan sideed qof
.AFP + VOA


 
WAA KUWAN SHANTA QODOB EE LAGU INQILAABAY DOORASHADA

 DALKA EE CARADA DHALIYEY
Waa kuwan shanta qodob ee lagu inqil aabay doorashada dalka ee carada dhalisey
Shirkii ay Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya ku yeesheen magaalada Muqdi sho, 21-kii iyo 22-kii bishan, waxa ay ku heshiiy een hab-raaca doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ee soo aaddan.
Shirkaas ayey madaxda ku sheegeen in ay ku dhammaystirayaan go'aannadii midkii ay ye esheen 29-kii bishii June. Waxay sheegeen in kullankan ugu dambeeyay uu yahay mid ay si gaar ah ugu dhammaysti rayaan habraacyada doorashada.
Arrimaha ay madaxdii shirtay ka wada hadleen waxaa ka mid ahaa, habraacyada dhiir rigelinta daahfurnaanta, maamulka maaliyad da, xu lista ergada, amniga doorashada iyo habraaca ilaalinta qoondada hawe enka. Sidoo kale waxay madaxda isla soo qaa deen in habraaca doora shada xildhibaanada Aqalka Sare ee Somaliland xal laga gaaro.
Haddaba qodobadii ay madaxda ku he shiiyeen waxaa ka mid ah dhowr arrimood oo guux badan ka dhex abuuray qaar ka mid ah musha rraxiinta xilka madaxtinimada Soomaal iya u loolamaya, kuwa u tartama ya Golaha Sha cabka iyo odayaashii soo xuli lahaa ergada xildhibaann ada cusub soo dooranaysa.
1 – XULISTA ERGOOYINKA DOORASHADA IYO KOORAMKA
Madaxda Golaha Wadatashiga waxa ay isku raaceen in ergada doo rashada ee 101-da ah ee dooranaya xildhibaannad Golaha Shac abka, ay soo xuli doonaan odayaasha dhaqan ka ee ka diiwan gashan dowlad-goboleedyada iyo bulshada rayidka ah, iyadoo ugu dambayn tana ay hubin doonaan Guddiga Doorashada ee heer dowlad goboleed.
Arrintaas waxay meesha ka saaraysa dow rka odayaashii 135-ta ah aa ee ka diiwaang ashanaa heer federaal kuwaas oo udub dhe xaad u ahaa doorashadii Soomaaliya ee midd an ka horraysay.
Qodobka kale ee doodda dhaliyay waa in xubnaha bulshada rayidka ee ka mid noqonaya ergada ay soo xuli doonaan Guddiga Doorash ada ee heer maamul goboleed, arrintaas oo dadka heshiiska naqdinaya ay ku doodayaan in maamul goboleedyada ay ku takri fali karaan awo oddaas.
Haweenka ayaa loo asteeyay in ugu yaraan 30% ay ka noqdaan erga da, halka ergada Ba naadiriga iyo Somaliland ee ka codeynaya Muqdi sho ay soo xulayaan odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee la is la ogolyahay.
Ergadaas waxaa ugu dambeyn hubinaya gudd iga maamulka doorash ada Somaliland iyo Ban aadiriga, halka xafiiska Ra'iisal Wasaa raha uu kor joogtaynayo qodobkaas.
Qodobka kale ee doodda dhaliyay waxaa midka la xiriira kooramka co dbixinta ergada oo ay madaxda ku sheegeen inuu ansax ku noqo nayo marka ay joogaan ugu yaraan saddex meelood labo meel (2/3) ka mid ah ergada.
Arrintaas waxaa dood ka muujiyay qaar ka mid ah jifooyinka wadaa ga kuraasta, iyagoo sheegay in "ciddii aanan hannaanka ku qanac sana yn si fudud loogaga tegi karo."
2 – AMNIGA DOORASHADA IYO KAALINTA SIRDO ONKA MAAMUL GOBOLEEDYADA
Sida ku cad heshiiska ka soo baxay shirkii labada maalmood u soc day madaxda maamul goboleedyada iyo Ra'iisul Wasaare Rooble; wa xay ku isla qaateen in la diyaariyo ciidan u gaar ah amniga doorashada ee dhammaan gooba ha ay ka dhacayso, iyadoo guddiga amniga do or ashada ay tahay in uu diyaariyo qorshaha hawlgalka lyo miisaaniyada amniga dorashada.
Guddigu wuxuu qaadayaa khidmada warq ada dambi la'aanta ee musharaxiinta iyo erga da, iyadoo musharrax kasta ay tahay inuu bix iyo $750, halka musharixiinta dumarka ah ay bixin doonaan kala bar khara shkaasi. Sidoo kale, khidmada warqada dambi la'aanta ee ergada wax aa looga qaadayaa $30 qof kasta.
Ciidammada maamul goboleedyada ayaa baari doono musharraxiinta iyo ergada, halka as oo ciddii ay u gartaan in aanay dambi lah ayn ay si i doonaan shahaado caddeyneysa, halka ciddii ay u arkaan in ay dambi gashayna ay awood u leeyihiin in ay liiska ka reebaan doorashada ama ergada ka reebaan.
Arrintaas waxaa walaac ka muujiyay qaar ka mid ah musharraxiinta xilalka kala duwan u orday. Waxa ay ku doodayaan in aanay caddayn si da lagu xaqiijin karo in qofkan uu dambi galay iyo inkale, halka dadka qa ar ay ku doodayaan in dadka qaar loo bartilmaameedsan doono arr agti yihii ay madaxda maamulka gobolka ka qabeen.
3 – MAAMULKA DHAQAALAHA DOORASHADA
Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya ay aa ku heshiiyay in ay dhisaan guddiga maamul dhaqaalaha doorashada oo ka kooban heer fe deraal, heer maamul goboleed iyo xafiiska Ra'iisal Wasaaraha.
Heshiiska waxa uu dhigayaa in la furo hal xisbaab bangiyeed oo gud digaas uu leeyahay, iyagoo dejin doono qoondada kharashaadka doora shada ee heer maamul goboleed.
Arrintaas oo qaar ka mid ah dadka naqd iyada siyaasadda Soomaal iya ay ka digayaan in kharashka doorashada loo adeegsado si aan hab boonayn amaba lagu takri falo.
4 – KAALINTA GUDDIGA DOORASHADA HEER FEDE RAAL
Sida ku cad heshiiska G/W/Qaran ee Soomaaliya, Guddiga doorasha da ee heer federaal ayaa u muuqdo in dhinaca lagal iyay. Heshiiska soo baxay Habeen hore kuma cadda dowrka guddiga heer qaran, waxaana lagu koo bay kor joogtayn iyo bixinta shahaadada heer federaal ee xildhibaanka la soo doorto oo keli ah, iyadoon meelnaba aanan looga sheegin ka alin ta ay ka qaadanayaan xulista ergada iyo doorashada xildhibaannada.
Dhawaanayey aheyd markii guddigaasi uu soo saaray habraaca doo rashada Golaha Shacabka, taas oo ay ku caddayd in odayaasha dhaqan ka ee 135-ta ah ay leeyihiin awo odda soo xulista ergada doorashada, middaas oo ay ka hor yimaadeen qaar ka mid ah isla guddigaasi.
G/W/Qaran ee ka kooban R/Wasaare Rooble, madaxda maamullada & G/banaadir, waxay u muuqdaan in ay habraacaasi iska indha tireen, ayna mid hor leh oo u gaar ah keeneen.
Illaa haddana wax war ah kama soo bixin gudoonka guddiga doora shada ee heer qaran.
5 – AWOODDA LA SIIYAY MADAXDA MAAMUL GOB OLEEDYADA
Markii si dhaw loo darso heshiiska ay M/Muqdisho ku gaare en G/W/Qa ran ee Soomaaliya, waxaa soo baxaysa in inta badan qodobadda heshi iskaasi uu awoodda doorashada xildhibaannada G/Shacabka ee baarla maanka federaalka, gacan ta u galiyay madaxda maamul goboleedyada.
Qodobbada sida wayn loo soo qaadayo waxaa ka mid ah in mada xda maamul goboleedyada ay leeyihiin awoodda soo xulista bulshada Rayidka ah, iyo in Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya ergada kale ay yi hiin kuwa u dii waangashan maamul goboleedyada, arrintaas oo ay sa amayn badan ku yeelan karaan.
Ammaanka doorashada iyo baaritaanka er gada iyo musharraxiinta ayaa ah qodob kale oo madaxda maamul goboleedyada ay awood u lee yihiin gacan ku hayntiisa.
Waxaa kale oo qeyb ay ka yihiin maamulka miisaaniyadda doorash ada ay awood ku leeyihiin.
6 – ARAGTIDA MIDOWGA MUSHARRIXIINTA
Midowga musharraxiinta mucaaradka ayaa siy aabo kala duwan uga hadlay heshiiska ay Go laha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya ku gaa reen magaalada Muqdisho.
Warsaxaafadeed ka soo baxay golaha Midowga Musharrixiinta oo Muqdisho ku shiray waxay sheegeen inay diidayaan habraaca la soo sa aray ee shirkii Muqdisho uga socday madaxda ay kaga heshiiyeen.
Qoraalka waxaa lagu yiri: "Goluhu wuxuu si adag u diidayaa habraa cii ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaran ee ku aaddan doora sho oyinka mudanayaasha Golaha Shacabka, gaar ahaan qodobbada la xar iira Oday dhaqameedka, magacaabista bulshada rayadka ah, xulista, xa qiijinta,dabagalka iyo diiwan gelinta ergooyinka oo dhamaantood gacan ta loo geliyey madaxda dawlad Goboleedyada.""Goluhu wuxuu u arkaa habraaca doorashooyinka Golaha Shacabka ee ka soo baxay Golaha Watashiga inuu khilaafsan yahay dastuurka dalka iyo heshiiskii 27 Maajo oo dhigaya in doora shooyinka ay ku dhacaan si cadaalad ah, xor iyo xalaalna ah." 

Isha: BBC Somali


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip