HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 24KA AUGSTO 2021

0
Tuesday August 24, 2021 - 08:26:59 in Wararka by
  • Visits: 752
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 24KA AUGSTO 2021

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Farmaajo oo daahfuray Munaasabada Guddiga 4aad ee Af Soomaaliga

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaa day Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qe yb galay munaasabadda lagu howl-gelinayo Guddiga 4-aad ee Afsoomaaliga ayaa tilmaam ay muhiimadda ay leedahay turxaan bixinta, ila alinta iyo horumarinta afka iyo dhaqanka Soom aaliyeed, maadaama ay udub dhexaad u yihiin midnimada iyo jiritaanka ummadda Soomaa liyeed.

Md.Maxamed C/hi Farma ajo oo dul istaag ay halgankii dheeraa ee loo soo maray qa ab beynta iyo qoridda Af-soo maaliga ayaa ka war bixiyey tallaabooyin horteb inta leh ee ay dowla ddu u qaadday dhanka hor umarinta afka, dhaqanka iyo suugaanta Soom aaliyeed.

"Ummadda Soomaaliyeed waxa ay ku sunt an yihiin dad ku adag afka iyo dhaqankooda, halka dalal badan oo dunnidii la gumeystay ka mid ah laga beddeley afkoodii iyo dhaqanko odii. Afku waa dhaxalka ugu qiimaha badan ee ay jiilal isu gudbiyaan, waana ammaano ay tah ay inaan ilaalinno oo horumarinno.”

Md. Farmaajo ayaa xusay in hirgelinta farta Soomaaliga lagu bixiyey dadaal, maskax iyo maal badan, waxa uuna kula dardaarmay Gud diga Afsoomaaliga in ay sii ambaqaadaan dad alladaas, hormuudna ugu noqdaan ummadda Soomaaliyeed horumarinta iyo adeegsiga Af soomaaliga.

"Dowladdu waxay dadaal badan ku bixisay sidii loo horumarin lahaa afka, dhaqanka iyo su ugaanta. Taas oo aannu ka soo bilowney inaan nu dib usoo celinno goobihii lagaga shaqayn la haa hirgelinta iyo horumarintooda, oo Tiyaatar ka aynu shalay joogno ka mid yahay, Madxaf kii Qaranka oo aanu isna dib u dhisnay”

Munaasabadda oo ku qabsoomtay Tiyaatar ka Qaranka ayaa waxaa ka qeyb galay Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada ee XFS, Xildhiba anno,Guddoomiye Kuxigeenka G/Banaadir Ma rwo Basma Caamir Axmed, Guddoomiyaha Ak ademiyad Goboleedka Afka-Soomaaliga Md. Maxamed Daahir Afrax, Guddoomiyaha Aka demiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta Md. Cabdqaadir Nuur Xuseen{Maax}, xubnaha Gud diga Afraad ee Afsoomaaliga, Maareeyaha Gol aha Murtida iyo Madadaalada Qaranka Abw aan Cabdulqaadir Cabdi Yuusuf iyo marti sha raf kale.

Munaasabada daafurka guddiga afaraad ee afsoomaaliga Farm aajo oo daahfuray munaasabada guddiga 4aad ee af soomaaliga

Midowga Musharaxiinta oo diiday habraacii uu soo saaray Golaha Wadatashiga Qaran

Golaha Midowga Musharixiinta ayaa war-murtiyeed kasoo saaray habraacyadii daraad ka soo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qar anka, kaasi oo ay si adag uga horyi maadeen. Golaha ayaa sheegay in habraacii kasoo bax ay Rooble iyo madaxda dowlad goboleedyada uu yahay mid khilaafsan dastuurka dalka iyo heshiiskii 27-Maajo, isla markaana si toos ah loogu gacan geliyay madaxda dowlad gobole edyada dalka, si lamid ah middii Aqalka Sare.

"Goluhu wuxuu si adag u diidayaa Habra acii ka soo baxay Gola ha Wadarashiga Qar an ee ku aaddan door ashooyinka mud anayaasha Gol aha Shacab ka, gaar ahaan qo ddobada la xar iira Oday dhaqameedka, maga caabista bulsha da ray idka, xulista, xaqiijinta, dabagalka iyo dii waan-gelinta ergooyinka oo dhamaantood ga canta loo geliyay mad axda dowlad goboleed yada,” ayaa lagu yiri qoralka.

"Goluhu wuxuu in muddo ah hortaagna is ku daygii uu madaxw eynaha muddo xileedkii su dhamaaday Max med C/Farmaajo ku doona yey inuu doorasho oyinka dalka ku boobo. Wax aan suuragal aha yn in G/Wadatashiga Qaran ay dhaqankii Farm aajo laga diiday u daba mar eeyaan.”

Sidoo kale waxaa qoraalka kasoo baxay Mid owga Musharaxiinta lagu sheegay in habraaca uu soo saaray G/Wadatashiga uu dusha sare magac doorasho ka sito, laakiin gudihiisa uu magacaabis toos ah yahay.

"Goluhu wuxuu ka digayaa cawaaqib xuma da ka dhalan karta doorasho la boobo ama la gu shubto oo ay ka mid tahay in beesha caal amka iyo shacabka Soomaaliyeed ay ka aamin baxaan doorashadeena, in nidaamka dowladni mada uu waayo sharciyadda iyo aqoonsiga shacabka,waxgaradka iyo siyaasiyiinta doona ysa dowladnimo sax ah.”

Ugu dambeyntiina G/Midowga Musharaxiin ta ayaa soo jeediyay 7 qoddob oo ay ku sheeg en in lagu gaari karo doorasho xor iyo xalaal ah oo ka dhacda dalka.

Hoos ka aqriso War-murtiyeedka oo dhameystiran

Xasan Sheekh "Waa in la kala saaro cidda soo xuleyso Ergada, cidda ay matalayaan maadaama doorashada..”

Madaxweynahihii hore ee Soomaaliya Xas an Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ay mu hiim tahay in si rasmi ah loo caddeeyo habka ay u dhacey so doorashooyinka, isla mar kaa na si hufan loo qabto.

Xasan Sheekh oo shir jaraa’id Warbaahinta ku qabtay M/ Mu qdisho ayaa sheegay in la ka la sa aro cidda soo xuleyso Ergada, cidda ay metal ayaan maadaama door ashada ay tahay mid dadbadan.

Waxaa uu sicad u sheegay in doorashada aysan u ekeen magacaabis balse ay doonaya an in dadka Soomaliyeed shakiga laga bixiyo, isla markaana Ergada soo xulaan 135-tii Oday ee la yaqaanay marka laga reebo qofkii diida ka qeyb galka doorashada.

" Ujeedadeenu waxaa ay tahay in waxa ay kala cadaadaan oo aan la leex leexan maadaama dad aad u farabadan ay doorashada ku mashq uulsan yihiin gacantana ku haayaan ayuu yiri” Xasan Sheekh Maxamuud.

Ugu dambeyn waxaa uu sheegay Xasan Sheekh Maxamuud in doorashada ay dhowr jeer dib u dhacday, balse ay hadda muhiim tah ay in markale aysan dib u dhicin maalinta sida rasmiga ah u dhaceyso doorashada.

Golaha Wadatashiga oo kulamo la yeeshay guddiga Qoondada Haweenka iyo Guddiya da Doorashooyinka

R/Wasaaraha XFS oo ay wehliyaan mada xda Dowlad-goboleedyada iyo Guddoomiyaha G/Banaadir, ayaa kulan la yeeshay Guddiga xa qiijinta qoondada haweenka 30% ee goleyaasha BFS, iya goo u xaqiijiyay in ay G/ Wada tashiga Qaranka ka go’an tah ay xaqiijinta matalaadda haweenka ee BFS.

Kulankan ayaa waxaa diirada lagu saaray si da loo xaqiijin lahaa qoondada haweenka ee doorashada soo socota.

Sidoo kale GWQ ayaa shalay kulan la yee shay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federa al iyo Heer Dowlad-goboleed oo ay ka wada ha dleen dardar gelinta howlaha doorashooyinka iyo hirgelinta habraacyadii uu daraad soo saar ay G/Wadatashiga Qaranku.

Kulankan ayaa waxaa la iskula soo qaaday habraaca daraad ay soo saareen GWQ ka dib muddo 2 maalmood ah oo ay ku yeesheen GWQ M/Muqdisho.Inkastoo ay wadahadaladan Golaha Wadatashiga la yeesheen guddiga doo rashooyinka ay ka biyo diiday habraaca doora shooyinka oo daraad ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran.

Qaar ka mid ah siyaasiinta gobollada Woq ooyi oo su’aal ka keenay habraaca doorashada.

Qaar ka mid ah siyaasiinta gobollada woq ooyi ayaa ka biyo diiday qodobbo ka mid ah ha braacyadii ka soo baxay shirkii madaxda ma amul-goboleedyada, gobolka Banaadir iyo ra’I isalwasaaraha Soomaaliya ugu soo gabagabo obay magaalada Muqdisho.

Siyaasiintan ayaa si gaar ah farta ugu goday, qaabka loo marayo soo xulista erg ada dooraneysa xildhibaannada gobollada woq ooyi iyo cidda go’aanka ka gaadheysa qoond ada dumarka.

Siyaasiintaasi waxaa ka mid ah Ridwaan Xir si Maxamed oo ka warramay waxa ay ku sal uugeen habraacyadaasi ka soo baxay shirkii daraad.

Guuleed oo soo saaray war ka duwan mid ka mucaaradka ee habraaca doorashada

Musharrax madaxweyne Cabdikariin Xuse en Guuleed ayaa soo dhaweeyay habraacyadii ku soo baxay war-murtiyeedkii daraad uu soo saaray Golaha Wadatashiga Qaran, xili ay diid een Golaha Midowga Musharaxiinta.

Cabdikariim Guuleed oo kamid ah xubnaha mi dowga musharaxiinta ayaa sheegay in dalka uu xiligan u baahan yahay horu-socod, islamar kaana ay muhiim tahay in danta gaarka ah la ga hormariyo danta guud.

Waxa uu sheegay in daraasad iyo wada-tashi dheer kadib uu qaatay in uu soo dhaweeyo natiijada ka soo baxday shirka Golaha Wadata shiga Qaranka, oo lagu soo saaray habraacyo doorasho oo inta badan doorashada Golaha Shacabka u gacan gelinaya madaxda dowlad goboleedyada dalka.

Sidoo kale waxa uu ku booriyey madaxda GWQ iyo guddiyada loo igmaday doorashooyin ka ay xil weyn iska saaraan habsami u socod ka doorashooyinka, kuwaasi oo ku qabsooma si lagu wada kalsoonaan karo.

G/M/Musharixiinta oo uu xubin ka yahay Ca bdikariin ayaa war-murtiyeed shalay kasoo ba xay lagu diiday habraacyadii daraad laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka. Midowga Musharaxiinta Mucaaridka ayaa hab raaca Golaha Shacabka ku tilmaamay mid du sha sare magac doorasho ka sito, laakiin gud ihiisa uu yahay magacaabis toos ah.

Kulankii musharaxiinta iyo madax gobolee dyada oo laba qodob la isku raacay (Aqriso)

Madaxda dowlad goboleedyada dalka ayaa xalay kulan gaar ah Muqdisho kula yeeshay G/Midowga Musharaxiinta oo ka horyimid ha braacyadii doorashada ee daraad kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga qaranka.

Sida ay sheegtay in ay ogaatay Caasimada Online, kulanka ayaa waxaa looga hadlay hab raacyadii ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaranka iyo diid madii Midowga Musharaxiinta ay ku wajaheen, kadib markii ay soo ifbaxday in awooda ugu weyn ee doorashada ay gacan ta u gelayso madaxda dowlad goboleedyada.

Sida aan xogta ku heleyno kulankii xalay ayaa ahaa mid adag oo musharaxiintu ay dii dmadooda ugu gudbiyeen madaxda dowlad goboleedyada go’aanka ay ka qaateen Habra acyada looga heshiiyey doorashada. Dood dheer ka dib, G/M/Musharaxiinta iyo madaxda dowlad goboleedyada ayaa Isku raacay:-

1- In qodobada doodda laga keenay ee habra aca doorashada loo xil-saaray guddi soo turxa an bixiya.

2- Inay sii socdaan kulamada looga hadlayo arrintaan, si xal looga gaaro tabashooyinka ay qabaan musharaxiinta diidan habraacyadii aw ooda doorashada u gacan ge liyey madaxda Dgoboledyada

Madaxweynayaasha Punt land iyo Jubbaland Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ayaa la sheegay in kulankaan ay dalbadeen, kadib markii G/M/ Musharaxiinta ay shalay qoraal ka soo saare en habraacyadii lagu heshiiyey ee doorashada.

Kulankaas kadib Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay casho sharaf ku casuumay R/Wasaare Rooble, madaxd dowlad goboleedyada iyo xubnaha midowga musharaxiinta.

Kulankaan cashada ahaa ee ka dhacay hoy ga uu Qoor Qoor ka degan yahay Muqdisho ay aa dhinacyada fursad u siiyay inay isla qaa daa-dhigaan go’aanadii ka soo baxay Shirkii GWQ oo Musharaxiintu ay qaadaceen.

Habraacyadii ay daraad soo sareen Rooble iyo madaxda D/G/leedyada ayaa daaha ka rog ay inay si rasmi ah ula wareegeen awooda doo rashada xildhibaanada G/ghacabka, kaasi oo ku jiro qodobo u sahlaya inay gacanta ku dhi gaan ergada wax dooraneysa.

Doorashada xildhibaanada G/Shacabka ay aa sida ku cad heshiisyadii hore iyo habraacii uu dhawaan soo saaray guddiga doorashada ee heer federaal waxay dhigayaan in awooda u gu badan ee doorashada xubnaha golaha shac abka ay leeyihiin qabaa’ilka kursiga iska leh.

Noqol ka mid ah habraaca looga heshiiyey soo xulidda Ergada waxaa looga hadlay qaab ka cod-bixinta ergada iyo inta uu kooramkoodu ku buuxsami karo, waxaana lagu yiri, "Kooram ka codbixinta ergada waxa uu ansax noqona yaa marka ay joogaan ugu yaraan seddax me elood laba meel oo ergo ah.”

Qodobkaan ayaa cadeynaya in 101-da xub nood ee Ergada ah 67-qof oo ka mid ah ay soo dooran karaan xildhibaanka, iyadoo laga kaafto omi karo 34-ka qof ee kale, waana midda ay diidan yihiin mucaaradku, kadib cabsi la xiriirta in goobta doorashada laga hor istaago ergada Inta aysan rabin oo codkooda aysan ku kalso oneyn, maadama uu heshiiskaan u ogolaanayo inay ka maarmaan ugu yaraan 30 ka mid ah ergada soo dooraneysa halkii kursi.

Md.Cumar Cabdirashiid oo ka horyimid go’aanadii kasoo baxay shirkii MUQDISHO

R/wasaarihii hore ee Soomaaliya, Md/ Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa’arke oo qo raal soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa wuxuu kaga hadlay qodobadii kasoo ba xay shirkii GWTQ ee ka dhacay M/Muqdisho.

Ugu horeyn Cumar Cabdirash iid ayaa ka ho ryimid go’aanada kasoo baxay shirkaasi, wu xuuna tilmaamay inay abuuri kar aan xiisado hor leh. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in gabi ahaan meesha laga saaray hu fnantii geedi socodka doorashooyinka, ayna awooda isku soo koobeen maxdaxda maa mullada dalka.

Cumar Cabdirashiid oo hadalkiisa sii wata ayaa shaaca ka qaaday in loo baahan-yahay in dib eegis deg deg ah lagu sameeyo qodob-ada qaar ee war-murtiyeedka lasoo saaray.

"Hoggaamiyayaasha goboladu waxay ku gu uleysteen inay xoojiyaan aw-oodda ay ku leeyih iin door-ashooyinka Aqalka Hoose. War-murtiyeedka ayaa wax u dhimey hufnaantii geedi-so codka oo haddii aysan helin taageerada dadka Soomaali-yeed, waxaa laga yaabaa inay kiciso xiisado cusub oo laga yaabo inay rabshado dh acaan. Dib -u -eegis degdeg ah ayaa loo baah an yahay,” ayuu yiri Cumar Cabdirashiid ra’iisul wasaarihii hore.

Waxa kale oo uu ku baaqay in loo baahan-yahay in laga fakiro mustaqbalka Soomaaliya iyo doorashooyinka soo socda, si ay natiijada u noqoto mid la wada ogol-yahay.

Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo daraad Muqdisho lagu soo gabagabeeyey shir kii wada-tashiga ee u dhexeeyey DFS,& D/go boleedyada & G/Banaadir, kaas oo qodobada laga soo saaray ay muujinayaan in awooda do orashada, gaar ahaan tan golaha shacabka loo gacan-geliyey hoggaamiyeyaasha shanta maamul ee dalka.

Wasiir Ilyaas Cali Nuur oo shahaado guddoonsiiyay Wariye Serjito

Maamulka Jaamacadda Baay ee Ma-gaalada Baydhabo ayaa shahaado sharaf gud-doonsiiyay Wariye Maxamed Deeq Serjito, oo ka mid ah Wariye-yaasha ka hawlgala maga-aladaasi.

Maamulka Jaamacadda ayaa Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed, Ilyaas Cali Nuur u wakiishay inuu shahaadadaasi guddoonsiiyo Wariyaha.

Wariyaha ayaa shahaadadan ku mute-ystay doorkiisa samafalka iyo ka shaqaynta arrimaha bulshada, taasoo uu Wasiirku ku am-maanay, ayna tahay sida uu yiri in lagu daydo.

Wariye Serjito oo ka hawlgala Warbaa-hinta gudaha ayaa sanadihii ugu dambeeyay ka shaqeynayay, sidii uu bannaanka u keeni lahaa codka kuwa aan hadli karin, iyadoona dhowr goor arrimahaasi loogu xiray Magaalada Baydhabo.

Serjito ayaa noqonaya Wariyihii ugu horeeyay ee fadhigiisu yahay Baydhabo ee shahaado sharaf ku muteysta arrimaha bulsh-ada iyo samafalka, waxaana shahaadadan la guddoonsiiyay, xilli Isniintii shalay ay Xarunta Jaamacadda Baay ka socotay xaflad qalin-jebin ah.

Dowladda Somalia & Midowga Afrika oo heshiis ka gaaray sii joogitaanka Ciidanka AMISOM.

Ururka Midowga Afrika ee [AU] & dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka heshi iyay mustaqbalka Ciidamada Howlgalka Midow ga Afrika ee [AMISOM] ee ku sugan Somaliya,

wax ka yar afar bilood inta uusan dhamma an muddada loo qorsheeyay inay joogaan So o maaliya Qaraar la ansixiyay bishii June, ayaa la isku raacay in ciidamada AMISOM ay sii joo gaan Soomaaliya illaa December 2021, marka as kaddibna ay u ambabixi doonaan dalalkoo da.

Laakiin Soomaaliya ayaa ka soo horjees atay tallaabadaas sababo la xiriira khatarta Al-Shabaab ee dalka. Warsaxaafadeed ay si wa dajir ah u soo saareen AU iyo DFS ayaa tilma amaya in arrimo dhowr ah la xaliyay, tallaaba dan ayaa sii dheereyn doonta joogitaanka ciida mada AMISOM ee Soomaaliya ilaa xasilloon ida laga xaqiijinayo. Ciidamada ayaa inta bad an waxaa dhaqaalahooda bixiya Midowga Yur ub iyo Qaramada Midoobay.

Waxay ku heshiiyeen in la dardargeliyo hir gelinta Qorshaha Kala -guurka Soomaaliya, ka as oo qirshuhu yahay in ciidammada AMISOM ay mas’uuliyadda amniga ku wareejiyaan Ciid anka Qaranka Soomaaliyeed [SNA] in kasta oo si tartiib -tartiib ah loo dhaqan gelin doono.

Sidoo kale, labada kooxood waxay isku raa ceen in Al-shabaab ay weli khatar weyn ku ta hay dalka sidaa darteedna loo baahan yahay in si wadajir ah looga shaqeeyo sidii meesha loo ga saari lahaa kooxaha loogu yeero argaga xisada ee Al-Shabaab & Daacish.

Bayaankaan kasoo baxay DFS & Midowga Afrika ayaa u muuqda mid AU ay hoos u dhi gtay qiimeyntii dhowaan ay sameeyeen khuba ro ka tirsan AU oo soo jeediyay sameynta Cii damo isku dhafka ah oo ka socda UN, AU wixii ka dambeeya Dec 2021 , basle dowladda Soo maliya ay kasoo horjeesatay go’aanka khubur ada.

AMISOM waxaa Soomaaliya ka jooga ku dhowaad 22,000 oo askari kuwaas oo ka haw lgala qaybo kala duwan oo ka tirsan gobollada dalka, waxaana ay ka kala socdaan dalalka Ke nya, Jabuuti, Itoobiya, Uganda, iyo Burundi, ku was oo dalka jooga ilaa sanadkii 2007 -dii.

Dhawaan, Midowga Yurub wuxuu dhimaymii saaniyaddii hawlgallada Soomaaliya, sidaas darteedna wuxuu ku qasbayCiidanka Kenya inay raadsadaan beddello kale si ay u daboola an kharashka kubaxaya, waxaana ay ballan -qaadeen inay sii joogi doonaan ilaa ammar dambedalka Soomaaliya.

Kulan Baledweyne ku dhexmaray Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan iyo wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta XFS Jenaraal Mukhtaar Xu seen Afrax iyo xubno kale oo ka tirsan wasaa radiisa ayaa kulan shalay galinkii dambe kula qaatay hoyga Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan ee magaalada Baledweyne.

Kulanka dhexmaray Ugaas Yuusuf iyo Wasi ir Mukhtaar ayaa looga hadlay xal u helida xii sada ka taagan M/Baledweyne iyo sidii loo ba ajin lahaa wax walba oo dhibaato u keeni kara shacabka ku dhaqan magaalada Baledweyne. Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan ay aa la sheegay inuu wasiirka ar rimaha gudaha ka dalbaday in dowladda Soomaaliya ay si toos ah usoo faragaliso dhibaatada ka jirta gobolka Hiiraan si looga gudbo wax walba oo caqabad iyo dib u dhac u keeni kara shacabka reer Hiiraan.

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa dhankiisa la sheegay inuu Ugaaska u balan qaaday iney dowladda ka shaqeyn doonto sidii loo dajin lahaa xiisada ka taagan Baledweyne kana shaqeyn doonaan sidii loo qancin lahaa shacabka tabashada qaba.

Warar madax banaan oo lagu kalsoonaan karo ayaa sidoo kale sheegaya in madaxda u gu sareysa dalka ay xiriir lasoo sameeyeen Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Yuusuf Uga as Xasan ayna ka wada hadleen hal u helida xaalada ka jirta magaalada Baledweyne ee xar unta gobolka Hiiraan.

Kulankan Ugaas Yuusuf iyo wasiir Mukhtaar ayaa imaanaya xili shalay Ugaaska Beesha Xawaadle uu ku guuleystay dajinta xaalad kac sanaan aheyd oo ilaa habeen hore ka jirtay M/Baled weyne, kadib markii ciidamo ka tirsan Militariga Soomaaliya iyo kuwa Jenaraal Xuud ay la ware egeen inta badan magaalada Baledweyne.

Galmudug Oo Kulan Ka Yeelatay La Dagaal anka Wejiga 2aad Ee Al-Shabaab

Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug Cabdiraxmaan Shiikh Xasan oo ka qeyb galay julan looga hadlayay la dagaalanka kooxaha waxa loogu yeero Argagixisada iyo xoojinta da gaalka ka socda Koonfurta Gobalka Mudug.

Inta uu socday kulanka ayaa waxaa diirada xoojinta wajiga Labaad ee howlgalka ka dha nka ah Al-shabaab ee looga saarayo deegaa nada Gobalka Mudug oo si toos ah loo icl aamiyay.

Duq Degmada Gaalkacyo ayaa ugu baaqay qeybaha kala duwan ee bulshada Magaalada inay la shaqeeyaan laammaha, si looga hort ego wax kasta oo keeni kara amni darro iyo la dagaalanka Al-shabaab.

Kulankaan ayaa waxaa uu kusoo aaday, iya da dhawaan Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ay Al-shaba ab kala wareegay degaano dhowr oo ka tirsan Mudug, halkaas oo ay ka dhaceen dagaalo ge ystay khasaaro. Shabaabka ayaa sidoo kale dhankooda weeraro ka geystay deegaano, wax aana weerarkii ugu dambeeyay ee Mudug ka dhacay lagu dilay Sarkaal ka tirsan Galmudug iyo Askar, kadib dagaal ka dhacay Shabeelow.

Duqii Hore Ee Muqdisho Oo War Kasoo Saa ray Xaaladda Magaalada Baladweyne

Xaaladda M/Baladweyne ee Xarunta G/ Hii raan ayaa waxaa weli ay tahay mid kacsan , ka dib markii habeen hore Ciidamo la magac baxay Bad baadada Hiiraan ay qabasadeen Xarunta uu ku shaqeynayay Maamulka Gobolka.

Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir ahaana Duqii Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu ku sheegay in xaaladda ka jirta Baladweyne ay u baahan tahay in lagu xaliyo heshiis iyo gogol nabadd eed.

Sidoo kale Taabid Cabdi ayaa waxaa uu dhammaan inta ay quseyso arrinta ka jirta Hiir aan ugu baaqay inay xaliyaan xiisada ka jirta M/Baladweyne, isla markaana arrimahaas la siiyo mudnaan, si loo gaaro heshiis wada jir ah.

"Xaaladda ka taagan Hiiraan xalkeedu waa gogol nabaddeed iyo wada heshiisin. Juujuub iyo teyda hala yeelo qofna meel ma gaarsiiso, sokeeye iyo xigtana way kaa fogeysaa. Soo maalina walaallow wax u dhaamma la waa! Wa xaan ugu baaqayaa dhammaan inta ay qusey so arrinta Hiiraan in xallinta tabashada jirta mu dnaanta la siiyo, dannaha is-huwanna laga daa yo reer Hiiraan” ayuu yiri Taabid Cabdi.

Dadweyne farabadan oo isugu soo baxay xa afaddo ka tirsan Baladweyne ayaa dhigay Ba naanbax ay uga horjeedan safar la sheegay in Baladweyne uu ku tegayo Madaxweynaha Ma amulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe.

Waddooyinka Magaalada ayaa waxaa la dhi gay Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Mil ateriga DFS, waxaana waddooyinka qaar ay yi hiin kuwo kala xiran, iyadoo halkaas uu ku sug an yahay Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabee lle Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed.

Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaat ay qaar kamid ah culimada Soomaalida.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Iskeed Mad ax banaanida Isugu Dhawaaqday ee Somalil and, Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay qasriga madaxtooyada ku qaabilay qaar kamid ah cul imada Soomaalida ee ka qaybgalay kulan diim eedkii saddexaad ee Ansaaru-sunna ee dhawa an ka qabsoomay ka caasimadda Somaliland ee Hargeysa.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland, Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed oo halkaas ka hadlay, ayaa soo dhaweeyey culimada isa ga timi waddamada daafaha caalamka, waxa na uu "ugaga mahadnaqay wacdiyadii iyo wa anooyinkii arrimaha diinta la xidhiidhay ee ay maalmahanba siinayeen bulshada reer Soma liland.”

Madaxweynaha Puntland Oo Kulan Gaar Ah La Yeeshay Safiirka Ingiriiska

Madaxweynaha D/G/Puntland Saciid Cabd ullaahi Deni oo ku sugan Magaalada Caasimad da ah ee Muqdisho ayaa waxaa uu kulan gaar ah la qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fa dhida Soomaaliya Kate Foster.

Kulankaan oo ka dhacay hotel ku dhex yaalla Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa wa xaa labada dhinac ay uga wada hadleen Arri maha Puntland iyo horumarinta deegaanada Maamulka

Inta uu socday kulanka Md. Saciid C/hi Deni iyo Kate Foster ayaa waxaa kaloo looga arrin saday xaalad da siyaasadeed ee dalka gaar ahaan marxalada lagu jiro iyo doorashooyinka ka dhacaya Soomaaliya.

Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhida So omaaliya Kate Foster ayaa Madaxweynaha Pu ntland ku boggaadisa dadaalada uu ka qaatay gedi socodka hanaanka dorashada dhaceysa, sidoo kalena dalbaday inuu sii wado dadaal ka.

Wiil arrin yaab leh u sameeyey jaceyl dartiis oo lagu xiray degmada Guriceel

Taliska Booliska degmada Guriceel ayaa soo bandhigay Wiil qeybo kamid ah Jirkiisa dab kula qoray magaca gabar uu jeclaa, kaasi oo ciidamada xabsiga u taxaabeen.

Taliska degmada ayaa sheeg ay in Wiilkaas uu naftiisa qatar geliyey,islamarkaana aysan m arnaba ogolaan doonin in dhal inyaradu ku kac aan falka noo caas oo kali ah, oo waxyeelo u geysanaya naftooda.

"Nafsadaas uu dhibaatee yay in sharciga Isl aamka aan waafajino, oo uu ka qaato xukunka uu ku leeyahay oo aanan ku cafin, waayo wax uusan Ilaahay raali ka aheyn, oo aanan qaad an karin.”

"Marnaba qaadan mayno in lagu maran-ha baabiyo dhalinyarada, oo nin walba uu sidaas ji dhkiisa u gaarsiiyo oo mid kale oo dhaho asa ga kasii darnow.”

Sidoo kale waxa uu sheegay Talisku in arri mahan noocaan oo kale ay maalmihii dambe noqdeen mashruuc lagu raadinayo lacag, oo ay ku tilmaameen mid aad u fool xun oo ay ma rnaba qaadan karin.

Ugu dambeyntiina waxa uu waalidiinta ugu baaqay inay ka warhayaan ilmahooda, ayaga oo u sameynaya wacyi gelin ka dhan ah ficila da xun-xun ee waxyeelanaya nafahooda.

Hiiraan.

Maamulka Puntland oo ka digey roobab iyo dabaylo ku wajahan xeebaha gobolka Bari

Maamulka Puntland ayaa soo saaray digniin ku aadan dabaylo iyo roobab xoog leh oo laga cabsi qabo inay ku dhuftaan xeebaha gobolka Bari.Qoraal kasoo baxay Maamulka Gobolka Bari ayaa loogu baaqay bulshada ku nool qaar ka mid ah Gobolka Bari inay ka fogaadaan go obaha Xeebta ku dhow. Maamulka Gobo lka Bari ayaa sidoo kale waxa uu ka mamnuucay gaadiidka badda inay guda ha u galaan bad da,waxana la amray Taliska Booliska & Maa mulada degmooyinka inay o’ankaa dhaqan geli yaan.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Maamulka Gobolk Bari ee Puntland.

Maamulka Gobolka Bari waxaa uu la wada agayaa Shacabka Gobolka in 48 saac ee soo socda ay jiraan roobab xoogleh iyo dabeeylo dhanka bada u badan hadii alle idmo sida saad aasha cimiladu sheegeyso.

hadaba waxaa la farayaa shacabka degan dhulka Banaan, Togaga iyo me elaha u dhow xeebta inay ka fog aadaan goobahaas si looga ta xadaro in dhibaato ka soo gaarto dadka iyo duunyada.

Sidoo kale waxa la faray Talis ka qeybta Bo oliska Gobolka Bari Iyo Gudd oomiyeyaasha De gmooyinka Gobolka Bari in ay 48 saac ee soco da ay wax gaadiid ah u bixi karrin bada, sidoo kale waxa la faray Isu-Duw ayaasha Wasaarad aha Dekadaha Iyo Kaluu maysiga in ay si dhow uga war-hayaan arr intaas.

Sidoo kale waxa ay gaarri kartaa Gobolka Gardafuu waa in aay aad uga taxadaraan arrin taas.

Soomaaliya & Itoobiya oo ka wada hadlay la dagaalanka Al-Shabaab

Taliyaha Ciidamada Militariga Dowladda Fed eraalka ee Soomaaliya Janeraal Odawaa Yuu suf raage oo howlo Shaqo u jooga dalka Itoobi ya ayaa waxaa uu M/Addis Ababa kula kulmay dhiggiisa dalkaas Be rhanu jula.

Kulanka labada tal iye ayaa waxaa ay kaga wada hadlaeen iskaashiga labada dal ee dhin aca amniga sidii loo adkeyn lahaa maadaama Dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya ay dagaal kula jiraan Al-Shabaab.

Sida ay baahisay Warbaahinta dawladda Itoobiya ayaa lagu sheegay in arrimaha ugu muhiimsan ee laga hadlay ay tahay sidii Soom aaliya u gaadhi lahayd isku-filaansho dhinaca ciidamada ah.

Itoobiya ayaa waxaa Soomaaliya kajooga Boqolaal Askari oo ku howlgalla Magacaa AMI SOM, isla markaana Ciidanka dowladda ka taa geera dagaalka lagula jiro Al-Shabaab, waxaa na intooda badan ay ku sugan yihiin degaanna da Gobolada Baay & Bakool &

Maxkamada Ciidamada oo xabsi dheer ku xukuntay nin ka tirsanaa Daacishta Soomaaliya

Maxkamada darajada Koowaad ee ciidama da qalabka sida ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday Cabdirisaaq Maxamed Cabdi Jimcaale oo lagu helay in uu kamid ahaa dagaalyahana da Al Shabaab ugana sii gudbay kooxda Daa cish. Ninkan ayaa Maxkamada ciidamada she egt ay markii uu ku biiray Al Shab aab Tababark iisii ugu horreey ay ku qaatay Jilib gaar ahaan Arbaay Cabdi, wa xa uu qayb ka ahaa Jabhado weerar ku eka ayay xamar billow gii dowladdii KMG ahayd. Cabdirisaaq ayaa Maxkamada sheegtay in sa nadkii 2016 u goostay in uu ku biiro kooxda Daacish, waxa uuna xiriirka kooxda ka helay Bilaal Suudaani oo ay mar kawada tirsanaay een kooxda Alshabaab.

Cabdrisaaq Maxamed Cabdi ayay Daacish u wakiilatay Kala gudbinta lacagta, waxa uuna ku lahaa diristiisa lacagta qoondo gaar ah oo uu si gaar ah uga heli jiray fududaynta howsha as. Bishii march Sanadkan ayay Ciidamada Amniga la qabteen Eedeysanaha lacag dhan 19-kun oo dollarka Maraykanka ah, waxa ayna ciidamada dhigeen xabsiga iyadoona baaris ka dib la ogaaday in uu Daacish ahaa.

Xafiiska Xeer Ilaalinta ayaa ku soo Eedeyay Eedeysanaha in uu isku xawilay lacag dhan 400 oo kun dollar ka mareykan intii u dhexeys ay 2019 -2020, waxa ay sidoo kale ku Eedeeye en Xafiiska in uu ahaa nin awood ku leh koox da Daacish oo gaarsiisnaa in uu la macaamilo horjoogayaasha kooxda sida ku xigeenka 1aad ee kooxda Bilaal Suudaani ahna u qaabilsana hay qaybta faafinta Wararka kooxda iyo Muuq aalladooda.

Dhamme Ismaaciil Saalaad Maxamed ku xi geenka Xeer Ilaaliyaha guud ee Ciidamada Qal abka Sida ayaa u sheegay Maxkamadda in eedeysanah uu xitta u isticmaali jiray warba ah inta gaarka ah lacag si’ ay u faafiyeen wa rarka kooxda Daacish.

Heeryo trading interprise ayuu u isticmaalay lacagtaas iyo nambarrada lacag dirista Electro nica ah oo aysan xadidineen lacagta lagu gudb in karo, waxaa sidoo kale Xafiiska Xeer Ilaalin ta Maxkamadda la yimaadeen Cadaymo muuj inayo in lacagtaas Qaaarkeed wadanka laga saaray oo loo diray waddamada Dibadda ah si da South Africa oo ay lacagtaas u gacan ga shay Muwaadinin u dhashay Uganda &Itoobiya

Nin SOOMAALI ah oo lagu gowracay Magaalada London

Nin Soomaali ah ayaa si arxan darro ah daraad gelinkii dambe loogu dilay magaalada London, xilli ay sare u kacayaan dilalka mag aalada loogu gaysto Soomaalida.

Dilkan oo loo adeegsaday mindi ayaa ka dhacay xaafad ay Soomaalidu ku badan tahay oo lagu magacabo Leyt on, sida ay goobjoogey aal arkayey u sheeg een Caasimada Online.

Kooxda dilka gaysatay ayaa la sheegay in mar xuumka oo da’diisa la gu qiyaasay 30 jiray qoorta kaga gooyeen mind ida, kadibna ay goobta isaga baxsadeen

Waxaa kadib goobta soo gaaray kooxaha gurmadka deg degga ah, oo ula cararay isbital ka ag dhowaa goobta, halkaasi oo ay nafta ka ga baxday.

Booliska ayaan weli shaaca ka qaadin mag aca marxuumka. London ayaa caan ku ah dilal ka loo adeegsado mindiyaha, ayada oo in ta ba dan lagu dilo ama ay isku dilaan dhallina yara da Soomaaliyeed ee dad’doodu u dhaxey so 18 illaa 25 jirka. Dhowrkii maalmood ee ugu dambeeyey wa xaa London ka dhacay dilalka ugu yaraan lix qof oo dhammaantood looade egsaday mindi.

Wasiir Kaahin "Walaalahena Soomaaliya waynu u ducaynaynaa in Alle is afgaransiiyo"

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Max ammed Kaahin Axmed ayaa culimada Somaa liyeed ee ku sugan mu'tamarka ama shirwayna ha culimada Soomaalida, oo Hargaysa ka soc da ka codsaday in ay u duc eeyaan Soomaaliya.

"Walaalaheena Soomaal iya waynu u ducaynaynaa, in Alle is afgaransiiyo oo dhibka ka dul qaado, dhibaato la do oni mayno, culimo u duceeya ayaan idin leeyahay"ayuu yidhi wasiir Kaahin oo culimada mu'tamarka ku sugan hadal u jee dinayay.

Waxa magaalada Hargaysa maalintii 4aad ka soconaya mu'tamarka ama shirwaynaha culi mada Soomaaliyeed oo ay kasoo qayb galeen qaar kamid culimada ugu magaca dheer ug una cilmiga badan bulshada Somaalida dhex deeda, oo ka kala yimid dal iyo dibad.

Fanaan caan ku ahaa qasiidooyinka diiniga ah oo shalay geeriyooday

Mohamed Awal Saalax oo ahaa fanaan mu slim ah, isla markaana caan ku ahaa qasiido oyinka diiniga ah ayaa shalay geeriyooday.

Fanaankan ayaa intii uusan tawbad keenin wuxuu ahaa fanaan heesaha luqadda Axmaar iga ku qaada, isagoo mararka qaarna ku luuq ayn jiray heesaha Soomaaliga.

Fanaankan shalay geeriyooday oo lagu magacaabi jiray Maxamed Awal Saalax ayaa intii dambe caan ku noqday qasiidooyinka diini ga ah, iyadoo si wayn looga yaqaanay guud ahaa dalka Itoobiya.

Geerida fanaankan ayaa waxaa aad uga naxay musli miinta ku dhaqan Itoobiya, waxayna qaar ka mid ah dad kii ay isugu dhawaayeen fanaankan geeriyoo day xuseen in muslimiinta Itoobiya shalay ka baxay tiir muhiim ahaa, isagoo fanaanku wax badan dadka ku baraarujin jiray qasiidooyinkii sa iyo nashiidooyinkiisa oo u badnaa baraaru jin dhanka khayrka uu dadka ku baraarujin jir ay.

Daalibaan oo diiday in la kordhiyo mudada ay ciidamada shisheeye sii joogayaan Kabul

Daalibaan ayaa diiday in la kordhiyo waqtiga howlgalka daadgureynta Afghanistan, kadib markii ay soo dhawaatay xilliga loo qabtay in cii damada huwanta ay ugaga baxaan dalka Afg hanistan.

Afhayeen u hadlay kooxda ayaa u sheegay kanaalka wararka Ingiriiska ee Sky News in ha ddii ay aqbalaan ay arrintan la macno tahay in la kordhiyo qabsashada dalka Afghanistan ari ntaasna ay tahay mid khad cas oo aan laga gudbi karin.

Gegida dayuuradaha ayaa waxaa ka dhacay fowdo tan iyo markii Taliban ay qabsatay caas imadda Afghanistan 15 -kii Ogosto iyadoo ciid amada Mareykanka iyo kuwa caalamiga ah ay isku dayayaan inay daad -gureeyaan muwaa diniinta iyo dadka reer Afghanistan ee nugul.

Sarkaal ka tirsan NATO ayaa sheegay in u gu yaraan 20 qof ay ku dhinteen gudaha iyo agagaarka garoonka diyaaradaha toddobaadkii la soo dhaafay. Askari ka tirsan ilaalada Af gaanistaan ​​ayaa ku dhintay is -rasaasayn dhex martay dabley aan la garanayn iyo ciidamada Afgaanistaan ​​albaabka woqooyi ee madaarka Kabul, iyadoo kumanaan qof ay soo buux dha afiyeen garoonka, iyagoo doonaya inay ka bax sadaan taliska Taliban

Dhinaca kale,Taalibaan ayaa shalay she egtay inay dagaal-yahanadeeda ay hareereey en maleeshiyada muqaawamada ah ee ku su gan Dooxada Panjshir, balse ay doonayaan wa da-hadal, intii ay dagaal la gali lahaayeen.

Tan iyo markii Taalibaan ay la wareegtay gacan ku haynta Afghanistan, koox muqaaw amo ah oo ka tirsanaa askarta dowladdii hore ayaa isku urursanayey Panjshir, oo waqooyi kaga beegan Kabul, halkaas oo ah meel caan ku ah Taalibaan diidka.

"Dagaal-yahanada waxay saldhigteen aga gaarka Panjshir,” waxaa sidaas yiri afhayeenka Taalibaan Zabihullah Mujaahid, oo intaas ku daray inay saddex dhinac ka hareereeyen.

"Imaaradda Islaamiga ah waxay isku daye ysaa in si nabad ah loo xaliyo arrintan,” ayuu yiri.

Hadalkan ayaa imanaya kadib warbixino habeen hore soo baxay oo sheegayey in ciidanka Taal ibaan ay buuxiyeen Dooxada Panjshir oo ah mid ka mid ah meelaha kooban ee Afghanistan oo aysan kooxda gacanta ku hayn, halka mad axweynihii ku-xigeenkii hore ee Afghanistan uu sheegay in weli ay haystaan aagaggooda.

Baraha bulshada ee kooxda iska caabinta ayaa beeniyey warar sheegayey in la durjiyey, waxayna sheegeen in dagaal-yahanadooda ay weerar jidgal ah la heleen Taalibaan.

Ahmed Massoud, oo uu dhalay taliyihii caa nka ahaa ee Mujaahidiinta Afghanistan, Ahmed Shah Massoud, ayaa Panjshir ku ururiyey cii dan gaaraya 9,000 oo askari, sida uu AFP u sheegay Ali Maisam Nazary oo ah afhayeen u hadlay kooxdan.

Sawirro ay qaaday AFP ayaa muujinaya da gaal-yahanada kooxda oo dhoola-tus iyo tababar ciidan sameynaya.

Nazary ayaa sheegay in kooxdooda ay doo neyso inay riixaan in Afghanistan laga hirgeliyo nidaam cusub oo dowladeed, balse ay diyaar u yihiin inay dagaalamaan haddii ay lagama maa rmaan noqoto.

"Ciidamada dowladda oo ka kala yimid go bolo kala duwan ayaa soo gaaray Panjshir,” ayuu Ahmed Massoud u sheegay warbaahinta Al-Arabiya ee Sacuudiga.

"Taalibaan ma daahi doonto, haddii ay wad dadan kusii socoto. Waxaan diyaar u nahay in aan difaacno Afghanistan, waxaana ka digey naa dhiig daata.”

Turkiga Beeniyey Inuu Xarumo U Sameey nayo Qaxoonti Magangelyo Doon Ah

Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Turkiga ayaa beenisay warar sheeganaya in Dowladda Ingiriisku ay qorshaynayso inay u samayso xar umo magangelyo qaxootiga Afgaanistaan gud daha dalka Turkiga.

Bayaan ay soo saartay, ayay wasaaraddu ku sheegtay in wararka ku saabsan sameynta xarumo noocan oo kale ah aysan ka tarjumeynin runta, iyadoo xustay in-aysan jirin codsi rasmi ah oo dal kasta laga soo jeediyay illaa hadda,”Suuragal ma aha inaan aqbalno xitaa haddii codsi noocaan ah laga sameeyo arrintan,” ayay tiri Wasaaradda.

Axadii ayaa Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan u sheegay Madaxwey-naha Golaha Yurub Charles Michel in Turkigu uusan qaadi karin mas’uuliyadaha dalalka Yur-ub ee ku saabsan qaxootiga Afgaanistaan.

Mareykanka Oo Cunoqabateyn Ku Soo Rog ay Taliyaha Ciidamada Eritrea Iyo Sababta

Mareykanka ayaa sheegay in uu cunoqabatayn ku soo rogay taliye sare oo ka tirsan ciidamada Eritrea oo lagu eedeeyey "gabood fallo ba’an oo xuquuqda aadanaha ah” oo dhacay inta ay socotay colaadda ka oogan Tigray.

Wasaaradda maaliyadda ayaa ku eed-aysay ciidamada hoos taga taliyaha guud ee ciidadama dalka Eritrea, Jeneraal Filipos Wol-deyohannes,

in ay faleen xasuuq, fadhataysi iyo kufsi.

Cunoqabataynaas wax aka mid ah in la xayiro dhamaan hantida u leeyahay Jen Wo-ldeyohannes iyo sidoo kale in Maraykanka laga mamnuuco shirkadaha xidhiidhka ganacsi la leh.

Warbixin uu soo saaray agaasimaha xafiiska dabogalka hantida shisheeyaha ayaa Eritrea ugu baaqday in ay ciidamadeda kala baxdo Itoobiya waxaa-nay ku booriday dhinac-yada colaadaas ku lug-ta leh in ay bilaabaan wadahadallo nabadeed




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip