Bada oo Ku Soo Fatahday Qaar Ka Mida Xaafadaha Kismaayo:-Daawo

0
Wednesday April 13, 2016 - 11:15:26 in Wararka by
  • Visits: 746
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bada oo Ku Soo Fatahday Qaar Ka Mida Xaafadaha Kismaayo:-Daawo

    Waxa uu intaasi ku daray wasiirku in ay u maleynayaan ka maamul ahaan badu in ay ku soo fatahday dabeylo waaweyn oo labadii maalin ee ugu dambeeyay dhacayay.Wasiir Darwiish ayaa intaas ku daray in baaq uu u diray dhamaan Hay'adaha caalamiga ah i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa uu intaasi ku daray wasiirku in ay u maleynayaan ka maamul ahaan badu in ay ku soo fatahday dabeylo waaweyn oo labadii maalin ee ugu dambeeyay dhacayay.Wasiir Darwiish ayaa intaas ku daray in baaq uu u diray dhamaan Hay'adaha caalamiga ah iyo kuwa gudaha, dowladda federaalka iyo cidkasta oo wax ka qaban karta in ay arrintan wax ka qabtaan ayna tahay mid aad u qatar ah.



fatahaada_bada_kismayo_1

fatahaada_bada_kismayo_2

fatahaada_bada_kismayo_3




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip