Dowladda Uganda oo si buuxda u adkaysay ammaanka dalka iyo Ciidamada oo wada howlgalo.

0
Wednesday April 13, 2016 - 10:54:44 in Wararka by
  • Visits: 723
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Uganda oo si buuxda u adkaysay ammaanka dalka iyo Ciidamada oo wada howlgalo.

    Dowladda Uganda oo si buuxda u adkaysay ammaanka dalka iyo Ciidamada oo wada howlgalo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Uganda oo si buuxda u adkaysay ammaanka dalka iyo Ciidamada oo wada howlgalo.
Wararka ka imaanaya Dalka Uganda ayaa sheegaya in si weyn loo adkeeyey ammaanka dalkaasi, kadib markii ay soo baxeen halis dhank amniga oo la sheegay inay ku soo wajahan tahay dalka Uganda.

Ciidamda dalka Uganda ayaa bilaabay howlgal balaaran oo la sheegay in lagu xaqiijinayo amniga guud dalkaasi, iyadoo la sheegay in Al-Shabaab ay waraaqo ku daadiyeen wadooyinka dalka Uganda gaar ahaan magaalo lagu magacaaboMbale oo ku taala Bariga dalkaasi.

Diana Nandawula Afhayeenka Ciidamada dalka uganda ayaa u sheegay the Miror in manta jiraan howlgalo lagu xaqiijinayo Ammaanka guud ee dalka , islamarkaana ciidamadu ay qabteen ninkii waraaqaha ku daadiyey wadooyinka, kaasi oo sheegay inay jiraan weeraro ay Al-Shabaab qorshaynayaan in ka geystaan Magaaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda iyo waliba magaalooyinka ku yaala bariga dalkaasi.

Dhanka kale Al- Shabaab ayaa dhowr jeer dowladda Uganda ugu hanjabtay inay ka geysan doonaan weeraro magaalooyinka waa weyn ee dalkaasi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip