Dalka Ingiriiska oo Meel Mariyay Daawada Cusub, ee Talaalka karoona.

0
Tuesday December 08, 2020 - 14:20:34 in Wararka by
  • Visits: 388
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalka Ingiriiska oo Meel Mariyay Daawada Cusub, ee Talaalka karoona.

    UK waxaa saakay si rasmi ah uga bilowday talaalka Covid-19,iyadoo Margaret Keenan oo isbuucan noqoneysa 91 jir, ay noqotay qofkii ugu horeeyay dalkaasi ee la siiyo talaalka Covid-19. Waxaa talaalka qeybtiisa koowaad ahmiyad gaar ah la siin doonaa da

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

UK waxaa saakay si rasmi ah uga bilowday talaalka Covid-19,iyadoo Margaret Keenan oo isbuucan noqoneysa 91 jir, ay noqotay qofkii ugu horeeyay dalkaasi ee la siiyo talaalka Covid-19. Waxaa talaalka qeybtiisa koowaad ahmiyad gaar ah la siin doonaa dadka 80 sano ka weyn iyo shaqaalaha caafimaadka,waxaana tallaalkaasi la geeyay Ilaa 50 goob oo caafimaad. Waxaa qorshuhu yahay in la talaalo ilaa 40 malyuun oo qof, halka Waaxda caafimaadka ay u yeeri doonta qofka la talaalayo. UK waxay noqotay dalkii ugu horeeyay aduunka ee meel mariya daawada cusub, ee talaalka karoona. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip