Rug cadaa siyaasadeed oo walaac ka muujiyay xaaladda Soomaaliya

0
Thursday March 17, 2016 - 11:15:46 in Wararka by
  • Visits: 764
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rug cadaa siyaasadeed oo walaac ka muujiyay xaaladda Soomaaliya

    Rug cadaa siyaasadeed oo wax badan ka soo muuqday masraxyada siyaasadda, halganka iyo xukuumadihii dalka soo maray ayaa markii ugu horeysay si dhab ah uga hadlay xaaladda wadanka marayo maanta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Rug cadaa siyaasadeed oo wax badan ka soo muuqday masraxyada siyaasadda, halganka iyo xukuumadihii dalka soo maray ayaa markii ugu horeysay si dhab ah uga hadlay xaaladda wadanka marayo maanta.
Salaad Cali Jeelle oo ka mid ah rug cadaayada siyaasadeed ahna Guddoomiye xisbi siyaasadeed ayaa isagoo ka hadlayay waaya aragnimada uu u leeyahay dalka Soomaaliya waxa uu ka hadlay xilliga uu dalka ka dhammaanayo dagaalka sokeeye.

"Dagaal sokeeye wuxuu ka bilowdaa Dowlad la rido, wuxuuna ku dhammaadaa ilaa aad ka dhimato gurigaaga hortiisa” ayuu yiri Xildhibaan Salaad Cali Jeelle.

xigasho:-somaliweyn.com

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip