Laba Haween oo Naftood Haligeyaal Ah oo Isku Qarxiyay Masaaji Weyn:-Daawo

0
Thursday March 17, 2016 - 09:52:11 in Wararka by
  • Visits: 789
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laba Haween oo Naftood Haligeyaal Ah oo Isku Qarxiyay Masaaji Weyn:-Daawo

    Waxaa shalay Saladii Subaxnimo ay Labo Haween ah oo jirkooda kusoo xiray waxyaabaha qarxa ay isku qarxiyeen gudaha Masjid weyn oo kuyaala deegaan katirsan Magaalada Maiduguri gobolka Borno ee Waqooyiga dalka Nageria.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa shalay Saladii Subaxnimo ay Labo Haween ah oo jirkooda kusoo xiray waxyaabaha qarxa ay isku qarxiyeen gudaha Masjid weyn oo kuyaala deegaan katirsan Magaalada Maiduguri gobolka Borno ee Waqooyiga dalka Nageria.
Inta la xaqiijiyay qaraxyadan Ismiidaaminta ah oo dhacay xili la dukanayay Salaada Subax ayaa waxaa ku dhintay 22-qof oo kamid ahaa Jameecada Masjidka, waxaa sidoo kale ku dhaawacmay dad intaa ka farabadan oo hada lagu daweenayo Isbitaal ku yaala magaalada Maiduguri.

Imaamka Masjidka la qarxiyay oo ku dhaawacmay Weerarkaasi ayaa isaga oo jiifa Isbitaal u sheegay Warbaahinta in qaraxa uu dhacay xili ay guda galeen dukashada Salaada Subax laguna jiray rakcadii koowaad, waxa uuna tilmaamay in qaraxa kale uu isna ka dhacay albaabka masjidka.

qarax_masaajid

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip