Dowlada Waqooyiga Kuuriya oo 15 Sanno Xabsi Ku Xukuntay Arday Mareykan Ah:-Daawo+Sawirro
Arday u dhashay dalka Maraykanka oo lagu magacaabo Otto Warmbier ayaa waxaa maanta la soo taagay Maxkamadda Sare ee dalka Kuuriyada Waqooyi kadib markii lagu soo oogay Dembi la xiriira siyaasad caddowtooyadda leh ee ay dadka Maraykanka u hayaan Midnimadda dalka Waqooyiga Kuurya, inkastoo aysan jirin caddaymo muujinaya inuu Eedeysanaha xiriir la leeyahay dowladda Maraykanka.
Wiilkan ayaa lagu xukumay Xabsi culus, hadii aad bar-bar dhigtid falka uu ku kacay.
Dhegeysiga dacwadda oo socotay muddo hal saac ah ayaa waxaa Dalxiisahaasi lagu xukumay Xabsi gaaraya 15 sanno iyo shaqo culus.
Eedeysanaha ayaa u sheegay Suxufiyiinta isagoo ooynaya in lagu qabtay calan yar oo ay ku qoran yihiin hadallada dowladda dalkaasi (probogaando)(Banner) oo uu doonayey inuu geeyo kaniisadda uu ka tirsan yahay.
Wiilkan ayaa lagu xukumay Xabsi culus, hadii aad bar-bar dhigtid falka uu ku kacay.
Eedeysanaha ayaa u sheegay Suxufiyiinta isagoo ooynaya in lagu qabtay calan yar oo ay ku qoran yihiin hadallada dowladda dalkaasi (probogaando)(Banner) oo uu doonayey inuu geeyo kaniisadda uu ka tirsan yahay.
Wiilkan ayaa lagu xukumay Xabsi culus, hadii aad bar-bar dhigtid falka uu ku kacay.

0 

Dowlada Waqooyiga Kuuriya oo 15 Sanno Xabsi Ku Xukuntay Arday Mareykan Ah:-Daawo+Sawirro
Arday u dhashay dalka Maraykanka oo lagu magacaabo Otto Warmbier ayaa waxaa maanta la soo taagay Maxkamadda Sare ee dalka Kuuriyada Waqooyi kadib markii lagu soo oogay Dembi la xiriira siyaasad caddowtooyadda leh ee ay dadka Maraykanka u hayaan Midni