Xoghayihii xisbiga Wadani oo is casilay (Waa maxay sababta?)
Boobe Yuusuf Ducaale oo ahaa xoghayaha xisbi siyaasadeedka mucaaradka ah ee Somaliland ayaa maanta iska casilay xilkaasi, isagoo sababaha is casilaadiisana Saxaafadda uga waramay.
2. Xafiisyada Xisbiga Wadani oo maran, isla markaana wax shaqo ah aanay ka jirin.
3. Howlaha Xisbiga oo gabaabsi noqday iyo arrimo kale.
Xoghayaha xisbiga Wadani ee Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyay go’aankiisa uu iskaga casilay jagadii uu xisbiga ka hayay, wuxuuna ku tilmaamay inay ugu wacan tahay sababo dhowr ah oo ay ka mid yihiin:

1. Markii uu waayay isbedel uu doonayay in dalka laga sameeyo.
2. Xafiisyada Xisbiga Wadani oo maran, isla markaana wax shaqo ah aanay ka jirin.
3. Howlaha Xisbiga oo gabaabsi noqday iyo arrimo kale.
Is casilaadda Md. Boobe ayaa ku soo beegmeysa xilli uu xisbiga Wadani olole ballaadhan ugu jiro ka qeyb qaadashada doorashooyinka madaxtinimada Somaliland.

0 