Waraysi: Ra'iisul Wasaare Ku Xigeenka

0
Saturday March 05, 2016 - 08:00:25 in Wararka by
  • Visits: 825
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waraysi: Ra'iisul Wasaare Ku Xigeenka

    Ra'iisal wasaare ku xigeenka Somalia Maxamed Cumar Carte oo ku sugan dalka Marayayaa aya sheegay in uu la kulmay masuuliyiin kala duwan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisal wasaare ku xigeenka Somalia Maxamed Cumar Carte oo ku sugan dalka Marayayaa aya sheegay in uu la kulmay masuuliyiin kala duwan.

Waxa uu idaacadda VOA u sheegay inay muuqato in caalamka ay ka go'an tahay sidii loo xoojin lahaa in somaaliya ay cageheeda isku taagto ayna ka baxdo dhibaatadii ay muudada dheer ku soo jirtay, waxa kale oo uu sheegay in ay qaab cusub ula macaamili doonaan Hey'addaha iyo wadamada caawiya Somlia.

Wariyaha VOA da Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa Ra'sal wasaare ku xigeenka waraysi la yeeshay kadib kulan uu la qaatay Jaaliyada Somalida ee ku dhaqan magaalada Washington DC iyo gobolada ku hareeraysan, waxaanu ugu horaynwaydiiyay ujeedada Socdaalkiisa Marayakanka.

Hoos ka dhagayso waraysiga

 

R/W/Xigeen
xigasho:voasomali.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip