Kim Jong Un ayaa sheegay inay qaadi doonaan weerar is difaacid ah oo uga yimaada reer galbeedka.
Wakaalada Wararka ee Waqooyiga Kuuriya ayaa shaacisay in Kim Jong Un uu kormeeray goobaha uu yaalo gantaalada xambaara Nukliyeerka, isagoo ku amray Mulateriga inuu xoojiyo barnaamijka lagu horumarinayo Nukliyeerka.
Hanjabaadan ka soo yeertay waqooyiga Kuuriya ayaa aheyn tii u horeysay, hase ahaatee waxaa shaki laga qabaa inay leedahay awood ay ku sameysato madaxyada qaadi kara Hubka nukliyeerka.
Bishii hore ayay tijaabisay gantaal la sheegay inuu gaari karo Mareykanka, iyadoo Koofur Kuuriya ay sheegtay inay tahay daan daansi dagaal.



0 



Waqooyiga Kuuriya oo diyaar u ah inay adeegsato Hubka Nukliyeerka
Hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un ayaa ku amray Milateriga dalkiisa inuu isku diyaariyo adeegsiga hubka nukliyeerka xilli kasta oo loo baahdo.